Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Originally posted by The Zack: As for the topic, Galaydh made a good point. Somalia's new cabinet consist of well-educated and heavy weight personnel. Well said Zack, Professor Galaydh and most somalis admit the fact, that Farmaajo's cabinet is well educated and qualified individuals, and most importantly this is the first cabinet without warlord or known criminal, it is a giant step in the right direction. Now, Somali people should give a chance to the new Somali Government for the sake of our country Somalia
  2. Originally posted by Naxar Nugaaleed: Mr. Somalia, seriously sxb, ha ku walan SSC. what you need to understand is this, the puntland confederacy was a security pact between brethren whose interest coincided. Clearly it has failed. At the end of the day, if SSC and Maakhir and Galdagob and God knows where decided to go their own, what is expected of you is to wish them luck. What animosity can there be between people of the nugaal vally, Sanaag, cayn, Bari and mudhug? None really, its small minded people like you and faroole who stoke this animosity. I understand faroole, his a nut case but what your beef with SSC? Naxar, Don't worry about Mr. Puntland, he just trying very hard to copy Faroole The majority of Puntland people are good and they are with SSC people and SSC Freedom movement Ninkan Mr. Puntland la dhaho sida Faroole ayuu ku waashay SSC, dad badan baa habeenkii seexin waayo Horumarka iyo Xoogaga SSC ayee xanuun ka qaadeen. Markaa waxaan ku la talin lahayn Mr. Puntland iyo adeekii Faroole inay iska daweeyaan xanuunka, cuqdada, iyo cadaawa ee u hayaan shacabka SSC
  3. Originally posted by Mr. Somalia: Naxar -- YOU LIE! The real ignominy and shame is the current fate of Las Canood. Now tell us,oh ye brave warrior and destroyer of Marfash corrals, when will that "kicking out" begin? Mr. Pirate, We know you and your boss Faroole [the Chief Pirate Officer] don't care about Las Anod or SSC. 2007, Somalidiid Militia defeated Cadde Muuse Militia in Las Anod, and after 3 years although Punland still claims Las Anod and SSC on paper, the Fact is Faroole Militia is very weak and unable to challenge the Somalidiid clan militia Just yesterday, Faroole was telling people of Garowe at the Eid Prayer, that Puntland will seek the help of Siilaanyo and Somaliland Militia for Puntland's own security and interests.
  4. Originally posted by Jacaylbaro: This is what the SSC group want ,, they must be smiling now and celebrating coz people died and there is a bloodshed. Not even respecting the Eid day ..... so sad Ilaahay ha u naxariisto intii ku dhimatay ,,,, JB stop the lies, SSC is promoting war in all regions of Somalia It is the Somalidiid malitia that always causes problems in North Somalia Somalidiid Malitia who started all wars in SSC Region, Yagoori (2001), Adhcadeeye (2004), Las Anod (2007), Tukaraq (2009), Holhol, Widhwidh, Balihadhac, Kalabaydh in 2010. and now Kalshaale It is always the somalidiid who luagh and celebrat when there is war in SSC. Now all somalidiid are happy because a somali muslim are killed in Kalshaale, and muslim blood is spilled. No surprise, everytime Somalidiid celebrate when somali people are massacred, in November 2007 when Somalidiid malitia invaded Laas Caanood, they killed residents and forced more than 50,000 to flee their homes. It is the culture of Somalidiid to attack somali muslim people in Eid Days, In November 15, 2007 when Somalidiid Clan Malitia invaded Laas Caanood, it was Eid Al-Fitr day, all people of Las Anod vividly remember that Eid day when Somalidiid Clan Militia invaded their town, and occupied. And on this Eid Aladha, Somalidiid Clan Militia attacked Kalshaale Town (SSC), as part of their expansionist plans to invade more SSC regoins. Waligood ba waa layaqaanay inay SNM-Somalidiidku inuu ka xishoon Ciidaha iyo maalmaha ee muslimiintu qadariyaan Allah haa ka qabtu sharka Somalidiid, dadka muslimiinta ah ee ciidayey Maalinta Barakeesan
  5. BAAQ: UJEEDO BEESHA Galdogob SIDA AY U ARAGTO HADALKII C/RAXMAAN FAROOLE UJEEDO BEESHA Galdogob SIDA AY U ARAGTO HADALKII C/RAXMAAN FAROOLE EE WASIIRADA TFG IYO GO’AANKII HADA LAGA QAATAY KU: DHAMAAN SAXAAFADA DHINACYADEEDA KALA DUWAN ANAGA OO KA XUN SIDA U HADALKAAS U YIRI IYO SIDA UU U FASIRNAA LABADABA OGNA MEESHA UU SALKA KU HAYO WAXAAN UGA TACSIYAYNAYNAA SHACABKII KHASABKA KU AHAYD IN AYAGA OO CIBAADO U TAAGAN COLAAD LAGU GU’DOONSIIYO. WAXAAN KALE OO XASUUSINAYNAA FAROOLE IN PUNTLAND AY KA DHALATAY SADEXDII URUR EE USP..SSDF..SNDU SIDA KU CAD AXDIGA PUNTLAND FAROOLENA UU ISKA INDHO TIRAY. MUDANE FAROOLE UU CADEEYAY IN WASIIRKA Beesha Bariga/Puntland LABADA WASIIR EE KALE Galdogob IYO SSC AYSAN MATALIN SHACABKODA MAADAAMA AAN LASOO MARIN FAROOLE . WAXAAN KA XUNAHAY HAB DHAQANKA FAROOLE EE CAGA JUGLAYNTA NIN JECLAYSIGA IYO ISLAWAYNIDA EEXDA QAR ISKA XOORNIMADU KU DHEEHANTAHAY UU KU HAYO BEESHA TANADE IYO DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED IN DHAWAAN AAN GO’AAN DHAXAL GAL AH KA QAADAN DOONO MAAMULKA FAROOLE WAXAAN DHAWAAN SHIR KU DAG DAG AH KU QABAN DOONAA DAG GAALKACYO KAAS OO WAXII KA SOO BAXA DAG DAG AAN IDIIN SOO GAARSIIN DOONO WAXAA LAGU WARGALINAYA GUDOOMIYIHII UGU DANBEEYAY EE URURKII SNDU IN UU SIDA UGU DHAQSIYAHA BADAN KU SOO GALO GALKACYO HALKAAS OO BEESHU SHIR KU LEEDAHAY MAHADSANID GUDOOMIYHA GOLAHA DHEXE EE SNDU
  6. Galdogob Times:Hadalladi Dhataqa Uu Ka Dhawaajiyey Faroole Oo Baddi Kicisay..Doonidu Ninkay Ridoow Dan Iyo Xeeeshaa Tuesday, 16 November 2010 Salaam ka bacdi Ciid wanaagsan dhamaan ummada Somaali meel walba aad ku nooshi-hiinba .. waxaa ilaahay ka baryaya waa habeeno ciide inu Soomaali ka dhigo dal madax-banaan oo leh nabad, bash-bash iyo barwaaqo. Intaa ka dib waxaa maanta illa shalay la qaa-daadhigaya arinka ereyga sharka xun uu ka dhawaajiyey shiikha beesha muhiimka is biday, irbada qabyaaladeed ku mudantahay ee aanba joojineyn xumaan ka talinta iyo bir aslida Cabdiraxmaan faroole oo malaha u dad gaara ku beer-laxaawsanaayo isagoo malaha ujeedadiisu tahay inu halaq laba afle ah luqunta ugu duubo umadda reerk Punt-land .. Runti insaanka ka weyin-meysid mid taariikhda taxan iyo xaalada waaqiciga taagan ka been sheega oo aan awood u lahayn garashada ciyaaraha geemka siyaasadeed ee socta oo garashada xumida haysa tuhun kaa galayo ah ma yahay axdkaan faroole mid wax u kala soocan-yihiin Shimbir walba codkiisa ayuu ciyaa .. Shiikha beesha Mr.Cabdiraxmaan faroole oo aanan garaneyn sidu ugu marqaamay amase ku daawaday awooda tunkiisa dhalanteedka ah ee aanu dan ugu jirin .. maa-maah ayaa oraneysa " isha qodaxdi mudi lahayd ma aragto" Siikha beeshiisa hor fadhiya Faroole marku rog rogay maskaxdiisi qabyaalada harka cad lugeyneysa oo uu si bareera uga baahiyey qarjacjacdiisi laanta BBC isagoo aan geed ugu soo gaban gardareysiga labada Professor waa Cabdi Rashiid Khaliif iyo Cabdi-kariim oo ka gadooday qaabka lagu siiyey wasiirnimada malaha sida loo qaatay uga gogol lahaa in isaga lagala tashado oo dabadeed reerkiisa si gaara ugu muraadsadaan .. dabcan guuxi iyo carradi mr. faroole waxay keentay in bulshadi Soomaali dacalada caalamka ku nooleyd ay damiirkii caqliga iyo jirka ka dubaaxiyaan oo maanta toosh weyn meel kasta looga eegayo shiikhaas damaca qabyaalada cajiibka la gabaneyn, waxaana muuqatay in Mr. faroole cirbihi is jaray cawardiisiina dibada soo dhigay waana sida ay dad badani doonayeen in waxa caynkaas ah lala arko sida ay u adagtahay in lala noolaado amase wax lala qaybsado oo aysan ka muuqan rajo ka soo socota Sheekada Labada wasiir Professorada ah ee shiikh Puntland magac dhabay ee baxriga ku ah culuunta sayniska siyaasada dhaqaalaha haddi loo baahdana buuxinkara culuumta islaamka marjacna ka noqonkaraan laga wanaagsan inaan ku dheeraado,waxaanse kaliya xusaya in horay labadaas professor madaxweyne Shariif loogu soo xulay dhismaha maareynta maamulka dawladnimo oo dabadeed sida ay wax u qurxiyeen si maqsuud ah loogu sacab tumay, haddana markii u hindisaayey Mudane Maxamed Farmaajo dhismihi dawladiisa waxuu door biday ineysan meel uga banaaneyn basaasiinta qoor-gooyada ku caan baxay yiraahda mansab ha la ii dhiibo qoorgooyadi hadda waan ka haraye iyo maxaad aaminsantahay oo halkoodi dhigay professoro bira iyo aqoonyahano maxaa taqaan lagu xushay, arintu si kastaba ha ahaate Cabdiramaan Faroolow haddi aad labadaas professor aad uga baahato maareynta iyo qurxinta maamulka qiirada qabiil kaaga dhiiqoobay waa kaala hadli-karnaa, shiddo la'aanna wey ku caawinikaran. Bisqin rag bay kuu geysaa, ragse kaamo celiso .. Cabdirax-maan Faroole oo intuu is lahaa siyaasi isu muuji oo dhig khidado ulajeedo habowsan leh ayuu ka badin waayey .. ileyn nin meeli u cadahay meeli ka madowe inu maanta falaadkiisi dagaalka ku jeheeyo meel ka dhac qabiilo gaara, aflagaado qof werar, magac-dhaw toos ah iyo hayb si mutaxan farta loogu godo intaaso oo ka reeban diinta, dhaqanka iyo dadnimadaba .. hanfade run sheeg ma aha halka dantu ku jirtana ma garto wixiisuna waa hinbiriirsi oo aragti wanaagsan ma laha sidaa daraadeed Mr.Office Boy Waa faroole oo xidigiisi dhacay talaabo kasta uu qaado waxuu ka dhaxla "Uf siyaaso xume,qiyaas Xumaa" oo marna guul ma horseedo balse markasta shabeel miranaaya ayuu afka uga dhaca ileyn waa shakhsi shaqo uusan geyne oo deel qaaf ku ahayd lagula kufaye, laakiin isagu markasta waxuu isu qaataa ruux muhime .. Dadkii Puntland gaajo darteed caloosha ayey ka qaansoobeen mr. Faroolana waa dhurwaagi dhargi aqoon waayey sidu mac-macanki umada u cunaayey iyo kiiskii xaaraanta burcad-badeeda wax ka leefaayey sidey rabto ha ku soo gashe ayaa calooshiina faaxda noqotay oo dabadeed dadnimadi dibada ka noqotay, mana aha nin xil qaadi-kara umana qalmo oo ha ogaado in la iska daba yimid oo arinka sidi hore usan ahayn, waxaa socota saansaan maxkamadeed oo loo diyaariyey kuwa afduubka ku haya maraakiibta caalamka badaha goosheysa oo sir-doonka iyo dipolomaasiyada caalamka cadeeyeen isagu in la tuhunsanyahay. Beelaha reer Punt-land beerka iska og oo mid waliba waxuu la socdaa waxa kan kale ku jira uurkiisa shar iyo kheyrba key tahayba, oo inta badan lama oga iney naxariis isu hayaan iyo waxa ay isla damacsanyihiin.. hadana guudka baa lagu wada socdaa oo qolo qolo ayaa la isku xaq-dhawraa, ilkahana waa la isu cadeeyaa oo la isu dabal joogteynayaa ..Hadal intuu Uur kaaga ku jiro buu amaanadaa yahay .. laakiin haddi u soo dhaafo dibnahaaga waxaad ogaata in anu lahayn dabo la qabto oo waa taas maanta maskaxdaadi marneyd iyo hadalkaagi dhataqlaha ahaa ee aadan u meel-dayin aan qodaxdiisi araganay iyo miciyihii laabnaa oo aad nala gaadeysey oo ujeedaadu tahay in qosolka dhoola-cadeeynta aad na tusi jirtay aad ku dooneyso anagoo kuu dagan qosleyna inaad na xabaasho. Ujeedada iyo haatan aan daro mididu kalka ay boogtu tahay, nin waxa taagan aan garaneyn waxa soo socdadna ma garto .. Doox baa la maraya iyo bad-weyn .. Doonnida ninkii ay ridoow dan iyo xeeshaa ..Cabdi-raxmanow masuul-kasta waxuu qabto ama qaloociyo farxad iyo murug mid uun taariikhda ayaa xusta .. wixii horay Punt-land Dad iyo Maal nooga baxay reer ahaan amase nooga riiqmay waxaan ku qoreynaa buuga khasaaraha " lost account" bal maanta waa adigaa garkii iyo madaxi noo soo xiirte bal nin walba waxuu hayo ha soo daayo ciidi wax ka daadanayaan waa la arki-doonaa waxaana ku sheegeyna Beesha Galdogob dib u noqonmaayo kii isku dayana waa ogyahay inu ceel dheer ka heesi-doono ee maalinta xanuunka mawdku ku soo hayo soo diyaar garow waa inoo dagaal wadani iyo mid reer .. waana la kala baxaya oo la is hursan-maayo .. intaa waxaan filaya inay waadix tahay.
  7. Originally posted by Gabbal: I don't understand where Faroole or Puntland state are coming from. Puntland clearly is unable to take Laas Caanood from Somaliland, why then be so opposed to local's efforts to act in that regard? Is Puntland's fear a successful local takeover of Laascaanood from Somaliland that that effectively degletimizes Puntland's control? "Waxaanu ognahay in niman Xamar loogu yeeray, hub iyo lacag loo balanqaaday" :confused: Gabbal, Walaal, Just like you people of SSC don't understand where fool faroole and Puntland subclan militia are coming from !!! Puntland was defeated by Somaliland clan Militia back in 2007 in Las Anod, After 3 years Puntland is either weak or doesn't care about SSC Region Now People of SSC don't understand why Fool Faroole and his Puntland sub-clan faction are against SSC People and SSC Freedom Movement who want to liberate their land? SSC people know that Faroole and his sub-clan faction fear so much if SSC people and SSC freedom movement succeed and liberate Laas Caanood and all SSC Regions. Faroole told people of Garowe at Eid Prayer, that he will fight against SSC Freedom Movement in every way possible, he added that members of SSC cannot come to Garowe, North Galkacyo, and Bosaso, SSC members cannot use Puntland Airport, sea ports, etc Also, Fool Faroole said he will seek the support of Warlord Siilaanyo and Somaliland Clan Militia as a part of his war against SSC people and SSC Freedom Movement
  8. Jaaliyadda SSC Ee Bariga Africa: C/Kariim Xassan Jaamac, wuxuu metelaa Beesha SSC anaagana dirsanay”. Waxaa maanta hadal qoraal ah ka soo saaray magaalada Nairobi Jaaliyadda SSC ee ku dhaqan dalka Kenya. Qoraalkan oo uu ku saxeexnaaye gudida Jaaliyadda SSC ee barriga Afrika ayaa u qornaa sidan. Baaq Canbaareyn ah. Anooga ah gudida Jaaliyadda ***** ee ku dhaqan Bartahamaha iyo Bariga Afrika, waxaanu canbaareynaynaa, kana soo horjeednaa hadalkii gefka ahaa ee ka soo yeedhay Madaxweynaha maamul goboleedka Putland C/Raxmaan Faroole, kaasoo uu ku daadifeeyey kuna dafiray Jiritaanka beelweynta Dhulabahante. Waxaana si weyn u diidanahay hadalka nuxurkiisu ahaa yasitaanka, ee uu talada beesha *********** isi siiyey, asagoo is iloowsiinaya in beeshani ay aayaheeda ka tashatay una madaxbanaan tahay. Waxaanu cadeynaynaa anagoo ah aqooyankii, gudid iyo guud ahaan jaaliyada ******** ee ku abtirsada deegaanada SSC, waxaanu u sheegaynaa umadda Soomaaliyeed, madaxda iyo Barlamaanka Soomaaliyaba in aanu igmanayn isla markaana uu na matelo Dr: C/Kariim Xassan Jaamac, kuna raacsanahay magacaabistiisa oo ahayd mid ku timid rabitaanka, talada iyo soo jeedinta beesha iyo deeganada uu ka dhashay. Waxaanu markale ku celinaynaa in uu metelo mudane C/kariim Xassan Jaamac beeshiisa iyo deegaanadiisa, isla markaana ay Gef tahay in Faroole uu soo farageliyo danaha deegaanada kale ee aan hoos imaan, waxaana u sheegeynaa markale in C/Kariim aanu u dooranay inuu noo metelo Siyaasada dawladda Soomaaliya anagoo tixgelineyna, Aqoontiisa, kartidiisa iyo weliba wadaniyadiisa shakhsiyadeed. Taasoo uu ugu adeeg karo umadda Soomaaliyeed guud ahaantoodba, Dalka Soomaaliya maanta waxaa wax lagu qaybsadaa qabiil, dawladuna waxay ku dhisan tahay Nidaamka 4.5ka, mana jirto sabab uu Faroole u soo faragelin karo xaqa ay beeshani u lee dahay Booskeeda iyo cida ay u dhiibatay toona. Waxaana ku waanineynaa Mr: Faroole inuu joojiyo cadawaada uu ka dhex beerayo dadka walalaha ah ee uu magacooda huwan yahay, waxaana wax laga xumaado ah inuu gaar u barbartilmaamaydsado labada wasiir ee aan ka soo jeedin beeshiisa, halka uu taageeray kii ka soo jeedey beeshooda. Waxayna arintani dhalin kartaa kala shaki soo kala dhexgala dadka Hilbuhu ka dhexeeyaan, waxaadna moodaa in Faroole uu noqday mas’uul loo soo diray kala irdheynta beelaha walalaha ah , asagoo amrkastaba muujiyana maxabo uu u hayo dadyawga kale halka uu shacabka iyo deegaanada SSC-na uu geeska ku feedhayo. Ugu danbeyntii waxaan ugu baaqaynaa shacabka Soomaaliyeed inay la shaqeeyaan dawladda Federaalka ah, oo abid hada ka horoow aan loo dhisin gole wasaaradeed oo sidan tayo iy aqoon u leh, taasoo ka turjumaysa salka xukuumada oo ah Ra’iisal wasaaraha oo noqday nin aqoon iyo karti Hibo loo siiyey, taasoo dhaxal siisay inuu soo dhiso xukuumadan loo hanweyn yahay isla markaana kooban. Allaah ayaa mahadleh, Waxaa na soo gaadhsiiyey Gudida Jaaliyadda SSC ee Bartamaha iyo Bariga Afrika. jidbaale [ November 17, 2010, 08:23 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  9. Originally posted by Libaax-Sankataabte: Yes, but Mujaahid, Cadami is not from the clan you have in mind. Thankful is still correct by arguing that no one from the main Maakhir clan holds any "significant" position in Somaliland. Likewise Faroole believes that the new PM Farmaajo,Minister C/kariin Xasan Jaamac( SSC), and Minister C/rashiid Khaliif Xaashi (Goldogob), all the 3 Somali politicians are NOT from the the right Clan
  10. Awdal Not Happy as Well The New Prime Minister of Somalia Ignores The Seats Of The Awdal Tribe In His Government Awdalpress – London – The Awdal tribe are the real Somali people who live the remote region of Somalia also known as Somaliland. They have been denied participation in the Somali Government. The Awdal tribe are peaceful and settled people who have enormous educators like PhD’s and international writers in Somalia and the Diaspora. They are at the frontline and elites when it comes to the international Somali affairs. When I lived in Mogadishu we were called “Jews” because of our hunger for education. Therefore we were the brains of the former Somali administration. President Siad Barre was not fond of Awdal’s either having referred to us as “Indians”. Despite the difficult times, faced with discrimination, the Awdal were the first to form a University after the collapse of the country. They understand the importance of educating people to maintain peace for the young generation. They were aware of the consequences which is, in fact, unfolding now in Somalia now. We therefore are puzzled as to why we have been forbidden participation in the cabinets of the government. The refusal to allow Awdal involvement is neither down to logic or rationality but the fear and unfamiliarity of the good deeds the Awdal tribe have made in Somalia in the past. On behalf of the Awdal tribe we are shocked by the current situation of exclusion as oppose to inclusion yet we believe we should be allowed to be at the frontline to help better Somalia. Thus every tribe must be included in shaping the future of Somalia and all stakeholders should be involved for a prosperous Somalia. We have a lot to bring to the table and we have a history of being impartial peacemakers and look forward to future participation.
  11. Funny, Puntland To Withdraw Support from TFG also Faroole & Puntland are already against the New Government DHAGEYSO: C/raxmaan Faroole "Sadexda Wasiir Midka Beesha Puntland Waana Matela laakiin Kuwa SSC & Galdogob Waa Billiliqo, SSC waxaa Ku Qayliyey Malakul Jibriil, Argagaxisadu Galgala Waxay galeen Laascaanood iyo Ceerigaabo, Maamulka Siilaanyo ee Somaliland Waxaanu Leenahay Naga Raali Noqda, Nabadana Nagala Shaqeeya Maanta oo ciid ahayd waxaa isna madashii ciida ee Garoowe afkiisa Furtay Mr Faroole oo sheegay in xidhiidhkii ka dhexeeyay Dowlada Somaaliya uu go’ayo maadaama wasiirada loo magacaabay Puntland aysan iyagu soo xulan ee jeebka Farmaajo ka yimaadeen. waxaa wax lala yaabo noqotay intii la abuuray DKM weligeed lagalama tashan Puntland magacaabista wasiirada DKM waayo waa federal system Cabdilaahi Yuusufna siduu doonoo ka yeeli jiray maxaa keenay qayladan is daba joogta. Hadaba mar aan u kuur galay sababta dhabta ah waxay noqotay in maamulka ex Puntland uu aad uga xun yahay in jagadiii raisulwasaaranimo gacanta u gashay reer aan ahayn beesha Beesha Puntland ay noqon doonto taariikh iyo mid soo noqoqonta. - - - - Faroole oo Ka Jeediyay Hadalo oo u Badnaa Cabasho iyo Calaacal Salaadii Ciida ee Garowe “ Waxaa la Yiri sadax Wasiir ayad ku leedihin taasi Waa been,Hal wasiir ayaa nala siiyay” ayuu si jilicsan u Yiri faroole. “Anaga Kuwaas Nama matalaan hadaad wax u dhiibateen iyo hadii kale” ayuu markale asaga oo Cabanaya Yiri faroole. “Aanagu Waan ka Baxnay Dowlada federaalka hadan la helayn waxaan hore u heli jiray” Mudane C/raxmaan faroole ayaa manta Salaadii Ciida, waxa uu kaga hadlay arimo badan oo ku aadan siyaasada soomaaliya iyo tan Danta Beeshiisa . Faroole oo la hadlayay dadkii iskugu soo baxay Saalada Ciida ayaa halkaas kaga hadlay hadalo Cabasho u badan oo ku aadan Dowlada KMG ee uu Hogaamiyo Madaxweyne shariif, asaga oo dhaliilay qaabka uu Wasiirada Cusub u soo dhisay farmaajo. C/raxmaan faroole ayaa waxuu sheegay in maamulka Puntland uu matalo Wasiirka Dr. C/Wali Maxamed , laakiin Dr. C/kariin Xasan Jaamac iyo C/rashiid Khaliif Xaashi aysan matalin ayna yihiina rag colaad u haya puntland kuna sheegay wasiiro laga billiliqaystay maamulkiisa. faroole ayaa ku tilmaamay Dr. C/kariim xasan Jaamac nin burburinaya puntland. Waxaa dhanka kale Mudane Faroole Qaylo dhaan u dirsaday Maamulka SNM taas uu kaga dalbanayay in la soo cadaadiyo Maamulka SSC iyo Shacabkeeedaba , Siilaanyo oo adeegsanaya raaskiisa ayaa markiba weerar ku qaaday gobolka Cayn Halkaasoo ilaa hada ay colaadu ka aloosan tahay iyada oo laguna doonayo in lagu mashquuliyo hanaan socodka Maamulka Sool Sanaag Cayn.
  12. November 16, 2010 The New Prime Minister of Somalia Ignores The Seats Of The Awdal Tribe In His Government Awdalpress – London – The Awdal tribe are the real Somali people who live the remote region of Somalia also known as Somaliland. They have been denied participation in the Somali Government. The Awdal tribe are peaceful and settled people who have enormous educators like PhD’s and international writers in Somalia and the Diaspora. They are at the frontline and elites when it comes to the international Somali affairs. When I lived in Mogadishu we were called “Jews” because of our hunger for education. Therefore we were the brains of the former Somali administration. President Siad Barre was not fond of Awdal’s either having referred to us as “Indians”. Despite the difficult times, faced with discrimination, the Awdal were the first to form a University after the collapse of the country. They understand the importance of educating people to maintain peace for the young generation. They were aware of the consequences which is, in fact, unfolding now in Somalia now. We therefore are puzzled as to why we have been forbidden participation in the cabinets of the government. The refusal to allow Awdal involvement is neither down to logic or rationality but the fear and unfamiliarity of the good deeds the Awdal tribe have made in Somalia in the past. On behalf of the Awdal tribe we are shocked by the current situation of exclusion as oppose to inclusion yet we believe we should be allowed to be at the frontline to help better Somalia. Thus every tribe must be included in shaping the future of Somalia and all stakeholders should be involved for a prosperous Somalia. We have a lot to bring to the table and we have a history of being impartial peacemakers and look forward to future participation.
  13. Galdogob:Nabadoon Cambaareeyay Hadalkii Faroole EE Ahaa Wasiirada Galdogob & SSC Nama Matalan, Lakiin C/weli Maxamed Cali Waa uu Namatalaa Waayo Waxuu Kasoo Jeeda Beesha Bariga/Puntland Goldogob Wararka Naga soo gaaraya Magaalada Galdogob ayaa sheegaya in Nabadoon la yiraahdo Cali Salaad Cilmi oo kasoo jeeda Goldogob ayaa cambaareeyay hadalka kasoo yeeray Madaxweynaha Puntland Wasiirada cusub nama matalaan ee waxaa magacawday Sh.Shariif (Laba wasiir oo ka soo kala jeeda Goldogob iyo Buuhoodle SSC nama matalaan),arritaas oo uu nabadoonku waraysi uu VOA siiyay ku sheegay in Wasiirada uu magacaabay Raysal Wasaaraha ay shaqada Raysal Wasaaraha tahay,Faroolana ay shaqadiisa tahay Puntland. Wuxuuna sheegay hadalka Faroole inaysan taageersanayn,waana wax laga xumaado. Waxaana loo arkaya Madaxweynaha Puntland inuusan doonayn in qabiiladaa loo magacaabo Wasiir. Waxaa kale oo uu Nabadoonku xusay haddii aan Wasiirada oo lagu bixiyay qaabkii 4.5,aysan matalin Puntland,Waxaa su’aal ka imanaysaa cidda uu faroole matalaayo. Labadan Wasiir ayaa Maamulka Puntland ay si ba’an uga soo hor jeestay,una ku dhawaaqay diidmadaa Mr. Faroole. Labadan Wasiir ee la diidan yahay ayaa waxay kasoo kala jeedaan Goldogob iyo SSC. Arrintan haddaan Maamulka Faroole uusan ka noqon waxay keenaysaa kala fogaansho tolnimadii ay awalba duntu isku haysay!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
  14. Maxay Tahay Qaylada iyo Cabaadka Faroole Maanta oo ciid ahayd waxaa isna madashii ciida ee Garoowe afkiisa Furtay Mr Faroole oo sheegay in xidhiidhkii ka dhexeeyay Dowlada Somaaliya uu go’ayo maadaama wasiirada loo magacaabay Puntland aysan iyagu soo xulan ee jeebka Farmaajo ka yimaadeen. waxaa wax lala yaabo noqotay intii la abuuray DKM weligeed lagalama tashan Puntland magacaabista wasiirada DKM waayo waa federal system Cabdilaahi Yuusufna siduu doonoo ka yeeli jiray maxaa keenay qayladan is daba joogta. Hadaba mar aan u kuur galay sababta dhabta ah waxay noqotay in maamulka ex Puntland uu aad uga xun yahay in jagadiii raisulwasaaranimo gacanta u gashay reer aan ahayn beesha Beesha Bariga ay noqon doonto taariikh iyo mid soo noqoqonta. waxaa kaloo ay expuntland qaadan la’adahay joogitaanka hogaanka SSC ee Muqdisho jooga oo weliba qaabilay Madaxweynihii wadanka taas oo hurdo la’aan ku riday Mr Faroole oo aan qarsan nacaybka uu u qabo jiritaanka SSC iyo inay ka hoos baxdo expuntland iyo Somaliland oo ka dhigtay kubad ay ku cayaaraan dadka ku dhaqan mandiqada Sool, Sanaag iyo Cayn. Hadaba waxaanu sidii caadaha ahayd la dhex maray mikirifooonka magaalooyinka Yagoori, Widhwidh, Buuhoodle iyo Xudun waydiinayna waxa ay u arkaan dareenkooda hadalada ka soo burqanaya expuntland iyo weliba siyaasiinta S/Land ugu jira maamulka Muqdisho aayaa wxay si aqlebiyad ah ku sheegeen in expunland aysan marnaba qaadan karin in maamulka SSC hana qaado ayna rabti in SSC loo kala qaybiyo exPuntland iyo Somaliland waayo SSC la’aan Beesha Bariga heshiin maayo waxay ay dagaalka u diraana heli maayaan marka SSC la’aan waa ExPuntland la’aan sida laga soo xigtay wasiir jooga Garoowe oo ka gaabsaday in magaciisa la xuso. Dadkii maanta oo ciid ahayd wax la su’aalay ayaa sheegay inay taageero hiil iyo hooba la garab taagan yihiin maamulka SSC ayna ka rajaynayaan inay hagaajiyaan maamulkooda oo ay ka muuqato habacsanaan beryahan danbe loona baahan yahay in meel walba oo ay degto beeshu u soo gaadho maamulka. waxay kaloo xuseen in Qurbo joog la soo xidhiidhaan doonaya inay furfuraan SSC una shaqeeya cadowga arintaas oo ay aad ula yaabeen dadkii noo sheegay markii aanu waydiinaynay su’aalaha maanta. Ali Maxamuud, weriye madax banaan,Widhwidh Online Laascaanood, Sooomalia Republic - - - - - Cutiya OO Ka Jeedisay Hadalo oo u Badnaa Cabasho iyo Calaacal Salaadii Ciida ee Garowe “ Waxaa la Yiri sadax Wasiir ayad ku leedihin taasi Waa been,Hal wasiir ayaa nala siiyay” ayuu si jilicsan u Yiri faroole. “Anaga Kuwaas Nama matalaan hadaad wax u dhiibateen iyo hadii kale” ayuu markale asaga oo Cabanaya Yiri faroole. “Aanagu Waan ka Baxnay Dowlada federaalka hadan la helayn waxaan hore u heli jiray” Mudane C/raxmaan faroole ayaa manta Salaadii Ciida, waxa uu kaga hadlay arimo badan oo ku aadan siyaasada soomaaliya iyo tan Danta Beeshiisa . Faroole oo la hadlayay dadkii iskugu soo baxay Saalada Ciida ayaa halkaas kaga hadlay hadalo Cabasho u badan oo ku aadan Dowlada KMG ee uu Hogaamiyo Madaxweyne shariif, asaga oo dhaliilay qaabka uu Wasiirada Cusub u soo dhisay farmaajo. C/raxmaan faroole ayaa waxuu sheegay in maamulka Puntland uu matalo Wasiirka Dr. C/Wali Maxamed , laakiin Dr. C/kariin Xasan Jaamac iyo C/rashiid Khaliif Xaashi aysan matalin ayna yihiina rag colaad u haya puntland kuna sheegay wasiiro laga billiliqaystay maamulkiisa. faroole ayaa ku tilmaamay Dr. C/kariim xasan Jaamac nin burburinaya puntland. Waxaa dhanka kale Mudane Faroole Qaylo dhaan u dirsaday Maamulka SNM taas uu kaga dalbanayay in la soo cadaadiyo Maamulka SSC iyo Shacabkeeedaba , Siilaanyo oo adeegsanaya raaskiisa ayaa markiba weerar ku qaaday gobolka Cayn Halkaasoo ilaa hada ay colaadu ka aloosan tahay iyada oo laguna doonayo in lagu mashquuliyo hanaan socodka Maamulka Sool Sanaag Cayn. Mustafe nuur allssc.com
  15. DHAGEYSO: C/raxmaan Faroole "Sadexda Wasiir Midka Beesha SSDF Waana Matela laakiin Kuwa SSC & Galdogob Waa Billiliqo, SSC waxaa Ku Qayliyey Malakul Jibriil, Argagaxisadu Galgala Waxay galeen Laascaanood iyo Ceerigaabo, Maamulka Siilaanyo ee Somaliland Waxaanu Leenahay Naga Raali Noqda, Nabadana Nagala Shaqeeya C/raxmaan faroole oo ka hadlay salaada ciid ka dib ayaa halkaas ka cadeeyey in Laascaanood Iyo Ceerigaabo joogaan Argagaxiso, Maamulka Siilaanyo ee Hargaysa xaruntiisu tahay raali gelin ka siiyey haddalo hore uu saxaafadda ka sheegay kana codsaday in ay nabada kala shaqeeyaan. C/raxmaan faroole ayaa waxuu sheegay in maamulka Puntland uu matalo Wasiirka Dr. C/Wali Maxamed , laakiin C/kariin Xasan Jaamac iyo C/rashiid Khaliif Xaashi aysan matalin ayna yihiina rag colaad u haya puntland kuna sheegay wasiiro laga billiliqaystay maamulkiisa. faroole ayaa ku tilmaamay Dr. C/kariim xasan Jaamac nin burburinaya puntland. Faroole ayaa ku nuuxnuuxsaday in maamulka SSC yahay cadow in lala dagaalamo ay waajib tahay uuna la kaashanayo maamulka somaliland maadaama uu ka dalbaday in nabada laga shaqeeyo taas oo macnaheedu tahay kalmad siyaasiyiintu isticmaasho oo ah kalmad colaadeed, Faroole ayaa hadalkiisa ku cel celiyey " SSc ka soo degi maayaan garoomadayyada iyo degaankayaga Hadday wax xoraynayaan dee xamar baa u baahan xorayne xamar ha iska joogaan"
  16. Fool Faroole waxaa uu ka dhimayaa kana xunyahay, Madaxweynaha Somalia qaabilo Wafdiga SSC heerka Qaran ee booqasho ku jooga caasimada Somalia Mogadishu Ta kale ee layaab leh, waxa weeye Fool Faroole waxa uu aaminsanyahay in wasiiro laga bililiqeystay Beesha Bariga/Puntland Waa kuwan Nimanka bililiqeystay Wasiiradii Beesha Faroole ee Maamulka Puntland iska leh 1. PM Farmaajo oo jagada Ra'isul Wasaaraha bililiqeystay 2. Wasiir C/kariin Xasan Jaamac( SSC) oo jagada Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta bililiqeystay 3. Wasiir C/rashiid Khaliif Xaashi oo jagada Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska bililiqeystay Fool Faroole waxa uu sheegay in halka nin ee kasoo jeeda beesha Bariga (ama Puntland) C/weli Maxamed Cali oo ah Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga oo matalo Puntland Lakiin Wasiirada kale ee kasoo jeeda Gedo,Goldogob, SSC, iyo Gobolada kale Cidna Ma Matalaan Faroole qabyaalad, xaasidno iyo munaafaqnimo ayuu isku darsaday
  17. Originally posted by Mr. Somalia: ^ Horta, nin SSC la baxey, habar inuu qof kale ku sheego umaba furnaba! Waayo xarafyada SSC-du, baryaahaan suuqa waxaa kujirta, iney u taagan yihiin S ****ii S aado C ali, oo meesha iidan waxbana kuheynba. Garowe iyo Hargaysa inaad ka caada qaadataan ayuu daqankiinu ahaan jirey, maantana xoogaagi Sheikh Shariif dalalka shisheeyuhu ey ku deeqeen inuu kula diriro Al Shabab, ayaad tuugsasho ugu daqaaqdeen-- Ballaayo iimaanka idin jartey! Saado Cali afkaaga xun ka jeedi, Miyaa rabtaa in la caayo dumarka Gobalada Bari, Nugaal, iyo Mudug, Maamaulka Faroole qaar baa wasiiro ka ah Kalmada badan oo cay ah ayaa jira oo dhamaan ka bilaabma xarafka "P" oo u taagan Puntland Originally posted by Mr. Somalia: maantana xoogaagi Sheikh Shariif dalalka shisheeyuhu ey ku deeqeen inuu kula diriro Al Shabab, ayaad tuugsasho ugu daqaaqdeen-- Ballaayo iimaanka idin jartey! Fool Faroole wixii uu Galgala kula dagaalamay shacabka Maakhir, Dowlada Shariif baa usoo dirtay dhaqaale ama hub Markaaa Fool Faroole iyo kuwa taageera waxa ee isku darsadeen xaasidnimo iyo munaafaqnimo, waxa ee rabaan Dowlada Shariif inay Pirateland taageerto, SSC u diido taageerada Mogadishu waa caasimadii Somalia oo dhan, markaa qoladan Pirateland waa inay fahmaan inay cidna ka xigin Mogadishu Dowlada Somaalia ee Sheikh Shariif xaq ayee u leedahay inay taageerto Maamul Goboleedka SSC Fool Faroole sababta uu la xanaaqay, maxee tahay? Faroole asagaa afkiisa ka sheegay oo yidhi dowlada Shariif waa ee noo diiday taageero iyo dhaqaalo (Hishiiskii Beenta ahaa Galkacyo) Cumar Sharmarke Buur maxuu ka doonay Mogadishu? tuugsi soo maaha Warlord Abdulahi Yusuf maxaa ka doonay Mogadishu? Jago iyo dhac Warlord Abdulaahi Yusuf maxaa ka dooni jirey 1970s, 1980s, 1990s, 2000s Addis Ababa? Tuugsi Warlord Abdulaahi Yusuf 40 sano ayuu kusii socday Addis Ababa, sababta kaliya waa tuugsi
  18. Originally posted by Mr. Somalia: Once a mukulaal , always a bloody mukulaal , eh? Meel walba oo cad hilib-ah loogu sheego, saff ayee usoo wada galayaan...war nimanku iimaan darranaa oo karaama xumaa? Once a pirate/thief, always a bloody pirate/thief Pirateland oo ku caan baxday budhcad badeeda iyo Buchcada barigaba, meesha wax lagu sheega ba tuuganimo ayeela aadayaan, Pirates anshax xumaa ooo xaaran cun badanaaa
  19. Cadde Muuse "Shacabka SSC Gabi Ahaanba Waa Ka Baxeen Puntland" Cadde Muuse: Shacabka SSC Waa Shubeen Waxaana Ka Musuul Ah Xukun Jeceyka Beesha Bariga Waxay ahayd bishii Obtoober 2007,markii ciidamad maamulka Somaliland si xoog ah kula wareegeen Magaalada Laasacaanool ee gobolka sool xilligaasoo cidamadii Puntland ay ka garab dagalamayeen ciidamadii Itoobiya ee ku soo dalka Soomaaliya. Ciidamada Somaliland ee xooga kula wareegay magalada Laasacanood ayaa waxaa wehliyey ciidamo u dhashay deegaanka ee beesha dhulbahane, kuwasoo kasoo carooday maamulka Puntland kadib markii ay tixgelin la'aan kala kulmeen maamulkaaasi oo lagu xanto inuu yahay mid ay dhisten beesha Bariga. Cadde Muuse Madaxweynhii hore ee maamulka puntland ayaa maalmahaas waxa uu idacadaha ka sheegi jiray inuu dib ulla wareegi doono Laasacanood,balse waxuu hadalkiisii noqday 'qawda maqashii, waxna ha u qaban. Faroole oo isagu dhaxlay talada Puntland, ayaa sidii kii ka horreeyey dheg jalaq aan u siinin Marka la weydiiyo oo idaacadaha iyo talafishannada laga waraysto wuxu dhahaa haddee arrinta nabad ha lagu dhammeeyo. Waxa hadda laga joogaa mudda labo sano kaban xilligii Laascaanood ay si buuxda ulla wareegeen maamulka Somaliland, baaqyo ay direen Garaadyada,aqoonyahannada qoorkood wey ka dhega adegeen in Somaliland dib uga baxaan Laasacaanood, mana muuqato ififaalo dagaal oo u qorsheysan puntland ay kula wareegayaan deegaanada xooga looga qabsaday. Haddaba Cadde Muuse oo dhawaan safar ku yimid deegaanada Puntland ayaa waxa uu si cad u sheegay in haddii Puntland ladoonayo in ay sii shaqeyso,"Beesha Bariga ha joojiyaan xukun jaceyka oo walaahooda Dhulubahante haloo dhiibo madaxtinimada,haddii kale waxaa la arki doonaa beelo kale oo ka carooda hab dhaqanka beesha Bariga"Sidaa waxaa ku taliyey Cadde Muuse. Ugu danbeyn Lama oga in talada Cadde muuse ay soo celin karto deegaanada ay ka qabsadeeen Somaliland, sidoo kale waxaa dhawaan ka dhalisay jabhada SSC oo metesha dadka degaank,balse waa markii ugu horeeysay uu masuul u dhashay beesha Bariga uu sheego qaar ka mid ah qaldaadka ka jira maamulka Puntland. Cabdiraxmaan Macalin Xuseen
  20. Cade Muse"Shacabka SSC Gabi Ahaanba Waa KaBaxeen Wixii La Isku Odhan Jiray Puntland" Cadde Muuse: Shacabka SSC Waa Shubeen Waxaana Ka Musuul Ah Xukun Jeceyka Beesha Bariga Waxay ahayd bishii Obtoober 2007,markii ciidamad maamulka Somaliland si xoog ah kula wareegeen Magaalada Laasacaanool ee gobolka sool xilligaasoo cidamadii Puntland ay ka garab dagalamayeen ciidamadii Itoobiya ee ku soo dalka Soomaaliya. Ciidamada Somaliland ee xooga kula wareegay magalada Laasacanood ayaa waxaa wehliyey ciidamo u dhashay deegaanka ee beesha dhulbahane, kuwasoo kasoo carooday maamulka Puntland kadib markii ay tixgelin la'aan kala kulmeen maamulkaaasi oo lagu xanto inuu yahay mid ay dhisten beesha Bariga. Cadde Muuse Madaxweynhii hore ee maamulka puntland ayaa maalmahaas waxa uu idacadaha ka sheegi jiray inuu dib ulla wareegi doono Laasacanood,balse waxuu hadalkiisii noqday 'qawda maqashii, waxna ha u qaban. Faroole oo isagu dhaxlay talada Puntland, ayaa sidii kii ka horreeyey dheg jalaq aan u siinin Marka la weydiiyo oo idaacadaha iyo talafishannada laga waraysto wuxu dhahaa haddee arrinta nabad ha lagu dhammeeyo. Waxa hadda laga joogaa mudda labo sano kaban xilligii Laascaanood ay si buuxda ulla wareegeen maamulka Somaliland, baaqyo ay direen Garaadyada,aqoonyahannada qoorkood wey ka dhega adegeen in Somaliland dib uga baxaan Laasacaanood, mana muuqato ififaalo dagaal oo u qorsheysan puntland ay kula wareegayaan deegaanada xooga looga qabsaday. Haddaba Cadde Muuse oo dhawaan safar ku yimid deegaanada Puntland ayaa waxa uu si cad u sheegay in haddii Puntland ladoonayo in ay sii shaqeyso,"Beesha Bariga ha joojiyaan xukun jaceyka oo walaahooda Dhulubahante haloo dhiibo madaxtinimada,haddii kale waxaa la arki doonaa beelo kale oo ka carooda hab dhaqanka beesha Bariga"Sidaa waxaa ku taliyey Cadde Muuse. Ugu danbeyn Lama oga in talada Cadde muuse ay soo celin karto deegaanada ay ka qabsadeeen Somaliland, sidoo kale waxaa dhawaan ka dhalisay jabhada SSC oo metesha dadka degaank,balse waa markii ugu horeeysay uu masuul u dhashay beesha Bariga uu sheego qaar ka mid ah qaldaadka ka jira maamulka Puntland. Cabdiraxmaan Macalin Xuseen
  21. Maamulka Goboleedka SSC OO Ka Helay Dowlada Dhexe Federaalka Somalia Taageero iyo Aqoonsi Buuxa Ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in beesha Puntland ay aad uga carootay qaybta laga siiyay golaha wasiirada ayadoo horay u dalbatay in la siiyo ugu yaraan labo wasiir ayadoo ku dooday in aysan u cuntami doonin hadii ka yar la siiyo tasoo ay sabab uga dhigeen in ay ayagu yimiid maamulka kaliya oo taagan ee ****** leeyahay wixii Puntland kusoo aadana ay ayagu xaq u leyihiin qaybinta xubnaha reer Puntland halka aan laga la tashan xubnaha ayadoo nin u dhashay beesha SSC ee ay saxiibo dhow yihiin madax waynaha uu kaalin wayn ka qaatay in beesha Puntland la siiyo hal wasiir aysan xaq u lahayn wa ka baxsan intaa. Dhanka kale waxaa la sheegaya in Dr Cabdi Karin uu ku guulaystay in jabhada SSC ow la kulan siiyay madaxwayne Shariif si loogu aqoon sado maamul goboleed la mid ah sida Puntland, Soomaliland iyo Galmudug tasoo ku aabuurtay caro wayn beesha Puntland oon ayagu donayn in laga hirgaliyo dagaanda u dhaxeeya puntland iyo Soomaaliland hadii ay dhacdo in madax waynuhu u aqoon sado SSC in uu yahay maamul jira ay keeni doonto isku dhac wayn ee u dhex mara dowlada dhexe iyo Puntland oo laga yaabo in Puntland ku dhawaaqdo in ay ka goday Soomaliya inteeda kale. Dadka siyaasada indha indheeya ayaa sheegaya hadii mamul goboleedka SSC helo aqoonsi caalami ah ay dhici karto in dadka ku abtirsada SSC ay dhinac isku racaan tasoo dadkoodu u keeni karta horu mar ay garaan halkii kolkii hore ay ku kala xirnayeen Puntland iyo Soomaaliland oon ayagu wax dan ah u hayn dadkooda , ayadoo dagaanada SSCda ku baa ba, een dano shaqsi gaara wato ay ku wayeen xaqoodi iyo sharaf wixii ay lahaayeen dadkooduna ay u kala qaybsameen kuwa tageersan puntland iyo Soomaaliland. Ilo kale ayaa sheegaya in madax wayne Shariif kula dar daarmay SSC in ay mideeyaan dadkooda oo labada gobol dadkooda ka tixgaliyaan maamulka SSC kadibna uu aqoonsan doono maamul goboleed la mid ah kuwa ka jira dalka dastuurkuna uu qabo in maamul goboleed noqon karo laba gobol lana marsiin doono ansixin tiisa dowlada dhexe. Ugu danbayntii qaybta la siiyay beesha Puntland iyo aqoon siga SSC da madax wayne Shariif rabo in ow u aqoon sado maamul goboleed ayay keeni doonta in ay kala fogaadan dowlada dhexe iyo maamulka Puntland tasoo ow doonayo madax wayne shariif in dhuunta lagu qabto maamulka Puntland si dad yowga kale ee ******ka ah u helaan xaqooda ayan la ogayn sida ay uga jawaabi donaan mmaamulka Puntland oo horay uga muujiyay caro wayn kadib kulankii dhex maray madax waynaha iyo SSCda.
  22. Halkan Ka Dhegeyso: Jawaabtii Maareeye oo Bixiyey Ganacsade ssc Abulqadir Haji Ali oo ka soo jeeda ssc ahna ganacsade degan magaalada Muqdisho suuqa Bakaaraha oo u jawaabey Mohamed A.xayir (maareeye)
  23. Wafuudii SSC oo Shir Albaabada loo Laabay maanta Muqdisho kula Yeeshay Ra'iisal wasaaraha Somalia. Waxaa maanta xafiiska Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya kulan albaabada loo xidhay ku wada yeeshay waftigii SSC ee ay hogaaminayeen Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac Garaadka guud ee SSC iyo Hogaamiyaha SSC Dr: Suleymaan Ciise Axmed Kaar{Xagla-toosiye}. Shirkan oo ahaa mid aan Tafaasiil laga siin warbaahinta, isla markaana albaabadu u xidhnaayeen ayaa wuxuu ahaa mid qaatay saacado fara badan. Sida uu noo sheegay sarkaal ka shaqeeye Xafiiska Ra'iisal wasaaraha oo macagiisa ka cudur daartay, waxay laba dhinac si weyn u lafa gureen siyaasada Soomaaliya guud ahaan iyo gaar ahaan tan SSC. Hogaamiyaha SSC ayaa la sheegay inuu u gudbiyey Ra'iisal wasaaraha taageerada Balaadhan ee shacabka iyo maamulka SSCba u hayaan dawladda Soomaaliya io siyaasadiisa debecsan ee ku aadan sidii dalka Soomaaliya nabad loogu soo dabaali lahaa. Wuxuuna hogaamiyuhu sheegay in dawladda Soomaaliya ay garab taagan yihiin shacab weynaha SSC. Wuxuuna dhankooda ka dalbaday wada shaqayn, wararka kulanka ka soo baxaya oo ah kuw xadidan ayaa sheegaya in Ra'isal wasaare Maxamed Abdullaahi Maxamed{Farmaajo} ku booriyey wuufada SSC dedaalkooda ay ugu jiraan sidii ay dadkooda ugu qaban laahaayeen iyo weliba siyaasadooda ku aadan dawladda Federaalka ah ee Soomaaliyeed, taasoo ah mid hufan oo cadaan ah. Wararku waxay sheegayaan in kulanku ugu danbeyntii ku soo gebo gaboobay is afgarad iyo wada shaqayn labada dhinacba ah, taasoo lagu wada balamay. Mudada shanta maalmood ahayd ee ay waftiga SSC joogeen magaalada Muqdisho, ayaa waxaa laga dareemay guud ahaan Caasimada Soomaaliya, ayadoo dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ay aad u hadal hayaan waftigan balaadhan ee SSC ka yimid kuwaasoo ah ilaaliyaal midnimada Soomaaliya, waxaana taasi ay dhalisay in guuxa magaalada Muqdisho ee ugu badan laguna qaxweeyo ay noqotay hadal haynta waftiga SSC, oo si heer qaran ah loogu soo dhaweeyey Muqdisho. Dhanka kale waxaa iska soo dabadhacayaa Casuumaado fara badan oo ay ka helayaan shacabka, beelaha iyo weliba Siyaasiyiinta Muqdisho ku dhaqan, kuwaasoo qolokastaaba dhankeeda casuumaad uga fidinayso wufuuda SSC. Isku soo wada xooriyo booqasha Muqdisho ee SSC, wuxuu daaha ka rogey in shacabka SSC si weyn looga jecel yahay magaalada Muqdisho, taasoo ay ku mutaysteen midnimda umadda Soomaaliyeed ee ay markastaba difaacayaan, laga soo bilaa xiligii daraawiishta oo ay dirir adag la galeen Saancadihii duulaanka iyo Doollaalada ku yimid dalkeena Hooyo. Abdi Abdlle. Xamar,Cadeey , Soomaaliya.
  24. Dowladda oo wafdiga SSC ku wareejisay hub iyo saanad Melleteri Wafdiga Maamulka SSC ee Muqdisho jooga ayey dowladda labada Shariif ku wareejisay hub iyo saanad melleteri oo loogu tala galay in lagu qalabeeyo Ciidamo sharciyan ay saxiixeen inay hoos tagaan dowladda ,tiro ahaana dhan laba kun oo askari. Gudoomiyaha siyaasadda ee SSC Mr Saleebaan Xaglatoosiye ayaa hubka iyo saanada Melleteri lagu wareejiyay waxyar kadib markii uu idlaaday kulan uu la qaatay Ra'isulwasarre Farmaajo. Madaxweyne Shariif ayaa la xaqiijiyay inuu bixiyay amarka SSC lagu gudoonsiiyay hubka iyo saanadda Melleteri. Socdaalka Xasaasiyadda dhaliyay ee wafdiga SSC ku joogaan Muqdisho uuna ka soo dhexmuuqdo garaadka guud ee beelaha Sool,Sanaag iyo Ceeyn Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa la soo weriyay inuu ka shaqeeyay Wasiirka cusub ee warfaafinta,boostaha iyo isgaarsiinta Mr Cabdi Kariim Jaamac. Somaliland iyo Puntland ayaa xasaasiyad xoogan ka qaaday safarka wafdiga culus ee SSC ka jooga Muqdisho. Taariikhda waa markii ugu horeysay ee wafdi uu ka mid yahay garaadka guud ee beesha *********** uu tago Muqdisho. Socdaalka Garaad Jaamac ku jooga Muqdisho iyo soo dhaweeynta loogu sameeyay degaanka ay ku badan yihiin beelaha Hawiyaha ayaa noqonaya mid samir siiyay Puntland iyo Somaliland oo rajo ka qabay inay wax kama jiraan ka soo qaadaan Maamulka SSC. Dhulbahantaha sida muuqato waxay doonayaan inay labaatan sano kadib helaan maamul ay u madax banaan yihiin,waxaana la rumeeysan in socdaalka wafdiga SSC ee jooga Muqdisho riixay isku duubni iyo midnimo ay ku dhiiradaan Jaaliyadaha beesha ***********. Wafdiga SSC waxaa ay degan yihiin Hotelka Amiira oo KM5 halkaas oo amaankeeda aad loo adkeeyay,ayna ku wareegsan yihiin Ciidamo u daacadda Jeneral Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid. Jeneral Qaybdiid oo la hadlay Waagacusub wuxuu sheegay inuu Garaad Jaamac iyo Xaglatoosiye kala hadlay sidii iskaashi iyo gaashaanbuur loogu sameeyn lahaa Galmudug iyo SSC,wuxuuna xusay in wafdiga SSC lagu casuumay Magaaladda Galkacyo ee gobolka Mudug. Si kastaba ha ahaatee,Wafdiga ayaa lagu wadaa inay dib ugu laabtaan degaanadda SSC waxaana garoonka Muqdisho ka qaadi doonta diyaarad qaasa oo dowlada labada Shariif u diyaarisay.