Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,317
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimadda Online) guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa ka hor imaaday shaqo joojintii lagu sameeyey xoghayaha joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux. Guddoomiye Jawaari ayaa sheegay inaysan shaqo joojintaas sharci aheyn isla markaasna uu isaga kaliya xilkaas magacaabi karo kana qaadi karo isagoo la tashanayo labadiisa ku xigeen kadibna laaii marsiinayo guddiga Joogtada ah. Guddoomiye Jawaari ayaa tilmaamay in tallaabada uu qaaday ku xigeenkiisa koowaad ay tahay mid ka hor imaaneyso xeer hoosaadka Golaha Shacabka. Jawaari ayaa waraaqdaan u kala diray dhammaan xafiisyadii uu Muudey u diray waraaqdii shaqo joojinta wuxuuna codsaday in sharciga la ilaaliyo. Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Muudey ayaa saaka soo saaray waraaq uu ku sheegay inuu shaqadii kaga joojiyey xoghayaha joogtada isagoo ku eedeeyey inuu faraha la galay khilaafka ka dhex jiro Baarlamaanka Soomaaliya. Haddaba halkaan hoose ka akhriso waraaqda kasoo baxday Jawaari.
  2. Wararka naga soo gaaraya Gobolka shabeelaha hoose gaar ahaan Deegaanka Buule-burde ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dhinteen 7 qof, oo 6 ka mid ah ay isku qoys yihiin kadib markii ay Miino kula Qaraxday halkaasi xili ay ku soo jeedeen deegaankaasi . Dadka uu Qaraxu haleelay ayaa waxaa kujiray hooyo iyo 4 caruur oo ay dhashay, Aabahood iyo macalim Dugsi Quraan , kuwaas oo dhamaantood goobta ku geeriyooday. Guddoomiyaha Buuloburte Cabdi Daahir Guure, ayaa Warbaahinta u sheegay in Al-shabaab ay Miinadaasi goobta ugu Aaseen Ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom ,balse nasiibdaro ay la kacday dadkaasi shacabka ahaa. Waxa uu sheegay in arintan ay qayb ka tahay dhibaatada ay Al-Shabaab shacabka Soomaaliyeed ay ku hayaan.
  3. ADDIS ABABA, Ethiopia — Young and outspoken Abiy Ahmed has been sworn in Monday as Ethiopia’s prime minister, amid hopes he will be able to quell the sustained anti-government protests that have rocked Africa’s second most populous nation. Source: Hiiraan Online
  4. inta laxaqiijiyay 3 qof ayaa ku dhintay labo qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen dhismo shub ah oo uu ku soo dumay shaqaale muruq maal ahaa oo dhismahasi ka shaqaynayay. Howlwadeenada Caafimaadka ayaa sheegay in ay gobta ay ka qaadeen 2 qof oo dhaawac oo mid kamid ah ay xaaladiisu ay aad uliidato. ilaa iyo hada lama oga waxa sababay in dhismahan uu soo dumo . Gudoomiyaha Degmada Hodan oo goobta soo gaaray ayaa Warbaahinta u sheegay in shilakn iyo waxa sababay ay ku howlan yihiin dibna ay ka soo sheegi doonaan. Halkan ka dhagayso . 120315_002 - My Recording
  5. Mogadishu (HOL) - The U.S. military has confirmed that it has conducted an airstrike on Al-Shabaab targets in central Somalia on Monday, killing five militants. Source: Hiiraan Online
  6. South African anti-apartheid campaigner Winnie Mandela has died aged 81, her personal assistant says. Winnie Madikizela Mandela was the former wife of South Africa’s first black president, Nelson Mandela. The couple – famously pictured hand-in-hand as Mr Mandela walked free from prison after 27 years – were a symbol of the anti-apartheid struggle for nearly three decades. However, in later years her reputation became tainted legally and politically. Family spokesman Victor Dlamini said in a statement: “She died after a long illness, for which she had been in and out of hospital since the start of the year. She succumbed peacefully in the early hours of Monday afternoon surrounded by her family and loved ones.” Mrs Mandela was born in 1936 in the Eastern Cape – then known as Transkei. She was a trained social worker when she met her future husband in the 1950s. They were married for a total of 38 years, although for almost three decades of that time they were separated due to Mr Mandela’s imprisonment. It was Mrs Mandela who took his baton after he was jailed for life, becoming an international symbol of resistance to apartheid and a rallying point for poor, black township residents who demanded their freedom. Five years later, she too was jailed by the white minority government she was fighting against. But Mrs Mandela – an icon of the struggle – also found herself mired in controversy. She was heard backing the practice of “necklacing” – putting burning tyres around suspected informants’ necks – and was accused of conducting a virtual reign of terror in parts of Soweto by other members of the African National Congress (ANC) in the late 1980s. She was also found guilty of kidnapping and sentenced to six years’ imprisonment for her involvement in the death of 14-year-old township militant Stompie Seipei. She always denied the allegation, and the sentence was reduced to a fine. Mr Mandela, who stood by her throughout the accusations, was finally released from prison in February 1990. But two years later, their marriage crumbled. The couple divorced in 1996, but she kept his surname and maintained ties with him.
  7. Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta daah-furay barnaamij cusub oo nuuc casri ah loogu adeegsan doono aruurinta qidmadaha lacageed ee laga qaado gaadiidka dadweynaha. Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur oo warbixin horudhac ka baxshay habkan cusub aya sheegay in uu yahay nidaam casri ah oo si adag ula soconaya bixinta iyo dabagalka qidmada laga qaado gaadiidka dadweyanah waxa uuna qayb weyn ka qaadan doonaa fududeynta adeegyada la xariira gaadiidka dadweyanaha. Duqa Muqdisho Eng. Cabdiraxman Cumar Cusman, ayaa munaasbadda daahfurka barnaamijkaan cusub ka sheegay in maamulkiisa ay ka go’an tahay hagaajinta nidaamka maaliyadda iyo habraacyada kale ee la xiriira dakhli uruurinta, si loo xaqiijiyo in dadweynuhu helaan adeeg tayo leh loona simanyahay taasoo ugu danbenyn xaqiijin doonto in la gaaro himillada iyo hadafka fog ee Maamulka Dawladda hoose. Eng.Yarisow ayaa carabka ku adkeeyay in ka maamul ahaan hirgalinayaa siyaasadda ah (MAYA MUSUQ-MAASUQ) iyo in si khaldan loo isticmaalo hantida dadweynaha tallaaba adagna laga qaadi doono cidii lagu helo falkaaasi. Dawladda hoose ee Muqdisho ayaa xoogga saaraysa hagaajinta habka shaqada hey’adaha D/Hoose si loo xaqiijiyo gudbinta adeegyada bulshada iyo in maamulku awood u yeesho maalgalinta mashaariic horumarineed ee laga hirgaliyo magaalada Muqdisho.
  8. Mogadishu (HOL) - African Union Mission In Somalia (AMISOM) on Monday said its troop killed 30 Al-Shabaab militants in Lower Shabelle region following simultaneous attacks on three of the Mission’s Forward Operating Bases. Source: Hiiraan Online
  9. Mogadishu (Caasimada Online) – Wafdi ka socda Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa ayaa maanta soo gaaray magaalada Mogadishu, ujeedkooduna wuxuu yahay inay u kuur-galaan howlgalka Ciidamada Nabad-Ilaalinta Midowga Africa (AMISOM) eek u sugan Soomaaliya. Ramtane Lamamra iyo Jean Marie Guehenno oo ahaa wakiilo ka socday Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo hogaaminaya Wafdigaan ayaa sidoo kale u kuur-geli doona suurtogalnimada ku aadan haddii Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay masuuliyadda Amniga dalka kala wareegi karaan AMISOM. Jean Marie Guehenno oo ah Ergayga ka socda Qaramada Midoobay ayaa daaha ka qaaday inay muhiim tahay inay Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed la wareegaan masuuliyadda ammaanka Soomaaliya. Labadaan masuul ayaa sidoo kale kulamo la yeeshay Madaxweyne Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre. Dhanka kale, Ramtane Lamamra iyo Jean Marie Guehenno ayaa kulamo gaar ah la yeeshay Wakiillada Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa u jooga Soomaaliya, waxayna kala hadleen sidii loo xoojin lahaa ammaanka dalka. Dhanka kale, labadaan wakiil ayaa ku nuux-nuuxsaday inay weli yar tahay taageerada ay Beesha Caalamku u fidiso Ciidamada Shisheeye ee dalka ku sugan iyo kuwa Soomaaliyaba. Caasimada Online Xafiiska Mogadishu Caasimada@live.com
  10. Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taarikhdu tahay 2 April 2018 waxaa uu kormeer ku sameeyey qaar kamida xarumaha dawladda Puntland ee ku yaala caasimada Garoowe, xarumahaas oo ay ka mid ahaayeen xarunta Bangiga dhexe Puntland, xarunta Wasaaradda Maaliyadda gobolka Nugaal iyo wado laami ah oo laga hirgaliyey xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu horeyn waxa uu kormeerkiisa ka bilaabay wada laamiya oo dhex mareysa gudaha xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe, waxaana uu madaxwenuhu halkaas kula kulmay qaar kamida Shaqaalihii iyo farsamayaqaanadii dhisaayey wadada, islamr ‘ahaantaana wuxuu Madaxwaynuhu ugu hambalyeyey shaqada wanaagsan ee ka wadaan xarunta madaxtooyada ay ku mahad sanyihiin sida farshaxaka leh ee ay u wadaan dhismaha wadada madaxtooyada dhexdeeda ah. Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sidoo kale kormeer ku tagey xarunta Bangiga dhexe ee Puntland ee magaalada Garoowe, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen maamulka Bangiga dhexe ee Puntland halkaasi oo uu kulan kula qaatey maamulka Bangiga dhexe ee Puntland iyadoona Madaxweynhu kula dardaarmay in ay shaqada ay dalka iyo dadkaba u hayaan dar-dar geliyaan. Xilgii madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Abdiweli Maxamed Cali Gaas uu ku guda jiray kormeerka xarunta Bangiga dhexe ee Puntland ayaa waxaa uu mid-mid u galay xafiisyada kala duwan ee Bangiga Garoowe, halkaas oo ay goob joog ahaayeen shaqaalaha, kuwaasi oo salaan guud iyo is xog waraysi kadib uu Madaxweynahu kula dardaarmay inay markasta xasuusnadaan inay hayaan shaqo Qaran oo muhiimad gaara u leh dawladda Puntland iyo shacab keeda, islamar’ahaantana loo baahan yahay in ay iska saaraan masuuliyad gaara. Dhinaca kale Madaxweynha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kormeer kiisa sii wata ayaa waxaa uu booqday xarunta Wasaaradda maaliyada ee gobolka Nugaal, halkaasi uu Madaxweynu kula kulmay maamulka xaruntaasi, iyadoona uu Madaxweynhu ka xog wareestay sida ay shaqdu u socoto, kadibna kula dar-daarmay shaqaalaha xafiisyadaasi inay bulshada si daacda ugu adeegaan. Ugu danbeyn Madaxweynha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeerkiisa waxaa uu ku soo geba-gabeeyey xarunta guud ee Wasaaradda Maaliyada ee Dawladda Puntland, waxaana uu halkaasi madaxweynuhu kulamo gaar-gaara kula qaatey qaar kamida goloyaasha Dawladda Puntland.
  11. Baarlamaankii Umadda Soomaaliyeed laba ayuu u kala jabay, madaxdii dalkana iyaga ayaa isku maqan si ay isku dagaan, iyadoo siyaasadda dalku ay markale kusoo noqotay iskooxeysi. Sida aan aaminsanahay, tallaabooyinka ay qaadayaan Madaxda Dowladda dhexe ee Soomaaliya oo ah mid aan natiijadeeda dhowr jeer horay usoo aragnay, waa mid rajo xumo ku abuureysa qalbiga Soomaali kasta, oo soo niyad-samaaday bilowgii sannadkii hore. Baarlamaan mooshin keena, iskooxeysi siyaasadeed iyo turub-siyaasadeed u dhexeeya madaxda Dowladda dhexe, ayaa socday tan iyo bishii lasoo dhaafay. Koox walba sida iska cad, waxay dooneysaa inaan qosolka guusha looga dambeyn. Si taageero loo helana, dhaqaalihii dalka ee ammaan kobaceedka adduunka ka helay, ayaa qasnadaha lagala baxayaa, si loogu qarash gareeyo hadaf siyaasadeedka koox ama shaqsi. Intii lagu jiray khilaafkaan siyaasadeed ee aan illaa haatan xalka loo helin, isku dheelli-tirnaantii ammaanka ayaa meesha ka baxday, iyadoo qaraxyo fara-badan iyo dilal qorsheysan caasimadda Mogadishu laga geystay, sidaas darteed waxaa muuqata in laga faa’iideystay khilaafka Madaxda dalka oo iyagu isku jeestay. Mana aheyn wax loo baahnaa. Aniga ahaan, ilama habboona inaan sugno cidda guusha qaadi doonta, waxaana qabaa in habka ugu wanaagsan ee aan horumarkeennii dowladnimo kusii wadan karno uu yahay isku-tanaasul iyo wada-shaqeyn dhab ah, si aan horay ugu soconno, adduunka xumaanteenna jecelna uu wanaaggeenu gaaro. Labadii is-khilaafsan waxaan qabaa in miiska wadahadalka la isugu keenno, iyadoo la isku calool-fiyoow yahay heshiis la dhex-dhigo. Madaxweyne Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo, oo aan ku ammaanayo qaabkii uu xalka ugu wanaagsan ugu helay, fadeexaddii la saadaalinayey inay ka dhici doonto haddii la qaban lahaa Kalfadhiggii BFS ee Sabtidii iyo masuul walba anigoo aan magacyadooda xuseyn waxaan si gaar ah uga codsan lahaa in aysan naga daboolin isha rajo ee inoo baxaysa. Gunaanadka maqaalkeyga yar, waxaan madaxda Umadda Soomaaliyeed ka codsanayaa, dalku dibin-daabyo wuu ka daalay, dadkuna uma baahna dandarro, sidaas darteed doorkiinna qaata oo dalka iyo dadka u daneeya, danteennana ka shaqeeya. Danta guudna halaga hormariyo danaha gaarka ah, tanaasulkuna waa tanaadka shacabka Soomaaliyeed. Qormadii: Zakarie Mahamed Axmed
  12. Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Neilson Mandela Xaaskiisii Winnie Mandela ayaa maanta geeriyootay Sida uu xaqiijiyey Kaaliyeheedii khaasa ah. Winnie Madikizela-Mandela Oo jirtay 81 xiliga ay geeriyootay, Waxay caas ku ahayd xagiina ay dhalin yarada ahayd u halganida Xuquuqda Dadka Reer Koonfur Afrika, Waxay xigaas is guursadeen Neilson Mandela oo isna halgamas ahaa, Ninkredii Mandela oo xabsi ku jiray sano waxay dib u Midoobeen 1990 oo xabsiga laga sii daayay, 1996 ayay kala aeen iyada iyo Saygeedii Neilson Mandela. Puntlandi Garowe
  13. Heavy rains caused havoc in Kenya in March, collapsing hospital walls, flooding entire neighborhoods, and closing off major highways. The downpour also exposed a fault line that geologists now say is evidencethat the African continent will split into two over the next tens of millions of years. Source: Hiiraan Online
  14. Addis Ababa (PP) ─ Abiy Ahmed ayaa maanta loo dhaariyay inuu noqdo Ra’iisul wasaaraha cusub ee Itoobiya, isgaoo dhaarintiisa kaddib ka hadlay arrimo badan oo uu sheegay inuu wax ka qaban doono inta uu xafiiska joogo. Ahmed oo kasoo jeeda Qowmiyadda Oromada ee Itoobiya ayaa noqonaya ra’iisul wasaarihii saddexaad ee ay Itoobiya yeelato tan iyo markii xilka laga tuuray dowladdii uu hoggaaminayay Col. Mingistu Hailemariam. Dhaartiisa kaddib ayuu jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa, taas oo uu ku sheegay in xukuumadda uu hoggaaminayo ay muujin doono dul-qaad, isla markaana ay ogolaanayso in shacabku ay sameeyaan dibadbaxyo nabadeed. “Shacabka Itoobiya ee ku nool gudaha iyo dibadda, waxaan doonayaa inay is-cafiyaan, isla markaana ay dowladda la shaqeeyaan si dalku horumar iyo amni ugu tallaabsado,” ayuu khudbadiisa ku yiri Abiy Ahmed. Sidoo kale, Wuxuu ka hadlay dalalka Afrika iyo kuwa ay dariska yihiin, isagoo sheegay in Itoobiya ay ixtiraamayso dhammaan qaanuunnada u dagsan dalalka Afrika guud ahaan iyo gaar ahaan dalalka ay dariska yihiin; sida Somalia. “Waxaanu ixtiraam u haynaa qaanuunnada dalalka dariska nala ah, waxaana kula dhaqmi doonnaa iskaashi iyo fikir wadaag,” ayuu hadalkiisa ku daray, isagoo ka dalbaday madaxda dalalkaas inay la shaqeeyaan xukuumaddiisa. Dhanka kale, Wuxuu si taxadar leh uga hadlay xiisadda kala dhexeysa dalka ay jaarka yihiin ee Eritrea, isagoo sheegay inuu doonayo in xiisaddan labada dal u dhexeysa lagu dhameeyo wadahadal iyo nabad. “Xiisadda colaadeed ee u dhexeysa Itoobiya iyo Eritrea waxaan doonaynaa in si nabadeed ay ku dhamaato, mana ogolaan karno in colaadu ay sii socoto,” ayuu hadalkiisa ku daray Abiy Ahmed oo intaas ku daray in xiriirro badan ay ka dhexeeya labada shacab. Mar uu ka hadlayay arrintaas ayuu yiri. “Shacabka Itoobiya iyo kan Ertirea waxaa ka dhexeeya xiriiro kala duwan oo ay ka mid tahay inay yihiin shacab dhiig-wadaaga oo aan sinna u kala maarmin.” Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay inay khadadka taleefoonka ugu hambalyeeyeen ra’iisul wasaaraha cusub ee Itoobiya, inkastoo aan la sheegin mas’uul kale oo Soomaaliyeedoo u hambalyeeyay Abiy Ahmed. Dhanka kale, Mas’uuliyiintii ka hadlay goobta ayaa iyaguna muujiyay sida ay ugu fraxsan yihiin in Abiy Ahmed loo dhaariyo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Itoobiya, waxayna kula dardaarmeen in hawsha uu halkeedii kasii wado. Ugu dambeyn, Abiy Ahmed oo 42-jir ah ayaa wuxuu ka mid ahaa ciidamada Itoobiya, isagoo ka gaaray darajada Koneyl, wuxuuna sidoo kale horay u soo noqday wasiirka sayniska iyo tiknolojiyada Itoobiya. PUNTLAND POST The post Abiy Ahmed oo Maanta loo Dhaariyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya isagoo sheegay inuu… appeared first on Puntland Post.
  15. Mogadishu (AMISOM) - The Special Envoys on Funding Consultations for the African Union Mission in Somalia (AMISOM), made a day’s visit to Mogadishu today, to discuss sustainable funding to peace operations in the Horn of Africa country. Source: Hiiraan Online
  16. At least three civilians have been killed and four others sustained injuries when unidentified warplanes reportedly attacked Kamjiroon village which lies 25km west of Kismayo town. Source: Hiiraan Online
  17. Boosaaso (Caasimadda Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleystay in hannaan diblumaasiyadeed oo dadban ay dib ugu soo celiso muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyo ku yaalla dalka Iran. Tirada maxaabiistan oo gaareysa 24 ayaa laga dajiyey magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari kaddib sannaddo badan ay u xirnaayeen Dowladda Iran oo ku eedaysay in ay si sharci darro ah uga dhoofin jireen shidaalka. Diblumaasiiyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin xiriir toos ah oo ka dhexeeya Iran iyo Soomaaliya, balse sidii muwaadiniintan Soomaaliyeed dalkooda dib loogu soo celiyo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya kala kaashatay Dowladda Turkiga oo saaxiib dhaw la ah labada Dowladood ee Soomaaliya iyo Iran. Qaar ka mid ah ehelada maxaabiista soo gaaray Boosaaso ayaa sheegay in dhowr jeer uu dib u dhac ku yimi soo celintooda, taas oo salka ku heysay go’aankii Soomaaliya ay xiriirka ugu jartay dalka Iran sanadkii 2016kii. Sii deynta dhallinyaradan ku xirnaa dalka Iran ayaa ka mid ahayd codsiyada Madaxweyne Farmaajo ay u soo gud biyeen qaar ka mid ah bulshada iyo duubabka dhaqanka ee Puntland xilli uu booqasho ku maraayey deegannadaas bilowgii sanadkan. . HALKAAN KA DAAWO SAWIRRADA.
  18. Muqdisho (Caasimadda Online) – Shaqo ka joojinta uu Cabdiweli Muudeey guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha shacabka ku sameeyay xogheyaha golaha Cabdikarin Buux, waxaa ay caddeyn u tahay in khilaafka golaha shacabka aan wax laga qaban balse uu gaaray heer sare. Kalfadhigan 3aad ee golaha shacabka lagama bixin sadaalin fiican, Kadib hal kulan uu golahu yeeshay ayey xildhibaanno qaar mooshin ka gudbiyeen guddoomiyahe Maxamed Sheekh Cusmaan, waxaa sidoo kale jira Mooshin kale oo ka dhan ah ra’isul wasaaraha….is-qabqabsi socday (March 14-31), waxaa ugu dambeyntii laga hortagay cod-u-qaadista mooshinkii Jawaari, laakin weli lama gaarin xal-waara oo waatan xogheyihii guud ee golaha shacabka la leeyahay ma shaqeyn kartid. Inta aanan ha hadlin shaqada degdegga ah ee hortaallo golaha shacabka ee ay tahay in ay qabtaan fasaxa Ramadaan ka hor, bal aan waxyar ka dhaho, waxyaabaha hortabinta u lahaa, baarlamaanka 10 aad ee Soomaaliya, taas oo la doonayo in ay wax ka qabtaan. Amniga iyo sidii dalka looga dhalin lahaa nabad, istaatiijiyo cad oo si wadajir ah loo ansixiyay oo leh nidaam siyaasadeed qeexaya qorshe habeysan oo lagu fulin karo istiraatiijiyad amni iyo nabadeynta dalka. Heeshiisiinta bulshada, horumarinta sarreynta sharciga, iyo hagaajinta xukunka iyo maamul dowladeedka. Qorshe cad oo baarlmaanku oo hormuud ka hayay oo ku saabsan dib u soo celinta qaxootiga ku tabaaleysan dibadda iyo xeryaha qaxooti ee dowladaha dariska ah. Wada xaajoodka Somaliland oo u baahan in baarlamaanku ay ka qeyb noqdaan guddiyada wadahadalka Somaliland oo u baahan in si dhab ah loo abaaro. in dowlad goboleedyada dalka shruuc loo sameeyo lana waafajiyo dastuurka dalka. Dhaqaalaha oo la doonayo inuu baarlamaanku kaalin ka ciyaaro shuruucda la dagaallanka musuqmaasuqa iyo la xisaabtanka hay’adaha maaliyadda iyo ansixinta miisaaniyad maangal ah oo dalku ku dhaqaaqi karo, iyo soo saarsinta shuruuc lagu dhiirigelinayo maalgashiga dibadda iyo ganacsata yaryar. Inuu baarlamaanku dhiirigeliyo siyaasadaha lagu xoojinayo adeegyada bulshada, laanta garsoorka oo loo dhameystiro shucuuda dalku u baahan yahay. Dhameystirka dastuurka oo ah tan ugu weyn, laguna caddeeyo qeybsiga kheyraadka dalka, nidaamka bixinta canshuurta qeybta dowaldda iyo tan maamul goboleedyada dalka Sanad kadib, Qodobbadas aan soo tirinnay inta badan lama taaban, mana muuqato qaab hadda kadib wax looga qaban karo! Sida uu u bilowday baarlamaanka 10aad, golaha shacabka waxaa ay ansixiyeen 16 qaraar iyo labo sharci, waxaan laga sugayaa sharciyada xakameynta hubka, ladagaalanka argigixisada, Istaatiitikada Soomaaliyeed, Maamulka Maaliyadda, Sharciga Petroolka, golaha mihnadlayaasha caafimaadka, sharciga saxaafadda, waxbarashada Soomaaliyeed. Kalfadhigan 3aad oo soconaya 10-ka March-10 July 2018, shaqada laga sugayo golahu waa ka badan yahay sharciyo, waxaa ka mid ah arrinta dastuurka oo la doonayey in wax laga qabto qeybsiga Kheyraadka, qoondeynta awoodaha dowlad goboleedyada iyo dowladda federaalka ah iyo mabaa’dida lagu maareynayo maaliyadaha, doorashooyinka oo muhiim tahay in la ogaado nooca doorasho oo lagu ogaanayo gole deegaan, baarlamaanka iyo madaxweynaha qaranka haddii la isku raaco, waxaa kale oo dhimman Jinsiyadda oo aan looga maarmin diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha Shaqada looga fadhiyo golaha shacabka waxaa kale oo ka mid ah, hirgelinta axsaabta siyaasiga ah oo lagu saleyn-doono doorashada qof iyo cod, garsoonrka, federaaleynta dalka…kuwan iyo qaar kale, waa sharciyadii u sal-dhigi lahaa dowladnimada iyo dimoqoraadiyadda. Arrimaha laga sugayo waxaa ka mid ah Maqaamka Muqdisho oo go’aan laga gaaro sidii ay noqon laheyd: In laga dhigo deegaan federaal ah, in ay noqoto Dowlad-goboleed iyo in loo doorto Magaallo-madax ku dhex taalla dowlad-goboleed. Labada aqal, waxaa ay galeen sanadkii 2aad, waqtiga socdo waxaa ka daran rajada umadda ee ku aadan in baarlamaanka 10aad uu ka shaqo fiicnaado kii 9aad, waayo baarlamaankii hore is-jiid-jiid hareeyay awgeed, waa tii la isku raacay doorasho dadban halkii doorashada noqon laheyd qof iyo cod. Xigasho: Radio Goobjoog Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  19. Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa telefoon u diray Ra’iisal wasaaraha cusub ee Itoobiya Abiy Ahmed oo maanta loo dhaariyey xilka, lana wareegay xafiiska. Madaxweynaha Farmaajo ayaa sheegay inuu Ra’iisal wasare Abiy Ahmed telefoonka kula hadlay, isla markaana uu u xaqiijiyey sida ay uga go’an tahay in lasii xoojiyo xiriirka iskaashi ee Soomaaliya iyo Itoobiya. Waxaa kaloo madaxweyne Farmaajo uu ra’iisal wasaaraha cusub ee Itoobiya usheegay in xiriirka xoog leh oo dhex mara Soomaaliya iyo Itoobiya uu sii horumarinayo ganacsiga iyo maalgashiga iyo xoojinta amniga Gobolka. “Shaki kama qabo in Ra’iisal wasaare Ahmed uu xiriirka labada dal gaarsiin doono heer cusub..” ayaa lagu yiri farriin madaxweyne Farmaajo soo dhigay baraha bulshada. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  20. Muqdisho (Caasimadda Online) – Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Guri laga dhisayay Nawaaxiga KM4 uu ku soo dumay Shaqaalihii dhisayay kaas oo khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah uu ka dhashay. Ugu yaraan 3 Qof ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen halka kuwo kalena wali la la’yahay kaddib markii uu dhisme ay dhisayeen ku dumay shaqaale ka tirsanaa sharikad kuwa dhismaha ah. Shilkan waxaa uu ka dhacay Shaleemadii hore ee Ecuadore oo ku taalla Isgoysks KM4 ee Magaalada Muqdisho,waxaana wali socda gurmad lagu doonayo in lagu bad baadiyo dadka dhismaha ku hoos jira. Shaqaalaha Gurmadka deg degga ah ayaa ku sugan goobta uu ka socdo howlgalka bad baadinta ah,waxaana ay ku dadaalayaan in dad nool ay soo helaan. Dhismaha Guragan oo dhawaan la bilaabay ayaa xiligaan marayay dhismaha Koowaad,waxana Gobjogayaal ay sheegeen in iyada oo Shaqadii lagu jiray uu ku soo dumay Shaqaalihii . Saraakiisha ku howlan badbaadinta ayaa sheegay in saddex qof ay dhinteen,saddex kalena ay dhaawac yihiin,halka midna la la’yahay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  21. Bosaso[Puntland Post]-Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Boosaso ayaa laga soo dejiyay 24 Maxabiis Soomaali ah oo horay ugu Xirnaa Dalka Iiraan Masuliyiinta Puntland ayaa talaabadan oga mahadceliyay Doorkii ay ka qaadatay Dowladda Dhexe ee Soomaaliyeed iyo Madaxda Kale ee Puntland, Iyadoona la sheegay inaan Dadkaan loo heysan Falal Burcad-badeednimo oos ka daawo Muuqaalka soo dhaweynta loo sameyey Maxaabiista. CABDIQANI BOOS PUNTLAND POST-BOSASO The post DAAWO”MAXAABIIS KU XIRNAA DALKA IIRAAN OO BOSASO LAGU SOO DHAWEEYAY appeared first on Puntland Post.
  22. Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa ra’iisulwasaare u doortay Abiy Axmed, waxaana isla markiiba loo dhaariyay xilka. Isbahaysiga haya talada Itoobiya ayaa doortay hogaamiye cusub oo ka dhashay qoomiyadda Oromo ee dalkaas, oo ku dhawaad muddo saddex sanadooda ahaa dadka ugu badan ee waday mudaharaadyo dawladda lagaga soo horjeedo.Abiy Axmed ayaa helay in ka badan 60% codadkii la dhiibtay, sida ay faafisay warbaahinta dawladda xidhiidhka la lihi. Halkaan ka daawo.
  23. Muqdisho (PP) ─ Afar Askari oo ka tirsan ciidamada Uganda ee qaybta ka ah hawl-galka Midowga Afrika ee AMISOM ayay dowladda Uganda sheegtay in lagu dilay weerarkii ay shalay Al-shabaab ku qaadday saldhigga AMISOM ee deegaanka Buulo-mareer ee gobolka Shabeellada Hoose. Afhayeenka Ciidanka Difaaca Uganda, Brig. Richard Karemire ayaa laga soo xigtay in sidoo kale weerarkaas lagu dhaawacay lix ka mid ah askartooda, isla markaana ay iska caabiyeen weerarkii ay soo qaaday Al-shabaab. Warkan ayaa wuxuu meesha ka saarayaa sheegashadii Al-shabaab ee ahayd in 59-askari oo ka tirsan ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, gaar ahaan kuwa ka socda dalka Uganda lagu dilay weerarkii saldhigga Buulo-mareer. Sidoo kale, Taliska AMISOM oo ka hadlay weerarkan ayaa sheegay in 30 ka mid ah xoogagga Al-shabaab lagu dilay weerarradii ay Al-shabaab shalya ku qaadeen saldhigyada AMISOM ay ku leedahay deegaannada Qoryooleey, Buulo-mareer iyo Golweyn oo dhammaantood ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Al-shabaab ayaa dhankeeda sheegtay in looga dilay weerarradii ay shalay qaadaya 14 ka mid ah xoogaggeeda, inkastoo AMISOM ay tiradaas dhimasho gaarsiisay 30 Al-shabaab ah. Dhanka kale, AMISOM ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay inay gubeen in ka badan siddeed baabuurta dagaalka ah oo ay Al-shabaab weeraradeeda kusoo qaaday, isla markaana looga furay hub kala duwan oo ay ku jiraan kuwa daran-doorriga u dhaca. Ugu dambeyn, Weerarka saldhigga Buulo-mareer oo ku billowday Qaraxyo gaari ayaa waxaa xigay dagaal culus oo saacado socday, iyadoo dadka ku nool deegaankaas ay ka gaabsadeen inay ka hadlaan khasaaraha dagaalka ka dhashay. PUNTLAND POST The post Uganda oo shaacisay tirada Askartii looga dilay Weerarkii Al-shabaab ee Buulo-Mareer appeared first on Puntland Post.
  24. Jowhar (PP) ─ Ugu yaraan saddex askari oo ka tirsan ciidanka AMISOM ee ka hawl-gala degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhaawacmeen rasaas lagu furay diyaarad kuwa jaadka ah oo ka degi lahayd garoonka diyaaradaha Jowhar. Goobjoogayaal ayaa sheegay in askartan ay isku dayeen inay ka hor-tagaan in la rasaaseeyo diyaaradda jaadka waday, taasoo doonaysay inay caga-dhigato garoonka diyaaradaha Jowhar si ay u daji jaad ka keenay Kenya. Diyaaradda ayaa la sheegay inay dib uga laabtay garoonka iyadoo aysan jirin wax dhibaato ah oo gaaray, Waxaana la sheegayaan in xiisaddan ay salka ku hayso xifaaltan u dhexeeya ganacsatada jaadka ee magaaladaas. Ciidamada rasaaseeyay diyaaradda ayaa la sheegay inay ka tirsanaayeen kuwa millateriga Somalia, kuwaasoo wararku ay sheegayaan inay qaab beel ahaan ah ula safteen qaar ka mid ah ganacsatada Jaadka geeya degmada Jowhar oo xarun u ah maamulka HirShabeelle. Sidoo kale, Wararka ayaa sheegaya in diyaarado kale oo jaad waday ay ka dageen degmada Jowhar, kuwaasoo ay lahaayeen ganacsato kale oo iyagana jaadka geeya degmada Jowhar, mana jirto wax war ah oo arrintan ku saabsan oo kasoo baxay maamulka degmada Jowhar iyo maamulka guud. Garoonka diyaaradaha oo qiyaastii 10-km dhanka waqooyi uga beegan degmada Jowhar, ayaa waxaa saldhig ku leh ciidamada AMISOM, inkastoo aysan jirin wax war ah oo ku aaddan dhaawacyada soo gaaray askartooda ku sugan garoonka degmadaas. Dhanka kale, Xiisad weyn oo dhanka ganacsiga jaadka ah ayaa ka taagan degmada Jowhar, iyadoo marduufkii jaadka ah uu ka marayo magaaladaas 10 doollar, halka markii hore uu ka ahaa 30 doollar. Ugu dambeyn, Jowhar ayaa wuxuu jaadka uga imaan jiray Muqdisho, balse dadaallo badan oo uu sameeyay maamulka Hirshabelle ayaa sababay inuu jaadka si toos ah uga dago garoonka diyaaradaha Jowhar. PUNTLAND POST The post Askar AMISOM ah oo lagu dhaawacay Rasaas ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Jowhar appeared first on Puntland Post.
  25. Somaliland’s cycle of democracy and the flourishing of Multi Party Politics By Dr. Hussein Mohamed Nur In comparison with most of Africa, Somaliland has accomplished the principles and tools of good governance and successful pluralistic democracy. Since its withdrawal from union with Somalia in 1991 Somaliland has made significant advances in attaining security and stability until it has earned being called as an ‘oasis of peace’ in a region beleaguered by conflicts and political instability. Subsequently, elections pushed by principles of democracy have rather become an uncommon ritual. Somaliland has a good track record of conducting peaceful credible elections and peaceful power transfers. Generally, elections form a core part of the common understanding and practice of democracy. In more than two decades of building democracy, elections have become the most critical action of conferring legitimacy to its government administrations in Somaliland. The democratic processes are never compromised and the credibility and legitimization of electoral practices in Somaliland form habitual methods and roots of electoral integrity. As Somaliland declared its sovereignty, independence and voluntarily withdrew from union with Somalia in the grand Burao conference in May 1991 Abdirahman Ahmed Ali (Tuur) and Hassan Essa Jama were elected as interim president and vice president respectively for a term of two years. At the end of President Ali’s term, Mohamed Ibrahim Egal (a veteran politician and statesman) was elected as the second president at the1993 memorable Borama peace and reconciliation conference in a peaceful transfer of power process. The Egal’s administration oversaw the establishment of a model government and the kickstart of post-war rehabilitation, reconstruction and development of the country. The SNM liberation front was officially disbanded as a political movement followed by a successful programme of demobilization of the SNM forces. I n 1997 an indirect non-partisan presidential election contested between Egal (the incumbent president), Suleiman Adan (a veteran politician) and Mohamed Hashi Elmi (a senior SNM leader/politician) was held in which Egal was re-elected as president by a majority (over 70%). As political maturity in Somaliland progressed and developed during Egal’s term a significant progress democratization process was initiated and started with the 2001 constitutional referendum held as a plebiscite for revoking sovereignty from union with Somalia in which 97% of the public voted for. Until 2002 no political associations or national parties existed. An impressive list of polls has been recorded since 2003. The first political party, UDUB (Union of National Democratic Coalition Party) was formed by Egal. On 3rd May 2002 president died and Vice president, Dahir Rayale Kahin, took over the presidency to complete the term. Rayale chose Ahmed Yusuf Yassin as vice president. President Rayale immediately jumped onto the bandwagon of pluralism and a multi-party system. According to the constitution, only three political parties are allowed to prevail in the country at any one time but it (the constitution) also allows the formation of political associations to be registered and to compete for the top three national parties for a specific period. In line with that six political organizations (UDUB, UCID, ASAD, SAHAN, KULMIYE and HORMOOD) were registered on 15 December 2002 to compete for the top three national parties. UDUB, KULMIYE, and UCID were the first three that attracted sufficient support and, hence, became the three national parties. The first DIRECT presidential election took place on 14 April 2003 and Dahir Rayale Kahin (the incumbent president) of UDUB party won the race. However, what remarkably earns to mention is that Ahmed Mohamed Mohamoud Sillanyo, the opposition candidate, was defeated by the slimmest and the narrowest majority (by just 80 votes) and conceded defeat, a phenomenon that has never been observed in the African continent which is an indication of how politically mature people and committed to Somaliland people are to democratic pluralism. A parliamentary election, closely observed and monitored by international observers, and contested by the three existing national parties (UDUB, KULMIYE, and UCID) candidates took place on 25 September 2001 to elect members of the Lower House of the parliament ‘Golaha Wakiilada’. The Upper House or House of elders ‘Golaha Guurtida’ stands un-elected. A second presidential election which was strongly contested was held on 26 June 2010. Ahmed Mohamed Mohamoud Sillanyo of the opposition party, Kulmiye, won the race by a majority (49.59%). The outgoing president, Rayale, gracefully conceded defeat and officially handed over the power to the newly elected president on 27 July 2010 in a peaceful fashion. This is interestingly rare experience in Africa. It also made the world envy. So far in mainland Africa, only three states (Benin, Senegal, and Zambia) had their incumbent presidents stood down after being defeated in elections) without violence or political disagreements. As pluralistic democracy matured and gathered momentum, multi-party elections continued in Somaliland. In accordance with the 2011 electoral law, new political associations (UMMADDA, DALSAN, RAYS, WADANI and HAQSOOR) were officially registered to compete with the existing three political parties ((KULMIYE, UDUB, and UCID) to choose the three top national parties. KULMIYE, WADANI, and UCID succeeded to become the three national parties. On 28 November 2012, a local government election was held in which a total of 2,308 candidates from the three parties (including 140 women) contested for 379 seats. The election was witnessed by a 50-strong team of international observers coordinated by Steve Kibble (Progressio organization) and Michael Wallis (Department planning unit, UCL, University of London) together with Somaliland Focus and the international community that worked closely with the National Electoral Commission (NEC) to observe and monitor the elections. The election passed off largely in peace and Somaliland was congratulated for the lively and enthusiastic elections. Another successful presidential election, the third presidential election (the sixth in a row) has been recently held (on 13 November 2017). This election has been the most dramatic one as it was different from the previous ones in a number of ways. A new technology (iris-recognition biometrics) was introduced replacing the old fingerprint biometrics voter registration system. That made Somaliland the most technologically sophisticated state in the African continent and in the world, to use iris-recognition technology. The technology was chosen because of its reliability, flexibility, and standardization. It also boosted the confidence and trust in its capacity to protect fraud and repeat voting. The election was preceded by a three-week campaign with a series of well-orchestrated rallies taken in turns by the contesting parties. The first-ever televised presidential debate in Africa has also held in which the candidates engaged in a town hall-style debate as the event was live–streamed from the capital, Hargeisa whereas the media openly covered and allowed to scrutinize the candidates’ policies and performances. The election was interesting as it kindled an ecstatic and special attentiveness to the outside world due to the political maturity and the dynamics of democratic processes in the country. The international press and media covered the proceedings extensively to the extent the political pundits described Somaliland as the strongest democracy in Africa in general and in East Africa or the Horn region in particular. The election demonstrated strong commitment, responsibility and political maturity of the institutions, national political parties and the people of Somaliland. The election has proven mellowness of a vigorous democratic governance at work. The election has been observed by a 60-strong team of international observers from 27 countries together with international partners (UK, Denmark, USA, Belgium, Demark, Finland, the EU, France, Germany, Holland, Norway, Switzerland, and Sweden). On the day of the election, a high-level delegation from the international community and the international observers visited 350 polling stations in Hargeisa and witnessed the opening, the voting, the closing, and the tallying procedures at stations. The Chief Observer and the chairman of the international observers, Michael Wallis, praised and congratulated Somaliland for the smooth conduct of the voting and the peaceful manner in which the people exercised their rights to vote. The NEC has also been commended for their vital responsibility of managing and coordinating a peaceful conduct of the election. Musa Bihi Abdi and Abdirahman Abdillahi Saylici won with a majority (55.1%) as the president-elect and vice president respectively. The results have been acknowledged and accepted by the opposition candidates. Elections are means to ends and this election strongly affirmed the consistent pattern in democratization and exposed Somaliland. The election has been fascinated by the outside world. It has taken a step further close to de jure recognition. For instance, the Scandinavians particularly Sweden, one of the first EU nations to recognize Palestine and one which has also been toying with the recognition of Western Sahara, has emerged with enthusiasm in eying on Somaliland’s independence and recognition in the near future. This election has acted as a major step forward as it has exposed an encouragingly positive signal to the rest of the world and that it could bolster a strong case for international recognition. The political stance of Somaliland is in stark contrast to those of most African countries and especially with its neighbors. For example, the 2016 INDIRECT presidential election in Somalia has been blemished with controversies, fraught, pervasive corruption, sales of votes, and reliance on abundant external funding and support coupled with instability and insecurity from Al-Shabaab. Even the one-person-one-vote principle which was envisaged in 2012 proved to be remote and a day-dream. Using the 4.5 clan code system which undermines the recognized principles of democracy voters for the president were hand-picked and votes were swapped with huge sums of money. Somalia and South Sudan have been described as failed states; North Sudan as a dictatorship and Eritrea, Rwanda and Ethiopia as police states; Isaias Afwerki, first president of Eritrea came to power in 1993 (the same time as the second president of Somaliland, Egal) is still in power today. In Uganda, Yoweri Museveni is still on the saddle of the power uninterruptedly since January 1986, while Zimbabwe’s Robert Mugabe has been in power for about 30 years since 1987 as president until he has recently (2017) been forced out of office under pressure. Even Kenya, once the East African region’s most vibrant and competitive democracy, clearly struggled in the last two elections marred by violence, re-election and political disagreements. In other African countries such as Liberia, Cameroon, Chad, Gambia, Rwanda, Democratic Republic of Congo, and Chad to mention some, elections have been disrupted by a flare-up of violence and even with military interventions. Considering the transfer of power, the 2017 presidential election was interesting. The former president, Ahmed Mohamed Mohamoud Sillanyo, though he was entitled to a second term for re-election, stood down while in most of Africa this is quite rare. In the year 2017, Robert Mugabe (in his 90s) of Zimbabwe has been ousted by a military who was in power since 1987; Yower Museveni, a 73-year-old, who was in power since 1986 is still insisting to stay even though according to age he should not be president any more legally; Afwerki in power since 1991 and rather became unremovable while Paul Piya, the 84-year-old president of Cameroon, is standing for re-election; Yahya Jammeh of Gambia was not re-elected after 22 years in power; and Jose Dos Santos of Angola who was in power for 38 years has been removed with difficulty. This shows that Somaliland stands out of the pack (of African states). Somaliland currently ranks high in terms of the indices of democratic performance and could act as a model inspiration for East Africa and wider Africa. The winds of change for Somaliland’s political prospects are now blowing stronger. For instance, two main political parties in Sweden (the Christian Democrats (KD), a center-right party and the Swedish Democrats have instantly responded with optimism to the news of elections in Somaliland. The KD Party express eagerness in Somaliland’s recognition and that should be done in in cooperation with the other EU Member States and that it is teaming up in cooperation with another three national Parties (Moderates, Conservative Democrat, and the Volks Party or Liberal party) to bring about a motion to the parliament whilst the Swedish Democrats Party has taken the extra mile by voicing a radical approach in support of Somaliland’s recognition as it meets all the requirements that a government should have to be a recognised as a country. Additionally, a Swedish journal, ‘VardenIdag’ commented: “Somaliland’s recognition would serve as a good example of what can be achieved when conflicts are resolved with dialogues rather than violence”, a Swedish political activist, Michael Torstensson, vehemently articulated that Somaliland’s prowess in fighting terrorism and establishing a functioning and the most peaceful state in East Africa merits recognition while Professor Paul Wrange (University of Stockholm) stresses that there are no logic obstacles to Somaliland’s recognition and independence. On the other hand, the UK as the strongest partner of Somaliland acknowledges and supports Somaliland’s efforts in commitment to democratic ideals. The UK, a long-standing friend of Somaliland, has a major stake in the success of the elections in Somaliland investing a significant contribution to the planning, preparation and delivering the biometric voter registration used in the 2017 election. Jeremy Carver, a British international lawyer voiced that Somaliland satisfies all legal criteria for its independent statehood and how it conducted success of elections make it deserve to be recognized. Another British politician, Zac Goldsmith (the Conservative Party, East Midlands), has recently remarked in the British parliament in tribute to the election: “With recent events in Zimbabwe and total chaos in Kenya now, will the Prime Minister join me in celebrating the hugely successful elections this week in Somaliland.” David Concar, another British politician, and diplomat (Ambassador for Somalia and Somaliland) unambiguously pointed to the evidence of Somaliland’s impressive records of democratization and pluralism and congratulated the people of Somaliland and the president-elect, Musa Bihi Abdi on winning the contest. James Carver (MEP and UKIP party) forcefully remarked on the recognition of Somaliland in a debate at the EU parliament at Brielle’s and indicated that there are precedents [(the dissolution of the UAR between two independent states between Egypt and Syria; the dissolution of the union between Senegal and Gambia (Senegambia)]. “Somaliland has taken the path of democracy”, Edna Aden Ismail adds. Somaliland deserves international recognition. Somaliland has proven to be a symbol of peace, security, and stability in a region affected by political turmoil. This year’s laudable successful election conducted this year offers food for thought for the African continent in general and for East Africa in particular. This does not mean that there are no challenges for Somaliland. Somaliland’s diplomatic isolation defies it from international recognition and the newly-elected president has no illusions about the complex challenges facing Somaliland (Financial Times, 28th November 2017). The president, Muse Bihi Abdi, vows to serve all Somalilanders alike injustice and pledges to broaden development, strengthen and consolidate peace, security, stability and extend democratization; improve the economic headwinds and pillars of the economy, resources and endowment; seek foreign direct investments; provide basic needs of the society (health care, education, clean water, youth employment etc.). The centrality of international recognition is high on the agenda. It is important to reform the presently sterile talks and negotiations with Somalia and the need for international community’s neutral witnesses and mediators from the international community. Modalities of the negotiations ought to be changed. (Continued)