Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Dalka Holland Oo Si Weyn Looga Xusi Doono Sanad Guuradii Aas Aaskii Maamulka Khaatumo State Waxaa Habeenimada Sabtida Soo Socota kuna beegan 12 Bishan January 2013 lagu xusi doonaa Sanad Guuradii kasoo wareegtay aas Aaskii Maamulka Khaatumo State. Habeenkan waxaa si weyn loo weynayn doonaa Xusna sanadguurada waxaa lasoo dhoweynayaa Bulshada Somaliyeed ee ku dhaqan magaalada Dalka Holland. Xuska Sanadguura Khaatumo State waxa uu ka dhici doonaa Address xagan hoose ku qoran Floris de Vijfdelaan 148 3132 HN Vlaardingen- Holland. Sidoo kale Xafladan Waxaa Dadka madadaalin doona Fanaaniinta Da’da Yare ee kala ah Matoote, Ubax Nafci, Ilhaan Aragsan, M. Weerow, Jeylaani Sharif, Deeq Dalnuurse, Sidiiq Iidle, iyo Dhagacade.
  2. Farhareri;905719 wrote: Liibaan - may anigu kuwa kama mid ihi hadalkooda inaga dhaaf, sanad guuro wacan Hadii aadan kuwaa ka mid aheen, waa arrin wanaagsan. Waxaan rajeenayaa inaad Khaatumeesantahay, markaa Sanad Guura Wacan oo Wanaagsan.
  3. Farhareri;905713 wrote: Inadeer mucaarad ma ihi walee adba way jiraan waxyaalo yaryar oo aadan ku raacsanayn maamulka khaatumo dabcan hadana waa maamulkeeni In dhaliilo loo jeediyo Madaxda iyo Maamulka Khaatumo waaba waajib. Lakiin waxaa xun in la mucaarado Jiritaanka Khaatumo State, waxa jira kuwa ku dooda Khaatumo ma jirto.
  4. Mucaadridnimada Khaatumo State, meel kale la aada fadlan.
  5. " frameborder="0" allowfullscreen> http://www.boocameonline.com/wp-content/uploads/2012/02/qatuma-shumey-.mp3
  6. Golaha Sare ee Dhaqanka Maamulka Khaatumo State oo Maanta Gaadhay Deegaanka Dandan Siwayna Loogu Soo Dhaweeyey Golaha Sare ee dhaqanka Khaatumo ayaa saaka Shirwayne uga furmay deegaanka Dan-dan ay kaga hadlayaan Xaalada Deegaanka Cusub ee Geed xamarka Waxaana deegaankaasi Maanta soo gaadhay Waftiyo kala duwan oo isimo ah oo ay kamid yihiin Garad Jamac Garad Cali iyo Sulsaan Sicii Cisman Cali Garaad Saleebaan Buraale aadan iyo Cuqaal kale. Tuulada dandan ayaana Waxaa Waftigani ku soo dhaweeyey Garad Jamac Garad Ismaciil Ducaale iyo Caaqil Cabdi Jamac Bile oo isimada deegaankaasi Casuumaad Balaadhan ugu sameeyey iyadoona Muhiimada kulankaasi ku saabsanaan ama shirkaasi ay ahayd Xalinta Khilaafka ka taagan deegaankaasi oo isimadu ay sheegeen inay soo afjaraan Saacadaha soo socda. Waxayna Isimadani deegaankaasi kula Kulmi Doonaan Garabyo ka kala socda Labada Dhinac Waa beelaha Guuleed garaad iyo Cali Axmed oo iyagu deegaankaasi ku muransan haatan, Waxaana Kaloo Isimadani lagu Wadaa inay ka sii Wadahadlaan Guud ahaanba arimaha haatan ka taagan deegaanka Khaatumo. " frameborder="0" allowfullscreen>
  7. United Somalia;905566 wrote: I am very disappointed, i expected more since they had peace since 1991, even war torn Mogadishu still looks 10x better http://radiomuqdisho.net/daawo-sawirrada-magaalada-hargeysa-oo-sameysay-hormar-baaxad-leh-oo-dhinaca-ganacsiga-iyo-dhismaha-ah/ United Somalia, if you seriously believe United Somalia, then show some respect for Hargeisa and the people of Northwest Somalia. Keep in mind opening threads like "Hargaysa Still Looks Rubbish" or "Its Official KHaatumo No Longer Exist's " you will only create more division between Somali people. Hargeisa waa magaalo Soomaaliyeed oo aad u Qurux badan, Sidoo kale Caasimadeena Soomaalia Mogadishu waa Magaalo aad iyo aad u Quruxbadan. http://youtu.be/mz_KDyliyPs" frameborder="0" allowfullscreen> Baxsaney Hargaysaay: Saalax Qasim " frameborder="0" allowfullscreen> Baxsaney Hargaysaay: Saalax Qasim Quruxda Magaalada Hargeysa Quruxda Magaalada Hargeysa
  8. A_Khadar;904609 wrote: Guul to all somalis everywhere specially to Khatumates.. As I am travelling to NYC by that weekend of Jan 12th Insha'lah, I am sadden that I will miss the 1st annual celebration of Khatumo. Congrats to the hard work. Khadar, Insha Allah Guul to all Somali people including Khatumites. Sanad Guuro Wanaagsan Dhamaan Shacabka Khaatumo State
  9. kulan Balaadhan Oo Lagu Xusayo Sanad Guuradii Kasoo Wareegtay Markii Dhidibada Loo Taagay Maamulka Khaatumo State Oo Si Weyn Loogu Xusi Doono Columbus Ohio Waxa magaalada Columbus iyo guud ahaangobolka Ohio ka dhici doona Xaflad lagu weynaynayo Xuska Sanad Guuradii kaso wareegay Maamulka Khaatumo State. Kulankan ayaa ah mid balaadhan waxa kasoo qayb gali doono dhamaan Bulshada qaybaheeda kala duwan waxana uu noqon doona ahabeen si gaara lo xasuusto.
  10. Shacabweynaha reer Khaatumo ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska waxaanu la socodsiinaynaa in ay ka soo qayb galaan xaflad weyn oo loogu dabaal degayo sanad guuradii koowaad ee Khaatumo state of somalia. Waxaanay xafladaasi dhici doontaa habeenka sabtida ah taariikhduna ay tahay 12/01/2013waxaanay bilaabanaysaa lixda galabnimo waxaanay dhamaanaysa sadex habeenimo (6pm ilaa 3am) Habeenkaasi Laba Cali iyo xubno kale ayaa ka soo qayb galaya. Waxaanay xafladani ka kooban tahay laba qaybood oo kala ah: Qaybta Koowaad: Waxaa halkaasi ka hadli doonaa madaxda sarsare ee G11 oo ay hormood ka yihiin Dr: Cali Ciise Cabdi Iyo Dr: Cali Khaliif Galaydh iyo xubno kale oo aan ka dhicin. Waxaa kaloo iyaguna khadadka taleefoonada lagu soo xidhi doonaa madaxweynayaasha maamul goboleedka Khaatumo state of somalia. Khudbado koobkooban oo dhinaca jaalliyadaha ah. Maamulada qaarkood. Suugaan noocyo badan. Qaybta Labaad: Waxaa loogu tala galay heeso loogu tala galay xusitaanka sannadguurada Koowaad ee maamul goboleedka Khaatumo state of somalia oo sanad jirsaday. Waxaana habeenkaasi si weyn uga dhex muuqan doonta fannaanada reer Khaatumo state oo magaceeda la yidhaahdo Siciido Shiino, waxaanay inooga imaan doontaa wadanka Faransiiska. Waxaa kaloo iyaguna habeenkaasi wacdaro inoo soo bandhigi doonaa, fanaaniinta soomaaliyeed badankooda, waana lagu marti qaaday. Hadaba aan idiin sheego madasha xaflada lagu qaban doono, xilliga ay bilaaban doonto, qiimaha lagu geli doono…. Madasha xaflada lagu qabanayo: Milan Palace 100 Dominion Road The Green, Southall Middlesex UB2 4BG Qiimaha xafladu lagu soo geli doona waa £20, waxaanay xafladu si rasmi ah u bilaaban doontaa lixda galabnimo ilaa sadex habeenimo 6pm ilaa 3am. Waxaa kaloo habeenkaasi si Live ah idiinku soo baahin doonta Bahda Aftaag Production iyo Darwiish Tv, oo iyagu habeenkaasi kaalin mugleh ka qaadan doonaa. Ballanteenu waa habeenka sanadgurada kowad ee Khaatumo state of somalia, ee ha moogaanina hana ka maqnaanina…….
  11. Taleexi;899593 wrote: Excellent footage. Thanks for sharing. You welcome Taleexi
  12. Ogeysiis: Dhamaan Jaalliyadda Khaatumo State Of Somalia Ee Ku Dhaqan Wadanka Ingiriiska Waxaa La Ogeysiinayaa Inaad Ka Soo Qayb Gashaan Xafladii Ugu Weynayd Qurbaha Oo Loogu Dabaaldegayo Sannad Guuradii Koowaad Ee Khaatumo State Of Somalia Shacabweynaha reer Khaatumo ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska waxaanu la socodsiinaynaa in ay ka soo qayb galaan xaflad weyn oo loogu dabaal degayo sanad guuradii koowaad ee Khaatumo state of somalia. Waxaanay xafladaasi dhici doontaa habeenka sabtida ah taariikhduna ay tahay 12/01/2013 waxaanay bilaabanaysaa lixda galabnimo waxaanay dhamaanaysa sadex habeenimo (6pm ilaa 3am) Habeenkaasi Laba Cali iyo xubno kale ayaa ka soo qayb galaya. Waxaanay xafladani ka kooban tahay laba qaybood oo kala ah: Qaybta Koowaad: Waxaa halkaasi ka hadli doonaa madaxda sarsare ee G11 oo ay hormood ka yihiin Dr: Cali Ciise Cabdi Iyo Dr: Cali Khaliif Galaydh iyo xubno kale oo aan ka dhicin. Waxaa kaloo iyaguna khadadka taleefoonada lagu soo xidhi doonaa madaxweynayaasha maamul goboleedka Khaatumo state of somalia. Khudbado koobkooban oo dhinaca jaalliyadaha ah. Maamulada qaarkood. Suugaan noocyo badan. Qaybta Labaad: Waxaa loogu tala galay heeso loogu tala galay xusitaanka sannadguurada Koowaad ee maamul goboleedka Khaatumo state of somalia oo sanad jirsaday. Waxaana habeenkaasi si weyn uga dhex muuqan doonta fannaanada reer Khaatumo state oo magaceeda la yidhaahdo Siciido Shiino, waxaanay inooga imaan doontaa wadanka Faransiiska. Waxaa kaloo iyaguna habeenkaasi wacdaro inoo soo bandhigi doonaa, fanaaniinta soomaaliyeed badankooda, waana lagu marti qaaday. Hadaba aan idiin sheego madasha xaflada lagu qaban doono, xilliga ay bilaaban doonto, qiimaha lagu geli doono…. Madasha xaflada lagu qabanayo: Milan Palace 100 Dominion Road The Green, Southall Middlesex UB2 4BG Qiimaha xafladu lagu soo geli doona waa £20, waxaanay xafladu si rasmi ah u bilaaban doontaa lixda galabnimo ilaa sadex habeenimo 6pm ilaa 3am. Waxaa kaloo habeenkaasi si Live ah idiinku soo baahin doonta Bahda Aftaag Production iyo Darwiish Tv, oo iyagu habeenkaasi kaalin mugleh ka qaadan doonaa. Ballanteenu waa habeenka sanadgurada kowad ee Khaatumo state of somalia, ee ha moogaanina hana ka maqnaanina…….
  13. xiinfaniin;900738 wrote: 'Repent' is a strong word, but both men are classic political opportunists , Galary more so than Samatar. I wont be surprised if they develop a joint scheme to engage with Hargeysa ... AUN Abdulahi Yusuf, Cadde Muuse Iyo Faroole ayaa wax kasta ka horumiraya Qaranka Soomaaliya, waxeyna daacad u yihiin danta guud ee ummada Soomaaliyeed. Waa cajiib.
  14. Somali Channel: Barnaamij ka waramaya Horumarka Weyn uu Gaadhay Maamul Goboleedka Khaatumo State Waxaa talafeeshinka Somali Channel xaruntiisa London waxaa lagu soo bandhigay barnaamij si khaas ah loogu tala galay in lagaga waramo waxqabadka iyo guulaha uu gaadhay maamul goboleedka Khaatumo state of somalia, waxaana khadka taleefoonka kaga soo qayb galay shacab fara badan waana kan ee sidaasi iyo daawasho wacan A_Khadar;899325 wrote:
  15. Alahamdulilaah, Khaatumno State horumar aad weyn ayee gaadhay mudo sanad ka yar. Allah ha siyaadsho Khaatumo Iyo dhamaaan dalka Soomaaliya waxaan u rajeenaya nabad, barwaaaqo, iyo horumar.
  16. oba hiloowlow;899033 wrote: This thread is dedicated to the most peaceful and most patrotic members in SOL such as Liibaan, Naxar Nugaaleed,A_Khadar,Malika and Aliyyah Keep doing what you guys do best. Aad iyo aad baa mahadsantahay Oba, ku dar Gudoomiya Jaaliyada Khaatumo ee SOL Mr. Taleexi Al-Khaatumaawi
  17. http://youtu.be/QqEWBPfywZk" frameborder="0" allowfullscreen> Muqdisho Week Ago