
Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
AWDAL WEBSITE : SNM + DAHABSHIIL = SOMALILAND GOVERNMENT www.harowo.com
-
In recent days, “Somaliland” militia were building their fire power to unleash yet another round of onslaught on the defenseless civilian people of Sool, Sanaag and Cayn (SSC) regions of Somalia. This current hostility is towards the Cayn region, an area where “Somaliland” militia launched a major offensive in February of this year, killing over 50 people, and injuring over 100, mainly civilians. A large numbers of heavily armed “Somaliland” militia with more than 50 so called “technicals” (four wheel drive pickups mounted with heavy machine guns), Tanks, armed personnel carriers, heavy artillery etc. were deployed to the Kalshaale area, near Buuhoodle, the capital city of Cayn, in Northern Somalia in preparation for another onslaught to bring this city forcefully under their control against the will of the people in the area who expressed their views that they have no desire or interest in the shibboleth political views of the ***** clan to get clan dominated breakaway state in the mayhem of the current situation in Somalia. In February of this year, “Somaliland” militia attacked and failed to seize Buuhoodle. This time the threat of yet another Somaliland (but more devastating) attack is not only real but imminent and requires urgent action before more lives are lost in this mindless war. Given the urgency of the situation and potential loss of many lives, which could reignite civil war in this part of Somalia, where relative peace prevailed for some time now, whilst the rest of the country was in turmoil. We denounce in the strongest terms possible any member of international community that lend support in arming, training or procuring directly or indirect without taking into account the realities on the ground. They will not be able to avoid responsibility of their role by giving financial, political and moral support to clan against another to tip the balance of the Somali system and way of live for many centuries. One needs to understand that, unfortunately, the current situation in Somalia is that the only enemy Somali man has is next door brethren Somali. And so arming or training a militia for one entity will almost certainly, as it has happened already in Kalshaale, will result an eminent attack on his neighbour. The people of Lasanod, the biggest city in SSC regions, are being, as I speak repressed, kidnapped and bundled in to detention camps in the heart of clannish secessionist enclave, gagged and refused to speak up against the atrocities carried out against them, subjected to dawn to dust curfew, in the name of secessionism that they don’t want. Two Somali TV journalists (universal TV and Somali Channel) have been held hostage for simply broadcasting views of the local people. No one knows what their situation has since become. Both were based in Lasanod before the secessionist “Somaliland” administration kidnapped them. We therefore call upon the international community, the peace loving people in the world and the UN, EU,IGAD,AU, Arab League any anyone that has any leverage in the situation to act and act quickly in order to prevent war and save lives. Thank You SSC Support Group Excecutive
-
Qaybtii 2aad iyo Waraysi Sirdoonka SSC Ka Duubeen Faysal Cali Waraabe-(Maqal)- http://www.zshare.net/audio/882347062ef3b6a3/ Lasanod Online. Friday, March 25, 2011 Hargeysa,(lasanod Online)- Waxaanu maanta idiin soo tebinaynaa qaybtii 2aad waraysi Sirdoonka SSC ka duubeen Faysal Cali Waraabe oo kamid ah Siyaasiyiinta Somaliland.. Waraysigan sirta ah wuxuu Faysal kaga cabanayaa saamiga reerkiisa ee maamulka Hargeysa.. iyo inuu safar ugusii socdo dalka Finland oo isaga reerkiisu qaxooti ku joogaan..
-
Jacaylbaro;704988 wrote: Tan fahmi maysid oo way kaa wayn tahay adiga ,,, ee bal berkedihii Kalshaale ka sheekee adigu Waa adiga ninka aan waxba fahmeen, waxa kaliya ee aad fahmasaa waa SNM clanland, Ka sheekada ah wadama Muslimka oo dhan ha la qeybiyo Waa Warlord Siilaanyo Dhiigyacab, ninka marka uu maqlay subclan kiisii iyo qabiil kale ayaa isku qabsaday Baraago, Warlord Siilaanyo jaahilnimadiisa iyo caqlixumadiisa waxa soo diray dhamaan Maleeshiyadii Somalidiidka si ee baragaahaa u qabsadaan iyo in u gurmadaan reerkiisa una laayaan reerka kale. Adna waxba ma dhaantid
-
Somalidiid website: Duruus Ma u Noqon Doontaa Madaxda Sare ee Qaranka Sirihii SSC-du Sheegtay inay ka Duubtay? Qarannews/qabiilnews.com http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=10578&Itemid=62 Mar 24, 2011 at 05:29 AM Waxa ugu Culus ee Qaran ilaaliyaa waa Sirtiisa Hargeysa(Yool)-Waxa dhowrkii maalmood ee u danbeeyey si wayn loogu hadal hayey faras-magaalaha iyo goobaha bulshadu ku kulanto ee Magaalooyinka Somaliland warar ku saabasan codad waraysiyo ah oo sida la sheegay lala yeeshay mas’uuliyiinta sare ee Somaliland, kuwaasoo uu kow ka yahay Madaxweyne Axmed Siilaanyo, Wasiirka Gaashaan-dhigga, Taliyaha Ciidanka Qaranka, Chief-of-Cabinet-ka Madaxtooyadda, Guddoomiyaha Xisbiga UCID iyo Maxamed Kaahin Axmed. Codadka sirta ah ee la sheegay in laga duubay madaxda aynu kor ku soo sheegnay, ayaa markii ugu horaysay waxa lagu faafiyey iyagoo u dhigan qaab cad ah qaar ka mid ah shabakadaha wararka ee iyagu siyaasad ahaan u xagliya kooxda SSC ee dagaalka ka wada deegaanka Buuhoodle, inkastoo markii danbe Wabsite-yo kale ka soo xigteen warkaasi. Hadal-haynta bulshada ee waraysiyadaas, ayaa ahayd mid siyaabo kala duwan ay dadweynahu af-gaartooda ugu cabirayeen. Tusaale ahaan qaar kamid ah bulshada ayaa shaki ka muujiyey sida ay dhab u yihiin, iyagoo daliishanaya in hadalada qaarkood aanay ahayn kuwo ku haboon qof mas’uula. Sidoo kale, dadka qaarkood ayaa ku doodaya in cadadka waraysiyadani ay yihiin kuwo run ah oo aan la malo awaalin, balse siday doontoba hawdhacdee cadadkaasi ay yihiin kuwii mas’uuliyiintaa lagu sheegay, waxaana dadka aragtidaa qabaa ay doodahooda u soo daliishadaan inay codadkaasi ku jiraan hal-ku dhigyo mas’uuliyiintaas hal-hays u ah oo ay ku arkeen awgeed. Waxaana ka mid ah xubnaha dadweynaha intooda badani ku doodayaan inay cadadka waraysiyadani yihiin ku woodii Madaxweyne Siilaanyo, Wasiirka Gaashaan-dhigga, Chief-of-Cabinet-ka iyo Maxamed Kaahin. inkastoo marka siyaasiyan loo qiimeeyo hadalada ku jira waraysiyadaasi aanay sinayn waxyeeladoodu, haddana waxa ku jira kuwo wax wayn u dhimi kara karaamada iyo sharafta Somaliland, sidoo kalena kalsoonidaro ku abuuri kara xubno culus oo miisaan weyn ku dhex le bulshada, Tusaale ahaan waraysiga la sheegay in laga duubay Maxamed Kaahin, ayaa ah mid muujinaya awoodaha dahsoon ee Maxamed Kaahin uu ku leeyahay talada hogaanka dalka, taasoo ay dad badani horeba ugu doodi jireen. Sidoo kale, waxa ka mid ah erayadda xajiinta badan ee ku jira waraysiga aan la xaqiijin, balse ay kooxda nabadiidku sheegeen inay la yeesheen Maxamed Kaahin kalmado uu ku durayo mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda, haseyeeshee dhalasho ahaan ka soo jeedda Gobolka Sool, kuwaasoo faahfaahsana waxa dhinacyada waraysigu dhexmaray isu dhaaf-sadeen sidan: Wasiirka Ganacsiga SSC: Markaa inaga ka gaabinay oo ninkan garaad ah nin kale oo ay isku shidayeen oo hawshii uu soo dhameeyey hagaagsantahay oo doonayayey in uu hortayada isku cadeeyo oo garaadnimadiisii ka diyaarsado ayaanan si wanaagsan ula shaqaynin, oo qolada Maamulkaa uga taag la’nahay, Wasiirka Ganacsiga waa ilmaadeer iyo labadan Walaalaha ahi, Qoladan xun ee xag jirka ah ayuu u xagliyaa horta kan Wasiirka ahi. SSC: Kan Wasiirka ahi waxa uu u xagliyaa Ninka halkan jooga? Maxamed Kaahin: Ninka halkan jooga London ayuu uga wakiil yahay Baasaboor Ingiriis ah ayuu haystaa oo waa Reer London, marka annagu maalin dhawayd waanu isku qabsanay, Abtina waanu u nahay, dabadeed waxaanu ku nidhi waar annagu Jaamac Siyaad Garaad abti u kala samayn mayno ee Ninkan Garaadka ah ee Jaamac siyaad SSC lacagta uga uruurinaya inaga daaya, dee markaa maxaan ku idhaahdaaye waxay u baahantahay markaa idinku qoladaa annaa la hadlaaya qolada Ugaadhyahan ee halkan joogta, waxaanan ku odhanaya Qolada idinka ah ee Minasoota joogta cid noocaas aah oo aad ku kalsoontihiin ma jirtaa Wasiirka War-faafinta SSC :Maxamad Kaahinow horta ragii hore ee ***** adigaa ku jira ragaanu ku kalsoonahay hadii aanu Isaaqnahay oo Ninka ugu weyn baa tahay, waxa weeyaan dawladan hada dhisay madaxda ku jirta ee *****ga ah niman aanu Kalsooni ku qaadan karno oo ku qanaacsanahay maaha? Maxamed Kaahin: Walaahi dad badan ayaa sidaasa kow dheh, ragii reer Somaliland ee ilaa bari fog joogay maaha,anaga laftaydu markii dawlada laa dhisayay qolada ugu badan ee aanu hawshooda ka hadalnay ee la isku qabsaday ayay ka mid ahayd oo aniga waaban isku dhaacnay oo waxaan idhi horta Nimanka Isaaqa cidii la rabo ha laga qaato,oo waxaan idhi dee bahashu in badan bay soo dhisnayde raga laga qaadanayaan waa inay ahaadaan rag la taaban karo, waayo raga qaarna waligood waxay ahaayeen Somaliland qaarna toban jeer inta ay yimaadeen hadana noqday oo aanu halkan ku haynaa, waxaana ka mid ah kan iminka Wasiirka Warfaafinta laga dhigay oo ugu horeeya, SSC: Xaabsade miyaa? Maxamed Kaahin: Haa dabcan. SSC: Ninkaasi ma kula tahay in uu la soo xidhiidho madaxda ******teenka ugu waaweyn ee Maraykanka joogta? Maxamed Kaahin: Waanu ognahay waanu ognahay. Haddaba in kastoo, bulshadu ka bixiyeen aragtiyahaa kala duwan, haddana waxa caqliga wanaagsani ina tusayaa hadwalba in aanay haboonayn in Madaxweyne Tilifoon lagula hadashiiyo qof aan la hubin iyo mid la hubo labadaba, maadaama ay maata dunida ka jiraan xadaarad ku dhisan Ilbaxnimo casriya, taasoo huwan ama wadata dhib iyo dheefteedaba. Sidaa darteedna haddii ay dhacdo inay Madaxtooyadda la soo xidhiidhaan shaqsiyaad loo baahan yahay warkooda, waxa haboon in aan Madaxweynaha markiiba toos loogu xidhin, balse ay tahay in shaqsigaa ay warka ka qaadaan shaqaalaha xafiiska Madaxweynaha, si markaa kadib wixii oo qoraal ah loogu gudbiyo Madaxweynaha, kadibna wixii siyaasiyan faa’iido ku jirto laga qaato qoraalka shaqsigaa hadalkiisa laga diyaariyey. Isku soo wada duub oo waxa la gudboon Madaxweyne Siilaanyo inuu marwalba iyo goob kastaba maanka ku hayo dabinada iyo shirqoolada cadowga Somaliland, kuwaasoo kolaba shaad u soo xidha si ay u wiiqaan Somaliald sumcad ahaan iyo jiritaan ahaan-ba.
-
Jacaylbaro;704971 wrote: Cabaadka jooji waaryaa .......... I enjoy when i'm reading about "separation of an Arab country" ........ Sudan was a success. Next please ??? ....... Aduu bal jooji oohinta iyo calaacalka, as muslim you should know dividing muslim or arab is not good.
-
If separation may be solution for lasting peace in Libya or anywhere else, then for sure separation is a solution for lasting peace in so-called Somaliland , meaning snm clan faction cannot claim all the the territories of former british somali colony.
-
see this thread : http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/54077-One-Darwiish-speaks-with-the-entire-Sec-Enclave-at-the-height-of-Kalshaale-War-(The-Mole-s-Findings)/page9 or this article: http://wardheernews.com/Articles_11/March/Cali_Cartan/23_Sirta_SSC_Heshay.html
-
Saalax;704486 wrote: 'Liibaan'. It's not that simple. I don't mind a neutral logical person advocating for unity but you , taleexi and other fake unity pretenders in here hate Somaliland, SNM, the clan. Same thing, Saalax, X Xunjuf, JB, Suldaanka, Odweyne, Redsea, and other fake somalidiid/British Somali colony unity pretenders.... you guys hate SSC, hate Maakhir, hate Puntland, hate United Somalia. We somalis, all of us are not neutral/objective, each one of us is loyal to a particular region, but still we should be loyal to our country United Somalia also, we have more things as Somalis, we are the most homogeneous people in Africa and in the world Personally, I don't hate Somaliland/SNMland, I don't mind if Hargeisa-Burco-Barbara triangle separate from Somalia, I just don't want SSC to be part of SNM clanland. I am for Peace, Development, Freedom, and Self-Determination for all Somali regions.
-
Saalax;704481 wrote: Taleexi & Libaan. You can't have it both ways. At one time refusing to join Somaliland or your fellow Puntland cousins and the other screaming for fake "Unity". If you refuse to join your fellow somalis with existing dowlads and hormaar. Why do you think Somaliland would ever want to unite with the anarchy ridden Somalia? We don't want to divide Somalia into mini-clanlands, we want United Somalia, one country, one people, one religion, one flag, one government etc. Lets unite and bring together all somalis SSC, Galmudug, Western Somalia, Awdal, Banadirland, Somaliland, Hiiraan, Maakhir, Puntland, Jubaland,, Djibouti, and NFD
-
Saalax;704475 wrote: ^^^ wa la arkii doona Inshallah. We all know the animosity and fake pretext of "unity" you keep in your stomach. and we all know the animosity and fake pretext of "the unity of irrelevant former British somali colony" you keep in your stomach. Taleex want unity of all somali people, while somaliid wants the unity of former British slaves, so both groups want unity, one wants somali-doon want halaal unity based on islamnimo and somalinimo, and somalidiid wants xaraan unity based on fake colonial maps
-
Abokor Omar;704446 wrote: Man, give it a rest. Its like a broken record. With the animosity that exists between us all we should never have shared a country and we should never share a country. inshallah. For your benefit aswell as ours. Paragon is from North Somalia - Maakhirland/Sanaag, your clan-warlord Siilaanyo wants to share a country with Paraqon. Somalidiidland minister of defense Axmed Xaaji Cali Cadami is from Maakhirland Somalia
-
Waaheen.com (somalidiid/snm website): Sirahan ay sheegeen inay ka Duubeen Madaxdaasi oo ay Cod ahaan qaarkood u soo galiyeen Web-site’yadooda ugu Waaweyn ayaa Shalay iyo Xalay Dood Weyn Ka Dhex Dhaliyay Dadweynaha Siday Dhab u Yihiin Codadkaasi, oo Marka La Dhagaysto Dhab U Muuqda Gaar ahaana waxa Xalay Waxay Soo Galiyeen Codadka Madaxweynaha, Maxamed Kaahin iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka,iyadoo ay Mashquuleen goobaha laga dheehdo Internadada markii la isku sheegay arrintan. Tuesday, March 22nd, 2011 Wareysiyo ay kooxda SSC sheegtay inay si Sir ah ula yeelatay Madax ka Tirsan Somaliland oo Dood Weyn Dhaliyey Waxay Websiteyadooda soo Galiyeen Codad ay sheegeen inay ka duubeen Madaxweyne Siilaanyo, Maxamed kaahin iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka Hargeysa (Waaheen) Sida ay baahiyeen shabakadaha wararka ee jabhada SSC ee ka soo horjeeda Somaliland, waxay waraysiyo ay ku sheegeen Sir la yeesheen masuuliyiin sar sare oo ka tirsan Somaliland, Kuwaas oo uu ugu horeeyo madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo, ayna ka mid yihiin wasiiradda, Arrimaha gudaha, Gaashaan-dhiga, Taliyaha Ciidanka Qaranka, Guddoomiyaha Xisbiga Ucid, Chief of cabinetka Madaxtooyadda iyo Maxamed Kaahin Axmed. Sirahan ay sheegeen inay ka duubeen Madaxdaasi oo ay Cod ahaan qaarkood u soo galiyeen Web-site’yadooda ugu Waaweyn ayaa shalay iyo xalay Dood weyn ka dhex dhaliyay Dadweynaha siday dhab u yihiin Codadkaasi, oo marka la dhagaysto dhab u muuqda gaar ahaana waxa xalay waxay soo galiyeen Codadka Madaxweynaha, Maxamed Kaahin iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka,iyadoo ay Mashquuleen goobaha laga dheehdo Internadada markii la isku sheegay arrintan. Laakiin dad badan ayaa shaki ka muujiyay sida ay dhab u yihiin kadib markii ay arkeen hadalada qaarkood inaanay ahayn kuwo dad masuuliyiin ah ka soo bixi kara gaar ahaan Waraysiga ay sheegeen inay si Sir ah ula yeesheen Maxamed Kaahin oo duray masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda halka codka ay ku sheegeen inay Siilaanyo ka duubeen uu yahay mid taxadar badani ka muuqdo marka laga reebo weedho uu kaga hadlayay dhinaca Amaanka oo uu sheegayo in ay Culays weyn ku hayso Xukuumadiisa. Hadaba qaybta ugu miisaanka cuslayd oo ah hadalka Maxamed Kaahin ay ku sheegeen inay la yeesheen uu u dhacay sidan:- SSC: bal xaalada wadanka nooga waran? Maxamed Kaahin: walaahi horta xaaladii intii hore wax qarsooni ma raacsana,xaga Puntlandna abaabul fara badan baa ka jira,shalayna qolada xisbiyada iyo waxoo dhan waa la wada shiray,marxalad cusubina ma jirta, abaabulkaa Puntland wuu jiraa. SSC :Markaa hada ma wax dagaalo ah ayaa socda? Maxamed Kaahin: maya waxba hadeer ma socdaan, ma waxbaa maqasheen SSC: walaahi waxbaan hadeer maq maqlayey, oo waxbaa socda, annaga laftayaduna muddaharaad baanu soo abaabulaynaa hadaanu nahay Jahliyada Reer Somaliland, waxaanay maanta soo sawireen Naag la dilayo oo ay leeyihiin xataa dumarbaa la dilay, marka waxaasaanu doonaynaa annaguna inaanu beenino,aduunkiibay wax kale ka dhaadhiciyeen.? Maxamed Kaahin: saw ma ogidin sawirkan ay maalintii dhawayd soo saareen inuu Photo File hore ahaa? Photo file hore ayuu ahaa. SSC:Waxaan ku waydiiyey Col Maxamed Kaahinaw ma jirtaa cid aad Reer Nugaaleedka Xidhiidh la samayseen isimadooda ah? Maxamed Kaahin: haa. SSC: yaad la xidhiidhaan Isimida Reer Nugaaleedka ah Maxamed Kaahinow? Maxamed Kaahin: horta waxaanu la xidhiidhnaa Garaad Saleban iminka, marka Nugaal la joogona waa Garaadka ugu weyn. SSC waa runtaa Maxamed Kaahin: laba todobaad ka horna waxa aanu halkan ka dirnay, wafti uu isaga laftiisu soo diray oo Puntland ka soo diray ama eeriyada Nugaal dhawr iyo labaatan cishona halka joogay. SSC :yaa Hogaaminaya waftigaasi? Maxamed Kaahin: waxa hogaaminayay, ilaa inankiisa ayaa ku jira oo waxa ka jira qoladii cabdi Maxamuud reer Garaadkii uu isagu ahaa ayaa ku jiray wafti qaraabadiisa u badan oo qoladan Maxamuud Ugaadhyahanka , Naaleeye Axmedkana ay cidi kaga jirto Nin dhiilood la yidhaahdo oo puntland bari hore Wasiir ka ahaan jiray baa ku jira,qoladaasaa markay iminka meeshii tageen shirarkii ay qoladaasi wadeen oo Puntlandnaysan Deegaanka Buuhoodle ay Reer Nugaaleed tagaan ayaa arinkii joojiyey yidhi annagu dagaalkaa kuma jirno, waxaanu ku ajiibi karnaa waa arin nabadeed, dabaadeedna arinkaasi ayaa la doonayaa iminka in la burburiyo, oo qolada Puntland Faroole Habeenkii dhawayd ee uu hadlayey waydinkii maqlayey, marka idinku arimaha aad qaadan kartaan waxa weeye qolada Ugaadhyahanka ee xagaa joogta, maanta isku dayey inaan la hadlo oo aan ku idhaahdo kuwiina halkaa jooga yaa lala hadli karaa. SSC: Maya horta waxay ku badan yihiin Gobol kale oo Minasoota la yidhaahdo, annagu miyaami iyo California meelahaasi ayaanu nahay, markaa adigu kolay Odayaal iyaga ah ayaanu Xidhiidh samaynaa, markaa waxa kale oo annagu jahliyad ahaa ka shakisanahay isaaqayaga meeshan joogaa, Kalsooni intee leeg ayaad ku qabtaan Nimankan ***********, khaasatan kuwa Jaamac Siyaad ee ku jira Somaliland? Maxamed Kaahin: horta way fiicanyahay ilaa xad kow dheh, waa ogtihiin oo Nin Garaad Jaamac la yidhaadaa waa kii idiin yimi,markaa qoladani way ku kala qayb santay, waana Ninka qoladan SSC lacagta u soo Guro. Ninka kale: oo Garaad Jaamac ayaa lacagta u soo Gura? Maxamed Kaahin:Garaad Jaamaca Jaamac Siyaadbaa lacagta u soo gura oo xataa mar hore isaga oo garamadii isku xayaysiinaya ayaad ku arkaysaan web SSC-da, markaa inaga ka gaabinay oo ninkan garaad ah nin kale oo ay isku shidayeen oo hawshii uu soo dhameeyey hagaagsantahay oo doonayayey in uu hortayada isku cadeeyo oo garaadnimadiisii ka diyaarsado ayaanan si wanaagsan ula shaqaynin, oo qolada Maamulkaa uga taag la’nahay, wasiirka Ganacsiga waa ilmaadeer iyo labadan Walaalaha ahi, Qoladan xun ee xag jirka ah ayuu u xagliyaa horta kan wasiirka ahi. SSC: kan Wasiirka ahi waxa uu u xagliyaa Ninka halkan jooga? Maxamed Kaahin: Ninka halkan jooga London ayuu uga wakiil yahay Baasaboor Ingiriis ah ayuu haystaa oo waa Reer London, marka annagu maalin dhawayd waanu isku qabsanay, abtina waanu u nahay, dabadeed waxaanu ku nidhi waar annagu Jaamac Siyaad Garaad abti u kala samayn mayno ee Ninkan Garaadka ah ee Jaamac siyaad SSC lacagta uga uruurinaya inaga daaya, dee markaa maxaan ku idhaahdaaye waxay u baahantahay markaa idinku qoladaa annaa la hadlaaya qolada Ugaadhyahan ee halkan joogta, waxaanan ku odhanaya Qolada idinka ah ee Minasoota joogta cid noocaas aah oo aad ku kalsoontihiin ma jirtaa. SSC :maya annagu waxaanu samaynaynaa jahliyad ahaan Isaaqayagii raga horta aniga ayaa ugu yara af dheer oo Waraaqaan qorayaa yacni Sawiradan iyo waxan ay soo geliyeen, waxa ay leeyihiin waaxbaa la xasuuqayna horta waan beeninayaa,hadana qoraaladii waan diyaarsaday baribaan dirayaa, waxan idinka xidhan oo dhan aniga ayaa furaya, idinka uu waxa la idiinka baahanyahay wixii gudaha ka socda siyaasada inaad ogaataan, Ninka la yidhaahdo ina cambaashe ee Jaamac Siyaad ee Ciidanka wata isaga Kalsooni intee leeg ayaa laga qabnaa? Maxamed Kaahin: horta isagu waa isku fiicanyahay kow dheh, laakiin hada Culays badan baa lagu hayaa oo xagaa kale kaga socda, xaganan kolkaa doonaynaa inaan Culays kale ka saarno, marka annaku waanu wada xidhiidhnaa Culays fara badan baa laga saara, Nimanka xagan jooga ee Dawlada ku jiraana waa niman Khayr beeleyaal ah oo xataa meelayntiisana aan xanaanayn,laakiin anniga ayaa hada barmaamuj wada hada aan leeyahay Ninka dee halaga war hayo ileen hadii kale waa la inaga kaxaysanayaaye oo mar mar ha loo yeedho, laakiin ma xuma inamadeenana waa uu hagi karaa ciidanka ah oo waliba Eeriyada laascaanood waxa u badan Niman Reer Burco ah oo jooga. SSC :Maxamad Kaahinow horta ragii hore ee ***** adigaa ku jira ragaanu ku kalsoonahay hadii aanu Isaaqnahay oo Ninka ugu weyn baa tahay, waxa weeyaan dawladan hada dhisay madaxda ku jirta ee *****ga ah niman aanu Kalsooni ku qaadan karno oo ku qanaacsanahay maaha? Maxamed Kaahin:walaahi dad badan ayaa sidaasa kow dheh, ragii reer Somaliland ee ilaa bari fog joogay maaha,anaga laftaydu markii dawlada laa dhisayay qolada ugu badan ee aanu hawshooda ka hadalnay ee la isku qabsaday ayay ka mid ahayd oo aniga waaban isku dhaacnay oo waxaan idhi horta Nimanka Isaaqa cidii la rabo ha laga qaato,oo waxaan idhi dee bahashu in badan bay soo dhisnayde raga laga qaadanayaan waa inay ahaadaan rag la taaban karo, waayo raga qaarna waligood waxay ahaayeen Somaliland qaarna toban jeer inta ay yimaadeen hadana noqday oo aanu halkan ku haynaa, waxaana ka mid ah kan iminka Wasiirka Warfaafinta laga dhigay oo ugu horeeya, SSC: Xaabsade miyaa? Maxamed Kaahin: Haa dabcan. SSC :Ninkaasi ma kula tahay in uu la soo xidhiidho madaxda ******teeniya ugu waaweyn ee Maraykanka joogta? Maxamed Kaahin: waanu ognahay waanu ognahay.
-
Dhamaan Madax Ku Sheega SNM OO Taleefanadii Iska wada Bedelay OO Xitaa Caruurtooda Aamini Waayey Inay Taleefan Kula Hadlaan ALLSSC.COM Kadib markii sirdoonka SSC ay ka qabteen qabqablayaasha SNM sir iyo nacaybka ay u hayaan bulshada SSC ayay waxay bilaabeen inay lambaradii lagu yiqiin wada bedelaan. Hada Hargeysa waxaa ka socda inaan nimanka madaxda isku sheegaa taleefan kuwada hadal, ku balamaana inay isugu yimaadaan xafiisyada iyo makhaayadaha iyagoo aan is aaminayan. Siilaanyo ayaa lasoo sheegayaa inuu shaqadii ak eryey ninkii talefanka u geeyey kuna eedeeyey inuu SSC lacag ka qaatay. Siilaanyo oo uga taliaya SNM gurigii Moorgan ayaa shaqaalaysiieyey siduu ina Cali Waraabe sheegay marya calas kasoo jeeda Burco oo ahaa ragii kula taliyey inuu Kalshaale u xalaaleeyo beeshiisa intuu kursiga SNM-ta ku fadhiyo ayuu dhowaan u sheegay inay yihiin wax ma garad jar ka tuuray kurisigii uu geed dheer iyo dhowba 50ka sano u fuulayey. Sirdoonka SSC wuxuu kaloo hayaa siro badan oo kale oo markii loo baahdo la shaacin doono. Siilaanyo ayaa sidoo kale laga sugayaa inuu Garaadadii iyo cuqaashii uu sheegay inuu laaluusho xidhiidhna la lee yahay ee uu kashifay iyagoon weli howshiisii u fulin wuxuu kula hadli doono, in laga duubana u dhow hadalkooda danbe. ALLSSC.COM
-
Qaybtii Labaad Waraysigii Sirdoonka SSC Ka Duubeen Maxamed Kaahin-(Maqal) Halkan Ka Dhegayso Wareysi Sir Ah - Maxamed Kaahin (Part 2) http://www.zshare.net/audio/8809491601db0994/ Hargeysa,(Lasanod Online)- Weli fari kama qodna waraysiyadii sirdoonka SSC ka duubeen madaxda sare ee Maamulka Somaliland..waxaad maanta nala dhegaysataan.. Dagaal ooge Maxamed Kaahin iyo nacaybka uu hayo reer SSC iyo cadaawada ninkan ka buuxda. ----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------- Sirdoonka SSC oo la xidhiidhay Wasiirka Gaashaandhiga SNM Axmed Xaaji Cali Cadami Halka Dhegeyso Wareysi Sir Ah - Ahmed Cadami http://www.xargaga.net/images/file/Abaar/Wasiir_Cadami.ram xargaga@live.com
-
Somalidiid website WaryaTV: Wareesiyada Sirta Ah http://www.waryatv.com/read/article/9862 Waxa keliya ee meeshaas ku jiraa waxa weeye in nin lahjadiisa la garan karo uu indhasarcaad u dhigay nimankaas madaxda ah. Waxa ayaan darro kale ah in taliyihii ciidamada qaranka ee Somaliland, Nuux Taani, uu wiil yar oo SSC ah uu taleefoonada madaxda u qaybiyo oo weliba u warramo. Arrinkaas ayaa ah mid khatar ku ah amniga qaranka ee Somaliland una baahan in tallaabo deg deg ah laga qaado. Waa marka ugu horreysa eh waxa ayaan darro ah in nin ay caddahay lahjadiisu oo si fudud loo garan karo inaanu ka soo jeedin beesha uu kolba sheeganayo uu indhasarcaad ku wada sameeyo madaxda Somaliland oo dhan. Waxa haddaba isweydiin leh maxaa faa’ido ama guul ah oo la taaban karo oo uga soo kordhay SSC waraysiyadan ay duubteen ee madaxda Somaliland? Marak hore waxa ugu muhiimsan waraysiyadan qarsoodiga ah ka Madaxweynaha, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Waxaana hadalkiisa ka muuqata in so odaytinimo, dibloomaasinimo iyo nabadoonimo ay ku jirto uu u hadlay, taasina ay muujinayso in marka si qarsoodi ah loola hadlayo iyo marka uu si fagaare ah uga hadlayaba uu hadalkiisu isku mid yahay ee aan wax munaafaqnimo ahi ku jirin marnaba. Mujaahid Maxamed Kaahin ma aha nin xil u haya dowladda haddii runta laga hadlana maalintii ay SNM iyadoo oodaheeda wadata ay soo gashay waa ninkii ku guntaday inaan Laas Caanood la weerarin. Haddalada uu ku hadlayna ma aha qaar ka tarjumaya siyaasadda dowladda ee ku aaddan gobollada bari, umana hadli karo dowladda laakiin waxa muuqata inuu niyad jab ka muujiyay in madaxda dowladda ee beeshaas ka soo jeeddaa ay ka gaabiyeen doorkii looga baahnaa inay ka ciyaaraan khilaakhka bariga ka taagan halka isaga iyo rag kale oo farabadan ay laba dibble u xidheen beeshoodii oo ay ku qasbeen inay wax kasta bilaa shuruud ku aqbalaan. Waa nin dhaliilsan in nimankaas odayaasha ahi ay waajibaadkoodii ku aaddanaa beeshooda ay ka soo baxaan sida isaga iyo kuwa kale ee beeshiisa ka soo jeeda ay uga soo baxeen waajibaadkoodii. Inkastoo uu hadalka si kale u dhigi kari lahaa wax sir ah oo uu ku hadlay ma jirto. Faysal Cali Waraabe hadlakiisa ayey dadku moodaan wax aad u weyn oo sir ah hase ahaatee hadlada uu ku hadlay ee ah in Habar Awal, Habar Jeclo iyo Arab ay ka shireen oo uu isagu ku guulaysan lahaa tartanka madxweynenimada ee Somaliland waa fakir uu horeba u qabay oo shacabka reer Somaliland aan la yaab gelinayn. Waa dhab oo waa laga codeeyey Faysal Cali Waraabee oo dadkii ay isku deegaanka ahaayeen ee ka filayey inay codka siiyaan sida Sacad Muuse iyo Arab oo reer Hargeysa ah- may siin codkoodii. Sababta loogu codayn wayay ma ahayn in reer ahaan looga soo horjeedo balse marka isaga iyo Siilaanyo la is-bar bardhigay ayaa loo arkay in ninka meesha ku habbooni uu yahay Axmed Siilaanyo. Faysal awalba nin caadifi ah ayuu ahaa, immikana wuxuu hore u sheegi jiray ayuunbuu sheegay ee malaha waxani waxay u cusub yihiin SSCda. Waxa is-weydiin leh waa maxay sirta weyn ee waraysiyadan ku jirta? WARYA TV
-
Somalidiid websites Hadhwanaag "maanta waxa ka dhacay ceebtii ugu xumayd ee soo wajahda siyaasiinta reer somaliland" madaxwayne siilaanyo ,, nuux taani iyo gudoomiye faysal cali waraabe ha iska casilaan xilka umada sirta ay bixiyeen darteeed salaan ka dib waxaan rabaa inaan halkan ka iftiimiyo war ku saabsan waraysiyo la sheegay in laga qaaday madaxwayanah somaliland mr siilaanyuyo ,, mujaahid mohamed kaahin ahmed iyo taliyaha ciidanka qaranka somaliland nuux taani iyo mudane faysal cali waraabe ,, halkaas oo ay dhamaantood kaga hadleen sirta qaranka iyo waxyaabo aan munaasib ku ahayn inuu ku hadlo nin ama qof sida xilalka ama mansabyada ay umada reer somaliland u hayaan ,, hadaba markaan dhagaysatay ka dib waxaan qirayaa inaan arkay codadkooda oo ku hadlaya ama bixinaya waraysiyo aan qof somaliland u dhashay jeclaysanlahayn ,, ama qof weliba oo u dhashay somaliland uu ka naxay markuu maqlay.. aad baan uga xumahay dad siyaasiyiin sheeganaya ama madax umad dhan u ah inay si fudud ku bixiyaan sirta qaranka oo ay u gudbiyaan qof anaay hubi cida uu yahay oo kala soo xidhiidhay dibada halkaas oo aan odhan karo maanta waxa ka dhacay ceebtii ugu xumayd ee soo wajahda siyaasiinta reer somaliland ,,, waxan aad ugu nasiib badnayn waraysiga laga hayo mudane siilaanyo oo uu ka baydhay inuu ka jawaabo suaaaalo aad xasaasi u ahaaa ooo uu si kooban uga jawaabay ,, sualaahaas oo haduu si kale ama sida ay rabeen dadkii waraysanayay uga jawaabi lahaa maanta qaran jab ku noqon lahayd umada reer somaliland ,, taas oo aan odhan karo wuxuu madaxwayne siilaanyo ku badbaaday maadama uu yahay nin diplomaasi ah suaaalo badan oo xanaf lahaana si dadban uga jawaabay ,, hadaba ceeb waxa dhigay ,,, mudane faysal cali waraabe oo u hadlay sidii qof suuqa ku qayilaya ka dib markuu u kala saaray umada reer somalialnd xaafado iyo dad dano gaar ah isku bahaystay ,, aniga oo qirsan in faysal cali warabe yahay siyaasi fudud oo ana ka fiirsan cida uu la hadlayo ama hadalka uu odhanayo hada´na waxaan ka xumahay waraysiga noocaas ah eeuu siiyay qof aanu garanayn ama aanuu hubin waxa uu yahay ,, mujaahid mahamed kaahin aad baan uga xumahay hadalo badan oo uu ku hadlay anigoo arinkan haduu dhabyahay ku soo koobaya masiibadii ugu xumayd ee siyaasi reer somaliland ah laga arko muddo badan ... waxaan ka codsanayaa madaxda waraysiyadaas bixisay inay umada u sheegaaan cida ka qaaday iyo sababta ay sidaas oo dhan ugu warameen qof yar oo qurbaha ku nool hadii ay leeyihiin waxay ahaayeen waxaas wax aan jirin wa ainay keenaan cadayn buuxda oo aan ku qanaci karo hadan nahay umada reer somaliland ,... hadii ay tahay dabin loo dhigay oo ay galeeena waaa in siyaasi kasta oo xil u haya umada is casilaa si ay u noqoto inay meesha ka baxday ragii sirtooda la qabtay inay umada sii hogaamiyeen digniin ; siyaasi kastaa waa inuu iska hubiyaa qofka uu la hadlayo ama uu siinayo waraysi maadama ay somaliland tahay umad cadaw badan yeelatay azin olol kakka22@hotmail.com ----------------------------------------------- Somalidiid Website Hadhwanaag :digniin ku socota siyasinta cidmada iyo hogamiysha somaliland kaga timi qurba joogta somaliland? dig niin ku socta hogamiysha xisbiya siyasda somaliland dhamaan hadaanu nahay qurba joogta somaliland waaxnu uga digayna in ay iska ilaliyaan tephoneda laga soo wacayo debeda ee dig niin ku socta hogamiysha xisbiya siyasda somaliland dhamaan hadaanu nahay qurba joogta somaliland waaxnu uga digayna in ay iska ilaliyaan tephoneda laga soo wacayo debeda ee lasga dhigayo qurba joogta soma;iland anay wadaan wax yalaha foosha xun qolada somaliland diidka ah kuwa u jooga qurbaha ee naas nuujiya sida ay colaad uga dhalin lahyen wadanka sommaliland kuwaaso u fulay geed dheer iyo geed gaban sida ay u dumin lahyeen somaliland taasuna may noqon mid dhab ah oo naftooda ayay hafrayaan waxana aan leyahay siyasiiynta dadka nocaas ah waa in ay iska ilailyaan ee ka wareysanya sirta qaran ka sirta cidanka sirta wadanka gabi ahaan ba telfonada aan la garayn bal hadaba waxa ay sameyeen taliya cidanka qaran somaliland ayay wareysteen yagoo ku wareysanaya jahliyada somaliland baanu nahay nooga waran cidamada somaliland maka soo baxayaan dhulka ay joogan waxana ugu jawabay sida tan maya hada awaxa ay soo qoreen sida ay warabahintoda ay u galiyeen in ay ka dhigtaan ban shaqo ay ukala dheryaan sirta qaranka somaliland hadaba ila dhagyesta dhagystayaal cajilkan ay dubeen ayna soo galiyeen war bahintooda la dhaho http://www.xargaga.net abwaan mustafegaagale mustafegaagale@hotmail.com ----------------- Somalidiid website : Digniin Culus oo ku socota Madaxda Iyo Masuuliyiinta Golayaasha Baarlamanka Iyo Golaha Guurtida. Marka Hore Waxaansalaamaya Dhamaan Saxaafada Sharafta Leh Somaliland. Ee Sida Daacada Ugu Adeegata Bulshada Gudaha Iyo Dabadaba Joogta. Digniin Culus oo ku socota Madaxda Iyo Masuuliyiinta Golayaasha Baarlamanka Iyo Golaha Guurtida. Marka Hore Waxaansalaamaya Dhamaan Saxaafada Sharafta Leh Somaliland. Ee Sida Daacada Ugu Adeegata Bulshada Gudaha Iyo Dabadaba Joogta. Waxaan Idin Leeyahay Ilaahay Haydinka Abaal Mariyo Hawshaad Haysaan Aamiin. Hadaan Usoo Noqdo Digniintan Waxay Kusocotaa Dhamaan Intaan Kor Kuxusay Madaxda Iyo Golayaasha Somaliland Oo Dhan. Waxa Igu Kalifay Digniintan Ama Maqaalkan Oo Ah Mid Aad U Mihiima Inaan Usoo Gudbiyo Madaxda Iyo Muwaadiniinta Markii Aan Arkay. Saxaafada kooxa Somaliland Diidkaha Sida Buuhoodle Iyo Taleex Iyo Boocame Oo qoray Hadalo Iyo Waxay Sir Ku Sheegeen Aanse Ahayn Wax Wayn Ayse Rabaan Inay Helaan Siraha Iyo Xogta Madaxda Iyo Masuuliyiinta Sare. Ee Somaliland (Be Carrefull Allways). Cadawga Iyo Xumaan Doonka Markaa Waxaan Usoo Jeedinayaa Talo Tay Aniga Ila Tahay Madaxda Iyo Masuuliyiinta Somaliland Inay Ka Taxadiraan Taleefoonada Ay Ku Waraysanayaan Dadka Iska Dhigaaya Jaaliyadaha Dibada. Inkastoo Aanlaga Maarmayn In Laysku Waraysto By tlf. Hadan Waa Inay Aad U Taxadiraan Madaxduna Waa Inay Yeeshaan Tilifoono Ugaara. Waliba Mobilada Aad Iyo Aad Halooga Taxadiro. Iyo Kuwa Kaleba Waayo Waxay Kooxaha Nabadiidka Ahi Ay Heegan Uyihiin Inay Is Nacsiiyaan Madaxda Muwaadiniinta Ah Ee Kasoo Jeeda Sool Iyo Buuhoodle Ee Gartay Waar Dadkiina Iyo Dalkiina Wax Laqaybsada Iyo Madaxda Iyo Masuuliyiinta Kale Ee Ay Wada Sheeqeeyaan Ee Reer Somaliland. Waxaan Somaliland Diidka Aanu Ilaahay Uga Baryaynaa Inu Ilaahay Soo Hadeeyo Oo Soo Hanuuniyo Aamiin. Fidmo Iyo Foolxumo Iyo Xaasidnimo Iyo Xasarad Ayaa Khayrkood Kareebtay.Xaqa Ilaahay Haydin Garansiiyo Dhib Ayaad Rabtaa Iyo Dagaal Iyo Colaade. Wiilkuma Dhashee Ogaada. Xishooda Oo Ilaahay Ka Xishooda Oo Waalaydinka Xishoonayaaye. Is Daba Qabta Oo Gunimada Kasoo Laabta xaqa Ilaahay Haydin Garansiiyo Marwalba Wabilaahi Towfiiq Ilaahay Ayaa Mahad Iska Leh Xamse ayaanle copenhegan Huudi1975@hotmail.com
-
SSC Secret Service wire tapped Warlord Siilaanyo and entire SNM mafia leaders Dhagayso Hadaladii Horjoogayaasha Maamulka Hargaysa ee Ciidamadda Sirdoonkeenu SSC ay duubeen Ciidamadda Sirdoonka ee SSC ayaa soo fagaya codad sir ah oo ay ka duubeen qaar ka mid ah Horjoogayaasha Maamulka Siilaanyo kuwas oo ay kala hadlayaa hagardaamooyinka ay la damacsan yihiin shacabka SSC si shirqooladda ay dhawaan, Sirdoonka SSC waxa ay shacabka SSC ugu talo galeen codadkan in ay ku ogaadaan cadaawadda, ciilka iyo jabka ay inoo hayaan Beesha ***** iyo Maamulkooda Waxana wali dhawaan ay Ciidamadda Sirdoonku soo bandhigi doonaan codad kale oo horle kuwaas oo ay ka mid yihiin Gaboose iyo Cadami ha moogaan Allssc 1. Warlord Siilaanyo - Wareysi Sir ah http://www.zshare.net/audio/880564009b3e5fb0/ 2. Warlord Nuux Tani - Wareysi Sir ah http://xargaga.net/images/file/Abaar/Col_Nuux_Taani.rm ---------------- Sir: Faysal Cali Waraabe Xukunka Jamhada SNM Waxaa Isku Xeeray North Hergeisa Iyo East Burco subclans Marlabaad waxaan la qarin karin Xogta ay heleen Ciidanka Sirdoonka SSC kuwan oo u dhabagalay Caqliga iyo Ra’yiga ay qabaan Cadowga Shacabka iyo Deegaanka SSC. - Halkan Ka dhageyso wareysi sir ah http://allssc.com/wp-content/uploads/2011/03/Faysal-Cali-Waraabe-Oo-Laga-Helay-Sir-Hoose1.mp3 Codkan oo laga duubay Faysal Cali waraabe iyo Qolo ay isku hayb yihiin oo Dagal Dalka Maraykanka. Hadaba Faysal oo dhabta iyo xaqiiqda u taab taabanaya hoosna ugu dhaadhacay arinta dhabta ah ee Jamhada SNM.
-
AfricaOwn;699898 wrote: I will claim Las Anod and Buhoodle just as you claim my Erigavo and other parts of Sanaag. Its all fair right? I'm not the one crying however. You started this thread, meaning it is you who is crying. Keep claiming other people's land like Las Anod, Buhoodle, Las Qorey, Erigavo, Dhahar, Badhanand Yaqoori, when other people claim Hargeisa, Burco, Odweyne, Berbera, , and sheikh don't cry...............
-
AfricaOwn;699880 wrote: How hypocritical of them . Its really hard for people to side with confused bunch. If we draw the map of Sanaag based on clans then they would in fact be claiming other clans land? lol So-Somaliland is the mother of all hypocrisy, and hypocrites. Somalidiid-land clan faction is saying that they want independence and self-determination, when they attacking other people and regions. Clan secessionists are crazy people. Somalidiid-land clan faction already claims other people land like Sool, Sanaag, Cayn, Maakhir, and Awdal. Why do clan secessionists claim Las Anod, Buhoodle, Boocame, Taleex, Yagoori, Widhwidh, Xudun, Gumeys, Las Qorey, Ceergaabo, Badhan, Dhahar, Borame, Zeylac.................. You complaining about other people claiming your "land", when you support your clan faction Somaliland claiming, attacking, and invading other people land !!!!
-
Jacaylbaro;699805 wrote: Somaliland ma jirto ,, iyo waa lagu mudaaharaadayaa kala saara bal ..... Yes, Somaliland ma jirto, people of SSC don't recognize so-called Somaliland, similarly UN and all the 200 countries of world don't recognize so-called Somaliland. Like Shabaab, there is criminal faction within Somalia called SNM Clan faction, SNM constantly attack SSC civilians and innocent people.