Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. WASHINGTON — A businessman linked to the Qatari Emir told Qatar’s ambassador to Somalia that an extremist attack in May was carried out to advance Doha’s interests in the country against the UAE, an audio recording obtained by the New York Times revealed. According to the New York Times report, in the recording Khalifa Kayed Al-Muhanadi tells Qatari ambassador Hassan Bin Hamza Hashem that “the bombings and killings, we know who are behind them.” Al-Muhanadi says the attack was done in order “to make Dubai people run away from there.” “Let them kick out the Emiratis, so they don’t renew the contracts with them, and I will bring the contract here to Doha,” Al-Muhanadi said. The ambassador then tells Al-Muhanadi that the attacks were taking place “to make them run away,” referring to the UAE. “Our friends were behind the last bombings,” Al-Muhanadi replies. When asked by the New York Times about the recording, neither Al-Muhanadi nor the Qatari government denied the authenticity of the phone call, which was secretly recorded by a “foreign intelligence agency opposed to Qatar’s foreign policies.” During the phone call, the Qatari businessman tells his country’s diplomatic representative to Somalia that he is connected to a family member of Somalia’s president and would help in the transfer of contracts from UAE-owned DP World onto Qatar. The Dubai state-owned port operator DP World has a presence in the Horn of Africa. It launched last October a $101 million project to expand a port in the breakaway region of Somaliland. Somaliland broke away from Somalia in 1991 and has acted as a de-facto independent state since then but is not internationally recognized. Gunmen shot and killed a DP World subsidiary company manager in Somalia’s semi-autonomous region of Puntland in February, with the al-Shabab militant group claiming responsibility for the attack according to Reuters. When contacted by the New York Times, the Qatari ambassador denied he knew Al-Muhanadi and cut the phone call short. Al-Muhanadi, however, told the New York Times that he was school friends with the ambassador. “I am a retired man and a trader … I do not represent any government,” Al-Muhanadi was quoted as saying. Qatar’s communications office released a statement to the New York Times saying that they “do not meddle in the internal affairs of sovereign countries.” “Anyone doing so is not acting on behalf of our government,” the statement read. Last April, the UAE ended its mission to Somalia after an incident that saw Somali soldiers board an Emirati airplane at the Mogadishu airport, assault its soldiers at gunpoint, and confiscate $9.6 million. Relations between Somalia and the UAE had been strained over the ongoing diplomatic crisis engulfing Qatar, the Associated Press reported at the time. Somalia’s government remained neutral in the conflict despite the Saudi and Emirati stance in denouncing Doha. “Just talk to our friends from the simple people of Somalia,” Al-Muhanadi tells the Qatari ambassador, according to the audio recording obtained by the New York Times. “They know that the Emiratis are responsible for destruction.” — Al Arabiya English Qaran News
  2. Khaliifa Kaayid Al-muhindi, waa ganacsade u dhashay dalka Qatar sida uu isagu sheegto, laakin waxaa la leeyahay waa sirdoon dhar cad, mas’uulna ka ah maalgelinta argigixisada. Ninkan waa saxiibka dhow iyo garabka midig ee amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Xamad, waxaana la sheegaa inuu u raaco safarafa dibadda ah sida booqashadii ay ku tageen dalka Indonesia sanadkan bilowgiisa Janaayo 2019-kii. Kaayid Al-muhindi, waxaa lagu eedeeyey in uu si toos ah u maalgeliyo kooxaha argigixisada jooga dalalka Libya, sida uu sheegay afhayeenka ciidamada dalkaasi Axmed Al-mismaari 2017-kii, isaga oo intaasi raaciyey inuu Al-muhindi 8 Bilyan oo Dolar uu ka diray akoonkiisa, kuna diray Bank ku yaala Tunis, waxaa kale uu gacan siiyey kooxo jooga Suuriya, Soomaaliya, Wageys Ingiriis ah ayaa horay u qoray inuu qaabilsanaa sirdoonka Qatar ee Tunis, iyada oo lagu helay inuu maal-geliyey kooxo argigixiso ah, oo ku sugan waqooyiga Afrika. Dowladda Qatar ayaa iska fogeysay inuu Khaliifa Kaayid Al-muhindi matalo ama mas’uul rasmi ah yahay, iyada oo sheegay iney ixtiraamo qarannimada dalalka, Laakin Dooxa marna ma inkirin inuu Khaliifa Kaayid Al-muhindi la soo xiriiray safiirkooda Muqdisho, sidoo kale ma beenin macluumaadka ay qortay New York Times. New York Times ayaa todobaadkan daabacday qoraal sheegaya iney heleen wada hadal dhanka Telefanka ah oo dhex maray Khaliifa Kaayid Al-muhindi iyo safiirka Qatar ee Soomaaliya Xasan Bin Xamsa Haashim, kaas oo ninka hore uu ugu bishaareynayo safiirka iney xulafadooda qarax ka filiyeen magaalada Boosaaso, ee bariga Soomaaliya si ay halkaasi Imaaraadka uga ceyriyaan. Ma aha wax qarsan loolanka Imaaraadka iyo Qatar, laakin waxaa cusub iney si bareer ah ku dagaalaan gudaha dhulka Soomaaliya. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  3. Dagaallo ayaa xalay waxay ka dhaceen deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose, waxaana ay u dhaxeeyeen ciidanka DFS, K/galbeed iyo Al-shabaab oo dhan ah. Deegaanka Ceel-jaalle ee duleedka magaalada Marka, Al-shabaab ayaa weeraray saldhig ay halkaasi ku lahaayeen ciidanka K/galbeed, waxaana ka dhacay dagaal saacado socday. Lama oga illaa iyo hadda khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi, waxaana la sheegay in goobta ay weerarka ku qaadeen Al-shabaab lagu tababarayey ciidamo cusub oo ka mid noqonaya K/galbeed. Saraakiisha K/galbeed kama aanay hadal dagaalkaasi, iyadoo xaaladuna ay tahay mid deggan, sidey xaqiijiyeen dadka deegaanka. Dhanka kale, dagaal u dhaxeeyey ciidanka DFS iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay Tuulo lagu magacaabo Ceel-saliini oo ku dhow deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Al-shabaab weerareen fariisin halkaasi ku lahaayeen ciidanka dowladda, iyadoo la xaqiijiyey dhimashada ugu yaraan 2 qof, dhaawucuna intaasi ka badan yahay. Al-shabaab ayaa marar badan sidan oo kale weeraro uga fuliyey deegaannada ay gobolka Shabellaha Hoose kaga sugan yihiin ciidanka dowladda federaalka, kuwa K/galbeed iyo AMISOM. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  4. Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani, ayaa si kulul u eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya, isaga oo sheegay in ay ka gacan bidixeysay Puntland. Wuxuu sheegay in dowladda ay si cad u diidday mashaariic badan oo horumarineed oo laga fulin lahaa deegaannada uu maamulka Puntland ka arrimiyo. Dani ayaa tilmaamay in dowladda federaalka, gaar ahaan ra’iisul wasaaraha uu diidday dhagax dhigga dekadda Garacad iyo sidoo kale qoraal la xiriiray dekaddaasi si maalgashadayaasha loogu soo jeediyo. Waxaa kale oo Dani uu sheegay in dowladda federaalka ay diidday mashruuc lagu ballaarin lahaa dekadda magaalada Boosaaso. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/07/cod-1-madaxweyne-Dani.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  5. “Sport for me was so critical to get to where I am. It’s not just basketball, but any sport. It’s such a great way to bring people together and build community. And community is everything. Source: Hiiraan Online
  6. Responding to research published by the International Consortium of Investigative Journalists today that multinational corporations are using the tax haven of Mauritius to avoid paying millions of dollars of tax across Africa, Peter Kamalingin, Oxfam’s Pan Africa Director, said: Source: Hiiraan Online
  7. Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mudane James Swan ayaa ugu hambalyeeyay xilkan dhawaan loo soo magacaabay. Guddoomiyaha iyo Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa iska xogwareystay Amniga, siyaasadda guud ee dalka, horumarinta iyo arrimaha gargaarka. Danjire James ayaa uga mahadceliyey Maamulka iyo shacabka Gobolka Banaadir soo dhaweynta wanaagsan, isagoona tilmaamay sida ay uga go’an tahay in ay sii dardar geliyaan wadashaqeynta Maamulka Gobolka iyo Mashaariicda ay ku taageeraan bulshada Caasimadda. Dhankiisa, Guddoomiyaha ayaa la wadaagay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya dadaallada joogtada ah ee Maamulka Gobolku ay ku bixinayaan horumarinta iyo sugidda amniga Caasimadda, xal u helista arrimaha barakacaayasha, dib u dhiska kaabeyaasha dhaqaalaha, dariseynta iyo dib u heshiisiinta oo dhammaantood laga gaaray guulo la taaban karo. Guddoomiye Yarisow ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir ay kala shaqeynayaan Wakiil James Swan arrimaha loo egmaday ee hortabinta u leh dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, si loo xaqiijiyo qorsheyaasha ku qotoma xasilinta dalka iyo horumarintiisa. PUNTLAND POST The post Duqa Muqdisho oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan appeared first on Puntland Post.
  8. Wasaaradda Waxbarashada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada imtixaanaadkii mideysnaa ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka wasaaraddan oo toos uga hadlayey Telefishinka Qaranka ayaa akhriyey war-saxaafadeed ay ku qoran yihiin tirada gudubtay imtixaanka, tirada dhacday iyo 10-ka qof ee kaalinta koowaad ka gashay sannadkaan. Cabdullaahi Googax Barre ayaa sheegay in ardayda 10-ka ah ee kaalinta koowaad u gudubtay ay dowladda Soomaaliya siin doonto deeq waxbarasho oo lacag la’aan ah dalka iyo dibedda meesha ay doonaan. Source: goobjoog.com
  9. SALY, Senegal — Even though he was 6-foot-6 by the time he was 14 years old, when an aspiring basketball star in Senegal picked up a ball for the first time, his friends were skeptical: In this soccer-mad region, why bother with a ball you dunk, when everyone else is kicking? Source: Hiiraan Online
  10. Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure Abwaan Cismaan Cabudllaahi Guure oo kamid ah murti-maalka Soomaaliyeed ahna suxufi rugcaddaaya oo warbaahinno kala duwan ka soo shaqeeyay ayaa sheegay in uu aad ugu riyaaqay amniga iyo xasiloonida ka jirta magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Abwaanka oo ka yimid magaalada Muqdisho si uu uga qeyb-galo bandhiga Buugaagta ee shalay laga daah-furay Garoowe ayaa sheegay in uu xorriyad dareemay kadib markii uu soo gaaray caasimadda Puntland maadaama ay tahay meel nabdoon oo aan wax cabsiya ka jirin. “Garoowe waxaa naloo ku soo dhoweeyay si aad u qiima badan Xalayna aniga oo lugaynaya ayaan magaalada dhex wareegay sababtoo ah meeshan ka imid mudda dheera noogu dambaysay in aan si xorriyad ah u lugayno” ayuu yiri Guure. Abwaanka ayaa tilmaamay in Garoowe iyo guud ahaanba Puntland nabadda iyo xasiloonida ka jirtay ay sabab u tahay midnimada iyo wadajirka ay muujiyeen reer Puntland si aan cadowgoodu uga dhex faa’idaysan taasina ay ak dhaxleen amni iyo horumar. Dhinaca kale abwaanka oo soo hadal qaaday xaaladda guud ee Soomaaliya ayaa sheegay in dalku ka degi la’yahay laba cudur oo kala ah Qabyaaladda iyo kooxaha argagixisada ah ee shacabka xasuuqaya isagoo ku taliyay in labadaasi cudurba qalinka lagula dagaallamo maadaama la joogo bandhig-aqooneed. Halkaan ka daawo hadalka Abwaanka PUNTLAND POST The post Abwaan Guure oo kashifay laba shay oo sabab u ah guud ahaan dhibaatada ka jirta Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  11. Baydhabo (SMN) – Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka ayaa waxa uu ku baaqay in laga wada shaqeeyo ammaanka iyo horumarka dalka. Mahdi Maxamed Guuleed [Khadar] oo Baydhabo ka furay shir ku saabsan arrimaha bini’aadanimada ayaa warkan ka dhawaajiyay. Mr Khadar ayaa intaasi raaciyey in ay muhiim tahay in laysku wado xal u helida xaaladaha bini’aadanimada iyo sidii looga kaaftoomi lahaa kaalmo dibadda ah. “Waa in ayno ka shaqeynaa sidii aan isugu tashan lahayn, una soo saari karnaa kheyraadkeena una keydsan karnaa,” ayuu raaciyey Mahdi. Wuxuu intaasi raaciyey: “Waa in ay ka gudubnaa in qeyb yar oo gacanta laga bixiyo mar walba, oo aan isugu tashan lahayn, tan muhiimka ah taasi weye”. View the full article
  12. Garoowe (Caasimada Online) –War-saxaafadeed xalay ka soo baxay madaxtooyada maamulka Puntland ayaa mar kale waxaa ay ku celisay in baaritaan dhab ah lagu sameeyo eedaymo ku qoran maqaal 22-July lagu daabacay wargeyska New York Times oo dowladda Qatar la xiriiriyay qarax 11-May ee sannadkan ka dhacay bannaanka hore ee maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Boosaaso. Qoraalka oo aad u dheeraa ayaa Maamulka Puntland waxaa uu Golayaasha Fulinta iyo Xeer-dejinta dowladda Federaalka Soomaaliya ka dalbaday in ay baaritaan dhab ah ku sameeyaan eedaymaha ku qoran maqaalka lagu daabacay New York Times ee dalka Qatar la xiriirinaya qaraxa 11-May ee sannadkan ka dhacay magaalada Boosaaso. Sidoo kale Puntland waxay sheegtay in ay dhowaan soo bandhigi doonto natiijada ka soo baxday baaritaan ay ku samaysay weeraradii u dambeeyay ee argagixisadu ku fulisay magaalada Boosaaso gaar ahaanna dilkii madaxii shirkadda P&OPorts Paul Anthony Farmosa. Halkaan ka daawo Xildhibaanno iyo wasiiro hotelkii ay degenaayeen looga saaray amar Al-Shabaab Caasimada Online Xafiiska Garoowe caasimada@live.com
  13. Muqdisho (SMN) – Warar dheeri ah ayaa kasoo baxaya dagaalo siyaabo kala duwan uga dhacay qaybo kamid ah gobolka Shabeellaha Hoose. Iska hor-imaadka koowaad ayaa ka dhacay degaanka Ceel-jaale oo dhaca duleedka Marka, gaar ahaan goob lagu tababarayey ciidamada Koonfur Galbeed. Isku dhacaasi oo mudo socday ayaa yimid markii ay weerar ku qaadeen dagaalameyaal ka tirsan xoogaga Al-Shabaab. Dhanka kale, tuuladda Ceel-saniini ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa lagu waramayaa in uu ka dhacay dagaal kale oo kharaar. Is-rasaaseyntaasi oo yimid markii ay Al-Shabaab weerartay fariisin ay leeyihiin ciidamada dowladda ayaa laysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Geesta kale, dagaal kale ayaa isna ka dhacay degaanka Siinka Dheer ee duleedka magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho. Khasaaraga dagaaladan ayaa nan la ogayn, maadaama ay dhamaantooda dhaceen xili habeen ah, lamana xaqiijin karo waxyeeladda. Ma jiro sidoo kale wax war ah oo ay Al-Shabaab kasoo saartay dagaalkan, oo ay uga hadleyso khasaaraha dhankooda iyo midka ciidanka. View the full article
  14. Roma (SMN) – Taliyaha ciidanka xooga Dalka, Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ku sugan Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga. Wafdiga ayaa ayaa kulamo la qaatay mas’uuliyiinta ugu sareysa Ciidammada Dalka Talyaaniga ee qaaraadda Yurub. Indhaqarshe ayaa Madaxda Ciidamada Dalka Talyaaniga kala hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Talyaaniga. Sidoo kale waxay isla soo qaadeen sidii sare loogu qaadi lahaa tabarada ay Talyaaniga siiyaan ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya. View the full article
  15. Muqdisho (SMN) – Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warka-Subax-240719.mp3 View the full article
  16. Muqdisho (SMN) – Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada imtixaanaadkii mideysnaa ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo toos uga hadlayey Telefishinka Qaranka ayaa akhriyey war-saxaafadeed ay ku qoran yihiin tirada gudubtay imtixaanka, tirada dhacday iyo 10-ka qof ee kaalinta koowaad ka gashay sannadkaan. Googax Barre ayaa sheegay in ardayda 10-ka ah ee kaalinta koowaad u gudubtay ay dowladda Soomaaliya siin doonto deeq waxbarasho oo lacag la’aan ah dalka iyo dibedda meesha ay doonaan. Halkaan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka wasaaradda. View the full article
  17. Taliyaha ciidanka xooga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ayaa kulamo laqaatay mas’uuliyiinta ugu sareysa Ciidammada Dalka Talyaaniga. General Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Madaxda Ciidamada Dalka Talyaaniga kala hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Talyaaniga iyo sidii sare loogu qaadi lahaa tabarada ey Talyaaniga siiyaan ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya oo la kulmy Saraakiisha Ciidamada Waddanka Talyaaniga appeared first on Puntland Post.
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulan Madaxtooyada Soomaaliya ay ku yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyo wafdi sare oo ka socday Midowga Afrika oo dhowaan soo gaaray magaalada Muqdisho. Kulankaan oo ujeedkiisa lagu sheegay sidii loo xalin lahaa Xiisadda Diblomaasiyadeed ee ka dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ayaa la sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu u bandhigay Aragtida iyo go’aanka Soomaaliya oo ahaa mid aad u qaraar. Thabo Mbeki, Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika oo wafdigaasi ka socday Midowga Afrika ayaa Madaxweynaha Soomaaliya ka dalbaday in dalalka Kenya iyo Soomaaliya arintooda ay galaan Madaxda Midowga Afrika balse arintaas laga diiday. “Madaxweynaha waxa uu u sheegay wafdigii AU in uusan gor gortan ka galayn arimaha badda balse uu diyaar u yahay in uu wada-hadal ka galo Xiriirka iyo wadashaqaynta labada dal” ayuu yiri qof sare oo ka tirsan Villa Somalia islamarkaana la hadlay Caasimada Online. “Madaxweynaha ayaa wafdigaan u sheegay in Soomaaliya ay sugayso jawaabto Maxkamadda ICJ balse wixii kale ee aan qoseynin arimaha Badda iyo kiiska Dacwada ay Soomaaliya diyaar u tahay in ay kala hadasho Kenya” ayuu hadalkiisa sii raaciyay qofkaan aan la hadalnay oo codsaday inaan la magacaabin. Wafdigii ka socday Midowga Afrika ee dhawaan soo gaaray magaalada Muqdisho waxay hore u soo mareen magaalada Nairobi ee xarunta dalka waxayna kulamo la soo qaateen Madaxweynaha dalkaasi iyo Wasiirka Arimaha dibadda Kenya iyagoo sheegay in ay kawada hadleen Arimaha amaanka, xasilooniada iyo Arimaha Badda iyo xaaladda gobalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  19. Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada imtixaanaadkii shahaadiga ahaa dowladda. Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre oo xalay shaaciyay natiijada imtixaanka ayaa akhriyey war-saxaafadeed ay ku qoran yihiin tirada gudubtay imtixaanka, tirada dhacday iyo 10-ka qof ee kaalinta koowaad ka gashay sannadkaan. Mudane Cabdullaahi Googax Barre ayaa sheegay in ardayda 10-ka ah ee kaalinta koowaad u gudubtay ay dowladda Soomaaliya siin doonto deeq waxbarasho oo lacag la’aan ah dalka iyo dibedda meesha ay doonaan sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale wuxuu sheegay in wasaaraddu ay sameysay Website ay ardaydu si fudud uga heli karaan imtixaanka gaar ahaan arday walba natiijadiisa isagoo gelin doona website-ka www.soneb.gov.so. Halkan hoose ka daawo wasiirka oo faahfaahinaya natiijada PUNTLAND POST The post Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay natiijada Imtixaanka dowladda appeared first on Puntland Post.
  20. Jowhar (Caasimada Online) – Maamulka Hotel-ka Suubiye ee ku yaalla magaalada Jowhar ee Xarunta HirShabelle ayaa soo saaray amar hoteelka looga mamnuucayo Xildhibaanada iyo Wasiirada HirShabelle. Hotelkaan oo ku yaalla faras magaalaha Jowhar, gaar ahaan Xaafadda Howlwdaag ayaa aad ugu dhow Xarumaha maamulka HirShabelle gaar ahaan Xarumaha Madaxtooyada, Baarlamaanka iyo Xarunta Maamulka Gobalka. Xildhibaanada, Wasiirada iyo shaqaalaha kale ee HirShabelle ayuu hoteelkaan degaan u ahaa waxaana lacagta bil walba lagu dalici jiray Maamulka HirShabelle. Xildhibaanada iyo Wasiirada oo qaar kamid ah la hadlay Caasimada Online ayaa xaqiijiyay arintaan waxaana albaabka hoteelkaan lagu soo dhajiyay amar ah in aysan degi karin Shaqaalaha iyo masuuliyiinta HirShabelle hoteelka Saabir. Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa ka dambeeyay arintaan waxaana ay amar siiyeen Milkiilaha Hoteelka iyagoo u qabtay muddo kooban in hoteelka looga guuro ama ay soo weerari doonaan. Qof kamid ah maamulka hoteelka oo aan la hadalnay ayaa sheegay in Al-Shabaab ay soo waceen hoteelka Islamarkaana ay amar ku bixiyeen in si deg deg ah hoteelka looga saaro Wasiirada iyo Xildhibaanada ama ay ku soo qaadi doonaan weerar isugu jira dagaal iyo qaraxyo. Al-Shabaab ayaa hore u weeraray hoteello iyo goobo kale oo ganacsi waxaana weerarkii ugu dambeeyay uu ka dhacay hoteelka Cas Caseey ee magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada Hoose. Weerarkaas waxaa ku dhintay 30 qof oo shacab ah waxaana ku dhaawacmay 60 qof oo kale. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  21. Iran has threatened to cut its imports from Brazil unless it allows the refueling of at least two Iranian ships stranded off the Brazilian coast, in a sign of the global repercussions of U.S. sanctions on the Islamic republic. Source: Hiiraan Online
  22. ADDIS ABABA, -- The Chinese-built Ethiopia-Djibouti standard gauge railway on Tuesday received acclaim for driving Ethiopia's import-export endeavors as it leveraged the growing transportation needs of the country. Source: Hiiraan Online
  23. Within this scope, the Hürjet project, which has been evaluated in four main areas of expertise, i.e. flight sciences, aircraft structure, aircraft systems and avionics and electrical systems, have been approved by the evaluation committee in all these areas. Source: Hiiraan Online
  24. Washington, DC - An event in Washington, DC, on Tuesday, billed as the first national gathering of Muslims in politics in United States history, began with a resounding a rebuke of racism and Islamophobia emanating from the White House, and a call for Muslims to become beacons of civic participation. Source: Hiiraan Online
  25. Consumer advocate Ralph Nader on Tuesday urged the Federal Aviation Administration to permanently ground Boeing’s 737 Max jet. Source: Hiiraan Online