-
Content Count
211,261 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Al Shabaab militants have destroyed a Hormuud communication mast located on the Somalia border town of Elwak. Source: Hiiraan Online
-
Garowe (Puntlandi) Dowladda Puntland ayaa sheegtay inay ka go’an tahay in Soomaaliya sannadka 2020 ka dhacdo doorasho dadweyne oo loo dhan yahay. Hadalkaan waxaa sheegay madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Eng, Cabdixakiin Camey oo ka hadlayay shir looga hadlayo aragtida doorashada Soomaaliya ee 2020, kaasoo Garowe ka socda. Waxaa madaxweyne ku xigeenka sheegay inay Puntland tahay meesha kaliya ee Soomaaliya ka xoraynsan kooxaha argigxisada ee caqabada ku ah in Soomaaliya dimuqraadiyad gaarto. Eng, Camey wuxuu dowlada federalka ku adkeeyay inaysan kala reebin wacyi galinta doorashada iyo xoraynta degaanada gacanta ugu jira kooxaha argigixisada ee koonfurta iyo bartamaha ku sugan. Madaxweyne ku xigeenku wuxuu aragti ahaan sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo in Soomaaliya doorasho cod iyo qof ka dhacayso, isagoo ka eegaya dedaalada ay wadaan guddiga qaran ee doorashada. Halkaan ka dhegayso codka Camey. Madaxweyne+kuxigeenka+Puntland+Camay2 (1) Puntlandi.cm
-
The new Council Coordination Minister, Hon. Mohamed Aden Elmi met with the Speakers of the Legislative and Elders chambers of Somaliland yesterday. According to a press statement the ministry issued stated that the aim of the meeting was to enhance the working relations between the the ministry and the Houses of parliament. The meeting took place at the office of Somaliland’s house assembly speaker, Hon. Bashe Mohamed Farah. The Elders house speaker, Hon. Sulieman Mohamoud Adan was also in attendance during the gathering. The talks ranged from the bills tabled in the houses, strengthening the working relationship between the ministry and the houses, and ways to boost the working ties with overseas parliament the likes of British parliament. The minister has said that he talked with the speakers ways to strengthen the ties between the government and the chambers of parliament as it is the sole duty of the ministry. The parliament speaker-the house of assembly, Hon. Bashe asserted that in the last sessions, the house passed ten bills. Both sides have reached a common understanding of enhancing close working relations.
-
Xarunta PDRC ee magaalada Garoowe ayaa Maanta lagu qabtay kulan wada-tashi ah oo ay yeesheen Haweenka,Ururada Bulshada,Hay’daha Xoojinta Sharciga iyo Wasaaradaha Haweenka iyo Dastuurka ee Puntland,waxaana looga tashanayey sidii qodobada muhiimka ah u ah xuquuqda Haweenka loogu dari lahaa Dastuurka Soomaaliya. Kulankaan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Hay’adaha TAG FOUNDATION oo u qareenta Xuquuqda Haweenka,gaar ahaanna dhinaca Siyaasadda,waxaana gacan ka siisay Hay’adda UNDP. Guddoomiyaha TAG FOUNDATION ,Marwo.Caasho Geelle Diiriye oo ka hadashay kulanka ayaa sheegtay in Hay’addaan Tag ay ka hawlgasho degaanno badan oo ku yaalla Dowlad Goboleedyada;Puntland Jubaland,iyo Galmudug,islamarkaana ay u qareento xuquuqda Haweenka Soomaaliyeed,gaar ahaanna ka qeyb qaadashada siyaasadda dalka. Marwo.Caasho ayaa sidoo kale Haweenka u soo jeedisay in aysan ku ekaan xilalka hoose oo keliyah,balse u tartamaan xilalka sare ee waddanka. Dhinaca kale madaxa u qareemidda Xuquuqda Haweenka ee SWDC,Marwo.Maryan Taqal Xuseen ayaa sheegtay in Dastuurka Soomaaliya aysan ku caddeyn Xaquuqda ay Haweenka lee yihiin,sidaasi darteedna loo baahanyahay in helo qodobadaasi. Wasiir ku xigeenka wasaaradda Dastuurka Puntland,Mudane.cabdiraxmaan Cali Cismaan oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Xukuumadda Puntland ee haatan xilka haysa ay Haweenka muhiimad gaar ah siisay,islamarkaana jagooyin sare ka hayaan. Halkaan ka eeg sawirro. PUNTLANDPOST The post Hay’adda TAG Foundation oo Garoowe ku qabatay Kulan ku saabsan Xuquuqda dhinaca Siyaadda dalka. appeared first on Puntland Post.
-
H.E. Musa Behi Abdi, the recently elected president of the Republic of Somaliland, speaking to the press on Saturday, declared that Somaliland had no intention of crossing into Somalia territory even if Somalia’s Puntland engaged the army in battle. “Africa respects colonial borders and both of Somalia and Somaliland are subject to international laws confining nations to within pre-independence, demarcated boundaries,” president Behi stated. The President’s remarks were interpreted as a direct response to Puntland claims that the Somaliland army was planning to invade Garowe, the Somalia Federal State capital, some 8 kilometers beyond the Italian Somalia border with the former British Protectorate of Somaliland. “The Somaliland army is 60-plus kilometers this side of our border.If it so happens that Somalia’s Puntland engages it in battle, the Somaliland army will advance to secure its border and will not cross it,” he emphasized. The President also spoke of how committed the Republic of Somaliland was to the talks it started with Somalia seven years ago even though Somaliland fully well knows that Somalia leaders will never accept the inalienable fact that Somaliland has every right to fully and finally severe the flimsy ties still holding it to Somalia. President Behi touched a point that has of recent become a contentious issue – that of his government’s relations with the free press. “The press is the fourth state power,” the President said, continuing to say “We are, both, obliged to protect and develop this nation. That defines the boundaries of our mutual respect for one another”. Somaliland gained independence before Somalia but went over to join it to form the Somali Republic which was legally dissolved by a military coup de tat in 1969. The Somaliland public never fully accepted Somalia domination which bloomed into full effect within the first twelve months of the life of the ill-fated union in 1960-61. Somtribune
-
Muqdisho-(Caasimadda Online)-Yariisow Oo Ka hadlay Xilka Gobolka Banaadir ee dhawaan loo doortay isagoo kawarbixiyay sida ay Madaxweynaha iyo Ra’isalwasaaraha ugu . Wasiirkii hore ee warfaadinta xukuumadda kheyre C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa ka hadlay xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo loo magacaabay. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saaka xilka looga qaaday Thaabid Cabdi Maxamed waxaana lagu magacaabay C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow. Wasiirkii hore ee Warfaafinta haddana ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa soo dhaweeyay magacaabistiisa Guddoomiyaha Gobolka. Yariisow ayaa sheegay in xilkan uu si wanaagsan uga soo baxayo maaddaama sida uu yiri uu ka soo shaqeeyay qeybbaha kala duwan ee dowladda islamarkaana uu awood u leeyahay in uu ka shaqeeyo wada shaqeynta shacabka iyo Dowladda dhexe. Yariisow ayaa hadalkaan kasheegay asagoo ka qeybgelayay Munaasibad lagu xusayay sanadguurada 45 aad ee Saxaafadda Soomaaliyeed ayaa sheegay in uu madaxda uga mahadnaqayo xilka cusub ee ay u magacaabeen. ugu danbayntii Ra’isalwasaaraha iyo Madaxweyne ayuu uga mahad celiyay sida ay kalsoonida u siiyeen uguna aaminiin in uu noqdo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir sidoo kalena ah duqa Muqdisho. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post C/raxmaan yariisow oo ka hadlay xilka loo magacaabay Ee maamulka gobolka banaadir appeared first on Caasimada Online.
-
Somali President Mohamed Abdullahi sacked the mayor of the capital Mogadishu and appointed his information minister to replace him on Sunday. The president, in a decree, named Abdirahman Omar Osman as the new mayor, replacing Taabit Abdi Mohamed. The president’s office did not give a reason for Mohamed’s dismissal. Local media reported on Saturday that Mohamed and Prime Minister Hassan Ali Khaire did not get on, but it was unclear whether that was the reason for Mohamed’s removal from the post. “After deliberation with the prime minister and interior minister, the Somali president appointed Abdirahman Omar Osman as the new mayor,” a statement on the Somali government website said. Mogadishu residents said security forces had entered the mayor’s office on Saturday night and took control of it. They also closed most roads in the city and they were still blocked on Sunday. The information minister could not be immediately reached for comment. Somalia has been mired by security problems since 1991 when war lords toppled dictator Mohamed Siad Barre. Backed by the African Union force AMISOM, the government is struggling to defeat an Islamist insurgency by the al Shabaab group. Al Shabaab wants to topple the government and establish its own rule based on its interpretation of sharia law. Reuters
-
Jowhar-(Caasimadda Online)-Wasiirka Wasaaradda Amniga Hir-Shabeelle Cabduqaadir Aadan jeele ayaa sheegay in howlgalk lagu dilay Macalinkii tababarayay Dhalinyaro shabaab kubiiraysay halka qaarkalena ka tirsan Ciidamada Shabaab ay ku geeryoodeen isla markaana uu jiro dhaawac soo gaaray Caruurta ay Al-Shabaab tababarayeen sid uu hadalka u dhigay. jimcahii lasoo dhaafay ayay aheyd markii ay Ciidmo ka tirsan kuwa Kumaandoosta Soomaaliya oo ay wehlinayeen kuwo Cadaan ah ay weeraraeen Saldhig ay Al-Shabaab ku tababarayeen Dhalinyaro doonayay in ay ka mid noqdaan oo ku yaalla deegaanka Ciliyaale ee duleedka Jowhar,waxana howlgalkaas faah faahisay Wasaaradda amniga Maamulka Hir-Shbeelle. Wasiirka Wasaaradda Amniga Hir-Shabeelle Aadan jeele ayaa sheegay in howlgalkaas lagu dilay Macalinkii Dhalinyaradaas tababarayay halka 6 ka tirsan Ciidamada Shabaab ay ku geeryoodeen isla markaana uu jiro dhaawac soo gaaray Caruurta ay Al-Shabaab tababarayeen sid uu hadalka u dhigay. Sidoo kale Wasiirka Amniga Hir-Shabeelle Cabduqaadir Aadan Jeele ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay howlgallo maalmihii la soo dhaafay ka socday Wadada isuxirta Balcad iyo Jowhar kaas oo dhowr mar ay weeraro kudhufoo kadhaqaaq ah ay ka sameeyeen kooxda Shabaab. wasiirka ayaa hadalkii kusoo gabagabeeyay in amniga uu yahay mid wanaasgan,isla markaana howlgalladu ay yihiin kuwo socdo siina socon doona. Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Amniga Hir-Shabeelle. http://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2018/01/Wasiirka-Amniga-Maamulka-Hir-shabeelle.mp3 Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Dhageyso:-Maamulka Hir-Shabeelle Oo Ka Warbixiyay Howlgalkii Ay Fuliyeen Ciidamada Danab appeared first on Caasimada Online.
-
Bosaso-[Puntland Post]-Taliyaha Ciidanka Taraafikada ee Shan gobol oo Kamid ah Puntland Maxamed Finiin Yusuf oo shir Jaraa.id ku qabtaya xarunta ciidamada ilaalada wadooyinka ee Bosaso ayaa ka warbixiyay weerar xalay Lagu qaaday Xerada ciidanka ee Magaaladda Boosaso. Taliyaha ayaa xaqiijiyay in weerarkaasi uu ku geeriyooday mid kamid ah Askarta Taraafikada iyadoona uu ku dhaawacmay Mid Kale, Kadib weerar loo adeegsaday Bambo Gacanta Laga soo Tuuray. Taliye Faniin ayaa sheegay iney tuhunsanyihiin Dad kala duwan oo soo Abaabulay Weerarkan kuwaas oo noqon Kora Ganacsato, Dad Shacab ah iyo Kooxaha Dagaalka kula jira Dowladda ee Al-Shabaab iyo Daacish oo kaashanaya dad deegaanka ah, sida uu sheegay Taliyaha ciidamada ilaalada wadooyinka shanta gobal ee Puntland. hoos ka daawo shirkiisa Jaraa,id Taliyaha Cabdiqani Boos Puntland Post The post Daawo-Taliye Finiin ”baaritaan baanu ku wadnaa cidii ka danbeysay Qaraxii xalay Bosaso ka dhacay appeared first on Puntland Post.
-
habeenimadii xalay ahayd ayaa Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), ayaa waxaa xilka looga qaaday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo ku-xigeenadiisa Gobolka. Wareegtada ayaa waxaa lagu magacaabay Guddoomiye cusub iyo ku-xigeenadiisa waxa ayna u qorneyd wareegtada sida tan. Halkaan hoose ka aqris Magacyada Iyo Qabiillada Ay Kasoo Jeedaan Shakhsiyaadkii Loo Magacaabay Guddoonka Gobolka 1- Mudane Cabdiraxmaan Cumar Eng. Yarisow (Beesha Abgaal Wacbuudhan Daa’uud) 2-Maxamed Cabdullaahi Maxamed Tuulax Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasada (Beesha Habar Gidir -Sacad) 3-Hussein Mohamed Nur Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Maamulka & Maaliyada (Beesha Murusade -Sabti -Israafiil) 4-Marwo Basma Omar Ahmed Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada & Wacyigelinta (Beesha Reer Xamar Camuudi) 5-Aadan Sheikh Cali Fidow Guddoomiye kuxigeenka Howlaha Guud (Maxamuud Hiraab Duduble) 6-Cumar Abdirisaak Xuseen Xoghayaha Guud ee gobolka (Beesha Xawaadle) Dhamaan Xubnahaan loomagacaabay waxa ay isugu jiraan kuwa kasoo shaqeeyay xafiisyada ugu sareeya dalka, gaar ahaan kan madaxwaynaha iyo kan raiisul wasaaraha. The post Magacyada Iyo Qabiillada Ay Kasoo jeedaan Shakhsiyaadkii Loo Magacaabay Guddoonka Gobolka iyo. appeared first on Caasimada Online.
-
Xili Degareeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Xilkii looga qaaday Gudoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho Ayaa arintaasi waxaa ka hadlay Shacabka Muqdisho. Qaar kamid ah Shacabka Muqdisho oo aan la dhex qaaday Codbaahiyaha Warbaahinta Puntland Post Xafiiskeeda Muqdisho ayaa ka hadlay Dareenkooda sida ay u arkaan Xil ka qaadistaasi. Qaar kamid ah Dadka aan la hadalnay ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado xil ka qaadistaasi islamarkaasina Madaxweynaha uu ku deg degay go’aankaasi. sidoo kale dadka qaar ayaa sheegay in uu ku saxnaa Madaxweynaha go’aankaasi iyaga oo sheegay in Ex-Gudoomiye Thaabid uu doonayay in Muqdisho uu maamul ka madax banaan dowlada uu u sameeyo. Hadal heeynta ugu balaaran ee Dhulka Soomaalida ayaa ah maanta xil ka qaadista Thaabid Cabdi Maxamed Gudoomiyihii Gobolka Banaadir kaasi oo qilaaf isaga iyo madaxda soo kala dhexgalay xilkii looga qaaday. Hoos ka Dhageyso Warbixin Wariyaha PP Ee Muqdisho http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/01/War-Cowke-PP-Shacabka-Muqdisho.mp3 Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Shacabka Muqdisho oo ka hadlay Sida ay u arkaan Xil ka qaadistii Thaabid appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, iyadoo dhamaan xilalka laga qaaday xubnihii hayay xilka Guddoomiye kuxigeenada iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka. Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo)-Markuu arkay soojeedinta Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka& Dib-u-heshiisiinta;Markuu wadatashi la sameeyey, islamarkaasna dhageystey talooyinka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya;Madaxweyahu waxuu shaqsiyaadka hoose u magacaabay xilalkakala ah: Mudane Cabdiraxmaan CumarCismaan (Eng. Yarisow) waxaa loo magacaabay Guddoomiyaha gobolka Benaadir Ahna Duqa Muqdisho; Maxamed Cabdullaahi Maxamed waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasada;Hussein Mohamed Nur waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Maamulka & Maaliyada; Marwo Basma Omar Ahmed waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada & Wacyigelinta Aadan Sheikh Cali Fidow waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka HowlahaGuud Xoghayaha Guud waxaa loo magacaabay Cumar Abdirisaak Xuseen
-
Muqdisho-(Caasimadda Online)-Munaasabad lagu soo bandhigayey Adeeg Cusub oo uu soo Kordhiyey Bankiga Caalamiga ah ee IBS (Intenational Bank Somalia kaasoo loogu Magacdarey IBS Online Bank waxaana Munaasabadaas ka qayb galey Masuuliyiin , Ganacsato, Shirkadaha Ganacsiga, Ganacsatada yaryar iyo Marti Sharaf kale. Munaasabada oo ka dhacdey Xarunta Bankiga ee Degmada Xamar Weyne ayaa waxaa ugu Horeyntii ka Hadley Cabdulaahi Sabaax oo ah Maamulaha Guud Bankiga IBS waxaa uu faahfaahiyey adeega Cusub ee Bankiga ee IBS Online Bank waxaana uu yiri isagoo Sharaxay “Waxaad awood u yeelaneysaa inaad heshid dhamaan baahidaada bangiyeed (Free for All Banking Service) sidoo kale La socodka haraaga ama xisaabtada (Balance).Waxaa ka;e uu kuu sahlayaa La socodka dhaqdhaqaaqa Shirkada iyo maareynta Kharashaadkeeda (Transaction validations) waxaa kale oo adeeaga ka mid ah Bixinta biilasha sida Mushaaraadka, Korontada, Biyaha, Jaamacada, iskuulka iyo waxii la mida (Bill Payments) waxaa uu Intaas uu sii raaciyey Maamulaha Guud. “Sidoo kale waxaa Bankiga IBS kuu Fududdeynayaa Lacag dirista gudaha ama dibadda (Inward and outward Transfer) sidoo kale waxaa uu kuu sahlayaa Maamulida Isticmalyaasha adeega (User Management) sidoo kale waxaa uu Bankga uu Diyaar kuula yahay Sarifka lacagaha (Exchange and Rates) iyo in aad Dhamaan Lacagaha Bankiga kuu yaal”| Xubnihii kale ee ka Hadley soo bandhiga Adeegaas waxaa ka mid ah Maxamed Faarax Siyaad oo ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed waxaa uu sheegey in uu aad ugu faraxsan yahay in uu ka mid Noqdo Macaamiisha Bankiga waxaa uu ku tilmaamey Bank-ga IBS Banki La Aamini karo oo kuu Fududeynaya adeeg kasta oo aad uga Baahato. Nuur Maxamed Cismaan oo ah isku Xiraha Bankiga IBS oo ka Hadley Munaasbadaas ayaa waxaa uu sheegey in Bankiga IBS uu yahay Banki Caalami ah oo kuu sahlaya howl kasta oo Bankiga oo aad uga baahato Dalka Dibadiisa iyo gudihiisa maadaama uu ku shaqeynaya Hab casiga ah oo la jaan qaadaya Qaabab aduunka Maanta uu ku shaqeeyo Cabdirisaaq Warsame oo ka mid ah Milkiilayaasha Bankiga IBS oo ka Hadley Munaasbadas lagu soo bandhigayey Adeega bankiiga uu ku soo Kordhiyey ee uu ugu talagaley Macaamiishiisa faraha bandan ayaa waxaa uu sheegey in Bankiga uu waayadaan wadey adeegyo fara badan waxaana ugu soo horeeya adeega Mobile System kaasoo Bulshada u sahlayaa in ay Mobil-kooda ku adegsadaan sidpo kale waxa uu sheegey in dhawaan Bankiga uu hirgelin doona adeega MasterCard waxayna Munaasbadaas ku soo Gabagabowdey Qaabkii loogu tala galey . Halkaan kaDaawo Habka isticmaalka adeega Onlin Bankhttps://ebank.ibosbank.com/ebanking/login.aspx Halkaan ka Daawo Munaasbada lagu soo bandhigayey Adeegaas https://www.youtube.com/watch?v=k0guO64nPls KADAAWO BANDHIGEY ADEEG CUSUB OO LOOGU MAGACDAREY (IBS ONLINE BANK) Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Bankiga IBS oo soo Bandhigey adeeg Cusub oo loogu Magacdarey (IBS Online Bank) appeared first on Caasimada Online.
-
Daar Salaam (Caasimadda Online) – Dowladda Tanzania ayaa sheegtay in markii ugu horreysay ay xaqiijisay in Xarakada Al-shabaab ay saldhigyo ciidan iyo xarumo dadka lagu tashkiiliyo ka sameysanayaan dhulka Keymaha ah ee dalkaas. Dowladdu waxaa ay sheegtay in tan iyo 2016kii Al-shabaab ay dhallinyaro ka qoranayeen daafaha Magaalada xarunta ah ee Daar Salaam iyaga oo siinayay tababarrada Ciidanka sidoo kalena barayay xagjirnimada. Taliyihii hore ee Booliska Magaalada Daar Salaam Simon Sirro,ayaa sheegay in dhowr jeer ay weerareen saldhigyo ay Al-shabaab ku leeyihiin degaannada baadiyaha ah gaar ahaan dhulka kheyraadka hodanka ku ah ee Dalka Tanzania halkaas oo hadda Al-shabaab ay ka billaabeen deegaameynta. Waxaa uu xusay in Booliska Daar Salaam ay gacanta ku dhigeen wiil 9 jir ah oo ay ka qabteen Xero ay ku weerareen Al-shabaab,kaas oo sida uu sheegay Booliska ku ay sheegeen in ay ka qaadeen Qori uu watay. Sidoo Ciidanka Tanzania ayaa weeraray Saldhigyo ay ku tuhmayeen Al-shabaab oo ku yaalla Gobolka Xeebta ah ee Dalka Tanzania,kaas oo lagu magacaabo ikindu . Ciidamada ayaa helay xog ay siiyeen dadka degaanka ah oo ah in Rag hubeysan ay joogaan keynta Kilongoni ee Gobolka Xeebta ah ee Vikindu. Ciidanka ayaa halkaas ka xir xiray dhowr qof oo lagu tuhmayay in ay yihiin kuwa tababarrada bixiya,waxaana halkaas ka socday xagjireyn iyo tababar Ciidan. Saraakiisha u hadashay Ciidanka Tanzania waxaa ay sheegeen in Qof lagu magacaabo Saleebaan ay u qabteen arrintan kaddib markii la ogaaday in uu Gurigiisa ku marti qaaday Ragga la tuhmayo in ay ka tirsanyihiin Al-shabaab. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Dal weyn oo Africa ku yaal oo si lama filaan ah looga war helay inay Al-Shabaab ka sameysteen saldhigyo ciidan iyo Xarumo… appeared first on Caasimada Online.
-
Social media experts have expressed doubts over the effectiveness of Facebook's plan to combat fake news by surveying users on what news sources they find trustworthy. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Qof ayaa ku dhintay mid kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax ka dhacay albaabka hore ee xarunta Jaamacadda Gaheyr ee Magaalada Muqdisho. Qarax oo ahaa Miinada dhulka lagu aaso ayaa goobta ka dhacay iyadoo dad shacab ah ay ka ag dhowaayeen, waxaana ku dhintay qof rag ah oo dadka soo barakacay ka mida, waxaaa ku dhaawacmay haweeney kale oo goobta mareysay. Qaraxa oo laga maqlay degmooyin ka mida Gobolka Banaadir ayaa la soo weriyey inaysan jirin cid ka tirsan dowladda oo lala beegsaday, waxaana halkaasi gaaray ciidamada ammaanka oo muddo xiray isla markaana baaritaan ka sameeyay. Ma jirto cid sheegatay, lamana ogeyn cida loola dan lahaa in lagu qarxiyo, iyadoo uu haleelay dad shacab barakacayaal ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Faahfaahin ku saabsan Khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo saaray qoraal xilkii looga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed. Madaxweynaha ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo ahaa Wasiirka Warfaafinta. Haddaba Magacaabistaan iyo xil ka qaadista dhacday ayaa durba waxaa laga calaamadeeyey qaladaad ku jiro. Haddaba halkaan hoose ka akhriso Afar qalad oo Magacaabistaan ku jirto 1) Guddoomiye Thaabit xilka lagama qaadin: Qoraalka kasoo baxay Madaxweynaha laguma sheegin in xilkii laga qaaday Guddoomiye Thaabit Cabdi Maxamed, taas badalkeeda kaliya waxaa la sheegay magacaabis cusub, waxayna aheyd in marka hore guddoomiyaha xilka laga qaado kadibna midka cusub la magacaabo. 2) Degreeto Madaxweyne: Xil magacaabistaan kuma aysan soo bixin Degreeto Madaxweyne, sidoo kalana Email-ka rasmiga ah ee Xafiiska war Faafinta Madaxtooyada lagama soo dirin 3) Wasiirka Arrimaha Gudaha waxba kalama socdo: Qaladka ugu weyn ee muuqdo ayaa ah inuusan arrintaan ka war qabin wasiirka Arrimaha Gudaha, waxaana kaliya qoraalka soo baxay lagu sheegay inay soo jeedin sameysay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, halkii ay aheyd inuu soo jeedin sameeyo Wasiirka Arrimaha Gudaha. Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa Ra’isulwasaare Kheyre si cad uga diiday inuu soo saaro soo jeedin uu ku dalbadanayo in xilka laga qaado Guddoomiye Thaabit, waxaana muuqato in magacaabistaan loo isticmaalay Magaca Wasaaradda iyadoo uusan raali ka aheyn Wasiirka. 4) Eng. Yariisow Xilkii Wasiirnimo weli wuu hayaa: Eng. Yariisow oo ah Wasiirka Warfaafinta oo loo magacaabay Duqa Muqdisho weli xilkii Wasiirnimo wuu hayaa, mana la sheegin in laga qaaday. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Afar qalad oo waaweyn oo ku jiro xil ka qaadistii lagu sameeyey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir appeared first on Caasimada Online.
-
Kenya and Tanzania have made some progress in dismantling terrorist networks, but the war is far from over as the Somalia militant group Al Shabaab and its affiliates keep on changing tack. The two countries have been collaborating in the war against terror since 1998, when Osama Bin Laden’s Al Qaeda announced its presence to the world by simultaneously attacking US embassies in Nairobi and Dar es Salaam. In Kenya, Al Shabaab is now infiltrating rural populations mainly on the coast and northeastern as opposed to staging major attacks in the cities. The group has also resorted to attacking infrastructure such as telephone masts, police stations and planting improvised explosive devices (IEDs) on link roads. In Tanzania, the yet to be named group is driving a wedge between the natural resource-rich areas that still remain poor, against other regions that have prospered despite lacking resources. Reports suggest this is the case in the southern coast of the country in Mtwara and Lindi, where a gang with unscrupulous dealings is instilling feelings that the areas have been marginalised and consequently remain poor despite their vast natural resources. They have also resorted to attacking police officers in order to collect arms. Last year, for example, a gang killed eight police in Kibiti district and escaped with seven firearm. Pre-empting attacks In Kenya, Al Shabaab elements are living among local communities while keenly monitoring the movement of law enforcers. In return, the infiltrators pledge not to harm the residents and only to target government installations, especially communication equipment and personnel. On January 14, for example, more than 100 heavily armed suspected Al Shabaab militants ambushed Ishakani Village in Lamu County and preached to the residents for about one hour without fear of retaliation from security forces. Security analysts believe the elements are living among local communities because the movement of a group of 100 attackers are unlikely to pass unnoticed from across the border. But Mwenda Njoka, the spokesperson for Kenya’s ministry of interior told The EastAfrican that there was a major shift in how the government deals with counter-terrorism. “Before, we used to handle terrorism as any other crime, but with the advice of the National Security Advisory Committee, we have come up with a proactive policy of scuttling attacks before they happen,” said Mr Njoka. For example, increased intelligence and border patrols, and collaboration with the US through Security Governance Initiative that involves six African countries, has enabled the government to pre-empt many attacks that was not possible before. Training Last year, the Global Terrorism Index report placed Kenya as the third most affected in the world behind Iraq and Nigeria. Kenya rated 6.6 out of 10, Nigeria 7.5 and the leading Iraq rated 9.96. Security experts say that Harakat Al-Shabaab Mujahideen, an Qaeda-allied group based in Somalia, is now the biggest threat to Kenya because it mainly recruits citizens who are conversant with local surroundings and language. “The terrorists lie in wait and attack when complacency sets in among the security agents,” said Twalib Mbarak, a security analyst. In Tanzania, there were reports of an unnamed gang recruiting or abducting youth and children to train them in terror operations since 2016. Former Dar es Salaam police commander (now IGP), Simon Sirro issued similar alerts saying they had raided a terrorist camp in a village near Dar es Salaam. “A nine-year boy managed to dismantle the military gun in front of the police officers who had found him in a certain training hideout,” he said then. A police operation around Kilongoni forests in Vikindu Coast region, discovered the hideout and succeeded to arrest the suspects who were training in military tactics and religious radicalism at a house belonging to a man identified as Selemani. Source: – Theeastafrican The post Militants change game plan, hurt war against terrorism appeared first on Caasimada Online.
-
HYDERABAD: A 24-year-old sailor from Hyderabad has gone missing from a ship in Somalia. Family members of N Bharath Nagendra Manikanta lost contact with him on January 16 and have not heard from him since then. “He said everything is going well and was happy. And now we have got a message from his friend on the same ship that he is not to be found on the ship. We wonder what has happened to him,” said T Saritha, a family member. Bharath had studied B Tech (mechanical) from Narsapuram in West Godavari. He was recruited by West Line Ship Management Pvt Limited, Ahmedabad, through campus placement. He joined the Tanzanian ship M V Taif on November 11, 2017, after undergoing nine months training. “We are not getting any information about Bharath even from the company, except that they cannot find him on board,” Saritha said. According to info available with the family, the ship reportedly broke down in Somalia on December 25, 2017. Bharath, an engine cadet, had gone to his room on board the ship after finishing work on January 16, but did not report on duty the next day. His colleague Shiva went to check in Bharath’s room, but he was no where on the ship. Shiva informed the officials concerned. “We don’t know how to get in touch with ship authorities and are unable to get to Shiva,” Sarita said MBT leader Amjed Ullah Khan has written to Union external affairs minister about Bharath going missing. On Saturday, an official of Indian High Commission in Kenya called Saritha and enquired about the location of the ship in Somalia. On November 10, 2017, Ethihad Shipping LLC had given a letter, saying seaman N Bharath Nagendra Mankikan was travelling from Hyderabad to Dubai to join vessel M V Taif on November 11. Source: – Times of India The post Hyderabad sailor goes missing from ship in Somalia appeared first on Caasimada Online.
-
Mohamed Shukri, an intern at Malindi Hospital. He was arrested on August 29, 2016 alongside his fellow intern, Abdulrazak Abdinuur, by officers from the Anti-Terror Police Unit (ATPU) on suspicion of having links to IS. PHOTO | NATION MEDIA GROUP At least 58 Kenyan students abandoned universities to join terrorist groups in Somalia, Libya and Syria over the last three years. A government report seen by the Nation further says 14 of the students were recruited into the terror organisations last year while the rest joined earlier. In other cases, recruited students were found out early and detained before they could leave the country. The figure could be higher because the authorities have not established the fate of others who have been reported as missing persons. A number of those who fled have since been killed either in combat or executed after falling out with their commanders. For instance, Jared Mokaya Omambia, who left studies at Moi University to join al-Shabaab in Somalia, was shot dead by a firing squad after the terror group accused him of spying for the Kenya Government. MEDICAL INTERNS Farah Dagane Hassan, 26, and Hiish Ahmed Ali, 25, who were medical interns at Kitale Hospital as they continued with studies, were killed in United States air strikes in Sirte, Libya, where they had joined the Islamic State. In the most prominent case, Abdirahim Abdullahi abandoned University of Nairobi Law School and joined al-Shabaab. He was killed at Garissa University College after he led three other militants in gunning down 147 students in one of the worst terror attacks in Kenya on April 2, 2015. Among the 54 listed in the government report, there are those held in safe houses where they are undergoing rehabilitation. At the same time, security agents are grappling with the resurgent and increased al-Shabaab attacks in Lamu. The militia has turned the county into a playground, often launching explosive attacks on government installations, security personnel, locals and motorists; killing, maiming and destroying property. TERRORISTS The terrorists have caught security personnel involved in Operation Linda Boni unawares and left many dead. Between May and November last year, more than 30 police officers were killed in attacks by the terror group. This year, the terrorists have resurfaced with fresh raids targeting security personnel and motorists using the Lamu-Malindi road. Last week, the attackers raided Ishakani village, a day after killing a woman and injuring five police officers at Nyongoro on the Lamu-Malindi road. Last Tuesday, tension was high at Ishakani village in Lamu East after more than 100 heavily armed insurgents took over the area and preached radical teachings to the residents. They hoisted their flag at a deserted local police station before going back to their hideouts. Sources revealed that the attackers have also been conducting daily prayers at mosques in the area at will. On Wednesday, Interior Cabinet Secretary Fred Matiang’i met security bosses from the region in Mombasa and assured the public that the government was on top of the situation. He said the government will crush the militants and that there was no cause for alarm. CRIMINAL INCIDENTS “I have not seen any cause for concern as it were. The isolated criminal incidents such as the one we had on Saturday are matters that we will deal with decisively as we move along because we have the willingness and focus,” Dr Matiang’i said. And, speaking to journalists on Friday, Coast regional coordinator Nelson Marwa said the security committee was reorganising its operations to deal with the terrorists. The government started rehabilitation in 2015 as one of the ways of tackling radicalisation and violent extremism among the youth. The report warns that “gone is the era where terrorist groups targeted vulnerable youths who were illiterate and from poor backgrounds. The changing face of terror has seen the recruitment and radicalisation of the most unlikely targets. The recent trend among the terror groups is the targeting of university students.” It adds: “With globalisation and the paradigm shift in the digital world, terrorists have exploited social media, among other platforms, to lure university students. Through various portals put up by al-Shabaab, ISIS and other groups, propaganda is easily disseminated to students. Source: Daily Nation The post KENYA: 58 students have abandoned varsities to join terror groups appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid iyo Ku-xigeenadiisa. Madaxweyne Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddoomiye cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Eng Yariisow. Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Yariisow ayaa la imaan doona Guddoomiyayaal cusub oo kala shaqeyn kara howlaha Qaran ee loo igmaday. Yariisow ayaa la sheegay in magacaabidiisa kadib loo gacan galiyay shaxda dhismaha maamulka Degmooyinka, waxaana lasoo warinayaa in daaqada ay ka baxayaan Guddoomiyayaasha Degmooyinka, isla markaana lagu bedeli doono kuwo cusub. Guddoomiyayaasha Degmooyinka oo iminka ay lasoo daristay cabsi dhanka xilkooda ah, ayaa waxaa lagu eedeeyay inay is garabtaagen Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit. Sidoo kale, Guddoomiyayaasha ayaa waxaa kamid ah qodobada ay xilalkooda ku weyn doonaan inay habeenimadii xalay Xarunta Dowlada Hoose ay ku doorteen Guddoomiye Taabit oo xilkaasi loo caleema saaray inuu sii heyn doona muddo laba sano ah. Geesta kale, waxaan la ogeyn shaqsiyaadka loo magacaabi doono Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir ee uu magacaabi doono Eng Yariisow. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir oo wadnaha farta ku haya (Warbixin) appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-War qoraala oo kasoo baxay Wasaarada Caafimada Xukuumada Somalia ayaa waxaa lagu amray shaqaalaha Ajaaniibta ee ka howlgala Somalia. Qoraalka Wasaarada ayaa waxaa shaqaalaha Ajaaniibta lagu faray inay iska soo diiwaan galiyaan Wasaarada. Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ammartay is diiwaan galinta shaqaalaha ajaanibta inay tahay waajib. Shaqaalaha laga doonaaya is diiwaan galinta ayaa waxaa kamid ah kuwa ka howlgala Hay’adaha caafimaadka gaarka loo leeyahay iyo dhaqaatiirta ajaanibta ah ee dalka jooga. Arintaan ayaa lagu sheegay inay tahay ula jeedkeeda si loo hubiyo tayada howlwadeennada caafimaadka ee dalka ka howlgalaya, iyo in lala socdo shaqadooda cafimaad. The post Xukuumada Somalia oo amar kusoo rogtay Ajaaniibta ka howlgasha Somalia (Akhriso) appeared first on Caasimada Online.