Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. " frameborder="0" allowfullscreen> Xaflad Weyn Oo Lagu Taageerayo Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of Somalia , Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh ee London, UK
  2. Xaflad Weyn Oo Lagu Taageerayo Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of Somalia , Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh ee London, UK
  3. Xaflada Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh, ee Birmingham, UK
  4. Xaflada Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh, ee Birmingham, UK
  5. Xaflada Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh, ee Birmingham, UK 13/02/2012 Waxa xalay soo Gaadhay Magalada Birmingham wafti aad u culus oo ay ka mid yihii Mudane Prof Cali Khaliif Galaydh,General Maxamed Aadan iyo Abdirashiid Macalim Farah oo Ka Tirsan Maamulka Khaatumo State of Somalia. Waftigaan Waxay ka soo Kicitimeen Magaaladad london oo ay ayaamihii ugu danbeeyeyba ku sugnaayeen halkas oo ay kaga qayb galeen Xafladii khatumo state of somalia halkaas loogu dhigay. Waftigan oo khudbadihii ay ka soo jeediyeen xafladaa ay aad u ugu khushuuceen dadkii somaliyeed ee ka soo qayb galay, dadkaa oo ay Wajiyadooda ka Muuqatay Farxad aad u wayn oo ay Ruxayey Calanka somalia iyo astanta khaatumo state of Somalia. Dhamaan umad somaliyed ee degen west midland ayaa ka soo qayb galay xafladan oo si heer sare ah loo soo abaabulay. Gundhigii xaflada ayaa lagu furay aayadah quraanka oo uu soo jeediyey Shiekh Faysal Axmed waxaana halkaa ka sii daadihiyey Maxamed Aw Jibriil kuna soo dhaweeyay furitankii shirka Caaqil Abdirisaaq Maxamed Xasan Falaalug unaa halkaa uuga soo jeediyey mahadnaq balaadhan dhaman shacab weynaha somaliyeed ee ka soo qayb galay xafladan.
  6. http://youtu.be/RFFmFPuk9xs" frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka KHAATUMO STATE OF SOMALIA - Birmingham, UK
  7. Jaaliyadda Khaatumo State ee San Jose ,CA, oo Shirweyne isugu Timid Kuna Balanqaaday Inay Ka QaybqaadanDoonaan Halganka Iyo Horumarinta Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia ,{Sawiro} Shir si wanaagsan loosoo abaabulay oo taageero iyo wada tashi ah ayay yeelatay jaaliyadda Khaatumo State of Somalia ee magaalada San Jose, CA. Waxaa ka hadlay ugu horayntii Maxamuud Maxamed Jaamac (Hadhiye) oo kamid ah ergadii ka qayb gashay shirkii ka dhacay maagaalada taariikhiga ah ee Taleex kaasoo ka waramay sidii shirku udhacay . ka dib waxaa ka hadlay waxgaradka magaalada rag iyo dumar ba ah sida Gudoomiyaha jaaliyada Xiis Xirsi Ducaale, odey Faarax Kooreeye, Maxamed Yuusuf Cadmaawi, Maxamuud Cabdi, Faadummo Jaamac Jingali, iyo qaar a kale.. Waxay jaaliyadu muujisay taageero aad u weyn, waxay kaloo kawa hadleen doorkay ka qaadan lahaayeen horumarka maamulka Khaatumo state of Somalia.
  8. Xaaji Xunjuf;789170 wrote: Walahi khaaatumo waxay soo kordhisay one of the best xaflado meelkastaba mashallah keep us updated liibaanow. Soomaaliweyn oo dhan ayaa Taageertay soona dhoweesay Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia, Xafladaha Khaatumo State soomaalo dhan ayaa kasoo wada qeybgashay, cidna kama maqneen.
  9. With A Friend Like Faroole Who Needs A Foe http://wardheernews.com/Articles_12/Feb/Osman/12_With_a_friend_like_Faroole_who_needs_a_foe.html "Despite the formation of their Khaatumo State, the people from the SSC regions will continue to maintain, and if anything strengthen, their unshakeable brotherly relations with the people of Puntland. Indeed, the SSC people are touched and grateful for the moral and material support they receive from them at this time of Siilaanyo's aggression against Buuhooldle when Faroole in contrast is only stabbing them in the back. Gaalkacyo above all had taken a special place in the hearts and minds of the SSC people. Winston Churchill was once asked what he thought of France. He replied that it would have been a great country if only without the French! Equally, Puntland would have been a splendid place without Faroole. Spare a thought for the great people of Puntland." Osman Badawi, Chairperson Foreign Relations Commission, Khaatumo State of Somalia
  10. VIDEO: Xaflad Weyn Oo Lagu Taageerayo Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of Somalia , Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh ee London, UK " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen>
  11. Xaflad Weyn Oo Lagu Taageerayo Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of Somalia , Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh ee London, UK waxaa habeenkii xalayto ahaa caasimada wadanka ingiriiska ee London lagu qabtay xaflad lagu taageerayo Maamul Goboleedka Cusub ee Khaatumo State of Somalia, waxaana goobtaasi si weyn uga dhex muuqanayeen Mudane Prof Cali Khaliif Galaydh iyo Gen. Maxamed Aadan Laangadhe, oo halkaasi ka soo jeediyey Khudbado si weyn loogu riyaaqay. Furitaankii xafladaasi aayadaha quraanka kariimka iyo wacdi kooban oo diini ah ka dib waxaa si habsami leh codbaahiyaha loogu dhiibayey dhamaan jaalliyadihii soomaaliyeed ee xafladaasi lagu marti qaaday, oo iyaguna muujinayey farxada iyo niyadsamida ay u hayaan dhalashada Maamul Goboleedka Cusub ee Khaatumo State of Somalia. Marrti sharafta qaarkeed waxay si weyn farta ugu tilmaamayeen in maamul goboleedkan cusub ee Khaatumo State Of Somalia looga fadhiyo sidii uu soomaali oo dhan isugu keeni lahaa, maadaama ay taariikh mug leh ay ku leeyihiin geyiga soomaaliyeed, isla markaasina yihiin shacabweyne ku caan baxay Ku Dheganaanta Midnimada iyo Qaranimada Ummada Soomaaliyeed. Jewiga xaflada oo ahaa mid aad iyo aad u qurux badan, waxaa markii dambe lagu soo dhaweeyey codbaahiyaha Gen. Maxamed Aadan Laangadhe oo isagu ka mid ahaa shakhsiyaadkii sida weyn looga qadarin jirey dawladii dhexe ee soomaaliya, wuxuu isna si qoto dheer uga hadlay baahida loo qabo in sharaftii iyo qarankii soomaaliyeed dib loo soo celiyo. Wuxuu kaloo wax ka xusay curashada maamul goboleedka Khaatumo State Of Somalia oo isagu ku soo beegmay xilli ummadda soomaaliyeed u ooman tahay sidii dib boodhka looga jafi lahaa qarankii soomaaliyeed. Wax yar ka dibna waxaa codbaahiyaha lagu soo dhaweeyey Prof. Cali Khaliif Galaydh oo goorahaasiba la sugayey, dabadeedna wuxuu Mudane Cali Khaliif Galaydh halkaasi ka soo jeediyey khudbad oo aad iyo aad u qiima badan oo dhiinacyo badanna taabanaysey. Prof Cali wuxuu si waafi ah uga sheekeeyey sababihii keenay curashada maamul goboleedka Khaatumo State Of Somalia, wuxuuna si gaar ahaaneed ula hadlay qurba joogta u dhalatay deegaanada SSC oo uu ku booriyey inaysan marna ka daalin taageerada ay u hayaan maamulkoodan cusub, oo in muddo ah looga fadhiyo inay is garab taagaan. Sidoo kale Prof. Cali Khaliif wuxuu ka hadlay fara gelin qaawan ee ay ku hayaan maamulada hareeraha ka xiga, kuwaaso oo ujeedadoodu tahay sidii ay u wiiqi lahaayeen maamul goboleedlkan cusub ee Khaatumo State Of Somalia, maadaama ay mudadii kow iyo laabatanka sanadood ahayd ay ku maxaafsanayeen. Prof Cali Khaliif Galaydh wuxuu si geesinimo leh u cadeeyey in horboodayaasha maamuladaasi wixii maanta ka dambeeya in aysan sheegan karin shacabweynaha maamul goboleedka Khaatumo State Of Somalia, oo iyagu gartay in ay samaystaan maamul u gaar ah. Wuxuu kaloo Mudane Cali Khaliif xusay inay hayaan xogo fara badan oo ku saabsan deeqihii loogu tala galay deegaanada SSC ee ay lunsadeen maamuladaasi hareeraha inaga xiga, wuxuuna hoosta ka xariiqay in aysan dib dambe u dhici doonin arrimahaasi foosha xun ee ay ku kaceen maamuladaasi, oo aan iyaguna marna xisaabta ku darsanin in raadkooda la heli doono. " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen>
  12. " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka KHAATUMO STATE OF SOMALIA ee Netherlands
  13. http://youtu.be/-HSolnydHgU" frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka KHAATUMO STATE OF SOMALIA - Atlanta, Georgia 2012
  14. Soo Dhoweyntii Madaxda Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia ee Buuhoodle, Khaatumo State, Somalia
  15. Soo Dhoweyntii Madaxda Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia ee Buuhoodle, Khaatumo State, Somalia
  16. Soo Dhoweyntii Madaxda Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia ee Buuhoodle, Khaatumo State, Somalia
  17. Soo Dhoweyntii Madaxda Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia ee Buuhoodle, Khaatumo State, Somalia
  18. Soo Dhoweyntii Madaxda Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia ee Buuhoodle, Khaatumo State, Somalia
  19. Soo Dhoweyntii Madaxda Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia ee Buuhoodle, Khaatumo State, Somalia
  20. Ardayda iyo Dhaniyarada Magaalada Tukaraq Ayaa Si Weyn o Soo Dhoweeyey Madaxweynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia
  21. Ardayda iyo Dhaniyarada Magaalada Tukaraq Ayaa Si Weyn o Soo Dhoweeyey Madaxweynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia
  22. Soo Dhoweyntii Madaxweynaha Khaatumo State of Somalia, Mudane Axmed Karaash, ee Bulshoweynta Magaalada Tukaraq, Khaatumo, Somalia
  23. Soo Dhoweyntii Madaxweynaha Khaatumo State of Somalia, Mudane Axmed Karaash, ee Bulshoweynta Magaalada Tukaraq, Khaatumo, Somalia
  24. Madaxwayne Axmed Karaash Oo Maanta Meel Fagaare Kula Hadlay Bulshawaynta Magaalada Tukaraq (Sawiro +Dhegayo) http://horufadhi.com/2012/02/13/madaxwayne-axmed-karaash-oo-maanta-meel-fagaare-kula-hadlay-bulshawaynta-magaalada-tukaraq-sawiro-dhegayo/ Madaxweynaha dawlada goboleedka Khaatumo State of Somalia Axmed Cilmi Cismaan oo socdaal ku maraya jiidaha gobolka Sool ayaa maanta meel fagaare ah kula hadlay boqolaal qof oo kamid ah bulsha weynta ku dhaqan degmada Tukaraq ee gobolka Sool. Madaxwayne karaash ayaa kalsaasi ka jeediyey hadalo ay siaada ugu bogeen dhamaan bulshadii halaasi kasoo qaybgashay waxa uuna sheegay ina qudbada tan ku xigta hadii alle idmo uu ku qabdoono magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Sidoo kalana waxaa isna halkaasi kahad wasiirka Maamilayada Maamulka Khaatumo State Mr Cismaan oo sheegay inay dhawaan laxorayn doono deegaanada uu ku habsaday maamulka SNM . Dadkii halkaasi kasoo qayb galay ayaa dhankooda siwayn usoo dhaweeyay arinkaasi.