Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Masha Allah, not only Bro Taleexi, everyone joined SSC Movement :) Bishaaro, Bishaaro ....................... :) Welcome to the NEW SSC National Unity Government [sSC 2.0] : United, Stronger, Popular, Improved, Better, and more OFFICIAL: The Entire and All NSUM Members Joined the SSC Movement/State. Hogaanka Sare Ee Maamulka SSC Oo Ku Dhawaaqay Xilal Cusub London(Allssc): Iyadoo la tixraacayo heshiiskii lagu gaadhay shirkii Khaatumo ee lagu qabtay magaalada London, bishan April 21-24 kii. Ee dhexmaray ururada kala duwan ee SSC, Waxaa laysla qaatay in afar hay’adood tayadooda hawl fulinta la xoojiyo. Waxaana la magacaabay hawlwadeenadii ka hawl geli lahaa hay’adaas oo kala ah: 1. Hay’adda Arrimaha Dibedda iyo Xidhiidhka Caalimiga - Gudoomiye Cismaan Xasan Xaaji Cumar(Badawi) [ Ex-NSUM] - Maxamuud Cali Jaamac- Ku xigeen - Axmed Ismaaciil Shabeel- Xubin - Fooziya Aden Xaashi- Xubin - Faadumo Cismaan Axmed- Xubin - Shirshoore M. Hagi Hiirad- Xubin 2. Hay’adda Maaliyadda - Cali Xaaji Cige- Gudoomiye - Cumar Cali Koore- Ku xigeen - Saleebaan Wejixaad- Xubin - Cabdi Khaliif Jaamac- Xubin - Cabdi Geelle- Xubin - Cabdirizaaq Godane- Xubin - Jibriil Cali Ciise- Xubin - Axmed Maxamed Shire- Xubin- - Amina Axmed Ismaaciil- Xubin - Xaawo Gaas- Xubin- 3. Hay’adda Arrimaha Gudaha - Gudoomiye Nuur Maxamud Gaas- - - Gargaar Maxamed Xasan- Ku xigeen - Maxamuud Mire- Xubin - [ Ex-NSUM] - Ismaaciil Diiriye Gamadiid - Xubin - [ Ex-NSUM] - Cabdillahi Xasan Maxamuud (Spanish) - Xubin - [ Ex-NSUM] Allssc News Desk
  2. bilan;714797 wrote: PL problem is not Faroole, but beacuse they always manage to choose someone who wants to be president of Somalia. i am sure a lot of people will be happy to see SSC people finally united whether they have their own state or not, but first they need to deal with likes of Xaabsade and others. Bilan, Don't worry, Warlord Xaabsade is one man and his is irrelevant. What matters is SSC People. Xaabsade himself knows that is outcast, unwanted man, and the fact that he is NOT welcome in any SSC Conference or gathering inside Somalia or outside Somalia. The main reason behind the SSC Movement is to unite and bring together SSC People, and also to deal with Somalidiid Clan Militia, and to deal with the likes of Xaabsade. The only way to deal with SNM Militia and Xaabsade is liberating by any means Las Anod, and all SSC region from SNM militia. The only language they understand is force. Puntland people were not problem, but Warlord Faroole and his Puntland Adminstration are big part of SSC Crisis. Warlord Faroole expelled SSC MPs in Puntland Parliement because they spoke on behalf of their people. Faroole called SSC People and Movement terrorists, SSC People didn't like Warlord PL Admin fighting the wrong war with their SSC Movement. Faroole did all he could to divide SSC People, Alahamdulilaah, he failed big time. Today SSC People are United more than ever before behind their own SSC Movement.
  3. Bishaaro, Bishaaro ............................... :) Welcome to the NEW SSC National Unity Government [sSC 2.0] : United, Stronger, Popular, Improved, Better, and more OFFICIAL: The Entire and All NSUM Members Joined the SSC Movement/State. Hogaanka Sare Ee Maamulka SSC Oo Ku Dhawaaqay Xilal Cusub London(Allssc): Iyadoo la tixraacayo heshiiskii lagu gaadhay shirkii Khaatumo ee lagu qabtay magaalada London, bishan April 21-24 kii. Ee dhexmaray ururada kala duwan ee SSC, Waxaa laysla qaatay in afar hay’adood tayadooda hawl fulinta la xoojiyo. Waxaana la magacaabay hawlwadeenadii ka hawl geli lahaa hay’adaas oo kala ah: 1. Hay’adda Arrimaha Dibedda iyo Xidhiidhka Caalimiga - Gudoomiye Cismaan Xasan Xaaji Cumar(Badawi) [ Ex-NSUM] - Maxamuud Cali Jaamac- Ku xigeen - Axmed Ismaaciil Shabeel- Xubin - Fooziya Aden Xaashi- Xubin - Faadumo Cismaan Axmed- Xubin - Shirshoore M. Hagi Hiirad- Xubin 2. Hay’adda Maaliyadda - Cali Xaaji Cige- Gudoomiye - Cumar Cali Koore- Ku xigeen - Saleebaan Wejixaad- Xubin - Cabdi Khaliif Jaamac- Xubin - Cabdi Geelle- Xubin - Cabdirizaaq Godane- Xubin - Jibriil Cali Ciise- Xubin - Axmed Maxamed Shire- Xubin- - Amina Axmed Ismaaciil- Xubin - Xaawo Gaas- Xubin- 3. Hay’adda Arrimaha Gudaha - Gudoomiye Nuur Maxamud Gaas- - - Gargaar Maxamed Xasan- Ku xigeen - Maxamuud Mire- Xubin - [ Ex-NSUM] - Ismaaciil Diiriye Gamadiid - Xubin - [ Ex-NSUM] - Cabdillahi Xasan Maxamuud (Spanish) - Xubin - [ Ex-NSUM] Allssc News Desk
  4. Jaalliyadda Dalka Qadar Oo Taageerey Go'aamadii iyo Talooyinkii Ka Soo Baxey Shirkii Khaatumo SSC ee London Dooxa:-Gudoomiyaha Jaalliyadda Dalka Qadar ee SSC Cismaan dhuun-gooye iyo xooghaya Jaamac Cali Raabi oo ku hadlayey magaca Jaalliyadda Dalka Qadar ayaa sheegey in ay soo dhaweynayaan Taageero buuxdana la garab istaagi doonaan Shirka Khaatumo iyo Midhihii ka soo baxey. Jaalliyadda Dalka Qadar ayaa waxaa ay sheegeen in ay aad ula dhasan yihiin Qaabkii loo qabtey shirka iyo Midhaha ka soo baxey, iyagoo cadeeyey in ay si weyn isku garab taagi doonaan ka midha dhalinta Danta iyo Horumarinta Bushadda SSC. Sidoo kale waxa ay Jaalliyadu u mahad naqeeb Dhigooda Marti Galiyey Shirka waa Jaalliyadda reer Landone. Ugu Danbeyntiina waxaa ay ugu baaqeen dhammaan Jaaliyada kale ee ku dhaqan Dacalada Aduunka in ay gacmaha is qabsadaan, siina laban laabaan halgalka ay Bulshadooda ku horumarinayaan. Jidbaale.com
  5. SSC Khatumo Conference Declared Success – Celebration Event Khatumo conference confirming the unity and determination of the SSC people London: The SSC intellectuals conference (Khatumo) came to an end yesterday after few days of an important much needed continues discussion regarding the situation of Sool Sanaag Cayn regions. The meeting was declared success by all parties participating including the NSUM and all other fractions of the region. The key attendees of the meeting included the leader and president of the SSC Dr Xaglatosiye and Ali Khalif (renowned SSC intellectual), Garaad Jaama Garaad Ismail and Saado Ali Warsame (the voice of the Somali people). Daawo Shirkii Khaatumo ee SSC, iyo Prof Cali Khaliif Galayr oo Taageero Weyn u Muujiyey Maamulka SSC, Uguna Baaqay Maamulka Somaliland Nabad iyo laJoojiyo Dagaalada ee Had iyo Jeer ee Kusoo Qaadeen Shacabka SSC, Kana Digey Cawaaqib xumada ee Leedahay Gardarada, Waayo Cid La Khasbi Karo Majirto. Waxuuna soo Jeediye in laga shaqeeyo Daris Wanaaga Ummada Soomaaliyeed
  6. Taleexi,As Naxar said welcome to the ship of ex-puntlanders, it is never too late. I am proud of you my brother, for the sake of your SSC people you decided to join the SSC Liberation Movement and to be on the right side of history. For SSC People & SSC movement, the key priority is the liberation of the Unionist SSC Region from secessionists period. Unfortunately Faroole and PL Admin the priority is misplaced, like Abdulahi Yusuf, Faroole's priority is to campaign to be Somali President, lead the TFG, and meet with Mahiga in Nairobi Conference. Puntland Admin with all its resources, airports, ports, territory, admin, troops, budget, etc Puntland Admin decided to ignore, let down SSC people, and refused to step up to the plate and takes its responsibility of protecting SSC Region. In November 2007 after SNM Militia invaded Las Anod, all SSC traditional leaders unanimously declared their support for Puntland Admin, at the time Puntland had 99% support in SSC Region. SSC people were expecting from PL to act and to reliberate SSC Regions. Today Puntland has less than 20% support in SSC Region, and Somalidiid has less than 1%support in SSC. The vast majority of SSC people 80% support SSC Liberation Movement. After 3.5 years SSC people agreed to NOT wait anymore Puntland, SSC people want to take the matters into their own hands, and liberate their SSC region themselves, because no one else will do the job for them. As well, SSC People decided to NOT be part of Ex-Puntland any longer, Now SSC people want to have their own Autonomous Regional State of United Somalia and their own SSC Liberation Movement. SSC people didn't have a choice, they were forced to create their own movement, really they cannot tolerate SNM [somalidiid-land clan militia] occupation and attacks on SSC towns like Las Anod, Buhoodle, Kalshaale, Widhwidh, Hogoogane, Meygaagle,Bali hadhac, Oog, Xudun, Sarmaanyo, etc and also they are fed up with Puntland playing games, and not being serious partner. Lets be clear here, SSC people have problem with Warlord Faroole and Puntland Admin only, and NOT the good Puntland people. SSC and Puntland people will always have their unshakable brotherly relationship based on kinship, Somalinimo, and Islamnimo. It is very crucial that SSC and Puntland States have close strong bilateral relationship, to pave the way for an eventual re-merger between SSC State and Puntland in the future, of course after the liberation of all SSC territories and negotiations between SSC and PL. Alhamdulilaah, the SSC Khaatumo Conference in London already proved it was very successful conference, the conference already produced tangible results and benefits for all SSC people like bring together all SSC Intellectuals, politician, academia, media, professionals, youth/students, women in one place/venue. Prof Cali Khaliif, Leader Xaglatoosiye, Ahmed Sulieman Dafle, Garaad Jaamac Ismaciil,Dr-Cali Ciise Cabdi, Eng-Maxamed Xassan Xaad, Ismail Gamadiid, Mohamed Hassan Burale, Wajixaad, Saado Cali and hundreds more - Numerous prominent and respected SSC personalities came from over the world to participate the London Conference. The blessed union between all SSC Groups SSC Leadership, NSUM, and Kaafi to form United SSC Movement is clear sign and prove that Khaatumo Conference was a success story, Alhamdulilaah. VIVE SSC State of Somalia , VIVE Puntland State of Somalia, VIVE United Somalia GUUL & GOBONIMO SSC Somalia SSC Leadership and NSUM merged to form United SSC Movement Masha Allah,SSC Khaatumo Conference was very successful, Allah Mahadii after the conference, SSC People are more United, more stronger, more optimistic, more determined, and more and more Daawo Heshiiskii Iyo Khudbadihii Madaxda Hogaanka, NSUM iyo Kaafi Ee Shirka Khaatumo-(Video)- London,(lasanod Online)- Waxaad nala wadaagtaan heshiiskii iyo khudbadihii madaxda Hogaanka, NSUM iyo Kaafi ee shirkii Kaatumo ee kusuoo xidhmay magaalda London. Daawo Khudbadii Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ka Jeediyey Shirka Khaatumo Ee London-(Video)-
  7. GUUL & GOBONIMO SSC Somalia SSC Leadership and NSUM merged to form United SSC Movement Masha Allah,SSC Khaatumo Conference was very successful, Allah Mahadii after the conference, SSC People are more United, more stronger, more optimistic, more determined, and more and more Daawo Heshiiskii Iyo Khudbadihii Madaxda Hogaanka, NSUM iyo Kaafi Ee Shirka Khaatumo-(Video)- London,(lasanod Online)- Waxaad nala wadaagtaan heshiiskii iyo khudbadihii madaxda Hogaanka, NSUM iyo Kaafi ee shirkii Kaatumo ee kusuoo xidhmay magaalda London. Daawo Khudbadii Madaxweynaha Maamulka SSC, Gudoomiyaha NSUM iyo Gudoomiyaha Kaafi Community Oo Midnimo Muujiyey Daawo Khudbadii Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ka Jeediyey Shirka Khaatumo Ee London-(Video)- Garaadka OO Taageeray Go’aamadii Khaatumo, Shirkiina Talooyin iyo Duco Kusoo Gunaanaday
  8. Malika;714214 wrote: Guul SSC! Fabulous event - literally just got home. Libaan yaa eheed, which of one of the camera guys baa eheed - Lool, I can see myself lurking in one of the pictures.. Guul SSC! SSC Hanoolatooooooooooooooooooo! The haters, sakiin soo liqaa! Guul Guul SSC, Walaal Malika, London waa lagu kulmay, mashriq iyo magrib waa lagayimi, meel kasta oo dunida dacaladeeda kamid ah,Allah mahadii It was great event Masha Allah, you just arrived home Haters - kanaxoo, nafta waaya...... Guul SSC , Hanoolatu SSC, Hanoolatu Midnimada Somalia Malika;714218 wrote: ^Let him throw his Koala bear punches - wuxuu SSC iyo Somalia kaa qadeyaa baa iska yar. You right, kani waa mid iska hadlay oo waxba ogeyn.
  9. Reer Minnesota oo Taageerey Shirka London iyo Garaad Cali Buraale oo ugu Duceeyey Midnimo ! (Sawiro) Xafladdii Shirkii Wadatashigga iyo Is Xog Waraysi Jaaliyadda Gobolka Minnesota iyo Garaad Cali Buraale: Waxaa Caawa Lagu Qabtay Magaaladda MNPLS ee Gobolka Minnesota, Xaflad ay si heer Sare ah u Soo Agaasimeen jaaliyadda beesha, Xafladdan oo lagu Maamusayay Garaad Cali Buraale ayaa Waxaa ka Soo qayb galay dad aad faro badan oo ka tirsan jaaliyadda Beesha *********** ee ku dhaqan gobolka Minnesota. Xafladdan oo ahayd Gogol dhaqameey ayaa Waxay ahayd mid lagu Sharfaayay Garaad Cali Buraale oo ah Garaad ay Bulshadda Goboladda SSC aad ugu Wayn. Siddii lagu yaqaanay Dhaqan Soomaaliyeedka ayaa Waxaa Garaadka soo garab galay Dhalinyarro loo Soo xiray Dharkii Hidaha iyo Dhaqanka, oo ay ka mid ahaayeen shaalkii iyo Macawistii lagu yaqiinay dhaqan Soomaaliyeedka. Siddoo kale waxaa goobta Xafladda Lagu qurxiyay Alaabta Hidda iyo Dhaqanka Soomaalidda taas oo ay dadkii ka Soo qayb galay Xafladda aad uga Heleen. Garaadka oo Reer Awdal Salaan Gacaltinimo iyo Soomaalinimo ka Gudoomay ! Markii Uu Garaadku Soo Galayay Goobta Xafladda ayaa Waxaa Xagga Hore ku Salaamay dhalinyarro ka soo jeeda Gobolka Awdal oo iyaguna Meesha Shir Qaas ah ku lahaa Balse In ay Garaaad Salaamaan Ugu Soo baxay dibadda hoolkii ay ku shirayeen, Dhalinyarradda iyo aqoonyanahaddan Reer Awdal ayaa Waxay ku Salaameey Garaadka in la Soo Celin doono Midnimaddii iyo Xiriirkii Soo jireenka ahaa ee ka dhaxayn jiray reer awdal iyo Reer Sool, iyagoo nin ka mid ah uu Yiri ” Garaad Waa In la Soo Celiyaa USP” Garaadka ayaa si farxad leh Salaanta Jaaliyadda reer Awdal kaga qaabilay goobtii. “Midigta Dhalinyarro Reer Awdal Ah oo Garaadka Cali Buraale Salaamaya” “Waxbarashadda” qaar ka mid dadkii ka hadlay Shirka Ayaa Waxay ka hadleen in Dhalinyarradda Joogta Maraykanka eyan ka faa’iidaysan Waxbarashadda Taalla Wadanka Maraykanka taas oo ay sheegeen in ay tahay Wax Ceeb ah in Nin dhalinyarro ah uu ka sheekeeyo Maqaayadda fadhi- ku-dirirka halkii uu Wax ka baran lahaa. Dadkii Goobta ka Hadalay: Xafladdan oo ahayd Gogol Garaad ayaa Waxaa Dadkii Madasha ka hadlay ay u isugu jireen odayaasha Magaaladda,Masuuliyiin,Aqoonyaho iyo kaalinta Xoogga ee Haweenka. Raggii Meesha ka hadlay oo Dhan ayaa Waxay soo wada dhaweeyeen Safarka Garaad Cali Buraale uu ku Soo gaadhay jaaliyadda Reer Minnesota. goobtan Shirka oo ay ka hadleen dad kala duwan ayaa Waxay ka kala hadleen doorka ay isimaddu ka soo Ciyaareen in beeshu ay ka nabad gasho dagaalkii sokeeye iyaddoo la xusay in isimadda ay qayb wayn ku lahaayeen dagaanaansha ka jiray dhulkii labaatankii sano ee na soo dhaaftay. Siddoo kale Waxaa la Xusay In Degaanadda SSC Waxa Gabay in ay Yihiin Aqoonyahanadda iyo Siyaasiyiinta balse ayan ahayn Isimmadda. Siddoo kale Waxaa la xusay In Midnimadda anaan laga filin Bulshadda kaliya ee Isimadda naftigoodda ay Midnimadda Godahoodda ilaaliyaan. “Shirka Ingiriiska iyo Taageeradda Reer Minnesota” ” Adeer Qaloocow oo Sheegay In Wax Walba oo ka Soo baxa Shirka Ingiriiska la Taageero” Shirka ka socda Wadanka Ingiriiska ayaa Wuxuu aad u hareeyay shirkan iyagoo dad badan oo ka mid ah Odayaada iyo Siyaasiyeentuba ay afka Wada Mariyeen in Wax Alaale iyo wixii ka soo baxo shirkaas la taageero,Waxaana arintaas ay ahayd mid ay isku wada raacsanayeen Dadkii ka hadlay Xafladdan. Shirka khaatumo ee ka socda Wadanka Ingiriiiska ayaa Wuxuu ahaa Shir ay Dadka Reer Minnesota ay aad u hadal hayeen baryahan oo idil, Shirkan oo ay soo abaabuleen dad ku xeel dheer Maamulka iyo Siyaasadda. Xilliga uu ku Soo aaday ayaa Dadka Badankiis Waxay isku raaceen in Meel lagu kalo Haro iyo Wax danbe oo la kala sheekto in aysan harin, Dadka taageeray Shirka ingiriiska ee Reer Minnesota ayaa Waxay ahaayeen Dad Horey Siyaasiyadda iyo kala fikir ahaa jiray. Balse Caawa Garabka bixid iyo Garabka Middigba Waxay ku Balan qaadeen in ay Aqbali doonaa Waxa alaale iyo Wixii ka soo baxo shirkaas oo Maanta qodobaddii ka soo baxay lagaga dhawaaqi doono Magaaladda London. Farxadda soo dhawaynta Garaad Cali Garaad Buraale ayaa Waxaa Wehelisay Farxad kale ee shirka ingiriiska iyo in uu is af garad ku soo dhamaaday. Qudbaddii Garaad Cali Buraale” Garaad Cali Buraale oo ah Nin ehel diin ah ayaa wuxuu dadka ku Salaamay Salaanta islaamka, Salaanta Islaamka ka dib Garaadka wuxuu u Mahad Celiyay Dadkii Goobta Kuu Soo Dhaweeyey iyo Sidda Wanaagsan ee ay Ugu Soo Dhaweeyeen Gobolka Minnesota. Garaadka Ayaa Wuxuu ka hadlay dhibaatooyinka Aduunka ka jiray haddii ay tahay mida haysata Soomaaliya,Islaamka iyo dhibaatooyinka ka taagan Aduunka in ay tahay Imtixaan garaadka ayaa siddoo kale ka hadlay Dhibaatadda Colaadeed iyo Mid abaareed taas oo uu garaad u sheegtay in uu Mar labaad ugu Celiyay waxa ay Og yihiin oo ah Abaarta Wadankii ka jirto isagoo u Sheegay inay Dadka Iska Xilsaaraan Dhibaatadda ka taagan dhulkii. Garaadka ayaa Wuxuu ku Dhiiri galiyay ka Soo qayb galayaashii shirkan in ay ka qayb qaataan horu Martinta dhulkii hooyo isagoo ka hadlay kaalintii uu ku lahaa dhismihii Dugsigga Agoonta gabdhaha ee ku yaala Magaaladda lasanood. uga danbaytii Garaad Cali Buraale ayaa Wuxuu ku soo Gunaanadday Duco uu u duceeyey Dadkii goobta isugu yimid. Ahmed laarri iyo Abdiaar Halkan ka daawo Sawiradda.
  10. Suldaanka;714216 wrote: Boocame 1, Boocame 2, Boocame 3, Buuro Wadal 1, Xeys Dheer 1, Buuhoodle 1, Buuhoodle 2, Nairobi 1, London 1.... another one planned. Wooow... they are fast approaching Somalia's Peace Conference record. It's none of your business Mr. Somalidiid, Orodoo shaqo yeelo
  11. Go’aamada Shirka Wadatashiga Beesha SSC (Af-Somali) Go’aamada Shirka Wadatashiga SSC Mabaadii’da (Guiding Principles) Shirka Wadatashi Beesha SSC ee London 21-24/04/2011, waxaa udub dhexaad u ahaa arrimaha nabadaynta, nabadgelyada iyo kaalmada bini-aadnimo ee si xun u aafaysey shacabka ay ku habsadeen olole dagaal iyo abaaruhu ku gadaaman dhammaan dhulka ay degaan. Waxaa kaloo lagaga wada hadlay fidinta hawlaha mujtamaca, mashaariic dib-u-dhis iyo mashaariicda horumarineed. Waxaa shirkaas ka soo baxay inay lagama maarmaan tahay in la farsameeyo helidda qaabka siyaasadeed iyo in la sameeyo hab lagu hubiyo nabadda, degnaanshaha dhulkeenna, jaarkeenna iyo geeska Afrika Qaabka Siyaasadeed, waxaa ku jira in si adag loo qaato mabaadii’dan: 1. Midnimada iyo wadajirka dhulka Soomaaliyeed 2. Dimoqradiyad iyo isku-xukun lagu fuliyo xuquuqda iska-caabinta gardarada ah 3. Wada hadal siyaasadeed oo ku salaysan nabad iyo xal-u-helidda khilaafaadka. 4. Dhisidda nabadda, in la taago xididada deganaanshaha iyo horumarinta waara 5. Ku-dhaqanka maamul wanaagga iyo xisaabtan (Accountability and transparency) 6. Maraynta meelaha la wadaago sida daaqa iyo ceelasha biyaha iyada oo loo eegayo tirada xoolaha iyo baaxadda dhulka(carrying capacity)qaadi karo iyo sidii loo yarayn lahaa xaalufka Ismaamulkayagu wuxuu ka salsanyahay sida ay nooga go’antahay inaan go’aansano masiirkayaga. In aan dhiirigelino sida aan u abaarayno, loona maamuli lahaa khilaafaadka iyadoo loo marayo wadada nabadda iyo dhisida nabadaynta, si loo afjaro ciidanka dhulkayaga haysata sida tuulooyinka, magaalooyinka iyo miyigaba. Mabaadii’dda kor ku xusan waxaa hagaya inay naga go’antahay iyo in aanan marnaba ogolayn in la haysto Go’aamada iyo talo-soo-jeedinta ee shirka waa sidan hoos ku xusan: 1. In shir beesha leedahay lagu qabto dalka gudihiisa, loona qabto dhammaan shacabka SSC gudaha iyo dibedaba 2. In ma magacaabo guddi farsamo oo ka soo talo-bixiya 1. Goorta shirka la qabanyo 2. Goobta Shirka lagu qabanayo 3. Dhaqaalaha shirka ku baxay 3. In shirka lagu qabto magaalooyinka SSC mid ka mid ah, lagana heli karo dhammaan shuruudaha shirku u baahanyahay 4. In dhaqaalaha shirku ka yimaado beesha SSC ee gudaha iyo dibeddaba, laguna marti qaado dhammaan saxaafadda gudaha iyo dibedda si ay u tebiyaan wararka xaqiiqa ah ee shirka 5. In loo gudbiyo gudaha iyo bulshada caalamka in shacabka SSC ka go’antahay inay kula nooladaan nabadgelyada iyo deris wanaag kula noolaadaan jaarkooda iyo Geeska Africa 6. In shacabka SSC ka go’antahay inay xaq u leeyihiin inay ismaamulaan iskana caabiyaan haysashad dhulkooda 7. La mideeyo cudada iyo dhaqaalaha SSC si loo gaadho gaadho nabadgelyo iyo xasilooni 8. In la horumariyo dhulka SSC iyadoo xoog la saarayo bey’ada, daaqa iyo biyaha lana yareeyo xaalufka iyo nabaadguurka 9. In la horumariyo arrimaha bulshada iyo kaabayaasha dhaqaalaha sida madaarada, wadooyinka, waxbarshada iyo caafimaadka 10. In tayada dadka la hormariyo sida tababarada xirfadaha, dhiirigelinta soo noqoshada aqoonyahanka iyo in la yareeyo dadka ku soo qulqulaya magaalooyinka 11. In la dhiirigeliyo maalgashiga gobolada SSC, iyada oo la adeegsanayo Hay’adaha horumarinta Dhaqaale ka iminka dadka gudaha iyo qurbajoogta iyo Hay’adaha Deeqda Bixiya ee caalamiga ah 12. In la kobciyo Jaamacadda Nugaal sida cilmi baadhista, xog-ururinta iyo qiimaynta baahiyaha 13. In la koriyo ganacsiga gaarka horumarintiisa, gaar ahaan Ganacsatada yaryar iyo kuwa dhexdhexaadka ah 14. In la koriyo feejignaanta iyo la isticmaalayo shabakadaha bulshada iyo saxaafadda (Facebook, Twitter). Uga damabayn waxaan jeclahay inaan idiin sheegno shacabka SSC in qurbajoogtu midaysantahay oo aan la kala qaybin karin si ay u gaadhaan xoriyad, horumarin dhulkooda iyadoo ku dadaalaya inay taas wada gaadhsiiyaan dhammaan SSC iyo shacabka Soomaaliyeed. Qurbajoogta SSC waxay soo jedinaysaa qabashada shir loo dhanyahay oo ka dhaca dalka gudahiisa sida ugu dhakhsaha badan
  12. Listen to Prof Cali Khaliif Speech telling SSC People the good news that NSUM and SSC Leadership merged to form a United SSC Liberation Movement. xargaga.net/images/file/April/London_Conf_Xargaga_Online.ram
  13. Wow, Wow, beautiful Masha Allah, Well done Awdal People Congratulations to Awdal State of Somalia and Awdal People. Insha Allah, People of Awdal will achieve all their dreams of peace, development, Somali Unity, and Awdal Autonomous Regional State. VIVE Awdal State of Somalia, VIVE United Somalia
  14. Xaflada Xiritaanka Shirka Khaatumo SSC ee London, UK Xaflad aad looso agaasimay oo ay soo qabanqaabiyeen ururka Dhalinyarada SUDO oo ay kasoo qaybgaleen kumanaan qof oo soomaali ah iyo aqoonyahanadii kasoo qaybgalay shirka khaatumo. Xafladan oo hada sitoosah uga socota magaalada London ,waxaa ugu horayn lagufuray Aayadaha quraanka kariimka oo uu akhriyey shiikh Ciil intaas Kadib Waxaa Xaflada Sitoos ah ufuray Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada SSC ee SUDO Maxamed Cabdi Fookheeye. Waxaa halkaas hadalo ilaa hada Kasoo Jeediyey, Xooghayaha Guud ee Jaaliyada SSCDr Maxamed C/raxmaaan,Gudoomiyaha Jaaliyada SSC eeUk C/laahi *******, Xiriiriyaha Jaaliyadaha SSC iyo Hogaanka Saleebaan Wajixaad, Gudoomiyaha Gudida Qabanqaabada Shirka Khaatumo Dr Cali Ciise Cabdi, Prof Cali Khaliif Galeydh,Gudoomiye Kuxikeenjaaliyada Soomaaliyeed ee Uk Caali Cumar. Waxa Madasha Kusugan oo aan Wali Hadlin, Hogaamiyaha SSC Dr Saleban Ciise Axmed,Gudoomiyaha Ururka NSUM Maxamed Cali Mire, Gudoomiyaha Kaafi comunity Axmed Diiriye, Garaad Jaamac Garaad ismaaciil. Waxaa iyana Goobta Kusugan Fanaaniin aad ufarabadan.
  15. Bashiir;714167 wrote: Well done SSC, and good luck for ringing peace and development in your territory,... Thank You Brother, SSC People will work very hard toward peace, development, and Somali Unity. VIVE SSC, VIVE United Somalia
  16. Xaaji Xunjuf;714146 wrote: Che i don't see the ssc guys wearing a blue dress with a star in the middle didn't knew ssc gatherings were having crossdressing after parties. So far, we only seen the pictures from the meetings [sSC Conference], but the SSC Party, we will see big flags of Somalia with white star in the middle and blue background. The party will start 7pm to Midnight Axada 24/04/2011
  17. Xaaji Xunjuf;714141 wrote: Liibaan can i come to the party i like xaflado niyo Che -Guevara;714143 wrote: ^Only if you wear a blue dress with star in the middle and Saalax can be your bag handler. Che is correct 100%, Xaji can only join the SSC Party if he wear the blue flag of Somalia with the white star in the middle, this Xaflad is for SSC and Somali Unionists,and also he shouldn't let anyone notice or discover his secessionist tendencies.
  18. Xaaji Xunjuf;714123 wrote: What the hell is saaado cali doing there is she part of the educated elite or was it just a clan gathering for tolka;) Saalax;714126 wrote: XX. She came there to sing, jam, and have some coffee. Xaaji Xunjuf;714127 wrote: ^^^ooh that must be it so there was an after party Nice Saalax;714126 wrote: Xaaji Xunjuf oo haada ma sawiirka saado ali baad ka heesha lol. Xaaji Xunjuf;714137 wrote: ;) saado was cute berigey yarayd baan xasuusta Yes,there will be a huge SSC Party tonight in London UK - hundreds of SSC prominent figures, intellectuals, politicians, businesses, professionals, women, youth, etc came to meet in London UK from all over the world America, Europe, Asia, Middle East, and Africa. Why do somalidiids care if Saado participate the SSC Conference? Saado is one of SSC and Somalia's Pro-Union Icons Kuwan Secessionists ka ah, war isku xishooda, akhlaaqxumadana joojiya
  19. SHIRKA KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO INSHAA ALLAH.‏ Mahad oo dhan Allah ayaa iska leh-Shirka Khaatumo aqoonyahanka SSC London oo si rasmi ah u furmi doonaa hadii allah idmo 21/04/2011 Khamiista eey ka qeyb gelaayaan wufuud aad u fara badan oo kala yimmi cirifyadda aduunka metalaayaa Jaaliyada degaamadooda kalsoonidooda iyo ku hadalka codkooda wata,tallaabo qiimo weyn kana turjumeeysa ahamiyada gaar ahaaned iyo wadciga lagu jiro oo xasaasiyadiisa leh loona baahan yahay wada tashi iyo helida hanaan midnimi buuxda ah iyo go’aan ka gaarida wadada aayaha ummadda SSC. Shirka Khaatumo oo si weyn loo soo diyaariyeey hab qaban qaabo heer sare ah loo sameeyeey hanaankii ku haboonaa loo lafo guray ka qeyb-galaayaashuna yihiin Shakhsiyaad maqaam gaar ahaan iyo magac weyba ku leh guud ahaan Ummadda Somaaliyeed gaar ahaan Qoomiyadda Daraawiishta SSC,aqoonyahan si weyn looga Tixgeliyo golayaasha aqoonta iyo waayo aragnimadda,hab daacadnimo leh,dareen iyo damiir nool leh,garasho dhab ah ku jirto u qaatay gudashada doorkooda weyn iyo kaalinta Ummadooda iyo dhulkoodaba ka mudan yahay(Maasha Allah)Wufuuda ahamiyadooda iyo culeeyskooda leh oo ilaa hadda London soo gaareey waxaa ka mid ah:- *Waftidda Hogaanka SSC oo wuu hogaaminaayo Dr-Suleemaan Axmed(Xoglo Toosiye) Gudoomiyaha Hogaanka SSC. *Dr-Cali Ciise Cabdi Gudoomiyaha Gudigga Qaban-qaabadda Shirka Khaatumo. *Eng-Maxamed Xassan Xaad(Halyeey Mudnaan Gaar ahaaneed Leh). *Waftiga Jaaliyadda Sweden(Abdi Khalif Jaamac). *Madaxa Xafiiska SSC Neyroobi. *Waftiga UK oo London ku diyaar ah iyo Gudiga Soo dhoweeynta oo hab habsami leh karti iyo masuuliyadaba leh kaalintooda u gudanaaya(Maasha Allah) iyo wufuud kalle la sugaayo sida waftiga ka imaan doona Dalka Sacuudiga wuuna hogaaminaayo Mudane- C/Laahi Sh.Maxamed Sh.Cumar(C/Laahi Case) oo ah aqoonyahan aad iyo aad u firfircoon kuna caan ah illaalinta danta qoomiyadda Daraawiishta SSC. Gunaanadka qormadan kooban Guul iyo gobanimo shirka Khaatumo aqoonyahanka SSC anigoo Allah uga rajeeynaaya guud ahaanba ka qeyb galayaasha gaaridda go’aamo wax lu ool ah kuna saleeysan danta qoomiyada SSC,tallo qiimaheeda leh hab ficileedna sidda ugu dhakhsaha badan loogu bedeli karaayo,raacida rabitaanka iyo maslaxada guud oo eey rabaan Dadka reer SSC,la duubnidda iyo horumarinta Maamulka SSC,turxaan bixinta guud ahaanba arrimaha mugdigooda leh ama khilaafku ka jirro,garashada ahamiyada shirku ku fadhiyo iyo niyad samida iyo dareenka wanaagsan oo qoomiyadu u heeyso(La duubnidda Shirka) Guul iyo Gobanimo Shirka Khaatumo Aqoonyahanka SSC. -Qorre Xassan Carab
  20. Prof Cali Khaliif, Leader Xaglatoosiye, Ahmed Sulieman Dafle, Garaad Jaamac Ismaciil,Dr-Cali Ciise Cabdi, Eng-Maxamed Xassan Xaad, Saado Cali and numerous SSC delegates, intellectuals, politicians meeting in London issued the following statement. Declaration of the Consultative Conference of SSC Diaspora Guiding Principles The declaration of the consultative Conference held in London on April 21-24, 2011 have been centered on the issues of peace, security, the provision of humanitarian assistance to those adversely affected by the war campaigns waged against our people and ravaging drought which envelops our territory. The related issues of the extension of social services, of carrying out reconstruction projects and of the undertaking of development programs have also been discussed. The deliberations have uncovered the necessity of crafting of a common political framework and identification of appropriate administrative mechanisms for assuring peace and stability in our territory among us and our neighboring communities and in the wider Horn of Africa area. The common political framework incorporates the enduring commitment to the principles of : · Unity and territorial integrity of Somalia · Democratic self-governance and the abiding rights to resistance against aggression · Peaceful political dialogue in managing conflicts · Peaceful building, sinking the deep roots of stability and sustainable development · Good practices in self governance such as accountability and transparency · Sustainable management of the ”commons” (grazing areas and water points) in accordance with the carrying capacity of the land and the curbing of desertification. Our commitment to these principles guide our strategy of self-governance and decide our own destiny. They motivate our embracing of conflict management through peaceful political dialogue and peace-building. They drive demand to end of the military occupation of our territories: towns, villages and country side. The above principles also guide our dedication to resistance and pursuit of liberty for our people. The other Conference Recommendations and Conclusions are with regard to: · To hold an all-inclusive conference inside the country for SSC people, both at home and Diaspora. · To name a technical committee that will select the venue of the meeting, decide on the time and raise funds for the conference · To hold the conference in one of the towns of SSC that meets the criteria set by the technical committee at the appropriate time preferably in the rainy season · To fund the conference from the resources of the SSC people and to invite local and international media to cover the conference · To convey to domestic and international communities the commitment and conviction of the SSC People to live in peaceful co-existence and harmony with the neighboring communities inside Somalia and in the Horn of Africa at large. · To insist on the in alienable right of the SSC people for self-determination, to resist occupation, and to come up a visible plan to achieve the liberation of SSC territory. · To unite the efforts and power of the SSC (economic and security) in order to achieve peace and sustainable security · To develop the SSC territories by focusing on rural sustainable livestock management, curb renewable natural resource degradation (Desertification and resource depletion), and develop water resources · To develop the physical and social infrastructures such as airports, roads, schools and clinics etc. · To develop the human resources of SSC through skills training, repatriation of qualified professionals, short term voluntary services and minimize the influx of the local communities · To promote investments in SSC regions through potential sources of funds such as NGO's, contributions from local and diaspora communities and regional and international aid agencies · To strengthen Nugal University including the research capabilities for conducting surveys and needs assessment · To promote private sector development, specifically micro, small and medium enterprises · To promote awareness through social networking and media outlets Finally, we wish to inform the people of Sool, Sanag and Ayn that the efforts of the SSC diaspora are united and indivisible in order to attain liberty and development in our territories, and will endeavor to achieve the same for all the people inside Somalia. To this end, the SSC Diaspora Conference recommends the convening of an all-inclusive congress of SSC communities inside the country at the appropriate time and without delay.
  21. Prof Cali Khaliif, Leader Xaglatoosiye, Ahmed Sulieman Dafle, Garaad Jaamac Ismaciil,Dr-Cali Ciise Cabdi, Eng-Maxamed Xassan Xaad, Saado Cali and numerous SSC delegates, intellectuals, politicians meeting in London issued the following statement. Declaration of the Consultative Conference of SSC Diaspora Guiding Principles The declaration of the consultative Conference held in London on April 21-24, 2011 have been centered on the issues of peace, security, the provision of humanitarian assistance to those adversely affected by the war campaigns waged against our people and ravaging drought which envelops our territory. The related issues of the extension of social services, of carrying out reconstruction projects and of the undertaking of development programs have also been discussed. The deliberations have uncovered the necessity of crafting of a common political framework and identification of appropriate administrative mechanisms for assuring peace and stability in our territory among us and our neighboring communities and in the wider Horn of Africa area. The common political framework incorporates the enduring commitment to the principles of : · Unity and territorial integrity of Somalia · Democratic self-governance and the abiding rights to resistance against aggression · Peaceful political dialogue in managing conflicts · Peaceful building, sinking the deep roots of stability and sustainable development · Good practices in self governance such as accountability and transparency · Sustainable management of the ”commons” (grazing areas and water points) in accordance with the carrying capacity of the land and the curbing of desertification. Our commitment to these principles guide our strategy of self-governance and decide our own destiny. They motivate our embracing of conflict management through peaceful political dialogue and peace-building. They drive demand to end of the military occupation of our territories: towns, villages and country side. The above principles also guide our dedication to resistance and pursuit of liberty for our people. The other Conference Recommendations and Conclusions are with regard to: · To hold an all-inclusive conference inside the country for SSC people, both at home and Diaspora. · To name a technical committee that will select the venue of the meeting, decide on the time and raise funds for the conference · To hold the conference in one of the towns of SSC that meets the criteria set by the technical committee at the appropriate time preferably in the rainy season · To fund the conference from the resources of the SSC people and to invite local and international media to cover the conference · To convey to domestic and international communities the commitment and conviction of the SSC People to live in peaceful co-existence and harmony with the neighboring communities inside Somalia and in the Horn of Africa at large. · To insist on the in alienable right of the SSC people for self-determination, to resist occupation, and to come up a visible plan to achieve the liberation of SSC territory. · To unite the efforts and power of the SSC (economic and security) in order to achieve peace and sustainable security · To develop the SSC territories by focusing on rural sustainable livestock management, curb renewable natural resource degradation (Desertification and resource depletion), and develop water resources · To develop the physical and social infrastructures such as airports, roads, schools and clinics etc. · To develop the human resources of SSC through skills training, repatriation of qualified professionals, short term voluntary services and minimize the influx of the local communities · To promote investments in SSC regions through potential sources of funds such as NGO's, contributions from local and diaspora communities and regional and international aid agencies · To strengthen Nugal University including the research capabilities for conducting surveys and needs assessment · To promote private sector development, specifically micro, small and medium enterprises · To promote awareness through social networking and media outlets Finally, we wish to inform the people of Sool, Sanag and Ayn that the efforts of the SSC diaspora are united and indivisible in order to attain liberty and development in our territories, and will endeavor to achieve the same for all the people inside Somalia. To this end, the SSC Diaspora Conference recommends the convening of an all-inclusive congress of SSC communities inside the country at the appropriate time and without delay.