-
Content Count
213,930 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
(SLT-Paris)-Dawladda Faransiiska ayaa Lixdan Malyuun oo Euro ah ugu deeqayso dawladda Cusub ee ka dhalatay Suudaan, si ay uga shaqeeyo Horumarinta Dimuqraadiyadda. Sidaasi waxa sheegay Wasiirka arrimaha dibedda ee Faransiiska Jean-Yves Le Drian oo Magaalada Khartoum kulan kula yeeshay dhiggiisa Suudaan, Asmaa Abdallah. Wada-hadallo ay labada dhinac yeesheen Isniintii ayaa Wasiirka Arrimaha dibedda ee Faransiisku markii uu dhammaaday wuxuu sheegay inay Dawlad ahaan go’aansadeen inay Suudaan ugu deeqaan lacag gaadhaysa 60 Million oo Euro. Lacagta deeqda ah oo 15 Million oo ka mid ah bixinteeda la soo dedejinayo waxa loogu talo-galay in lagu horumariyo dimuqraadiyadda Suudaan, muddada ay xukunka sida wada-jir ah u hayaan Dawladda isugu jirta Milletariga iyo Rayidka. Source
-
Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Kulanka xasaasi ah ayaa wuxuu Maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug wuxuu ku dhex maray madaxweye Maxame Cabdullaahi farmaajo iyo Hoggaanka Ahlu Sunna. Kulanka oo ahaa mid aan caadi aheyn ayaa waxaa looga wada hadlay sidii loo dhisi lahaa Maamulka Galmudug loona qancin lahaa dhammaan dhinacayda kala duwan ee Deegaanada Galmudug. Sidoo kale kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay dalacsiinta Ciidamada Ahlu Sunna iyo tirada Xildhibaanada ay dalbeen Ahlu Sunna in laga siiyo xildhibaanada Galmudug. Sida aan xogta ku helnay kulanka ayaa waxaa xooga lagu saaray ilaa seddex qodob oo kala ah: In darajooyinka dhiman ee ciidanka Ahlusuna la dhameystiro. In Galmudug iyo Dowladda ay si wadajir ah u magacaabaan guddiga doorashada Galmudug Iyo in Ahlusuna la siiyo 30 xildhibaan. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Ahlsuna ku qanciyay in dowladda iyo Galmudug ay si wadajir ah u magacaabi doonaan guddiga doorashada. Illo wareedyo ku dhow dhow Madaxweynaha ayaa Caasimadda Online u xaqiijiyey in la isku fahmi waayey labada qodob ee kale. Hoggaanka Ahlusuna ayaa weli ku doodaya in qodobada waa weyn oo caqabad ku ah dowladda Fedraalka Soomaaliya, halka dowladana ay isku dayayso sidii ay u qancin laheyd Ahlusuna. Lama oga go’aanka ugu dambeeya ee ka soo bixi doono dowladda Soomaaliya iyo Hoggaanka Ahlusuna, kaasi oo ku aadan qodobada qaar oo weli lagu murunsan yahay. Xalay waxaa Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug lagu soo geba-gabeeyay Shirka dib u heshiisiinta beelaah dega deegaannada Galmudug,shirkaas oo socday mudo ka badan 10 Cisho,waxaana soo xiray Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Shirka ayaa waxaa laga soo saaray 7 Qodob oo xasaasi ah oo ku saabsan sidii loo dhisi lahaa Galmudug mideysan iyo sidii dadka ku nool deegaannada Galmudug uga tashan lahaayeen aayahooda, iyada oo la kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Dhuusamareeb Caasimada@live.com
-
Beledweyne (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeri ah ayaa laga helayaa qarax maanta kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa dalka Jabuuti lagula eegtay inta u dhexeysa degmooyinka Jalalaqsi iyo Buulo-Burte ee gobolka Hiiraan. Qarax oo ahaa mid xoogan, islamarkaana ahaa Miino ayaa waxa uu haleelay mid ka mid ah baabuurta dagaalka ee ay wateen ciidamadaasi. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxaas oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, walow aan si rasmi ah loo xaqiijin karin. Dhinaca kale war ka soo baxay dagaalyahannada Al-Shabaab ayaa waxa ay ku sheegteen mas’uuliyadda qaraxaasi, sida ay ku baahiyeen barahooda Internet-ka. Al-Shabaab ayaa sheegatay in qaraxaas ay ku dishay illaa shan ka tirsanaa ciidamada Jabuuti ee ka tirsan howlgalka AMISOM, kuna dhaawacday tiro intaasi ka badan. Sidoo kale waxa ay intaasi ku dartay in meydadka iyo dhaawacyada askartaasi lagu soo qaaday diyaarad nooca Helicopter-ka ah, sida ay hadalka u dhigtay. llaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha ciidamada dowladda ee gobolka Hiiraan iyo taliska AMISOM oo ku aadan qaraxaasi. Maalmihii dambe Al-Shabaab ayaa kordhisay weerarada qaraxyada ah ee ka dhanka ciidanka huwanta, iyadoo Sabtidii qarax ka dhacay duleedka degmada Balcad ay ku dishay 12 ka tirsanaa Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, gaar ahaan kuwa dalka Burundi. Caasimada Online Xafiiska Beledweyne caasimada@live.com
-
Muqdisho (SMN) – Shirkaan oo u dhexeeyey hey’adaha u xilsaaran dib u eegista Dastuurka kmg ah ee Soomaaliya, sida guddiga madax bannaan ee dib u eegista Dastuurka Guddiga la socodka iyo Hirgelinta Dastuurka ee Barlamaanka labadiisa Aqal iyo wasaaradda Arrimaha Dastuurka, waxaa lagu falanqeeyey qorsheyaashii la dajiyey ee loogu talogalay in la fuliyo sannadkaan 2019-ka. Waxaa kaloo diiradda la saaray sida ay u socoto tubta geeddi-socodka dib u eegista Dastuurka Soomaaliya, qorsheyaasha kale ee haray iyo caqabadihii lala kulmay sannadkaan 2019-ka. Doodda kaddib ayaa la isla qaatay ilaa 6 qoddob oo ujeedadu tahay in lagu dardargeliyo howlaha ka haray dib u eegiska Dastuurka Kmg-ka ah ee Soomaaliya. Guddoomiyaha Guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka Barlamaanka Soomaaliya Labadiisa Aqalka Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in lagama maarmaan ay tahay xal u helidda caqabadaha hor gudban qorshaha dhammeystirka Dastuurka ee loo asteemeyey December 2019-ka. Dhinaca kale wasiirka Arrimaha Dastuurka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa hoosta ka xariiqay in madaxda Qaranka iyo wasaaradduba ay wadaan dadaal lagu dhammeystirayo waxyaabaha ku xiran heshiisyada Siyaasadeed ee Dastuurka Dalka. Dastuurka Soomaaliya oo ah arrin masiiri ah ayaa waxaa ku jira qodobbo u baahan in laga galo wadxaagood siyaasadeed, isafgarad iyo isu tanaasul, iyadoo hey’adaha Dastuurka u xilsaaran ay xaqiijinayaan geeddi-socodka dhammeystirka Dastuur loo dhan yahay. View the full article
-
Balcad (SMN) – Ciidamada dowladd federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in ciidamadu ay ku soo qab qabteen hub sharci darro ah iyo dad u badan dhalinyaro. Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa faahin faahin ka bixiyey baaritaanadaasi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/cod-faduma-.mp3 a;l View the full article
-
Doha: The Amir H H Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani on Monday issued Decree Law No. (23) of 2019, amending some provisions of Law No. (21) of 2015 regulating the entry and exit of expatriates and their residence. According to the amendment, the competent authority in the Ministry of Interior may issue entry permits and grant residence permits without sponsor for investors subject to the provisions of the law regulating the investment of non-Qatari capital in economic activity for a period of five years, renewable, and owners and beneficiaries of real estate in accordance with the provisions of the law regulating the non-Qatari ownership and use of real estate for a period of five years shall be automatically renewed for the duration of their ownership or use of real estate, and any other categories determined by a decision of the Cabinet. The decree is effective starting from its date of publication in the official gazette. Source The Peninsula Qatar Qaran News
-
On 11 September 2019, the British Government has signed in Hargeisa a generous aid agreement worth £31 million with the one-clan secessionist enclave calling itself Somaliland. The ceremony was conducted with aplomb. The message it gave was unmistakable that this was an affair between two sovereign countries. What is questionable about this aid is the manner it is given, how it is spent, who benefits, its negative impact on our own occupied northern unionist regions (Sool, Sanaag and Cayn) and its wider implications for Somalia’s unity, territorial integrity and sovereignty. For a start, this aid is given directly to the enclave over the head of the central government. This has been the case since the collapse of the Somali State, and, with time, the special treatment accorded to the separatist enclave, differently from the rest of Somalia, has become part of the accepted conventional wisdom among aid donors and in particular the British. Successive weak Somali governments of whatever stripe merely buried their heads in the sand preferring to succumb to this fait accompli rather than stand their ground and run foul with the aid donors. Only federal member states, who objected to this discriminatory preferential treatment given to one part of Somalia at their cost, and the dauntless Minister of Planning, Honourable Gamal Hassan, whose ministerial portfolios include aid coordination and distribution, dared question this anomaly only to be given short shrift by aid donors used to have their way in the affairs of failed Somalia. Secondly, what is again disturbing about this aid is the manner the agreement was conducted. For the British to have bypassed the required protocol of channeling the aid through the Federal Ministry of Planning was bad enough. Failing that, one would have expected the agreement to be reached between the enclave’s ministry of planning and Britain’s Department for International Department (DFID). This did not happen. As the photos included here are witnesses, the draft agreement was signed at the “Presidential Palace” by the enclave’s “President”, Muse Bihi, and for the British by the Head of Office for DFID in Somalia, Mr. Damon Bristow. To emphasize the intended state-to-state significance of the occasion, the signing ceremony was witnessed by the British Ambassador, Ben Fender, representing his government and the Queen, and accompanied by his entourage, including their representative in Hargeisa, Stuart Brown. With their respective flags placed in full view by their sides, and the conspicuous absence of the Somali national flag, not by oversight but by design, in a territory which is recognized by the international community as part and parcel of Somalia, this signing conducted with aplomb has all the hallmarks of an affair between two sovereign States. As if to emphasize this point, Mr. Damon, speaking after the signing ceremony, added that the UK is “committed to supporting the people of Somaliland”. The people he is referring to can only be the clan who subscribes to the secession and what they call Somaliland. Those of us in the SSC regions who belong neither to the secession nor want to be part of Somaliland are perforce excluded from this aid. The third worrying aspect of this aid regards its end users The British claim the aid is for the whole of “Somaliland”, presumably for the whole people in its former colony. In reality how that aid is used is left to the discretion of the Hargeisa-based authority. If the past is if anything to go by, none of that aid will trickle down to our regions since they are seen as ones not belonging to the clan, or to the secession by choice but only by force. What this aid does from our perspective is to sustain the secession and to release funds for the occupation of our regions that would otherwise have been spent on development. To that extent, Britain is complicit indirectly if not directly, in sustaining the secession, the breakup of Somalia, the occupation of unionist regions and the crimes against humanity and human rights they commit to suppress our people. Prudence and hard-nosed forethought guide the actions of the British, so their latest action has been taken with the sound calculation that it would have no adverse consequences for them. They are not entirely to blame. Successive Presidents of governments of all stripes since the collapse of the State have been ambivalent about the union, the secession, the occupation and the suppression of regions and clans that are supposed to be under them. None of them has set foot in the north since Siyad Barre’s overthrow. Former President Hassan Sheikh Mohamoud went further to disown the north when he declared the formation of the federal member states to have been completed with the accession of Galmudug. The message was clear: Somalia is Southern Somalia. And the present administration is no different, all the more lamentable given the hopes raised when it came to office. The British have only drawn the right conclusion and so far they have been right. Britain’s support to the separatist clan cannot but revive the painful memory of their alliance against our Darwish freedom fighters. As oral history holds, around hundred thousand people if not more died following its defeat in 1921 or its aftermath. The common denominator between these two eras is Britain’s at the time and that of the separatist clan now to bring our people under their heels. We cannot succumb or surrender to a fellow Somali clan when we refused to do so from a supper power. This time, God willing and our given our resoluteness, we have every reason to triumph and shake off the occupation which alone can restore Somalia’s unity. Unless Britain wants to establish a one-clan Hong Kong type of enclave in northern Somalia, there is no way otherwise that its former colony in which we are part of it, can be revived, for its benefit and that of its protégé. Britain’s best interest is served by throwing its lot with Somalia rather than banking on a fake Somaliland that ceased to exist after 26 June 1960. The secession can be defeated politically if the federal government was to declare that the SSC regions are part and parcel of Somalia, and, even better, that they fulfill the requirement to became a federal state. That is all is required. Is that is too much to ask to save the union? By: Mohamed Yusuf Indhasheel Former President of Khatumo Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are those of the authors and do not necessarily reflect the official policy or position of Caasimada Online. For publication please email your article caasimada@live.com. Thank You
-
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has called on Djiboutian and Ethiopian forces to be more creative to enhance the fight against al-Shabab militants in the Horn of Africa nation. Nakibus Lakara, deputy force commander in charge of operations and plans who has been visiting military bases in Somalia on assessment mission called on the troops to support the Somalia National Army (SNA) to help them defend their country in the eventual takeover. “The SNA needs to be supported first of all to generate forces and this has been the focus, in line with the Transition Plan, that AMISOM must handover to a capable force, able to defend the country when AMISOM exists,” he said in a statement issued on Monday evening. Lakara visited Beletweyne, the headquarters of the AMISOM Sector 4, controlled by Djibouti troops, backed by Ethiopian forces, where he was briefed on the overall security situation and progress made in implementing the concept of operations CONOPs. The CONOP which aims to provide a structure for AMISOM operations from 2018-2021, marks the final phase of the AU Mission’s transition and its eventual exit from Somalia. It is expected to provide a comprehensive basis for conducting operations in including, the training and mentoring of the Somali police and the national army, while at the same time creating a useful framework for stabilization, civil-military activities, early recovery, and reconstruction. The AMISOM official said while the SNA is building up its forces, AMISOM should forge ahead with discharging its mandate as spelled out under CONOPs. “We have had a lengthy discussion to look at what needs to be done, and what needs to be provided, in order to enable the forces to accomplish the assigned tasks,” he said after holding a meeting with Djiboutian and Ethiopian troops. Lakara, who was briefed on measures being undertaken to counter the threat of improvised explosive device which terrorists have been using and he appreciated the UN Mine Action Service (UNMAS) for the critical support in countering the threat of IEDs. Lakara’s visit to Beletweyne comes just days after a similar visit to Jowhar, the headquarters of AMISOM Sector 5, under the control of Burundi forces, and a Forward Operating Base in Gololey, still under Sector 5. View the full article
-
Somali President, Mohamed Abdullahi Farmajo has officially closed Galmudug reconciliation conference in state administrative capital on Monday evening. The head of state accompanied by senior government officials including Interior, Federal Affairs and Reconciliation Minister, Abdi Mohamed Sabriye and Internal Security Minister, Mohamed Abukar Islaw stated that the phase two of the process which entails inclusive state administration will kick-off soon. The President thanked government officials both Federal and regional level for the organization hence the success of the reconciliation conference while acknowledging the crucial role of traditional leaders from the host state. “We are now ripping the fruits of months of reconciliation meeting, we are now moving towards the second phase of the establishment of administration will strong foundation in Galmudug.” The President said. The President pledged strong support from the Federal government towards the people of the state on the realization of their political and development in the future. Farmajo, however, called for unity of various groups including political groups, religious leaders, the business community, youth, and women to drive the agenda forward and achieve long-lasting peace and stability. Somali leader also presented a certificate of acknowledgment to key individuals who worked towards the success of the reconciliation conference. They include Galmudug state leader, Ahmed Gelle Haaf, Ahlu Suna leader, Sheikh Mohamed Shakir and the chair of the reconciliation committee, Professor, Abdirahman Badiyow. View the full article
-
The African Union on Tuesday condemned a recent deadly attack on a contingent from Burundi of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) that led to a number of casualties. Moussa Faki Mahamat, Chairperson of the African Union Commission, condemned the deadly attack which happened on Saturday in the Hirshabelle region of Somalia. The attack on Burundian peacekeepers claimed by the militant group al-Shabab has reportedly killed and injured several soldiers who were traveling on a convoy. “The Chairperson wishes to extend his sincerest condolences to the bereaved families and the government of the Republic of Burundi and wishes a quick recovery to the injured AMISOM peacekeepers,” said the AU Commissioner’s statement. Mahamat affirmed the AU’s commitment to working with the government of Somalia to further consolidate peace and security in the country. “The Chairperson further calls on the international community to provide appropriate support to Somalia and AMISOM to consolidate security gains in the country,” said the statement. Despite having been driven out of Somalia’s capital Mogadishu, the al-Shabab group still stages guerrilla-style assaults and bomb attacks to drive out AU mission’s troops from Somalia and impose its harsh version of Islamic law across the Horn of Africa nation. View the full article
-
Balcad (Caasimada Online) – Shacabka ku nool degmada Balcad ee gobalka Shabeelada dhexe ayaa saakay ku waabariistay boqolaal ka mid ah ciidamada milateriga Soomaaliya oo gudaha u galay Balcad iyo daafaha magaalada. Ciidamadaan oo aad u hubeysan ayaa billaabay baaritaano guri guri ah oo laga sameynayo xaafadaha Balcad iyo tuulooyinka hoos yimaada, sida ay ku soo waramayaan dadka degaanka. Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii la helay xog sheegeysa in xubno Shabaab ah ay magaalada soo galeen. Ciidankan ayaa la sheegay in ka baxeen magaalooyinka Muqdisho, Jowhar iyo degaano hoos yimaada Balcad, islamarkaana ay xireen goobaha ganacsiga iyo kuwa waxbarashada. Madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa shalay Jowhar ka sheegay in Balcad iyo guud ahaan HirShabelle ay qatar ugu jiraan in ay qabsadaan Al-Shabaab. Saacadihii la soo dhaafay ayaa degaano hoos yimaada Balcad waxaa lagu arkayay toboneeyo kamid ah dagaalamayaasha Al-Shabaab. Balcad ayaa u muuqata mid wajaheyso dhibaatooyin daran oo dhanka ammaanka ah lamana oga waxa ay ciidamadan ka badali doonaan cabsida ka jirta Balcad. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Waxaa la soo gabagabeeyey shirkii dib u heshiisiinta beelaha dega deegaanada Galmudug oo 10-kii maalin ugu dambeeyey magaalada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud, shirka ayaana waxaa laga soo saaray war-murtiyeed. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay galinkii danbe gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa si rasmi ah u soo xiray shirka, waxaa la fiyaa in loo gudbo wajiga dhismaha dowlad gobaleedka Galmudug iyo soo xulista xildhibaanada oo ay u wada dhan yihiin beelaha dega gobalada Mudug iyo Galagaduud oo maaluka uu ka taliyo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Shirka Maalgashiga Puntland oo soo xirmay Shir weyne ku saabsan Maalgashiga Puntland oo mudda saddex maalmood ah ka socday magaalada Garoowe ayaa Galabta soo xirmay waxaana laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban saddex bog oo faahfaahinaya arrimihii shirka looga hadlay. War-murtiyeedka waxaa kale oo lagu sheegay in maalgashiyo kala duwan laga hirgelin doono Puntland si looga faa’idaysto khayraadka dihin ee ku duugan degaannada Puntland islamarkaana loo kordhiyo wax-soosaarka gudaha iyo shaqa-abuurka dhalinyarada. Hoos ka akhriso war-murtiyeedka oo dhammaystiran PUNTLAND POST The post War-murtiyeed laga soo saaray shirka Maalgashiga Puntland oo Garoowe ku soo xirmay appeared first on Puntland Post.
-
Jalalaqsi (SMN) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax Ciidamo ka tirsan AMISOM, gaar ahaan kuwa Jabuuti maanta qarax lagula eegtay G/Hiiraan. Qaraxa oo ahaa nooca miinada dhulka lagu aaso ayaa la sheegay in lala eegtay kolonyo ay la socdeen ciidamadasi, xilli ay marayeen inta u dhexeysa Jalalaqsi iyo Buulo-Burte. Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxaasi, waxaana ay sheegtay in ay ku dishay illaa shan ka tirsanaa ciidamada Jabuuti. Sidoo kale waxa ay shaacisay inay ku dhaawacday tiro intaasi ka badan, kuwaas oo ay tilmaamtay in diyaarad Helicopter ah looga qaaday halkaasi, sida ay hadalka u dhigtay. Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay maamulka gobolka Hiiraan iyo taliska AMISOM oo la xariira qaraxaasi. Al-Shabaab ayaa muddooyinkii dambe kordhisay weerarada ay ka fuliso gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee maamulkaHirShabelle. View the full article
-
Dhuusamareeb (SMN) – Shirkii dib u heshiisiinta Galmudug oo maalmihii la soo dhaafay ka socday M/ Dhuusamareeb ayaa maanta laga soo saaray War Murtiyeed dhoq qodob ah. Shirkan ayaa waxaa xalay soo xiray Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) oo haatan booqasho ku joogo gudaha magaaladaasi. Halkan hoose ka akhriso: View the full article
-
Muqdisho (SMN): Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/Warka-Duhur-17092019.mp3 View the full article
-
Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Xalay waxaa Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug lagu soo geba-gabeeyay Shirka dib u heshiisiinta beelaah dega deegaannada Galmudug,shirkaas oo socday mudo ka badan 10 Cisho,waxaana soo xiray Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Shirka ayaa waxaa laga soo saaray 7 Qodob oo xasaasi ah oo ku saabsan sidii loo dhisi lahaa Galmudug mideysan iyo sidii dadka ku nool deegaannada Galmudug uga tashan lahaayeen aayahooda, iyada oo la kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Qodobada war murtiyeedka ku qoran ayaa ka mid ah: in beelaha Galmudug ay si shuruud la’aan ah ay u dhistaan Dowlad Goboleed loo dhan yahay. in dowlada federalka agaasinto dhistana dowlad goboleed loo dhan yahay oo ay Galmudug yeelato. in khilaafaadka ka jira deegaanada Galmudug xalinteeda ay la wareegto dowlada cusub ee la dhisayo. in dib u eegis lagu sameeyo hannaankii lagu dhisay maamulka galmudug sanadkii 2015, wixii qaldamayna la saxo iyo qodobo kale. Halkaan hoose ka akhriso war murtiyeedka oo dhameystiran Caasimada Online Xafiiska Dhuusamareeb Caasimada@live.com
-
(If the parliament were independent and free to exercise their constitutional power, many wrongdoings by the government may possibly monitored regarding the federal constitution and other laws of the country). By: Ahmed Abdullahi Isse. Somalia like many other countries, the parliament house is the most important government institution mandatory making/changing laws, preparing motions and exercising check and balance power over the two other branches of government (executive and judiciary). As of now, the federal parliament of Somalia has utterly lost its constitutional power and dominated by the executive branch. The vast majority of Somalia Mps are ministers and deputy ministers and state ministers with an intention to dismiss the parliamentarian accountability role over the executive duties, measure to deal when violates laws and mitigate over righting actions by the executive branches. Check and balance principles The independence of the three branches of government (legislative, executive and judiciary) is fundamental essence of government but does not exist anymore in Somalia and check, balances principles have been eliminated, and the abuse of power is on the surge in Somalia. Check and balances is the essential principle of the government as each branch has some measure of influence over the other branches or exercising some power for blocking other branches if breaks or violates the constitutional principles. It is clear that the powers of the three branches of government of Somalia are now all under the control by executive branch The oversight and accountability committee was dissolved recently by the executive branch to create space for the ongoing prevalence corruption in the country, money- laundering and missteps of the executive branch. therefore there has been impressive public accusations raised about the failure of the parliament to perform their constitutional mandatory role misplaced, which is all about holding accountable by government’s duties, limiting and measuring the political power in line with federal constitution and other laws of the country The purpose of eliminating power of the parliament The elimination of the (parliament power) was purposely intention to pave the way for the widespread corruption in the country. abuse of power, and misconduct of duties. Favor the interest of the government, as well as aimed to completely erase the basic principles of accountability, remove check and balance power to make the country lawless state, and then grip the power in one hand, which has been historically main reason why the last government of Somalia collapsed back in 1991 As well as avoid any political and accountability challenges that may occur from the parliament or elsewhere. If the parliament were free to exercise their constitutional power, many wrongdoings by the government may possibly monitored regarding federal constitution and other laws of the country. The powerful ministers of finance, planning and international cooperation, security and defense, are all both members of parliament and ministers of the government to whom their work mainly lacks to monitor by the parliament The constitutional defined function of Somali parliament becomes a paralyzed; all the economic and business agreements signed by the government with other foreign countries, agencies, business companies are no longer passes through the parliament. To verify its legal basic and determine whether the agreements is viable to vote YES or NO. and it’s a key principles that measures a good governance index of any country but does not exist now in Somalia. The executive branch alone goes through the entire procedures until decides the final decision by itself. It was the ultimate reason why the former speaker of the parliament professor Mohamed Osman Jawaari was pushed to resign. After he rejected the emerging government influence into the parliament. jawaari argued to differ the powers as the federal constitution defines, but later replaced with Mohamed Mursal a former defense minister hailed the same clan with Jawaari and too loyal to the president and his team to safeguard the interest of the government. Federal phobia and weakening the power of the states After occupying the parliament the government, vows to remove the power by the state presidents replaced them with individuals who are loyal to their leadership behaviors and able to work under centralized government, which is completely against the agreed federal system in Somalia. however many believes these attempts is being driven by the emerging federal phobia political view shared by the both president and his prime minister. As an exemplary actions the government forcedly removed the position by, the president, Ali Abdullahi osoble of hirshabeele state, Sharif Hassan of southwest, Ahmed Geele Xaaf for gal-mudug, after a massive political turmoil in the country and military crackdowns in some areas lasting more innocent people died and many other injured, the government uses Ethiopian troops in these operations under the coalition of AMISOM to sustain the power in one hand, under single authority of centralized government. In strong worded letter, dated 28 may. 2019 issued by Puntland suspends its cooperation with federal government in three main areas a) constitutional review process, b) security architecture, and c) electoral process for 2021 national elections after the federal government breaks all the cooperative agreement signed. The federal phobia has caused intensive domestic political fracture and demolished the imperative cooperation between the federal government and federal member states. New threat to Somali journalists Somali journalists/media operating in Mogadishu and around are under constant threat by the government; the government intimidates to arrest whoever neither disagrees or tries to investigate nor speaks out the malpractices of the government. However, independent media are crucial in Somalia as they can play the vacant role left by the Somali parliament as the Somalia parliament was being occupied by the government, this year alone numerous of journalists were physically assaulted and arrested without any legal trail. Fresh Political Crises in Somalia Somalia is at the edge of facing fresh political crises as the country stakeholders fails to agree one unified last political agreement to strengthen peace and state building process in the country. promote imperative cooperation among Somalia stakeholders, the Somalis in public includes scholars, academicians, intellectuals, politicians, civil society organizations are worried and unpleasant about the hasty politics of this current government, many believes this probably be the worst government ever came to power. Nothing has been achieved so far, and almost three years is gone, one year with election crises remaining. Options to end Somalis current political turmoil Somalia has entered dangerous political turmoil that may be influenced the significant progress made on peace building and state building efforts throughout the past years. However, there has to be four political agreements to be done before 2020 begins. 1) we must restore back fully the imperative cooperation between the states and federal government and resolve the minor political disagreements through a dialogue 2) agreed kind of electoral model for 2021 elections 3) finalize the provisional federal constitution and 4) to reduce the threats of alshabab by liberating regions under their control. The post The Political turmoil in Somalia as the Country’s legislative power eliminated by government appeared first on Puntland Post.
-
Boorama (Caasimada Online) ― Xog ay Caasimada Online heshay ayaa sheegaysa in hal qof oo dhaawac culus ahaa oo shalay la keenay Isbitaalka Masaarida ee magaalada Boorama uu maanta geeriyooday. Sida Caasimada Online ogaatay Marxuumkan maanta geeriyooday oo lagu magacaabo Xasan Muumin Muuse Suldaan, ayaa waxa uu ku dhaawacmay iska hor imaad culus oo shalay u dhaxeeyay beeshiisa iyo beel kale oo ku muran-saneed dhul. Labadan beel ayaa ku dagaalamayey dhul daaqsimeed iyo beero ku yaala deegaanka Dhanaane oo u dhexeeya degmooyinka Xariirad iyo Geerisa ee gobolka Awdal, midaasi oo qiyaastii 80-KM dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada Boorama. Labadan beelood ee shalay isku fara-saaray gudaha gobolka Awdal ayaa waxay ka soo kala jeedaan Beelaha Awdal Clan iyo Ciise, kuwaasi oo muddo labo maalmood ahba ku dirirsanaa deegaankaasi. Marka laga yimaado qofka dhaawaca ah ee maanta ku geeriyooday Isbitaalka, ilaa hadda si dhaba looma xaqiijin karo khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay iska hor imaadka, iyada oo la filo karo in saacadaha soo socda ay xiisada labada beel kor u kacdo, midaasi oo sababi karta khasaare baaxad leh. Iska hor-imaadka beelahan oo ah mid dhowr goor soo noq-noqotay labadii sano ee u dambeeyay, ayaa waxay u muuqata mid ay xukuumada Somaliland iyo maamulka gobolka Awdal ka gaabiyeen doorkii ay ku lahaayeen dejinta xiisada labadaasi beel. Waxaana xusid mudan in labada beel ee ku muransan deeganadaasi ay labadoodaba u haystaan sharciyo ay u sameysay dowladda hoose, midaasi oo soo if-bixinaysa musuq-maasuqa iyo wax is-daba marinta ka taagan dowladaha hoose ee degmooyinka gobolka Awdal. Si kastaba, Mid kamid ah ehelkii Marxuumkaasi maanta ku geeriyooday Isbitaalka Masaarida ee Boorama, oo la hadlay Caasimada Online ayaa ku hanjabay inay qaadi doonan talaabo culus oo jawaab adag u noqota weerar uu ku sheegay inay jabhad hubeysani ku soo qaaden. Caasimada Online Xafiiska Boorama Caasimada@live.com
-
(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud ee Somaliland Cali Mareexaan, ayaa soo jeediyay in Miiska uu ku shaqeeyo madaxweyne Biixi loogu magac daro Fanaankii Maxamed Mooge Liibaan. Halkan ka akhri qoraalka Cali Mareexaan: 1855-Kii ayaa markab ay lahaayeen ciidamada badda Ingiriska oo la odhan jiray H.M.S Resolue ku xumaaday Jaziirada Baffin oo ku taal waqooyiga Canada. Waxaa soo badbaadiyey markab Maraykanku leeyahay. Muddo ayuu markabkaasi u sii shaqaynayey ciidaamada badda ee Ingiriiska waxaanuu hawl gabay sanado ka dib. Markii uu hawl gabay waxaa looxiisii laga sameeyey miis qurux badan, waxaanay boqoradii Ingiriiska ee Victoria hadyad u siisay madaxwaynihii Maraykan Rutherford B.Hayes sanadkii 1880 kii. Waxaa loo bixiyey Resolute Desk oo loogu magac daray markabkaa. Madaxwaynayaal badan oo Maraykan ah ayaa ku shaqeeyey ilaa xiligaa, waana kaa hadda kuu muuqda ee yaala Ovel Office-ka ee Trump isku kala bixinayo. Miiska sare wuxuu yaala qasriga madaxtooyada JSL. waana ka uu ku shaqeeyo madaxwayne Muuse Biixi. Wuu cusub yahay aadna wuu u qurux badan yahay, waana mid ku soo jiidanaya markaad indhaha ku dhufato. Wuuu noqon karaa taariikh, waxaynu u bixin karnaa halyey ka mid ah haldoorkeenii. Anigu waxaan ka fekerayaa Maxamed Mooge AHN. oo ahaa aqoonyahan, siyaasi iyo fanaan la jecel yahay. Waxa kale oo uu ahaa ninkii ugu hor goostay Sanadkii 1976 ayuu ka dhaaaqay xukunkii Siyaad Barre. Source
-
(SLT-New York)-Peter Tabichi oo kasoo jeedo dalka Kenya oo horraantii sannadkan loo magacaabay macalinka ugu wanaagsan dunida ayaa aqalka cad kula kulmay madaxweynaha Mareykanka ccTrump ka hor inta aanu macalinkan khudbad ka jeedin shirka golaha Qaramada Midoobey. Waxaa uu ku guulleystay abaal marinta la siiyo macalinka ugu wanaagsan dunida sannadkan 2019-ka. Peter Tabichi waxaa uu maadda Seyniska ka dhigaa dugsi sare oo ku yaalla magaalada Nakuru oo dhacdo waqooy galbeed Nairobi. Sawirka macalinka iyo madaxweynaha Mareykanka markii ay kulmeen, waxaa barta Twitter-ka soo geliyay xoghayaha warfaafinta ee aqalka cad. Xoghayaha warfaafinta aqalka cad ayaa yidhi “In ka badan boqolkiiba 80 mushaarkiisa waxaa uu ku caawin jiray ardeyda saboolka ah ee uu wax u dhigi jiray” Peter Tabichi ayaa lagu wadaa inuu shirka Qaramada Midoobey uga warbixiyo dadaalka uu ku gaadhay macalinka ugu wanaagsan dunida. Source
