Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Allah haa u naxariistu Xassan Daahir Maxamuud Afqudhac, naf waliba maalin bey leedahay. Maamul Goboleedka Khaatumo State Oo Tacsi U Diray Eheladii Uu Ka Baxay Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee PL Marxuun Xasan Daahir AfQudhac Wasiir ku xigeenka wasaarada xidhiidhka debada iyo jaaliyadaha ee Maamul goboleedka Khaatumo Xasan Cali Jaamac oo la hadlayey warbaahinta ayaa tacsi u diray allaha ha u naxariistee eheladii, qaraabadii, iyo asxaabtii uu ka baxay madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland marxuun Xasan Daahir Maxamuud (Af-qudhac) oo saaka ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, kadib markii uu marxuunka maalmihii ugu dambaysay xanuun soo wajahay isla markaasna loo qaaday dhakhtar ku yaala magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya si loogu soo daweeye halkaasi. Wasiir ku xigeenka ayaa sidoo kale tacsi taa la mid ah u diray bulsha weynta kasoo jeeda deegaanada Khaatumo, isagoona wasiir ku xigeenku illaahay ugu baryey marxuunka inuu naxariistii jano ka waraabiyo. Allaha ha u naxariistee madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland marxuun Xasan Daahir Maxamuud (Af-qudhac) ayaa inta badan lagu xasuustaa hawl karnimo, cadaalad, iyo gudashada wajibaadkiisa shaqo, waxa uuna ahaa qof illaahay ku xidhan dhanka cibaadada.
  2. Dagaalo Kadhacay Magaalada Laas Caanood http://www.midnimo.com/2013/01/20/dagaalo-kadhacay-duleedka-laas-caanood/ Wararka ka’imaanaya magaalada Laas-caanood, ayaa sheegaya in habeenkii xalay ay halkaas ku dagaalameen Ciidamo ka tirsan maamulada Somaliland iyo Khaatumo State, dagaalkan ayaa kadhacay meel duleedka ka ah magaalada. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in saacadu markeey ahayd 8:45 ay mar qura maqleen hugunka madaafiicda iyo rasaasta yar yar, waxaana dhamaan dadku ay ahaayeen kuwo anfariirsan lana yaaban sida wax usocdaan iyo waxa is dagaalaya. Lama soo sheegin wax qasaaro ah oo soo gaaray labada dhinac ee dagaalamay iyo dadka rayidka ah, maadaama xiliga dagaalka uu dhacay uu ahaa xili habeen ah, lama ogaan karo xaqiiqda rasmiga ah iyo dhibaatada kadhalatay. Bilihii ugu danbeeyay ayaa waxaa jirtay in maamulada Somaliland iyo Khaatumo State ay dhowr mar ku dagaalameen gobolka Sool, iyagoona isku haya gacan ku haynta gobolkaas, sidoo kale afar habeen ka hor ayaa iyadana la weeraray tuulada Ganbadhe oo 30-km ka xigta degmada Laas-caanood dhinaca bariga.
  3. Xaaji Xunjuf;911245 wrote: Apophis i helped build the Somaliland army though but the command is in Siilanayos hand and his first commander. Xaaji Xunjuf;911243 wrote: There is nothing to condemn but these clashes happen all the time its nothing biggie. It will never escalate. You saying these wars happen all the time in SSC/Khaatumo region, so its nothing biggie. But for Halima Yar's Family it is big deal. http://somalilandtoday.com/xiisad-ka-dhalatay-gabadh-lagu-dilay-tuulada-lafaweyn-ee-gobolka-sool/ http://www.warfaafiye.com/2012/12/25/gabar-13-jir-oo-la-kufsaday-kadibna-si-xun-loo-dilay/ http://muqdishonews.com/2012/12/25/gabar-inta-la-kufsaday-kadibna-la-gowracay-gobolka-sool/
  4. Maamulka Khaatumo oo Soo Dhaweeyay Aqoonsigii Ay Dowladda Mareykanku Siisay Dowladda Federaalka Soomaaliya Isniin, Jannaayo 21, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State, Maxamed Jaamac Yuusuf (Indha-sheel) ayaa shir jaraa`id oo uu maanta ku qabtay Magaalada Buuhoodle wuxuu ku taageeray aqoonsiga buuxa ee dowladda Mareykanku ay siisay dowladda federaalka Soomaaliya. Indha-Sheel wuxuu ku tilmaamay in aqoonsigan uu ku yimid horumarka ay dowladda federaalku ka sameysay kuwaasoo uu sheegay inay kasoo billowdeen shirkii madax-dhaqameedku ku yeesheen magaalada Muqdisho kaasoo ugu dambeyn lagu dhisay dowladda federaalka Soomaaliya ee hadda xilka haysa. Madaxweynaha Khaatumo wuxuu baaq u soo jeediyay dowlada Soomaaliya oo uu ka codsaday inaan lagu mashquulin caasimadda Muqdisho iyo goobaha ku dhow oo keliya; balse maamulka la gaarsiiyo guud ahaan dalka Soomaaliya. Sidoo kale, Indha-sheel wuxuu ugu baaqay maamulka Somaliland inay ka waantoobaan kala goynta dalka Soomaaliya. Madaxweynaha Khaatummo wuxuu si kooban uga hadlay maamul u samaynta deegaannada uu maamulkoodu ka tarliyo isagoo xusay inay u dhiman yihiin deegaanno yaryar ayna dhawaan soo afjari doonaan, isagoo bulshada deegaannadaas ku nool ugu baaqay inay ka shaqeeyaan ammaanka iyo horumarka deegaannadooda. Si kastaba ha ahaatee, taageerada maamulka Khaatumo ee aqoonsiga Mareykanka uu siiyay dowladda Soomaaliya ayaa ahayd mid la filayay, maadaama ay mar kasta ku dooda in dalku uusan kala go’i karin. Hiiraan Online Laascaanood, Gobolka Sool
  5. http://youtu.be/6DI6rBs7IY8" frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guurada Khaatumo State - Kuala Lumpur, Malaysia
  6. " frameborder="0" allowfullscreen> Heestii Geeddi iyo Khaatumo
  7. " frameborder="0" allowfullscreen> Heestii Hooyo iyo Al fanaan Geeddi
  8. Daawo Wacdarahay DhigEen Jaaliyada Khaatumo State ee Dalka Uganda
  9. " frameborder="0" allowfullscreen> 1st anniversary Khaatumo State of Somalia -- Dubai, UAE 2013 http://youtu.be/JYg0Ql8pA4Y" frameborder="0" allowfullscreen>
  10. " frameborder="0" allowfullscreen> Xaflad Khaatumo oo halkaas ka dhacday Dubai 18 01 2013, Somali Channel
  11. http://youtu.be/wQVEAr4NCrc" frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Sanadguurada 1 ee Khaatumo State Dubai, UAE
  12. http://youtu.be/ogbH4cumigs" frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Khaatumo State of Somalia, Ottawa, Canada
  13. " frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Ugu Weynaa ee Maamul Goboleedka Khaatumo State -- London, UK 2013
  14. " frameborder="0" allowfullscreen> Ciyaartii Jaandheer iyo Jaaliyada Khaatumo State
  15. http://youtu.be/5DrfF4r1Vak" frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guurada Khaatumo State - Columbus,Ohio
  16. " frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guurada Khaatumo State - London, UK
  17. " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guurada Khaatumo State Sweden
  18. " frameborder="0" allowfullscreen> HEES CUSUB: Calanka Khaatumo Waa Heestii La Magac Baxday "Calanka Khaatumo" Waa erayadii Abwaan Cabdisalam Cali Saleebaan Najax iyo Laxankii Iskalaaji. Iyo Codkii kooxda fanaaniinta MN " frameborder="0" allowfullscreen> Warbixinta Khaatumo
  19. Illyria;908630 wrote: Nicely done. and if possible next year how about we hold the biggest event in Laascaanood. Insha Allah, Khaatumo people will hold the biggest celebration in Laas Caanood 2014. Waxaan Allah ka rajeenayaa in ee nabad helaan Deegaanada Khaatumo iyo dhamaan Soomaaliya, amiin. Mahadsanid
  20. " frameborder="0" allowfullscreen> Xuska Sanad Guuradii Kowaad ee Kasoo Wareegtay Aasaaskii Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia -- Seattle, Washington 2013
  21. http://youtu.be/I_eUUirbHXA" frameborder="0" allowfullscreen> HEES CUSUB: Sanad Guurada Khaatumo State 2013
  22. Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Maamul Goboleedka Khaatumo, Magaalada MINNEAPOLIS, MN 2013 Sidaanu horeyba akhristayaal idiinku balan qaadnay waxaanu halakan idiinku soo gudninaynaa qaybokale oo ka mid ah xafladii cajiibka ahayd ee lagu xusayey sanadgiuuradii koowaad ee Khaatumo State of Somalaia oo si wanaagsan uga dhacday magaalda Minneapolis, ee gobolka MN. Xafladan oo sida aad idhiina iyo dhegyahiina uga boagan doontaan lagu soo bandhigay heeso xaada ku kicinaya iyo khudbadao dhabta ka turjumaya. Giuul ayaan leenahay Khaatumo. Hambalyo Hanmbalyo meelkasta oo aad dunida dacaladeedda ka joogtaan " frameborder="0" allowfullscreen> Heestii Sumadayaddu Waa Khaatumo iyo Fanaankii Mahad Indhadeero ( Daawo) " frameborder="0" allowfullscreen> Sanad Guuradda Maamulka Khaatumo Minnesota " frameborder="0" allowfullscreen> Sanad Guuraddii koobaad Ee Maamulka khaatumo " frameborder="0" allowfullscreen> Sanad Guuraddii koobaad Ee Maamulka khaatumo
  23. " frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Maamul Goboleedka Khaatumo, Magaalada Boocame 2013
  24. " frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Maamul Goboleedka Khaatumo, Magaalada Buuhoolde 2013 " frameborder="0" allowfullscreen>