Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,417
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho-(Caasimada Online)-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame hoggaamiyaha xisbiga Wadajir ayaa bartiisa Facebook-ga soo dhigay qoraal u eg in uu kaga jawaabayo khudbaddii uu xalay Ra’iisul Wasaare Kheyre ka jeediyay xuska maalintii la naqshadeeyay calanka Soomaaliya ee 12-ka October. Cabdiraxmaan ayaa sheegay in difaaca xukuumadda dalkaan ay ka bilaabanayso in ciidamada Ajanabiga ah ee ilaaliya madaxtooyada Soomaaliya laga wareejiyo oo lagu aamino ciidamada qaranka. “Difaaca xudduudda dalkeenna waxay ka billaabataa askarta ajnabiga ah oo ammaanka Madaxtooyada laga wareejiyo, lana helo askari Soomaaliyeed oo gaar ka haya xadka dhul, cir iyo bad ee geyigeena” ayuu yiri C/Raxmaan C/Shakuur. Qoraalkiisa oo intaas ka dheeraa ayuu ku yiri, “Soomaali isku dan ah, dareen isku mid ah ka qabta halista qaran, hiigsi iyo himilo mid ah leh ayaa dal difaacan karta”. Ugu dambeyntii hoggaamiya xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir ayaa sheegay in taariikhdu ay xusi doonto oo kaliya siyaasigii hirgaliya himilooyinka shacabka, “Taariikhduna waxay si togan u xusi doontaa siyaasigii taa ka mira dhaliya, waxayna si taban diiwaan u gelin doontaa siyaasiga ku hawlan horgelinta aragti haraadi ah oo qaran jabkeenna horseeday”. In kasta oo uusan xusin qolo gaar ah hadana hadalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa u eg kuna beegan mid jawaab u ah hadal uu xalay munaasabadda xuska 12-ka October ka jeediyay Ra’iisul Wasaare Kheyre. Kheyre ayaa sheegay in mucaarad iyo muxaafid ama qof kasta oo Soomaali ah looga baahanyahay in uu difaaco sharafka iyo karaamada ummadda Soomaaliyeed. Qofka Soomaaliga ah meel kasta oo uu joogo ayuu sheegay Kheyre in ay waajib ku tahay in uu difaaco dalka cir, bad iyo bariba, waxuuna halka Kheyre ku soo beegmay xilli ay Kenya maalmihii lasoo dhaafay ku soo xad gudubtay hawada Soomaaliya. Caasimada Online Xaafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  2. Egyptian President Abdel Fattah al-Sisi said on Sunday he would meet Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed in Russia to discuss a dispute over a hydropower dam that the Horn of Africa country is building on the River Nile. Source: Hiiraan Online
  3. MOGADISHU (HOL) - The UN in Somalia has condemned the mortar shells targeted at its compounds Sunday afternoon terming a ‘blatant act of terrorism.’ Source: Hiiraan Online
  4. Abubakar Abdi skipped his usual after-work stop to visit friends at the local Somali mall on Thursday, heading to his Minneapolis home instead to catch President Donald Trump’s speech. Source: Hiiraan Online
  5. Muqdisho (Caasimadda Online) – Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada weerar loo adeegsaday madaafiic oo ay ku qaadeen xerada Xalane oo deegaan u ah xafiisyada hay’adaha caalamiga iyo safaaradaha dowladaha Soomaaliya saaxiibada la ah . War ka soo baxay taliska ciidanka Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in duhurnimadii maanta ay dagaalyahanada Xarakadu weerar qorsheysan ku beegsadeen xerada Xalane, ayna ku dhufteen ugu yaraan 9 gantaal. Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa Idaacadda Andalus ee ku hadasha afka Al-Shabaab u sheegay in qaar ka mid ah gantaallada ay ku dhaceen xafiisyada QM iyo midka AU islamarkaana uu halkaas ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Warbaahinada ku hadlo afka Al-Shabaab ayaa faafiyey in weerarkaan lagu dilay ugu yaraan 6 ruux oo laba ka mid ah ay yihiin Ajaanib cadaan ah, halka sidoo kalena ay sheegeen in lagu dhaawacay ugu yaraan 5 kale oo saddex ka mid ah la sheegay inay ahaayeen shaqaalaha cadaanka ah ee ka howlgala xeradaasi. Sidoo kale warbaahinada ku hadla Afka Al-Shabaab ayaa sheegay in madaafiicda qaar ay ku dhaceen maqaayad ku taalla gudaha xerada Xalane oo ay ku nastaan kana cunteeyaan shaqaalaha iyo saraakiisha Qaramada Midoobay iyo kuwa AMISOM. Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa cambaareeyey weerarkii madaafiicda ahaa ee Maanta lagu qaaday xarunta Qaramada Miidobay iyo AMISOM ee Magaalada Muqdisho ee loo yaqaan Xalane. War saxaafadeed uu soo saaray ayuu ku sheegay in saacadda Muqdisho markay aheyd 1:15 uu dhacay weerarkaan madaafiicda ayna kusoo dhaceen gudaha Xarunta UN-ka iyo AMISOM gaar ahaan qeybta tas-hiilaadka ayna ku dhaawacmeyn dhawr qof. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  6. MOGADISHU (HOL) - Somalia and Qatar Saturday voted against a resolution by the Arab League to condemn Turkey for its incursion into northern Syria. Source: Hiiraan Online
  7. At least three mortar bombs were fired on Sunday at Mogadishu’s international airport, injuring at least six people in the compound where several embassies are located, a diplomatic source said. Source: Hiiraan Online
  8. Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Warka-Habeen-13-10-2019.mp3 View the full article
  9. The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, James Swan, condemned today’s indirect fire attack on the United Nations and AMISOM compounds in the Somali capital. At about 1:15 (local time) this afternoon, mortar rounds landed inside the UN and AMISOM facilities, injuring several people. “I am appalled by this blatant act of terrorism against our personnel, who work together with the Somali people on humanitarian, peacebuilding, and development issues. Thankfully, the majority of our staff is unhurt. I wish our wounded colleagues a full recovery from their injuries,” said Mr. Swan. “There is no justification for such despicable acts of violence, and the United Nations remains determined to support Somalia on its path to peace, stability, and development.” Al-Shabaab claimed responsibility for this attack. View the full article
  10. Ankara (Caasimadda Online) – Tirada maleeshiyaadka Kurdiyiinta Suuriya ee YPG ee lagu dilay weerarka uu Turkiga ku qaaday woqooyiga dalka Suuriya ayaa gaaray illaa 500 oo dagaalyahan sida uu Maanta oo Axad ah xaqiijiyey madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan. Madaxweyne Erdoğan oo warbaahinta faahfaahin ka siinayey halka uu marayo weerarka ay Ciidamada Turkiga ku qaadeen woqooyiga dalka Suuriya ayaa sheegay in la dilay 440 Argagixis, halka 26 la dhaawacay sidoo kalana wuxuu sheegay in 24 kale ay isa soo dhiibeen. Erdoğan ayaa xusay in Ciidamada Turkiga iyo kuwa Militariga Suuriya ee SNA ay u suurta gashay inay Argagixisada ka qabsadaan 109 kilometers oo Sqaure ah. Erdoğan wuxuu sheegay in argaggixisadu ay awoodi kari waayeen inay ka hortagaan ciidamada Turkiga oo ay taas badalkeeda bartilmaameedsadeen goobo ay ku sugan yihiin dad shacab ah. “Degmooyinka shicibku waxaa ku dhacay 652 madaafiic ah, kala bar waxay ku dhaceen degmooyinka Nusaybin iyo Kızıltepe. Waxay raadinayaan inay dhibaateeyaan shacabka,” ayuu yiri Erdoğan Erdoğan ayaa sheegay in 18 shacab ah oo badankood carruur yihiin la dilay, halka 147 kale lagu dhaawacay weerarada argagixisada, sidoo kalana wuxuu sheegay in Ciidamada Turkiga laga dilay 2 kamid ah ciidamadooda halka uu sheegay in Ciidamada Siiriya dagaalka looga dilay 16. Dhanka kale Xoghayaha Difaaca Mareykanka Mark Eusan ayaa sheegay in Mareykanku uu ka daadgureyn doono ku dhawaad 1000 askari waqooyiga Siiriya xilli uu socdo Howlgalka Nabadda ee Turkiga. Mark Eusan ayaa sheegay in madaxweyne Donald Trump uu amar ku siiyay ciidamada Mareykanka inay u guuraan koonfurta kana guuraan halka uu ka socdo howlgalka Turkiga, laakiin wuxuu xaqiijiyey inaysan ka bixi doonin guud ahaan Siiriya . Caasimada Online Xafiiska Ankara caasimada@live.com
  11. At least three mortars were fired at Mogadishu’s international airport on Sunday, injuring six people, a diplomatic source said. The airport serves also as compound for several embassies as well as the United Nations and African Union missions. A U.N. source in Mogadishu confirmed the attack but could not say how many people had been injured. Residents living in the outskirts of the airport compound told Reuters they saw several mortars being fired. The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, James Swan, condemned today’s indirect fire attack on the United Nations and AMISOM compounds in the Somali capital. At about 1:15 (local time) this afternoon, mortar rounds landed inside the UN and AMISOM facilities, injuring several people.. “I am appalled by this blatant act of terrorism against our personnel, who work together with the Somali people on humanitarian, peace building, and development issues. Thankfully, the majority of our staff is unhurt. I wish our wounded colleagues a full recovery from their injuries,” said Mr. Swan. “There is no justification for such despicable acts of violence, and the United Nations remains determined to support Somalia on its path to peace, stability and development.”
  12. Muqdisho (Caasimadda Online) – Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa cambaareeyey weerarkii madaafiicda ahaa ee Maanta lagu qaaday xarunta Qaramada Miidobay iyo AMISOM ee Magaalada Muqdisho ee loo yaqaan Xalane. War saxaafadeed uu soo saaray ayuu ku sheegay in saacadda Muqdisho markay aheyd 1:15 pm uu dhacay weerarkaan madaafiicda ayna kusoo dhaceen gudaha Xarunta UN-ka iyo AMISOM gaar ahaan qeybta tas-hiilaadka ayna ku dhaawacmeyn dhawr qof. “Waxaan aad ula yaabay ficilkaan argagaxa leh ee lagula kacay shaqaalaheenna, kuwaasoo shacabka Soomaaliyeed kala shaqeeya arrimaha samafalka, dhismaha nabadda, iyo arrimaha horumarinta” ayuu yiri James. “ Nasiib wanaagse, inta badan shaqaalaheena waxba kuma noqon. Waxaan u rajeynayaa asxaabteena dhaawacmay inay si buuxda uga soo kabsadaan dhaawacyadooda” ayuu sii raaciyey. “Wax marmarsiiyo ah looma sameyn karo weerarkaan naxariis darrada ah, Qaramada Midoobayna waxaa wali ka go’an inay Soomaaliya ka taageerto jidkeeda nabadda, xasilloonida iyo horumarka.” Ayuu kusoo gabagabeeyey. Warkaan kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Muqdisho ayaa khilaafayo Wararka aan ka helnay ilo-wareedyo amni oo ku sugan gudaha xarunta Xalane oo sheegaya in qaar ka mid ah madaafiicda ay ku dhaceen isbitaalka ciidamada Amisom ee ku yaalla gudaha xarunta Xalane. Madaafiicda ayaa waxaa ku dhintay laba qof oo Soomaali ahaa, oo isbitalka u doontay adeeg caafimaad, waxaana ku dhaawacmay 6 qof oo kale. Qaar ka mid ah dadka dhaawacmay ayaa waxaa ku jira askar ka tirsan ciidamada Amisom. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  13. (SLT-Hargeysa)-Barlamaanka Somaliland Oo Go’aan Adag Ka Soo Saaray Mas’uuliyiin Xilal Ka Qabtay Somaliland Oo Qeybgalay Xaflada Caleemo-Saarka Axmed Madoobe, Halkan hoose ka DAAWO Source
  14. (SLT-Hargeysa)- Golaha Wakiilada Somaliland Oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Qunsulka Turkiga U Fadhiya Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO Source
  15. (SLT-Hargeysa)-Dawladda Somaliland ayaa si farxad leh u soo dhawaysay qorshaha dawladda Uganda ee ah in diyaaradda dawladda Uganda duulimaadyo ka bilawdo magaalada Hargeysa. Todobaadkan ayay shirkadda diyaaradaha ee Uganda shaacisay in ay magaalada Hargeysa ka mid tahay dalal iyo magaalooyin ay shirkaddu duulimaadyo cusub ka bilaabi doonto. “Warkan weyni kaliya muhiim uma aha Somaliland ee Bariga Afrika oo dhan ayuu muhiim u yahay. waanu sugi kari la nahay duulimaadkii u horeeyay ee Uganda Airline ku soo fadhiisanayso madaarka Hargeysa,” Sidaas ayuu yidhi masuul ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland oo wargeyska Busiweek soo xigtay. Waxa uu intaasi ku daray in ay ahmiyad weyn u leedahay Somaliland, Uganda iyo gobolkaba isku xidhnaanta garoomada Cigaal iyo Entebe, islamarkaana kor u qaadayso ganacsiga iyo dhaqdhaqaaqyada u dhexeeya Hargeysa iyo Kambala. Geesta kale Busiweek ayaa ku warramaya in koox ka socota shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways yimaaddeen madaarka Hargeysa si ay u eegaan xaaladdiisa taas oo hor dhac u ah damaca shirkaddu duulimaadyo kaga bilaabayso. Wakiilka Somaliland u fadhiya Nairobi Baashe Cawil ayaa sheegay in ay jiraan ganacsato u kala goosha Hargeysa iyo Nairobi, islamarkaana ay muhiim tahay in Kenya Airways duulimaad ka bilawdo Hargeysa. Source
  16. Muqdisho (Caasimadda Online) – Salaad Cali Jeelle, oo ka mid ah siyaasiyiinta iyo odayaasha beesha Abgaal ee mushaarka ka qaatay Villa Somalia, ayaa weerar culus ku qaaday siyaasiyiintii iyo madaxdii hore dalka usoo maray ee ka qeybgalay xafladdii Caleema saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jubbaland Axmed Madoobe. Salaad Cali Jeelle ayaa madaxdii iyo siyaasiyiintii ka qeybgalay Xafladda Caleema saarka Axmed Madoobe ku tilmaamay inay yihiin kuwa u shaqeenayo wadamo shisheeyo oo loo adeegsanayo niyad jabinta shacabka Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay. Salaad Cali Jeelle ayaa siyaasiyiintii iyo madaxdii ka qeybgashay Xafladdaas u kala qeybiyey laba qeyb. Qaar ka tirsan kuwaas ayuu sheegay inay yihiin kuwa horey ugu fashilmatay xukunka oo dayacay dalka, isla markaasna hadda doonaya inay xukunka kusoo noqdaan. Qeybta labaad ayuu ku sheegay inay yihiin kuwa dalaaliin ah oo siyaasadda ugu jiro inay lacag ka abuuraan, islamarkaana ay ganacsi ka raadiyaan la dagaalanka Xukuumadda talada heyso. Salaad Cali Jeele ayaa sidoo kale ka hadlay khudbadii uu Xafladda Caleema saarka ka jeediyey guddoomiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaalle oo uu ku tilmaamay inay aheyd mid dhibaato ku ah dalka iyo dadka Soomaaliyeed aysan nasiib daarro aheyd inay u sacbiyaan madax soo maray dalka. Wuxu Aadan Barre Ducaalle ku eedeeyey inuu kamid yahay dadkii Dowladda Kenya ku qalqaaliyey inay muran geliso Badda Soomaaliya. Salaad Cali Jeelle ayaa lagu tiriyaa inuu kamid yahay Siyaasiyiinta ku xiran Villa Soomaaliya ee bil kasta lacag ka qaato Dowladda si ay uga difaacaan siyaasiyiinta mucaaradka ah. Halkaan hoose ka daawo hadalka Salaad Cali Jeelle
  17. At least three mortars were fired at Mogadishu’s international airport on Sunday, injuring seven people, a diplomatic source said. The airport serves also as a compound for several embassies as well as the United Nations and African Union missions. A U.N. source in Mogadishu confirmed the attack but could not say how many people had been injured. No one immediately claimed responsibility for the attack. The UN mission and the Somali governement could not be reached for comment. View the full article
  18. Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa walaac xoogan ka muujiyay Canshuurta qasabka ah ee kooxda Alshabab ka qaado dadka reer miyiga ee ku nool dhulka ay maamulaan. Warbixin cusub oo kasoo baxday golaha ammanka ayaa lagu sheegay Canshuurta sharci darrada ah inay sababtay barakac xoogan iyo in ay hoos u dhigtay dhiirrigelinta wax soo saarkii beeraha. Boqolaal qoys oo ku tiirsanaa xoolaha iyo Beeralayda ayaa guryahooda uga cararay cabsi soo wajahday kadib markii Shababku weydiisteen inay qasab ah ku bixiyaan lacago ay ku sheegeen canshuuraad. Qoysaskaan oo ay horey u saameeyeen abaarihii ka dhashay Roob yarida, ayaa ku qasbanaaday inay u baracakaan dhulka magaalooyinka, halkaas oo hay’adda safamalku ku caawiyaan. Sidoo kale, warbixinta Qaramada Midoobay, ayaa walaac xoogan looga muujiyay askaraynta carruurta Soomaaliyeed, iyada oo la sheegay inay ka socoto gobolka Bari oo katirsan Puntland, koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. laga soo bilaabo Janaayo ilaa Luulyo 2019, guddiga la socodka howshaan, ayaa ogaaday in 869 caruur ah, oo ay ku jiraan 8 gabdhood, la askareeyay ayna adeegsadeen ciidamada qalabka iyo kooxaha xagjirada ah. Sanadkii 2018, Sanduuqa Qaramada Midoobay ee Caruurta (UNICEF) iyo la-hawlgalayaasheeda ayaa dhaqan celin u sameeyay 1,466 carruur ah oo ku nool degmooyinka Afgooye, Baydhabo, Dhuusamarreeb, Garoowe, Kismaayo iyo Muqdisho. PUNTLAND POST The post Qaramada Midoobay oo walaac xoogan ka muujisay canshuurta sharci darrada ee Alshabaab qaado appeared first on Puntland Post.
  19. Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta xuquuqda Aadanaha, Marwo ; Deeqa Yaasiin ayaa Maanta oo Axad ah ku dhowaaqday soo saarista billowga diyaarinta sharciga Qaran ee xuquuqda naafada Soomaaliya. War-murtiyeed kasoo baxay munaasabad lagu shaacinayo geeddi-socodka diyaarinta hindise-sharciyeedka Qaran ee naafada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho ayaa lagu sheegay in uu sharcigani si buuxda ula jaan-qaadi doono ballanqaadyadii ku xusnaa heshiiska Qaramada Midoobay ee Dadka naafada ah (CRPD). Wasiir Deeqa, ayaa sheegtay in ansixinta heshiiska Qaramada Midoobay ee xuquuqda Dadka naafada ahi uu fure u yahay sugidda iyo dedaallada loogu jiro kor u qaadidda xuquuqda Dadka baahiyaha gaarka ah qabo. “Ballanqaadyadeenna ah inaan horumarino oo aan ilaalinno xuquuqda Dadka naafada ah waa mid aan kala go’ lahayn, Maanta waxaan billaabeynaa Cutub cusub oo ku saabsan xuquuqda Dadka naafada ah”,ayay tiri Wasiiraddu. Marwo; Deeqa ayaa sheegtay in Dadka naafada ahi ay si buuxda uga qeyb qaadan doonaan lagana tala gelin doono geeddi socodka diyaarinta hindise-sharciyeedka si loo hubiyo lahaanshahooda buuxa iyo ixtiraamka mabaadii’da aasaasiga ah. Diyaarinta hindise-sharciyeedka Qaran ee naafada Soomaaliya ayaa imanaysa xilli ay Soomaaliya ku guda-jirto dhaqan gelinta axdiga Qaramada Midoobay ee xuquuqda Dadka naafada ah. Soomaaliya waxaa ay axdigan saxiixday 2-dii Octoobar 2018-kii Baarlamaanka ayaa meelmariyay 18-kii May 2019-ka, iyadoo uu Madaxweynahuna oggolaaday 21 Juun 2019. View the full article
  20. Boosaaso (Caasimadda Online) – Maamulka Puntland ee uu hoggaamiyo madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa qaaday tallaabadii ugu horreysay ee ka dhan ah dadka ku lugta kacdoonka ka dhanka ah maamulka ee ay wadaan qaar ka mid ah beelaha gobolka Bari. Ciidamo ka tirsan kuwa amniga maamulka Puntland ayaa Maanta Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari Xabsi ku yaalla ku xiray Siyaasi Muuse Cali Jaamac oo kamid ah siyaasiyiinta Puntland. Siyaasigan ayaa habeen hore magaalada Boosaaso uga qeybgalay shir ay yeesheen qaar kamid ah odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta gobolka Bari kaasi oo laga soo saaray war-murtiyeed qodobaysan oo si adag loogu dhaliilay hannaanka ay wax u hoggaaminayso xukuumadda Puntland ee talada haysa. Amarka lagu xiray Siyaasi Muuse Jaamac ayaa waxaa la sheegay inuu bixiyay Wasiirka amniga dowlad Goboleedka Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan,isla markaana haatan uu ku xiran yahay xabsi ku yaalla Magaalada Boosaaso. Muuse Cali Jaamac oo ah Siyaasiga la xiray ayaa shalay warbaahinta u akhriyey go`aamo kasoo baxay Odayaasha beelaha gobalka Barri qaarkood, kuwaas oo sheegay in Madaxweyne Deni uusan fulin balan qaadyadii uu sameeyey. Saraakiil sar sare oo ka tirsan Maamulka Puntland ayaa sheegay in Siyaasigaan la xiray iyo kuwo kale oo la baadi goobayo ay jabiyeen amar dawladeed oo lagu mamnuucay shirarka magaalada Boosaaso. Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa wajahaya cadaadiskii ugu adkaa kaas oo uga imaanaya dhanka odayaasha dhaqanka iyo beelaha daga degaanada gobalka Bari ee Puntland. Beelaha ku kacsan Deni oo kala Cali Saleebaan, Cali Jibraahiil iyo Beesha Dishiishe ayaa ka cabanaya in dhamaan ilihii dhaqaalaha gobalka Bari, sida Dekadda, Airport-ka iyo maxjarka loo gacan geliyay dowladda Imaaraadka Carabta, islamarkaana ay shaqo la’aan xoog leh la soo daristay dhalinyarada iyo qaybaha kale ee Bulshada gobalka Bari. Caasimada Online Xafiiska Boosaaso caasimada@live.com
  21. Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya, israsaaseyn maanta ciidamada Ahlu Sunna iyo kuwa dowladda ku dhexmartay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Israsaaseynta ayaa timid, kadib markii ciidanka Ahlu Sunna ay weerareen askarika tirsan ciidanka dowladda ku sugnaa Guriceel, kadibna uu iska hor imaad ka dhacay halkaasi. Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi, balse waxaa la sheegay in ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca ay xabsiga dhigeen askarigii ka tirsanaa ciidamada dowladda. Xaaladda ayaa hadda kacsan, iyadoona xiisad u dhexeysa labada ciidan ay ka taagan tahay magaaladaasi. View the full article
  22. Farax Macalin shalay wuxuu ku qaylinaayey ” Kulbiyow mar dambe Xamar lagma xukumi doono ” maantase Hoteelada Xamar buu jiifa, isagoo ah taageere Madaxweyne Farmaajo,isla [...] Source