-
Content Count
211,346 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
(SLT-Washington)-Dawladda Maraykanka ayaa Eritrea ka saartay liiska Dalalka la rumaysan yahay inay gacan siiyaan Ururrrada Argagixisada ah. Arrintan oo guul diblumaasiyadeed u ah Qarankan ku yaalla Geeska Afrika, ayaa waxa lagu qoray Diwaanka Federaalka ee Maraykanka, sida laga soo xigtay Wakaaladaha Wararka Arbacadii Shalay. Dawladda Maraykanku waxay hore Eritrea ugula talisay inay siidayso Maxaabiista siyaasadda u xidhan iyo Muwaadiniin kuwo Maraykan ahi ku jiraan oo ku xidhan Jeelasha Eritrea. Dadka Maraykanka ah ee ku xidhnaa Eritrea waxa ku jiray Shaqaale hoosaadkii Safaaradda Maraykanka. Waxa kale oo Maraykanku uu Dawladda Eritrea ka dalbaday inay fasiraad ka bixiso inay hub ka iibsatay Dawladda Waqooyiga Kuuriya. ilaa sannadkii hore markii Xidhiidhkii Itoobiya iyo Eritrea hagaagay, Eritrea waxay samaysay dedaallo diblumaasiyadeed, kuwaasi oo ay la samaysay Jaarkeeda iyo Bulshada Caalamiga ahba. Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa isaguna Eritrea ka qaaday Cunaqabataynta, taasi oo loo saaray inay taageerto Kooxaha Xagjirka ah ee ka dagaalama Soomaaliya awgeed. sannadkan, muddo 14 sanadood ah waxa markii ugu horraysay Eritrea booqday Wefti ka socda Koongarayska Maraykanka. Source
-
Suspected Somali pirates arraigned Seychelles Supreme Court
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
The Seychelles Supreme Court has formally charged five suspected Somali pirates who were transferred to Seychelles by EU NAVFOR in April, the Police said on Tuesday. The five suspects were transferred to Seychellois authorities by the EU NAVFOR Somalia Operation Atalanta on April 26 after being captured by the EU NAVFOR’s flagship ESPS NAVARRA. The suspects were transferred to Seychellois authorities in accordance with a transfer agreement between Seychelles and the European Union with support from the UN Office on Drugs and Crime (UNODC) and first appeared in court on Monday, April 29. The police said that all five suspects will reappear in court on June 7. One of the pirates had been arrested and transferred to Seychelles’ authorities in November 2017 and was repatriated in December 2018, the police added. Seychelles, an archipelago in the western Indian Ocean, is geographically close to the Somali coast and has placed itself at the forefront of the fight against piracy since 2005. The island nation since then has been working with international partners to apprehend and prosecute suspected Somali pirates. In 2015, the island nation set up a modern court complex that has special jurisdiction to hear cases related to such crimes. View the full article -
Al-Shabaab has claimed great victory over heavy combat with Somali and Kenyan troops in southern Somalia on Thursday. The militant group said its combatants managed to briefly seize a military base in the town of Afmadow in Lower Jubba region. There were no independent sources verifying the claim. The fighters clashed with Kenyan soldiers serving under AMISOM in the outskirts of the town, but, no casualties have been reported so far. Somali military officials in the region are yet to comment on the latest clashes. View the full article
-
Dowladda Puntland ayaa dallacsiiyay saddex taliye ciidan oo ka baxay Somaliland kuna biiray ciidamada Daraawiishta Puntland ee gobolka Sanaag. Munaasabad ka dhacday degaanka Balli-busle oo hoostaga degmada Buraan ee gobolka Sanaag ayaa derejada G/sare loo dallacsiiyay Xuseen Faarax Aadan (Xuseen Dheere) iyo Xayle Xaaji Diraac halka taliye jaamac Dhakaar loo dallacsiiyay derejada G/dhexe. Xuseen Dheere iyo Xayle Xaaji ayaa ka dallacay derejada G/dhexe oo ay uga burburtay dowladdii Kacaanka Soomaaliya iyagoo aan wax dallacaad ah ka helin Somaliland mudadii ay ka tirsanaayeen ciidamada maamulka. Ex. Gashaanle Jaamac Dhakaar oo hadda loo dallacsiiyay G/dhexe ayaan isna mudada uu ka tirsanaa ciidamada Somaliland wax derejo ah ka helin taliskaaasi. Sidoo kale Puntland ayaa munaasabadda kula wareegtay in ka badan 1000 askari oo ay hoggaaminayan taliyaasha la dallacsiiyay ee ka soo baxay ciidamada Somaliland. Dhinaca kale isla munaasabadda ayaa billad sharaf lagu siiyay guddoomiyihii Somaliland ugu magacownaa gobol ay ula baxeen Badhan kaasi saaka ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaasi islamarkaana ku biiray Puntland. Munaasibaddan waxaa goobjoog ka ahaa gudoomiyaha golaha wakiilada dowladda Pumtland wasiirka amniga Xildhibaanno iyo saraakiil ciidan. PUNTLAND POST The post Dowladda Puntland oo dallacsiisay taliyaashii ka soo baxay Somaliland appeared first on Puntland Post.
-
Dowled gobaledka Galmudug ayaa sheegtay in ay joojisay wada shaqeyntii ay kala dhaxeysay dowladda federalka ee Soomaaliya. Maamulka ayaa xusay in dowladda dhexe ay faragalin iyo burbirin ay ku hayso maamul gobaledyada xubnaha ka ah dowladda dhexe gaar ahaan Galmud taasna ay sabab u tahay in uu maamulku joojiyo wada shaqeyntii kala dhaxeysay dowladda federalka, Markii ay arkeen faragalinta, kala qeybinta iyo burburinta Galmudug oo ay wadaan madaxda dowladda federalka. Markii uu arkay isku dayga madaxdu ay ku doonayaan afduubka dowlad gobaledyada dalka gaar ahaan Galmudug. Marka aan araknay ku tumashada arrimaha masiiriga u ah dalka sida. Sharciga Batroolka Arrimaha amniga Sharciga canshuuraha. cunaqabateenta dhaqaale sida (canshuuraha kaluumeysiga iyo qoondadii Galmudug ku laheyd miisaaniyadda dalka iyo qeybtiii miisaaniyadda beesha caalamka) Is-hortaaga mashaariicda horumarineed ee deegaanada dowlad gobaledka Galmudug. Qoraalka ka soo baxay dowled gobaledka Galmudug ayaa waxa uu imaanayaa aydoo asbuucii tagay dowled gobaledka Puntland ay shaacisay in ay joojisay wada shaqeytii dowladda federalka ayadoo bandhigtay cabasho kuwan la mid ah. Halkaan ka aqriso Source: goobjoog.com
-
Waxaa Dhawaan soo qorey Hilib arri oo laga keeney Australia oo ay keenaan UN iyo AMISOM kaasoo la soo geliyaa Suuqyada magaalada Muqdisho isagoo Ganacsi ah. Waxaa Xuuraansi ku hayey Ganacsiga ka socda Deegaanka Xalane waxaana arrimahaan wax ka weydiiyey Dad badan waxay ii sheegeen in Badeecooyin badan iyagoo Konteenaro ku jira Dekedda laga soo saaro waxaana la yaab leh in aan Konteenaradaas aan la baarin isla markaana aan laga qaadin wax canshuur ah. Ganacsato Soomaaliyeed ayaa Dibada ka keeni jirey Hilibka Digaaga haatan ogow in Hilibkaas ay keenaan Shirkado Shisheeye oo Degen Xalane kuwaa ka iibiya Bulshada Soomaaliyeed waliba si aad ah uga Faaiidaan maadaama aan laga qaadin wax Cashuur ah iyadoo Xalane lagu soo geliyo Magaga UN ka iyo AMISOM, wuxuuna Ganacsiga faaiidada badan suuqa ka saareen Shirkado Soomaaliyeed oo Hilibka Digaaga keeni jirey. Sidoo kale waxaa Xalane ku yaal Hotel kuwaa Suuq Xumo ku ridey Ganacsatadii Hotelada Muqdisho. Sidoo kale waxaa Xalane lagu rakibey Washado sameeya Biyaha Nadiifka Water-ka iyagana Canshuur lagama qaado. Waxay Dadkaas ii sheegeen in Waxaas oo Badeeco ah ee laga soo dejiyo Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha waxaana Ganacsiga dadban ee ka socda Xalane uu u muuqdaa Mid Cuuryaamiyey Ganacsatada Soomaaliyeed. Waxay ii sheegeen in Wasaarada Maaliyada looga Dacwoodey si ay u baarraan konteenarad ay keenaan UN iyo AMISOM taasoo Wasaarada maaliyada wax ka qaban weysey. Sidaa Darteed waxay sheegeen in Wasaaradda ay u xoog weyn tahay Ganacsatada ee haatan ay ku socdaan Cunaqabateyn Dadban, iyagoo sheegey in haddii aan wax laga qaban Ganacsiga Cabshuur la’aanta ee Faaiidada badan ee ka socda Xalane aysan bixin doonin wax Canshuur. Sawirka waa Hilibka Ari ee laga keeno Dalka Australia oo lagu iibiyo Suuqyada Muqdisho kaasoo Mustaqbal Cuuryaamin doono Ganacsiga Xoolaheena.Digaaga,Hotelada iyo Badeecooyinka kale. W/D: Amiin Yuusuf Khasaaro
-
The US goal in Somalia is to weaken al-Shabaab militarily in order to achieve a political settlement, senior officials of the US Africa Command said on Wednesday. “We’re not talking about annihilating it, getting rid of it completely,” Ambassador Alexander Laskaris, Africom’s civilian deputy commander, said of Shabaab in a press briefing. Instead, he explained, the US aims to “slowly degrade it, reduce it to manageable proportions.” Insurgencies of the sort underway in Somalia for more than a decade are likely to end by means of “a hybrid of military pressure and political accommodation,” Mr Laskaris suggested. “I don’t care how it’s done,” he added in regard to the way in which a political settlement might be reached between Somali warring parties, “but it needs to be done consistent with Somali culture.” EXIT RAMP The political dimension of the conflict in Somalia is at least as important as the military dimension, Mr Laskaris said. Engaging with Somali civilians while exploiting divisions within Shabaab is less expensive and potentially more effective than military operations, he noted. “Al-Shabaab is not a monolith,” the State Department official said. Some of the clans and sub-clans that supply it with fighters may be more willing than other sources of Shabaab strength to strike deals with Somali authorities, he suggested. “It’s appropriate to explore how to coax people off the battlefield,” Mr Laskaris added. A key aim, he said, is to “create an exit ramp” whereby defectors can safely leave Shabaab’s ranks. The stepped-up US air attacks on Shabaab targets have put the group “on the defensive,” added Rear Admiral Heidi Berg, Africom’s intelligence director. “They are on the defensive, restrained in their movement and broken in their ability to command their forces,” she said. DEFECTIONS Strikes from the skies, which Africom says have killed scores of Shabaab fighters, have disrupted the group’s command-and-control capabilities, limited its mobility, and spread fear and mistrust within its ranks, Ms Berg said. Defections have increased as a result, she said. The toll taken by US attacks is “challenging clans’ willingness to support al-Shabaab… as they see their recent recruits being killed,” Ms Berg told journalists on Wednesday, from Stuttgart, Germany- the Africom headquarters. She cautioned, however, that Shabaab remains a resilient organisation still able to carry out assassinations and deadly bombings. “Al-Shabaab remains adaptive, resilient and capable of attacking Western and partner interests in Somalia and East Africa,” she said. The Islamist militants are “well positioned to take advantage of a security vacuum should the AU continue its draw-down,” Ms Berg warned. ACTION Created in October 2007, the US Africa Command (Africom) is one of six of the US Defence combatant commands around the world and is charged with military relations with African nations often through the African Union. In Somalia, it has focused on aerial support, targeting militants as the African Union Mission in Somalia (Amisom) troops and those of the Somali National Army battle from the ground. But some critics say every of those drone ambushes has thrust the militants into action for revenge. “Airstrikes were deemed to have degraded Al-Shabaab’s operational capability and freedom of movement,” Secretary-General Antonio Guterres told the UN Security Council in a report last week. “They have also led, however, to increased Al-Shabaab movement into urban centres, in particular Mogadishu, where their forces are less likely to be targeted from the air.” Shabaab retains resources sufficient to continue its fight, Mr Laskaris acknowledged indirectly. He noted that the insurgency pays its soldiers more generously — and more reliably — than the Somali government does in the case of its own troops. A third Africom official — Chief Master Sgt Ramón Colón-López, the command’s senior enlisted leader — said at the briefing that one of his duties in regard to Somali government troops is to help ensure they are being paid and fed properly “so they don’t go fighting for the wrong side.” “In countering terrorism, the State as impartial mediator is so important to solving all levels of disputes. State actors need to have a commitment to remain a neutral arbiter. Citizens are going to terrorist organisations for basic justice.” Source: Daily Nation
-
Sanca (SMN) – Waxaa isa sootaraya Cabashooyinka Qaxootiga African-ka ah ee ku nool Yemen ee ku aadan in dhibaatooyin xoogan ay ku wajahayaan dalkaasi. Qaxootigaan oo ay ku jiraan Dad Soomaali ah ayaa waxa ay daneynayaan in dib loogu soo celiyo dalkooda maadaama Colaado ay hareeyeen dalkaasi Yemen. Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Yemen ayaa sheegtay in iyagoo la kaashanaya Hay’adda IOM ay dib ugu celin doonaan dalalkooda Muhaajiriin isugu jira Somalia iyo Ethiopian. Meelaha Dadkaan Qaxootiga ah ay ku xanniban yihiin ee ka tirsan dalkaasi Yemen ayaa waxaa ka mid ah Laxij , Abyan iyo qeybo kale oo dalka Yemen ah. Waxaa dhinaca kale walaac laga muujinayaa xaaladda Nololeed ee dadkaas oo u badan Ethiopian ayna ka mid yihiin Somali kuwaas oo daruufo adag ay u sii dheertay dhibaatada Amni ka taagan dalka Yemen. View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Degmooyinka Dharkenley iyo Cabdicasiis oo ka wada tirsan Gobolka Banaadir ayaa caawa ku baratami doono tartanka aqooneedka bisha Ramadaan . Labada degmo oo nasiib u yeeshay in ay u soo gudbaan wareega 8 dhamaadka ayaa tartamadii hore muujiyay karti iyo dadaal dheeri ah. Tartamayaasha degmooyinkan ayaa haatan wada diyaar garow xoogan, waxaana degmada badisa ay u gudbi doontaa wareega Sama-Finalka ee tartanka Shabelle. Tartanka ayaa hatan maraya meel xiiso badan, gaar ahaan is reeb reebka dgemooyinka, waxaana wareega afar dhammaadka horay isaga sii xaadiriyay Howlwadaag iyo Shibis. Sanadkan waxaa tartanka aqooneedka faca weyn ee Shabelle abaal marinaya degmooyinka shirkadaha Beco iyo Coca-cola. View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Xildhibaan Zakariye Xaaji Maxamuud Cabdi oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa sheegay in madaxda dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay la socdaan dhaq dhaqaaqyada ka dhanka ah Soomaaliya ee ay wadaan dalalka Kenya iyo Itoobiya. Waxa uu tilmaamay in lagama maarmaan ay tahay in loo midoobo difaaca Qaranka iyo jiritaanka Soomaaliya. Sidoo kale Xildhibaan Zakariye ayaa intaasi ku daray in ay jiraan dad si gaar ah ugu adeegaya danaha dowladaha Kenya iyi Itoobiya, sida uu hadalka u dhigay. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, xilli in dhawaanahan Soomaaliya ay dhaq dhaqaqyo xoogan kala kulmeysay dalalka ay dariiska yihiin ee Kenya iyo Itoobiya. View the full article
-
Mas’uuliyiin uu ka mid yahay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) ayaa deegaanka Bali-busle ee Gobolka Sanaag waxaa ay Maanta kusoo dhaweeyeen taliyeyaal iyo Ciidamo ka tirsan Soomaaliland,balse kusoo biiray dhinaca Puntland. Taliyeyaasha oo Soomaaliland ugu Mgacaawnaa Gobolka Sanaag ayaa Somaliland ka baxay kadib markii ay diideen amar uu siiyay taliyaha ciidamada Somaliland Janaraal Nuux Ismaciil Taani oo ku amray in ay weerar ku qaadan degmada Badhan ee gobolka Sanaag,waxaana saraakiishaan ay hoggaaminayaan Ciidamo ku dhow 100 Askari Xildhibaano ka tirsan Puntland iyo waxgarad ayaa kulan soo dhaweyn ah waxaa ay kulan deegaanka Bali-busle ee Gobolka Sanaag kula qaateen saraakiisha Ciidamada hoggaamineysa. Xiisada u dhaxeysa Soomaaliland iyo Puntland ee dhinaca Gobolka Sanaag ayaa todobaadyadii la soo dhaafay xoogeysatay,waxaana abaabul dagaal uu ka socdaa degmada Badhan ee Gobolka sanaag halkaas oo ay ku sugan yihiin Wasiirka amniga Puntland Cabdi Samad Maxamed Galan iyo mas’uuliyiin kale. Sidoo kale xiisadaas ayaa waxaa ay saameysay Maamulkii Magalada Badhan ugu Magacaawna Soomaaliland,iyada oo Guddoomiyihii Magaaladaas uu Maanta xilkaasi iska casilay,waxaana Guud ahaan gobolka Sanaag laga dareemayaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ay wadaan labada dhinac. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Afmadow (SMN ) – Xarakadda Al Shabaab ayaa sheegtay in weeraro saf ballaaran ah ay ku qaaday Saldhigyo Militari oo ku yaal degmada Afmadow ee gobolka Jubadda Hoose. Iska hor imaadyo xooggan ayey sheegeen in xalay ay gudaha degmada iyo hareeraheeda ku dhaxmareen Ciidamada Huwanta ah iyo xoogagooda. Al Shabaab ayaa guullo ka sheegtay weeraradaasi, waxaana ay sheegeen in gabi ahaanba ay la wareegeen xarumo Ciidan oo ku yaalla halkaasi. Sidoo kale Al Shabaab waxa ay shaaciyeen in dagaal muddo saacado ah socday ay Ciidamadoodu la galeen kuwa Kenya ee Saldhigga ku leh duleedka degmadaasi. Dhinaca kale ma jiro waxa hadal ka soo baxay Taliska Ciidamadda Jubbaland oo ku aadan weerarkan iyo sheegashada Al Shabaab. Inta badan iska hor imaadyo u dhaxeeya Ciidamada Jubaland, kuwa Kenya oo isku dhinac ah iyo Al Shabaab ayaa ka dhaca gobollada Jubbooyinka ee K/ Soomaaliya. View the full article
-
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyadda Galmudug ayaa lagu hakiyay wada shaqeyntii kala dhexeeysay Dowladda Soomaaliya. Galmudug waxaa ay joojisay xiriirkii wada shaqeyneyd ee dowladda federaalka inta heshiis siyaasadeed laga gaarayo arrimaha; dhameystirka dastuurka, doorashooyinka federaalka iyo amniga qaranka. Sidoo kale warsaxaafadeed oo aad u dheeraa ayaa Galmudug waxaa ay beesha caalamka ka dalbatay inay si dhow ula socdaan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo in aysan aqoonsan sharciyada ay waddo xukuumadda Soomaaliya iyo in ay xoojiyaan la xisaabtanka dowladda federaalka. Arintan ayaa ku soo aadaysa xilli uu aad u xun yihiin xiriirka u dhexeeya dowladda Dhexe iyo kuwa Maamul gobaleedyada qaar. Dhowaan ayaa sidoo kale maamulka Puntland waxa uu sheegay inuu xiriirka u jaray dowladda federaalka. Halkan ka Akhriso
-
Muqdisho (SMN):-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato:- https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/05/Warka-Duhur-30052019-vv.mp3 View the full article
-
Hargeysa (Caasimada Online) ― Wararka ay helayso Caasimada Online, ayaa sheegaya in xukuumada Muuse Biixi ay maanta xabsiga kasii deysay Cabdiraxmaan Aar. Cabdiraxmaan Aar ayey Ciidamada Somaliland 14-kii bishan May kasoo qabteen bartanka magaalada Hargeysa, isagoo ku labisnaa dhar calanka Soomaaliya ah. Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ayaa Cabdiraxmaan Aar la hor-geeyay khamiistii hore, taasi oo dhageysatay eedihii loo haystay, iyadoona dib ugu jartay 7-cisho oo rumaan ah, oo maanta ku eekeyd. Cabdiraxmaan Aar ayaa waxa la filayey in dib maxkamada Gobolka Maroodi-jeex loogu soo celiyo mudadaas todobaadka ah markuu soo dhameysto, balse maanta ayaa dib loogu soo celiyay xoriyadiisa, taasi oo u muuqata in xukuumada Kulmiye garwaaqsatay xariga sharci-darada ah ee ay kula kacday wiilkan dhalinyarada ah. Wiilkan loo haystay in uu ku labisnaa dhar calanka Soomaaliya ah ee maanta la sii daayey, ayaa wuxuu Guddoomiye ka ahaa urur dhalinyarada ka wacyi-geliya dhibaatada qabyaalada oo lagu magacaabo “Ururka qabyaalad-diidka”. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
-
The deputy Somali police commissioner, Zakia Hussein has announced a plan to beef up the entire security of the capital, Mogadishu ahead of the Eid Al-Fitr. Hussein has urged the public to collaborate with the law enforcement agencies. Speaking at a press conference, the deputy police boss said the security forces have arrested three people during an anti-drug operation in the city. Somali police stepped up operations in the capital since the start of the Holy Month of Ramadan to avert Al-Shabaab attacks. View the full article
-
Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Xaafadda Xoosh ee Degmada Dharkenley, waxaa halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Ciidan ka wada tirsan Militariga Soomaaliya. Dagaalkaan oo aan la ogeyn rasmi ahaan waxa sababay, ayaa waxaa la sheegay Ciidan degan Xaafadda Xoosh oo Militari ah inay weerar ku qaadeen Ciidamo kale oo ka tirsan kuwa Militariga sidaasina dagaalka uu labada dhinac ku dhexmaray. Inta la xaqiijiyey dagaalkaas ayaa waxaa ku geeriyooday hal askari halka tira kale ay ku dhaawacmeyn, waxaana warar soo baxaya ay sheegayaan in Ciidamada ay kala wateen sarkaal lagu Magacaabo Liibaan Madaxweyne oo ka tirsan guutada Saddexaad ee Millateriga Soomaaliya iyo mid kale oo Magaciisa lagu soo koobay Ziidii. Wararka ayaa sheegaya in meesha lagu dagaalamay uu yaalo gaari Cabdi bile ah oo ay wateen Ciidankii weerarka soo qaaday. Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Dharkiinley & Saraakiisha Ciidamada Booliska oo gaaray goobtii lagu dagaalamay ayaa halkaasi ku soo arkay maydka Askariga ka tirsan Ciidamada Militariga ee halkaasi lagu dilay & gaari meesha yaallo. Ilaa iyo hadda lama oga waxa sababay dagaalkooda, waxaana dadka ku nool Xaafada Xoosh ee degmada Dharkleenleey ay sheegeen inay cabso xoogan soo wajahday, isla markaana qeyb ka mid ah Ciidamadii dagaalamay ay weli Xaafada ku sugan yihiin. Xaaladda goobtii lagu dagaalamay ayaa hadda ah mid degan, waxaana goobta laga qaaday Askarigii la dilay oo loo qaaday Xarunta Dambi Baarista Booliska Somaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com