Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    212,095
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho, 06 Febraayo 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka Golaha Amniga Qaranka. Madaxweyne Farmaajo ayaa shirka guddoominayey qodobbada looga hadli doonana waxaa ka mid ah, xasillinta amniga guud ee dalka iyo sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta hay’adaha amniga ee heer Federaal iyo mid Dowlad Goboleed. Shirka Golaha Amniga Qaranka oo noqonaya midkii 6-aad oo Goluhu yeesho tan iyo markii lagu dhawaaqay, ayaa la filayaa in ay kasoo baxaan qodobbo muhiim ah. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka iyo Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida oo ka mid ah Golaha Amniga Qaranka ayaa shirka ka qeybgalay.
  2. Wasiirka Cadaalladda iyo Arrimaha Diinta Puntland Saalax Xabiib Xaaji Jaamac oo maanta kasoo degay Garoonka Diyaaradaha magaalada Garowe ka dib socdaal uu kaga yimid dalalka Mareykanka,Turkiga, Kenya iyo Masar ayaa ka hadlay muranka ka taagan qiimaha qaaliga ee Soomaalidu ku tagto Xajka. Wasiir Xabiib ayaa ugu baaqay Xukuumadda Soomaaliya inay wax ka qabato cabasho xoog leh oo ka jirta qiimaha Soomaalidu sanadkii ku tagto xajka oo ah kan ugu qaalisan adduunka, wuxuuna ku eedeeyay shirkadda Jubba inay sabab u tahay sarre u kaca qiimaha xajka oo ah lacag gaareysa $ 4,000 ( Afar kun oo dollar) halkii qof-ba. Wuxuu sheegay Wasiirka Cadaalladda Puntland 15 bishan 2018 in lagu wado Dowladda Federalka Soomaaliya inay saxiixdo qoondada Soomaalidu ku leedahay xajka, wuxuuna ugu baaqay Madaxda Dowladda iyo Gollaha Wasiiradda Soomaaliya inay wax ka bedelaan musuq maasuq xoog leh oo ka jira tagitaanka Xajka. Sidoo kale Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Puntland ayaa ugu baaqay shirkaddaha duulimaadyadda inay u tartamaan tagitaanka dalka Saudi Arabia xilliyadda xajka, si meesha looga saaro qollo gaar ah oo afduub u haysata duulimaadka xajka. Waa markii ugu horeysay oo masuul ka tirsan Puntland uu si adag uga hadlo qiimo xad dhaaf ah oo dadka Soomaaliyeed lagu geeyo sanad kasta gudashada xajka. Abshir Dhiirane PUNTLAND POST The post Wasiirka Cadaaladda Puntland oo si adag uga hadlay lacagta lagu tago Xajka appeared first on Puntland Post.
  3. Dhoobley (Caasimadda Online) – Saraakiisha Ciidamada ammaanka degmada Dhoobley ee Jubbaland ayaa sheegay Howlgal gaar ah oo Sabtidii ina dhaaftay ay ka fuliyeen banaanka degmada in ay ku soo qabteen Saddex nin oo Ajaanib ah. Waxa ay sheegeen Saraakiisha raggan in ay ka tirsan yihiin xoogaga ururka Al-shabaab, islamarkaana lagu soo qabtay Howlgal ka dhacay degaanka Tuulo-barwaaqo oo 12-KM ujira Magaalada Dhoobley ee Jubbaland. Raggan Saddexda ah ayaa waxaa laga soo qabtay degaanka Tuulo-barwaaqo oo ku yaalla Agagaarka xuduuda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, waxayna xilligaasi isku dayayeen in ay u baxsadaan dhanka gudaha Kenya. Sarkaal u hadlay Ciidamada ammaanka degmada Dhoobley ayaa sheegay laba ka mid ah raggan in ay wateen Aqoonsiyada dalka Tanzania, halka midka kalena uu watay dhalasho Kenya ah. Wuxuu kaloo sheegay sarkaalkan raggan in ay yihiin Dagaalyahano cusub oo Shabaab ah, kuwaasi oo doonayay in ay weeraro ka geystaan Soomaaliya iyo dalalka deriska la ah, sida Kenya. Maamulka degmada Dhoobley iyo Saraakiisha Ciidamada oo weli aanan shaacin magacyada raggan ayaa waxa ay ku wareejiyeen Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah AMISOM, si loogu sameeyo baaritaano dheeraad ah. Ciidamada Jubbaland iyo kuwa Kenya ayaa maalmahan dambe waxa ay dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka wadeen degaanada banaanka ka ah magaalada Dhoobley, si ammaanka loo xaqiijiyo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Jubbaland oo gacanta ku dhigtay ajaanib ka tirsan Ururka Al-Shabaab (Akhriso tirada) appeared first on Caasimada Online.
  4. Muqdisho (Caasimadda Online) – Waaxda howlaha farsamada ee Dowladda Hoose Xamar ayaa bilaabay dayactir ay ku Sameynayaan Kontorolada laga Soo galo Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar Si loo xaqiijo Amniga Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar. Agaasime ku Xigeenka Waaxda howlaha farsamada dowladda hoose Mudane Bashiir Shuumbe Shuute oo ka Hadlay dayactirkan lagu Sameynayo kontoroolada ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la sameeyo koontaroolada maadama ay tahay in laxaqiijiyo Amniga Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar. Guddoomiye ku Xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Maxamed Mohamed Tuulah ayaa horay u amray dhismaha Koontarooladaan si loo adkeeyo amniga Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar. The post Sawiro: Maxay tahay sababta keentay in biro lagu xiro Albaabada laga soo galo xarunta Gobolka appeared first on Caasimada Online.
  5. BEKARREDAR, Ethiopia (AP) - The 25-year-old Kedija had her external genitalia removed and her vagina sewn up when she was just seven days old. She has faced a lifetime of pain. Source: Hiiraan Online
  6. An unprecedented "cluster" of Minnesotans aspiring to become jihadists overseas fueled the nation's highest rate of terrorism recruitment, according to a new study that also found that attempts to travel to Syria or Iraq are on a steady decline since 2015. Source: Hiiraan Online
  7. Somalia’s minister for post, telecom and technology after meeting with his counterpart in Djibouti said his Ministry is organizing in Mogadishu a conference for the telecom operators of Somalia, Djibouti Telecom/Government in late March to discuss collaboration in the Djibouti African Regional Express (DARE) project. The DARE undersea fiber optic cable is planned to run from Djibouti and Mombasa with planned branching units for Berbera, Bosasso, and Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  8. Mogadishu (HOL) - President Mohamed Abdullahi Farmajo has formally opened the 6th National Security Council Meeting in Mogadishu on Tuesday. Source: Hiiraan Online
  9. Mogadishu (HOL) - The Central Bank of Somalia (CBS) has announced that 19 employees who have reached retirement age will receive a bank pension. Source: Hiiraan Online
  10. Somali residents of Minnesota now have a new source of news tailored to them thanks to a new initiative by Minnesota Public Radio. Source: Hiiraan Online
  11. February 6 marks International Day for Zero Tolerance on female genital mutilation (FGM). FGM, also referred to as female circumcision or female genital cutting, is a harmful practice. But despite its dangers, it is important to approach FGM with cultural sensitivity. Changing conceptions of FGM must come from within the communities that practise them and not imposed on by outsiders. FGM is also clouded by misconception, The Daily Vox debunks some commonly held myths about the practice. Source: Hiiraan Online
  12. Fadumo Mohamed (centre) and two other women sifting frankincense for export/Abdirahman Abdi Mohamed/ Fadumo Mohamed, 37, is thinking of going back to the IDP camp in Bosaso, where she lived nine years ago. She has been working in a company that exports frankincense, but business has reduced so drastically due to the drought that she can no longer be sure of taking home any money for the children. The frankincense-yielding boswellia trees that grow on steep hillsides and crags in the mountainous areas of Bari and Sanag regions of northern Somalia have suffered badly from the prolonged drought. Local men climb the hills early in the mornings to slash the bark of the trees to tap the aromatic resin used in incense and perfumes. The amount of resin they bring back has generally fallen by around three quarters over the past three years of drought. Fadumo, a single mother of seven, sits with other women ion the floor sifting dust of the chunks of dried resin, and sorting the pieces ready for packing for export. They are paid for the amount of frankincense they process – roughly $6.4 (180,000 Somali shillings) for a large sack. “Nowadays I only get work occasionally,” Fadumo told Radio Ergo. “Around 10 women sit and do the amount of work that used to be done by just two of us. We share the small income we get so everyone gets something to take home. Last year, Fadumo mostly went back home empty handed from the frankincense firm. She was forced to start buying food for the family from local stores on credit. She has not been able to pay her house rent for four months and her debts at the food stores amount to more than $300. Mohamed Samatar Yusuf, chairman of the frankincense exporters in Bari region, said unemployment has affected hundreds of women working in 23 small factories preparing frankincense. Only three of these businesses are still in partial production, all the rest have closed down. Around 80 per cent of the world’s frankincense is grown in Somalia. The aromatic resin is exported to Djibouti, Egypt, Saudi Arabia, Oman and the United Arab emirates. From there it goes all over the world, especially to Europe and America, where demand for the essential oils distilled from frankincense has increased in recent years. Over-tapping of the trees to meet export demands combined with plagues of insects, and deforestation, have all taken their toll on frankincense production. But the ongoing harsh drought might have the most lethal impact yet on this 5,000-year-old trade. Duale Haji Yusuf has 400 frankincense-producing trees that used to bring in around 1,000 kg of the valuable resin a year. Last year, however, he harvested only 250 kg. The tress did not remain long in blossom and some did not flower at all due to the lack of rain. Duale used to count on making $7,000 a year from his trees, but now is lucky to get $2,000. He has to pay for school fees and all other needs for his large family of 13 children. Mohamed Samatar Yusuf said 110 shareholders in the 23 small factories last year exported frankincense worth $100,000. This was a fraction of the $500,000 earned from exports in previous good years. Frankincense has been second only to livestock in Somalia’s exports.
  13. Mogadishu (HOL) - Somalia's capital Mogadishu is under security lockdown on Tuesday with roads closed ahead of the celebrations to mark President Mohamed Abdullahi Farmajo's one year in office. Source: Hiiraan Online
  14. Northeastern regional commissioner Mohamud Saleh yesterday praised security agents in Mandera for efforts in the war against al Shabaab. Source: Hiiraan Online
  15. Somalia's military court has sentenced a man to death for his role in the country's deadliest bombing last year, in which at least 500 were killed. Source: Hiiraan Online
  16. Security officials in the Somali town of Afgoye say they are not aware of the presence of pro-Islamic State militants in the town, despite a series of social media posts by the group claiming responsibility for attacks in the area. Source: Hiiraan Online
  17. Muqdisho (Caasimadda Online) – Iyadoo ay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ku jirto xilli kala guur ah ayaa xogta aan heleyno waxay sheegeysaa in Wasaaradda laga xaday qalab aad muhiim ugu ahaa. Qalabka la xaday oo gaarayo ilaa 3 xabo ayaa muhiim u ahaa wasaaradda, waxaana loo isticmaali jiray Nalalka Wasaaradda iyo keydka dabka. Sida ay Caasimadda Online u xaqiijiyeen illo wareedyo lagu kalsoonaan karo oo ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta qalabkaan ayaa la tuhunsan yahay inuu qaatay Agaasimaha Maamulka Wasaaradda Warfaafinta Cabdinaasir Xasan Xuseen. Kusimaha Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Iidaanow Yabarow ayaa lasoo sheegayaa inuusan waxba kala socon qalabkaan laga xaday wasaaradda, wuxuuna kusoo baraarugay waqti dambe oo wasaaradda laga adeegtay taasoo noqoneyso Mas’uuliyad darro iyo inuu kasoo bixi waayey shaqadii loo dhiibtay. Sidoo kale waxaa jiro tuhun kale oo ku aadan inay kiiskaan ku lug lahaayeen xubno kale oo ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta, waxaaa ku daba joognaa sidii aan usoo heli laheyn magacyadooda. Xaalad cakiran ayaa ka jirto Wasaaradda Warfaafinta, waxaana shakhsiga lagu tuhunsan yahay si deg deg ah looga dalbaday inuu soo celiyo qalabka laga qaaday Wasaaradda. Qalabkaan ayaa la sheegay inuu ahaa mid aad muhiim ugu ah wasaaradda, iyadoo la sheegay inuu ku fadhiyo qiimo lacageed aad u badan. Shaqadii Wasaaradda ayaa inta badan u istaagtay buuqa ka dhashay arrintaan, waxaana laga war sugayaa go’aanka uu qaadan doono kusimaha Wasiirka Warfaafinta. Wixii warar ah ee kusoo kordha xaaladda kacsan ee ka jirto Wasaaradda Warfaafinta dib ayaan idinkala wadaagi doono Inshaa Allah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Wasaaradda Warfaafinta oo qalab laga xaday iyo cidda qaadatay oo la ogaaday appeared first on Caasimada Online.
  18. Qansaxdheere (Caasimadda Online) – Wararka naga soo gaaraya degmada qansaxdheere ee gobalka bay ayaa sheegaya in Dagaal xoogan uu halkaasi ku dhexmaray ciidamada dowlada Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dagaalamayaasha Al-Shabaab Dagaalka ayaa waxaa la Sheegay in Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada Itoobiya iyo kuwa Xoogga ku leeyiihiin Degmada Qansaxdheere,waxaa ayna shabaab sheegeen inuu Dagaalka uu ahaa mid aad culus,islamarkaaana la isku adeegsaday Hubka Noocyadiisa kala Duwan. Dadka Deegaanka ayaa idaacadda kulmiye u sheegay in khasaaro uu soo gaaray ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Dagaalamayaasha Al-Shabaab. Balse lama oga khasaara dhabta ah ee soo gaaray labada dhinac ee dagaalka ku dhexmaray degmada qansaxdheere ee gobalka bay. Warbaahinta laga faafiyo Wararka Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in ay la wareegeen Saldhig ay Ciidamada itoobiya iyo kuwa Xoogga ay ku lahaayeen Degmada qansaxdheere ee gobalka bay. Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa xiligan go’doomiyay degaano badan oo ku yaalla maamulka Koonfur Galbeed, waxaana taasi ay caqabad ku noqotay dadka Shacabka ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Al-Shabaab oo Weerar ku qaaday Saldhig ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin Degmada Qansaxdheere iyo saldhiggii oo.. appeared first on Caasimada Online.
  19. Muqdisho–(Caasimadda Online)-Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta ka dhoofay Magaalada Muqdisho iyada oo ay sii sagootiyeen xubno ka tirsan Dowladda Federaalka ah . Taabit ayaa la sheegay in uu ku wajahan yahay Magalada Nairobi ee dalka Kenya waxaana Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku sii sagootiyay Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Safarka Taabit ayaa imaanaya kadib 10 bilood ee uu ahaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho waxaana xilka laga qaaday 21kii Bishii la soo dhaafay kaddib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo madaxda ugu sarreysa Dalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi oo Markii Ugu horaysay Dalka ka Dhoofay (Sawirro) appeared first on Caasimada Online.
  20. The president of Somaliland Musa Bihi Abdi has dismissed the statement from the Int’l Community in conjunction with the United Nations to withdraw its forces from Tukaraq, a town Somaliland army took control after it overpowered Puntland backed militia soldiers. The members of international community that have close working relationship with Somaliland authority called on its forces to withdraw its forces in an orderly fashion and return to bases. The new president Hon. Musa has rejected the appeal from the IC and has declared that its forces are not planning to engage skirmishes with Puntland and further said that the army is maintianing its presence in the border to secure peace. Mr. Bihi has called on the UN to put pressure to Somali President, Farmajo to stop the instigation of hostilities in the region. On the other hand, Somaliland president has refused to hold telephone conversation with Puntland president, Abdiweli Gaas and reiterated that his authority is ready to have talks with Farmajo’s government. Some of the representatives of the int’l community met with President Bihi and spoke of the issues in person while other have sent formal messages asking his to return his troops to previous bases before Somaliland troops captured Tukaraq from Puntland militia. Tukaraq is a town in the East of the Sool region of Somaliland. The conflict between the two began when Puntland made territorial claims against Somaliland. As a result of the ensuing skirmishes resulted in deaths and injuries among the population in the region as well forces from both sides. Ethiopia mediated the warring sides and urged both sides to resolve the dispute thorough dialogue but not by military means.Now the international community calls on Somaliland to withdraw its occupation forces from disputed areas as the two sides have engaged a protracted war. Both Somaliland and Puntland are urged by the IC to resolve their differences peacefully.
  21. Garowe (Puntlandi) Wasaaradda horumarinta haweenka iyo arrimaha qoyska ee dowladda Puntland, ayaa maanta shaacisay in guul muhiim laga gaaray dagaalka ku saabsan joojinta Gudniinka Fircooniga ah (FGM ), kaasoo horey looga mamnuucay deeganada Puntland. Wasiirka haweenka Puntland Maryan Axmed Drs. ed Cali, oo ka hadlaysay munaasabad lagu xusayay maalinta ciribrtirka gudniinka Fircooniga ah, ayaa sheegtay inuu uga aad yaraaday caado dhaqameedka gudniinka Fircooniga gudaha Puntland, inkastoo ay tilmaamtay in loo baahan yahay tilaabooyin dheeraad ah si loosoo gabagabeeyo. Drs. Maryan Axmed Cali waxay sheegtay in qaar badan oo kamid ah haweenkii sameyn jiray gudniinka Fircooniga in ay joojiyeen oo ay qaateen talooyinkii iyo wacyi galintii ay dowladdu siisay, Waxay sidoo kale sheegtay inay jiraan kuwo kale oo weli sameeya gudniinkaan. Wasiirka haweenka waxaa kale oo ay sheegtay in golaha xukuumada ay meel mariyeen, madaxweynuhuna uu saxiixay siyaasada mamnuucida guud ahaanba gudniinka gabdhaha, laakiin waxay sheegtay tilaabada kaliya ee dhiman inay tahay in barlamaanku meel mariyo. “Gudniinku waa faquuq iyo dhibaato jir ahaan iyo maskaxiyan dhaawac ku ah caafimadka gabdhaha, haddii aynu joojino waxaa noo badbaadidoona mustaqbalka gabdhaheena iyo dhaqaalaha qoysaskeena uga baxa dhibaatooyinka laga dhaxlo gudniinka Fircooniga,” ayay tidhi, wasiirka haweenka oo lafteedu sheegtay inay dhibbane u tahay G. fircooniga. Halkaan ka dhegayso codka wasiirka haweenka. Z0000067 - My Recording Puntlandi.com
  22. Muqdisho-(Caasimadda Online)-Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho ka furmay Shirka Amniga Qaranka oo u dhexeeya madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada, waxaana looga hadlayaa Xaaladda guud ee Amniga dalka, waxyaabaha ka qabsoomay shirarkii hore iyo wixii aan qabsoomin. Shirkaan oo hadda furmay ayaa waxaa Shir Guddoominaya Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi laahi Farmaajo. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ah shirka ayaa furay kulanka waxaana sidoo kale ka qeyb galaya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xasan Cali Kheyre, Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka dalka, dhammaan Madaxda Dowlad Goboleedyada, Guddoonka Gobolka Banaadir, Wasiirrada Caddaaladda, Arrimaha Dibadda, Arrimaha Gudaha, Gaashaandhigga, Amniga, Lataliyeyaasha Madaxweynaha iyo hoggaanka kala duwan ee Ciidamada Qalabka Sida. Shirkaan ayaa waxaa lagu gorfeyn doonaa xaaladda amni ee dalka, sidii loo dhisi lahaa ciidamo isku dhaf ah iyo qaabka ay u dhici doonto doorasho qof iyo cod marka lagaaro sanadka 2020-ka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Shirkii looga hadlayay Amniga Qaranka oo Goordhow ka Furmay magaaladda Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  23. Iyadoo maalmihii u danbeeyay ay magaalada Garowe ka socdeen shirar is daba joog ah oo ay lahaayeen qaybaha kala duwan ee bulshada beesha Madhibaan ee ku dhaqan deegaanada Puntland ayna kaga tashanayeen masiirkooda iyo qorshayaasha dhanka horumarka ee ay beeshu ku tallaabsatay muddooyinkii lasoo dhaafay, isla markaana lagu gorfaynayay shirarkaas sidii ay beeshu tallaabo cad oo aan turxaan lahayn uga qaadan lahayd hadal xanaf iyo xasaasiyad abuuraya oo kasoo baxay shirar is daba joog ahaa oo dhowaan ka dhacay magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya (DDSI). Shirkan ay qaybaha kala duwan ee bulshada Beesha Madhibaan ku yeesheen Caasimadda Garoowe ayaa wuxuu daba socdaa shirarkii ay kaga tashanayeen masiirkooda, waxayna beeshu cadaysay in aysan aqbali doonin tallaabo kasta oo lagu curyaaminayo dadnimada iyo jiritaanka beesha. Hoos ka akhriso bayaanka beesha Madhibaan ee Puntland PUNTLAND POST The post Beesha Madhibaan ee Puntland oo bayaan ka soo saartay hadalo ka soo baxay Jigjiga appeared first on Puntland Post.
  24. Baladweyn-(Caasimadda Online)-Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyn ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Dalka ayaa sheegaya in xalay ka dhacay Qarax Miino,kaas oo mas’uuliyiinta Gobolka ay ku sheegeen in uu ahaa qarax qabsaday qofkii aasayay. Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo uu wehlinayay Taliyaha Ciidamada Nabad-Sugida Gobolka Hiiraan Cabduqaadir Maxamuud ayaa saakay Baladweyne waxa ay Warbaahinta ugu soo bandhigeen meydka nin dhalinyaro ah oo ku dhintay qarax miino oo uu ku aasayay wadada isku xirta Garoonka diyaaradaha Ugaas khaalif & M/Baladweyne. Guddoomiyaha ayaa ugu baaqay dadka degaanka in ay kala shaqeeyaan maamulka xaqiijinta amniga Magaalada Beledweyne. Sidoo kale waxa uu ugu baaqay Ciidamada Amniga in ay tallaabo ka qaadaan cidkasta oo lala xiriirinayo in ay ku lug leedahay falal lidi ku ah amniga. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Nin Ka tirsanaa Kooxda Al-shabaab oo miino uu aasayay ku Qaraxday (Sawirro) appeared first on Caasimada Online.
  25. 19 Shaqaale ah oo katirsanaa Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa shaqadii laga fariisiyay kadib markii ay gaareen xilligii howlgabka shaqo, waana markii ugu horeysay tan iyo markii Bankiga dib loo howgalgaliyay sannadkii 2007. Warsaxaafadeed kasoo baxay Bankiga ayaa lagu sheegay in shaqaalahaan howlgabka noqday lasiiyay dheef shaqo-ka-fadhiisashada ama hawlgabka. Halkaan hoose ka akhriso qoraalka Bankiga kasoo baxay.