dhulQarnayn

Nomads
  • Content Count

    948
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by dhulQarnayn

  1. ^^^Af Ingriiska maarkaad ku hadlaysid ayaa la qaatey. Anigu af garam garamkaan kaa dhareeraya ma garanayo ee luqad aan fahmi karo bal kuhadal. In the mean time, ha kuu macaanaato. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  2. ^^^Sheekadaas oo kale waxaan u aqaana--stuff iyo caano boore. Saaxiib A&T, Halyeey Cabdulahi Yuusuf, Eebe kaliyah ayaa mucaarad ka dhigi kara ee cantrabaqash-kaaga raqiiska ah kuma noqonayo mucaarad liita sida mo'oryaan gardheerta aad taageertid. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  3. ^^^gabar iyo nin ba--wixii mucaarad ah sida adiga oo kale ayaa kawaanka loo saarayaa. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  4. ^^^ Markaad ***** **** ka raadin jirtay baa lagaarey miyaa? ha ha ha... ******* **** **** LOOOL@"iskuul iyo hawl kale kama cararayaane". Saaxiib A&T, iskuulada axada la dhigto anigu ma aado...show adaa sunday school aadid oo baadariinta ayaa caano booraha aad isbuuca soo socda aad cabi lahayd kuugu qeybiyah. dhulQarnayn :cool: Republic Of California [ November 30, 2008, 01:06 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  5. Originally posted by Farancab: ^^ROTFLMFAO... I'm sure every one has enough sense to realize that irrelevant *****'s like you have nothing to offer in this thread as is the case with 99% of the threads posted here, please for the sake of heaven substitute emotional partisanship for intellect. As your ability to give insults get worse by the post, what am I to expect from you next, huh? I mean is this the best you could come up with...LOL irrelevant ***** Oooh, you really got me with this one? you have nothing to offer in this thread" I wish I could compliment you in return - but I'm sad to say, you have no qualities to speak of, whatsoever. :rolleyes: Horta, what you got against me, huh? Are you still mad I regulated **** ***** ***** ****** dhulQarnayn :cool: Republic Of California [ November 30, 2008, 01:02 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  6. Horta diin baan u dagaalameynaa iyo dal baanu difaacaynaa war kooda meel iska dhig, mar horaad ku fashil mateenee. Diin kuwa dan kaleh hadaad tihiin nin muslim ah oo waxba kaa bi'in masaajidada hortooda kuma eyna toogateen. Wadan hadaad u dagaalameysiinah, dadkiisa ma layseyn, marka sheekadaasii waa sheekooyin raqiis ah oo lagu mada daaliyo fadhi kudirir yaasha taageersan munaafiqiinta Al-Shabab. Culumada aad sheygaysidna adee culima kuu yihiin, anagu waxaan ugu yeernaa mo'oryaan gardheereyaal. Waxay cilmi iyo diin ka ogyihiin oo aan ka ahayn qabiil majiro. Marka si kastoo aad isku biirsataan shacabka Soomaliyeed ayey guusha ku dambeyn doontaa. Soomaliyanah waa laga qaban xabadaha ku haray oo duurka ku dhuumaaleesanayo-- Kuwa hooyooyinkana bombada u dhigo dariiqa waa lasoo qaqaban doona. Wibalihi Tawfiiq! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  7. ^^^Caano boorihii baa ku saaqay oo biir ku noqday ee maxaa si kaa ah ninyahow? Sheekooyinkii baaba raqiiska ahaa ayaa dib usoo celisay ee, maxaa dhacay? Ma in hilfaha laguu qaado ayaad rabtaa, oo intii horay ayaadan ku waano qaadan. Ayaan kaaga wiilka aar gaabiyo Nirgaha olol-kooda soo raac dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  8. ^^^This is way above your pay grade, darling: Meeshaan yaan lagugu kaawaamin ee cagahaga wax ka day! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  9. ^^^Waxaa wax lala yaabo ah, dadka isku sheego somaaliland baanu nahay ayaa in mudo badan u naageenayay Al-Shabab oo anagu aan u naqaanoh Al-Shaydhaan(ama mo'oryaan gardheer)-- yaa maanta ku calaacalayoh Al-Shabab baa saraheeni dumiyey; AL-Shabab baa dadkeeni laayey. Marka waa idinkii ku farxi jiray markii koonfurta meela kamid ah ey qarxiyaan,ee maanta dhibaatadii aanu horay idiinku sheegnay in shar wadayaashaan ey ka dambeeyaan miyaan dhibtiisi iyo qaharkiisi ina soo taaban. Somaalidu waxay ku maahmaahdaa,"god walaal ha qodin, hadaad qodana ha dheereen, ku dhici doontaanah ma ogidee". dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  10. Originally posted by Alluvial Diamond: What is wrong with half-Somali Oromo? Or with even an Orom muslim? What matters is his beliefs, integrity and nationalism. as we stand, Muktar Roobow (even when we declare him an Oromo) is by far better Somali, than your octagenerian Kaafir uncle who raped his own country. Wadanimada waa loo dhashaa ee la iskama dhigo. Marka Roobow haduu wax xoreynayo Oromada uu ka dhashay ey axmaarada madaxa ey uga fadhido ayuu xoreenlahaa. Ee Somalia xor nimo ugama baahna. Roobow, munaafiq diinta Islamka ku adeeganayo weeye oo carabuhu xooga guna ah ku siiyaan weeye. Ee nin diin leh haduu ahaan lahaa bombooyinka qaraxa ah uma dhigeen hooyooyin is xilqaamay oo qashinkii mo'oryaanta gurayo miino kuma qarxiyeen. Taas baa weligiin daliil u ah ineyna diin uuna ku dhaqmin oo cimaamadihii Carafaat si been ah madaxa ugu duubantahay. Wibilahi Tawfiiq. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  11. Originally posted by Hassan6734: dhulQarnayn please shut your mouth, because you talk like a ***** War maxaad ii aamusinaysaa, ma runtaad diidaysaan? Amxaarada aad sheygeesaan oo maalin walba aad ka cabaadaan, Oromo yey u badan yihiin. Al-Shabab ka aad taageertaana ninka madaxda u ah oo Roobow ah waa Oromo. Marka Oromo, Oromo la dagaalayso yaad ku dhex lunteen oo aad qaran kiini soomaaliyeed u baabi'iseen. Marka Shabaabow, dinac u biira ama Somaali noqda ama Oromada madaxda idiin ah ku biira. Wibilahi Tawfiiq! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  12. A&T, ***** iyo **** waa dadka aan horay kuugu sheegay oo Soomaalida ah oo uu Roobow la dhaqmay waxna ka guursaday--laakin asagu asalkiisii ayaa Oroma ahaa. Marka taariikhaha ha isku qasin saaxiib; Roobow nin Somaali u dhashay ma aha. dhulQarnayn :cool: Republic Of California [ November 30, 2008, 12:57 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  13. ^^^Well, before they have me; waxaa ka horaysa-- are they in my preferred age range? Chubacka, adigu, regardless of age, I think amaan inaad iga helaysid waayo, you're way too hairy for my taste. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  14. Qudhac, is that your idea of "sarcasm"? Yes, it's all about Garowe and our presidential candidates. Infact here's some more news regarding the candidates... _______________________________________ Garowe(AllPuntland)- Musharaxiinta utaagan xilka Madaxweyne-nimo ee Puntland ayaa maalintii labaad ku shirsan Magaaladan Garowe ee Caasumada Puntland, waxa ayna ka wada hadlayaan xaaladaha amaanka & Doorashada. Musharaxiintan oo gaaraya 19 Musharax ayaa isla eegaya in ay sameystaan Hal ciidan oo wada suga amaankooda iyo in ay si wadajir ah go'aan cad uga gaaraan gudiga doorashada ee Puntland. Musharaxiinta ayaa shalay galab kulankoodii wuxuu soo gaaray habeynimadii xalay, waxa ayna go'aan mideysan ka gaari waayeen qaar ka mid ah qodobadii ay ka wada hadlayeen, siiba waxa ay soo qaadeen arinta Doorashada. Qaar ka mid ah Musharaxiinta ayaa qaba in Isku shaandheyn lugu sameeyo gudiga doorashada ee dhawaan uu magacaabay Madaxweynaha Puntland Maxamuud Muuse Xirsi, oo isagu laf ahaantiisa ka tirsan Musharaxiinta waqtigan utaagan in ay qabtaan xilkaasi. Go'aan ka gaarida arinta gudigda doorashada & amaanka ayaa noqday qodobada ugu waa weyn ee ay isla soo qaadayeen musharaxiinta oo ilaa shalay arintan isla meel dhigi la'a, qeybo ka mid ah Musharaxiinta ayaa wata hub fara badan waxa ayna doonayaan in ay hubkooda sii heystaan. Musharaxiinta ayaa kulankoodan ka dambeeyey markii ay la kulmeen Madaxweynaha dalka Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed oo ku sugan Magaalada Garowe ee Caasumada Puntland, waxa ayna si gaar ah ueegayaan xaalada doorashada sidii ay ugu dhici lahayd sidii ugu wanaagsaneyd. Kulankaan ayaa lafilayaa in uu maanta soo xirmo oo ay Shir saxaafadeed si wadajir ah uqabtaan xubno ka tirsan Musharaxiinta utaagan xilka Madaxweyne-nimo ee Puntland, ayagoo looga fadhiyo in ay go'aan cad ka gaaraan ciidamada ay wataan oo ay hal hogaan uyeelaan ama yareeyaan & gudiga doorashada. *********************************************** dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  15. I think that women who pretend to be a young age they are not should ALL be put in a gas chamber and poisoned. I am 62 and for most of my life I have been interested in young girls between the ages 17-21. I don't find women older than that range that interesting because aad bey u jaqjaq badan yihiin. Also, I find it easier to woo young women than habaraha gowsaha waaweyn. Maybe I am a bit old skool, but why would I want islaan weyn when I can get me a gabar yar oo dheylo ah, huh? dhulQarnayn :cool: Republic Of California p.s My apologies to all the old women of SOL.
  16. A&T, I can't say I'm surprised by this disturbing remarks you make. I know you just mean to piss me of because I'm confident this nonsense aint coming from that putrid caano boore brain of yours. Or am I wrong? Don't you know his fake "holiness" is an Oromo dude. Hadaad rabtid inaad ogaatid magaca Roobow inuu yahay magac Oroma ah oo micnihiisu yahay kii dhashay xili roobaadka-- weydii dadka Oromada ah oo meel walba jooga. Soomaalidu ROOBLE ayee la baxaan ee Roobow lama baxaan sida taariikhdu ey xusayso. Sheikh Roobow asalkiisu wuxuu ahaa Oromo kasoo haajirtay ethiopia oo mucaarad ku ahayd dowladii Haile Salaasi, madaxna uu u ahaa Waaqow Guutu-- kabacdina Somaalidii dhexgalay oo ka guursaday oo Soomaalinimo sheegtay ayuu ahaa. Marka kaas haduu nabad doon kuu yahay, waxaa meesha kacadaatay inaad adiguna Somaali aad ahayn sidaad sheegatid oo aad tahay nin Oromo ah. Marka adoo Oromo ku abtirsaday iigama xigtid SomaaliGalbeed oo anagaaba magac wadaag ah oo boqorku naga dhexeeyaa. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  17. ^^^ Nin Isimadiisi iyo odaya dhaqameedkiisii inkirey oo mor'yaan gardheerta wax qarxiya ka raacay, markii horayba ummada SomaaliGalbeed wax qiima ah oo aad ugu fadhiday ma jirto. Marka caana boorahaaga iska walaaqo oo arimaha Somalia laguha kala bax meel laguu raaco malihidee. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  18. LOL...Waryaa awalba peasant caano boore ku waashey baad ahayd ee fall in line and pay your respects to your king. Actually I take that back-- several Issims(elders) from Somali Galbeed did that on behalf of you just yesterday...hater! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  19. It aint over sxb. The old man is on vacation paying his respect to the new king of Somalia in Puntland; He will go back to Xamar pretty soon to regulate all dem naysaying mor'yaan gardheer wearing the fake cimaamado. Tell em, Yassar Arafat's cimaamad aint gonna save their butts from AY. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  20. Ethiopia horta ka saar berbera and then you can have a say in them leaving the south. Caqli xumadii Riyaale meeshaan looma baahna saaxiib. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  21. ^^^homies aint going nowehere for now. Keyword here is "for now". dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  22. Xili ay Mucaaradka kala jabay garabkooda Sheekh Shariif Sheekh Axmed ay dhowrayaan in ay baxaan ciidamada Itoobiya ee mudada ku sugan gudaha Soomaaliya, ayaa Wasaarada Gaashaandhiga ee Itoobiya ay markale amartay in ciidamo hor leh loo diro gudaha dalka Soomaaliya. Guutooyin ka mid ah ciidamada dawladda Itoobiya ayaa ka soo gudbay xalay, xadka kala qeybiya Soomaaliya & Itoobiya, waxa ayna ciidamadaasi saacadaha nagu soo aadan galayaan gobalka Baay, waxa ayna uga sii gudbayaan Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya. Ciidamadan ayaa ka mid ah ciidamo dhawaanahaan ay qorsheyneysay Itoobiya in ay soo galiso gudaha dalka Soomaaliya, ayna markaasi badaladaan ciidamo dhawaanahaan ku sugnaa Xeryaha Milateriga ee Magaalada Muqdisho. Saraakiisha dawladda Soomaaliya ee dhinaca Milateriga ayaa ku sheegay talaabada soo galinta in ay qeyb ka tahay howlgalo ay amreen hogaanka sare ee Soomaaliya, kuwasoo laga hirgalin doono Magaalooyinka Muqdisho & Baydhabo. Goobaha ay heystaan Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Soomaaliya ayaa lasheegayaa in ay ku soo fool leeyihiin ciidamada Itoobiya, taasna waxa ay cabsi galisay dad badan oo jooga Magaalooyinka ay hada gacanta ku hayaan Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Soomaaliya. Itoobiya ayaa shalay ku kala hadashay hadalo iska soo horjeeda, waxaana Bayaan ka soo baxay Wasaarada arimaha dibada lugu sheegay in ay ciidamada Itoobiya Soomaaliya ka baxyaaan bisha soo socota dhamaadkeeda, halka Raysalwasaaraha Itoobiya-na uu sheegay in uusan ciidamadiisa kala baxeyn Soomaaliya ilaa laga keenayo ciidamo amaanka la wareega. Amarkan ciidamada loogu soo diray gudaha dalka Soomaaliya ayaa salka ku haya khilaafka udhaxeeya Raysalwasaaraha dawladda Itoobiya Meles Zanewi iyo Wasiirkiisa arimaha dibada oo dhawaanahaan isku hayay Siyaasada Soomaaliya, waxaana Wasiirka arimaha dibadu lasafan yahay Raysalwasaaraha Soomaaliya oo khilaaf adag oo sharciya kala dhaxeeyo Madaxweynaha dalka Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed.
  23. Windows is Shutting Down by Clive James Windows is shutting down, and grammar are On their last leg. So what am we to do? A letter of complaint go just so far, Proving the only one in step are you. Better, perhaps, to simply let it goes. A sentence have to be screwed pretty bad Before they gets to where you doesnt knows The meaning what it must be meant to had. The meteor have hit. Extinction spread, But evolution do not stop for that. A mutant languages rise from the dead And all them rules is suddenly old hat. Too bad for we, us what has had so long The best seat from the only game in town. But there it am, and whom can say its wrong? Those are the break. Windows is shutting down.
  24. ^^^ You have no idea what your talking about half the time, so do whatever it is you think you can do to this thread, just caga-jugleynta naga kala yaree, will ya! dhulQarnayn :cool: Republic Of California