-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
PRESS RELEASE U.S. Ambassador Congratulates 125 Young African Leader Participants of the YALI Regional Leadership Center The completion of this training brings the number of young African graduates from the West Africa Regional Leadership Center (RLC) to more than 5,300 since the U.S. Government launched the program in 2015 ACCRA, Ghana, November 22, 2019/ — On Friday, November 22, 2019, U.S. Ambassador Stephanie S. Sullivan addressed and presented plaques to outstanding participants in the Young African Leaders Initiative (YALI) West Africa Regional Leadership Center (RLC) training program. One hundred twenty-five (125) participants representing nine countries in the sub-region completed the three-week on-site training in Business and Entrepreneurship, Civic Leadership, and Public Policy Management at the Ghana Institute of Management and Public Administration (GIMPA) in Accra. The completion of this training brings the number of young African graduates from the West Africa RLC to more than 5,300 since the U.S. Government launched the program in 2015. At the closing ceremony, which served as both the graduation ceremony for Cohort 14 and a celebration of the completion of in-person training for Cohort 15, Ambassador Sullivan reaffirmed the commitment of the United States Government to support future African leaders and encouraged participants as they continue to put service above self. “Each of you will play a key role in shaping the future of West Africa. You are here today because you decided to make a difference in the lives of others. Our hopes are placed in you to unite people across all levels of society to be positive builders of peace and development. It takes a special kind of leader to motivate others to identify and reach common solutions to extraordinary challenges,” said Ambassador Sullivan. The Rector of GIMPA, Professor Philip Ebow Bondzi-Simpson, praised participants of Cohort 15 for their perseverance throughout the intensive three-week in-person training program. In July 2014, the U. S. Government announced the creation of four YALI Regional Leadership Centers – one each in Ghana, Kenya, Senegal, and South Africa. These Centers serve as regional hubs across the continent to encourage transformational learning and enhanced leadership skills. The RLCs are a collaborative effort among the United States Agency for International Development (USAID), the MasterCard Foundation, and other private sector partners. Each RLC is managed under a public-private partnership. To learn more about YALI, including how to apply for YALI programs, visit https://YALI.State.gov/. To learn more about how to become a partner, e-mail africanleaders@usaid.gov. Distributed by APO Group on behalf of Embassy of the United States – Accra – Ghana. SOURCE Embassy of the United States – Accra – Ghana Qaran News
-
Hogaamiyaha Dhabta ah iyo Hogaaminta Najaxda! Sannadkii 1260kii Taariikhda Milaadiga , waxaa dalka Masar ka taagnaa dhibaatooyin aad u daran oo ay kamid ahaayeen; mid siyaasadeed oo kursiga lagu loolamo, mid dhaqaale oo Masar waxaa ka taagnaa xaalad aad u adag oo dhaqaale, iyo Xaalado colaadeed oo wakhtigaa Masar waxaa la col ahaa dhamaan Maamulada la jaarka ahaa oo dhan sida; Ayuubiyiintii, Salabiyiintii iyo Quwad aad u xoog badan oo kusoo wajahnayd. Iyada oo Xaalada Dalka Masar sidaa ahaa , ayaa waxaa xukunka qabsaday nin Geesi ahaa oo la odhan jiray (AHN) Maxamud Ibn Manduud ( Qudus) . Hogaamiyaha dhabta ahi waa ka marka ummadiisa xaaladi lasoo daristo bulshadiisa ururin kara! Runtii Hogaamiyahaa QUDUS ahi waxa uu qaatay tallaabooyin isbedel oo Maxsuulkeedii dambe noqday in Dalkiisii , Dadkiisi iyo ISLAAMKU ba guuleysto.. Talaabadii kowaad ee uu qaaday waxay ahayd in dhamaan qaybihii kala duwanaa ee bulshada dalkiisaa Masar u isugu wada yeedho oo uu kala tashado Xaaladahaa sare ku xusan….. Marka laga yimaad ; Colaadihii kaga socday …..Salabiyiintii Gaalada iyo Ayuubiyiintii weerarka ku hayey Maamulkii Masar , waxaa jiray duulaan aad culus oo kaga soo jahaysnaa Ciidamadii Mangooliyaanka ahaa ee Tataar……..intaa waxaa u dheereyd Xafiltan Siyaasadeed oo salkeedu ahaa hogaaminta dalka iyo kursi kala jiidasho u dhaxeeyey labadii Xisbi ama Garab ee lagu kala magacaabi jiray MUCASIYIIN iyo MAMALIKUL BAXRIYA. Waxaa labada dhinac soo kala gaadhay ficiltan sababay dhimasho iyo xadhig … wakhtigaa waxaa dalkaa ka yaacay qaybihii ugu badnaa Garabkii Mamalikul Baxriya oo u fakaday dalkii SHAAM…. Kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Saraakiil sar sare oo Ciidan . halka Qudus uu ka mid ahaa garabkii Mucasiyiinta… Haddaba, aan usoo gudo noqdo ujeedada aan ka lahaa Qoraalkan ……Qudus waxaa uu qaaday talaabooyin iyo go;aamo geesinimo ay ku jirtay…. Waxaa kamid ahaa; in markii kowaad uu dhamaan qaybaha bulshada kala duwan intoodii magaca lahayd sida Ganacsato , Culimaaudiin , Siyaasiin iyo Aqoon yahan ba uu isugu yeedhay….Sidii Dalkaa Masar uu uga badbaadin lahaa arimahaa kala duwan ee aan dusha kusoo xusay. Tii dhaqaalaha waa uu xaliyey markii kowaad….. tii siyaasada oo ahayd ta ugu adag waxa uu ka qaatay tanaasul taariikhda galay….oo inagana la inooga baahan yahay in aynu ku dayano. Waxa uu ka tanaasulay dhamaan wixii ay isku hayeen dhinaciii kasoo jorjeeday oo badhkood dalka ka fakaday…waxa uu cafiyey dhamantood …. Waxana uu ka codsaday in kuwii fakadayna ay dalka dib ugu soo noqdaan ……waxaana uu kula heshiiyey in ay dalkooda wadajir ay dhinac ugu soo wada jeedaan………Ragaa uu la heshiiyey waxa kamid ahaa Masuuliyiin Magac iyo maamus ba ku lahaa dalkaa Masar dhinac siyaasadeed iyo mid dagaalba oo waxaa ku jiray Generalo dhinac dagaalka khabiiro ku ahaa…..waxa uu kala doortay in Dalkiisa iyo Dadkiisu badbaado iyo in raga wuu ka adkaadee sidaa ay ku maqnaadaan……haddii ay sidaa ku maqnaadaan iskama celin karo quwadahaa kusoo jahaysan.. dalkiisana kama saari karo xaaladihii uu ku jiray……aakhirkii markuu cafiskaa iyo wadatashigaa sameeyey waxa ay u horseeday in Dalkii iyo Dadkii Masar iyo Guud ahaan ISLAAMkuba Guuleysto…… Markaad usoo banbaxdo in aad ummad hogaamiso oo ay hogaamintaaduna najaxdo laba arimood maanka ku hay….1)Wadatashi…..iyo… 2)Tanaasul…. Wabillahi tawfiiq Cabdirasaaq Askar Hargeisa Somaliland Qaran News
-
Turkey on Saturday donated humanitarian aid to thousands of Somali people displaced by floods in recent months. The life-saving assistance was delivered by the state-run Turkish Cooperation and Coordination Agency. In a statement, the Turkish Embassy in Somalia said: “Turkey has delivered humanitarian relief supplies to the flood-affected people of Beledweyne.” The statement noted that the embassy was closely working with Turkey’s Disaster and Emergency Management Presidency (AFAD), the Turkish Red Crescent and Turkiye Diyanet Foundation. “During the operation, approximately 250 tons of supplies have been delivered to the 35,000 displaced people. Turkey is always and will be at the forefront to assist Somalia,” it said. According to the UN, moderate to heavy rains that started in October has caused flooding in Somalia, displacing an estimated 370,000 people and destroying infrastructure, farmlands, and roads disrupted livelihoods and inundated houses in many locations. Malnutrition and disease outbreak such as malaria and acute watery diarrhea remain rampant in many flood-affected settlements. The United Nations has distributed $18.7 million from the UN Central Emergency Response Fund (CERF) and the Somalia Humanitarian Fund (SHF) to scale up life-saving assistance to just over half a million people affected by floods in Somalia. View the full article
-
Somalia’s National Independent Electoral Commission (NIEC) has temporarily registered six new political parties on Saturday. The registered parties include the Somali labor forward party, the national party, the Somali economic party, the SANU party, the United people party and the Somali national party. The National Independent Electoral Commission commissioner, Abdirahman Osman Dirir called upon the parties to work towards the realization of becoming fully registered parties for operation before elections. The agency reminded the new parties about its continuous monitoring process of the political parties’ offices as a requirement for full registration. The registration puts the total number temporally record to 63 so far. President, Mohamed Abdullahi Farmajo is holding talks with representatives of more than 25 opposition political parties today. The discussion is focused on the realization of one man one vote in upcoming presidential and parliamentary elections in 2021 polls. View the full article
-
Turkey on Saturday donated humanitarian aid to thousands of Somali people displaced by floods in recent months. The life-saving assistance was delivered by the state-run Turkish Cooperation and Coordination Agency. In a statement, the Turkish Embassy in Somalia said: “Turkey has delivered humanitarian relief supplies to the flood-affected people of Beledweyne.” The statement noted that the embassy was closely working with Turkey’s Disaster and Emergency Management Presidency (AFAD), the Turkish Red Crescent and Turkiye Diyanet Foundation. “During the operation, approximately 250 tons of supplies have been delivered to the 35,000 displaced people. Turkey is always and will be at the forefront to assist Somalia,” it said. According to the UN, moderate to heavy rains that started in October have caused flooding in Somalia, displacing an estimated 370,000 people and destroying infrastructure, farmlands, and roads, disrupted livelihoods, and inundated houses in many locations. Malnutrition and diseases outbreak such as malaria and acute watery diarrhea remains rampant in many flood-affected settlements. The United Nations has distributed $18.7 million from the UN Central Emergency Response Fund (CERF) and the Somalia Humanitarian Fund (SHF) to scale up the life-saving assistance to just over half a million people affected by floods in Somalia. Source: Anadolu
-
Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa Galabta wuxuu safar shaqo ugu dhoofay Dalka Enerateka Carabta halkasoo uu Casumaad rasmi ah ka helay. Safarka Madaxweynaha waxaa ku weheliyey [...] Source
-
Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Bar____Qubanaha-23112019.mp3 View the full article
-
Qoraal kasoo baxay wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ayaa lagu sheegay in la baajiyey muxaadaraddii Sheekh Maxamed Cabdi Umal, oo lagu waday in lagu qabto gudaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Baaqashada muxaadarada ayaa ku soo aaday ayadoo gudaha magaalada ay ka dhaceen mudaharaadyo ay dhigeen culimada duqu Suufiyada oo ay ku diidanaayeen in magaalada uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal uu muxaadaro ku qabto. Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa lagu waday inuu magaalada ku qabto muxaadaro ciwaankeedu ahaa sababaha keena musiibooyinka iyo sida looga hortagi karo. Halkaan ka Akhriso Sababaha loo Baajiyey Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Sheekh Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Sheekh Abuukar (Sheekh Soomow) oo caawa u waramay TV-ga Dalsan ayaa ka hadlay banaanbixii Axadda berrito ay iclaamiyeen culumada dariiqada Suufida ee ka dhanka ahaa muxaadarada la joojiyey ee Sheekh Umal. Sheekh Soomow ayaa sheegay in la baajiyay banaan-baxaas, isla markaana ay dowladda uga mahad celinayaan joojinta muxaadaradii Sheekh Maxamed Cabdi Umal uu ku qaban lahaa magaalada Muqdisho. Sheekh Soomow ayaa ugu baaqay culumada Suufida inaysan barri jirin wax isku soo baxa, maadaama la baajiyay muxaadaradii ay diidanaayeen, sidaas darteedna ay iska aadaan masaajidda iyo dugsiyada. “Barito sidaa ogtihiinba Ahlu-Sunna Waljamaaca waxay ku balansaneed inay dhigaan banaanbax aad u weyn sidaa darteed caawa waxaan u sheegayaa inay joojiyaan banaanbaxaas, in mowlacyadooda ay joogaan, masaajiddooda joogaan, howlahooda u gaarka ah ay qabsadaan, dowladana waxaan ka rabnaa balanta ay qaaday inay fuliso inaysan berri dhicin muxaadaradaas” ayuu yiri Sheekh Soomow. Isagoo sii hadlayay ayuu yiri, “Shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa inaan ilaalino amniga, dowladnimada, inaan wada ilaashano caqiidadeena, dowladdu waa inay ilaalisaa diinta iyo rabitaanka dadka fikirka takfiiriga ah dadka yaan lagu dhiira galinin”. Halkaan ka daawo
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaran ayaa caawa soo bandhigtay Xudeyfa Daa’uud Yuusuf oo sheegay inuu ka tirsan yahay dagaalamayaasha Al-Shabaab. Muuqaal laga soo duubay oo lagu baahiyay barta Twitter-ka ee Hey’adda NISA ayuu Xudeyfa ku qiranayaa inuu ahaa ruuxii qaraxa ku xiray gaarigii maanta ku qarxay Isgoyska 14-ka October Ex Soobe. Qoraal kooban oo la soo dhigay barta NISA ayaa lagu yiri, “Laamaha Amaanka ayaa maanta gacanta ku soo dhigay dhagarqabe Xudeyfa, katirsan qaybta qaraxyada AS, kaasoo ku xiray qarax dhejis ah gaari yaalay agagaarka isgoyska Zoobe” Xudeyfa ayaa sheegay inuu saakay ka soo tagay xaafadiisa oo ku taalla degmada Dharkenley, isagoo wata qaraxa nuuca dhajiska ah, kadibna markii uu soo gaaray Isgoyska Banaadir lagu amray inuu raadiyo gaari aan Taargo laheyn si uu ugu dhajiyo qaraxa. Xudeyfa ayaa sheegay in Isgoysa 14-ka October uu ku arkay gaari aan taargo laheyn oo ku baakiman wadada dhinaceeda, intaas kadibna lagu amray inuu ku xiro qaraxa uu siday, maadaama sida uu sheegay ay ku tuhmeen inuu leeyahay qof masuul ah oo ka tirsan dowladda. Markii uu qaraxa ku xiray gaarigii ayuu sheegay inay qabteen dad ka ag dhawaa goobta oo arkayay iyo ciidamada ammaanka, qaraxaas ayaa waxaa ku dhaawacmay hal qof oo wadada marayay. Halkaan ka Daawo
-
Muqdisho (SMN) – Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay muuqaalka nin loo haysto qaraxii maanta ka dhacay Soobe. Shaqsigan oo kasoo muuqday muuqaal ay baahisay NISA ayaa magaciisa wuxuu ku sheegayaa Xudeyfa Daa’uud Yuusuf. Isaga oo bixinaya fahfaahin ku saabsan abaabulkiisa ayaa wuxuu caddeeyay in uu ka yimid dhanka Dharkenlay uuna soo maray Banaadir iyo Beerta Khaadka. Qaraxii maanta oo lagu rakibay gaari nooca raaxadda ah ayna ku dhaawacmeen laba ruux ayaa waxaa iska lahaa nin la sheegay in uu ka shaqeeyo Aadan Cadde. Ma jirto koox illaa iyo haatan sheegatay mas’uuliyadda falkan oo laamaha ammaanka shaaciyeen in ay cambaareynayaan. Ruuxa lasoo bandhigay ee loo haysto falkaas ayaa waxaa la sheegayaa in lagu wareejin doono xeer-ilaalinta Maxkamadda Ciidamadda oo maxkamadeyn doonta. View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa ogolaaday inuu hortago baarlmanka Soomaaliya kadib markii uu diidanaa muddo 10 maalmood ah. Aqbalaadda wasiirka ee kulanka, oo lagu wado inuu dhaco berri, ayaa timid saacaddii ugu dambeysay kadib markii ay qaar ka mid ah xildhibaanada u yeeray ay barta twitter-ka ku shaaciyeen diidmadiisa, uguna hanjabeen inay tallaabo ka qaadayaan. Wasiir Ducaale oo qoraal loogu yeerayo loo diray 14-kii bishan ayaa xitaa diidanaa inuu kasoo jawaabo, ayada oo isku dayo badan oo ay la sameeyeen xildhibaanada uu dhegaha ka furaystay. Hase yeeshee, xildhibaan Cabdifataax Ismaaciil Daahir ayaa maanta twitter-ka soo dhigay qoraal uu ku yiri “Wasiirka amniga waxaa laga filayey inuu baarlamanka hor-yimaado berri, hase yeeshee wuu diiday inuu xaqiijiyo ka qeyb-galkiisa. Maadaama aan mas’uul ka ahay mooshinka, waxaan tani u aragnaa inuu u hoggaansami waayey xeerarka baarlamanka, sidaas darteed waxaa loo gudbin doonaa guddoomiyaha si tallaabo looga qaado.” Wasiir Ducaale ayaa daqiiqado un kadib qoraalka u diray xoghaynta baarlamanka, kuna wargeliyey inuu berri hor-iman doono baarlamanka, sida uu ku cad qoraal ay xoghaynta soo dirtay. Wasiirka ayaa la filayaa in su’aalo laga weydiiyo dhibaatada ay shacabka ku qabaan helista baasaboorka dalka.
-
Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Warka-Habeen-23112019.mp3 View the full article
-
Hargeysa (Caasimada Online) ― Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan oo khamiistii Khudbad ka jeedinayey golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka hadlay wada-hadalada Soomaaliya iyo Somaliland. James Swan ayaa sidoo kale waxa uu khudbadaasi kaga hadlay doorashooyinka uu Madaxweyne Biixi u dalbaday muddo kordhina, isagoona xusay in Muqdisho iyo Hargeysa ay waajib tahay inay xooga saaran oo u soo jeestaan baahiyaha shacabkooda. Swan ayaa labada dhinac ugu baaqay inay ka wada shaqayeen, isla markaana ay si dhow ula socdaan dadaalada lagu rabo in miiska wada-hadalka la iskugu keeno markale, inkasta oo hore u fashilmeen dadaalo badan oo ku aadana dib u furida wada-hadaladaasi. James ayaa waxa kale oo uu ka dhawaajiyay in waqti xaadirkan ay muhiim tahay, oo loo baahanyahay in xukuumada Muuse Biixi ay ixtiraamto xorriyatul qowlka iyo xuquuqda Aadanaha. “Hargeysa iyo Muqdisho waa inay u soo jeedsadaan baahiyaha Shacabkooda oo ay xoogga saaraan, waana inay dhegaha u furaan Dedaallo cusub oo lagu dhiiri-gelinayo Wada-hadal” ayuu yiri James Swan. Wuxuuna intaas kusii daray Amb Swan “Iyadoo la filayo in Doorashooyinka Baarlamaanka Somaliland la qabto sannadka 2020-ka, Hargeysa waxa looga baahan yahay oo muhiim ah in la ixtiraamo xorriyatul-qawlka iyo xuquuqda Aadamaha”.
-
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Sabtiya safar qarsoodiya ugu baxay magaalada Dubai ee xarunta ganacsiga waddanka Imaraatiga Carbeed. Madaxweynaha oo duhurnimadii maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha caasimadda Garoowe, ayaa sii maraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, isagoo halkaasi uga sii gudbaya waddanka Imaaraadka Carabta. Inkastoo xafiiska Warfaafinta madaxtooyada Puntland aysan Saxaafadda la wadaagin safarka madaxweynaha, haddana warar ay heshay Puntland Post ayaa sheegaya in ujeedka safarkiisu yahay, sidii uu mas’uuliyiinta Imaraadka Carabta ugu qancin lahaa, in ay sii wadaan Qandaraaska Shirkadda DPG oo qaabilsan Adeega iyo Saadka ciidanka Badda Puntland ee PMPF. Shirkadda DPG oo ay ku midaysan yihiin Saamiley Ganacsato Reer Puntland ah, ayaa in ku dhow 10 sano, waxay dowladda Imaaraadka ka haysatay Qandaraaska Taakuleynta ciidanka Badda Puntland ee PMPF, balse khilaaf ba’an oo soo kala dhex-galay saamileydii ku midaysnaa shirkaddaasi, ayaa kalsooni-darro ku abuuray mas’uuliyiinta UAE oo marar kala duwan ku hanjabay in ay Qandaraaska dhan kala laaban doonaan. Khilaafka xooggan ee ka dhex-jiray Ganacsatada ku midaysan shirkaddaasi, ayaa sabab u noqday in lixdii bilood ee la soo dhaafay, uu khal-khal ku yimaado hawlihii shirkadda, islamarkaana mas’uuliyiinta Imaaraadku ay hakiyeen Adeegii iyo Saadkii ay u soo marin jireen ciidanka PMPF. Sidoo kale, ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ay weheliyaan malayshiya-beeleed hubaysan, ayaa dhowaan qabsaday xaafado ka tirsan magaalada Boosaaso, kadib markii uu saameeyay khilaafka Saamileyda DPG. Balse, xubno kamid ah Isimada Dhaqanka Puntland, ayaa markii dambe ku guulaystay in ciidankaasi gadooday magaalada laga saaro, kadibna xal dhammaystiran laga gaaro khilaafka Saamileyda DPG oo markii hore sal u ahaa gadoodka. Ugu dambeyntii, Qaar kamid ah isimada Dhaqanka iyo madaxweyne Deni ayaa la xaqiijiyay in ay soo af-jareen khilaafkii u dhexeeyay Saamileeyda shirkadda DPG, islamarkaana uu madaxweynuhu ballan-qaaday in uu mas’uuliyiinta Imaaraadka ku qancin doono, in ay sii wadaan Qandaraaska DPG ee Taakuleynta ciidanka PMPF. PUNTLAND POST The post Xog: Madaxweyne Deni oo safar qarsoodiya ugu baxay waddanka Imaaraadka Carabta appeared first on Puntland Post.
-
Reforming the electoral system and public services could be a key to breaking the deadlock over parliamentary elections in Somaliland, argues Liban Ahmad Two years ago President Muse Bihi Abdi of Somaliland won the presidential election. One year ago the Chairman of Waddani, an opposition party, Abdirahman Abdullahi Mohammed, toured Europe to galvanise his supporters to campaign for an electoral reform agenda. He called for Somaliland diaspora to join Waddani en masse because “it is a party that can save Somaliland”. It was a bold claim from a politician nursing electoral defeat. His party has changed the electoral landscape in Somaliland: Waddani won more than 70% of constituencies that are not related either to the leader of the ruling party ( Kulmiye) or Waddani Party Chairman clanwise. This political potential has not become a foundation to which parties gear their political programmes. Waddani has not so far accepted a parliamentary elections timeframe proposed by Kulmiye. It views the electoral commission as biased and has recommended replacement of a member of the commission. The distrust between the ruling party and Waddani runs deeper. Chairman Abdirahman has reiterated that Kulmiye uses public funds for electoral purposes. This claim is enough to dent the confidence many citizens have in Somaliland political processes. Political leaders did not appeal to clan sentiments during election campaigns, and yet the perception that an alliance known as Jeegaan (rainbow) acts as gatekeepers against opposition parties has gained ground. Dr Mohamed Abdi Gabose, the former Somaliland Interior Minister and now the owner of a hospital in Hargeysa added his voice to the resentment against the “Jeegaan” alliance. The arrest of senior Waddani leaders this week has complicated matters. The threat that “Jeegaan” poses to Somaliland polity is overblown. Waddani is competing with a party viewed as a pioneer in the transition from clan-based constituencies to a multiparty system. Since 2003 Kulmiye contested three presidential elections and one parliamentary election. This track record boosts its electoral fortunes when competing against a seven-year-old party —Waddani. A two-pronged strategy could help Somaliland break the deadlock over holding parliamentary elections in 2020. One approach involves revamping the electoral system. In Somaliand, a winning party can govern like a landslide winner despite garnering less than 60% of the total votes cast during a presidential election. President Bihi ( left) cracking a joke with Waddani Chairman in Hargeisa When presidential and paramilitary elections are held separately, as was the case in 2017, the outcome of elections calls the legitimacy of the winning party to govern into question. An electoral system like Somaliland’s is due for an overhaul. Hersi Haji Ali, a former senior Kulmiye member and now a senior leader of Waddani, in his memoirs deplored the use of government powers to benefit business interests. Hersi had to face accusations that he had betrayed President Ahmed M. Mohamud. What Hersi wrote in his 2018 memoirs is as a significant wake-up call as the 2016 World Bank report on businesses in Somaliland. The World Bank report highlighted the risk that the Somaliland legislative branch might become beholden to business interests. Electoral reform will aim to raise the bar to win the presidency to 60% of constituency votes to rectify imbalances in the electoral system. The second strategy involves reform of the Somaliland public service. There is evidence that many legislations passed by the Somaliland Parliament do not get implemented. The 2% funding for Eastern regions passed more than ten years ago has not materialised, for example. In 2015, Saeed Warsame, a Waddani MP, raised a question about a budget decentralisation bill for regions that has not come into effect. Those two examples might be the tip of the iceberg. Kulmiye prides itself upon playing a fundamental role in nurturing Somaliland political processes, whereas Waddani is a party known for promoting good governance and accountability. Fusing those two strengths will facilitate the electoral, and public service reform Somaliland needs to break the deadlock over the timeframe for parliamentary elections. Liban Ahmad libahm@gmail.com The post Breaking the Deadlock over Parliamentary Elections in Somaliland appeared first on Puntland Post.
-
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay nin sheegay in uu ka dambeeyey qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya (NISA) ayaa caawa boggeeda Twitter-ka soo dhigtay muuqaal nin dhalinyaro ah oo sheegaya in uu maanta qarax ku xiray gaari yaallay agagaarka Isgoyska Soobe. Ninkan oo NISA gacanta ku soo dhigtay ayaa magaciisa ku sheegay Xudeyfa Daa’uud Yuusuf, wuxuuna sheegay in uu ka tirsanaa Al-shabaab, gaar ahaan qeybta qaraxyada ku xirta gawaarida. Xudeyfa ayaa ka sheekaynaya qaabka uu qaraxa ugu xiray gaariga iyo sida ay wax u dhaceen. Laamaha Amaanka ayaa maanta gacanta ku soo dhigay dhagarqabe Xudeyfa, katirsan qaybta qaraxyada AS, kaasoo ku xiray qarax dhejis ah gaari yaalay agagaarka isgoyska Zoobe pic.twitter.com/nEA93zJXhi — NISA (@HSNQ_NISA) November 23, 2019 Qaraxa ninkan ka dambeeyey waxaa ku dhaawacmay labo qof oo ku sugnaa aaga, waxaana ka badbaaday darawalkii waday gaariga oo ahaa nooca raaxada. PUNTLAND POST The post Ninkii ka dambeeyey qaraxii maanta Muqdisho oo la soo bandhigay appeared first on Puntland Post.
-
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii labaad baajisay muxaadiro uu magaalada Muqdisho ku qaban lahaa Sheekh Maxamed Cabdi Umal. Wasiirka Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ku dhawaaqday in ay guud ahaan baaqatay muxaadaro maalinta berri oo Axad ah lagu waday in uu garoonka kubbadda cagta Eng. Yariisow ku qabto Sheekh Maxamed Cabdi Umal. Wasiir Khadiija ma cadeyn sababta loo baajiyey, laakiin waxa ay shaacisay in aysan jiri doonin muxaadaro uu berri qaban doono Sheekh Umal, waxayna xustay in uu arrintaas faahfaahin doono Wasiirka Diinta Xukuumadda Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay shaacisay in Sabtida oo maanta ahayđ ay dhici doonto muxaadarada Sheekh Umal ee Muqdaho, balse shalay oo Jamce ahayd ayey mar kale sheegtay dowladdu in ay dhaceyso Axadda, iyadoo Guddi u xilsaartay qaban qaabada iyo qabsoomida muxaadaradaas. Mar kale ayaa hadda la joojiyey muxaaradaas, waxaana muuqata in gabi ahaanba la joojiyey muxaadiradii uu Sheekh Umal ku qaban lahaa Muqdisho. Muxaadarada Sheekh Umal ayaa buuq badan dhalisay waxaana ka soo hor-jeeday culimadda Suufiyada, kuwaas oo dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay joojiso muxaadaradaas, haddii la qabtana ay wixii ka dhasha mas’uuliyadeeda qaadi doonto dowladdu. PUNTLAND POST The post Muxaadiradii Sheekh Umal ee Muqdisho oo mar kale la baajiyey appeared first on Puntland Post.
-
(SLT-Muqdisho)-Dawladda Soomaaliya oo si rasmi ah u joojisay Muxaadaradii uu Sheekh Maxamad Cabdi Umal ku qaban lahaa Magaalada Muqdisho. Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta ayaa War Saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in Sheekh Umal uu Barnaamijyo Wacyi galin ah ka baahin doono Warbaahinta inta uu jooga Muqdisho. Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday in gebi ahaanba la baajiyey muxaadaro uu Sheekh Maxamed Cabdi ku qaban lahaa ee magaalada Muqdisho. Wasaaradda ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Sheekh Umal “uu soo jeediyey asagoo tixgalinaya duruufaha ku xeeran muxaadarada in la baajiyo, Wasaaraddana wey ku waafaqday soo jeedintaas.” Wasaaradda ayaa sheegtay “inay ayaan darro tahay in tashwiish lagu furay qabashada Muxaadarada Sheekha oo cinwaankeedu ahaa “Asbaabaha Keena Musiibooyinka & sida looga hortgo.” Wasaaradda Awqaafta ayaa sheegtay inay diyaar u tahay in ay Sheekha Maxmed Umal ay ku martiqaadi doonto barnaamijyo wacyigalineed xilliga ku haboon, Isla markaana ay diyaar u tahay soo dhaweynta dhammaan culumada Soomaaliyeed ee diyaarka u ah wacyigalinta bulshada Soomaliyeed oo xilligan baahi weyn loo qabo. Baaqashada muxaadarada ayaa timid kadib markii ay si aad ah uga horyimaadeen culimada Ahlu-Sunna Waljamaaca oo Sheekh Umal ku eedeeyey “inuu aflgaadeeyey nebiga NNKH”, eedeyntaas oo Umal uu beeniyey. Culimada suufida ayaa wacad u maray inay hor-istaagi doonaan muxaadaradan ayaga oo qorsheeyey dibad-baxyo ballaaraan oo ka dhacaya garoonka Injineer Yariisow. Waxaa sidoo kale xog lagu hayaa inay taageerayaal badan ay ka dhaadhiciyeen inay gudaha u galaan garoonka, kana hortagaan muxaadarada. Cabsida ugu weyn ayaa ahayd in garoonka Injineer Yariisow ay ka dhacaan rabashado u dhaxeeya taageerayaasha Suufida iyo kuwa Umal, taasi oo sababi karta dhimasho iyo dhaawac, waxaana la rumeysan yahay in taas darteed loo baajiyey muxaadarada. Hoos ka aqriso qoraalka Wasaaradda
