Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. STOIC;887878 wrote: Liiban, I missed your videos that used to duel Fatwas at Somaliland administration in this city...Or those interesting SSC parties...brings back memories PS That flag is hoisted above the wrong city....Never mind me I'm a confused secessionist... Stoic, you know yourself... "confused secessionist" Las Anod people are very proud of their beautiful flag
  2. Xaaji Xunjuf;887849 wrote: Good news Liibaan make sure the garowe clan enclave doesn't visit Khaatumo areas like Bocaaame. To achieve peace and unity in our country Somalia , Somalis in Khaatumo, Puntland, Somaliland, Jubaland, Galmudug will have to talk/visit to each other. All somalis are welcome in Khaatumo State of Somalia.
  3. " frameborder="0" allowfullscreen> Daawo Wafti Khaatumo Ah Oo Uu Hor Kacayay Wasiirka Maaliyada Oo Gaaray Boocame Wafti uu hogaaminayay Wasiirka maaliyada Khaatumo Cismaan Axmed jeex ayaa waxay gaadheen Degmada Boocame iyaga oo bulsha waynta ku dhaqan Boocame la yeeshay kulan. Wasiirka oo la kulmay Odayaasha dhaqanka,Ururada iyo Dhalin yarada ayaa waxa ay uga war bixiyeen xaalada maamulka Khaatumo iyo meesha uu hada marayo isaga oo sheegay in ay Khaatumo ku socoto xawli. Dhanka kale ayaa waftidu waxa ay ka hadleen sidii loo hor marin lahaa Degmada Boocame iyo sidii maamulka loo gaadhsiin lahaa deegaanada kale ee Khaatumo,balse ay hada doonayaan in ay hour mariyaan degmooyinka ay maamulayaan. Wasiirka maaliya Cismaan Axmed Jeex ayaa sheegay in ay doonayaan in ay ka hortagaan sanaaduuq ay maamulka Somaliland doonayaan in ay geeyaan magaalooyinka Khaatumo hase yeeshee ay kaga hor tagayaan arrintaa. Isagoo sidoo kalena u digay maamulka Puntland oo uga digay fariin uu u diray dibin daabyada ay kula jiraan isaga oo xusay in ay taariikhdu xusi doonto waxa foolxumada ah ee ay kula kacayaan reer Puntland. Kulankan ay maamulka Khaatumo ku doonayaan in ay ku hor mariyaan Deegaanada khaatumo ayaa waxa uu imaanayaa iyada oo dhawaan ay maamulka Somaliland ay la wareegeen Degmo ka tirsan Gobolka sool. Dhanka kale maamulka Khaatumo ayaa wafti ay hogaaminayeen Madax wayne Indha-Sheel iyo Axmed karaash ku maray booqasho Degmooyin ka tirsan Gobolada Sool, Sanaag, Iyo Cayn.
  4. KHaatumo State and Puntland are two neighboring states in Somalia. Like New York & Pennsylvania or California & Oregon. Many people in SSC region use to say "We wait when Cadde Muuse is removed from the power disgracefully". However, now after the the establishment of Khaatumo State, the majority of SSC are not interested whether Faroole is removed from power or not.
  5. MadaxWeynha Maamul Goboleedka KHaatumo State Iyo Wafuud Balaadhan oo Weli Ku Dhexjira Booqashadoodii Gobolka Sanaag Isla Markaana Gaadhay Magaalada Fiqifulliye November 01, 2012 Madaxda sar saree dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo ayaa weli dhex jibaaxaya magaalooyin ka tirsan Gobolka Sanaag ee maamulka Khaatumo. Madaxdan oo uu horkacayo madaxweynaha haatan talada haye ee Maxamed Yuusuf Jaamac ,{Indhasheel }, uuna ka mid yahay madaxweynaha sadexaad ee maamulkaas Axmed Cilmi Cismaan {Karaash}, ayaa waxay wadaan booqashooyin ay ugu kuurgalayaan nolosha deeganada Gobolka Sanaag. Iyo gaadhsiinta maamulka ee deeganadaasi. Degmada Fiqifuliye oo ka mid ah deeganada hoostaga G/Sanaag ayaa waxaa ku dhaqan dad badan oo reer Khaatumo ah kuwaasoo halkaas ka wada olole ay ku soo dhaweynayaan madaxda maamulkooda Khaatumo. Fiqifuliye waxay ka mid tahay lix degmo oo bartamihii sanadkan dawladda Soomaaliya u aqoonsatay degmooyin kuwaasoo kala ah, Boocame Kalabaydh, Widhwidh, Fiqifuliye , Xamar lagu xidh iyo Horufadhi, kuwaasoo loo kala qaybiyey gobolada Sool, Sanaag iyo Togdheer. Madaxdan ayaa la filayaa inay dar dargeliyaan horusocodka maamulka oo dhawaanahanba ka habacsanaan dhanka gudaha, ayagoo haatan ku mashuulsan inay markale boodhka ka jafaan. Horufadhi.com Wafdigii MadaxWeynaha Khaatumo State oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay Gobolka Sanaag November 02, 2012 Waxaa dhowaanahanba socod ku marayay deegaano ka tirsan Sool iyo Sanaag wafti balaadhan oo ay hogaaminayaan madaxweynayaasha maamul goboleedka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac(Indhasheel)iyo Axmed Cilmi Cismaan(Karaash) Waftiga madaxweynayaasha ayaa socdaalkoodu ahaa u kuur gelid xaalada degaanadaasi iyo maamul u samayn qaar kamid ah degmooyinka iyo tuulooyinka hoostaga goboladaasi Sool iyo Sanaag. Wati madaxeedkan ayaa dabayaaqadii wiigii hore ka soo kicitimay xatunta maamulka Khaatumo ee Taleex iyagoo cagta kusoo dhuftay deegaanada Laa Baas,Sarmaanyo,Xabaala-camaarre iyo Awr-boogays,madaxweynayaasha ayaa gebi ahaanba la yeelanayay kulamo kala ged gedisan bulshada qaybaheeda kala duwan oo ay ugu horeeyaan odayaal dhaqameedku. Ugu danbayntii waftiga madaxweynayaasha ayaa saaka soo gaadhay degmada Fiqi fuliye halkaasoo ay meel magaalada ka baxsan ay kaga hortageen dadweyne caleema qoyan ruxayay iyo baabuur ay saaraayeen si ay u soo dhoweeyaan waftiga madaxweynayaasha,soo dhoweyntaasi qaaliga ah kadib ayaa waxa loosoo gelbiyay dhinaca degmada Fiqi-fuliye oo ay ku sugayeen dadweyne safnaa wadooyinka magaalada,qadar nasniin ah kadib ayaa waxay bilaabeen kulamo kala duwan la yeesheen dadweynaha ku dhaqan degmadaasi Odayaasha,maamulayaasha wax barashada,kuwa Caafimaadka iyo ururada haweenka,kulamadaasi oo soo gaba gaboobay salaadii duhur ayaa looga golahaa u kuur galka guud ahaan xaalada degmada iyo maamul usamaynta degmadaasi Fiqi-fuliye oo ay la tashiyo kala sameynyeen odayaasha degaanka,madaxweynayaasha iyo hawl wadeenadii la socday ayaa iminka ku mashquulsan ku dhawaaqista golaha degaanka degmada Fiqi-fuliye. Isku soo wada duuboo waftiga madaxweynayaasha ayaa ku soo aaday xilli roobaadka Dayrta oo siwacan uga taysa gashay degaanadaasi gobolka Sool iyo Sanaag, maamul u samaynta Fiqi-fuliye ayaa waxaa ka horeeyay maamulka degmada Awr-boogays oo isna lagu soo dhisay magaaladaasi oo ay waftigu ku sugnaayeen maalmihii la soo dhaafay. Goordhow waxaan idiin soo dayn doonaa magacyada xubnaha maamulka degmooyinka iyo Khudbadihii madaxweynayaasha iyo Sawiro iyo Videos hadii ilaahay idmo.
  6. Ardaydii Maamul Goboleedka Khaatumo State ee Heshay Deeq Waxbarasho oo Helay Visayaashii & Dardaarankii uu Jeediyey Dr. Abdukareem Hassan Jaamac Boocame Online- Ku dhawaad 15 arday oo ka soo jeeda deeganada Khaatumo State ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyey Visayaashii ay ku geli lahaayeen dalka Turkiga Tigadhadoodii, Ardaydan ayaa waxaa kulan dardaaran iyo wacyigelin ah u qabtay Dr. Abdulareem Hassan Jaamac oo ahaa mas’uulkii u soo helay deeqdan, isla markaana uga soo dhameeyey dawladda aynu walahaha nahay ee Turkiga. Hadal kooban oo uu ujeediyey Dr. Abdulkareem ardayda ayuu kula dardaarmay inay ka faa’ideystaan fursadan qaaliga ah oo uu sheegay in inbadan oo dhigooda ah kana soojeeda deeganadeena aysan helin” Maanta waxaad tusaale u tihiin guud ahaan bulshada Khaatumo, waxaadna noqonaysaan ardaydii u horaysay ee magaca Khatumo wax ku hela, waxaa la doonayaa inaad muujisaan dedaal dheerad ah oo aad uga faa’ideysataan Fursadan qaaliga ah”, ayuu yidhi Dr. Jaamac. Mar uu ka hadlayey sida qaabka dalka ay tagayaan iyo sida loola dhaqmi doono ayuu faah faahin ka bixiyey wuxuuna yidhi” Waxaa garoonka dayuuradaha idin taagan dad ka socda dawladda iyo jaamacadaha aad wax ka baran doontaan, waxaad helaysaan Caafimaadkii, Cuntadii iyo jiifkii oo joogto ah”, waxaa la idinka doonayaa inaad ka faa’ideysataan fursadaas oo dad nasiibleh helaan”, deegaanadiina iyo dalkeena Soomaaliya oo dhan ayaa idin sugaya. Dr. Abdulkareem Xassan Jaamac wuxuu sidoo kale uga digay dhalintaas inay ku fekeraan tahriib iyo arimo kale oo aan dani ugu jirin, wuxuuna sheegay in aysan macno weyn lahayn, wuxuu sheegay inay waxbrshadu ka muhiimsan tahay in waxyaalahaas lagu fekero wuxuuna sheegay in qofka marka uu waxbarto dunida cidkasta ay u baahan tahay. Ugu danbeyntii wuxuu kula dardaarmay inay ilaaliyaan cibaadada Allaah S.W.T oo ay ugu horayso salaada, wuxuu aad ugu dheeraaday qofka Allaah ku xigan ee markasta Allaah ka cabsada inuu EEBE albaabadiisa u furo, isla markaana uu helo liibaanta labada Daarrood.Salaada ayu kula dardaarmay inaysan ka tegin, wuxuu sheegay inay dadka ay u tegayaan tusaan dhaqanka wanaagsan ee Soomaalinimada iyo Muslimnimada oo uu sheegay inay yihiin dad walalhood oo muslimiin ah. Sidoo kale dhalinyaradii ayaa dhankooda hadalka qaatay, ayagoo sheegay ugu horeyn inay uga mahadcelinayaan Dr. Abdulkareem dedaalkiisa gaar ahaaneed ee uu xilka goonidaah isaga saaray sidii uu u kobcin lahaa aqoonta ardayda reer Khaatumo oo weligood aan helin deeq waxbraasho. Ahmed Maxamed Maxamuud oo u hadlayey ardayda wuxuu sheegay inaysan ahayn kuwo ilaawaya abaalka iyo juhdiga lagu bixiyey wuxuu balan qaaday inay ka soo bixi doonaan mas’uuliyadooda waxbarasho. Wuxuu sheegay inaysan ilaawi doonin dedaalka uu Dr.Abdulkareem ku bixiyey sidii uu ardaydan gaadhaysa 15ka maanta ugu helay deeq toos ah oo aan la gacantu gaaleyn. Ugu danbeyntii Dr. Abdulkareem Hassan Jaamac sheegay in 4 sano ka dib la iswaydiin doono ardaydii Khaatumo ee Turki meeshay wax dhigeen iyo heerka aqooneed ee ay gaadheen taasoo uu sheegay in jawaabteeda ayaga laga sugayo. Ardaydan oo 9 ka mid ah ay ahaayeen kuwii u sareeyey sanad dugsiyeedka deeganada Khaatumo ayaa 6da kalena ahaayeen arday reer Khaatumo ah oo ku sugnayd Muqdisho kuwaasoo inbadan waxba ka waayey wasaarada waxbarashada iyo dawladdabu inay siiso deeq, maalinimada beri ah ayey qayb ka mid ah ardaydu u duulaysa Istanbul halka raaca kalena ay dhoofi doonaan maalinimada isniinta ah hadii Eebe idmo. Suleiman Haashi Dheere.
  7. " frameborder="0" allowfullscreen> Video: KHaatumo State of Somalia, London, UK October 2012
  8. Video: Xafladii Ay Wada Jirka u Qabteen KHaatumo State, Awdal State Iyo Maakhir State October 2012 TVga Qaranka Soomaaliyeed " frameborder="0" allowfullscreen> xaflad si heer qaran ah loo soo qaban qaabiyey oo ay wada jir u qabteen khaatumo state awdal state iyo maakhir xafaladaas oo lagu qabtay magalada toronto ee dalka canada xafladaan aya waxaa ka hadlay dad wayne badan oo wax garad ah ayaan loo kala hadhin inay tahay midnimada somaliyeed mid muqadas ah sidoo kale waxay taageero u direen madaxda somalida ee hogaanka ku cusub….wax garadka meesha ka hadlay dhamaantood hadalkooda waxaad ka daremaysaa inay dardaaraan gaar ah siinayaan madaxda somalida gaar ahaan madaxwaynaha somalia xasan shiikh maxamuud waxaa xusid mudan iyaduna oo meesha ka hadlay abwaano iyo kooxda qaran doon ee wada nigaa. hoos ka wadaa dhamanba " frameborder="0" allowfullscreen> Video: KHaatumo State, Awdal State, & Maakhir State (Part 1) October 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Video: KHaatumo State, Awdal State, & Maakhir State (Part 2) October 2012
  9. " frameborder="0" allowfullscreen> Halkan ka daawo heestii khaatumo state of somalia.Erayadii Abwaan Ruush Aadan Xasan Dhooble,laxankii C/nuur ,musigii C/salaan " frameborder="0" allowfullscreen> Heestii Khaatumo State by Al Fanaan Abdi Holland
  10. Somaliland had briefly detained Ahmed, along with two other journalists, on October 12 in connection with their coverage of Las Anod residents expressing their support for the new Somali prime minister, Abdi Farah Shirdon, according to local reports. http://youtu.be/Xxk2SzCX3hA" frameborder="0" allowfullscreen> Las Anod, October 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Las Anod, October 2012 http://youtu.be/MdV1uFWQ0hU" frameborder="0" allowfullscreen> Las Anod, October 2012 Taleex, Khaatumo State Khatumo Journalists Association (KHAJA) Condemns the killing of Journalist Ahmed Farah Ilyas in Las Anod In a press conference released this morning in Mogadishu, the President of Khatumo Journalists Association (KHAJA) Suleiman Hashi Dheere expressed grave concerns about the death of fellow Journalist Ahmed Farah Ilyas who was assassinated yesterday in Lasanod City. Suleiman sent his prayers, sympathies and condolences to the family of Ahmed Farah and to all Jouranlists in Somalia specially those in Khatumo State. “It was only four nights ago when Ahmed told me on the phone how he felt scared after having been arrested on Oct. 12th 2012 by the Secessionists” stated Suleiman. "Constant threats and abuse of power was exercised by this administration due to his stance on freedom of press in support of the women of Lasanod” added Suleiman. Additionally, “The Lasanod Administration sent an invitation yesterday to all Journalists in the city allegedly for a press conference. However, the Journalists including Ahmed Farah have boycotted this invitation in retaliation and for fear of their lives due to the arrests and the abuse the journalists suffered at the hands of ruthless police and military personnel on Oct. 12th” continued Suleiman While Khatumo Journalists Association plans to conduct its own independent investigation on the cause of death of their Journalist Ahmed Farah Ilyas, KHAJA calls on Human Rights organizations, Amnesty International, and Press organizations including IFJ, IAJ to condemn and demand that the perpetrators and murderers who [according to Suleiman] could be hiding behind military compounds in Lasanod] be brought to justice. Khatumo Journalists Association (KHAJA)
  11. Dabaaldeg Iyo Banaanbax Lagu Taagerayo Dowlada Soomaaliya Iyo Magacaabista Raysal Wasaaraha Cusub Ee Somaliya Oo Saaka Kadhacay Dhamaan Deegaanada Khaatumo State sida Magaalada Buuhoodle, Laas Caanood, Boocame, Taleex, Tukaraq, etc (Sawiro) October 2012 waxaa maanta magaalada buuhoodle ee xarunta G/cayn maanta kadhacay banaanbax balaadhan oo lagu taageerayo Raysal wasaarihii Shalay lasoo magacaabay ee soomaaliya cabdi faarax,shirdoon oo kumagacdheer “saacid” hadaba dadka kudhaqan magaalada buuhoodle oo mar walba utaagan midnimada somaliya ayaa sidii horayba loogu yaqaanay muujiyey taageeranimadii ay uhayeen dawladooda somaliya iyo maamulka cusub ee hanaqaaday markii saacadu ahayd 7:00 subaxnimo ayaa waxa ay isugu soobaxeen garoonka weyn ee kubada cagta xabado stadiom iyaga oo markii danbana raxan raxan usoomareen wadooyinka waa weyn ee magaalada buuhoodle waxaana madashaas kasoo qayb galay madaxda maamulka khaatumo state cuqaal ururada dhalinyarada arday iyo dhamaanba bulshada qaybaheeda kalagadisan waxaana ugu horayn hadalka qaatay caaqil maxamed maxamuud nuux “sanweyne” oo kunuux nuuxsaday inay hiil iyo hooba lagarabtaaganyihiin raysal wasaraha cusub ee lasoo magacaabay sidoo kale waxaa halkaas kahadlay maayarka dagmada buuhoodle C/casiis ducaale Qanbi oo isna sheegay inay aad ugu ku farxsanyihii maga cabista uu madaxweynuhu soomagacaabay cabdifaarax shirdoon iyada oo ayhalsaasna kahadleen qaarkamida ururada haweenka iyo kuwadhalinyarada G/cayn iskusoo wadaduuboo Banaan baxaas ayaa waxa uu kusoodhamaaday jawi aad uwanaagsan. Buuhoodle, October 2012 Buuhoodle, October 2012 Buuhoodle, October 2012 Buuhoodle, October 2012 Buuhoodle, October 2012 Buuhoodle, October 2012
  12. RaysalWasaaraha Cusub Cabdi Garaad Saacid Maamulka Khaatumo Oo Siwayn Usoo dhaweeyay Raysal Wasaaraha Cusub, Dabal deg Kadhacay SaakaTaleex & madaxda oo Kaqayb galay (Sawiro) Boocame Online- (Taleex) Madaxda maamulka Khaatumo State Ayaa Siwayn Usoo Dhaweeyay Magacaabista Raysal wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Dalka Soomaaliya. Waxaana Tan iyo Markii lagu dhawaaqay Raysal Wasaaraha Kabilowday Dhamaan deeganada Maamulka Khaatumo Dabaal degyo lagu Taageerayo Raysal Wasaaraha Cusub ee dalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” Sidoo Kale dabaaldeg Balaadhan Ayaa maanta ka dhacay Magalaada Taariikhiga ah ee taleex waxaana halkaasi Qudbado Ka jeediyey Madaxda maamulka Khaatumo State waxayna Hanbalyo udireen Madaxwaynah Jamhuuriyada Soomaaliya & Raysal wasaaraha Cusub ee Magacaabay. Sidoo Madaxda Ugu Saraysa Maamulka Khaatumo State Ayaa hoosta ka xariiqay Inay siwayn ula shaqayndoonaan Raysal Wasaaraha Cusub. Shacabkawayna Ka Qabgalay dabaal degan Ayaa dhankooda Siwayn Umuujiyey Dareenkooda farxaadeed ee ku aadan Raysal wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Saacid Tan iyo markii lagu dhawaaqay Raysal wasaaraha Cusub ayaa waxaa siwayn usoo dhawaynayey dhamaan Shacabka Soomaliyeed Iyo Maamulada Kajira Dalkeena Soomaaliya. MadaxWeyne Khaatumo State Mohamed IndhoSheel MadaxWeyne Labaad Ahmed Karaash
  13. Suldaanka;885347 wrote: The pot calling the kettle black, yaa Xiin? Pirate boys too have their share of set backs, starting with the Oil find which never came... and the double whammy in Mogadishu which has Gen. Duke still struggling to recovering from. Taleexi;885352 wrote: Suldaanka: Sheekadaadu waa insanity. Xiin: Khaatumo ha ka waalin and don't misplaced your resources.
  14. Mr. Puntland;885336 wrote: R.I.P Khaatumo State of SOMALIA January - August 2012 Yunis;885440 wrote: what Xiin is attempting here is an open treason, announcing khaatumo initiative as failure entity. a bit harsh, less he missed Khaatumo events like I have been. Those Khaatumo celebrations I attended by far provided rare collection of sista's that were easy on the eye;). No other Tol-state can come near. Khaatumo forever.... "Baadida ninbaa kula deydeyi daalna kaa badine Oon doonahayn inaad heshana daayin abidkaaye" Xiin & Mr Puntland, degdega iska daaya, faroole baa idin waalay. Don't write off Khaatumo just yet , It is certainly too early to declare KHaatumo State a failure after barely 10 months in existence. , Khaatumo has a good track record, in few short months Khaatumo achieved numerous successes despite facing hostile neighbors and dealing with the challenging circumstances in Somalia, a lot has been achieved, and much remains to be done. Khaatumo Government's Greatest Achievements; - 97 % of Khaatumo people support the newly established Regional State - Khaatumo State succeeded to control 70% of SSCland (Caasimada Taariikhiga ee Taleex, Buuhoodle, Widhwidh, Xudun, Kalabeydh, Boocame, Tukaraq, Saaxdheer, Xalin, Awrboogeys, Figi Fuliye, South Sanaag, etc) - Khaatumo Regional State received an official and full recognition from the Central Government of Somalia TFG. - Khaatumo succeeded to mobilize both the people back home in Khatumo region and the large Diaspora communities.
  15. Britain Oo Cambaareysay Dilkii Weriye Axmed Saakin. Danjiraha Britain u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Matt Baugh ayaa cambaareeyay dilkii magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool xalay loogu gaystay weriye Axmed Faarax Ilyaax (Saakin) oo ka tirsanaa telefishinka Universal. Danjire Matt Baugh oo saaka ka hadlay dilka weriyaha ayaa ku tilmaamay inuu ahaa fal foolxun, wuxuuna sheegay in isagoo ku hadlaya magaca dowladda Britain uu tacsi u dirayo qoyska. Danjiraha ayaa u soo jeediyay maamullada Soomaaliya ka jira in ay caddaaladda horkeenaan dadka ka dambeeya dilalka argagaxa leh ee sababi kara in ay sii socdaan falalka lagu beegsanayo weriyeyaasha Soomaaliyeed. Waa weriyihii 16-aad ee sanadkan lagu dilo Soomaaliya. Elmi Mohamed Ware,
  16. Xasuus: Wariyihii Reer Khaatumo AUN Ahmed Saakin Farah Ilyas Caasimada Taleex, Khaatumo Soomaaliya
  17. Somaliland had briefly detained Ahmed, along with two other journalists, on October 12 in connection with their coverage of Las Anod residents expressing their support for the new Somali prime minister, Abdi Farah Shirdon, according to local reports. http://youtu.be/Xxk2SzCX3hA" frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> http://youtu.be/MdV1uFWQ0hU" frameborder="0" allowfullscreen>
  18. UN Special Representative for Somalia statement on attacks against journalists October 24, 2012 15:37 The Special Representative of the SecretaryGeneral for Somalia, Dr. Augustine P. Mahiga deplores the recent targeted attacks against Somali journalists. On Tuesday Ahmed Saakin Farah Ilyas, a correspondent with Universal TV was shot dead in the town of Las-Anod in Sool region. On 21st October Mohamed Mohamud Tuuryare, a journalist working for the Shabelle media network in Mogadishu was shot and is still in a critical condition. “I condemn these horrific attacks in the strongest terms. Trying to silence the media will have a devastating effect on the nation’s vibrant media community. These attacks must stop and the crimes must be fully investigated by the Somali and Somaliland authorities,” SRSG Mahiga said. “I send my deepest condolences to the family and friends of Ahmed Farah Ilyas and I wish Mr. Mohamed Tuurayare a quick and full recovery,” SRSG Mahiga said. Somalia is one of the most dangerous places in the world for journalists to operate, with 2012 being one of the bloodiest years on record for the country’s media industry. Sixteen Somali journalists have been killed this year alone and more than 20 reportedly injured. “I call on the authorities to bolster their criminal investigation capacity and bring the perpetrators to justice. UNPOS stands ready to assist in this regard,” SRSG Mahiga added Horseed Media
  19. EU Envoy Condemns Killing of Journalist in Somalia 2012-10-25 The EU special envoy to Somalia, Michele Cervone d'Urso, on Thursday condemned the killing of another Somali journalist in the Somaliland town of Las Anod this week. Ahmed Farah Ilyas, a correspondent for the private, London- based Universal TV, was killed Tuesday while walking home from work at around 9 p.m local time. The gunmen fled the scene before the Somaliland police arrived. "I want to pay my respect to those media workers attacked while carrying out their duty and I call upon the relevant authorities to investigate these cases with urgency," Cervone said in a statement issued in Nairobi. The latest murder brings to 16 the toll of media workers killed in Somalia in 2012 and yet, not a single person has been brought to justice for the killings of journalists in Somalia. "I reiterate the importance of freedom of expression for genuine peace and state building in Somalia that has taken new impetus with the new political order," the envoy added. The 25-year-old Ilyas had worked as a journalist for more than 8 years and was the Las Anod representative of the Somaliland Journalists Association. Hours before his death, he had reported on a bomb blast that authorities blamed on Islamic insurgents. Cervone expressed his sincere condolences to the family, colleagues and friends of Ilyas whose death is the latest in the Horn of Africa. He said the EU is a steadfast supporter of the respect for human rights and fundamental freedoms like the freedom of expression. "That is why, together with the Members States, the EU has developed a Local Implementation Strategy for Human Right Defenders in Somalia. This strategy provides the EU with a tool for more systematic protection of cases of intimidation and threats against for instance journalists," he added. The restive town of Las Anod straddles the border between Somaliland and the semi-autonomous region of Puntland, where skirmishes between forces loyal to both regions occasionally occur.
  20. Khatumo Journalists Association (KHAJA) Condemns the killing of Journalist Ahmed Farah Ilyas In a press conference released this morning in Mogadishu, the President of Khatumo Journalists Association (KHAJA) Suleiman Hashi Dheere expressed grave concerns about the death of fellow Journalist Ahmed Farah Ilyas who was assassinated yesterday in Lasanod City. Suleiman sent his prayers, sympathies and condolences to the family of Ahmed Farah and to all Jouranlists in Somalia specially those in Khatumo State. “It was only four nights ago when Ahmed told me on the phone how he felt scared after having been arrested on Oct. 12th 2012 by the Secessionists” stated Suleiman. "Constant threats and abuse of power was exercised by this administration due to his stance on freedom of press in support of the women of Lasanod” added Suleiman. Additionally, “The Lasanod Administration sent an invitation yesterday to all Journalists in the city allegedly for a press conference. However, the Journalists including Ahmed Farah have boycotted this invitation in retaliation and for fear of their lives due to the arrests and the abuse the journalists suffered at the hands of ruthless police and military personnel on Oct. 12th” continued Suleiman While Khatumo Journalists Association plans to conduct its own independent investigation on the cause of death of their Journalist Ahmed Farah Ilyas, KHAJA calls on Human Rights organizations, Amnesty International, and Press organizations including IFJ, IAJ to condemn and demand that the perpetrators and murderers who [according to Suleiman] could be hiding behind military compounds in Lasanod] be brought to justice. Khatumo Journalists Association (KHAJA)
  21. Gunmen shot dead a Somali journalist in the northern town of Las Anod on Tuesday (October 23rd), AFP reported, bringing the number of journalists killed in Somalia this year to 17. Ahmed Farah Ilyas, 25, worked with London-based independent Universal TV. "He was heading home in Las Anod when three men armed with handguns shot him several times," said colleague Feysal Jama. "He died instantly and the gunmen escaped." The attack comes two days after gunmen seriously wounded Shabelle Media Network journalist Mohamed Mohamud Tuuryare in Mogadishu. Local police official Dahir Adan confirmed the killing and said that while police were investigating the attack, no arrests had been made. Ilyas had been arrested several times by Somaliland police and released without charges each time, according to Somalia's RBC Radio. On October 12th, Somaliland briefly held Ilyas and two other journalists, accusing them of airing programmes in support of newly appointed Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon. Las Anod is controlled by Somaliland authorities, but is part of contested territory. Somaliland had briefly detained Ahmed, along with two other journalists, on October 12 in connection with their coverage of Las Anod residents expressing their support for the new Somali prime minister, Abdi Farah Shirdon, according to local reports.
  22. " frameborder="0" allowfullscreen> Halkan ka daawo heestii calanka khaatumo state of somalia.Erayadii Abwaan Ruush Aadan Xasan Dhooble,laxankii C/nuur ,musigii C/salaan " frameborder="0" allowfullscreen> Heestii SSC ama Khaatumo State by Al Fanaan Abdi Holland