Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    214,987
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Haddii uu yahay xil aad kalidii ku abaal marisay waa gar iyo daw inuu afka taago oo uu u dudo reerka uu ka soo jeedo. Markuu xaalku sidaa yahay reerka intiisa kale waxa u furan inay wixii mansab ah u doontaan madaxweynaha qaranka. Laakin xilka uu hayaa haddii uu yahay xil reereed ma qabato reerka inuu afka u wada taago isaga oo leh wasiirnimadeydii ayaad kala dhantaasheen oo aniga ayaad i wada xumaynayseen oo waliba uu isagu haya xilka qudha ee reerku ka helay Xukuumadda. Ilaah baan idinku dhaariyee saw deelqaaf iyo kibir maaha inuu dudis & cadho ku sii darsadaa!!!!????. justify;”> Waliba ku darsoo wax aan cadayn lahayni iga hadhan. Taa Intaa hadaan kaga hadho waxaan iyana wax yar ka iftiiminayaa. “Halkii uu sallaanka siyaasadda ka soo fuulay mudane Cabdiqaadir Maxamuud Sheekh (Dhagaweyne)”. Markii uu iska casilay mudane Cabdikarim Axmed Mooge xilkii wasiir ku xigeenimo ayaa xukuumaddii siiraanyo u magacaw-day booskiisii cabdiqadir dhagaweyne oo isna kaga jawaabay magacaabistaa diid-mo qayaxan isagoo cad quudheed u arkay qaadashada xilkii inaadeerkii iska casilay. Xiligaa oo uu kas-baday quluubta badi reerka iyo intii ku soo hiranaysay magaca abokor. Aniga iyo Axmed Faarax (Shimbir). Ayaa abaabul-nay shir aanu kaga fal-celinayno kuna muujinayno dareeenkayaga aanu ku ayidayno go’aanka diidmada ah ee uu ku talaabsaday cabdiqadir dhagaweyne. Xiligaa waxa reerka ciidagale ku matalayay masuuliyiinta Xukuumadda ugu jira kud-lad isku xidhan oo uu hor kaco Cabdilaahi Maxamed Daahir (cukuse). Kuwaas oo filinka ku jilayay magac la yidhaahdo (Reer Mataan oo xiligaa shaqaynayay) oo ula jeedka u weynina ahaa sidii uu cukuse ku sii haysan lahaa mansabka wasiirnimo, iyada oo ay la shaqaynayeen niman dhalinyaro ah Kuwaas oo ay u ahayd shaqo ay qabtaan tii u horeysay oo wax kaliyo kuma garatide isu noqonayay libaax iyo dhalihiisii oo waliba u tababaran jilista filinkii xiligaa shaqaynayay oo ahaa Reer Mataan & Abokor Muuse oo laysku xudho-xudheeyo. Ninkaa iyo dhalihiisii yaryaraa ee u tababarnaa xumaanta reeraha dhexdooda oo uu saacidayo Maxamuud Xaashi (Wasiirka madaxtoyada) oo isna xumaanta & jindagaageynta aabo ugu ahaa ayaa waxay ka xidheen Iriddii ay ka gali-lahaayeen Xukuumadda (Abokor Muuse). Iyagoo u diiday haba yaraatee wax jaanisa oo xil loogu magacaabo reerka aan kor ku xusey. Markay halkaa maraysay ayaa waxaan ka fikirey cidii jabin lahayd deyrka baar-liin ee uu Engineer-ka ka ahaa Cukuse. Waxaan shaki la’aan isku qanciyay ninka jabin kara deyrka baar-liin inuu yahay gudomiyaha xisbiga cadaaladda & daryeelka Eng. Faysal Cali Waraabe oo Xukuumadda dhegeheedu u furnaayeen maqalkiisa. Anigoo markaa haysta kalsoonida masuuliyiinta ugu sareeya Xisbiga Ucid ayaan si kalsooni ku jirto u garaacay albaabka Eng. Faysal Cali Waraabe oo aan rumaysanahay inuu yahay ninka qudha ee kud-laddaa xumaanta ku heshiisay naga ridi kara. Ayaan u gudbiyay fariin ahayd mudane gudomiye reerkii la odhan jirey Abokor Muuse maanta dhamaan bacadka ayay taagan-yihiin oo xukuumadda kama hayaan xil qudha oo digreeto Madaxweyne ku magacaaban. Haddii tuhun kaaga jirey Inanka aanu abtiga u nahay (muuse biixi oo xiliga ahaa gudomiyaha ah-na musharaxa Xisbiga Kulmiye). Hanagu halayn waayo isaga qudhiisa ayaa geed uu qabsado la’ kolkaa laba qaawani isma qaadee gudomiye fadhiga ka kac oo reerka xil u doon. Arintaas oo adigana ku noqon doonta fursad dahabiya & abaal aan duugoobin mudane gudomiye. Ee orod oo kac oo fadlan xukuumadda xil nooga doon oo waliba waxaad xilka noogu doonta mudane cabdiqadir dhagaweyne. Beenaale markhaatigiisa ayuu fogeeyaaye xiliga aan hawshaa ku jirey cidii wax ila wadday la’aantood-na aanay waxba suuragaleen hubaashii waxay ahaayeen odayaashan hoos ku xusan : Yuusuf Kayse Cabdilaahi (xoghayaha warfaafinta Xisbiga Ucid), Eng. Faysal Cadami (Reer Sweden) Xusseen Cabdi Nuur (Reer UK) & Maxamuud A. Caraale (Reer UK). Nimankaa oo ila rumeeyay ilana hirgaliyay doonisteydii & baryadii aan ula tagay reer Ucid ilaahay mahaddiina way suuragashay digreetadii aan wakhtiga & tacabka badan galiyay. Waxaana la magacaabay mudane Cabdiqaadir Maxamuud Sheekh (dhagaweyne) oo loo magacaabay wasiiru dawlaha Wasaaradda biyaha & khayraadka. Waxa gacantiisa iigu keenay warqaddii digreetada Eng. Faysal Cali Waraabe. Halkaa ayuu cabdiqaadir dhagaweyne ka soo fuulay sallaanka siyaasadda ee uu maanta ku yahay wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda. Anigu shakhsiyan waan u ogahay waanan u hayaa abaalkeeda gudomiyaha xisbiga cadaaladda & daryeelka Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe & madaxda aan kor ku soo xusay magacyadooda kana tirsan masuuliyiinta ugu sareeya xisbiga Ucid. Waana nimanka nooga hiiliyay marraa waaxid haaway-dii dhulka carabka marisay & dir xunkii uu aabaha u ahaa doofaarkii xumaan oo dhan u saaxiibka ahaa waa Maxamuud Xaashi Cabdiye kuna magaca dheeraa ilaahay naarta hagu fogeeyee. Xiligaa cidda aanu ku hirdamaynay magacaabista cabdiqaadir dhagaweyne waxay ahaayeen xil. cabdiraxmaan dheere & Maxamed Iid oo aanu midkood-na raali ka ahayn magacaabistiisa. Iyadoo halkaa maraysa ayaa la gudo galay kaambeynkii ololaha doorashada madaxtooyada wixii ka dhacay baa ka dhacay. Waxaan ku soo af-meerayaa beydad ka mida maansadii sac-bul ee abwaan Cali Seenyo. ¤. Saymaha collaadeed hashii, rag isku seeraaray ¤. Sumuciyo rasaastiyo hashii, suuga lagu qaadey ¤. Sambabada hashii aawadeed, soodhku dalamleeyey ¤. Sararaha hashii lagaga jabay, dhiig-na lagu saantay ¤. Soobirada hashii lugu axmay , ee saaqid lagu toogtay ¤. Saajaca magiigani hashuu, sulub ku raacdeeyey ¤. Saryankiyo, libaaxiyo hashaan, saayo ka illaashay ¤. Sur-sur adag hashii lagu dhacsaday, sallowga maadhiinka ¤. Waxay soomal haadaba, markaan sabada soo joojey ¤. Seeraha markii aan ku furey, saaca dhiniciisa ¤. Saarkiyo markay dhawr habeen, soonahdii guratay ¤. Sarcanyaha markii ay candhada, gaax ka socon wayday ¤. Sa’dadii markay soo gashee, saxalki waydaartay ¤. Inuu sebenki nagu soo noqdaa, waa saboolnimo’e ¤. Afar saan caddaalaa la yidhi, huge samaantiiye ¤. Subagaan filaaya la yidhi, saacuf buu dhalaye ¤. Waa sulaaqan yahay baa la yidhi, sixinkii Caarow’e ¤. Sunbaa loogu daray baa la yidhi, sebiga caaniiye ¤. Silic bay ku nooshaa la yidhi, saaka maataduye ¤. Sambabkii ku faaf baa la yidhi, sadhadi beelaaye ¤. Salli qudha dadkii wada fadhiyay, saydhan baahida’e ¤. Saantii aboor baa ku baxay, shacabku saarnaaye ¤. Si, qudhaan wax loo wada arkayn, seeska nololeede ¤. Maantana sabeentii barroow, sumal-xad weeyaane ¤. Sawir iima goyn wiilashaan , soofka raac-sadaye ¤. Sacbul waxay yidhaahdeen, dadkii saaray heegada’e ¤. Isha saxarku dhaco teeda kale, way u sirirtaaye. Allaa Mahad Leh. W/Q : Garyaqaan Kayse Koosaar. fffarduus@gmail.com Source
  2. Waxaan ereyokooban ka odhanayaa waxayaaba wiigan Bulshada ku oogay oo ah in ay komishanku Cilaamiyeen in doorashadii Dib udhacday . runahaantii komishankeenu iyagaa qayb ka ah in doorashadu dib udhacdo .marka ay leeyihiin 10bilood oo xidhiidha ayaa loobaahanyay miyaanay haysan wakhti ohre oo ay kaga baaraan dagaan dhamaanba waxyaabaha ay doorashada Golayaashu ubaahantay islamarkaana horena aya ushegeen in lagu qaban karo wakhtigaa sida ay xukuumaduba u sheegatay inay bixisay lacagtii qaybtooda doorashada. Dabacan xisbiyada iyo daneeyayaashuba ayaa isula meeldhigeen iyagoo qayb ka ahaa iyaga laftoodu . Gudidida Doorasha somaliland waakuwii shalay ina soo maray eeaad ogayd inkastoo Bulshada iyo xukumaduba Cadaadis dheraada kaga imanayo ,hadana may ahayn kuwii maanta odhan lahaa waxaanu qaban kariwaynay Daoorshadii . waxay ka gaabiyeen Diwaangalintii iyo diyaarinta dhamaanba waxyaabaha doorshada looga baahnaa inay qabsoonto. iyadoo golayaasha qaar ay fadhiyeen 14 sano mudo kordhintooduna tahay tii shanaad ee lookordhiyo . Runahaantii Somaliland waxaa indhaha Caalamka ku xidhayay oo ay usoojiidanasay waa qaab doorashada iyo nidaamka axsaabta iyo geedi socodka Dimuqraariyada tiina waxay ku sii dhacaysaa Jardheer oo halisgalin kara nidaamkaas . waxay ahayd hadii su aal la galiyay iyaga laftooda in ay iscasilaanba. waxaa kaloo mad madaw badani galin karaa shacabka oo rajo doorasho Qabay oo maanta rajobeel qarka usaaran. Gaba gabadii Komishanku way ku hafteen hawlaha Doorasha Goloyaasha iyadoo loo nisbaynkaro in Xukuumadu Qaybwaynka tahay Dib udhaca doorashada Golayaasha Degaanka iyo wakiilada . manta Waxaa garabtaala in Bulshadeenu maanta ay Dhex muquurteen kalaqayb sanaan badan iyo Xanaf badan Doodoorashooyinku sababeen . dhamaan dhinacyada ay khusayso doorashada waxaalooga baqahanyaya in ay somaliland dhag xumada ka ilaaliyaan shacabkana aanay galin tashuush mar labaad oo aan laga soo waaqasankarin . sikastoo aadueegtana waxaad moodaa in aynaan waligeen kailbaxay waxaabahan is barakan Bulshahaan iyo dawlad ahaan ba. Waan koobayaa wakhtigoo iyguyar awgeed . wa bialaahi tawfiiq W/Q : Abdrashiid Aw muuse Aadan rashaad0@hotmail.com Source
  3. (SLT-Israa’iil)-Booliska Israa’iil ayaa sheegay iney maxkamadeyn wajahayaan Ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu iyo xaaskiisa Sara, ka dib marikii lagu eedeeyay musuqmaasuq iyo laaluush. Waxaa lagu tuhunsanyahay iney xagga sharciga si khaldan ugu hiilliyeen shirkadda warbaahinta ee Bezeq telecom, iyagoo ka rabay in dhankeeda ay u baahiso warar dhinaca fiican oo kaliya looga eegayo arrimaha ku saabsan Ra’iisul wasaaraha iyo xaaskiisa. Mr Netanyahu ayaa iska fogeeyay eedeymahaas oo ku jira waxa loo yaqaanno Kiiska 4000. Xeer ilaaliyaha guud ee Israa’iil ayaa hadda laga dhowrayaa inuu go’aan ka gaaro in kiiskan loo gudbiyo maxkamadda iyo in kale. Maxay yihiin eedeymihii ugu dambeeyay? Maanta oo Axad ah, Booliska Israail iyo mas’uuliyiinta laamaha amaanka ayaa sheegay in la helay caddeymo xoog badan oo horseedaya in dacwad la xiriirta musuqmaasuq lagu soo oogo Mr Netanyahu iyo Afadiisa. Waxaa lagu tuhmay iney faragalin ku sameeyeen go’aanno dhinaca sharciga ah oo loogu eexday shirkadda Bezeq iyo ninka saamiga ugu weyn ku leh ee lagu magacaabo Shaul Elovitch. Taas baddalkeedana, lamaanahan ayaa sida lagu eedeeyay la siiyay tabin dheeraad ah oo looga eegayo dhanka wanaagsan oo qura, taasoo lagu shaaciyay bog ay internet-ka ku leedahay Shirkadda Bezeq. Booliska ayaa sidoo kale sheegay iney heleen caddeymo muujinaya in Mr Elovitch uu bixiyay laaluush. Benjamen Natenyahu oo ka jawaabayay eedeymahan ugu dambeeyay ayaa bartiisa Twitter-ka ku yiri: “Macluumaadkan waxaa go’aankooda la gaaray lana abuuray ka hor inta aysan baaritaannada billaaban. “Waan hubaa in saraakiisha ku howlan kiiskan, marka ay wax isla dhiraandhiriyaan ay soo saari doonaan isla arrinta aan sheegayo oo ah: Ineysan waxba jirin, ileen waxba ma jiraane.” Mr Elovitch ayaan isagu wali wax hadal ah ka soo saarin arrinta. Maxay ahaayeen labadii kiis ee hore? Mid ka mid ah wuxuu salka ku hayay eedeyn Mr Netanyahu loogu jeediyay inuu ka dalbaday wargeys maxalli ah inuu u faafiyo wararka taageerada u ah qoyska xukunka haya, taas baddalkeedana uu ka caawin doono sidii uu uga hor mari lahaa shirkadaha warbaahineed ee tartanka kula jira. Kiiska labaad, Mr Netanyahu waxaa lagu tuhmay inuu helay hadiyado uu qiimahoodu gaarayo ugu yaraan 270,000 oo doolar, kuwaasoo la sheegay inuu ka helay ninka awoodda ku leh shirkadda filimada ee Hollywood-ka ee lagu magacaabo Arnon Milchan iyo taagereyaal kale. Wargeyska Jerusalem Post ayaa ku soo warramay horraantii sannadkan in hadiyadahaas ay ku jireen khamri iyo sigaar, isla markaana loo bixiyay sidii Mr Milchan looga caawin lahaa inuu helo dal ku galka Mareykanka. Mr Netanyahu ayaa dhammaan eedeymahaas ku tilmaamay kuwo aan “sal iyo raad toona lahayn”. Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegeysa in ra’iisul wasaaraha 69 jirka ah ay dhowr jeer su’aalo weydiiyeen kooxda baaritaanka ku howlan. Mr Netanyahu ayaa hogaaminaya isbahaysi burbur qarka u saran, hase ahaatee wuxuu u muuqdaa inuu kalsooni ku qabo in eedeymaha aysan soo dadajin doonin doorasho wakhtigeeda laga soo hormariyo. Doorashada xigta ee sharciga ah ayaa ku wakhtiyeysan bisha Nofeembar ee sannadka 2019-ka. Mr Netanyahu ayaa ku guda jira markiisii labaad ee loo soo doortay xilka ra’iisul wasaarenimo. Source
  4. Buenos Aires (Caasimada Online) – Dhaxal sugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa lagu bah-dilay laguna takooray shirkii dhaqaalaha ee G-20, kaddib markii la’iska fogeeyey xiligii la galayey sawirka guud ee golaha. Maxamed Bin Salmaan ayaa la istiaajiyey geeska ugu fog safka sawirka, waxa uuna u muuqda mid la inkirayey. Ka soo muuqashadii shirka ee Maxamed Bin Salman waxa ay dhalisay muran tan iyo dilkii qunsuliyada Sucuudiga ee Istanbul bishii Oktoobar loogu gaystay wariye Khaashuqji, la-yaabna ma ahayn sidii loola dhaqmay. Markii sawirku dhamaaday, dhaxal sugaha oo ah hoggaamiyaha talada ka go’do ee Sucuudiga waxa uu durbadiiba ka dagay masraxa isaga oo aan qofna gacan qaadin, xilli ay ka muuqatay yaxyax. Waxaa bartamaha taagnaa Madaxweynaha Argentina Mauricio Macri oo sanadkan martigaliyey shirka. Macri waxa uu horey sheegay in eedemaha loo haysto Maxamed Bin Salmaan ee dilka wariyaha in ay hoggaamiyeyaasha caalamka shirka labada maalin soconayey uga hadli doonaan. Sucuudiga waxa ay sheegeen in dilka Khashoggi uusan Maxamed Bin Salmaan waxba ka ogeyn. Madaxweynaha Russia iyo Maxamed Bin Salmaan waxa ay is dhaafsadeen KU DHAC caan noqotay xilli ay fariisaneyn labadooda kursi ee is xigay. Caasimada Online Xafiiska Columbus, Ohio Caasimada@live.com
  5. (SLT-Hargeysa)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey hadalo dhawaan ka soo yedhay madaxwynaha maamulka Soomalida Itoobiy Md Mustafe Cagjar, Halkan hoose ka DAAWO Source
  6. Kenya: African Development Bank Group approves US$18.17 million for the Kopere Solar Project in Kenya The African Development Bank Group has approved a US$ 18.17 million senior loan to the 40 MWac (50MWp) Kopere Solar Power Project owned by Voltalia, an international player in the renewable energy sector listed on the Paris stock exchange. The Bank is also in the process of securing a US$ 11.6 million concessional loan from the Climate Investment Fund’s Scaling-up Renewable Energy Program (SREP). The Kopere project, which falls under Kenya’s Renewable Energy Feed-in-Tariff (FiT) policy, encompasses the design, construction and operation of a 40 MWac (50MWp) solar PV power project in Nandi County. The project also involves the construction of a 33/132 kV substation, and a 1.8 km T-line to evacuate the electricity to the national grid. Commenting on the project, Amadou Hott, the Bank’s Vice-President for Power, Energy, Climate Change and Green Growth said: “This project could potentially be Kenya’s first utility-scale solar PV project under the Feed in-Tariff (FiT) Policy. We are confident that the provision of long-term and concessional financing to support the project with terms that are unavailable from commercial sources will have an important demonstration effect in attracting more investors to engage with Kenya’s vast solar opportunities.” The project is expected to generate around 106 GWh per year, and effectively supply electricity to approximately 600,000 people through the grid. It will also save 1,081 kt CO2eq in GHG emissions annually throughout the project operation. “Kenya’s Vision 2030, and the ‘Big 4’ agenda ambitions come with a renewed urgency for affordable electricity, while pursuing a low carbon development pathway. By providing access to quality energy at a cost below the current generation costs in Kenya, the Kopere project will diversify Kenya’s energy mix, and ultimately contribute to reduced dependence on fossil fuels,” said Wale Shonibare, the Bank’s Director for Energy Financial Solutions, Policy & Regulation. The project is aligned with the Bank’s New Deal on Energy, the High Five priority to ‘Light up and Power Africa’, and the Bank’s country strategy for Kenya. It is also aligned with Kenya’s FiT policy, Vision 2030 Initiative, and with Kenya’s Intended Nationally Determined Contributions (INDC) for climate resilient growth. The Kopere project will enhance energy access, infrastructure development, and private sector participation in the renewable energy sector while contributing to green growth, and job creation. Implementation of the project will commence in 2019. Media Contact: Chawki Chahed – c.chahed@afdb.org Technical Contact: Naoshige Kinoshita, Chief Investment Officer About the African Development Bank Group The African Development Bank Group (AfDB) is Africa’s premier development finance institution. It comprises three distinct entities: the African Development Bank (AfDB), the African Development Fund (ADF) and the Nigeria Trust Fund (NTF). On the ground in 34 African countries with an external office in Japan, the AfDB contributes to the economic development and the social progress of its 54 regional member states. For more information: j.mp/AFDB_Media If you would rather not receive future communications from BANQUE AFRICAINE DE DEVELOPPEMENT, let us know by clicking here. BANQUE AFRICAINE DE DEVELOPPEMENT, Immeuble du Centre de commerce International d’Abidjan CCIA Avenue Jean-Paul II, Abidjan, NA BP 1387 Ivory Coast Qaran News
  7. MAXAA KUU QORSHAYSNAA MARKAAD MADAXA DOONAYSAY? Bulshada somaliland gobolkasta oo ay joogaan waa dad gob ah oo marti soorka yaqaana iyo sida loo sooryeeyo cida markaa ku soo biirta ama soo booqata, safarkii madaxwayne muuse biixi cabdi gobolkasta waa lagu soo dhoweeyay si sharaf leh, laakiin nasiib daro madaxwaynu madal qudha kuma sharaxin qorshaa horumarineed ee qaranku rabo in uu gaadho, mikirifoon kasta (microphone) oo uu qabsado ama ka hadlo wuxuu dirayay fariin dalka debediisa qusaysa iyo digniino is wata. Dhisida mooraalka bulshada, midnimada dalka iyo wax wada qabsigu waa baahida u wayne ee qaranku qabo , dhalinyaro wax baratay oo bilaa camal mudo dheer ahaa oo rajada qudha ee ay qabaan ahayd beri baa maanta dhaami, isla markaana yididiilo ku noolaa hadii aad rajadooda xoojin waydo isla markaana tusi waydo in wixii ay rajaynayeen dhowaan rumoobi doono soow ayaan daro maaha!!. Sadex hab ayaa qofka in uu madax noqdo sababa ama hugaamiye a)_ in uu derso oo baadho duruufaha adag ee dalkiisa iyo dadkiisa haysta kadibna uu qaato go,aan uu rabo in uu ku samato saaro sidaa awgeed uu raadiyo mansab iyo xil uu wax ugu qaban karo. b)_ nin raba magac iyo maal isla markaana werwer uu nolosha ka qabo awgeed ku xisaabtama qudha sida uu maalka shacabka gacanta ugu qaban lahaa magacna ugu yeelan lahaa. c)_ qofka sadexaad waa nin aan han iyo himilo toona lahayn iyo weliba qorshe toona balse awooda alle iyo qoraal ku yimid jagad hugaamiye ( iyadoo nin kasta alle u qoray) . Hadaba sadexdaa miduu yahay muuse shacabkaa ka jawaabi doona iyo taariikhda socota. Ugu danbayn waxaan madaxwaynaha u soo jeedin lahaa in uu isku xeero ama masuuliyiinta uu xilka u igmanayaa ay noqdaan kuwo aqoon ku biirin kara kana caawin kara qorshayaal heer qaran ah . W/Qoray : Kayse Abdullahi Dhisaaye Qaran News
  8. Marko (Caasimada Online) – Askar kasoo goostay DF ayaa isku dhiibay Xarakada Al-Shabaab kuwaasoo lagu soo bandhigay gobolka Sh/Hoose. Askartan oo labo ah ayaa waxa ay ka hawl gali jireen aagga Marko iyo Shalaambood, waxaana ay lasoo baxsadeen hubkii ay ku shaqeynayeen sidda ay sheegeen Shabaab. Shabaab waxa ay sheegeen in Ciidankaan ay kasoo xanaaqeen Ciidamada ka socda ee dalalka Afrika ee ku sugan Soomaaliya sidda loo tixgaliyo in aan iyaga loo tixgalin. Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed ayaanan weli ka hadlin Askartaan la sheegay in Maamulkooda ay ka goosteen ee Shabaabka isku dhiibay. Al-Shabaab ayaa sheegay inay ragaan sheegeen in qudhoodu ay qeyb ka ahaayeen dhaca iyagoo si gaar ah u qirtay iney dheceen maandooriyaha loo yaqaano Qaadka, balse aysan ku lug lahaan kiisas kale.
  9. Marka ( Sh. M. Network )-Xarakada Al Shabaab ayaa maanta qeybo ka mid gobolka Shabeelaha Hoose ku soo bandhigay Askar ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya. Askartani oo gaarayay illaa 2 ayaa waxaa ay Al Shabaab sheegeen in ay isku soo dhibeen, sida ay ku baahiyeen barahooda Internet-ka.. Al Shabaab ayaa warkan ku sheegay in Askartani ay ka hawl gali jireen aagga Marko iyo Shalaambood ee gobolka Shabeelaha Hoose. Sidoo kale waxa ay intaasi ku dareen Dagaalyahannada Al Shabaaab in Askartaasi ay la soo baxsadeen hubkii ay ku shaqeynayeen, sida ay hadalka u dhigeen. Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha Ciidamada dowladda oo ku aadan Askartaasi. Mana’ahan markii ugu horreysay oo ay Al Shabaab Askar ka tirsanaa DFS ay ku soo bandhigaan deegaanada ka arrimiyaan ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. The post Al Shabaab Oo Askar ka tirsanaa DFS ku soo bandhigay Sh/ Hoose appeared first on Shabelle. View the full article
  10. Geneva ( Sh. M. Network )-Madax ka socoto Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay shir looga hadlaayay baahida Soomaaliya ay u qabto ka hortaga Walxaha Qarxa si ay u fuliso waajibaadka ka saaran in ay bur-buriso Miinooyinka Dhulka iyo Walxaha qarxa, maadama Dowladda Soomaaliya ay qeyb ka tahay Dowladdaha Saxiixay heshiiska Ottowa Treaty iyo Caqabadaha hortaagan in laga dhigi Soomaaliya meel ka madax banaan Miinooyinka iyo Walxaha Qarxa. Shirka oo lagu soo gaba gabeeyey magaalada Geneva ee dalka Switzerland ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Amniga Cabdinasir Siciid Muuse oo ahaa Madaxa Wafdiga Soomaaliya, Safiirka Somaaliya ee Switzerland Faaduma Cabdullaahi Maxamed iyo Wafdi kale oo ka socday Hay’adda Miinooyinka iyo Walxaha Qarxa (SEMA) ee Soomaaliya. Waxaa sidoo kale kaso qeyb galay shirka Dowladdo daneynaya in ay wax ka qabtaan Soomaaliya iyo Hay’addo Caalami ah, sida Netherlands, Finland, European Union, Canada, Norway, UNDP, UNMAS iyo kuwa kale, iyadoo shirar gooni gooni lala yeeshay Hay’addaha kala ah UNMAS, UNDP ITF and DDG. Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Amniga Cabdinasir Siciid Muuse waxuu ka sheegay shirkaas si loo gaaro in ay Soomaaliya noqoto meel ka madax banaan miinooyinka sanadka 2022 in loo baahanyahay dardargelinta howlaha miino saarka Dalka ay ka hayaan Hay’addaha Caalamiga ah. Sidoo kale waxuu sheegay in Wasaaradda Amniga Gudaha ay geyn doonto Baarlamanka sharciga Miino Saarka Dalka Soomaaliya iyo kan Hay’adda SEMA iyo in sidoo kale la caawiyo dadka Ku wax yeelobay qaraxyadda Miinoyinka iyo walxaha. The post Somalia oo ka qeyb gashay Shir looga hadlayay Bur-burinta Walxaha Qarxa appeared first on Shabelle. View the full article
  11. Musharax Madaxweyne ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed Laftagareen oo magaalada Baydhabo kula hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in qaar kamid ah [...] Source
  12. Agaasimihii hore ee Ciidamada Difaaca Puntland ee PSFt Asad Cismaan C/laahi , haatana ah Musharax Madaxweyne ee Puntland 2019 ayaa waxa uu sheegay in uu [...] Source
  13. (SLT-Hargeysa)-Guddigii Golaha Guurtida Somaliland Uu Saareen Colaadii Koonfurta Gobolka Sool Oo Ka Warramay Arrimaha Uu Qabsoomay, Halkan hoose ka DAAWO Source
  14. Baydhabo ( Sh. M. Network )-Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay si weyn uga socda Ololaha doorashada Madaxweynaha maamulka K/ Galbeed Soomaaliya. Doorashada oo ah mid xiisaasi ah ayaa waxaa ku tartami doona ku dhawaad 10 Musharrax oo daneynaya qabashada xilkaasi. Musharraxiinta ayaa wada Ololihii ugu dambeeyay , iyaga oo kulamo gaar gaar ah ka wada magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulkaasi. Dhinaca kale xaalad kacsanaan ah ayaa laga dareemayaa gudaha M/ Baydhabo, taas oo ku aadan faragalin la sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku heyso doorashadaasi. Qaar ka mid ah siyaayiinta iyo waxgradka ka soo jeeda deegaanada K/ Galbeeed ayaa ka digaya in la masuqmaasuq doorashada maamulkaasi. 19 bishan December ayaa lagu wadaa in la qabto doorashada, sida uu shalay shaaciyay guddiga qaban qaabada doorashadaasi. The post Ololaha doorashada K/ Galbeed Oo si weyn uga socda Baydhabo appeared first on Shabelle. View the full article
  15. Hargeysa (Caasimada Online) – Maamulka Somaliland ayaa wajahaya cadaadis xooggan oo kaga imanaya dowladda Ethiopia kadib markii ay soo baxday qorshe qarsoon oo lagu carqaladeynayo dowladda federaalka ee uu hogaamiyo madaxweyne Farmaajo, ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sidaas u sheegay Caasimada Online. Xogtan xasaasiga ah ee aan helnay ayaa sheegeysa in ra’iisul wasaare Abiy Ahmed uu dhowaan amray in xafiiskii Somaliland ee magaalada Addis-Ababa loo raro magaalada Diri Dhaba, taasi oo qeyb ka ah tallaabooyin lagu ciqaabayo dowladda Muuse Biixi. Ethiopia ayaa sidoo kale dhowaan la baxday qunsulkeedii Hargeysa. Ilo-wareedyada la hadlay Caasimada Online ayaa sheegay in tani ay tahay dharbaax lama filaan ah oo madaxweynaha Somaliland kaga timid Abiy Ahmed, oo sidoo kale ciidamada Liyu Boolis usoo diray xuduudda si ay u kala dhex-galaan beelaha Sool clan ee dagaalamaya, taasi oo Somaliland ka carreysiisay. Sida aan xogta ku helnay, Abiy Ahmed ayaa rumeysan in Somaliland ay xasilooni darro siyaasadeed ku abuureyso dowladda dhexe ee Muqdisho. Ethiopia, ayaa sida aan xogta ku helnay ogaatay, in Muuse Biixi uu xiriir hoose la sameeyey Axmed Madoobe, Cabdi Weli Gaas iyo Xasan Sheekh Maxamuud, ayada oo qorshuhuna yahay in loo midoobo cadaadis ka dhan ah dowladda Farmaajo. Dhinaca kale, Farmaajo ayaa la sheegay inuu xiriir dhow la leeyahay, uuna haysto taageerada madaxweynaha dowladda Soomaalida Itoobiya Mustafe Cumar Cagjar iyo ra’iisul wasaare Abiy Ahmed qudhiisa. Farmaajo ayaa la sheegay inuu lahaa fikradda uu Mustaf Cagjar ku dhex-dhexaadinayo beelaha Sool clan ee ku dagaalamaya gobolka Soo lee Somaliland ay sheegato, kuwaas oo lagu heshiisinayo magaalada Jig-Jiga, taasi oo sidoo kale dharbaaxo kale oo siyaasadeed ku noqotay dowladda Muuse Biixi. Muuse Biixi, oo sida la sheegay garwaaqsaday dhaawaca siyaasadeed ee dagaalka beelaha Sool clan uu gaarsiiyey, ayaa isku halaynaya afhayeenka baarlamanka Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo beeshaas kasoo jeeda, isagoo doonaya inuu dhex-dhexaadiyo Sool clan, qorshahaas oo ilaa hadda aan lagu guuleysan. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
  16. Shacabka ku dhaqan deegaanka Ceegaag ee gobolka Cayn ayaa soo dhaweeyay magacaabistii golaha Wasiirada ee Puntland oo dhawaan degmo u aqoonsaday in ay noqoto magaalada [...] Source
  17. A sustained water system was launched on Sunday by Somaliland, the EU and the UN children’s fund (UNICEF) in northern Somalia. According to a joint statement issued in Mogadishu, some 800,000 people will now have sustainable access to safe drinking water thanks to the concerted efforts by Somaliland government, private water companies and communities. “Water is a basic right. It plays a crucial role in our lives. We are glad that the people of Somaliland and in particular Tog Wajaale now have access to clean and affordable water,” EU Chargé d’Affaires to Somalia Fulgencio Garrido Ruiz said. “We are extremely proud to be here, witnessing this important milestone and the realization of the prayers of so many communities to have access to safe and clean water for the first time,” he added. Water systems in four towns — Borama, Burao, Erigavo and Tog Wajaale — were rehabilitated or rebuilt with the funding provided by the EU and technical support from UNICEF and partners. According to UNICEF, some 68 percent of the population have access to a reliable water source in Somaliland. However, the disparity between urban and rural areas is significant, the UN agency said, noting that only 28 percent of households can access an improved water source in rural areas. For many Somaliland communities, their struggle to get clean water is compounded by poor infrastructure and intensifies in periods of crisis such as the 2017 drought. UNICEF Acting Representative Jesper Moller said access to safe, affordable and sustainable water is a dream for so many people in Somaliland. “Today, that dream has finally been realized for many children, women and their families in Somaliland. We are grateful for the government’s strong leadership and the EU’s generous funding in making this huge undertaking a success,” said Moller. He said the water project is a true testament to the commitment and hard work of all partners involved, and the courage, resourcefulness and resilience of the people of Somaliland. The post EU, UN launch urban water project in northern Somalia appeared first on Shabelle. View the full article
  18. Stanbul ( Sh. M. Network )-Waxaa maalintii labaad ka soconaya magaalada Stanbul ee dalka Turkiga shir lagu xoojinayo xiriirka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Turkig kaas oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Bariga Afrika u qaabilsan horumarinta iyo baarista Cilimiga. Shirka waxaa ka qeybgalay ku xigeenka madaxweynaha Turkiga Fouad Aktay , waxaana Soomaaliya ku matalaya masuuliyiin uu kamid yahay Wasiirka Qorsheynta, maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Jamaal Maxamed Xasan iyo khubaro kala duwan Shirkan oo socda maalintii labaad waxay kaloo khubarada ka qeyb galaysa kaga hadli doonaan dhowr qodob oo ay ka mid tahay xiriirka Turkiga iyo Afrika, dhinacayada iskaashiga Tacliinta, in la abuuro jawi saaxibtinimo ee mustaqbalka u horseedaya danaha shucuubta Afrika iyo kan dalka Turkiga guud ahaan gaar ahaan waxaa shirkaasi diirada lagu saarayaa danaha ay wadaagaan Soomaaliya iyo Turkiga oo ah laba dal oo ay ka dhaxayso saaxibtinimo iyo xiriir wanaagsan. The post Dowladaha Somalia iyo Turkiga Oo xoojinaya xiriirkooda appeared first on Shabelle. View the full article
  19. The leadership of the Ogaden National Liberation Front (ONLF) is expected to arrive in Jigjiga town on Sunday. Authorities of Somali regional state are in the final stage to welcome the ONLF officials. Speaking to the media, Abdikadir Hirmoge, the group’s spokesman said the delegation will be accompanied by officials from regional and federal governments. “The delegation will today be heading to Jigjiga town. Jigjiga Stadium will be meeting venue where they will address the public before holding talks with leaders from Somali region,” he said. Top officials of ONLF have returned to the country on Saturday from their base in Eritrea. Led by Admiral Mohamed Omar, the delegation arrived at the Bole International Airport where they were received by Finance Minister Ahmed Shide and president of the Somali Regional State, Mustafa Omer. Their return comes barely two weeks after hundreds of its fighters flew from the Eritrean capital, Asmara to the capital of Somali Regional State (SRS) Jijiga. The government of Ethiopia and the Front signed a peace deal in the Eritrean capital Asmara last month. The two sides reached a historic deal that allowed the ONLF to undertake peaceful political struggle in Ethiopia. The post ONLF leaders to arrive in Jigjiga, the capital of Somali regional state in Ethiopia appeared first on Shabelle. View the full article
  20. Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ololaha isxilqaan oo uu horey u iclaamiyay madaxweynaha jamhuuriyada FS ayaa ah mid looga gon’lee yahay in umuda Soomaaliyeed ay gacmahooda ku dhistaan dalkooda oo kasoo kabanaayo marxalad bur bur ah islamarkaana aan lagu tashanin gacan shisheeye. Madaxda gobolka Banaadir iyo ururka dhallinyarada gobolka Banaadir ayaa si wadajir ah barnaamijka Isxilqaan ka fuliyay xarunta Tiyaatarka qaranka oo kamid ah xasuusihii astaamaha qaranka waxaana masuuliyiintan iyo dhallinyarada ay si isxilqaan ah ku nadiifinayay xarunta tiyaartarka si loo so celiyo bilicdii iyo heybadii ay xaruntani laheyd birisamaadkii, Guddoomiyaha ururka dhallinyarada gobolka Banaadir Cabdikaafi Maxamuud Makaaran ayaa kawarbixiyay hoosha ay maanta usoo baxeyn, Xog’hayaha maamulka gobolka Banaadir Cumar Cabdirisaaq Xuseen waxa uu tilmaamay in maamulka gobolka uu taageerayo qorshahan lagu horumarinayo dalka. Guddoomiye kuxigeenka arimaha bulshada maamulka gobolka Banaadir Basma Caamir Jakeeti ayaa kamid aheyd masuuliyiinta goobta ka hadashay, Guddoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Maxamed ( Tuulax) waxa uu sheegay in barnaamijka isxilqaan uu yahay fursad hortaala Ummudda Soomaaliyeed. The post Maamulka G/ Banaadir Oo ka qeyb galay Ololaha Isxilqaan appeared first on Shabelle. View the full article
  21. Muqdisho ( Sh.M.Network) –Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/Warka-Duhur-02122018.mp3 The post Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle appeared first on Shabelle. View the full article
  22. (SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Heer qaran ee Xisbiga WADDANI Maxamed Siddiiq Dhamme ayaa waxa uu eedaymo culus u jeediyay golaha deegaanka Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO Source
  23. Magaalada Kismaayo ee xarunta amamulka Jubaland ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay bandhiga Carwadii ganacsiga ee Jubaland oo mudo sadax maalin ah ka socotay magaalada [...] Source