Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State, Columbus, Ohio " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State, Columbus, Ohio " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State, Columbus, Ohio " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State, Columbus, Ohio " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State, Columbus, Ohio " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State, Columbus, Ohio
  2. " frameborder="0" allowfullscreen> Soo dhawayntii Madaxda Khaatumo State of Somalia Buuhoodle
  3. " frameborder="0" allowfullscreen> Dhamaan Madax Dhaqameedka Khaatumo State oo Si Weyn u Taageeray Maamul-Goboleedka Cusub ee Khaatumo State
  4. " frameborder="0" allowfullscreen> MadaxWeynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State Mudane Ahmed Karaash oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Tukaraq, Khaatumo State, Soomaaliya
  5. Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State, Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh, Gen. Maxamed Adan, Iyo Wufuudii Khaatumo State ee Caasimada Copenhagen ee Dalka Denmark BoocameOnline Magaalada Copenhagen ee Caasimada Dalka Denmark waxaa Maalmihii la soo dhafay ku sugnaa Prof: Cali Khalif Galaydh oo isagu u tagay inuu ka qayb galo kulan ay lahaayeen Bulshada Khaatumo State oo isagga timid Denmark,Holland,Sweden,German iyo dalalka Kale Ee ku hareeraysan. Kulankan oo ahaa Mid Aad loo soo Agaasimay ayaa u qabsoomay si aad u saraysa waxaana uu ku soo gaba gaboobay Guul. Magaalada Copenhagen ee Caasimada Dalka Denmark waxaa Maalmihii la soo dhafay ku sugnaa Prof: Cali Khalif Galaydh oo isagu u tagay inuu ka qayb galo kulan ay lahaayeen Bulshada Khaatumo State oo isagga timid Denmark,Holland,Sweden,German iyo dalalka Kale Ee ku hareeraysan. Kulankan oo ahaa Mid Aad loo soo Agaasimay ayaa u qabsoomay si aad u saraysa waxaana uu ku soo gaba gaboobay Guul.
  6. Wasiirkii Arimaha Dibada Ee Hore TFG Ali Jaamac Jangali Iyo Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State ee Nairobi, Wasiirka oo Khudbad Aad u Qiimo Badan oo Ku Taageeray Khaatumo State Ka Jeediyey Xaflada Nairobi Jaamac jangali waxaa uu ahaa wasiirkii hore ee arimaha dibada u qaabilsanaa dawladii hore TFG isagoona labo jeer noqday wasiirka arimaha dibada xiligii uu xilka soomaaliya uu hayay abdilaahi yuusuf iyo dawlada shiikh shariif oo iyaduna uu aaha wasiirka arimaha dibada. Ali jaamac jangali waa nin umada soomaaliyeed magac weyn kulahaa isagoona xiligii uu xilka hayay uu shaqooyinkiisa gudan jiray hadaba ali waxaa uu ku sugnaa mudoyinkan magaalada mombaasa ee wadanka kenya isagoona ka soo qaybgalay xafladii wayneed ee maamulka khaatumo state of somaliya kaa jeediyay qudbada qiiro badan hadaladii jangali aya waxaa ay u dhaceen sidatan .
  7. Daawo Sawirada Xafladii Khaatumo State Ee Denmark-(Sawiro)- Lasanod Online. Monday, February 20, 2012 Halkan Ka Daawo Sawiradii Xaflada https://picasaweb.google.com/109108312011280113107/XafladdiiKhaatumoEeDenmark#slideshow/5711151207562737394 Copenhagen,(Lasanod Online)- Waxaa 18.02.2012 ka dhacday magaalada Copenhagen, xaflad aan loo kala hadhin oo lagu taageerayey.. maamulka Khaatumo State of Somalia. Xafladdan taageerada ah waxaa marti sharaf ku ahaa Prof. Ali Khalif Galaydh iyo Gen. Mohamed Adan Ahmed, waxaana ka soo qeyb galay dad aad u tiro badan oo ka socday dhamaan bulsho weynta soomaaliyeed ee ku dhaqan Denmark iyo weliba qaar ka mid reer khaatumo oo ka yimid Sweden, Norway iyo Jarmalka. Xafladda waxaa hadallo qiimo iyo taageero xambaarsan soo bandhigay rag iyo dumar ka soo jeeday gobollada kale ee Soomaaliya, Xasan xaaji Cilmi, Awil Cabdi Faarax, Xaji Max'ed, Ugaas A. Muxumed Qani, Ahmed Farah Duale, Sheekh Hussien iyo weliba rag iyo dumar kale. Waxaa kaloo lagu soo badhigay Ciyaarihii hiddaha iyo dhaqanka oo ay ku luuqeyneysey Canab Yusuf Abokor, waxaa gabayo ka tiriyey Yusuf awkoombe, Abdirisak Boos iyo Seynab Jama Hirad. Ugu danbeyntiina waxaa khudbad dheer ka soo jeediyey, gen Max'ed Aden Ahmed iyo prof. Ali Khalif Galaydh. Copyright © 2012 Lasanod.com
  8. Madaxwayne Shariif Iyo Wasiirka Waxbrashada & Tacliinta Sare Prof. Axmed Caydiid Ibraahim oo Villa Somalia Ku Soo Dhoweeyey Madaxda Maamul Goboleedka Khaatumo State of Soomaaliya (Sawiro) (BoocameOnline) Muqdishu Madaxwaynaha jamhuuriyada soomaaliya mudane sheekh shariif sheekh axmed ayaa caawa Kulan iyo casho sharaf u sameeyay waftiga khaatumo state oo ay hogaaminayeen madaxweyne cabdinuur clime qaaje ( biindhe ) iyo golaha sare ee dhaqanka oo uu hormuud u ahaa garaad jaamac garaad cali garaad jaamac ayna weheliyeen saraakiil ka tirsan dawlada federaalka kana soo jeeda deegaanada khaatumo state . Waftigu waxay uga warameen madaxwaynaha dhibaatooyinka ka jira deegaanada khaatumo state iyo sidii ay talo midaysan ku gaareen kuna go’aan sadeen qaybaha kala duwan ee bulshadu inay dhistaan maamul ugaar ah oo ka tirsan jamhuuriyada soomaaliya. Maamulkaas oo buuxiyay shuruudii looga baahnaa maamul goboleedyada dawlada federaalkana looga fadhiyo inay maamulka taageerto kalana shaqayso sidii nabad waarta iyo horumarin ku aadan adeegyada bulshada looga abuuri lahaa deegaanada khaatumo state . Kulanka waxaa sidoo goobjoog ka ahaa wasiirkii hore ee Warfaafinta , Boostaha iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac, Wasiirka Waxbrashada iyo tacliinta sare Pro: Axmed Caydiid Ibraahim, halka safarka madaxda Khaatumo na ay ku weheliyeen Wasiirada Xidhiidhka Caalamiga ah, Amniga iyo xubno kale . Madaxwaynuhu wuxuu soo dhaweeyey talada midaysan iyo maamulka shuruudiisii dhamaystay ee deegaanku samaystay wuxuu ka balan qaaday inuu kala shaqayn doono maamulka khaatumo state sidii nabad loogu soo afjari lahaa meelaha dhibaatadu ka jirto wax dedaala kala hadhi doonin . Wuxuu kaloo balanqaaday in dawlada federaalku ka taageeri doonto maamul goboleedka khaatumo arimaha horumarinta deegaanka oo aan horumarin helin 20kiisano ee u danbeeyay .
  9. " frameborder="0" allowfullscreen> Abwaan Shamiraaye Iyo Madasha Barde Khaatumo Ee Magaalada Taariikhiga Taleex Jidbaale.com Sunday, 19 February 2012 Abwaan Shamiraaye oo ka mid ah abwaanada da'da yar ee u dhashay deegaanada Khaatumo State Of Somalia, wuxuu madashii shirka Khaatumo2 uu ku soo bandhigay maansooyin kala duduwan oo aad iyo aad u qiima lahaa, hase ahaate waxaanu idiin soo gudbinaynaa qaar ka mid ah maansooyinkii uu ugu tala galay shirweynihii beesha Khaatumo ee lagu qabtay magaalada Taleex, hadaba si aad u daawatid halkan riix Waxaanu idiin soo gudbin doonaa qaybo badan oo la xidhiidha ShirWeynihii Taariikhiga ahaa ee Khaatumo II ee lagu qabtay magaalada Taariikhiga ah ee Taleex isla markaasina lagu unkay Maamul Goboleedka Khaatumo state of somalia. Sidaasi iyo kulanti dambe oo haboon.
  10. " frameborder="0" allowfullscreen> ShirWeynihii Khaatumo II: 100 Maahmaahood iyo Kooxdii Hido Dhawr(Daawasho Wacan) Akhristayaasha Sharafta Naga Mudan ee Sida Tooska ah Ugu Xidhan Warbaahinta Caalamiga ah ee Realtaleex.com waxaanu Ugu Bishaaraynaynaa In aanu idiin soo Tabin Doono Isbuuc Kasta 1 Mar Dhacdooyin kamid ah Dhacdooyinkii ShirWeynihii Khaatumo 2 ee Taariikhiga a haa ee Dhawaan ku Soo Gaba Gaboobay Magaaladda Taariikhiga ah ee Taleex ShirWeynehaas oo Lagu Soo Yagleelay Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia. Waxaanu hada idiin Soo Gudbinaynaa 100 (Boqol)Maah Maahood oo Mid kamid ah Abwaanda Kooxda Hido Dhawr oo Suugaanlay ahi ku Soo ban dhigeen Madashii shirWeynaha.
  11. " frameborder="0" allowfullscreen> ShirWeynihii Khaatumo II: 100 Maahmaahood iyo Kooxdii Hido Dhawr(Daawasho Wacan) Akhristayaasha Sharafta Naga Mudan ee Sida Tooska ah Ugu Xidhan Warbaahinta Caalamiga ah ee Realtaleex.com waxaanu Ugu Bishaaraynaynaa In aanu idiin soo Tabin Doono Isbuuc Kasta 1 Mar Dhacdooyin kamid ah Dhacdooyinkii ShirWeynihii Khaatumo 2 ee Taariikhiga a haa ee Dhawaan ku Soo Gaba Gaboobay Magaaladda Taariikhiga ah ee Taleex ShirWeynehaas oo Lagu Soo Yagleelay Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia. Waxaanu hada idiin Soo Gudbinaynaa 100 (Boqol)Maah Maahood oo Mid kamid ah Abwaanda Kooxda Hido Dhawr oo Suugaanlay ahi ku Soo ban dhigeen Madashii shirWeynaha.
  12. Madaxwayne Shariif Iyo Wasiirka Waxbrashada & Tacliinta Sare Prof. Axmed Caydiid Ibraahim oo Villa Somalia Ku Soo Dhoweeyey Madaxda Maamul Goboleedka Khaatumo State of Soomaaliya (Sawiro) (BoocameOnline) Muqdishu Madaxwaynaha jamhuuriyada soomaaliya mudane sheekh shariif sheekh axmed ayaa caawa Kulan iyo casho sharaf u sameeyay waftiga khaatumo state oo ay hogaaminayeen madaxweyne cabdinuur clime qaaje ( biindhe ) iyo golaha sare ee dhaqanka oo uu hormuud u ahaa garaad jaamac garaad cali garaad jaamac ayna weheliyeen saraakiil ka tirsan dawlada federaalka kana soo jeeda deegaanada khaatumo state . Waftigu waxay uga warameen madaxwaynaha dhibaatooyinka ka jira deegaanada khaatumo state iyo sidii ay talo midaysan ku gaareen kuna go’aan sadeen qaybaha kala duwan ee bulshadu inay dhistaan maamul ugaar ah oo ka tirsan jamhuuriyada soomaaliya. Maamulkaas oo buuxiyay shuruudii looga baahnaa maamul goboleedyada dawlada federaalkana looga fadhiyo inay maamulka taageerto kalana shaqayso sidii nabad waarta iyo horumarin ku aadan adeegyada bulshada looga abuuri lahaa deegaanada khaatumo state . Kulanka waxaa sidoo goobjoog ka ahaa wasiirkii hore ee Warfaafinta , Boostaha iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac, Wasiirka Waxbrashada iyo tacliinta sare Pro: Axmed Caydiid Ibraahim, halka safarka madaxda Khaatumo na ay ku weheliyeen Wasiirada Xidhiidhka Caalamiga ah, Amniga iyo xubno kale . Madaxwaynuhu wuxuu soo dhaweeyey talada midaysan iyo maamulka shuruudiisii dhamaystay ee deegaanku samaystay wuxuu ka balan qaaday inuu kala shaqayn doono maamulka khaatumo state sidii nabad loogu soo afjari lahaa meelaha dhibaatadu ka jirto wax dedaala kala hadhi doonin . Wuxuu kaloo balanqaaday in dawlada federaalku ka taageeri doonto maamul goboleedka khaatumo arimaha horumarinta deegaanka oo aan horumarin helin 20kiisano ee u danbeeyay .
  13. " frameborder="0" allowfullscreen> Madaxweyne Shiikh Shariif Iyo Wasiirka Waxbrashada & Tacliinta Sare Prof. Axmed Caydiid Ibraahim Oo La Kulmay Madaxda Maamulka Khaatumo State- (Sawiro) Lasanod Online Monday, February 20, 2012 Muqdisho(Lasanod Online)- Madaxwaynaha dawlada Somalia Shiikh shariif shiikh Axmed, ayaa xalay Kulan iyo casho sharaf u sameeyay.. waftiga khaatumo state oo ay hogaaminayeen madaxweyne Cabdinuur Cilmi Qaaje ( biindhe ) iyo golaha sare ee dhaqanka oo uu hormuud u ahaa Garaad Jaamac Garaad Cali ayna weheliyeen saraakiil ka tirsan dawlada federaalka kana soo jeeda deegaanada khaatumo state . Waftigu waxay uga warameen madaxwaynaha dhibaatooyinka ka jira deegaanada khaatumo state iyo sidii ay talo midaysan ku gaareen kuna go’aan sadeen qaybaha kala duwan ee bulshadu inay dhistaan maamul ugaar ah oo ka tirsan jamhuuriyada soomaaliya. Maamulkaas oo buuxiyay shuruudii looga baahnaa maamul goboleedyada dawlada federaalkana looga fadhiyo inay maamulka taageerto kalana shaqayso sidii nabad waarta iyo horumarin ku aadan adeegyada bulshada looga abuuri lahaa deegaanada khaatumo state . Kulanka waxaa sidoo goobjoog ka ahaa wasiirkii hore ee Warfaafinta , Boostaha iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac, Wasiirka Waxbrashada iyo tacliinta sare Pro: Axmed Caydiid Ibraahim, halka safarka madaxda Khaatumo na ay ku weheliyeen Wasiirada Xidhiidhka Caalamiga ah, Amniga iyo xubno kale . Madaxwaynuhu wuxuu soo dhaweeyey talada midaysan iyo maamulka shuruudiisii dhamaystay ee deegaanku samaystay wuxuu ka balan qaaday inuu kala shaqayn doono maamulka khaatumo state sidii nabad loogu soo afjari lahaa meelaha dhibaatadu ka jirto wax dedaala kala hadhi doonin . Wuxuu kaloo balanqaaday in dawlada federaalku ka taageeri doonto maamul goboleedka khaatumo arimaha horumarinta deegaanka oo aan horumarin helin 20kiisano ee u danbeeyay .
  14. " frameborder="0" allowfullscreen> Madaxweyne Shiikh Shariif Iyo Wasiirka Waxbrashada & Tacliinta Sare Prof. Axmed Caydiid Ibraahim Oo La Kulmay Madaxda Maamulka Khaatumo State- (Sawiro) Lasanod Online Monday, February 20, 2012 Muqdisho(Lasanod Online)- Madaxwaynaha dawlada Somalia Shiikh shariif shiikh Axmed, ayaa xalay Kulan iyo casho sharaf u sameeyay.. waftiga khaatumo state oo ay hogaaminayeen madaxweyne Cabdinuur Cilmi Qaaje ( biindhe ) iyo golaha sare ee dhaqanka oo uu hormuud u ahaa Garaad Jaamac Garaad Cali ayna weheliyeen saraakiil ka tirsan dawlada federaalka kana soo jeeda deegaanada khaatumo state . Waftigu waxay uga warameen madaxwaynaha dhibaatooyinka ka jira deegaanada khaatumo state iyo sidii ay talo midaysan ku gaareen kuna go’aan sadeen qaybaha kala duwan ee bulshadu inay dhistaan maamul ugaar ah oo ka tirsan jamhuuriyada soomaaliya. Maamulkaas oo buuxiyay shuruudii looga baahnaa maamul goboleedyada dawlada federaalkana looga fadhiyo inay maamulka taageerto kalana shaqayso sidii nabad waarta iyo horumarin ku aadan adeegyada bulshada looga abuuri lahaa deegaanada khaatumo state . Kulanka waxaa sidoo goobjoog ka ahaa wasiirkii hore ee Warfaafinta , Boostaha iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac, Wasiirka Waxbrashada iyo tacliinta sare Pro: Axmed Caydiid Ibraahim, halka safarka madaxda Khaatumo na ay ku weheliyeen Wasiirada Xidhiidhka Caalamiga ah, Amniga iyo xubno kale . Madaxwaynuhu wuxuu soo dhaweeyey talada midaysan iyo maamulka shuruudiisii dhamaystay ee deegaanku samaystay wuxuu ka balan qaaday inuu kala shaqayn doono maamulka khaatumo state sidii nabad loogu soo afjari lahaa meelaha dhibaatadu ka jirto wax dedaala kala hadhi doonin . Wuxuu kaloo balanqaaday in dawlada federaalku ka taageeri doonto maamul goboleedka khaatumo arimaha horumarinta deegaanka oo aan horumarin helin 20kiisano ee u danbeeyay .
  15. Abdul;791695 wrote: Historic event,historic pictures and historic Taleex.Thanks liibaan for posting the lovely pictures. You Welcome Brother Abdul
  16. " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia, Iyo Khudbadii Prof. Cali Khaliif Galeydh Ka Jeediyey Copenhagen, Denmark Lasanod Online. Sunday, February 19, 2012 Copenhagen,(lasanod Online)- Waxaanu halkan idiinku soo tebinaynaa qaybtii koowaad khudbdii Dr. Cali Khaliif Gallyadh maanta ka jeediyey Xafladii Taageerada Khaatumo state ee magaalada Copenhagen, Denmark. Xafadan waxaa kasoo qaybgalay Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool Denmark iyo wadamada deriska la ah ee Jarmaka iyo Sweden.
  17. Dib U Dheeho Sawiradii ShirWeynihii Taariikhiga Ahaa Khaatumo II (Sawiro) Taleex, Caasimada Maamul-Goboleedka Khaatumo Ee Soomaaliya A Look Back At The Historic Khaatumo II Grand Conference (Pictures) Taleh, The Capital City of Khaatumo Regional State of Somalia
  18. Dib U Dheeho Sawiradii ShirWeynihii Taariikhiga Ahaa Khaatumo II (Sawiro) Taleex, Caasimada Maamul-Goboleedka Khaatumo Ee Soomaaliya A Look Back At The Historic Khaatumo II Grand Conference (Pictures) Taleh, The Capital City of Khaatumo Regional State of Somalia
  19. Dib U Dheeho Sawiradii ShirWeynihii Taariikhiga Ahaa Khaatumo II (Sawiro) Taleex, Caasimada Maamul-Goboleedka Khaatumo Ee Soomaaliya A Look Back At The Historic Khaatumo II Grand Conference (Pictures) Taleh, The Capital City of Khaatumo Regional State of Somalia
  20. Dib U Dheeho Sawiradii ShirWeynihii Taariikhiga Ahaa Khaatumo II (Sawiro) Taleex, Caasimada Maamul-Goboleedka Khaatumo Ee Soomaaliya A Look Back At The Historic Khaatumo II Grand Conference (Pictures) Taleh, The Capital City of Khaatumo Regional State of Somalia
  21. Dib U Dheeho Sawiradii ShirWeynihii Taariikhiga Ahaa Khaatumo II (Sawiro) Taleex, Caasimada Maamul-Goboleedka Khaatumo Ee Soomaaliya A Look Back At The Historic Khaatumo II Grand Conference (Pictures) Taleh, The Capital City of Khaatumo Regional State of Somalia