Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,415
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa shir gudoomiyay Shir lagaga hadlayay tageerada Dowlada Turkiga ee dhinacyada Samafalka adeegyada hormarinta iyo amaanka ee Jubbaland. Masuuliyiinta labada gole ee Dowlada iyo xubno kala duwan ayaa kulanka ku matalayay Jubbaland iyadoo dhinaca turkigana ay kasocdeen Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bekar iyo Xog-hayaha Dowladaha Hoose ee Turkiga Hayrettin Gungor iyo masuuliyiinta Hay’adaha Turkiga ee ka howlgala Soomaaliya. Waxaa kale oo shirkan ka qayb galay Wasiirka Howlaha guud ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Eng, Saadiq Cabdulahi Cabdi, Shirkan oo socon doona mudo labo maalmood ah ayaa diirada lagu saari doona hormarinta kaabayaasha dhaqaalaha Jubbaland iyo taakulada Dowlada Turkiga ay ka gaysan karto sidii loo hormarin lahaa si gaar ah dhismaha Magaalooyinka adeegyada Caafimadka Waxbarashada kaluumaysiga xoolaha iyo beeraha. Madaxweynaha Jubbaland oo kulankan Khudbad ka jeediyay ayaa sheegay in Jubbaland ay diyaar u tahay maalgashiga kala duwan iyo tageerada Bulshada Caalamka si horay ay ugu socdaan howlaha la xiriira samafalka iyo adeegyada Bulshada. Madaxweynahu wuxuu hoosta ka xariiqay in Turkigu uu door muhiim ah ka yahay tageerada Soomaaliya isla markana uu yimid xili ay Soomaalidu u baahnayd tageeradooda isagoo xusay in loo baahan yahay dalka oo dhan waxqabadkooda in ay gaarsiiyaan. Jubbaland ayuu Madaxweynahu sheegay in ay baahi weyn u qabto tageerada dhinaca amaanka iyo taaba galinta kaabayaasha dhaqaalaha oo wax badan oo bilow ah laga sameeyay. Amaanka deeganada xorta ah ayuu Madaxweynahu sheegay in ay saamaxayso in la maalgashado isla markana laga faa’iidaysto si mar walba ayna dadku tageero dibada ah ugu tiirsanan. Howlaha dib u xoraynta ayuu Madaxweynahu sheegay in ay tageero Jubbaland uga baahan tahay dhamaan saxiibada Soomaaliya in ay ku garab istaagan sidii Argagixisada looga saari lahaa deeganada hodanka ah ee Jubbaland Dowlada Turkiga tageeradeeduna ay lagama maarman tahay.
  2. Muqdisho (Caasimada Online)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan ‘’Eng. Yariisow’’ ayaa sheegay inay xooga saarayaan xaqiijinta amniga magaalada Muqdisho. Eng. Yariisow, waxa uu sheegay inay dhameeyen qorshaha lagu xaqiijin lahaa amniga Gobolka Banaadir, waxa uuna cadeeyay in iminkaba ay diyaariyeen ciidamadii sugi lahaa amniga magaalada Muqdisho. Waxa uu Eng. Yariisow, carab ***** inay mudnaanta koowaad siinayaan arrimaha amniga, waliba si ka duwan sidii hore. ‘’Waxaan shacabka ugu bishaareyneynaa inaan diyaarinay ciidamo isku dhaf ah oo sugaya ammaanka guud ee magaalada Muqdisho si looga hortago Arbushaad dhacda’’. Eng. Yariisow, wuxuu sheegay inay wadaan daraasad ah darseynta oo ah degmooyinka ugu dhibka badan, casharada laga baran karo dhibaatooyinkii dhacay iyo sidii shacabka loogu dhiiragalin lahaa in ay ka shaqeeyaan ammaanka. Waxa uu intaa raaciyay Eng. Yariisow in ay diyaariyeen Ciidamo isku dhaf ah oo gaaraya 2,200, kuwaasi oo dardar gelinaya Barnaamijka xasilinta oo sanadkii hore si xowli ah ku socday. Sidoo kale, Eng. Yariisow wuxuu kaloo sheegay marka loo fiiriyo Dowlad Goboleedyada keliya in ay yihiin maamulka degmooyinkiisa dhammaan gacanta ku haya oo aysan ka baqeyn in Shabaab ay soo weeraraan magaalada, balse keliya ay walaac ka muujinayaan in si qaldan shacabka dhexdooda ay uga geystaan qaraxyo. Haddalka Eng. Yariisow, ayaa imaanaya iyadoo uu Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Xasan Cali Khayre maalinimadii shalay kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Amniga, Taliyeyaasha Booliska iyo Nabad sugidda Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Magaalada Muqdisho oo yeelaneysa ciidamo cusub oo si gaara u tababaran (Warbixin) appeared first on Caasimada Online.
  3. Muqdisho (Caasimada Online)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka maamulka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa daboolka ka qaaday in dowlada Jabuuti ay caqabad ku tahay Horumarada Somaliland. Faysal Cali Waraabe, oo la hadlaayay warbaahinta maxaliga ah ayaa sheegay in dowlada Jabuuti ay cuuryaamin ku bilowday dhammaan Hormaradii ay ku talaabeysay Somaliland. Faysal Cali Waraabe, waxa uu tilmaamay in dhammaan Madaxda Jabuuti ay isku raaceen in horumarada Somaliland ay caqabad ku tahay tan Jabuuti. Waxa uu farta ku goday in Jabuuti ay Somaliland kala dagaalameyso dhinacyada Dekaddaha, waxa uuna qiray in cuuryaaminta Somaliland laga yeeshay shirar dhowr ah, sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu Faysal Cali Waraabe arrin aad u fool-xun ku sheegay in dowlad jaarkooda ah ay kala kulmaan dhibaato dhanka horumarada ah, waxa uuna ku baaqay in go’aan degdeg ah laga qaato. Sidoo kale, Faysal Cali Waraabe, waxa uu sheegay in talaabada ceynkaas ah ay sababi karto xitaa amni darro ka dhacda dhulka Somaliland, iyadoo lagala dagaalamaayo dhanka Horumarka. Dhinaca kale, waxa uu Guddoomiye Faysal ugu baaqay Hogaamiyaha maamulka Somaliland inuu qaado talaabo looga hortagaayo caburinta ay wado Jabuuti. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Faysal Waraabe oo weerar ku qaaday dowlada Jabuuti kadib markii uu banaanka soo dhigay.. appeared first on Caasimada Online.
  4. Muqdisho (Caasimada Online)-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay inay kordhinayaan taageerada ay siiyaan ciidamada Somalia. Antonio Guterres, waxa uu sheegay in QM ay aad uga walaacsan tahay amni darada ka jirta Somalia, waxa uuna carab ***** si looga baxo dhibta inay kordhinayaan taageerada. Antonio Guterres, waxa uu si gaara u sheegay inay kordhin doonaan taageerada dhinacyada sahayda iyo lacagaha isugu jirta ee ay siiso Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya qeybahooda kala duwan. Wuxuu Mr Antonio Guterres farta ku goday in QM ay ka go’an tahay isgarabtaaga ciidamada Somalia, waxa uuna cadeeyay inay muhiim tahay in Somalia laga hirgaliyo amni waara. ‘’Waxaan ahmiyad gaara u aragnaa in la taageero ciidamada Somalia, si wax badan looga qabto la dagaallanka argagixisanimada’’. Antonio Guterres, waxa uu ammaanay Ciidamada ammaanka Somalia gaar ahaan kuwii ka jawaabay weerarkii maleeshiyada al-Shabaab 23-kii bishan ay ku qaaadeen meel waxyar u jirta Madaxtooyada Somalia. Dhinaca kale, Madaxda Qaranka Somalia ayuu sheegay mar walba in ay ku fakarayaan oo ay ku dadaalayaan sidii ay uga guuleysan lahaayeen dagaalka ay kula jiraan argagixisada Somalia ee al-Shabaab. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Guterres oo shaaciyay ku dhaqaaqida talaabo aad uga farxin doonta ciidamada appeared first on Caasimada Online.
  5. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Tacsi u diray dhammaan Shacabka Puntland, Qoyska iyo Eheladii Allaah ha’u naxariistee Marxuun Cabdullaahi Ciid Cismaan oo ahaa La-taliyaha Madaxweynaha Arimaha Guddaha iyo Dawladaha Hoose ee Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si gaar ugu Tacsiyeeyay dhammaan Eheladiisii, xaaskiisii iyo Qaraabadii uu Marxuun Cabdullaahi Ciid Cismaan ka geeriyooday Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa Allaah uga Baryay Marxuunka inuu Janno Fardowso ka waraabiyo Aamiin Aamiin, Illaahayna sabir iyo iimaan waasic ah Alle ka siiyo qaraabadii Ehelkii Asxaabtii iyo dhammaan Shacabka Puntland.
  6. Hogaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka Kenya Xildhibaan Adan Barre Ducaale ayaa ka hadlay siyaasiin ka soo horjeedo dowlada oo shirar uga soconayo Magaalada Nairobi. Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in aanay u dul qaadan doonin in siyaasiin iyo xildhibaano dowlada ka tirsan in ay shirar Nairobi ku qaataan islamarkaasina dowlada ka soo horjeeystaan. ” Xilibaanadda Soomalida ee dowladooda diidan uma ogolaanayno inay Nairobi ka dumayaan dowladda Farmaajo iyo Kheyre. Waan ku kalsoonahay Farmaajo iyo Kheyre shaqo fiican ayayna hayaan “ ayuu yiri XIldhibaan Aadan Barre Ducaale. Hadalkaan ayaa ka soo beegmaya xili magaalada Nairobi ay ka dhacayaan shirar kala duwan oo looga soo horjeedo Dowlada Madaxweyne Farmaajo. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Ducaale ” Xilibaanadda DFS diidan uma ogolaanayno inay Nairobi ka dumayaan dowladda appeared first on Puntland Post.
  7. Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa xalay howlgalo cuslus waxa ay ka sameeyeen qaar kamid ah degmooyinka Muqdisho. Howlgalkaan ayaa ahaa mid qursheeysan oo ay sameeynayeen ciidamo isku dhaf ah oo ka kala socdo Ciidamada xasilinta iyo Booliska Soomaaliya. Howlgalkaan ayaa ahaa amar uu shalay bixiyay Ra’isilwasaare Kheyre oo ah in la sugo amn iga caasimada islamarkaasina la qaado tilaabooyin dheeraad ah oo amniga Muqdisho lagu xaqiijinayo. Howlgalada ayaa waxa ay ciidamada amaanku ka sameeynayay Xaafado dhaca degmooyinka Yaaqshid iyo Dharkiinleey. Ciidamada ayaa guri guri u galayay xaafadaha iyaga oo baarayay sidoo kale dadka iyo Gaadiidkaba. ciidamada ayaa soo qabtay dad badan oo looga shakisanyahay in ay qeeyb ka yihiin falalka amni daro ee Muqdisho. Ha’addaha amaanka wali faah faahin kama bixin howlgalkaasi iyo sida uu u dhacay. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Ciidamada Amaanka oo Howlgalo cuslus xalay ka sameeyay Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  8. Hong Kong (CNN) The announcement Sunday that China will drop term limits on the presidency clears the way for Xi Jinping to rule the country indefinitely. Source: Hiiraan Online
  9. Black Panther is beautifully made, cinematically powerful and the actors truly embody the iconic, larger than life superheroes many of us grew up with, but the caviar here is that they reflect so many of us who rarely see ourselves on the big screen. I have watched this movie three times now and every time, I leave the theatre thinking about what could have been if Africa was not colonized and exploited, including how past and current African leadership have consistently failed its people. What I have not considered though was the argument made by some Muslims about it being Islamophobic. Specifically, the opening scene of the movie, where Black American actor Chadwick Boseman as Black Panther, Kenyan actress Lupita Nyong’o as Nakia and Zimbabwean actress Danai Gurira as General Okoye rescue young Black girls kidnapped by men who seem to be members of the notorious Boko Haram. The film clearly states that the scene takes place in the Sambisa Forest, which is believed to be where Boko Haram is hiding many of the girls it has abducted leading some to claim that it reinforces the negative stereotype about Muslims as inherently violent. One prominent Canadian Muslim figure stated the following: Source: Hiiraan Online
  10. The three day trial cost an estimated £10,000 before it was thrown out of Bristol Crown Court by a judge Source: Hiiraan Online
  11. Recent diplomatic decisions around the world have prompted a reshuffle of the world’s most powerful passports on the Passport Index, which ranks countries according to the travel freedom enjoyed by citizens. Source: Hiiraan Online
  12. Dutch shipowners with vessels passing regularly through areas frequented by pirates will now be able to carry their own security guards who are permitted to carry arms and fire if necessary. Source: Hiiraan Online
  13. (Nairobi) – Police and armed gangs killed at least 37 people in Nairobi between September and November 2017, during the second phase of Kenya’s presidential election, Human Rights Watch said today. Kenyan authorities should urgently investigate these killings and all others documented during the entire elections period, and ensure that all of those found responsible for unlawful killings are held to account. Source: Hiiraan Online
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Warar hoose ayaa sheegaya in wadahadal laga dhex bilaabay Ra’isul wasaaraha xukuumada Somalia Xasan Kheyre iyo Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thabit Cabdi. Wadahadalka labada mas’uul ayaa waxaa ololihiisa wada Xildhibaano iyo Odayaal kasoo kala jeeda beelaha Mogadishu Clan, iyadoo uu qorshahu yahay in meesha laga saaro mugdiga u dhexeeya Kheyre iyo Taabit. Illo ku dhow dhow Ra’isul wasaare Kheyre ayaa sheegaya in tirro Xildhibaano iyo Odayaal ay kala hadleen arrintaasi Ra’isul wasaaraha si xal waara looga gaaro Siyaasadaha isdiidan ee labada mas’uul u dhexeeya. Illo wareedka aan xogtaan la wadaagnay ayaa intaa kusii daraaya in Ra’isul wasaare Kheyre uu soo dhaweeyay wadahadalka laga dhexe abuurayo labada mas’uul oo ku kala fogaaday Siyaasada. Ra’isul wasaare Kheyre iyo Taabit ayaa Siyaasad ahaan aad isugu dhawaa, waxa uuna khilaafkooda soo degdegay wixii ka danbeeyay tuhuno ka dhan ah Taabit oo loo geeyay Ra’isul wasaare Kheyre. Siyaasada Somalia ayaa aalaaba kala geysa Madaxda iyo Siyaasiyiinta saaxiibada dhow ah, waxaana taa loo sababeynayaan Siyaasada Somalia oo ku dhisan daneysinimo. Si kastaba ha ahaatee, waxaan la ogeyn halka uu ku danbeyn doono wadahadalka laga dhexwado Kheyre iyo Taabit, wallow iminka la sheegay inuu maraayo meel wanaagsan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xog: Qorshe lagu xalinaayo Khilaafka R/W Kheyre iyo Taabit oo ka socda Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre, ayaa shaaca ka qaaday in sharciga uu kala saari doono cid waliba oo lagu tuhmo weeraradii ugu danbeeyay ee kadhacay afafka hore ee Villa Somalia iyo KM0 ee magaalada Muqdisho. Ra’isul wasaare Kheyre waxa uu sheegay in cid waliba oo looga shakiyo weerarkaasi la marin doono waxa uu qabo sharciga dalka, waxa uuna tilmaamay inay muhiim tahay in gacanta lagu dhigo cid waliba oo si dhow ula shaqeysa waxa uu ugu yeeray ‘’Cadowga’’. Kheyre waxa uu tilmaamay inaanu suuragal aheyn in dhagar qabe maskaxdiisa la dhalanrogay uu ku dhiirado xasuuqa shacab farabadan, waxa uuna cadeeyay in ujeedka Shabaab ay tahay ciribtirka shacabka Soomaaliyeed. ‘’Dowladu wey ka miro dhalin doontaa dadaalka ay kusoo saareyso shaqsiyaadka looga shakisan yahay ku lug lahaanshiyaha weerarka, waxaan shacabka ka codsaneynaa inay garab nagu siiyaan soo afjarida rajada argagixisada’’ Sidoo kale, Kheyre ayaa sheegay in wixii dhacay ay kula xisaabtami doonaan Hay’adaha amniga, gaar ahaan Booliska oo la isticmaalay dareeskooda cusub. Sidoo kale, shacabka ayuu ugu baaqay inay iska soo dhex saaraan waxa uu ugu yeeray argagixisada Somalia ee al-Shabaab kuwaa oo uu ku sifeeyay inay yihiin kuwo aad u arxan daran. Dhinaca kale, Kheyre ayaa cod dheer ku sheegay inay ku howlgali doonaan Natiijada kasoo baxda baaritaanada ay wadaan Hay’adaha amniga dalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxaa Kheyre uga qorsheysan cidii ku lugyeelataa weeraradii ugu danbeeyay? appeared first on Caasimada Online.
  16. Wararka nagasoo gaaraya Agagaarka Isgooyska Tarabuunka ee Degmada hodon ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegayaan in Halkaasi lasoo dhigay gaari laga shakiyay kaasi oo dhowr maalin yaala inta u dhaxeeysa labadda Isgooys. Dadka deegaan ayaa waxaa ay inoo xaqiijiyeen in ay la xariireen laamaha amnigga islamarkaana ay ku wargaliyeen in lasoo dhigay Gaari ay ka shakiyeen Goob ganacsi horteed hase’yeeshee saraakiisha Amnigga Degmada Hodon ayaana goobta soo gaarin. Gaarigga oo looga shakiyay in ay saaran yihiin Waxyaabah Qarxa ayaa dhowr maalin yalla Halkaasi waxeeyna ugu dambeeyn Saraakiisha Nabad sugida Ee Degmada Hodon u sheegeen dadkii lasoo xariiray in aysan soo wici karin mar kale dowladda. Dadka Deegaanka ayaa inoo xaqiijiyay in Gaari Mudo Todobaad ah uu yaalo halkaasi islamarkaana ayna jirin cid sheegato waloow gaariggu yahay mid duug ah. Madaxda Ugu Sareeysa dalka ayaa goorta ay la hadlayaan Shacabka waxaa ay ka codsadaan in ay la shaqeeyaan Laamaha amniga Hase’yeeshee Saraakiisha Ciidamada ayaana Shacabka la shaqeeyn Marka ay la Xariiraan
  17. By M.A. Egge The President H.E. Musa Bihi Abdi said that despite the fact that many of the people who are officials in the government and intellectuals are privy to the country’s history of the past three decades most of the populace ere not well informed about it, especially the youth. The Head of the State thus proposed the indispensability of the fact that the members of the public ought to be informed about the happenings of the revolution that brought about the rebellion that had various aspects of monumental incidences with impacts in the history of the of the struggle for the re-assertion of the independence and nationhood of Somaliland. The President gave the sentiments when he met the surviving members of the revolutionary youth organization, UFO, in a special luncheon he treated them to their honour on Friday . UFO happened to be a vibrant organization of the youth who were mostly intellectuals who took to their initiation to rehabilitate state institutions that the then Barre administration overlooked and by thus bore the brunt of the police-state’s wrath and were jailed or sentenced to death. A major monumental happening in the wake of UFO uprising brought about the famous pelting incident on the 20th of February 1982; an incident which had the students fraternity and youth amongst Hargeisa population throw stones to the authority of the day exuding their defiance of the totalitarian state and demanded the release of the detained UFO members. By thus, Dagax-tuur which loosely translated means stone-throwing or pelting with stones was dubbed the incident which has since engraved itself into the country’s history hence ultimately became the official National Youth Day thereafter. The President’s sentiments had it that such a day and many others in the eventual armed uprising that changed the country’s history were issues that the majority of t he members of the public had no details of, if at all, or were not aware of, all together. The then youth who were members of UFO took a historical get-together picture with the Head of State. “The gentlemen assembled here today have converged from far and different places,” said the President. “90% of them were either incarcerated with life-long sentences or committed to death row hence they at least spent five to six years in seclusion cells”, added the President. The President who is himself a SNM war veteran and leader noted factually that the photograph was a dear treasure. “The photograph will be a sentimental national treasure which will be something to be cherished by those amongst us who were in the struggle but were not incarcerated”, he said. He told the UFO survivors that the nation acknowledged their heroism and as to such their history should be engraved formally in the country’s journals. “40 years later we still haven’t taught the populace of such realities all this while”, lamented the President. He said that it was quite malicious and ironical that when UFO or one of its individuals was mentioned people had surprisingly no grasp of the history hence just wondered. The President thanked them profusely hence reiterated their standard of heroism and acknowledgement of their place in the country’s history. A speaker amongst the UFO survivors, Dr. Mohamed Sh. Hassan thanked the President for treating them to the special luncheon at his residence. His compatriot Abdi Ismail Yoonis (Duse) highlighted the imperativeness of unity in achieving development. The UFO survivors generally pledged to support the nation in whatever way it may be deemed hence thanked those who rose up to the occasion and pelted stones in solidarity supporting the then youth who were being taken to court on February 20th 1982. They had been arrested several months earlier and convicted on the 23rd of February 1982 on trumped up treason charges.
  18. Who are we? We are Somaliland Youth Movement (SYM). SYM is a youth-led organization which is a collective of UK based Somalilanders from a variety of fields, all committed to making a difference in Somaliland. The movement aims to support change and development in Somaliland by putting young people at the forefront of promoting Somaliland and causes central to its development. Our values are to empower Somaliland youth and young professionals in Somaliland by creating awareness, supporting and encouraging the initiatives of Somalilanders. Promoting Somaliland through a wide variety of activities and events, in order to actively engage with Somalilanders in Somaliland and in the UK. King’s Somaliland Partnership. In 2000, The King’s Somaliland Partnership (KSP) was established, KSP Pursued a partnership approach to healthcare system strengthening. Over the years KSP has trained and continue to train health workers and build the capacity of health institutions to advance quality healthcare in Somaliland. King’s Somaliland Partnership runs from King’s Centre for Global Health in London, KSP is part of an Academic Health Sciences Centre that draws on the clinical, educational and research excellence of three leading NHS hospital trusts and global top 20 universities. Unfortunately, Somaliland has some of the world’s worst health indicators and health care system beset by problems at the institutional and individual levels. There is a shortage of health workers, recently estimated at 197 doctors, 1,256 nurses and 344 midwives, serving a population of around 4million. The equipment unimaginably low The Challenge Somaliland is undergoing a health workforce crisis. There are not enough well-trained, well-equipped doctors to serve its growing population of 4 million. Once out of university, young medical graduates – often still in their twenties – enter clinics and hospitals underprepared but are expected to make life-or-death decisions. A major problem is lack of funds for basic equipment. The Somaliland government can’t afford to pay for the tools young doctors need to treat their patients. We are looking to raise £26,000 to equip every doctor who graduates in Somaliland in 2018. How you can help You can support Somaliland’s future doctors by providing them with the equipment they need to do their jobs. Each piece of equipment lasts for many years and will be used countless times to treat sick and suffering patients. Your support could help a whole generation of young doctors: £5 will pay for a Reflex Hammer, used for detecting abnormalities in the central nervous system £15 will pay for the Oxford Handbook of Acute Medicine, an essential guide to symptoms and treatments £30 will pay for a Blood Pressure Monitor, used to diagnose hypertension and many other conditions £60 will pay for a Stethoscope, used to listen to lung and heart sounds for clues of disease £300 will fully equip one doctor with all the materials they need Alternatively, please give whatever you can and the deadline is September 2018. To ensure your money goes to the right place, procurement will be managed by King’s Somaliland Partnership, part of King’s College London, and one of the UK’s largest and longest-running global health partnerships. https://www.gofundme.com/somaliland-s-doctorstarterkit
  19. Ururka Puntland Focus Group oo ay ku mideysan yihiin inta badan Siyaasiyiinta aan ahayn muxaafidka xukuumada ayaa warsaxaafadeed aysoo saareen waxay ka digeen in Xukuumada hada xilka haysaa ay dib u dhigto xiliga doorashada ama ay isku day’do in la kordhiyo mudada Madaxtinimada. Warsaxaafadeedka oo ay ku saxiixan yihiin Masuuliyiin horey xil uga soo qabtay Puntland, qaar Murashixiin ah 2019-ka iyo Siyaasiyiin kale , ayaa waxay muujiyeen walwalka ay ka qabaan in Xukuumadu ay khalkhal galilso xiliga doorashada si mudada ay ukordhisato, taasoo ay sheegeen iney ka digayaan in talaabo noocaas ah ay xukuumadu isku day’do. Dhinaca xukuumada oo Puntlandi la xiriiray si aan wax uga waydiino eedaymaha ay Mucaaradku usoo jeedinayaan, way ka gaabsadeen iney waxtafaasiil ah ama jawaab nasiiyaan, Warasaxaafadeedka halkaan riix isagoo buuxa
  20. Residents in Gabogabo district are yearning to establish a cement plant in order to exploit abundant cement in their region. The residents have said that the ministry of energy gave the green-light to start the exploration of cement in their district. They have expressed their concern over ministry of trade which has refused to go ahead with the exaction of cement. The residents have cited that unemployment among youth in the district is rife and the govt failed to implement development projects in their district. Some of the traditional elders in Gabogabo, a district that lies north of Burao, Togder’s provincial capital said that they inked an agreement with a Chinese company when it comes to setting up the cement plant and the training of employees.
  21. PRESS RELEASE (For Immediate Release)
 Puntland Focus Group concerned about Current Situation in the State, warns Election delay We, the Puntland Focus Group, would like to inform the Puntland people and Government of Puntland State of Somalia, that we remain extremely concerned about the governance and current situation in the State. It has come to our attention that the President of Puntland State is now entertaining an illegal extension of the Government’s five-year term. This behind-the-scenes political effort contradicts Article 79 of the Puntland Constitution, which limits the Government and Parliament’s term to five years. We all remember that, in 2001, when the Government attempted to extend its term it lead to the Puntland Civil War (2001-2003), leading to hundreds of death and displacement. We strictly warn that, any attempt to extend the Government’s term shall incite public unrest and political instability. We agree on the following Recommendations: 1. The Puntland Constitution should be respected, adhered to and practiced – by the Government and people of Puntland State. The term of the Government of Puntland State of Somalia ends on January 7, 2019, and the Presidential Election should be held on January 8, 2019. 2. The security of Puntland State should be strengthened and given priority. Puntland State boundaries should be defended and protected, as required by the Constitution. 3. The Federal Constitution review process should be inclusive, transparent and serve the best interests of the people of Somalia. Once reviewed, negotiated and completed, the Federal Constitution’s referendum process should be delayed, pending a successful negotiation with Somaliland Government. Until then, Puntland Government shall retrain and exercise powers enumerated state constitution which was adopted by constituency assembly in April 18, 2012, and granted under the Provisional Federal constitution. 4. The Puntland Government is elected to represent the will of people and it is the sole authority responsible to represent the State’s public interest as required by the Puntland Constitution. No other individual, authority or group has been delegated or authorized to speak or negotiate on behalf of Puntland State in any manner of public interest, and in particular, if the issues have the potential to impact on the Puntland State’s border, economy or its internal political structure. 5. The Somaliland must withdrew from Tukaraq town and Sool region immediately, without delay or condition in order to avoid further instability, conflict and violence in the region. Puntland Focus Group Members: Abdullahi Ahmad Jama (Ilka Jiir) Abdi Farah Said ( Juha )
 Ali Haji Warsame
Farah Ali Shire Haji Mohamed Yasin
 Issa Mohamud Farah ( Dhollowaa)
 Khalif Ise Mudan
 Mohamud Ahmad Hasan ( Dhagaweyne) Said Abdullahi Dani
  22. HARGEISA—Almis Construction company is to start the installation works for the new 23-km water supply pipeline from Geed Deeble to Hargeisa. This was disclosed by Hargeisa Water Agency and UN-Habitat yesterday in a press release after Calami Construction firm failed to accomplish the installation works signed in 2015. The agreement that Hargeisa Water Agency in conjunction with UN-Habitat inked with Calami construction firm was to finish it. Hargeisa Water Agency gave warning to firm twice but it failed to live up its promises to accomplish the project on time. The Hargeisa Urban Water Supply Upgrading Project (HUWSUP) is jointly funded by the European Union and the Somaliland Development Fund to the tune of EUR 15 million and USD 8.6 million respectively. The project is implemented by UN-Habitat, in partnership with the Hargeisa Water Agency and the Somaliland Ministry of Water Resources. On completion, the project will increase the amount of water available for Hargeisa city from 9 million to 14.5 million litres per day.
  23. Xog-hayaha Guud waxaa uu si adag u cambaareynayaa weerarradii 23-kii Febraayo ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay ku naf-waayeen tiro badan oo dad rayid ah ayna ku dhaawacmeen qaar kale oo badan. Waxaa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaska dadkii ku waxyeeloobay, iyo shacabka iyo Dowladda Soomaaliya, waxaa uuna sidoo kale boogaadinaya jawaab celintii ciidamada ammaanka ee Soomaaliya iyo AMISOM. Xog-hayaha Guud waxaa uu mar kale xaqiijinaya in Qaramada Midoobay ay si buuxda ugu taageerayso hay’adaha Soomaaliyeed dagaalka ay kula jiraan argagixisada iyo dadaalkooda ku aaddan in Soomaaliya ay noqoto dal nabad ah oo xasilloon. Stéphane Dujarric, Af-hayeenka Xog-hayaha Guud Xigasho: UNSOM The post Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay oo cambaareeyay qaraxyadii Muqdisho. appeared first on Puntland Post.
  24. Muqdisho (Caasimadda Online) _ Ciidamada ay Emirate-ku tababareen ee dagan Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa galabta qorrax dhicii toogtay Hanad Maxamed Xasan oo ka mid ahaa dhallinyarada Muqdisho ee ku shaqeysta Gaadiidka Bajaajta. Mid ka mid ah ciidanka ay Emirate-ku maamulaan ayaa Hanad u toogtay si bareer ah xili uu Bajaajtiisa watay, goobjoogayaashu waxey sheegeen in Askarigu uu qoonsaday Bajaajta oo usoo dhowaatay ciidankooda, Hanad ayaa u dhintay dhaawicii soo gaaray. Askariga dilka geystay ayaa galay Xarunta Xero Agoonta, taliyaha amaanka ee degmada Hodan oo goobta yimid ayaa loo diiday in lagu wareejiyo gacan ku dhiiglaha. Eheladda marxuumka ayaa tagay xarunta laga amro ciidamada Emirate-ka si ay wiilkooda caddaalad ugu helaan, laakiin waxaa loo sheegay in aaney diyaar u aheyn iney kala hadlaan arintaan taas oo qoyska niyad jab ku riday. Ilo xogogaal ah ayaa sheegaya in taliyaha Milatariga oo lala xiriiray uu sheegay inuusan waxba ka qaban karin ciidankaas ay Emirate-ku maamulaan. Shacabka Muqdisho ayaa magan u ah qaraxyada Al Shabaab iyo toogashooyin joogta ah oo ka imaanaya askarta dhowrka magac wadata ee caasimada ku sugan. Hanad wuxuu ahaa will Madi ah isaga ayaanna biili jiray hooyadii Istaahil sida uu ii sheegay qof aad u yaqaanay. Ciidamada Emirate-ku gacanta ku hayaan ayaan hoos tagin hay’adda amniga ee Dowladda Somalia, dhowaan waxaa lagu eedeeyay iney weerar ku qaadeen guriga Senator Cabdi Qeybdiid, walaac badan ayaa laga muujinaya iney Muqdisho joogaan ciidan aan Dowlada hoos tagin oo meeshey rabaan weerari kara qofkii ay doonana dili kara. Hanad iyo Qoyskiisu Caddaalad ayey rabaan. The post Faahfaahin ku saabsan Ciidamada Emirate-ka oo wiil Bajaajle ah ku toogtay Muqdisho iyo askarigii dilay oo… appeared first on Caasimada Online.