Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,136
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed, oo ay ku mideysan yihiin Musharixiinta Mucaaradka, ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay war-saxaafadeed ay ku muujinayaan walaac xooggan oo ay ka qabaan habraaca loo marayo xulista xubnaha Guddiga Madaxabannaan ee Xuquuqul Insaanka. Madashu waxay tilmaantay in xulista xubnaha Guddiga lagu xad-gudbay Dastuurka Ku-Meel Gaarka ah, gaar ahaan qodobada 41aad iyo 111B, oo qeexaya in guddigan uu yahay mid madax bannaan oo aan u adeegaynin dano siyaasadeed ama madaxbannaanida dowladeed. Sidoo kale, Madashu waxay xustay in hannaanka hadda socda uu si toos ah uga hor imanayo Sharciga Lr. 16 ee soo baxay 27-kii Juun 2016, oo qeexaya nidaamka saxda ah ee loo maro dhismaha Guddiga Xuquuqul Insaanka, gaar ahaan qodobka 15aad ee sheegaya in: Wasiirka Xuquuqul Insaanka, isagoo la tashanaya dowladaha goboleedyada iyo ururrada bulshada rayidka ah, uu soo magacaabo 19 xubnood oo kamid noqda Guddiga KMG ah ee xulista murashaxiinta. Maamul walba oo goboleed uu soo gudbiyo hal xubnood oo metelaya bulshada rayidka. Xubnaha musharraxiinta ah ee la xulayo ay ahaadaan dad sumcad iyo kalsooni bulshada ku dhex leh. Madasha ayaa ugu dambeyn ugu baaqday in la joojiyo geeddi-socodka hadda socda ilaa dib loogu laabto dastuurka iyo sharciga, lana xaqiijiyo in xubnaha guddiga ay noqonayaan kuwo madax bannaan, aan loo adeegsan dano siyaasadeed, isla markaana metelaya shacabka Soomaaliyeed oo dhan. Source: goobjoog.com
  2. Muqdisho, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu baaqday in wadahadal diblomaasiyadeed laga yeesho xayiraadda socdaalka ee Mareykanku ku soo rogay muwaadiniinta Soomaaliyeed, tallaabo ay si weyn uga walaaceen mas’uuliyiinta dowladda iyo hay’adaha xuquuqul insaanka. Safaaradda Soomaaliya ee Washington ayaa sheegtay in Dowladda Federaalka ay raadineyso la-tashi toos ah oo lala yeesho saraakiisha Mareykanka si ay u fahamto sababaha dhabta ah ee xayiraadda, isla markaana loo helo xal waara oo arrintan looga gudbo. “Dowladda Soomaaliya waxay si weyn u qiimeysaa xiriirka taariikhiga ah ee kala dhexeeya Dowladda Mareykanka, waxayna diyaar u tahay wadahadal wax dhisaya si loo xalliyo cabashooyinka la sheegay,” ayuu yiri Danjire Daahir Carab oo ah safiirka Soomaaliya ee Mareykanka, war-saxaafadeed uu soo saaray Jimcihii. Xayiraaddan cusub oo uu saxiixay madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa ka mamnuucaysa muwaadiniinta 12 dal – oo ay ku jirto Soomaaliya – inay galaan dalka Mareykanka, iyadoo loo cuskaday arrimo la xiriira ammaanka qaranka. Arrintan ayaa si weyn loogu dhaleeceeyay dhinacyo badan, iyadoo laga digay cawaaqib xumo dhanka bani’aadamnimada iyo diblomaasiyadda leh, gaar ahaan kuwa ku saameynaya ardayda Soomaaliyeed, qaxootiga iyo qoysaska doonaya in ay mar kale midoobaan. Hay’adaha xuquuqul insaanka ayaa xayiraadda ku tilmaamay mid takoor ah, iyaga oo sheegay in ay dhaawaceyso xiriirka laba geesoodka ah isla markaana caqabad ku tahay dadaallada lagu taageerayo dadka nugul. Soomaaliya, oo wali wajahaysa caqabado amni gudaha ah, ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay wadashaqeyn daacad ah oo ay la leedahay Mareykanka. Mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda ayaa tilmaamay in iskaashi iyo isfaham ay yihiin furaha lagu wajihi karo dhibaatooyinka amniga iyo socdaalka. Dowladda Soomaaliya ayaa muujisay sida ay uga walaacsan tahay saameynta bani’aadanimo ee ay yeelan karto xayiraaddan guud, waxayna dooneysaa in la ilaaliyo xiriirka furan ee kala dhexeeya dowladda Mareykanka, xilli labada dal ay iska kaashanayaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo sugidda Amniga. Source: goobjoog.com
  3. Muqdisho, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu baaqday in wadahadal diblomaasiyadeed laga yeesho xayiraadda socdaalka ee Mareykanku ku soo rogay muwaadiniinta Soomaaliyeed, tallaabo ay si weyn uga walaaceen mas’uuliyiinta dowladda iyo hay’adaha xuquuqul insaanka. Safaaradda Soomaaliya ee Washington ayaa sheegtay in Dowladda Federaalka ay raadineyso la-tashi toos ah oo lala yeesho saraakiisha Mareykanka si ay u fahamto sababaha dhabta ah ee xayiraadda, isla markaana loo helo xal waara oo arrintan looga gudbo. “Dowladda Soomaaliya waxay si weyn u qiimeysaa xiriirka taariikhiga ah ee kala dhexeeya Dowladda Mareykanka, waxayna diyaar u tahay wadahadal wax dhisaya si loo xalliyo cabashooyinka la sheegay,” ayuu yiri Danjire Daahir Carab oo ah safiirka Soomaaliya ee Mareykanka, war-saxaafadeed uu soo saaray Jimcihii. Xayiraaddan cusub oo uu saxiixay madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa ka mamnuucaysa muwaadiniinta 12 dal – oo ay ku jirto Soomaaliya – inay galaan dalka Mareykanka, iyadoo loo cuskaday arrimo la xiriira ammaanka qaranka. Arrintan ayaa si weyn loogu dhaleeceeyay dhinacyo badan, iyadoo laga digay cawaaqib xumo dhanka bani’aadamnimada iyo diblomaasiyadda leh, gaar ahaan kuwa ku saameynaya ardayda Soomaaliyeed, qaxootiga iyo qoysaska doonaya in ay mar kale midoobaan. Hay’adaha xuquuqul insaanka ayaa xayiraadda ku tilmaamay mid takoor ah, iyaga oo sheegay in ay dhaawaceyso xiriirka laba geesoodka ah isla markaana caqabad ku tahay dadaallada lagu taageerayo dadka nugul. Soomaaliya, oo wali wajahaysa caqabado amni gudaha ah, ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay wadashaqeyn daacad ah oo ay la leedahay Mareykanka. Mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda ayaa tilmaamay in iskaashi iyo isfaham ay yihiin furaha lagu wajihi karo dhibaatooyinka amniga iyo socdaalka. Dowladda Soomaaliya ayaa muujisay sida ay uga walaacsan tahay saameynta bani’aadanimo ee ay yeelan karto xayiraaddan guud, waxayna dooneysaa in la ilaaliyo xiriirka furan ee kala dhexeeya dowladda Mareykanka, xilli labada dal ay iska kaashanayaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo sugidda Amniga. Source: goobjoog.com
  4. Xukuumadda Puntland oo caddaysay mowqifkeeda Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dalbatay in la fuliyo shuruud adag, oo ay ku xirtay ka qeyb-galka Shirka, taasi oo ah in Villa Somalia ka laabato wax ka beddelkii ay ku samaysay dastuurkii dalka, islamarkaan dib u soo celiso dastuurkii heshiiska lagu ahaa. Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo saaka warbaahinta kula hadlay Garoowe salaaddii Ciidda kaddib ayaa ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh in uu ka laabto dhammaan isbedelladii uu ku sameeyay dastuurka dalka, ka hor inta aan laga wada-hadlin qabsoomidda Shirka uu iclaamiyay. “Waxaan jeclaan lahaa in ay dowladdu xaqiiqada u soo degto mudda-xileedkeedii dhammaad buu ku jiraa si doorasho la isku raacsan yahay looga wada-hadlo haka tanaasulo dastuurkii uh beddelay hana u soo noqdo dastuurkii heshiiska lagu ahaa in doorashada lagu galo” ayuu yiri wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir. Wasiir Caydiid oo ka falceliyay warqaddii Casumaadda Shirka ee ka soo baxday Villa Somalia ayaa warqaddaasi ku tilmaamay mid” isku dhex karis ah oo aan la aqoon cidda lagu casumay iyo cidda ka maqan”, waxaana uu saluugmo ka muujiyay hab-dhigaalka warqaddaasi. PUNTLAND POST The post Puntland oo caddaysay mowqifkeeda Shirka uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh appeared first on Puntland Post.
  5. Hay’adda nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland ee PISA ayaa Khamiistii saacado ku xannibtay garoonka diyaaradaha Garoowe agaasimaha waaxda Qiimeynta wasaaradda Qorshaynta Soomaaliya, Maxamuud Siciid Nuur. Saraakiil ka tirsan hay’adda Sirdoonka PISA oo ku sugan garoonka diyaaradaha Garoowe ayaa sida uu sheegay Maxamuud Siciid waxay saacado hakiyeen isaga oo uu weheliyay qof kale, waxayna weydiiyeen su’aalo ku saabsan socdaalkiisa. “Aniga iyo mudane Duale Foore Duale, xannibaaddii iyo is-hortaaggii aan saaka kala kulannay gudaha garoonka diyaaradaha ee Garoowe oo ay fuliyeen saraakiil ka tirsan hay’adda PISA” ayuu yiri Maxamuud Siciid Nuur oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook. “Waxay ahayd dhacdo aan waafaqsanayn xeerarka iyo qawaaniinta dalka, gaar ahaan kuwa damaanad qaadaya xorriyadda isu socodka muwaadiniinta Soomaaliyeed” ayuu sii raaciyay agaasimaha waaxda Qiimaynta wasaaradda Qorshaynta Soomaaliya oo saacado lagu xannibay garoonka diyaaradaha Garoowe. PUNTLAND POST The post Sirdoonka Puntland oo saacado Garoowe ku xannibay mas’uul ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  6. President Deni has, perhaps unwittingly, turned Puntland into a stronghold of anti-federalist sentiment, echoing the rhetoric of those who coined the term clan federalism in an attempt to undermine the real milestones achieved through the adoption a federal system for Somalia in 2004. Garowe (Commentary) — In 2022, when President Said Abdullahi Deni of Puntland contested the presidency of Somalia, about 30 per cent of Puntland’s then federally recognised territory was under the control of either Daesh or secessionists aligned with the self-proclaimed Republic of Somaliland. Despite Puntland’s administration not being directly involved in the Laascaanood conflict, 2023 proved to be a tumultuous year for the people of Puntland, Sool, Sanaag, Cayn and Khatumo. The seven-month conflict in Sool witnessed the mobilisation of Harti sub-clans against Somaliland forces, who shelled Laascaanood. The storming of Goojacadde barracks on 25 August 2023 marked a geopolitical turning point for Somalia. This was followed by the former President of Somaliland administrations, Muse Bihi Abdi, signing an illegal maritime Memorandum of Understanding (MoU) with the Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed on 1 January 2024. Following intense diplomatic pressure, Ethiopia was compelled to abandon the MoU and reaffirm its commitment to the principles of the African Union Charter, particularly the respect for member states’ sovereignty. Somaliland administration claimed that previous agreements with the Federal Government of Somalia entitled it to grant Ethiopia sea access. Bihi argued that clauses related to human development in earlier agreements, including the December 2023 Djibouti summit and subsequent agreement, justified the maritime MoU. President Deni described the December 2023 summit in Djibouti as a gathering of rival clans conspiring against Puntland. The illegal maritime MoU created a significant rift between Mogadishu and Hargeisa. In response, the Federal Government of Somalia officially declared secession a national security threat. The new Somaliland administration President, Mr Abdirahman Mohamed Abdullahi, who assumed office in December 2024, signalled that he would uphold the sovereignty of the Federal Republic of Somalia by refusing to endorse the maritime MoU, which his predecessor had used to boost a failed re-election campaign. President Deni recently stated that “Somaliland is free to look after its interests.” His comments followed the recognition of Sool, Sanaag, Cayn, and Khaatumo as a Federal Member State. Deni’s remarks are seen as contradicting the 1998 Charter of Puntland, which adopted Somalia’s national flag and anthem and affirmed commitment to national unity. Historically, Puntland has been a staunch defender of Somali sovereignty, especially during times when Somalia lacked a functioning national government. Why is President Deni embracing self-defeating rhetoric, when secessionists have already realised that neither unilateral secession nor spurious claims of sovereignty can undermine the unity of the Federal Republic of Somalia? Somaliland administration gained significantly by participating in federal institutions through MPs and Senators, while misleading successive Somali governments into treating it as a sub-national entity with sovereign characteristics. The Somali Federal government (2017 to 2022) signed an agreement with Somaliland administration officials in Djibouti, including provisions on the freedom of movement. The secessionist administration used these agreements to forcibly displace over 1,600 Somalis from Laascaanood, falsely claiming that the internally displaced persons (IDPs) were not Somaliland citizens. A significant number of the troops responsible for the displacement four years ago are now detainees captured during the 2023 Laascaanood conflict. Under Deni’s leadership, Puntland opposed both the lifting of the arms embargo on Somalia and the debt relief under the Heavily Indebted Poor Countries (HIPS) initiative. Dr Abdisalam Salwe recently told Radio Daljir: “Puntland did not receive any arms support from the Federal Government of Somalia. Puntland is at war with Daesh.” If Puntland rejects arms supplied by Somalia’s international partners for use by the Somali National Army in the fight against Al-Shabaab and other transnational terror groups, how can it expect to receive ammunition, medicine and logistical support for its own counterterrorism operations in Calmiskaad? Puntland is a Federal Member State, yet its forces operate independently of the Somali National Army. This self-imposed arrangement prevents Puntland from receiving direct logistical support for its forces engaged in combat against Daesh. It is a regrettable political decision with serious repercussions for Puntland’s counterterrorism efforts. Only Al-Shabaab and Somali secessionists were expected to lobby against lifting the arms embargo. President Deni has, perhaps unwittingly, aligned his administration with enemies of Somali federalism. He has turned Puntland into a stronghold of anti-federalist sentiment, echoing the rhetoric of those who coined the term clan federalism in an attempt to undermine the real federal milestones achieved since Somalia adopted the federal system in 2004. © Puntland Post, 2025 The post President Deni Should Not Be Throwing Puntland into the Anti-Federalists’ Den appeared first on Puntland Post.
  7. Madaxweyne Cirro oo hambalayada ciida u diraaya shicibka Somaliland Qarannews.com Qaran News
  8. Ciidanka Komaandooska dowladda Puntland ayaa isu diyaarinaya in ay qarxiyaan god weyn, oo ay ku go’doonsan yihiin ilaa 20 dagaallame oo ka tirsan mileeshiyaadkii Daacish ee ka firxaday Miraale. Taliyaha Komaandooska ciidamada PMPF G/sare Maxamuud Shire oo warkan xaqiijiyay ayaa sheegay in ay diyaariyaan hawlgal gaar ah, oo ay ku qarxinayaan firxadka ku go’doonsan godka, kaasi oo ay fulinayaan cutubyo u carbisan hawlgallada deg dega ah oo lagu magacaabo Quick Response Force (QRF). “Waxaa Jira 20 nin oo god Ku jira , Waa Jilicsan godkooda ayaanu ku qarxinaynaa waxba kama rabno iyaga iyo godkooda waan isku malaasaynaa, waxaana hawlgalkasi gaar ah fulinaya ciidanka QRF” ayuu yiri Taliyaha Komaandooska ciidamada PMPF G/sare Maxamuud Shire ka warbixinayay hawlgalkaasi. PUNTLAND POST The post Ciidamada Puntland oo isu diyaarinaya in ay qarxiyaan god weyn oo Daacish ku go’doonsan yihiin appeared first on Puntland Post.
  9. Ciidamada difaaca Puntland oo hawlgal ka sameeyay togga Baallade ayaa firxadkii mileeshiyaadka Daacish ka furtay hubka noocyadiisa kala duwan, Rasaas, daroonis qarxa iyo agabyo ciidan. Warbixin uu soo saaray Taliska Ciidamada difaaca Puntland ayuu ku sheegay in firxadkii mileeshiyaadka Daacish laga furtay hubka noocyadiisa kala duwan, Rasaas, daroonis qarxa iyo agabyo ciidan” Mar-kale Ciidamada Difaaca Puntland ayaa Argagixisada Daacish ka furtay Hubka noocyadiisa kala duwan, Rasaas, Daroonnada Qarxa iyo agabyo kale oo ciiidan.” Ciidamada difaaca Puntland ayaa sidoo kale argagixisada ka saaray degaannada Buurta Buurgaal, ceelka Dacar, ceelka Sadow iyo dhariinya garooba, kuwaas oo dhammaantood ku teedsan togga Baallade “Sidoo kale ciidamada ayaa khawaariijtaasi kala wareegey deegaannada Buurta Buurgaal, ceelka Dacar, ceelka Sadow iyo dhariinya garooba, kuwaas oo dhammaantood ku teedsan togga Baallade.” PUNTLAND POST The post Ciidamada difaaca Puntland oo firxadkii Daacish ka furtay hub iyo Rasaas badan appeared first on Puntland Post.
  10. ARXANDARRO KU HABSATAY BEELIHII HARTI GALBEED GAAR AHAAN Waqtigan oo dadaal nabadeed iyo mid nololeed oo ay tacab badan gelisay dawladda s/Land loogu jiro ayaa waxa isasoo taraya in colaad cusub oo ay qotadeedu dheertay laga hurinayo meelo ka mida sanaag. Waxa lagu soo uruuriyay tuulada fiqiga ciidan uruuris ah oo laga keenay Buuhoodlle iyo laascaanood kaas oo ay dabada ka riixayso dawladda xamar oo adeegsanaysa firdhiye iyo garaaddada harti inay dagaal ka ridaan carrigaas. Waa ARXANDARRO ku habsatay harti galbeed gaar ahaan Sool clan waa wax laga arggagaxo masuuliyiin shicibkoodii kala dagaallamaya inay nabad helaan si ay danahooda ugu fushadaan, dadkaasi maanta dagaal ma xamilli karaan, dalkuna uma baahna ee waa in dadkoodii ay u gurmadaan. Waxa nasiib darro ah beenta iyo indho adaygga warbaahinta ay la soo fadhiyaan masuuliyiintii fashilmay sida Mr. ATAASH, KHALIIF, GARAADDADII IWM ee dhibaatadan maarayn lahaa waanu qalddanay ayaa ceeb noqotay. MAHADSANID. CABDI BACAW. GUUL ALLE. LONDON. Dhamaan maqaaladda ku soo baxa shabakadani ma aha qaar ay shabakadani leedahay ama matalaaya habsami u socodka shabakadani. Fikradani waxa ay ku koobantahay akhristaha ku xusan maqaalka yaalaaba Qaran News
  11. Qaar ka mid ah darawallada gaadiidka dadweynaha ee u kala goosha Addis Ababa iyo Goojaam islamarkaana isticmaala waddada Feche ilaa Goha Tsion ayaa ka dayrinaya isticmaalka waddadaasi. Waxa ka mid ah darawal magiciisa ku sheegay Taariqen oo goobtan ku sifeeyay ‘aagga dhimashada’. Waxa uu sheegay markii loo xilsaaray in uu waddadaas isticmaalo in wixii uu ka fikiryay uu ahaa kala doorashada nolol u dhaxaysa geeri iyo in ay qoyskiisu tuugsadaan. Waxa jira weerarro isdaba joog ah oo laga diiwaan geliyay deegaanka Oromiya, gaar ahaan Ali Doro, Gerbe Guracha iyo Goha Zion. Wadayaasha gaadiidka dadweynaha ee waddadan isticmaala ayaa ka cabanaya jidgooyo iyo kooxo hubaysan oo dhexda u gala gaadiidka. Intaa waxaa dheer, kooxaha weerarka geysanaya ayaa la sheegay in ay mararka qaar lacago baad ah oo fara badan ay ka qaataan dadka si ay u sii daayaan ama ugu oggolaadaan in ay sii safraan.Qaar ka mid ah oo ay BBC-du la hadashay waxa ay sheegayaan in weerarrada iyo dilalku ay yihiin kuwo soo noqnoqda. Dawladda ayaa falalkan ku eedaysay kooxda hubaysan ee ONLF-Shene. Source bbcsomali Qaran News
  12. Mogadishu (HOL) – Somalia’s Independent National Electoral Commission has strongly denied recent allegations circulating on social media that residents in Mogadishu are being forced to collect their voting cards under threat of arrest. Source: Hiiraan Online
  13. Beledweyne (HOL) – At least 20 Al-Shabaab militants were killed on Wednesday during heavy fighting between Ma’awisley local militia forces from the Hawadle clan and the militant group in the El-Hareri area of the Hiiraan region. Source: Hiiraan Online
  14. Getting a job in a new factory in Harfo, in central Somalia’s Mudug region, has meant that Ahmed Abdikhayr Jama can provide fully for his family of eight and has dropped the idea of migrating overseas in search of work. Source: Hiiraan Online
  15. Somalia’s Immigration and Citizenship Agency (ICA) has announced a raft of sweeping reforms and milestones achieved in its mid-year performance report, signaling a transformative leap in how the country manages migration, border control, and public services. Source: Hiiraan Online
  16. U.S. President Donald Trump signed a proclamation on Wednesday banning the citizens of 12 countries from entering the United States, saying the move was needed to protect against "foreign terrorists" and other security threats. Source: Hiiraan Online
  17. Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa lagu wadaa in munaasabadda Iidda ee maalinta berri ah jeediyo khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo ku saabsan Arrimaha Amniga iyo Siyaasadda. Madaxweyne Deni oo berri ku iidaya magaalada Boosaaso ayaa la filayaa in uu khudbaddiisa ku soo qaato qodoba dhawr ah, oo ay ku jiraan ku dhawaaqidda dhammaadka wejigii saddexaad ee Hawlgalka Calmiskaad iyo U-diyaar garowga bilowga Hawlgalka Calmadow. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweyne Deni uu ku dhawaaqi doono in si buuxda loo jebiyay mileeshiyaadka Daacish, islamarkaana uu dhammaaday wejigii saddexaad ee Hawlgalka Calmiskaad, taasi oo ka dhigan in uu guulaystay Hawlgalkaasi. Waxa uu sidoo kale sheegi doonaa in loo diyaar-garoobo bilowga Hawlgalka Calmadow ee Argagixisada AS looga sifaynayo buuraha Calmadow, kaasi oo sida dowladdu sheegtay la magac baxay Hawlgalka ONKOD. Dhinaca kale, Madaxweyne Deni waxa la filaya in uu ka hadlo Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya, gaar ahaanna Khilaafka siyaasadeed ee ka taagan dalka iyo Shirka uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh, si uu u caddeeyo mowqifka Puntland ee Shirkaasi. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Puntland oo maalinta berri ah ku dhawaaqaya in si buuxda loo jebiyay mileeshiyaadka Daacish appeared first on Puntland Post.
  18. Donald Trump ayaa saxiixay go’aan uu ku mamnuucayo in ay u safraan Mareykanka muwaadiniinta 12 wadan, sababo la xiriira khataraha amniga qaranka, sida uu sheegay Aqalka Cad. Waddamadan ayaa kala ah Afghanistan, Myanmar, Chad, Jamhuuriyadda Dimuqradaiga ee Congo, Equatorial Guinea, Eritrea, Haiti, Iran, Libya, Somalia, Sudan, iyo Yemen. Maamulka Trump ayaa sidoo kale xayiraado qayb ahaan ah ku soo rogay muwaadiniinta toddoba dal oo kale kuwaas oo kala ah, Burundi, Cuba, Laos, Sierra Leone, Togo, Turkmenistan, iyo Venezuela. Dadka u safraya Mareykanka waxay la kulmi doonaan baaritaanno amni oo adag ama waxaa laga yaabaa in gebi ahaanba loo diido gelitaanka Mareykanka, marka laga reebo xaalado gaar ah oo xaddidan. Sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Aqalka Cad, go’aanka cusub wuxuu si rasmi ah u dhaqan geli doonaa maalinta Isniinta ah ee 9-ka bishaan June. Afhayeenka Aqalka Cad Abigail Jackson ayaa tiri xalay iyada oo ka jawaabaysa soo saarista xayiraadahaas, “Madaxweyne Trump waxa uu oofiyay ballan-qaadkiisii ​​ahaa in uu Maraykanka ka ilaalinayo wakiilada ajnabiga ah iyo kuwa dalkan soo gala si ay noo dhibaateeyaan.” Aqalka Cad ayaa sheegay in go’ankani “uu ka ilaalin doono Maraykankawax uu ku sheegay canaasiirta shisheeye ee khatarta ah”. Muuqaalka uu ku shaacinayay xayiraadda cusub ee socdaalka, Trump waxa uu ku sheegay in ay dhaceen “Weeraro Argagixiso oo midba midka kale ka dambeeyay” oo ay fuliyeen “dad haysta dal-ku-galka Mareykanka oo ka yimid meelo khatar ah”. Wuxuu ku eedeeyay Biden “siyaasadaha albaabka furan” waxa uu ugu yeeray “malaayiin sharci-darro ah” gudaha Mareykanka. Madaxweynaha ayaa sheegay in Maraykanku aanu ka yeelan karin “soo galooiti furan waddan kasta oo aannaan hubin karin ammaanka kuwa doonaya inay galaan”. Go’aankan ayaa daba socda amar ka soo baxay Trump mudda xileedkiisii hore ee 2017-kii, markaasi oo uu ku dhawaaqay mamnuucida socdaalka 7 wadan oo Muslimiin u badanaa inay soo galaan Mareykanka. Arrintaan dad badan la yaab kuma noqon sababtoo ah horey ayuuba u sameyay mid la mid ah tallaabadaan uu dalkiisa uga mamnuucayo dad uu ku sheegay in ay ka soo jeedaan dalal khataro badan ka jiraan. Go’aankan ayaa yimid kadib weerar lagu qaaday isu soo bax lagu taageerayay Israa’iil oo ka dhacay magaalada Boulder ee gobolka Colorado Axadii lasoo dhaafay. Mas’uuliyiinta Mareykanka ayaa ku eedeeyay nin lagu magacaabo Maxamed Sabry Suleiman inuu weerary dad ku sugnaa xaflad ay dhiganayeen dadka Yahuudda ah. Sida laga soo xigtay waaxda amniga gudaha, Suleymaan waxa uu dalka Maraykanka ku galay fiisaha dalxiiska sannadkii 2022-kii, ka dibna waxa uu dalbaday magan-gelyo, balse waxa uu dalka ku sugnaa isaga oo uu fiisihiisii ​​dhacay. Bbcsomali Qaran News
  19. Kenya’s Muslim community has raised Ksh.5.4 million to feed starving Gazans during Eid-ul-Adha through the Gaza-Udhiya Program 2025. Source: Hiiraan Online
  20. Cristiano Ronaldo scored the decisive goal as Portugal came from behind to defeat Germany 2-1 in the UEFA Nations League semifinal in Munich on Wednesday, ending the hosts' hopes of reaching the tournament final for the first time. Source: Hiiraan Online
  21. Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa saaka laamiga dheer ka xirtay inta u dhexaysa degaannada Karin iyo Laag ee gobolka Bari. Ciidamadan oo fadhigoodu ahaa Taliska Balli-Khadar ee buuraha Galgala ayaa ka cabanaya in ka badan lix bilood oo mushaar la’aan ah, sidan ka xiganay saraakiil hoggaaminaya ciidankaasi gadoodsan oo xannibay isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee laamiga dheer. Saraakiisha hoggaaminaya ciidankan gadoodsan ayaa sheegay in aysan bannayn doonin jidka laamiga ah oo ay ku xannibeen gaadiidkii dadweynaha ilaa laga siinayo xuquuqda iyo mushaarka ka maqan in ka badan lix bilood, taasi oo keentay gadoodkooda. PUNTLAND POST The post Puntland: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo xirtay laamiga dheer ee Boosaaso appeared first on Puntland Post.
  22. Empowering the Future of Trade in Africa African American worker driving forklift © African American worker (30s) driving forklift in factory. African American worker driving forklift © African American worker (30s) driving forklift in factory. Africa stands on the brink of a logistics transformation—and DP World is proud to be at its heart. Through our integrated logistics infrastructure, we are not only making trade flow but also creating value, empowering communities, driving economic growth, and connecting Africa to global markets while boosting intra-African trade. Our mission goes beyond logistics—we are building the trade ecosystems that will power the continent’s sustainable development. DP World is a leading global ports and logistics business and its operations in sub-Saharan Africa span 48 countries supported by a workforce of more than 28,000 employees, and a presence that reaches over 460,000 points of sale., From ports and terminals to contract logistics, economic zones, marine services, and market access, we are laying the foundation for a more connected, competitive and resilient Africa. DP World is committed to the development of Africa. We have already invested $3 billion across Africa over the past three years, and we are planning an additional $3 billion in expansions over the next three years to accelerate trade, improve infrastructure, and support economic integration. A Full-Service Logistics Ecosystem What sets DP World apart is our holistic approach. We don’t just move containers—we build trade hubs that stimulate local economies and enable intra-African and international commerce. Our supply chain services across sub-Saharan Africa cover every link: Ports and Terminals: With a regional handling capacity of 2 million TEU (twenty-foot equivalent units), our modern and efficient port operations are central to Africa’s trade flows. Contract Logistics and Warehousing: Our network of c.210 strategically located warehouses, supported by a fleet of c.6,300 vehicles, ensures reliable storage, last-mile delivery, and regional distribution—helping products move efficiently from port to shelf. Market Access: Our expansive retail footprint, reaching over 460 000 points of sale, helps get products directly into the hands of consumers across urban and rural markets, supporting businesses of all sizes. Economic Zones: We create vibrant trade and industrial hubs that attract investment, generate employment, and foster innovation. A key example is the Berbera Economic Zone in Somaliland—an integrated maritime, logistics, and industrial platform designed to serve the Horn of Africa and the Ethiopian markets. Marine Services: Our integrated maritime solutions support vessel efficiency and enhance port performance. Inland Logistics: In Rwanda, our dry port in Kigali is saving businesses up to $50 million a year in logistics costs, improving access to regional and international markets for landlocked economies. Through this ecosystem, African businesses—small and large—are accessing new markets faster, reducing logistics costs, and scaling in a sustainable and inclusive manner. Strategic Investments, Transformative Projects At DP World, our infrastructure projects are designed not only to improve logistics efficiency but to unlock the economic potential of entire regions—serving as catalysts for industrialisation, integration and growth. In Senegal, we are developing the Port of Ndayane, one of West Africa’s largest and most advanced deep-water ports. This $1.2 billion investment will significantly increase Senegal’s trade capacity, reduce congestion in Dakar, and drive industrial development through its adjoining economic zone. In the Democratic Republic of Congo, we are constructing the country’s first deep-sea port at Banana—a vital link that will give the DRC access to global markets and support regional trade integration in Central Africa. In Mozambique, we are investing $165 million in the expansion of the Port of Maputo, increasing its capacity from 255,000 TEU to 530,000 TEU. This major upgrade reinforces Maputo’s role as a strategic gateway for Southern Africa, opening up new opportunities for regional and cross-border commerce. In Tanzania, we are expanding and adding capacity to the Port of Dar es Salaam to further enhance its role as a vital gateway for East Africa. These projects go far beyond infrastructure—they are game-changers that will shape the future of African trade for generations and create thousands of direct and indirect jobs, empowering local communities and strengthening economies. Creating Jobs, Empowering Communities In 2024 alone, we invested $4.2 million in community programmes across the continent, focusing on health, access to clean water, education, road safety, and women’s empowerment. Our commitment to creating lasting socio-economic value, including supporting a just energy transition on the continent, is embedded in everything we do. Across Africa, we are hiring and training local talent, supporting women in logistics and leadership, and partnering with governments on national development priorities. The impact is tangible. For example, in just two years (FY22 and FY23), DP World contributed $6.74 billion to Nigeria’s economy and $6.24 billion to South Africa—through job creation, local procurement, SME support, and skills development. These are just two examples of how our operations are transforming economies and uplifting communities wherever we operate. The Time Is Now Africa’s population is expected to double by 2050. Its markets are growing, its cities expanding and its economy booming. But realising this potential requires integrated, resilient logistics systems that connect African businesses to each other—and to the world. DP World brings global expertise, deep local understanding, and a long-term commitment to partnership. We are working with governments, the private sector and communities to help make the movement of goods smarter, faster, and greener—unlocking trade as a force for inclusive prosperity. The challenge is great. But so is the opportunity. Join us in reimagining logistics and supply chains in Africa—and shaping a future of shared prosperity. Qaran News
  23. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadii si rasmi ah u shaaciyey in muwaadiniinta ka soo jeeda 12 waddan laga mamnuucay in ay soo galaan Mareykanka, isagoo sheegay in tallaabadan lagu doonayo in laga hortago khataraha argagixisada iyo amniga qaranka. Dalalka si buuxda loo mamnuucay ayaa kala ah: Afghanistan, Myanmar, Chad, Congo, Equatorial Guinea, Eritrea, Haiti, Iran, Libya, Somalia, Sudan, iyo Yemen. Sidoo kale, muwaadiniinta ka imanaya 7 dal oo kale waxaa lagu soo rogay xayiraado xaddidan: Burundi, Cuba, Laos, Sierra Leone, Togo, Turkmenistan iyo Venezuela. Trump ayaa muuqaal uu soo dhigay baraha bulshada (X/Twitter) ku yiri: “Ma ogolaan doonno in dad doonaya in ay na waxyeeleeyaan ay soo galaan dalkeenna.” Sida uu sheegay, liiska dalalka la mamnuucay waa mid isbedbeddeli kara, iyadoo la filayo in la cusbooneysiiyo marba haddii loo baahdo. Xeerkan cusub ee Madaxweyne Trump uu saxiixay wuxuu dhaqan galayaa Juun 9, 2025, saacaddu marka ay tahay 12:01 subaxnimo EDT. Si kastaba ha ahaatee, fiisayaasha la bixiyey ka hor taariikhdaas lama baabi’in doono, sida lagu xusay qoraalka rasmiga ah. Intii uu xilka hayay Muddo xileedkii hore Trump wuxuu hore u soo rogay mamnuucid tan la mid ah oo saameysay todoba dal Muslimiin u badan – taasoo maxkamadda sare ay ugu dambeyntii ansixisay sannadkii 2018. Madaxweynihii xigay, Joe Biden, ayaa mamnuucidaasi laalay sanadkii 2021, isagoo ku tilmaamay “meel ka dhac ku ah damiirka qaranka.” Source: goobjoog.com