Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Sayid Mohamed Abdulle Hassan Airport oo ku yaal magaalada Taleex. Diyaaradan ayaa ah tii ugu horeysey oo sidey Isimo & madax ka tirsan maamul goboleedka Khaatumo State.(Dhegeyso) Garaad Jamac Garaad Ismail ayaa warbaahinta u waramay isagoo ku sugan magaalada Airpotka sidii nabad gelyada ahayd ee ay uga soo degeen magaalada Taleex. Wafuuda Khaatumo State, Caasimada Mogadishu Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Caasimada Mogadishu
  2. Garaad Jaamac Garaad Cali Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Sayid Mohamed Airport - Caasimada Taleex Garaad Jaamac Garaad Cali Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Sayid Mohamed Airport - Caasimada Taleex Khaatumo President Mohamed Yusuf IndhoSheel Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Sayid Mohamed Airport - Caasimada Taleex Khaatumo President Mohamed Yusuf IndhoSheel Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Sayid Mohamed Airport - Caasimada Taleex
  3. Historic Day for Khaatumo Capital City Taleex Waa Maalin Taariikhi Ah, Diyaaradii ugu Horeesay ee Soo Cagadhigata Sayid Mohamed Airport ee Caasimada Taleex Daawo Sawirada Caasimada Taleex, Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State Diyaaradii siday madaxdii Maamulka Khaatumo ee kasoo kicitimay Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya kana kooban Gollaha dhaqanka ee Maamulka Khaatumo, Qaar kamida Gollaha wasiirada iyo Xunbno kale oo fara badan ayaa si nabad galyo ah maanta uga soo dagay garoonka diyaarada ee Degmada Taleex Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Wufuudani oo si balaadhan loogu soo dhoweeyey Degmada Taleex ayaa waxaa soo dhoweyntooda kasoo qayb galay Madaxweynayaasha Maamulka Khaatumo State, Isimo, Waxgarad, Cuqaal, Qaar kamida Gollaha wasiirada Maamulka Khaatumo, Siyaasiyiin, Haween, Dhalinyaro, iyo Bulsha weynta Reer Taleex, iyadoona halkaasi ay ka hadleen qaar kamida wufuudani maanta kasoo dagay degamada, iyagoona dhamaantood ka xog waramay waxyaabihii u soo qabsoomay mudadii ay ka maqnaayeen Deeganada Maamulka Khaatumo. Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, Garaad Saleebaan Garaad Maxamed, iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale oo halkaasi ka hadlay ayaa si weyn uga mahad celiyey dad weynaha iyo madaxda sida weyn usoo dhoweeyey, iyagoona sheegay in ay qayb weyn kasoo qaateen dhisida iyo taaba gelinta Xukuumada soomaaliya ee haatan. Madaxweynayaasha Maamulka Khaatumo ayaa iyana geestood si weyn u soo dhoweeyey soo noqoshada wufuudani, iyagoona ku tilmaamay inay qayb laxaad leh kasoo qaateen isku keenida umada soomaaliyeed.Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, Garaad Saleebaan Garaad Maxamuud Garaad Maxamed, Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil , Ugaas Cabdilaahi Ciise iyi Suldaan Siciid iyo Xubno Ka socda Golaha Wasiirada Maamulka Khaatumo. Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Sayid Mohamed Airport - Caasimada Taleex Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Sayid Mohamed Airport - Caasimada Taleex Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Sayid Mohamed Airport - Caasimada Taleex Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Sayid Mohamed Airport - Caasimada Taleex Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Sayid Mohamed Airport - Caasimada Taleex
  4. Quruxda Deegaanada Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia
  5. http://youtu.be/1v9U4dli2aU" frameborder="0" allowfullscreen> Daawo Horumarka iyo Dhismayaasha Muqdisho
  6. http://youtu.be/wgj_0zu3g3g" frameborder="0" allowfullscreen> Barasho Wanaagsan Xamar
  7. " frameborder="0" allowfullscreen> Xeebta_Jazeera_Muqdisho Masha Allah Quruxbadanaa Caasimadeena Muqdisho Xeebta Jazeera oo aheyd xeebaha ugu qiimaha badan Muqdisho oo ay dadka Soomaaliyeed dib ugu soo noqonayaan si ay ugu dalxiistagaan maalmaha Jimcaha iyo maalmaha ciidaha
  8. " frameborder="0" allowfullscreen> Xamareey Nabad... Xamareey Nabad, By Kooxda DJIBOUTI
  9. http://youtu.be/qZJI3wC8lso" frameborder="0" allowfullscreen> Degmooyinka Wardhiiglay
  10. oba hiloowlow;892224 wrote: thanks for starting this thread Liibaan. You welcome Brother Obe Hiloolow, Allah nabadgelyada Caasimadeena Soomaaliya ha siyaadiyo, aamiin
  11. http://youtu.be/yV_f6WRGTb0" frameborder="0" allowfullscreen> Muuqaalka Caasimada Muqdisho - Daawo Xamar Weyne, Ceelgaab, Shigaani, Liido, Iyo Curuba
  12. http://youtu.be/QHBHERZx7VY" frameborder="0" allowfullscreen> Muuqaalka Caasimada Muqdisho - Daawo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho..Haddii aad ka degto ama ka dhoofto
  13. http://youtu.be/yeaQbYgFjgc" frameborder="0" allowfullscreen> Sidaa Looga Ciiday Caasimada Dalkeena Muqdisho
  14. http://youtu.be/DRDhRwSKglw" frameborder="0" allowfullscreen> Muqdusho oo Nolosha Habeenkii Ay Soo Fiicnaaneyso Masha Allah, Allah nabadgelyada Caasimadeena Soomaaliya ha siyaadiyo
  15. http://youtu.be/8OncIepG4AE" frameborder="0" allowfullscreen> Eid al-Adha " frameborder="0" allowfullscreen> Eid al-Adha
  16. " frameborder="0" allowfullscreen> Mogadishu At Work A message from the Mayor of Mogadishu, Mohamoud Nur, describing the rebirth of Mogadishu since the end of Al Shabaab and the return of many people in diaspora.