Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Caasimada Taariikhiga ee Taleex oo Si Balaadhan Looga Xusay Sanad Guuradii Kowaad ee Kasoo Wareegtay Aasaaskii Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada caasimada u ah maamulka Khaatumo mee Taleex, ayaa waxaa ka dhacay xuskii sanadguurada Khaatumo State, waxaana halkaas ka soo qaybgalay madax sar sare oo ka tirsan golaah wasiirada ee dawladda deegaabka Khaatumo State, xafladan ayaa ka dhacday halkii lagu Aasaasay khaatumo ee barde Khaatumo oo ku yaal duleedka magaalada taariikhiga ah ee Taleex. Waxaana marti sharaftii ka mid ahaa , wasiirka madaxtooyada Mukhtaar Ibraahim Xamashi, wasiirku xigeenka Arimaha bulshada C/Fataax Cusmaan dhalac, gudoomiyaha degmada iyo AGaasimayaal ka tirsan dawlad deegaanka Khaatumo State.
  2. " frameborder="0" allowfullscreen> Halkan Ka Daawo Wacdaraha Reer Awrboogays " frameborder="0" allowfullscreen>
  3. Degmada Awrboogays Oo Siweyn Looga Xusay sanad Guurada 1-Aad Ee Khaatumo State Sanadguurada maamulka khaatumo ayaa damaashadka iyo dabaaldega lagu xusayo sanadguurada maamulka khaatumo maalintii sadaxaad ka socota magaalada arwboogays oo ka tirsan gobolka soolb Iyadoo xaflada ay ka soo qabgaleen maayarka degmada qalin axmed cashuur iyo xubnaha maamulka degmada ururada dhalinyarada ururka haween isboortiga dhanka kale ayaa intay xafladu so cotay waxaa lagu soo bandhigay ciyaarah hidaha iyo dhaqan ay degaanadaas caanka ku yihiin Isku soo wadaduuboo xaflada loogu dabal degayo sandguurada maamulka khaatumo ayaa tadobaadkan oo dhan ka so conaysa degaada maamulka khaatumo Sanadguurada maamulka khaatumo ayaa damaashadka iyo dabaaldega lagu xusayo sanadguurada maamulka khaatumo maalintii sadaxaad ka socota magaalada arwboogays oo ka tirsan gobolka soolb Iyadoo xaflada ay ka soo qabgaleen maayarka degmada qalin axmed cashuur iyo xubnaha maamulka degmada ururada dhalinyarada ururka haween isboortiga dhanka kale ayaa intay xafladu so cotay waxaa lagu soo bandhigay ciyaarah hidaha iyo dhaqan ay degaanadaas caanka ku yihiin Isku soo wadaduuboo xaflada loogu dabal degayo sandguurada maamulka khaatumo ayaa tadobaadkan oo dhan ka so conaysa degaada maamulka khaatumo
  4. " frameborder="0" allowfullscreen> Awdal State oo Hambalyeesnasa Shacabka Khaatumo Sanaad Guradii kowaad ee Kasoo Wareegatay Aasaaskii Maamulka Khaatumo State 2013
  5. " frameborder="0" allowfullscreen> Heesta Sanad Guurada Khaatumo State 2013
  6. " frameborder="0" allowfullscreen> Xaflada sanad guurada 1-aad ee Khaatumo State Ee Minneapolis 2013
  7. " frameborder="0" allowfullscreen> Xaflada sanad guurada 1-aad ee Khaatumo State Ee Seattle 2013
  8. " frameborder="0" allowfullscreen> Gabay Wadani Ah, Abwaan Abdirashiid Jaamac Boos 2013
  9. LAASQOREY.NET : Sanad-guuro Wacan Khaatumo State OfSomalia Gobolada Maakhir Sanaag iyo Haylaan ayaa laga soo dhoweeyey sanadguurada Kowaad ee ka soo wareegtay Maalintii dhidibada loo aasay Maamulka Khaatumo , waxaan leenahay Sanad-guuro Wanaagsan!’ http://laasqoray.net/all-somali-news/sanad-guuro-wacan-khaatumo-state-ofsomalia/ Sanadguurada Kowaad Ee Maamulka Khaatumo State Of Somalia ayaa looga dabaal dagay dalaal badan oo ka tirsan Caalamka iyo wadanka Soomaaliya gudihiisa oo ay ka qaybqaadanayaan Jaaliyada Khaatumo State oo si aan kala har lahayn Munaasabado ka dhigaya inta badan dalalka Adduunka. Xafladaha loogu dabaal degaayo Sanadguuradii Koowaad ee ka soo wareegtay markii la asaasay Khaatumo State ayaa waxaa ka qayb-qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee taageersan Midnimada umada Soomaliyeed, fannaaniin aad u tiro badan ayaa ka dhex Muuqanaya Munaasbadaha lagu xusayo Khaatumo State. Xafladahan iyo dabbaal degyada waxaan ka dhex muuqan dhamaan Soomaali , waxaa laga dabaal degay Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, Taleex Widhwidh iyo magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn ee Maamulka Goboleedka Khaatumo State OfSomalia. Laasqoray.NET
  10. " frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Khaatumo State , Seattle 2013
  11. Xaflad loogu dabaaldegayo sanadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay aasaaskii Khaatumo State oo ka dhacday Oslo(DAAWO+SAWIRO) Xaflada oo ay ka soo qaybgaleen taageerayaasha Khaatumo iyo dadwayne matalayay qaar ka mid ah jaaliyadaha Norway ayaa waxaa ka hadlay qaar ka mid ah hogaanka Khaatumo oo laga xusi karo Abdirashiid Mohamed Farah oo ka mid ah aasaasayaashii Khaatumo. Waxaa kaloo goobta ka hadlay Bashir Awjaamac oo ah hogaamiyaha Khaatumo Norway. Dadkii kale oo u hadlay jaaliyadaha ayaa waxaa laga xusi karaa, Shahar oo ka socda G10, Mahad oo ka socday Saylac iyo Lughaye State, Ciiro oo ka socday Puntland Diaspora Forum, Mahad oo ka socday Xisbiga Tayo iyo madax kale. Xaga suugaanta ayaa waxaa wacdaro ka dhigay goobta Dunio oo buraambur u tirisay Khaatumo iyo Hussein Nuuriyoow oo dadka madadaalinayay. Khaatumo State of Somalia waxaa la aasaasay
  12. Apophis;908169 wrote: Well said. The people of Khaatumo have paid dearly under the Sayid for Somalis to be free from the British and it is a shame they have been forgotten in their hour of need by other Somalis. I'm a novice when it comes to the whole Khaatumo vs SL/P-L but what I have learnt already tells me there's great and hidden injustice afoot. True, there is great injustice in Khaatumo/Maakhir regions of Somalia. Insha Allah, there will be peace and justice in all somali regions very soon. All somalis including Somalilanders and Khatumites want peace, development, freedom, and justice. May Allah guide us all to the right path/HAQ. Allah mentions in Surah Nisa: "Allah is never unjust in the least degree". [Al-Qur’an 4:40] It is further mentioned in Surah Al-Ambiya: "We shall set up scales of justice for the day of Judgement, so that not a soul will be dealt with unjustly in the least. And if there be (no more than) the weight of a mustard seed, we will bring it (to account): and enough are we to take account". [Al-Qur’an 21:47] "Injustice anywhere is a threat to justice everywhere" Martin Luther King Jr., Letter from Birmingham Jail, April 16, 1963 US black civil rights leader & clergyman (1929 - 1968)
  13. " frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Khaatumo State , Minneapolis 2013 Waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacday magaalada Minneapolis, ee gobolka MN USA, xaflad si aad u hee rsaraysa loo soo agaasimay oo loogu dabaaldegayey aasaaskii maamulka Khaatumo State Of Somalia. Xafladan oo ay kasoo qaybgaleen bulsha weynta Soomaaliyeed ee jecel midnimada Soomaaliaya ayaa waxaa lagu soo bandhigay heeso badan oo ka hadlayey taariikhda iyo midnimada Soomaaliyeed iyo kaalinta libaax ee shacabka Khaatumo State ku lahaayeen xoriyadii dhiiga badan loo huray iyo midawgii Soomaaliyeed. Hadaba anagoo idiin balanqadayna inaanu idiin soo gudbino qaybo badan oo ka mida xaflada waxaad hoos ka daawataan qayb hor dhac u ah sawiradii xaflada.
  14. " frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Khaatumo State , London UK 2013
  15. " frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Khaatumo State , Oslo Norway 2013 http://youtu.be/8ZvudW0uZec" frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Khaatumo State , Oslo Norway 2013
  16. Apophis;908158 wrote: Sxb I honestly support the independence of S-L if the people of the rejoin were polled and they supported the independence of the region but on the condition that S-L must also free those regions which no longer wish to be part of it. I think that's is fair. Everyone should have the freedom to choose their fate. 1000 + Well said, I agree all Somali Regions should have the right to self-determination. Freedom comes first and foremost, Somaliland people have the right to secede from Somalia, and Khaatumo/Maakhir people have the right to remain as an integral part of Somalia. Allah said in the Holy Quran: "Let there be no compulsion in religion (la ikraha fi ad-din)." (2:256). Markaa waa in la ogaadaa hadii Allah sheegay cid lagu khasbayo ma jirto diinta Islaamka iyo jidka toosan. Sidoo kale Midnimada Soomaaliya cidna laguma khasbayo, Somaliland/ British Somaliland Map cidna laguma khasbayo. Khasab iyo dagaal xal maaha.
  17. " frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Khaatumo State 2013
  18. " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Khaatumo State 2013
  19. " frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Khaatumo State , Sweden 2013
  20. SOO MAAL;907998 wrote: I like the Khaatumo State Anniversary in Australia, thanks Liibaan Taleexi;907965 wrote: Thanks Liibaan. Nabad iyo horumar. Taleexi Iyo Soomaal, Idinkaa Mudan, Insha Allah Nabad iyo Huromar Khaatumo State Iyo Dhamaan Soomaaliya.
  21. Apophis;908002 wrote: Good to see Khaatumo is doing good. The Somali government has let down this region. Alhamdulilaah Khaatumo State is doing great, and I agree with you the Somali Federal Government has let down all regions of Somalia including Khaatumo State.
  22. Sanad-Guuradii Koowaad ee Maamulka Khaatumo oo loo Dabbaal-Degay January 13, 2012 Markacadeey Maamulka Khaatumo ee Soomaaliya ayaa maanta u dabaal dagaya sanad-guuradiisii koowaad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo aasay maamulkaasi. Deegaanada kala duwan ee uu ka arrimiyo maaamulka Khaatumo ayaa waxaa saakay ka socdo dabbaal-degayo waaweyn oo lagu xusaayo maalintii tiirarka loo taagay maamulkaasi, waxaana munaasabadaha dabaaldagyadaasi ka qeyb galay bulshada qeybaheeda kala duwan. Horaantii sanadkii tagay ee 2012-ka ayey aheyd markii Maamul goboleedka Khaatumo lagu dhisay magaalada Taleex ee gobolka Sool, waxa uuna maamulkaani maamulaa dadka ku nool gobollada Sool, Sanag iyo Cayn.
  23. " frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Khaatumo State , Sweden 2013
  24. " frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Khaatumo State , Holland 2013
  25. http://youtu.be/rz8AKEKtXM8" frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Khaatumo State , Holland 2013