Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. " frameborder="0" allowfullscreen> Somalia - UNDP Country Director moves to Mogadishu
  2. " frameborder="0" allowfullscreen> Quruxda Muqdisho Iyo Maanta: Maka Al-Mukarama KM4 Zope Banadir
  3. " frameborder="0" allowfullscreen> Quruxda Muqdisho Iyo Maanta: Bakaaro, XamarWeyne, Xeebta
  4. " frameborder="0" allowfullscreen> Heestii MIDNIMO, Bashiir Cali Xuseen " frameborder="0" allowfullscreen> Madashu Waa Taleex,Micnuhu Waa Midnimo
  5. Al-fannan Farah yare (Laabta Usiiidaa) Xuska sanad Guurada Maamulka Khaatumo Muxuu Hees U Hayaa -warbixin- Waxaa gebi ahaanba kasocda daafaha Caalamka u diyaar garowga Xaflada sanadguurada 1aad ee Khaatumo State , Hadaba jaaliyada Khaatumo State ee Wadanka Uk ayaa siweyn ugu diyaar garoobaysa xafladaas oo laga qaadi Doona Heeso Cusub oo loogu talagalay Xaflada Sanadguurada Khaatumo State. Heesaha Lagu soo bandhigi Doono Xafladaas waxaa Kamid ah heesta hoos Ku qoran oo uu Miraha Sameeyay Abwaan Bidhyo Abtiile Waxaana Qaadi Doona Fanaanka Da’da yar ee reer Khaatumo Faarax Yare (laabta usiidaa) Hoos ka akhri qayb kamid ah Heesta. soomaalaay garwaaqsada bal gudoonsha xaajadan gungumaanku taagnahay labo gebi dhexyaaloo kaxidhiidhsan gudahoo inay gooni daaqaan goobaaye weligood geedkii berdaha iyo goonyihii taleex iyo guryihii darwiishkiyo gobanimo udirirkii gabigeed aduunyada guurtidii isaga timi markii ay gorfeeyeen khaatumo go,aansade " frameborder="0" allowfullscreen> http://youtu.be/qlyTeiO8oK0" frameborder="0" allowfullscreen>
  6. " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen>
  7. On January 16, 2013, Khaatumo State will celebrate its first anniversary as an autonomous regional state of Somalia. Happy First Anniversary Congratulations to the people of Khaatumo State God bless Khaatumo and all Somalia, amiin Hambalyo Iyo Bogaadin Sanad Guuradii Kowaad ee Maamul Goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya Allah ha Barakeeyo Khaatumo Iyo dhamaan Soomaaliya. amiin " frameborder="0" allowfullscreen> 16ka Janauary...Waa Maalintii Khaatumo State Curatay Waa Maalin Qaaya Waynoo oo Qadarin Mudan 16ka Janauary....Waa maalintii qoomiyad walaalaa qorshihii ay gaadheen qodabadoo hirgaliyeen, hirgaliyeen.... 16ka Janauary....Waa maalintii quluubtooda oo mida maamul ay qotomiyeen,qotomiyeen..qalinka ay ku duugeen.. 16ka Janauary....Waa maalin farxad laysku qaabilay qof waliba dareen Qaran, qurux loo dabaal degay. Maalintii Lagu dhawaaqay Dowlad Goboleedka Khaatumo State, Sida aad u xasuusataan Howlihii Qaran ee aynu qabsanay kadib markii si wada jir ah looga tashaday ayaaha gobolda Sool, Sanaag Iyo Cayn. Heestan waa mid kamida kuwii laqaaday intii Ay socdeen Dabaaldegyadii Lagu waynaynayey Dawlda Goboleedka Khaatumo State.
  8. A_Khadar;897852 wrote: but no "Kala go".. Hear that loud and clear again... Waa runtaa Khadar, shacabka Khaatumo waxa ee aaminsanyihiin midnimada Somalia, weyna kasoo horjeedaan "Kala go" dadlkooda Soomaaliya Iyo Xuduud beenaadka Isticmaarka. ReerKhaatumo waxa ee rabaan inay Soomaali wax la wadaagaan oo wax la qeybsadaan. Shacabka Khaatumo Cidna la khasbi karo ma jirto. Hadii walaalahayn Somaliland ee rabaan inay go'aan, taa ayaga ayee u taalaa.
  9. Malika;897169 wrote: ^Dee, xiita being bombed by the British ayaa lagu quuriin, weeyaan shekadu..lool :)
  10. Each somali group have their own version of somali history ... Khaatumo history, Puntland history, Maakhir History, Awdal history, snm/somaliland history, etc Wixii maanta dhacay ayaaba si kala duwan loo arkaa, iskaba daa wax 100 sano ka hor dhacay. Waxaa xaqiiq ah in Reer Somaliland iyo Reer Khaatumo uu dhaxeeyo khilaaf weyn oo dhinaca siyaasada ah. Hadii la diiday in la heshiiyo iyo in la midoobo waa laga maarmaan in beel kasta dhulkeeda nabad ku joogto oo dagaalada la joojiyo. Soomaalidu waa cajiib, waxba iskuma ogala, amaan isma siiyaan, mana kala tagayaan. Allah ha sahlo, oo ha kala badbaadiyo soomaalida. If our brothers from Galmudug & Puntland can live in peace, why not Beesha Somaliland and Beesha Khaatumo State of Somalia ???
  11. Taleexi;896284 wrote: I'm with those who believe "Be mind your own business", zero problems with your neighbors unless provoked coupled with having nominal relationship with the federal government in the capital. I agree with “zero problems with neighbors” policy. But, I also believe Khaatumo should play a more active role in promoting peace and unity in Somalia.
  12. Runtii hadii si daacad loo hadlo, shacabka khaatumo inta badan waxa ee taageersanyihiin Maamulka Khaatumo. Sidoo kale shacabka Woqooyi Galbeed inta badan waxa ee taageersanyihiin Somaliland. Waa laga helayaa gobol kasta shakhsiyaad cidna matalin. Hada doorashooyinka Somaliland Iyo Diyaarada Taleex waa horumar. Soomaali oo dhan waa in ee soo dhoweysaa
  13. Taleexi;896288 wrote: Thanks Liibaan but any development with our admin can be implied to be "nafaqo" ay ku kobocdo, sax? Haa waa sax, any development with our admin can be implied to be "nafaqo" ama "horumar"
  14. Nafaqo means nutrition or nourishment. Sida Daryeel caafimaad iyo mid nafaqo oo la siiyo caruurta.
  15. Dhibaato kasta oo dhaxeesa Maamulka Somaliland Iyo Shacabka Khaatumo. Khaatumo waa soo dhoweynasaa horumarka WoqooyiGalbeed/Somaliland.
  16. " frameborder="0" allowfullscreen> Wafuudii Khaatumo oo Kasoo Dagey Caasimada Taleex
  17. " frameborder="0" allowfullscreen> Wafuudii Khaatumo oo Kasoo Dagey Caasimada Taleex
  18. Diyaaraddii Xornimadda Oo Caga Dhigatay Caasimada Taleex Wararka ka imanaya Magaaladda Caasimadda Maamulka Taleex ayaa Waxay Sheegayaan in si nabad qab ah ay u soo degtay Marki ugu horaysay Diyaaradda ka timid Magaaladda Caasimadda ah ee Muqdisha. Diyaaraddan ayaa Waxay Waday Wafti Madaxda Khaatumo iyo Isammadda Dhaqan oo ka Soo anbabaxay Magaaladda Muqdishu Maanta. Sidda ay Saxaafaddu ku soo waramayso Arintan Ayaa Waxay Keentay Farxad iyo Damaashaad Magaaladda Caasimadda Taleex. Halkaas oo ay dadka Magaaladda iyo Dhamaan Jaaliyadda Reer Taleex ay aad ugu Faraxsan yihiin Diyaaraddan ku Soo Degtay Magaalada Taleex. Arintan ay Waxay Soo Dhawaynaysaa in Maamulka Khaatumo in uu helo ilo Dhaqaale iyo Xornimo Xagga Safaradda Dibadda iyo Wadanka Soomaaliya Gudahiisa ah. Boocameonline.
  19. Puntlandtalk.net: Diyaaradii Wufuuda Khaatumo oo Kasoo Degtay Taleex Iyadooo ay Maanta Ay kasoo dageen garoonka Diyaaradaha (Sayid Maxamed Cabdile Xasan Airport ee Maagaalada Taariikhiga ah ee taleex Wufuud culus oo ay hogaaminayaan madaxda Sare ee Dawlad goboleedk khaatumo State. Arinkaan Ayaa waxaa Si balaadhan Looga soo dhaweeyay Loogana Dabaal degeya dhamaan Deeganada Ku Xeeran Magaalada Taariikhiga ah ee Taleex, halka dhamaan Shucuurta kala duwan ee Shacabka Khaatumona aan laqiyaasi karin. Dhanka kale Maamulada hareeraha ee Hagar daamada Iyo Dhibaatada ragaadaay ladaba taagan Shacabka Ssc ee Maamulka Khaatumo State iyo dadka kasoo horjeeda Horumarka maamulka Khaatumo Ayaa waxaa dhankooda u yaala Tacsi baahsan. sidoo kale Arinkan Ayaa wuxuu Fariin cad unoqday Dadka war xuma tashiilka ah ee kasoo horjeeda Hurumarka dalkooda iyo dadkooda. dhamaan Shacabka khaatumo Iyo maamulkaba waxaa Loofa Fadhiyaa Sidii Loogu wada istaagi Lahaa Xoraynta deeganada iyo Sidoo kale Hurumarintoodaba.
  20. Dhagayso: Sida Wufuuda Khaatumo State Loogu Soo Dhoweeyey Sayid Mohamed Abdullah Airport ee Caasimada Taleex Iyo Dabaal Dega Shacabka Deeganada Khaatumo. http://qodob.com/si-live-ah-udhagayso-taleex/ http://lasanod.com/pics/File/201212040828050.Taleex_Airport.mp3?codid=73 http://www.xargaga.net/images/file/A2012/Taleex_Airport_Xargaga_Online.wma Madaxweyne Mohamed IndhoSheel oo Soo Dhoweeyay Wufuuda Khaatumo ee Soo Gaadhay Garoonka Diyaarada ee Sayid Mohamed Abdullah ee Caasimada Taleex Garoonka diyaaraha ee magaalada Taleex Sayid Maxamed ayaa maanta waxaa soo caga dhigatay diyaaradii ugu horaysay tan iyo intii ladhisay. Diyaaradan ayaa waxaa la socday wufuudii ka soo kicintantay magaalada Nairobi iyo Muqdisho kuwaas oo ay xubnaha ugu horeeyaa ay ahaateen Garaadada deegaanada Khaatumo waxaana ka mid ahaa · Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac · Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamud · Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil · Suladaan Siciid Dhanka kale ayaa waxaa la socday wufuud ka tirsan maamulka Khaatumo kuwaas oo ay ka mid ahaayeen wasiiro. Hadaba weriye Axmed Cali Faarax oo ku sugnaa Garoonka xiliga ay soo dagaysay Diyaaradani ayaa waxa uu ka war bixiyay jawiga iyo qaabkii ay diyaaradu u soo dagtay. Axmed ayaa waxa uu shaagay ugu horaynba jawiga lagu soo dhaweeyay wufuudan iyo sidii ay wax u dheceen waxana uu sheegay in ay halkaa ay ka dheceen Rasaas iyo damaashaadka Fardaha iyo baabuurta oo is garba sugnaa halkaa,Sidoo kale waxa uu xusay markii ay ka dhaqaaqeen Garoon Sayid Maxamed iyo magaalada ay dhabada ku dhex socdeen dad taagan wadada oo ku soo dhaway nayay caleema qoyan. Hadaba diyaaradan caga dhigatay Garoonka ayaa waxa ay noqonaysaa tii ugu horaysay ee caga dhigatay Garoonka ku yaala magaalada taariikhiga ah ee Taleex Gagida Sayid Maxamed Airport. Waxaa xusid mudan in uu Weriye Axmed Cali Faarax oo u waramay Radio Khaatumo uu sheegay in ay jirto duulimaad labaad oo kan ku xiga kaas oo lagu wado in uu ku yimaado Madax wayne C/nuur Cilmi Qaaje oo hada ku sugan magaalada Muqdisho. Sidoo waxaa hada kadib furmaya duulimaadyo toos ah oo ay dadka iyo wufuuda Khaatumo kaga duulaan Gagidaa kagana soo dagaan.
  21. Wafuudii Maamul Goboleedka Khaatumo State Ee Lasocday Diyaaradii Maanta Kasoo Dagtay Garoonka Sayid Mohamed Abdule Hassan International Airport ee Caasimada Taariikhiga ee Taleex Golaha Dhaqanka Khaatumo State - Garaad Saleebaan Garaad Maxamed - Garaad Jaamac Garaad Cali - Garaad Gaamac Garaad Ismaaciil - Ugaas C/llaahi Ciise Nuur - Suldaan Siciid Maxamed Dhanka Xukuumada Khaatumo State - Wasiirka Madaxtooyada Mukhtaar Ibraahim Xabashi - Wasiirka Arimaha Gudaha Yaasiin Axmed Sulub - Wasiirka Amniga Maxamed Ducaale - Afhayeenka Xukuumada Cumar Jaamac Saleebaan Dhanka Aqoonyahanka Khaatumo State - Dr. Maxmed Buraale Xassan - Eng.C/llahi Axmed Cadaad