Game changer

Nomads
  • Content Count

    476
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    3

Everything posted by Game changer

  1. you can only speak for your deegaan kaaga.
  2. Lol , waar meesha adeer qabiil kayaga dega. Weligeedna kismayo hoos tegi mayso marka caday baa la hoos geynayna. Insha Allah. You sound like sidii nin guri aanu lahayn igu soo dhawaynayna camal.
  3. Guys I don't give shit of inclusivity or rights , no matter what ever we do theses fqsh peaple will always be against somaliland. Even if we turn lascaanod into lasvegas. I would rather empower our Isq clans to take Their land. Dad inaad qanciso waxa Ka fudud inaad dhulka xoog Ku joogto. Wax alaale waxan Ku dhaliiliyo madaxda somaliland ma jirto , cilladu yaga maaha ee waa dadka , bal kaa dhuxulaysatada maxaa lagu sameeyey nothing. Waxwalba fadhiga loogu geynayney lama dilin , magaaladii HY Ka saartay waa lagu soo celiyey. Wixii la hayaba intiisu hela. Hadana waakaa goojacade nagula dagaalamaya ee leh hiil harti baan ahay Hiilna ma jiree xoogaa dbayacadu soo siisay bay meesha Ku cunaan. Isaga iyo Reer kiisaba waa in hilfaha loo qaado oo hadaaftinimo lagu celiyo. Qurjiilahana anaga Ku filan. Awalba intaanu layno baanu Dhulkana Ka qaadi jirnay. Intii somaliland jirtay bay cidwalba kibirtay .
  4. Jamaame is going to be somaliland enclave. We just don't have the right leadership. The peaple of jamaame are exactly like the peaple of burao. We must have our fair share of the jubba valley. And that's the only place we can move in. It's a paradise. I don't mind to die there. And I will definitely visit there one die
  5. Ofcourse I don't, somaliland is the land and it's inhabitants. But I am Isqist, I believe that my peaple sacrificed the most for somaliland and they deserve to achieve their Goals , I believe that hrti are traitors and eventually we Will be separate entities But we have to expand to gain permanent settlements inside the heart of Sool and sanaag , let's make the somaliland case an international problem, waxaa dalkeena maalinba qayb loo hudhaya waa itaal darrada , somalidu xabashidaba ma jecla hadana dhul kuma qabsadaane maxaa keena loogu soo qamaamaya. Wax baynaan birta Ka aslin . Policy gii hore ma shaqayno hadaba .
  6. Just worry for those dhuxulaysato clans on the border. Waxba kaama gelin sool suldaan. Waxan Ka baqaya In HJ iyo HY isku laayan dhuka kadibna Surre u garnaqo not for dar ilaahay but inay yaguna helaan a percentage of the pie timir xabaal taal baad tahay .
  7. Maalmihihi koobna ee aan halkan joogay cadawga somaliland hal Nin bay magaciisa aad ii bareen waa nin lagu magacaabo oodwayne ninkaas Indr Kay ah waxan qiraya inuu libaax ahaa ambasa . Marnaba idin maan maan odhan waa isagii iyo ma ahi toona. Caawa waxan idin xaqiijiniya horta ma ihi ninkaas , waanan ahay. 80s kii maalin geesi lixle la odhan jiray nalaka dilay hogaamiyaha SNM wuxu dhahay SNM waa wada lixle. Anna waxan leeyahay maanta Somaliland waa wada Oillwayne. Magacii xitaa Waanu Ka bedelnay degmadiisa ahun haduu dhintee. Haduu nool yahayna waxan leeyahay indr Keep the good job ilaa aad Ka dhimnayso khiikhda kuugu danbaysa .
  8. This is me chasing after you with my armoured vehicles in your own home town .
  9. I don't think so and I really don't care , as a HJ I wish him to fail , because if he fails we will bring our own HJ militias into his own clan territory . We don't want our national forces to rely on them. How ever I have nothing against the general and his JS Clan, they have the right to dominate western LA district. As long as they keep the corridor safe we are in good terms. And they should have their fair share of the national defence budget. Dhuxulaysatoy armay idinka idiinku badisa in somaliland Ku guulaysato sool. Waayo if we fail there qolada 1aad ee aanu weerarayna waa idinka , yube wixii galbeeed Ka xiga oo dhan waa idinka sifaynayna. Walaahi in la waayi doono nafar dhuxulaysato ah oo ceerigaabo Ku nool. Bal yaa naga kaa celinaya caawadan hadaan kabaha kula dul maro. Isq waagii hore markay Ku arkan fadhigay kaaga kici jireen suldaan si sharaf leh, maanta laakiin noocayga hogaaminaya . Anigana already waadba ii jeeda gurigaaga xitaa nabad gelin maayo if I get the chance. Moreeyan pro max .
  10. Ilaahay xoog , xoolo iyo xiniinyaba wuu isugu kaayo daray. Awaaw yadaa soo warayso weligayo dagaal nalookama adkaan.
  11. I think that applies to you not me. Somaliland army always lived outside laascaanood. You are the one who came to remove me from your land. And you failed to do so , I just created a whole new Isq settlement right next to your capital. Goojacade triangle is like a Bermuda. War is not cheap man , at the end of the day you will run out of resources and manpower . Majidho militias Will return to their lands. Other young volunteers will also leave to seek better life else where . The war is already getting slow. Jabhadayn na waxba nooga qaadi maysan anagiiba jabhada. Adigoo daalan baynu isugu imaanayna miiska wada hadalka. Waxaynu Ku heshiino xitaa fulinba mano dbinacayaga. Dhul aan kaaga baxayo iyo xaquuq dheerada oo aad helaysa toona ma jirto. Waxaaba laguu qaatay in dagaalku iska sii socdo.
  12. Not only do I know meeshay Ku taal I even know it's local subclans. And their origins. Jaamacada badawnimada waxaan qabyaalad ahaynba ma barano. Aan wax Ku fahansiiyo reer burco markaanu nahay "reer waajid". Waxaanu u naqaan Cid kasta oo afsomali adag Ku hadlaysa oo dawarsanaysa. Dawarsata somaliland joogta waa laba nooc kuwo aan Somali ahayn iyo kuwo somali ah . Kuwa somalida ah baanu anagu reer waajid u naqaan. Waa nooc minal cay uun. Horta hadaad D&M tahay , inaan ku caayo iyo inaan Ku karbaashaba xaqbaan u leeyahay sababtoo ah you are fighting in the wrong battle. Hadii aad xaarood tahayna Dee denbigaa adiga qaba , CBB da waxan ku nacay nacala aabahood Ku yaal xitaa qabiil kooday qariyan. Waa wax wada Urgufoo laangaaba reer alaale reer ay yihiin garan maysid. Sometimes miskiin Reer waajidad xaarood ahaan u dilaysa. Sometimes reer waajidkii baa xaarood kuula ekaanaya.
  13. Who am I ? Wedkaagii baan ahay. Galbeedi is very lucky waa doqon damac gurracan yeeshay oo walaaladii Ku dhex nool waxa la odhan karaa waa jiir Haan Ku dhex waynaaday. Laakiin adiga xoogaa dhul ah intaanu kaa qaadno baanu laad kaaga saarayna aagayaga. Iska miskiin xunoo dhuxulaysato ah baad tahay adiga laftaada wax badan Ku yeeli mayno just alaabtaada uun qaado . The clock went back to 1991 And Mujaahid caydiid is one of our godfathers. 30 sano baad dib inoo Celiseen nacalaa hooyadiin Ku yaale.
  14. Laascaanood anaa haysta oo maraaga kuu fadhiya , markan doono intan laba PM kaxaysto baan 1 hour soo gubi karaa goroowaha aad sheegayso. Adiguba waad ogtahay in jimcaale nasii hor cararayo marku guuxayaga maqlo. meeshan waan idiinku xoog sheeganay Anaga laascaanood dumar iyo caruur taad nagu dirteen baa noogu daran laakiin wallaahi waaniga kuu dhaartee ragiina waxba iskaga tirin mayno. Horta where is mrehan ? Laangaab yadaa xunee mrehan ma afkuun bay idinka tageeran wuxu inan gumeed sana may usoo hiiliyan qurjiilaha.
  15. Nimanyaw hrti Waanu ognahay in shacabku nooga adkaaden laascaanood inaanu sii maamulnana daniba nooguma jirto dhaqaale ahaan. Dagaalkana anagoo HJ ahba hogaaminayna tolkayo anagana waad na taqaaniin guul waxan u naqaana drod karbaash iyo Dhul boob. Inaanu xaqiijino inaan goojacade isq xoog looga qaadi Karin baa nooga muhiimsan wax kasta. Anagu magac baanu Ku dhimana. Aduunkana magac baa Ka hadha. Waxa naga go,an inaanu Somali tusno in drod weak yihiin against durriyada. Somaliland awalba diir Waqooyi bay ahayd. Idinku markii horeba wixiinu disputed buu ahaa and it will remain disputed . Taas waxa idiinka sii daran xamarna waanu idinkaga adag nahay , niman caqli badan baanu Nahay oo qabyaalada nooceeda siyaasaded kun jeer idinkaga horeeya. Idinku nooca xun baad taqaaniin iyo wax isku dirka. Isku soo xooriyoo car majidhoy goojacade xoog Ku qabsada. Waar cagdheeray bal nimanka caawiya wuxu yey idin odhan bahalka waa nalooka baxee.
  16. Remember dhulka intaas baad Ku leedahay. Hadaad xariiqdaada soo dhaafto Adaa Ka masuula wixii kugu dhaca.
  17. Fiicnaan lahayda taas oo dhab ahi . Public opinion kaan Anigu eega. Markay timaado 3 dayada qolo ee hareeraha Kaa xiga labadayada kuugu dhaw baad ugu necebtihiin. Weliba czaha, iska dhaaf wax kalee xitaa inay meesha kula degaan ma ictiraafsanid. Car I tus madal mucaaridkinu aad Ku muujinaysan inay nimankasi reer awdal yihiin. It never happened. Hadaad kibir to cza Ku afyaqaan Indr. Anigu on behalf of izaq nin walaalkay ahban kuu aqaan oo iska yara calool xun , waadna waxad u dhalatay , oo waan la qabsaday. Habrahaa isqa baad iila mid tahay. Sidad doonto borama u qas weligay xitaa kuugu Iman maayo waxaas ilmaaderaaba Ku filan hawsheeda. Laakiin beach ka awdal hadaad iigu timaado intan madaxa kaa toogto baan maydkaagana kallluun ka siinaya si aaanad cadaabul qabri u mudan. You see Xitaa markan Ku dilo I still love you.
  18. Somalidu waxay na odhan jireen qabiil qaran ma noqdo , intaanu reerkayaga qaran kibray Ka dhignay baanu weliba gaas iyo saliid ba lasoo baxayna. Fariidnimo heerkaanu Ka gaadhnay xitaa bahalka waxa noo qodaya kurdi gooni goosato ah , Waxaanuna Ka iibinayna indha yar gooni goosato ah (Taiwan) . Mafia na waa soo wadna amaanka sugta. Reero mooris baa laysku kaayo yidhaahda team kaas sharci na qabtaana ma jiro aduunka. Maadama ilaahay wax nasiiyey Somalida ninkasta waxbaanu ugu deeqayna. HG hubkii aanu afwayne Ka dhaxalnay baanu siinayna inta yagana ilaahay wax siinayo. Wrsngeli ga Gaas baanu Ku caawinayna nacalaa aabahood Ku yaal si ay dhirta u nabad geliyan , cagdheeray idina soo doonta geelii xunka ahaa ee aynu Isku dili jirnay oo bilaasha baanu idiin haynayee. Intiina kalena araaji soo qorta rag gacan furan baanu nahee.
  19. Galbeedi waa doqon inuu doqon yahayna waxa cadayn idiinku filan , waa ninka doonaya inuu isq , cagdheer ciizeba isku hal mar cadaawade u qaado. Strategy dagaal iyo mid siyaasaded toona malaha. Keliya wuxu isaga dhashay inuu cidwalba Ka cawdo , sayidkii baa sheegay 150 sano kahor , wuxu yidhi " galbeedi beeshiisan soo maray way ooyayayen Cid dilaysana maan arag " kkkkkkkkkkkk Galbeediyaw run laguu sheeg ma borama mise awdal , borama adaa leh , waa meelaan jecelahay every year na waan booqdaa, weligay xitaa madfac kumaan dhufteen hadaan hogaaminayo dagaal aagaas Ka dhaca , laakiin awdal Adigu ma lihid waxba walaal naftaada been haysugu sheekayn. Lughaya 30 minutes Ku qaadan mayso ciize iyo isquba inay kaa qaadan. Zaylac na hadal keedaba daa. Doqon yahaw anagoo isqa oo xoog iyo xoolaba haysta intaas oo alliance leh. Xitaa xamar waa kaaga horayna weliba kaaga darane isku kudlad baynu nahay . Kkkkk Dadka oo dhan Hala wada colloobine , marba qoladad isleedahy waad iska Celin kartaa Ku miis. Markad aniga ila dagaalamayso ciizaha iyo cagdheer ta nabad geli ama soo kaxaysaba. Markad yaga is haysan aniga isoo wac aan nimanka kula karbaashe. Mar hadaanad xoog lahayn atleast caqli yeelo buug yahaw buuga sitaa
  20. Hadaynu cilmi leenahay dhulkeenay Ka muuqan lahayd , yadoo somalidu awalba dunida ugu hoosaysay baad Ka mid tahay kuwa ugu sii hooseeya. Anaaba Ku dhaama oo waxan wax iskaga celiyo samaystay. Adigu timir xabaal taal baad tahay oo adoon adoon dhalay ah. Wax kaa askar iyo argagixiso badan ma jiraan , dantaadana kuma fushatid. Haday cidi xaq u leedahay autonomy wallaahi idinka xaq u lahaa. Intayada kale kibir baanu isu laynayna. Adaa shooladayda cagaha lasoo galay urguf yahaw urgufku dhalay. Adigu ma siill baad tahay maxaa nakaa dhex dhigay. Waxba kaama gelin qaldaamin is haystee Somalia dhinacaaga dab kaga qabo.
  21. Weligay kaas wax Ka qadiyad liita maan arag ilaa hada manuu tegin mana joogo shaqo uu Ku maqan yahay na lama yaqaan. Kaas kursigiisa barkhad batuun baan saaraynaaba maalmaha soo socda. Nagumana soo noqon karo. Way jiraan rag badan oo Reer kiina ah oo somaliland cidwalba Ka jecel , qaarkood aanay garanaynba meelay aadanba. Kuwaas waxan usoo jeedinaya 3 qodob. Ninkii ambitious ah ee doonaya inuu sool Ka taliyo waa caawinayna. Hub iyo dhaqaaleba waa siinayna uu dhulkiisa lagu soo duulay Ku xoraysto (laascaanood waxay yeelan doonta dhawr warlord) . Ninkii doonaya inuu aduunka kale aado isna si wanaagsan baanu u ambabixinayna, kii doonaya inuu iska sii dhex joogo meesha yidhaahdana dad baa metela. Kaa waa dilaynaaba haduu gabadh Naga hoos galana xeerka inan layaalka buu nagula joogaya. Muhiimadu waa in laysla fahmo in xaalad dagaal lagu jiro , dagaalkaas na anaga dantayadu waxay Ku jirta In lagu kala dareero weliba laysu xoog sheegto . Marnaba dantayadu kuma jirto inaan wax naga sii dhexeeyan dad isir ahaan noo neceb anagoon waxba u geysan. Waxa Ka fiican inaanu toos u layno Dhulkana Ka qaadno wixii suurta gala si atleast nacaybkoodu macno la fahmi karo u yeesho.
  22. Eelaygaas si Somalinimo Ku jirto waan ula hadlay haduu wax Ku qaadanayo , laakiin adoonku ma rabaysmo ilaa laga gato master kiisii hore
  23. Labadiina harti gaagaab adeer dagaalku waa sidaa aan u iclaamiyey. Gurigiina baanan idiinku keenaya waa balan. Xitaa you have no hope loo baajin Karo. Adeegad dalbateen waad helaysan .
  24. Walaalaw horta maxaa Ku dhex geliyey aniga iyo qadaad yartaanu is hayno. Adba dad baad ka dhalateee maad dantooda difaacdid . Hadaadba wadani tahay Why aad u Kala xigsanaysa laba doofaar oo gooni goosato ah . Anaga iyo harti toona dan somaliwey ma wadno to be honest with you. Waa hadaad tahay nin reer KGS ah. Weliba inad idinku goosataan bay ahayd before us. Sayid koodiba boqol sano Ka hor Ku lahaa aan af Muslim kuugu imaado . Khalad baad ii haysata aniga gadaal baanad Ka ogaan Insha Allah.