-
Content Count
212,095 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Saacadihii lasoo dhaafay waxaa xoogeystay hadaladda ka imaanaya Taliyihii hore ee Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, Dad badan ayaa ku tilmaamay inuu isu rogay mucaarad ,laakiin taas dood ka duwan ayaa muuqata. Ilaa 4 wareysi oo kulul ayuu bixiyay ,wareysiyadda qaar wuxuu Dowladda ku dhaliilay gaar ahaan madaxtooyadda iney dagaal xoogan la gashay oo ay dhaafisay kursigiisii, wuxuu yiri madaxweynaha waxaa uggu jira faraanti jin ah, wuxuu diiday inuu si toos ah ugga hadlo arinta dhiibista Qalbi Dhagax inkastoo uu sheegay inuu isagu ahaa qof ku shaqeynayay amar madaxda kore ka yimid, wuxuu u muuqday nin wax badan og ,wuxuu mar walba isku dayaayay inuusan madaxweynaha dhaliisha saarin, , hadaba muxuu u hadlaya Sanbaloolshe?. Dalka waxaa ka dhacday dhowr kiis oo aaney madaxdu ilaa hadda toos ugga hadal, Sanbaloolshe wuxuu hayaa sirta Qaranka gaar ahaan Dowladda hadda jirta, arinta Qalbi Dhagax waa u tun ku taagan madaxda hadda joogta, ma jiro qof ku dhiiran kara inuu sheegto inuu amarkaas bixiyay, wararka sheegaya in madaxtooyaddu lacag ku bixisay musharaxii la tartamaayay waxey u badan yihiin kuwa saxan. Sanbaloolshe oo xilkii lagga qaaday ,midkii kalana lagga riixday waxaa u muuqata fursad uu xil kale ku raadsan karo oo ah inuu hadlo isagoo cabsi galinaya madaxdda sare, hadii uu Sanbaloolshe sheego cidii bixisay amarkii laggu dhiibay Qalbi Dhagax uuna cadeymo la yimaado waxaa dhici karta dhiiqo siyaasadeed, wareysiyadda nuucaan ah waxaa la yiraahdaa “i aamusi” oo la micno ah boos ii raadi . Villa Somalia waxa ay ku qasban tahay in aamusiddo Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo uggu yaraan loo raadiyo safaarad waliba waa inuu noqdaa safiir aan la badalin waqtiga u haray madaxweyne Farmaajo sida ay qabaan dadka siyaasadda faaqidda, wareysiyadiisu waxey u muuqdaan fariin , hadii aan si deg deg ah loola hadal Sanbaloolshe wareysiyadda xigga ee uu dhiibi doonno waxey noqon karaan dacar siyaasadeed. Sanbaloolshe waxaa laggu tilmaamaa nin aan gamban inta badan, Is bad baadintu waa qeyb ka mid ah fahamka siyaasadda fiyoow. Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farah raafac22@gmail.com The post Sanbaloolshe in la aamusiyo ayuu rabaa (Faalo Xasaasi ah) appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (PP) ─ Waaxda Faya-dhowrka ee Gobolka Benaadir u qaabilsan ka hor-tagga waxyaabaha dhacay iyo qiimaynta tayada Badeecadaha kana ka hawl-gasha Dekedda weyn ee Xamar ,ayaa maanta soo bandhigtay raashin iyo waadooyin uu waqtigeedu dhamaaday,taasoo ay ku wareejiyeen laamaha ammaanka si loo gubo. Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta gobolka Benaadir, Marwo Basmo Caamir Shakeeti oo kormeer ku tagtay goobaha laga helay agabka dhacay ayaa sheegtay in dawladda hoose oo kaashanaysa hay’adaha ku shaqada leh iyo laamaha amniga ay tallaabo ka qaadi doonaan cid walba oo magaalada soo gelinaysa alaabooyin dhacay. “Waxaan kormeer ku tagnay Dekedda magaalada Muqdisho, si aan u baarno cabashooyin maalmahan halkaas naga soo gaarayay, baaritaan kadib, waxaan halkaas ka helnay hal kontaynar oo daawo dhacday ah kuna taariikhaysan, 2014-2016-2017. Sidoo kale, waxaan bakhaarka no.3 ku soo aragnay jawaano bur dhacay ku jiro kaas oo biyo ay soo gaareen, cid walba oo arrimahaas ku lug leh oo doonaysa in magaalada la galiyo badeeco dhacdayna tallaabo ayaan ka qaadaynaa”. Ayay tiri Marwo Basmo Caaimir. Ugu dambeyn, Guddoomiye Basmo Caamir ayaa ganacsatada Soomaaliyeed fartay in eysan dib dambe u keenin dalka wax ayan naftooda u quurin, iyadoo xustay in laga baxay waqtigii fawdada uu dalku ku jiray, lana joogo xiligii isla xisaabtanka iyo dabagalka wax yaabaha dalka soo galaya. PUNTLAND POST The post Maamulka Banaadir oo sheegay in Muqdisho aan la keeni karin Dawo iyo Raashin dhacay appeared first on Puntland Post.
-
Somaliland government should immediately release jailed poet Naema Ahmed Ibrahim, Human Rights Centre said in a statement. On 27th January 2018, Naema Ahmed Ibrahim, a poet, was arrested by the National Intelligence Agency from Hargeisa Egal International Airport while she was traveling to Mogadishu, according to Ahmed Ibrahim, Naema’s father who spoke to HRC. Naema was first held in a facility run by the National Intelligence Agency. On 28th January, she was transferred to the Central Police Station where she is now detained, sources confirmed to HRC. She was brought to Hargeisa Regional Court on 29th January 2018 and 1st February 2018. The court remanded her into custody. No official charges are filed by the prosecution. But she is held for Facebook posts allegedly related to the unity of Somalia, according to her lawyer, Mubarik Abdi. The police denied her family to meet Naema after the father spoke to the media, according to family members. Naema was arrested without a court warrant, lawyer Mubarik told HRC. According to article 25 of Somaliland Constitution, “no person may be arrested, searched, or detained, except when caught in flagrante delicto, or on the issue of a reasoned arrest warrant by a competent judge.” “The arrest of Naema without a court warrant for expressing her opinion is contrary to the Constitution. Both the Constitution of Somaliland and the international human rights instruments guarantee freedom of expression,” says Guleid Ahmed Jama, the chairperson of Human Rights Centre. “We are very concerned about the detention of Naema who is held for her political opinion. The government should respect its Constitution,” Guleid added. Human Rights Centre requests the government of Somaliland to allow family members to visit her, and to immediately release Naema. Guleid Ahmed Jama Director of Human Rights Centre, Hargeisa Somaliland Email: hrcsomaliland@gmail.com
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Sida ay noo xaqiijiyeen qaar ka mid ah shaqaalaha Shirkada isgaarsiinta ee Hormuud Koox hubeysan oo wadata gaari nuuca raaxada ah ayaa gudaha shirkada Hormuud qeybta xaafada buun-dooyinka ee degmada Waabari ku dilay shaqaale shirkadaas ka tirsanay oo loogu galay xafiiskiisa halkaasina lagu dilay. Shaqsiga la dilay ee ka tirsan shaqaalaha shirkada Hormuud ayaa waxaa magaciisa lagu soo gaabiyay Suleyman. Kooxdii dilka geysatay ayaa ka baxsatay goobta, lamana oga sababta ka danbeysa dilka loo geystay shaqaalahaan ka tirsanay shirkada Hormuud. Waa markii labaad maalmo gudahood la dilo shaqaale ka tirsan shirkada Hormuud ee Muqdisho, khamiistii ayey aheed markii shaqaale ka tirsan shirkada Isgaarsiinta Hormuud Qarax miino lagula eegtay deegaanka tareedisho ee duleedka Magaalada Muqdisho. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Deg deg :- Shaqaale Hormuud ka tirsan oo Muqdisho lagu dilay iyo faahfaahin ku saabsan appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa afka furtay isagoo shir jaraa’id oo uu goor dhoweyd qabtay ku faahfaahiyey weerarkii lagu qaaday gurigiisa iyo ciddii ka dambeysay. Cabdi Qeybdiid ayaa sheegay inuu Alle amarkiis uga badbaaday weerar loo qorsheeyay in lagu khaarijiyo, taasoo ay ku reebtay argagaxa iyo murugo, qoyskiisana dhibaato loogu geystay, iyadoo mid ka mida ilaaladiisa lagu dhaawacay oo uu weli isbitaal ku jira. “Weerarkii lagu soo qaaday gurigeyga 30 bishii December 2017 waxaa la rabay in la igu khaarijiyo, Ciidamo laga soo diray Dugsiga Tababarka Jen. Gordon oo uu Imaaraadka maamulo iyo ciidanka Nabadsugida ee Gobolka Banaadir ayaa ka dambeeyay” ayuu yiri Cabdi Qeybdiid oo sheegay inuu ka hortegay falcelin weerarkaasi ka dambeyn lahayd. Cabdi Qeybdiid ayaa caddeeyay inuu muddo 33 maalmood ah kadib weerarkaasi aan wax tallaabo ah laga qaadin saraakiishii Imaaraadka iyo kuwii nabadsugidda ee gurigiisa weeraray, iyadoo kaashanaya ciidamada NISA ee Gobolka Banaadir. “Weli waxaan dareensanahay inay jiri karo khatar ku wajhan nafteyda iyo qoyskeyga, cid kastana ay ku imaan karto… waxaan ka codsanayaa xubnaha labada Gole ee Baarlamaanka inay guddi u saaraan arrintan oo horseedi karta khatar ku wajahan Qaranimada Soomaaliya..” ayuu yiri Cabdi Qeybdii oo baaq u diray labada Aqal ee Baarlamaanka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Cabdi Qeybdiid: “Weerarkii lagu qaaday Guriyeyga waxaa la rabay in lagu khaarijiyo, waxaana ka dabeeyay…” appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Danjire Mr David Concar
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Kismaayo, Feb, 3 2018- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Danjiraha Dowlada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mr David Concar. Kulankan waxaa Madaxweynaha ku weheliyay Madaxweyne ku xigeenka koobad Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo qaar kamid ah xubnaha golaha Wasiirada. Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam wuxuu Dowlada UK uga mahad celiyay tageerada ay siiso Soomaaliya isagoo ku booriyay in dadaalka ay Ingiriisku ku bixinayaan dib usoo kabashada Soomaaliya ay sii dardar galiyaan. Madaxweynahu wuxuu sheegay in adeegyada ay Uk ka fuliso deeganada Jubbaland ay yihiin kuwo natiijooyin fiican ay kasoo baxayaan balse loo baahan yahay in mar walba lagu saleeyo baahiyaha jira. Adeegyada Waxbarashada Caafimaadka dib u habaynta qoxootiga kasoo noqonaya dibadaha iyo arimo kale oo ay kamid tahay tayaynta Ciidamada Booliska ayuu Madaxweynahu sheegay in Jubbaland ay siinayso mudnaanta koobad taageerada Saxiibada Soomaaliyana ay mar walba muhiim u tahay. Danjire David Concar ayaa sheegay in kaalmada ay ku bixiyaan Soomaaliya ay sii laban laabayaan isagoo sheegay in si gaar ah ay diirada u saarayaan deeganada Jubbaland si baahiyaha jira wax looga qabto. —DHAMMAAD— XAFIISKA WARFAAFINTA, IYO WAR IS GAARSIINTA, EE MADAXTOOYADA DOWLAD GOBOLEEDKA JUBBALAND, EE SOOMAALIYA. The post Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Danjire Mr David Concar appeared first on Puntland Post. -
Kismaayo, Feb, 3 2018- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta kulan la qaatay Danjiraha Dowlada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mr David Concar. Kulankan waxaa Madaxweynaha ku weheliyay Madaxweyne ku xigeenka koobad Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo qaar kamid ah xubnaha golaha Wasiirada. Madaxweyne Axmed Madoobe wuxuu Dowlada UK uga mahad celiyay tageerada ay siiso Soomaaliya isagoo ku booriyay in dadaalka ay Ingiriisku ku bixinayaan dib usoo kabashada Soomaaliya ay sii dardar galiyaan. Madaxweynahu wuxuu sheegay in adeegyada ay Uk ka fuliso deeganada Jubbaland ay yihiin kuwo natiijooyin fiican ay kasoo baxayaan balse loo baahan yahay in mar walba lagu saleeyo baahiyaha jira. Adeegyada Waxbarashada Caafimaadka dib u habaynta qoxootiga kasoo noqonaya dibadaha iyo arimo kale oo ay kamid tahay tayaynta Ciidamada Booliska ayuu Madaxweynahu sheegay in Jubbaland ay siinayso mudnaanta koobad taageerada Saxiibada Soomaaliyana ay mar walba muhiim u tahay. Danjire David Concar ayaa sheegay in kaalmada ay ku bixiyaan Soomaaliya ay sii laban laabayaan isagoo sheegay in si gaar ah ay diirada u saarayaan deeganada Jubbaland si baahiyaha jira wax looga qabto.
-
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Tacsi u udiray dhammaan Shacabka Puntland, Qoyska iyo Eheladii Allaha u naxariistee Marxuum Garaad Cali Buraale Xasan oo ku geeriyooday Laascaano saaka aroortii oo uu in muddo ah ku xanuunsanaa, Marxuun Garaad Cali Buraale Xasan ayaa ka mid ahaa Isamada Puntland. Halkaan hoose ka akhriso tacsida. Puntlandi.com
-
Taliyihii hore ee hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Soomaaliya, Cabdulaahi Sambaloolshe, ayaa ku eedeeyay Villa Soomaaliya inay ula dhaqantay si aan hoboonayn. Sambaloolshe wuxuu sheegay madaxweyne Farmaajo inuu ugaga baxay balamo ku saabsanaa inuu la dhameysandoono afarta sano ee uu madaxweynaha ka yahay Soomaaliya, haddii xilka laga qaadano ay dowladdu ku taageeridoonto inuu xubintiisii xildhibaanimo dib u helo. Wuxuu sheegay inuu yahay nin sirta dalka gacanta ku haya, loona baahnayn in daaqada laga tuuro waa sida uu hadalka u dhigay. “Madaxweynuhu sidii Malaay badda ku jira ayuu bannaanka iigasoo saaray.” ayu yidhi Sambaloolshe. Halkaan ka dhegayso codka Sambaloolshe. SANBALOOLSHE Puntlandi.com
-
U.S. Imposes Arms Ban on South Sudan as Civil War Grinds On
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
WASHINGTON — The United States banned the export of weapons and defense services to South Sudan on Friday in a reflection of the Trump administration’s growing frustration over that nation’s grinding civil war. Source: Hiiraan Online -
Ceelwaaq (Caasimadda Online) – Wararka ka imaanaya magaalada Ceelwaaq oo ku taalla xuduudka ay Soomaaliya la wadaagto Kenya ayaa sheegaya in diyaaradaha Helicopter Kenya ay duqeeyeen meel u dhow Ceelwaaq oo magaceeda la yiraahdo Kalabayrka halkaas oo magaalada u jirta qiyaastii 8-Km. Guddoomiye ku xigeenka Ceelwaaq, Sahal Macallin Aadan ayaa Goobjoog News u sheegay in duqeyntaasi ay timid kadib markii ciidamada Kenya ay ka war heleen in halkaasi ay soo gaareen dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Wuxuu xaqiijiyay in wax khasaare ah aysan halkaasi ka islamarkaana Al-shabaabkii yimid Kalabayrka ay dib kaga baxeen. “Al-shabaab ayaa yimid deegaanka Kalabayrka, Kenyaatigana diyaarado Helicopter ah bay kiciyeen oo madaafiic bey ku tuureen, hade nimankiina dib ayeey u carareen” ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka. Dhanka kale, Sahal Macallin Aadan oo aan wax ka weydiinnay caqabadaha ciidanka ka hortaagan in ay hantaan ammaanka degaannada ku dhow Ceelwaaq xaqiijiyaan ayuu sheegay inaanay jirin ciidan ku filan amniga oo degmadaasi ku sugan, sidoo kalena aysan ciidanka hadda jooga aysan wax mushaar ah arag muddo 6 sano ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Faahfaahin dheeraad ah oo laga helayo duqeyn ay diyaaradaha Kenya ka geysteen Gedo appeared first on Caasimada Online.
-
U.S. President Donald Trump's appalling reference to states in Africa and elsewhere as "shithole" countries earned him well-deserved condemnation. Despite his crude epithet, some of the states he derided can teach him something about how to treat refugees fairly and humanely. Source: Hiiraan Online
-
More than 60 Al Shabaab returnees including former university students are undergoing rehabilitation at undisclosed camps after surrendering to Kenyan security agents. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada ayaa shir uga furmayaa Magaalada Muqdisho, kaasoo looga hadlayo wixii ka fulay heshiisyadii labada dhinac ee shirkii ugu danbeeyay. Madaxda maamul Goboleedyada ayaa ku soo wajahan wixii ka danbeeya berri 4-ta Febraayo, iyadoo qodobadda ugu muhiimsan ay yihiin dhaqangelinta ciidamada Qaran iyo isku dhafkooda, wadaagga Kheyraadka dalka, dib u eegista Dastuurka iyo Qaabka doorasho qof iyo cod loogu gudbayo. Beesha Caalamka ayaa dareensan inay gaabis tahay howsha dastuurka iyo Doorashada 2020-ka, waxaana shirka warbixin la xiriirta hanaanka doorashada qof iyo cod uga dhici karto ka jeedin doona Guddiga doorashooyinka madaxa bannaan. Qodobadii kasoo baxay shirkii Muqdisho ee Maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka ayaan wax badan ka hirgelin, inkastoo ay degtay xiisadii ka dhex taagneyd maamullada iyo dowladda Federalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Waxa looga hadlayo Shirka Muqdisho uga furmaya Dowladda Federaalka & Maamul Goboleedyada oo la ogaaday appeared first on Caasimada Online.
-
Mogadishu (HOL) - The governor of Banadir and mayor of Mogadishu, Abdirahman Omar Osman on Friday met with UK ambassador to Somalia, David Concar to discuss the city's development priorities. Source: Hiiraan Online
-
Dahabshiil Chief Executive Abdirashid Duale says money transfer plays a big role in improving livelihoods of the impoverished in Africa./FILE By CORRESPONDENT, NAIROBI, Kenya, Jan 29 – Remittances became a key issue in improving the economy of East Africa as the World Economic Forum came to an end this weekend in Davos, Switzerland. Speakers at Davos highlighted the important role of remittances from the diaspora as vital sources of income for the poor in Kenya, Somalia and Ethiopia. The Forum, in which international business and political leaders gather for an annual meeting on global politics, economics, and social issues, was categorical on remittances; stating that they inject the much needed foreign currency in the economies of East Africa. Key speakers at the Forum that ran from January 23-26 said the support of the international community is vital – especially for Somalia and the Somali diaspora, as the region has experienced years of instability, which have adversely affected the economy. Chief Executive Officer of Dahabshil, a money transfer company, Abdirashid Duale, says money transfer plays a big role in improving livelihoods of the impoverished in Africa. “We will work towards improving technology in all sectors, be it in agriculture, business or any other sector, so as to help Africans achieve more,” said Duale. He said that Africa’s success is critical to global stability, and international partnerships were needed to build a global consensus on remittances, to help fight poverty, instability, and displacement. Duale welcomed efforts by the World Bank and the UN to secure global remittances in the Global Compact for Safe, Orderly and Regular Migration, to be adopted in 2018 and recognized the important leadership role by the co-Chairs Mexico and Switzerland, at the Puerto Vallarta preparatory meeting. Remittances, he explained, “…ought to be enshrined in principles of human rights, a gender perspective, and shared responsibility, as provided for by the new Compact”. “I welcome the World Economic Forum’s System Initiative on the Future of Economic Progress, which aims to inform and enable sustained and inclusive economic progress through deepened public-private cooperation through thought leadership and analysis, strategic dialogue and concrete cooperation, including accelerating social impact through corporate action especially business in Africa,” added Duale. Praising Somalia’s private sector for its role in the survival of the country, the Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire said: “Despite considerable challenges, Somalia’s private sector has continued to provide critical services in the survival and recovery of the Somali people,” he said, pointing out that remittances are a key investment resource that call for effective public-private partnership. Leading a Somali delegation for the first time to the World Economic Forum (WEF2018) in Davos, the Prime Minister had several bilateral meetings with executives of international institutions and world leaders. The forum brought together some 2,500 top business leaders, international political leaders, economists, celebrities and journalists for four days in the Swiss resort of Davos, to discuss the most pressing issues facing the world. Davos 2018 ran on the theme of “Creating a Shared Future in a Fractured World” and will be the 48th forum to date. Professor Klaus Schwab, Founder and Executive Chairman, World Economic Forum said the increasing failure and inability to achieve inclusive growth and preserve resources calls for the development of new models for cooperation. “Our collective inability to secure inclusive growth and preserve our scarce resources puts multiple global systems at risk simultaneously. Our first response must be to develop new models for cooperation that are not based on narrow interests but on the destiny of humanity as a whole,” Schwab said. Capital FM
-
Wararka uu warsidaha Puntladi ka helay magaalo xeebeedka Qadiimiga ah ee Caluula ee gobolka Bari ayaa sheegaya in biyihii badda ay ku fataheen xaafado katirsan degmadaas, waxayna fatahaadani sababtay in ay ku baracakeen qoysas badan. Fatahaadan waxaa la sheegay in ay timid kadib markii uu xirmay kanaal ay biyahu gali jireen markii mawjadaha Hirarku ay bataan balse kanaalka ayaa ciidu xirtay mana jirto cid isku xil saartay in ay furto kanaalkaas. Xaaladan caynkaan ah ayaa muddo taagnayd, sida ay Puntlandi u sheegeen dadka degaanka. Guddoomiyaha degmada ayaa u sheegay in biyaha baddu qaadeen boqolaal guryo ah iyo goobo ganacsi oo muhiim ahaa. Guddi ay dowladda Puntland horey ugu magacowday xaalada Caluula oo horey loogusoo rogay xaalad degdeg ah, balse illaa iyo hadda xaaladeeda wax lagama qaban. Puntlandi.com
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Beesha uu kasoo jeedo xildhibaan Axmed Cabdi Xasan (Axmed Taajir) oo xasaanad laga qaaday laguna xiray magaalada Kismaayo ayaa war kasoo saartay xarigiisa. Qoraalka oo uu soo diray guddoomiyaha Gudoomiyaha Golaha Guurtida Reer Isaaq ayaa lagu sheegay in xariga xildhibaanka uu yahay sharci darro, wuxuuna dalbaaay in si degdeg loo sii daayo xildhibaanka lagu xadgudbay. HOOS KA AKHRISO QORAALKA Wuxuu cadaynayaa in xariga xildhibaan Ahmed Taajir lagula kacay uusan sharci ahayn, isla markaana uu xad gudub ku yahay shaqsiyan iyo beesha Reer Isaaq oo uu xildhibaanku u matalo Jubaland. Goluhu wuxuu xaaraantinimeynayaa, cambaareynayaana dhamaan habkii loo maray, ficilkii iyo weliba qaabkii loo maareeyey in lagu fuliyo xasaanad ka qaadida iyo xariga xildhibaanka lagula kacayba, ilaa hadana uu ku muteystay. Goluhu wuxuu u arkaa, aaminsan yaheyna in xariga Xildhibaan Ahmed Taajir uu yahay XARIG LA XIREY REER ISAAQ oo uu xildhibaanku u matalo Jubaland. Goluhu wuxuu soo dhaweynayaa go’aamadii xilkasnimada lahaa ee ay durbaba ugaga jawaabeen kana qaateen mowqifkooda ku aadan ficilka iyo xariga lagula kacay xildhibaan Ahmed Taajir siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee reer Jubaland ee soo matalay heer wasiir Dowlada Federaal Somaliya Mudane Abdullahi Hersi Ciilmooge iyo Guled Kassim oo bayaan iyo fariinba kusoo gudbiyey dareenkooda. Goluhu wuxuu sidoo kale codsanayaa in sida ugu dhakhsiyaha badan loo soo daayo Xildhabaan Ahmed Taajir, xoriyadiisii iyo shaqadiisiina si xor ah loogu soo celiyo una qabsado iyadoo shuruud la’aan ah. Goluhu wuxuu ugu baaqayaa dhammaan beelaha Jubaland gaar ahaan beesha Reer Isaaq inay illaaliyaan xasiloonida, kana fogaadeen wax allaale wixii keeni kara kala fogaansho iyo shaki soo kala dhex gala beelaha walaalaha ah ee dega Jubaland. Guul iyo Gobonimo Jubaland Abdi Jama A. Kassim Gudoomiyaha Golaha Guurtida Reer Isaaq The post Beesha uu ka soo jeedo Xildhibaan lagu xiray magaalada Kismaayo oo War Cad soo saartay appeared first on Caasimada Online.
-
HARGEISA– The new Somaliland President, Musa Bihi Abdi has sent a congratulatory message to the armed forces on its 24th establishment day anniversary on the 2nd of February. The president has sent similar congratulatory message to the families of me and women in uniform where ever they are who are defending their country. The Head of State hopes that the armed forces to live in peace and prosperity and further anticipates that they will continue their efforts to defend their homeland from foes internally and externally. Somaliland which broke away from Somalia in 1991 has achieved to rebuild its state from scratch without the support of the international community. It has an army, currency, a flag and multi party politics. It has built two house chambers and oversee the election of local council and presidential polls. Somaliland is not recognized despite having overcome these challenges.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa loo aqoonsaday inuu yahay duqii magaalo ee ugu waxqabadka fiicnaa sanadkii la soo dhaafay, iyadoo abaal-marintan loogu talo galay in lagu qiimeeyo waxqabadka madaxda caasimadda qaranka iyo kuwa caasimadaha gobollada. Mudane Thabit – oo ahaa duqii magaalada Muqdisho ee sanadkii hore – ayaa abaal-marintan ku guddoomay xaflad lagu qabtay hoeelka Mogadishu Guest House oo ay ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada. Natiijadan ayaa ka soo baxday sahan bilihii Oktoobar illaa Diseembar 2017 lagu sameeyay magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo, Garoowe, Cadaado, Kismaayo iyo Jowhar, ayna ka qeyb galeen in ka badan 1,800 oo qof oo laga soo xushay magaalooyinkaas. Natiijada sahanka la sameeyay waxaa lagu qiimeeyay Mudane Thaabit barnaamijyadiisii ku aaddanaa dhinacyada horumarinta adeegga bulshada, cad-cadaanta iyo maamul-wanaagga Dowladda Hoose, dib-u-heshiisiinta iyo isdhexgelka bulshada, dhiirrigelinta wax-soo-saarka gudaha, shaqo-abuurka dhallinyaradda iyo horumarinta cayaaraha, xoojinta kaalinta haweenka, wacyi-gelinta iyo abaabulka bulshada, samo-falka, iyo u-qareemidda xuquuqda Gobolka Benaadir ee heer qaran. Waxaa munaasabadda ka hadlay qeybaha kala duwan ee bulshada oo ay ka mid ahaayeen Sheekh Cumar Wardheere iyo Sheekh Soomow oo ku hadlayay magaca culimada, Dr. Maxamed Cali Ibraahim oo ah wasiir hore, Farxiyo Kheyre oo ku hadleysay magaca haweenka Soomaaliyeed, iyadoo ugu dambeyntana uu xafladda soo xiray Guddoomiyaha Dalladda Bulshada Rayidka, Mudane Diini Maxamed Diini, oo ugu dambeyntii guddoonsiiyay abaalmarinta. Duqii hore ee Muqdisho, Mudane Thaabit Cabdi Maxamed, oo hadlay markii la guddoonsiiyay abaalmarinta ayaa u mahadceliyay hay’adda Vision oo soo sameysay sahankan, isagoo sheegay inay arrintan ay tahay dhaqan ku cusub dalka oo ah in la xuso waxqabadka wanaagsan. Hay’adda Vision ayaa sheegtay in abaal-marintan lagu saleeyay macluumaadka Hay’adda Duqa Magaalooyinka ee City Mayors Foundation (CMF) oo soo qabanqaabisa Abaal-marinta Duqa Magaalooyinka ee heer caalami ah (World Mayors Award), taas oo lagu sharfo madaxda u adeegtay bulshadooda, waxna ku soo kordhiyay magaalooyinka ay madaxda ka yihiin. Akadeemiyada Hoggaaminta ee Hiraal (Vision) ayaa xiriir la sameysay hay’addaas si mustaqbalka magaalada Muqdisho loogu soo daro qiimeyntooda u gaarka ah qaaradda Afrika. Abaal-marintan oo qeyb ka ah Abaal-marinta Xilgudasho Qaran ayaa waxaa soo qabanqaabisay Akadeemiyada Hoggaaminta ee Hiraal (Vision Leadership Academy) ayaa sheegtay in ujeeddada abaalmarintan ay tahay in la muujiyo aragtida fog iyo hoggaaminta madaxda magaalooyinka Soomaaliyeed ee si karti iyo hufnaan leh ugu adeegay shacabka iyo in shacabka fursad loo siiyo ay ku qiimeeyaan waxqabadka madaxda ka talisa magaalooyinkooda. The post Thaabit oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Xilgudasho Qaran ee Akadeemiyada Hoggaaminta ee Hiraal appeared first on Caasimada Online.
-
Iran has cracked down on women violating its compulsory headscarf decree, arresting at least 29 individuals, according to Iranian media, and drawing criticism from activists and rights groups. Source: Hiiraan Online
-
After fleeing from one of the most oppressive regimes in the world, Eritrean refugee Dawit Demoz lived in limbo in Israel for seven years on a temporary permit that he had to renew every two months. While he could not be forcibly removed from the country, he said he and other refugees from Eritrea and Sudan were also not allowed to seek asylum in Israel, where they end up after a gruelling journey through Libya and Egypt. Even after the policy changed in 2013 and he was given an asylum interview by Israeli officials, his case remained undecided in 2016 when he was resettled in Toronto under a private sponsorship after meeting a Canadian doing humanitarian work in Israel. With Prime Minister Benjamin Netanyahu’s government set to deport some 38,000 African migrants and refugees in Israel, GTA Jewish community groups are concerned for the safety of the deportees like Demoz. “By sending them back to Africa, they are going to put these people’s lives at risk,” said Demoz, who says that he fled the Eritrean regime after refusing to serve as an informant to flush out anti-government opposition. He now studies psychology at York University According to the Jerusalem Post, the Netanyahu government will carry out the mass deportations to an unspecified third country as early as March. In Israel, critics of the policy, including Holocaust survivors, have staged protests against the government’s move. In the GTA and around the world, Jewish religious leaders have signed an open letter urging the Netanyahu government to live up to Israel’s international responsibilities and stop the deportations. “There are a lot of things going on in the grassroots. The Israeli government’s policy doesn’t reflect its people,” said Rabbi Lawrence Englander of the New Israel Fund of Canada, which supports NGOs in Israel that safeguard civil and human rights. “In our own Jewish history, we have been refugees so many times. Given all these experiences as a people, Jews have to help non-Jews from these measures of the government.” The New Israel Fund is among a group of Jewish community organizations in Greater Toronto that has launched a petition this week, to urge the Netanyahu government to rescind the plan and the Canadian government to open its doors to some of those refugees through private sponsorships. “We believe it is contrary to Jewish law, Jewish ethics, Jewish memory, and our own history of being a people without a homeland before the creation of Israel,” they said in a joint letter. “We are further disturbed by numerous reports that have shown that asylum-seekers who have thus far ‘self-deported’ from Israel to Rwanda and Uganda have not found safety and protection in those countries, but have again found themselves without status, forced to begin their refugee journey anew.” However, Netanyahu has argued that the Africans are not refugees but economic migrants looking for work opportunities. “We are not taking action against refugees,” he told the Times of Israel. “We are taking action against illegal immigrants who come here for work purposes. Israel will continue to be a shelter for true refugees and will eject illegal infiltrators.” Rabbi Yael Splansky of the Holy Blossom Temple, an officer with the Toronto Board of Rabbis, said many of the African asylum-seekers have successfully woven themselves into the fabric of Israeli life. “Israeli citizens are protesting Netanyahu’s decision to deport. Rabbis are offering to hide people in their homes. Pilots are refusing to fly the deportees to Rwanda and Uganda,” said Splansky. “There must be a way to recast a plan that is consistent with Israel’s values as a Jewish and democratic state.” Enbal Singer, a founder of Canadians Helping Asylum Seekers in Israel, said the groups are appealing to Ottawa to resettle some of the refugees in Israel and offer guidance to the Netanyahu government in integrating the refugees. “We need to do what we can to bring some of these most vulnerable asylum-seekers to Canada and ask Israel to give status to those who are still there,” said Singer, a University of Toronto law student. Source: Thestar The post Jewish Canadians urge Israel to back off plan to deport African refugees appeared first on Caasimada Online.
-
Qiyaastii 90 qof ayaa laga cabsi qabaa in ay dhinteen kadib markii dooni ay la socdeen tahriibayaal u badan dalka Pakistaan ay ku degtay ah xeebaha Liibiya galinkii hore ee jimcihii shalay, sidaana waxaa sheegtay wakaaladda socdaalka UN. Maydadka tobanaan kamid ah tahriibayaasha ayaa laga helay meel u dhow magaalada Zuwara ee dalka Libya, sida uu sheegay afhayeenka Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka, Olivia Headon, kaasoo sheegay in macluumaadka ay hayaan ay weli baaritaan ku wadaan. Waxaa doonidaan dadka saarnaa ka badbaaday labo qof oo ay soo badbaadisay dooni kalluumeysi ah loo laga leeyahay dalka Tunisa. Saraakiisha ilaalada xeebaha Libya ayaa sheegay inaysan helin wax macluumaad oo ku saabsan doontaan iyo xilliga ay degaysay, hase yeeshee waxay tilmaameen in habeenkii uu soo gaaray warbixin uga timid saraakiisha magaalada Zuwara, kuwaas oo sheegay in ay heleen maydadka 13 oo dhammaantood ahaa Pakistaniyiin, marka laga reebo hal dumar ah Liibiyaan ah. Puntlandi.com