
Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
SNM Clan Enclave Ratcheting Up its Aggression on SSC Regions PRESS RELEASE,(NSUM)- Pepped up by its recent occupation of Widhwidh, the one-clan dominated secessionist enclave based in Hargeisa has ratcheted up its aggression against the SSC people. Next on their target is Buuhoodle, the capital of the Cayn region, and the second biggest town in the SSC regions. Rather than go for a costly frontal attack, their chosen option is a stealthy creeping encroachment on the town; occupying new areas and moving forward as new opportunities arise. This was partly the tactic they used to capture Lascanod. What is new this time, however, is the use of their clan to play their part in the struggle while at the same time dispossessing the SSC people of their land to the extent possible. Taking advantage of the inevitable clashes between the SSC defenders and the clans from the other side, Somaliland militia, masquerading as peacekeepers, would then move to the area and stay put. This is what is now happening at Kalshaale. Next time, the same scenario will be repeated at other areas closer and closer to Buuhoodle. Taking their signal from their militia at Kalshaale, a motley of Somaliland peacemakers, consisting of traditional elders and officials from the different organs of its administration, are now on their way from Hargeisa heading to the new "front" pretending to be peace makers. As much as the SSC people are peace-loving people, they can not be fooled by the motives of a high powered "emissary" from the secessionist administration whose presence in the area is not so much to make peace but to portray themselves as the legitimate government of the area and its people. This is unacceptable to the SSC people. They can not sit down with secessionists whose mission is not only to dismember Somalia but also to subjugate the SSC regions and its people. The SSC people, however, would welcome peaceful dialogue with their traditional counterparts but any agreement reached must be based on mutual respect for each other's territorial patrimony. While neighboring clans can share grazing and water as they have done in the past to the benefit of all, the SSC people would not accept any encroachment on their land through "settlements", "baraako" and other facts on the ground, meant as a front to the eventual claim of the area. This is how Qorulugud has passed to the wrong hands in the first place. A number of factors are encouraging Somaliland to embark on its misguided adventure in the SSC regions. For one thing, it fears no military intervention from a Somali government itself struggling for its survival. Secondly, Somaliland correctly sees the Puntland regional administration, of which the SSC regions are co-founders, as a toothless bull-dog having no stomach to defend or liberate the SSC regions. Indeed, many SSC people accuse it, rightly or wrongly, of not only failing to defend the area against Somaliland's incursion but to have connived in this act and continues to do so. But if Puntland's administration has betrayed the SSC regions, that does not go for its kindred clans. What the SSC people are facing is basically an aggressive clan masquerading as a State, albeit a rebel secessionist enclave. In the absence of intervention from a Somali government or Puntland administration, it behoves other kindred Puntland clans to come to their brethren's rescue. Puntland was created as a collective defense of its constituent members against outside threats. What is happening now to the SSC regions could happen tomorrow to others in Puntland. No matter how long and painful it might it entail, the SSC people, true to their history, will never succumb to the secessionist aggression but will resist it and ultimately defeat it. The rest of Somalia needs no reminding that this aggression is not only against the unionist SSC people alone. It is against Somalia and its unity. It therefore behoves the Somali government and all Somali unionists to speak up against this heinous crime against the unionist SSC people. The international community for its part, and above all the AU, the Secretary General of the UN as well as to his Special Representative for Somalia, and all who have stakes in peace in Somalia and overall stability in the Horn of Africa, would need to be more than passive spectators in this dangerous situation in SSC regions. NSUM , Executive Committee.
-
Wafti Balaadhan OO Ay Hogaaminayeen Garaad Jaamac Garaad Cali Iyo Hogaamiyaha SSC Dr. Saleeban Ciise Ahmed Soo Gaadhay Nairobi Boqolaal ka tirsan shacabka magaalada Nairobi ku dhaqan ee ka soo jeeda SSC ayaa halkaas ku soo dhaweeyey Wufuuda SSC, Waxaa soo dhaweynta si weyn uga qayb qaatay Barbaarta gaashaaman kuwaasoo isugu jira Wiilal iyo Gabdho, Barbaarta gaashaman ayaa waxay ku labisnaayeen dharka hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed iyo weliba calanka Soomaaliya oo ay bartanka ugaga xardhanayd calamaada SSC. Markii wufuudu soo degtay ayaa waxa hal mar laga dareemay Gegida caalamiga ah ee Jomo Kenyatta International Airport, sawaxanka iyo sacabka Rayn raynta leh ee shucuubta SSC. Waxaana arintaas ay soo jiidatay dareenka dadweynihii Garoonka ka dhoofayey soona dagayey, kuwaasoo aad u daawanayey ciyaarta hidaha iyo dhaqanka iyo Labista caajibka ah ee ay soo bandhigeen shacabka Soomaaliyeed ee SSC. Qaar badan oo ka mid ah dadweynihii garoonka isticmaalayey oo ah dadka midabka cad cad ayaa su'aalo badan weydiinayey shacabka , sida ma madaxweynihii Soomaaliya soo dagaya? iyo su'aalo kale oo badan. Wufuuda oo hadal kooban saxaafada siisay ayaa sheegay inay guul ku soo dhamaysteen arimihii qaran ee ay u tageen Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, isla markaana war faah faahsan ay sii doonaan saxaafada gudaha iyo debedaba bacda Nasashadooda. Waxaana loo soo galbiyey hoygii ay ka dagi lahaayeen magaalada Nairobi, ayadoo ay daafaha ka soo raacen tobanaan gawaadhi ah oo bilicsani. Dhanka kale waxaa soo dhaweynta ka qaybqaatay Madax waaxda Arimaha debeda ee SSC Pro: Mahamuud Ali Jaamac oo xalay asaguna soo gaadhay magaaalada Nairobi, wuxuuna Pro: Jaamac sheegay inuu magaalad DJibout kula soo kulmay madax ka tirsan dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti. Dhamaan madaxda SSC ayaa lagu wadaa in ay bacda nasashadooda ay warbixino iyo shirar la geli doonaan Shacabka SSC ee ku dhaqan Nairobi, ayagoo u sharaxi doona waxii ay kala soo kulmeen magaalada muqdisho ee xarunta u ah dalka Soomaaliya Intii ay ku sugnaayeen magaalada Muqdisho, waxay kulamo gaar gaar ah la qaateen madaxda u saraysa dalka Soomaaliya sida, madaxweynaha, Ra'iisal wasaaraha iyo Gudoonka Barlamaanka Soomaaliya, oo ay guud ahaan kala hadlayeen qadiyada Soomaaliya gaar ahaan tan SSC. Abdiwahab Mohamed Abdiweyne nairobi kenay
-
Wufuudii SSC OO Nairobi Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Wafti Balaadhan oo ay Hogaaminayeen Garaadka Guud ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac iyo Hogaamiyaha SSC Dr: Suleymaan Ciise Axmed ayaa soo gaadhay maagaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Boqolaal ka tirsan shacabka magaalada Nairobi ku dhaqan ee ka soo jeeda SSC ayaa halkaas ku soo dhaweeyey Wufuuda SSC, Waxaa soo dhaweynta si weyn uga qayb qaatay Barbaarta gaashaaman kuwaasoo isugu jira Wiilal iyo Gabdho, Barbaarta gaashaman ayaa waxay ku labisnaayeen dharka hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed iyo weliba calanka Soomaaliya oo ay bartanka ugaga xardhanayd calamaada SSC. Markii wufuudu soo degtay ayaa waxa hal mar laga dareemay Gegida caalamiga ah ee Jomo Kenyatta International Airport, sawaxanka iyo sacabka Rayn raynta leh ee shucuubta SSC. Waxaana arintaas ay soo jiidatay dareenka dadweynihii Garoonka ka dhoofayey soona dagayey, kuwaasoo aad u daawanayey ciyaarta hidaha iyo dhaqanka iyo Labista caajibka ah ee ay soo bandhigeen shacabka Soomaaliyeed ee SSC. Qaar badan oo ka mid ah dadweynihii garoonka isticmaalayey oo ah dadka midabka cad cad ayaa su’aalo badan weydiinayey shacabka , sida ma madaxweynihii Soomaaliya soo dagaya? iyo su’aalo kale oo badan. Wufuuda oo hadal kooban saxaafada siisay ayaa sheegay inay guul ku soo dhamaysteen arimihii qaran ee ay u tageen Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, isla markaana war faah faahsan ay sii doonaan saxaafada gudaha iyo debedaba bacda Nasashadooda. Waxaana loo soo galbiyey hoygii ay ka dagi lahaayeen magaalada Nairobi, ayadoo ay daafaha ka soo raacen tobanaan gawaadhi ah oo bilicsani. Dhanka kale waxaa soo dhaweynta ka qaybqaatay Madax waaxda Arimaha debeda ee SSC Pro: Mahamuud Ali Jaamac oo xalay asaguna soo gaadhay magaaalada Nairobi, wuxuuna Pro: Jaamac sheegay inuu magaalad DJibout kula soo kulmay madax ka tirsan dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti. Dhamaan madaxda SSC ayaa lagu wadaa in ay bacda nasashadooda ay warbixino iyo shirar la geli doonaan Shacabka SSC ee ku dhaqan Nairobi, ayagoo u sharaxi doona waxii ay kala soo kulmeen magaalada Xamar ee xarunta u ah dalka Soomaaliya. Intii ay ku sugnaayeen magaalada Muqdisho, waxay kulamo gaar gaar ah la qaateen madaxda u saraysa dalka Soomaaliya sida, madaxweynaha, Ra’iisal wasaaraha iyo Gudoonka Barlamaanka Soomaaliya, oo ay guud ahaan kala hadlayeen qadiyada Soomaaliya gaar ahaan tan SSC. Suleiman Xaashi Dheere,
-
-
Garaad Abdirashid and Peace Delegation Attacked in Buuhoodle
Liibaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Taleexi: Mr. Somalia: Speaking on behalf of SSC we neither intend drinking our brethren's blood nor wish and, if history has any relevance we wanted/want all along that every Somali’s dignity be protected and his/her inalienable human rights be safeguarded..... The latter may be achieved through violence sometimes but personally, I am for more talk less violence if at all possible. However, any means necessary should be on the table. Isku soofaynta dadka ehelka ee qowmiyadu ka dhexayso faa’iidada laga helayo ma garan. Taleexi Well said, hadalkaaga xikmad badan baa ku jirta, ninkii caqli leh oo nabad raba uun baa fahmaya. -
Ok, walaal waa muhiim in lala yimado dulqaad iyo sabar sida aad ku talisay AS-Sabr MiftaaHu al-faraj ama Sabarku waa Furaha Khayrka Markaa khayr iyo wanaaq baanu u rajeenanaa shacabka soomaaliyeed oo dhan iyo Dalkeena SomaliWeyn( including Western Somalia, NFD, Djibouti, & Socotra)
-
Garaad Abdirashid and Peace Delegation Attacked in Buuhoodle
Liibaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Jacaylbaro: Few nabadiids cannot stop on Somaliland's way. I know those SSC junta are fueling clan wars but it aint happening ..... somalidiid are the nabaddiid and the jaar-wanaagdiid. Somalidiid clan militia cannot force SSC People and cannot stop the SSC-Somalia's way The reality is it is Somalidiid clan Militia that is fueling all kinds of wars including tribal wars in North Somalia -
Kamaavi, shacabka soomaaliyeed waa isku mid, waana walaalo aan kala fogeyn sida aad sheegtay, waxa laga hadlayo waa siyaasiinta dalka qasaya, 20 sano ee lasoo dhaafay, walina dhibtii ee ku hayaan ummada soomaaliyeed sii wada Anuu waxaan aaminsanahay in somalidu nabad, midnimo,isqadarin, ixtiraam, kaladanbeyn, iyo wanaag ku wada noolatu insha Allah
-
Originally posted by Mr. Somalia: quote:Originally posted by 'Liibaan': quote: Originally posted by Gheelle.T: Shacabka SSC qaarna waa ka soo horjeedaan qaarna waa la jiraan, taas yaa diiday Liibaanoow! Dhamaan shacabka SSC iyo Maakhir waa kasoo horjeedaan SSC Warlord Liibaan, walaale, bal sentence-kaas ku noqo! I think you wanted to say..."Dhamaan shacabka SSC iyo Maakhir waa kasoo horjeedaan FAROOLE "--Inkastoo been cad ey tahay. Mr. Puntland, Waa run waana xaqiiq in dhamaan shacabka SSC kasoo horjeedaan Faroole, xitaa inta yar ee rabta in laga sii mid ahaado wixii la isku odhan jiray Puntland, waa kuwa ugu daran ee kasoo horjeeda Faroole. SSC people hate Puntland politicians who work with Somalidiid like Faroole, Abdi samad shire, Cadde Muuse, and they hate more the traitors who serve for somalidiid Haabsade, Sandulle, Baashe,Farax Askar Husein even more
-
Kamaavi, Iska daa dad badan sida Faroole, Siilaanyo, iyo Libaahe ayaa sas iyo waali ka qaaday SSC, dadkaa habeenkii maba seexdaan, sababtuna ee tahay xanuun
-
Originally posted by Gheelle.T: Liibaan, annakoo yaa ah? Taageerayaasha Faroole ee aaminsan inay adeerkood Faroole si indho la'aan ah u difaacaan, khalad ama sax sida Gheele, Libaax,Duke, Thankful, peace action, dal aqoon,cowke, Mr. Puntland, shilling etc Bilan is the only good Puntlander, although she supports Puntland she is against Faroole's all out war and crusade against SSC. Why those from SSC, Goldogob & Maakhir don't support Faroole/Puntland like the real puntlanders? because they are not Puntlanders or maybe they are parttime puntlanders as Mr. Puntland always remind us in this forum Naasir, Xudeedi, Hunguri,Dabshid,Paragon, Malika, Aliyah, me, Che, Taleexi, Khadar, Naxar Nugaaleed, Soo maal, Duufaan, Ismail Mire, and Koore Tuunshe ma arkasid ayagoo difaacaya Puntland, Faroole, Ali Shire, ama Ilka jiir Originally posted by Gheelle.T: Wali xammaasad baa kaa muuqata? ! Adna waxaa kaa muuqda macangagnimo Ninka dhibaatada waa Faroole iyo maamulku sheega Puntland, in khaladka la saxo ayaa haboon, hadii kale waxba ma hagaagayaan Originally posted by Gheelle.T: Faroole waa shaqsi qof kastaa xaq u leh inuu ka soo hor jeesto. Sheikh Shariif waa shakhsi, siyab Barre waa shakhsi, Caydiid waa shakhsi, Siilaanyo waa shakhsi Bush waa shakhsi, Obama waa shakhsi Qofku markuu xil hayo wanaag waa keeni karaan, waxna waa burburin karaa Shacabka SSC siyaasada xun ee Faroole iyo Puntland waa kasoo horjeedaan sida uu Faroole iyo kuwa taageera uga soo horjeedaan Sheikh Shariif Waad ogtahay dad badan oo kasoo jeeda gobolada bari ayaa kasoo horjeeday Madaxweyna Siyaad Barre Originally posted by Gheelle.T: Shacabka SSC qaarna waa ka soo horjeedaan qaarna waa la jiraan, taas yaa diiday Liibaanoow! Dhamaan shacabka SSC iyo Maakhir waa kasoo horjeedaan Warlord Faroole
-
Gheele idinku hamaasada iska daaya iyo indho la'aanta aad ku taageerasaan Warlord Faroole Haadii Faroole uu kasoo horjeedo Sheikh Shariif, Shacabka SSC ayana xaq ayee u lee yihiin inay kasoo hor jeestaan Faroole Buura wadal cidna ma hoos timaado, anba waan ku tusi karaa sawir saraakiisha SSC oo jooga Buura Wadal
-
Originally posted by Gheelle.T: reer Taleex iyo nimankiina Ugaaryahn qof uga dhow ma laha. Ee eedda reerka kaliya ka daa Forget about Las Anod, Yaqoori and Buhoodle since they hate Faroole and don't want Puntland at this time Why Puntland doesn't control Taleex, Xudun, and Buura wadal???? Faroole should rule Taleex, if Taleex support Faroole, because Somaliland is expanding its rule in SSC, now Somalialnd is in Tukaraq very close to Garowe Faroole inta badan waxaa ee isku dayaan inay kala qeybiyaan shacabka SSC, wax shqeynaya maaha Faroole waxa u fiican inuu wax qabtu intuu iska daaya isku dirka iyo kala qeybinta Dadka reer Taleex inta badan waxa ee taageersan yihiin Hogaanka SSC, Wasiirka Difaaca ee SSC waa from Taleex
-
Taageerayaasha Faroole, waxa ee rabaan inay Odeygooda khalad iyo saxba indho la’aan ku difaacaan, waxa fiican in wax la saxo, 4 sano ee ugu danbeeyey Puntland wado khaldan aye ku socotaa, Foroole waxa uu noqday ka daroo dibi dhal Dadka Faroole taageeraya dulmi iyo xaqdarro aye ku taageerayaan, Cadaalad kama jirtu ex-Puntland, Faroole dagaal iyo kula jiraa shacabka SSC iyo Maakhir Faroole Puntland oo dhan buu bililiqeystay, waa xaaaraan inuu hadana uu bililiqeystu Dowlada Federaalka, iskuma darsan karo, inuu wax kasta afka u dhigtu, taa waa iimaan la’aan Markaa hadii xaqa laga hadlo waa Faroole ninka sheekada fogeeyey ee meel kasta la taagan SSC waa argagaxiso, shacabka Garowe ayaga oo taagan Salaadii Ciidaa ayuu Faroole bilbaabay sheekadii aheed inuu SSC la dagaal lagalayo, inuu geed gaaban iyi mid dheer ba u fuulaya siduu ula dagaalami lahaa SSC, inuu raadsanayo ama la shaqeeenayo Siilaanyo si u la dagaalama SSC - Faroole need to answer why he cares the SSC seat in Farmaajo cabinet ? when Faroole and his Puntland Admin doesn’t care at all Las Anod and SSC Region - Faroole need to understand that claiming SSC on paper only will NOT give him the right to appoint SSC representatives in Fderal Somalo Government, - Faroole believes those from SSDF subclan like Omar Abdurashid and Abduwali don’t need permission from Puntland, - BUT those from SSC and Goldogob like Abdukarim and C/rashiid Khaliif Xaashi need permission from Puntland, because Faroole cannot trust SSC/Goldogob since the majority of SSC , Maakhir and Goldogob are against Current Puntland particularly
-
Dawlada Federaalka oo Maamul Goboleedka SSC U Ansixisay Labo Kun OO Askari (Riinji.com)Warar hordhac oo ka soo baxaya Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in Dawlada Federaalka iyo Hogaanka SSC ee Muqdisho jooga in ay heshiisyo waafaqsan dastuurka Faralisimka ah ay isla gaadheen isla markaana ay Dawladu taakulooyin kala duwan ay siin doonana Maamulka SSC. Hogaanka Maamulka SSC Mr Saleebaan Xaglatoosiye ayaa hubka iyo saanada Melleteri lagu wareejiyay waxyar kadib markii uu idlaaday kulan uu la qaatay Madaxda Dawadala Federaalka . Madaxweyne Shariif ayaa la xaqiijiyay inuu bixiyay amarka SSC lagu gudoonsiiyay hubka iyo saanadda Melleteri. Socdaalka Xasaasiyadda dhaliyay ee wafdiga SSC ku joogaan Muqdisho uuna ka soo dhexmuuqdo garaadka guud ee beelaha Sool,Sanaag iyo Ceeyn Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa la soo weriyay inuu ka shaqeeyay Wasiirka cusub ee warfaafinta,boostaha iyo isgaarsiinta Mr Cabdi Kariim Jaamac. Somaliland iyo Puntland ayaa xasaasiyad xoogan ka qaaday safarka wafdiga culus ee SSC ka jooga Muqdisho. Taariikhda waa markii ugu horeysay ee wafdi uu ka mid yahay garaadka guud ee beesha SSC uu tago Muqdisho. Socdaalka Garaad Jaamac ku jooga Muqdisho iyo soo dhaweeynta loogu sameeyay degaanka ay ku badan yihiin beelaha Hawiyaha ayaa noqonaya mid samir siiyay Puntland iyo Somaliland oo rajo ka qabay inay wax kama jiraan ka soo qaadaan Maamulka SSC. Dhulbahantaha sida muuqato waxay doonayaan inay labaatan sano kadib helaan maamul ay u madax banaan yihiin,waxaana la rumeeysan in socdaalka wafdiga SSC ee jooga Muqdisho riixay isku duubni iyo midnimo ay ku dhiiradaan Jaaliyadaha beesha SSC. Wafdiga SSC waxaa ay degan yihiin Hotelka Amiira oo KM5 halkaas oo amaankeeda aad loo adkeeyay,ayna ku wareegsan yihiin Ciidamo u daacadda Jeneral Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid. Jeneral Qaybdiid oo la hadlay Waagacusub wuxuu sheegay inuu Garaad Jaamac iyo Xaglatoosiye kala hadlay sidii iskaashi iyo gaashaanbuur loogu sameeyn lahaa Galmudug iyo SSC,wuxuuna xusay in wafdiga SSC lagu casuumay Magaaladda Galkacyo ee gobolka Mudug. Si kastaba ha ahaatee,Wafdiga ayaa lagu wadaa inay dib ugu laabtaan degaanadda SSC waxaana garoonka Muqdisho ka qaadi doonta diyaarad qaasa oo dowlada labada Shariif u diyaarisay. YASIN MAXAMED AXMED
-
-
Originally posted by xiinfaniin: This is a political marvel: Gabal is fiercely defending the TFG . And we have here Libaax-Sankataabte, Mr. Puntland, and Shilling fiercely defending Faroole and his Puntland subclan militia, and opposing TFG for no good reason. The only problem is Omar Abdurashid is no longer PM and there is two new ministers in the PM Farmaajo's cabinet who are from SSC and Goldogob. - - - - - - - - - - - - - Isha Qodaxda Mudaysa Ma’aragto Salaam ka bacdi Ciid wanaagsan dhamaan ummada Somaali meel walba aad ku nooshi-hiinba .. waxaa ilaahay ka baryaya waa habeeno ciide inu Soomaali ka dhigo dal madax-banaan oo leh nabad, bash-bash iyo barwaaqo. Intaa ka dib waxaa maanta illa shalay la qaa-daadhigaya arinka ereyga sharka xun uu ka dhawaajiyey shiikha beesha muhiimka is biday, irbada qabyaaladeed ku mudantahay ee aanba joojineyn xumaan ka talinta iyo bir aslida Cabdiraxmaan faroole oo malaha u dad gaara ku beer-laxaawsanaayo isagoo malaha ujeedadiisu tahay inu halaq laba afle ah luqunta ugu duubo umadda reerk Punt-land .. Runti insaanka ka weyin-meysid mid taariikhda taxan iyo xaalada waaqiciga taagan ka been sheega oo aan awood u lahayn garashada ciyaaraha geemka siyaasadeed ee socta oo garashada xumida haysa tuhun kaa galayo ah ma yahay axdkaan faroole mid wax u kala soocan-yihiin Shimbir walba codkiisa ayuu ciyaa .. Shiikha beesha Mr.Cabdiraxmaan faroole oo aanan garaneyn sidu ugu marqaamay amase ku daawaday awooda tunkiisa dhalanteedka ah ee aanu dan ugu jirin .. maa-maah ayaa oraneysa ” isha qodaxdi mudi lahayd ma aragto” Siikha beeshiisa hor fadhiya Faroole marku rog rogay maskaxdiisi qabyaalada harka cad lugeyneysa oo uu si bareera uga baahiyey qarjacjacdiisi laanta BBC isagoo aan geed ugu soo gaban gardareysiga labada Professor waa Cabdi Rashiid Khaliif iyo Cabdi-kariim oo ka gadooday qaabka lagu siiyey wasiirnimada malaha sida loo qaatay uga gogol lahaa in isaga lagala tashado oo dabadeed reerkiisa si gaara ugu muraadsadaan .. dabcan guuxi iyo carradi mr. faroole waxay keentay in bulshadi Soomaali dacalada caalamka ku nooleyd ay damiirkii caqliga iyo jirka ka dubaaxiyaan oo maanta toosh weyn meel kasta looga eegayo shiikhaas damaca qabyaalada cajiibka la gabaneyn, waxaana muuqatay in Mr. faroole cirbihi is jaray cawardiisiina dibada soo dhigay waana sida ay dad badani doonayeen in waxa caynkaas ah lala arko sida ay u adagtahay in lala noolaado amase wax lala qaybsado oo aysan ka muuqan rajo ka soo socota Sheekada Labada wasiir Professorada ah ee shiikh Puntland magac dhabay ee baxriga ku ah culuunta sayniska siyaasada dhaqaalaha haddi loo baahdana buuxinkara culuumta islaamka marjacna ka noqonkaraan laga wanaagsan inaan ku dheeraado,waxaanse kaliya xusaya in horay labadaas professor madaxweyne Shariif loogu soo xulay dhismaha maareynta maamulka dawladnimo oo dabadeed sida ay wax u qurxiyeen si maqsuud ah loogu sacab tumay, haddana markii u hindisaayey Mudane Maxamed Farmaajo dhismihi dawladiisa waxuu door biday ineysan meel uga banaaneyn basaasiinta qoor-gooyada ku caan baxay yiraahda mansab ha la ii dhiibo qoorgooyadi hadda waan ka haraye iyo maxaad aaminsantahay oo halkoodi dhigay professoro bira iyo aqoonyahano maxaa taqaan lagu xushay, arintu si kastaba ha ahaate Cabdiramaan Faroolow haddi aad labadaas professor aad uga baahato maareynta iyo qurxinta maamulka qiirada qabiil kaaga dhiiqoobay waa kaala hadli-karnaa, shiddo la’aanna wey ku caawinikaran. Bisqin rag bay kuu geysaa, ragse kaamo celiso .. Cabdirax-maan Faroole oo intuu is lahaa siyaasi isu muuji oo dhig khidado ulajeedo habowsan leh ayuu ka badin waayey .. ileyn nin meeli u cadahay meeli ka madowe inu maanta falaadkiisi dagaalka ku jeheeyo meel ka dhac qabiilo gaara, aflagaado qof werar, magac-dhaw toos ah iyo hayb si mutaxan farta loogu godo intaaso oo ka reeban diinta, dhaqanka iyo dadnimadaba .. hanfade run sheeg ma aha halka dantu ku jirtana ma garto wixiisuna waa hinbiriirsi oo aragti wanaagsan ma laha sidaa daraadeed Mr.Office Boy Waa faroole oo xidigiisi dhacay talaabo kasta uu qaado waxuu ka dhaxla “Uf siyaaso xume,qiyaas Xumaa” oo marna guul ma horseedo balse markasta shabeel miranaaya ayuu afka uga dhaca ileyn waa shakhsi shaqo uusan geyne oo deel qaaf ku ahayd lagula kufaye, laakiin isagu markasta waxuu isu qaataa ruux muhime .. Dadkii Puntland gaajo darteed caloosha ayey ka qaansoobeen mr. Faroolana waa dhurwaagi dhargi aqoon waayey sidu mac-macanki umada u cunaayey iyo kiiskii xaaraanta burcad-badeeda wax ka leefaayey sidey rabto ha ku soo gashe ayaa calooshiina faaxda noqotay oo dabadeed dadnimadi dibada ka noqotay, mana aha nin xil qaadi-kara umana qalmo oo ha ogaado in la iska daba yimid oo arinka sidi hore usan ahayn, waxaa socota saansaan maxkamadeed oo loo diyaariyey kuwa afduubka ku haya maraakiibta caalamka badaha goosheysa oo sir-doonka iyo dipolomaasiyada caalamka cadeeyeen isagu in la tuhunsanyahay. Beelaha reer Punt-land beerka iska og oo mid waliba waxuu la socdaa waxa kan kale ku jira uurkiisa shar iyo kheyrba key tahayba, oo inta badan lama oga iney naxariis isu hayaan iyo waxa ay isla damacsanyihiin.. hadana guudka baa lagu wada socdaa oo qolo qolo ayaa la isku xaq-dhawraa, ilkahana waa la isu cadeeyaa oo la isu dabal joogteynayaa ..Hadal intuu Uur kaaga ku jiro buu amaanadaa yahay .. laakiin haddi u soo dhaafo dibnahaaga waxaad ogaata in anu lahayn dabo la qabto oo waa taas maanta maskaxdaadi marneyd iyo hadalkaagi dhataqlaha ahaa ee aadan u meel-dayin aan qodaxdiisi araganay iyo miciyihii laabnaa oo aad nala gaadeysey oo ujeedaadu tahay in qosolka dhoola-cadeeynta aad na tusi jirtay aad ku dooneyso anagoo kuu dagan qosleyna inaad na xabaasho. Ujeedada iyo haatan aan daro mididu kalka ay boogtu tahay, nin waxa taagan aan garaneyn waxa soo socdadna ma garto .. Doox baa la maraya iyo bad-weyn .. Doonnida ninkii ay ridoow dan iyo xeeshaa ..Cabdi-raxmanow masuul-kasta waxuu qabto ama qaloociyo farxad iyo murug mid uun taariikhda ayaa xusta .. wixii horay Punt-land Dad iyo Maal nooga baxay reer ahaan amase nooga riiqmay waxaan ku qoreynaa buuga khasaaraha ” lost account” bal maanta waa adigaa garkii iyo madaxi noo soo xiirte bal nin walba waxuu hayo ha soo daayo ciidi wax ka daadanayaan waa la arki-doonaa waxaana ku sheegeyna SSC dib u noqonmaayo kii isku dayana waa ogyahay inu ceel dheer ka heesi-doono ee maalinta xanuunka mawdku ku soo hayo soo diyaar garow waa inoo dagaal wadani iyo mid reer .. waana la kala baxaya oo la is hursan-maayo .. intaa waxaan filaya inay waadix tahay. Mustafe Nuur - - - - - - - - - - - - - - BAAQ: Beesha Goldogob Waxay Ay Taageersan Yihiin Xukuumadda R/Wasaare Faramaajo, Kalsooni Buuxdana u Hayaan Wasiirka Beesha Ra’iisul Wasaare Maxamed Cabdullahi Maxamed waxa uu soo dhisay dowlad kooban oo tayo leh – arrintaas oo Soomaalida iyo bulshada caalamkuba ay soo dhaweeyeen. Hadaba waxgaradka beesha Goldogob waxay si buuxda u taageerayaan tallaabadaas is-bedel doonka ah ee Ra’iisul-Wasaarahu ku talaabsaday,waana ku bogaadineynaa, waxaana u aragnaa in ay tahay mid keeni karta in Qaranimadii Soomaaliyeed la soo celiyo. Xubnaha Golaha Wasiirada ee Wasiirka 1-aad uu soo xulay waan u hambalyayneynaa waxaana u aragnaa aqoon-yahano hufan hawshana ka bixi kara. Wasiirka Beesha Goldogob u galay golaha Wasiirada si gaar ah ayaan ugu hambalyayneynaa si buuxda ayaana kalsooni ugu qabnaa, waana u matalaa beesha. Xukuumadda Federaalka marka hore aqoon, karti iyo hufnaan ayuu Wasiirka 1-aad ku xulay – Soomaaliyana taas ayay u baahan tahay; marka xigana waxa uu ku saleeyey qaabka wax qaybsiga beelaha ee loo yaqaan 4.5; laguma dhisin xukuuumadda qaab gobollo iyo maamullo ah, Anaguna markasta waxaanu aaminsanahay midnimadda ummada Somaliyeed oo ah muqadis. 1-Suldaan-Maxamed Jamac Shire 21-Col-Maxamed Cali Xaashi Maxamud 2-Suldaan Subeyr xaaji maxamud 22-Cabdi Maxamed Axmed (CabdiBur) 3-Siciid Cabdi Maxamud 23-Cabdi Salaad xaaji 4-Gen-Axmed Cabdi Xaashi 24-Cumar Salaad Warfaa 5-Col-Maxamud Xersi Geesood 25-C/llahi Maxamud Suleeymaan 6-Col-Axmed Siciid Xaashi 26-Aweys Axmed Cali Noor 7-Col-C/llahi Diiriye Jama 27-Axmed Ismaciil Abdi Giir 8-Col-Duuliye Sare Farax Gandarshe 28-Axmed Maxamud Xersi 9-Col-Xasan Xaaji Maxamud Cilmi 29-Eng-Sadiq Maxamed Cali Xaashi 10-Col-Cali farax Cabdulle Xoosh 30-Cabdiqadir C/llahi Xasan Joof 11-Col-Cali Shiikh Xuseen 31-Muumin Aadan Axmed 12-Col-Cabdiqadir Ciise Ali 32-Mahad Maxamed Cali Ciise 13-Col-Bashiir Saciid Xasan Cadawe 33-Cabdinasir Cali Aadan (Joome) 14-Col-Axmed Jamac Seed 34-Saleebaan Siciid Dhoodi 15-Col-Saacid Dahir Siciid 35-Siciid Xashi Cigaal 16-Prof-Cawil Cali Dhuux 36-Cabdiqani farah ashkir 17-Eng-Abshir Cismaan Qayliye 37-Caaqil Cali Siciid Surcad 18-Eng-Cabdi fataax cali 38-Abwaan Cabdinasir CaliDahir Shabac(Dhaga dheere) 19-Saciid Axmed Maxamud (Baati ) 39-Ganacsade Cisman Salaad Cabdi 20-Caaqil Dahir Cigaal Badhawe 40-Maxamed C/rihman Wardheere Waad mahadsantihiin. Guddiga qabanqaabiyey. Cabdullahi Diiriye Jaamac Cabdulqaadir Ciise cali Saacid Daahir Siciid - - - - - - - - - - Jaaliyadda SSC ee Denver Colorado : C/Kariim Xassan Jaamac, wuxuu kuyimi rabitaanka shacabka SSC Anooga ah Jaaliyadda SSC ee ku dhaqan Denver Colorado iyo nawaaxigeeda , waxaanu canbaareynaynaa, kana soo horjeednaa hadalkii gefka ahaa ee ka soo yeedhay Madaxa maamulka bari C/Raxmaan Faroole, kaasoo uu ku Caadifeeyey kuna dafiray Jiritaanka beelweynta SSC. Waxaanu cadeynaynaa anagoo ah , shacabka ku abtirsada deegaanada SSC, waxaanu u sheegaynaa umadda Soomaaliyeed, madaxda iyo Barlamaanka Soomaaliyaba in aanu igmanayn isla markaana uu na matelo Dr: C/Kariim Xassan Jaamac, kuna raacsanahay magacaabistiisa oo ahayd mid ku timid rabitaanka, talada iyo soo jeedinta beesha iyo deeganada uu ka soo jeedo Waxaanu markale ku celinaynaa in uu na metelo mudane C/kariim Xassan Jaamac beeshiisa iyo deegaanadiisa, isla markaana ay Gef tahay in Faroole uu soo farageliyo danaha deegaanada kale ee aan hoos imaan, waxaana u sheegeynaa markale in C/Kariim aanu u dooranay inuu noo metelo Siyaasada dawladda Soomaaliya anagoo tixgelineyna, Aqoontiisa, kartidiisa iyo weliba wadaniyadiisa shakhsiyadeed. Taasoo uu ugu adeeg karo umadda Soomaaliyeed guud ahaantoodba, Dalka Soomaaliya maanta waxaa wax lagu qaybsadaa qabiil, dawladuna waxay ku dhisan tahay Nidaamka 4.5ka, mana jirto sabab uu Faroole u soo faragelin karo xaqa ay beeshani u lee dahay Booskeeda iyo cida ay u dhiibatay toona. Waxaana ku waanineynaa Mr: Faroole in uu kawaantobo faragelinta joogtada ah ee uu kuhayo SSC , waxaana wax laga xumaado ah inuu gaar u barbartilmaamaydsado labada wasiir ee aan ka soo jeedin beeshiisa, halka uu taageeray kii ka soo jeedey beeshooda. Waxayna arintani ku tusinkartaa siyaasad xumadiisa , waxaadna moodaa in Faroole uu noqday mas’uul loo soo diray kala irdheynta beelihii la is ku odhan jiray puntland , asagoo markastaba muujiyana maxabo uu u hayo dadyawga kale halka uu shacabka iyo deegaanada SSC-na uu geeska ku feedhayo.(horay baa loo yidhi Jeerso fooldhaqatay waxay is moodaa jibriil abokor) Ugu danbeyntii waxaan ugu baaqaynaa shacabka Soomaaliyeed inay la shaqeeyaan dawladda Federaalka ah, oo abid hada ka horoow aan loo dhisin gole wasaaradeed oo sidan tayo iy aqoon u leh, taasoo ka turjumaysa salka xukuumada oo ah Ra’iisal wasaaraha oo noqday nin aqoon iyo karti Hibo loo siiyey, taasoo dhaxal siisay inuu soo dhiso xukuumadan loo hanweyn yahay isla markaana kooban. Allaah ayaa mahadleh
-
Dr.Cali Khalif Galaydh;TFG,PLSL should recognize SSC
Liibaan replied to ismacil mire's topic in Politics
The Autonomous Regional State of SSC is reality on the ground and no one can deny The Federal Government of Somalia realized that SSC Region is very crucial and an integral part of United Somalia. Therefore, Somali Government decided to recognize and support the SSC people and their newly established state. Professor Ali Khalif Galaydh has given so many great advices and recommendations to the Federal Somali Government. and the Professor said Farmaajo's new cabinet is excellent choice, well educated, experienced, and respected Somali citizens. Masha Allah Somali people should give chance to the new Somali Government, and Insha Allah our Government will succeed, May Allah Bless Somalia amiin -
loooool same old same old....No Change In the so-called Somaliland, Former Siyad Barre Spy and Waran cadde Siyad Informer left, and Now Former Siyad Minister Siilaanyo and Siyad's Personal Doctor took over the Somali-diidland
-
Dr. Gaboose - with Siyad Barre trips before and now with Silanyo By Madeshi - A known Somalidiid writer, and Qabiilmews.com contributor Harowo Somaliland News http://harowo.com/2010/11/17/dr-gaboose-with-siyad-barre-trips-before-and-now-with-silanyo/ Doctor Gaboose, the current interior minister of Somaliland has been the personal doctor of his relative Dictator Mohamed Siyad Barre until the early 1991s. He has often flown with Barre for trips around the world and was among the most trusted personal doctors of the late dictator whose army levelled most of Somaliland cities. The same Doctor Gabooose is now accompanying president Silanyo of Somaliland in his trip to Ethiopia and then to the United Kingdom ,as local sites reported. Dr. Gaboose is Somali born to a mother of the ******* clan of Somalia and a father from Somaliland. He is a southerner who has little in touch with the culture of the locals and Somaliland traditions. He is a man that has always sought power through wealth and deception. He is currently the whip of president Silanyo against the people of Somaliland, particularly those that inhabit in Oodweyne and Sanaag. Background: 1. The Somali regime that Gaboose served : In 1969, during the power vacuum that followed the assassination of Somalia's second president, Abdirashid Ali Shermarke, the military staged a coup on October 21, (the day after Shermarke's funeral), and took over office. Barre was installed as president of the Supreme Revolutionary Council (SRC), the new government of Somalia. The SRC arrested members of the former government and banned political parties. The National Assembly was also abolished and the constitution suspended. The country was renamed the Somali Democratic Republic, and Barre became the spokesman and leader of the new revolutionary government. In 1971, he announced the regime's intention to phase out military rule. Barre's first and second vice presidents, Jama Korshel and Mahammad Ainanshe, were both arrested and imprisoned in 1970 and 1971 for attempting to overthrow the SRC regime. They were eventually executed .Siyad Barre was driven out Somali Melitais and later died in Nigeria in 1995. 2. The Somali National Movement ( SNM) that fought against Siyad Barre . in April 1981, a group of ***** dissidents (of which I was one of them ) living in Jeddah, Saudi Arabia formed the Somali National Movement (SNM), and at the end of 1981 it was announced in London, which subsequently became one of the Somalia's various freedom movements. The fighters wanted to overthrow Siad BarreSiad Barre's dictatorship and end the suffering of the people of Northern Somalia (currently Somaliland ). The SNM captured most parts of Somaliland in 1991 and declared the secession of Somaliland from Somalia in 1991. It is a shame that change has not been seen through Kulmiye leadership as expected by the people of Somaliland . Instead , old foes of Somaliland people became the new head of ministries in the country and are now representing the Somaliland public aboard. One may ask "why all the deaths and struggle during the SNM fighting in the 1980s if the same leaders in the old regime will simply relocate to the new administrations in Somaliland. The same goes for the former government of Riyale whose cabinet was also dominated by Siyad puppets." Unless President Silanyo fulfils the change that he has promised during his election campaign and cleans his cabinet by removing those that have stained records, then Somaliland people will not trust the new leadership and may not give their support to the ruling party in future elections .
-
Originally posted by bilan: ^^^ you just need to let it go, with friends like you who needs enemy, for your FYI the situation in LA is the product of the Puntland’s failure, it is collective failure of entire PL population whether they are from Mudug or Buuhoodle, so you need to see the big picture, maalmahaan ma odaygii Faroole ahaa baad wax la cabatay. Agree, with friends like Mr. Puntland and his boss Faroole who needs enemies. Buhoodle people deserve our support and recognition for their tireless efforts to defend their land from invaders. It was people of Buhoodle who defended Widhwidh, Bali Hadhac, Kalabaydh, etc and just yesterday people of Buhoodle defended Kalshaale from Somalidiid clan militia. Although, Buhoodle is under constant attacks, because of the brave people of Buhoodle, Buhoodle is still Free City alhamdulilah People of SSC are proud of Buhoodle people, because Buhoodle is the symbol of hope and pride for all SSC people. Now Buhoodle is the Capital of SSC Freedom Movement and Freedom Fighters