-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
(SLT-Hargeysa)-Ergayga Midowga Yurub ee gobalka Geeska Afrika Mr. Alex Rondos, ayaa ka hadlay Somaliland iyo sida ay ugu guulaysan karto halgankeeda. Danjire Alex oo toddobaadkan hadal ka jeediyay xarunta Wilson Center ee dalka Maraykanka, ayaa waxa su’aal ku saabsan Somaliland weydiiyay wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Maraykanka danjire Bashiir Good, waxaanu ergayga Midowga Yurub oo ka jawaabaya su’aasha wakiilka Somaliland uu yidhi “Somaliland waxaay joogtaa taariikh ahaan meel xiiso badan. Tani waa gobol dhif ka ah Afrika oo soo maray awood isku bedel sharci ah. Adiga oo Somalilad metelaa na waxaad dabcan jeclaan lahayd in mar saddexad ay saasi dhacdo. Xaqiiqdu hadda waxay tahay, anigu ma gelayo in la ictiraafo iyo in kale, taasi waxaay u taal deriskiina, dadkiina, Somaliya lafteeda, Midawga Afrika iyo kuwa kale, balse waxa aan shaki ku jirin in mudo dheer oo ay Somaliland awood u yeelato inay sii muujiso inay ilaalinayso xasiloonida, way caawinaysaa hadii Somaliland ay muujiso inay awood u leedahay inay samayso is bedel siyaasadeed oo nabad ah oo lo marayo geedi socod doorasho, waxaana fiican inay sidaas ku adkaysato sababta oo ah waxa muuqata inay hada yara bariiqatay halkaasi.” Ergayga oo hadalkiisa sii wataa wuxuu yidhi “Waxa ila tahay waqtiga ayaa kala cadayn doona waxan sheegayo, waxaan se soo jeedinayaa waxaay tahay in Somalilanders ku, iyada oo aan waxba loo dhimayn hiigisigiina, waa inaad si taxadar ah ula socotaan waxa ka dhacaya gobolka oo dhan. Ma ka jiraa gobolka qaab balaadhan oo Somaliland ku raadin karto hiigsigeeda si aan koobnayn oo gaar ahayn balse buuxinaysa sida guud ee gobolku u dhisan yahay, sababta oo ah waa halkaas meesha xaqiiq ahaan mustaqbalku ku jiro, maaha oo keliya Somaliya, balse dhamaan deriska Somaliland oo dhan. Waxaynu u baahanahay inayu u fekerno si ka baxsan sida caadiga ah.” Source
-
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) on Sunday reiterated its commitment to ensuring that Somalia holds peaceful parliamentary and presidential elections in 2020/2021 at a public awareness forum in Mogadishu. AMISOM Police Commissioner, Assistant Inspector General of Police (AIGP) Augustine Magnus Kailie told members of the civil society, political parties representatives and the National Independent Electoral Commission (NIEC) that AMISOM, in partnership with key Somali stakeholders, was ready to secure the upcoming one-person-one-vote elections so that the process is free and fair. “Somalia has turned a corner through political processes, including electoral reforms and as such is now preparing itself to hold multi-party, democratic, universal suffrage elections in 2020 and 2021. Somalia’s leadership has demonstrated commitment to move away from the old 4.5 clan-based power-sharing formula and conduct one-person-one-vote elections”, AIGP Kailie, who represented the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) to Somalia Ambassador Francisco Madeira, said. The public awareness forum brought together key stakeholders as well as members of the public to brainstorm about how best Somalia could hold universal elections, as one way of giving ownership of the electoral process to the public in order to increase their confidence in the process. Hussein Abdi Adan, a commissioner with NIEC, which is the body mandated to manage elections in Somalia, recognized AMISOM’s role in providing security and said AMISOM’s presence was an important factor in managing the national elections. “An electoral security task force was put up which includes the Somalia police, security forces at federal and national level as well as AMISOM forces. We are hopeful that AMISOM will actively take part in securing the election, from safeguarding the candidates, polling centers and securing electoral material,” Hussein added. Civil Society representative Fatuma Mohamed Ahmed said that the coming together of the various stakeholders and the nature of the discussions had given her hope that holding peaceful elections was possible in Somalia. “We really want to see our country develop and would hope to see one-person-one-vote elections taking place. The people who attended this forum discussed how the election will take place, how electoral security is to be managed and how the country is going to be led after that. I am really happy to be part of these discussions,” Fatuma said. AMISOM Police Election Security Officer Superintendent Alfred Kudah gave a presentation on electoral security, which showed the challenges to be expected and how AMISOM and Somalia Security Forces were prepared to neutralize any threats. “Our role specifically is about supporting in terms of manpower, in terms of logistics and assisting the Somali people to review the electoral laws so that everyone is aware of what their role is,” Kudah stated. Those at the discussion included Hussein Abdi Adan, NIEC Commissioner; Osman Mohyadin Shatah, Chairman of the Somali Non-State Actors (SONSA) and representatives from several political parties. View the full article
-
The Head of the African Union Mission in Somalia (AMISOM), Ambassador Francisco Madeira, has pledged to work closely with the new Mayor of Mogadishu and Governor of Banadir Region, Omar Mohamud Mohamed, to ensure the mayor’s vision of a more secure and peaceful Mogadishu is realized. Mayor Mohamud Mohamed assumed office in August. “I found an extremely committed and engaged man who has a population of Mogadishu at heart and wants a very important thing for his people. He has taught me a very important slogan: ‘A peaceful people in a clean city’. I was very impressed because this slogan summarizes security, stability, and development. I told the mayor that AMISOM will support him to the measure of our ability and that we will work together on this,” Ambassador Madeira said after his meeting with the mayor at the Banadir Administration Headquarters in Mogadishu. “We discussed the issue of the upcoming 2020/2021elections, and the need to ensure that this election is secure and takes place in a free, fair and stable environment. We discussed how we can work together in the context of the established Somalia Election Security Task Force,” Ambassador Madeira added. Somalia, with the support of AMISOM, the United Nations and other partners, is preparations for one-person-one-vote in late 2020/2021, which would be an important milestone in the rebuilding of the country after more than two decades of violent conflict. Other aspects the two leaders explored included avenues for engagements involving civilians and the military operations, for the benefit of the people of Somalia. Addressing the press, Mayor Mohamed expressed gratitude for the Ambassador’s visit, saying that their deliberations had been rich and promising. “The Ambassador has welcomed all our requests, which are based on the partnership we have. AMISOM has for long played an important role in Mogadishu, and Somalia as a whole,” the mayor said, and further paid glowing tribute to AMISOM force’s peacekeeping operations from the time they first arrived in Somalia to help degrade the Al-Shabaab terrorists. “AMISOM forces and their leadership have stayed nights at the frontlines and under difficult conditions in this city. They have spent time with our forces. From the start, Mogadishu residents, Somali forces and AMISOM forces worked together with the objective to free the city of Mogadishu from the enemy. It is that unity which resulted in the liberation of Mogadishu,” the mayor said. View the full article
-
The President of the Federal Republic of Somalia, H.E President Mohamed Abdullahi Farmaajo has welcomed the restructuring of the regional body, IGAD which was agreed by the leaders following the conclusion of the 13th Ordinary Assembly of Heads of State and Government in Addis Ababa, Ethiopia. The Federal government of Somalia, in recognition of the body’s strategic role and with an understanding of the development opportunities, cooperation, and trade partnership, has maintained its advocacy for reforms and restructuring on the composition of IGAD so as to represent the views of the citizens and the public of the member states while remaining a platform that captures the interests of the region and all its stakeholders, especially, in key areas of the economy and the politics of its member states. President Farmaajo on his part submitted his congratulations to the new Chairman of IGAD, H.E Abdallah Hamdook, the Prime Minister of the Republic Sudan who took over the chairmanship of the strategic institution. H.E President Farmaajo expressed his belief in the new leadership of our brotherly nation of Sudan while also acknowledging PM Hamdook’s input to Somalia’s economic reforms while serving as a member of Somalia’s National Economic Council. Furthermore, H.E President Farmaajo also offered his congratulatory message to Dr. Workneh Gebeyehu the new Executive Secretary of IGAD while also assuring the new leadership of full cooperation and support from the Federal government of Somalia for the successful fulfillment of the organization’s strategic vision and core goals and for the region’s progress and prosperity. The government and the people of the Federal Republic of Somalia remain committed to playing their part to strengthen cooperation with fellow IGAD member states in order to contribute to regional development and prosperity owing its longstanding role as a proud founding member of IGAD. View the full article
-
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye ayaa liiska odayaasha soo xulaya baarlamaanka Galmudug ku wareejiyey guddiga farsamada ee maamulkaasi. Liiska oo ka kooban 44 oday dhameed ayaa waxaa lagu wadaa in isla maanta la xareeyo, si ay u guda galaan saxiixooda baarlamaanka. Guddiga ayaa sheegay in odayaasha looga baahan yahay inay dardar galiyaan waajibaadka shaqo ee loo igmaday, si aysan dib ugu dhacin doorashada baarlamaanka. Bisha December ee soo socota ayaa qorshuhu yahay inay dhacaan doorashooyinka Galmudug oo isugu jira mida madaxweynaha iyo baarlamaanka ee maamulkaasi. Arrimahan ayaa ku soo aadaya, iyadoo weli ay taagan tahay tabashada Ahlu Sunna oo dhaq dhaqaaq siyaasadeed ka wada magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Magacyada Odayaasha Dhaqanka ee saxiixayaasha Baarlamaanka Galmudug ayaa lagu dhawaaqay iyada oo maanta la xareynayo. Liiska Odayaashan ayaa waxaa Guddiga Farsamada dhismaha Dowlad Goboleedka Galmudug ku wareejiyay Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya. Odayaashan ayaa waxaa ay soo gudbin doonaan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug iyada oo Bisha December ee berri billaabaneysa ay noqoneyso bisha doorashada Guddoomiyha Baarlamaanka, iyo Madaxweynaha Galmudug.
-
W/Q Agaasime hore Maxamed Aadan Ilkacase Salaan Sare Caasimada Geeska Nayroobi: QODOBADA 1.Gudigii dhexdhexaadintu tolow xagay Wax marinayaan? 2.Gudigii Doorashada ee Dhaawaca ahaa miyay is dooranyaan tolow? 3.Murankii WADANI ee Bilaa Jihada Ahaa Xaguu ku jihansanyahay maanta? 4.Gudoomiye Faysal Hoos ma ugu Waramay Dadkii Waxa Ka Socda Geeska Africa 5.Xisbigii Oromadu Xaalkiisu Waa Sidee ka dib Waraysii Wasiirka Gaashaandhiga 6.Xisbigii Somalida Ethiopia Xaguu u socdaaaa 7.Urur Goboleedkii IGADD Kenya Way iska Farsamysay oo Kursiga Wayn Ee Qaramada Midoobay bay Culayska Saartay 8.Xeerka Cusub ee Doorashada FARMAAJO rabo muxuu Daaran yahay 9.Nayroobi Yaa imanaya Dhawaan maxaase lagu karkarinayaaa? 10.Qatar,Turki,UAE,EGLAND, Sucuudigu Shiinahu iyo Maraykanku Maxay ka Rabaan Geeska Africa? 11.Madaxwayne Muuse Biixi Tolow Ma Ka debciyay Adaygii Siyaasada oo ma ku daray Woxogaa Doqoniimo isku Wadida iyo Furfurnaan Shaxaad oo Gacmuhu is yara dhaafeen? 12.Tolow Wanjalkii Sheekh Saleebaan Wasiir Cabdilahi Abokor intuu xidhnaa Ma ku Nafisay oo ma sii daynayaa? Allow Sahal Amuuraha Socda Source
-
(SLT-Hargeysa)-Ciidammada laanta socdaalka ee Somaliland amma (Immigration-ka), ayaa saaka bilaabay olole Lagu ururinayo dadka Itoobiyaanka ah, gaar ahaan Oramada ka dhex dawarsada suuqyada waawayn Ee magaalada Hargaysa. Dadka ayaa la geynayaa xuduuda u dhaxaysa Somaliland iyo Itoobiya ee magaalada Wajaale si dalkooda dib loogu celiyo. Maaha markii ugu horraysay, ee la raafo dadka Oromada ah, mana Kala cadda In la illaa inta la mustaafurin doono Source
-
(SLT-Addis Ababa)-Gaashaandhigga ahna ku xigeenka Xisbiga ODP ee degaanka Oromiya ka taliya Lamma Magersa ayaa sheegay inuu kasoo horjeedo midaynta xisbiyada dalka ee EPP iyo nidaamka MADAMAR ee uu layimid Abiyi Axmed. Waxa uu sheegay in bilawgiiba uu guddida fulinta u sheegay in aanay sax ahayn hannaanka lagu midaynayo xisbiyada maamul goboleedyada ee la isugu guurayo xisbiga talada Itoobiya haya, haddiiba ay sax tahayna ay wakhtigeedii ka soo horumartay. Waxyaabaha uu sheegay waxa ka mid ah in aanay bulshadooda Oromada ee leh xisbiga ODP aanay ka qancin karin arrintan marka horena ay tahay in bulshadu aamminto oo ku qanacdo nidaamka cusub. Lamma Magersa ayaa arrintan ka sheegay mar uu u waramayay laanta Afka Oromada ee VOA, inkastoo sida wararka qaar sheegayaan waraysigan markii hore la hakiyay sababo aan la caddayn haddana xalay ayay baahisay laanta Afka Oromada ee VOA. Hadalka Lamma Magersa ayaa kusoo aadaya xilli la rabo in dalka oo dhan laga hirgaliyo arrimaha ku saabsan midaynta xisbiyada dalka. isla markaana arrintan ayaa dhabarjab ku noqon karta siyaasadda cusub ee Abiyi Axmed rabo inuu dalka ku hoggaamiyo. Lamma Magersa ayaa ahaa ninka ugu soo dhaw Abiyi Axmed, wuxuuna hayaa xilka ugu sareeya dawladda isagoo awood badan ku leh gudaha degaanka Oromiya ee ay kasoo wada jeedaan isaga iyo Abiyi Axmed, islamarkaana uu hore u soo hoggaamiyay gobolka Oromada iyo xisbigooda ODP ayaan wali ka jawaabin hadalka ku xigeenkooda Lamma Magersa. Source
-
(SLT-Hargeysa)-Somaliland ayaa doonaysa in Boqolkiiba Soddon Shixnadaha Kontiinarrada Itoobiya ay ka soo degaan dekedda Bebera, iyadoo uu kala badh wejigii hore ee casriyeynta dekeddu dhammaatay. Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA, ayaa soo xigatay warbixin uu dekedda Berbera ka qoray Wargeyska Capital oo ka soo baxa Magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya, waxaanu Maareeyaha dekedaha Somaliland Siciid Cabdilaahi u xaqiijiyey Wargeyskaas in casriyeynta marsadda Berbera la dhammaystiri doono Bisha October 2021ka. Warsidaha Capital waxa uu sheegay in dhismaha jidka Berbera Corridor oo dhererkiisu yahay 250km oo isku xidhaya Magaalooyinka Berbera iyo Wajaale ay wada galeen dawladaha Somaliland iyo Itoobiya, isla markaana uu jidkaasi wax ka tarayo sidii Itoobiya ay u isticmaali laheyd dekedda Berbera. Sidoo kalena, Maareeyaha Dekeduhu wuxuu sheegay in fulinta qorshaha casriyeynta iyo ballaadhinta marsadda Berbera ay u socoto sidii loogu talogalay. Jidka Berbera Cooridor oo lagu wado inuu dhammaado Bisha May ee sannadka fooda innagu soo haya, waxa Guddi wadajir ah oo ka kooban Somaliland iyo Itoobiya ay wadajir uga wada shaqeynayaan arrimaha kastamada iyo cashuuraha. Source
-
(SLT-Hargeysa)-Guddida Cusub ee Doorashooyinka Somaliland ayaa laga hor-istaagay inay doortaan Gudoomiye ku meel gaadh ah. Guddigga u kala dab qaadaya Xukuumadda iyo Mucaaraddka ayaa diiday in Guddiga Cusubi Gudoomiye yeeshaan , Arintaasi ayuu Guddiga dhex-dhexaadintu u arkeen inay sii hurinayso khilaafka hadda jooga hoose ku socda Ee u dhexeeya Xukuumadda iyo Mucaaraddka . Guddiga dhex-dhexaadinta ayaa ilaa hadda si wayn loogu amaanay jihada ay wax u wadaan. Balse Guddiga Cusub Ee Doorashooyinka ayaa Berri ka Tashanaya soo jeedinta Guddiga dhex-dhexaadinta . Source
-
Nairobi (Caasimada Online) – Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada dalkaasi ay sii joogayaan gudaha Soomaaliya, kuwaas oo haatan ka howlgala inta badan deegaanada Jubbaland. Kenyatta ayaa sheegay in inta laga saarayo kooxda Al-Shabaab ciidankiisu sii joogayaan gudaha Soomaaliya, islamarkaana ay qeyb ka sii ahaan doonaan howlgalka AMISOM. Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in dolwaddiisu ka go’aan tahay, sidii looga adkaan dagaalyahannada kooxda Al-Shabaab. “Ciidamadeenu waxay sii wadi doonaan inay ka sii mid ahaadaan AMISOM, illaa haliska ka imaanaya kooxaha xagjirka ee dalkeena qalqal gelinta la soo afjaro.”ayuu yiri Madaxweyne Uhuru Kenyatta. Waxa kale oo uu intaasi ku sii daray in hadafkooda kaliya uu yahay in ay nabad ku soo dabaalaan Kenya iyo dariskeeda, sida uu hadalka u dhigay. “Ciidamada difaaca waxay ku dadaalayaan hadafkooda ah inay nabad waarta iyo horumar waara ka keenaan Kenya iyo deriskeeda.” ayuu markale yiri Kenyatta. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyadoo si aad ah xukuumadda Nairobi loogu dhaliilay xagga amniga, gaar agaan ciidamada ay u soo dirtay Soomaaliya oo marar badan loogu baaqay inay la soo baxdo, si wax looga bedalo weerarada Al-Shabaab ka fuliso dalkaasi.
-
(SLT-Jabuuti)-Dowladda Jabuuti ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay xilka guddoomiyaha baarlamaanka midoobay ee Qaaradda Africa. Maxamed Cali Xumad guddoomiyaha baarlamaanka dalka Jabuuti ayaa xilkaasi loo doortay, wuxuuna bedali doonaa guddoomiyaha baarlamaanka dalka Burkina Faso, Alassane Bala Sakandé, kaas oo muddo hayey jagadaasi. Guddoomiye Xumad oo ka hadlay guushiisa ayaa sheegay in tani ay fursad u tahay dhammaan dalalka ku yaalla Geeska Africa. Sidoo kale wuxuu carabka ku dhuftay in ay wadamada Qaaradda Africa u baahanyihiin in ay dhaqaale ahaan is-dhexgalaan, isagoo ku baaqay in is-dhexgalku noqdo mid badax banaan, looguna daneynayo nolosha guud ahaan dadka ku dhaqan Qaaradda Africa. Ugu dambeyn wuxuu tilmaamay inuu ka shaqeyn doono Dimuqraadiyadda iyo sidii hormar looga sameyn lahaa gobolka. Jabuuti ayaa muddooyinkii la soo dhaafay dadaallo xoogan ka waday gobolka, si ay uga mid noqoto dalalka ugu horreeya xaga hoggaanminta, iyadoona sidoo kale sanadka 2020-ka Kenya kula tartami doonto kursiga golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay. Source
-
(SLT-London)-Ninka weerrarka soo qaadday oo booliisku magaciisa ku sheegay Cismaan Khan oo ah 28 jir, hore u ahaa maxbuus bannaanka ku joogay damiin waqtiga uu weerrarka dhacayay, kaas oo lagu dilay nin iyo haweeney saddex qof oo kalana waa ay dhaawacmeen. Khan ayaa waxaa toogasho ku dilay boooliska kaddib markii xubno ka tirsan dadweynaha ay ninkaasi hareereeyeen, Booliiska ayaa weerarkaasi ku tilmaamay fal argagixiso. Mas’uuliyiinta ayaa aqoon u lahaa Cismaan Khan, oo waxaa ninkaas falal argagixiso loo xukumay sanaddii 2012-kii, sida uu sheegay taliye ku xigeenka boooliiska London Neil Basu. Bayaan uu Basu soo saaray ayuu ku sheegay in ninkaasi damaanad xabsiga looga sii daayay bishii Diseembar 2018. Raisul wasaaraha Britain ayaa Boris Johnson ayaa shegay in muddo dheer uu ku doodi jiray inay qalad tahay in daambiilayaasha halis ah xabsiga laga siidaayo iyada oo uusan waqtiga lagu xukumay u dhammaan, Booliiska ingiriiska ayaa imika baaritaan ku haya goobtii uu ku noolaa Mr Khan. Source
-
(SLT-Doha)-Dowladda Qatar ayaa diiday eedeymo been abuur ah oo uga yimid dowladda Eritrea, oo ay Doha ku eedeysay inay dalkeeda ka waddo arbushaad dhan walba ah. Qatar ayaa sheegtay in ayna wax shaqo ah ku lahayn koox ama kooxo ku sugan dalka Eritrea, taasina ay dowladda Eritrea “si wanaagsan uga war-hayso.” Wasaaradda warfaafinta Eritrea ayaa qoraal ay shalay soo saartay ku eedeysay Qatar inay “hubeeneyso kooxo islaamiyiin ah oo dalkaas ka jira, iska horkeeneyso shacabka Eritrea, islamarkaanna abaabuleyso kacdoon lagu ridayo dowladda dalkaas.” Bayaan shalay kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Qatar ayaa lagu sheegay inay aad ula yaabtay bayaanka ay deg degta usoo saartay wasaaradda warfaafinta Eritrea, intii ay mari lahayd hanaanada diblomaasiyadda iyo sharciga ah ee la aqoonsan yahay. “Tani waxa sare u qaadeysaa shakiga laga qabo ujeedka dhabta ah iyo dhinacyada ka dambeeyey bayaanka aan garowshiiyaha lahayn” ayaa lagu yidhi bayaanka wasaaradda arrimaha dibedda Qatar. Bayaanka ayaa lagu sheegay in Qatar ay bishii April dhambaal cabasho ah u gudbisay safiirka Eritrea ee Qatar, islamarkaana muujisay sida aysan ugu faraxsaneyn qoraal la mid ah kii shalay oo ay soo saartay wasaaradda warfaafinta Eritrea. Bayaanka ayaa lagu yiri “Safiirka Eritrea ee Midowga Africa waxa uu sanadii 2017 Qatar ka codsaday inay dhex-dhexaadiso dalkiisa iyo Jabuuti oo muran xuduudeed ka dhaxeeyey. Haddii Eritrea ay wax shaki ah ka qabtay dhab ahaanta eedeymahan nacasnimada ah ee kasoo baxay wasaaraddeea warfaafinta, ma sameyn lahayn codsi noocan ah.” Wasaaradda arrimaha dibedda Qatar ayaa ugu baaqday wasaaradda warfaafinta Eritrea “in ay eegto xaqiiqda iyo xudunta dhibaatada, intii ay sameyn lahayd eedyemo been abuur ah oo ka dhan ah dal saaxiib ah oo dadka Eritrea ay xushmad u hayaan.” Source
-
Musharrax Odowaa Musharraxa xilka madaxtinimada dowlad goboleedka Galmudug, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, ayaa eedayn culus u jeediyay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Mudane Odowaa, ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo, in uu garab iyo gaashaan uu adeegsado ka dhigtay ciidamada dowladda Ethiopia, si ay kursiga ugu sii hayaan, islamarkaana afduub, cabburin iyo caga-juglayn ugu geystaan cid kasta oo dhaliilsan Siyaasadda Farmaajo. Musharraxa ayaa soo taxay dhacdooyin dhawr ah, oo madaxweyne Farmaajo u adeegsaday ciidamada Ethiopia, in ay u af-duubaan siyaasiiyiin, mas’uuliyiin iyo madaxba, balse qaarkood aysan ku guulaysan, isagoo tusaale u soo qaatay arrima ay kamid yihiin; doorashadii Koonfur Galbeed, af-duubkii Roobow, mas’uuliyiin laga qabtay gobolka Gedo iyo sidoo kale isku day in la qabto madaxweynaha Jubaland oo fashilantay. Sidoo kale, wuxuu sheegay in hadda madaxweyne Farmaajo uu ciidamo Ethiopiana ku daabulayo magaalada Dhuusamareeb, si loogu cabsi geliyo musharrixiinta u tartamayaa doorashada Galmudug ee aysan dowladdu wadan, islamarkaana loogu af-duubto doorashada maamulkaasi Galmudug. Ugu dambeyntii, musharrax Odowaa ayaa madaxweyne Farmaajo ku dhaliilay in uu doorashada ku galay Ethiopian Neceyb, balse durbadiiba uu si xishood-darro ah isugu dhiibay dowladda Ethiopia, waxaana uu ku boorriyay in uu is daba-qabto. PUNTLAND POST The post Odowaa oo Farmaajo ku eedeeyay in uu ciidamada Ethiopia u adeegsanayo Af-duubka doorashada Galmudug appeared first on Puntland Post.
-
(SLT-Ciraaq)-Ra’iisul Wasaarihii dalka Ciraaq Caadil Cabdul Mahdi ayaa ku dhawaaqay inuu xilkii iska Casilay. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaare Caadil ayaa waxaa lagu shaaciyay inuu xilkii iska Casilay, kadib todobaadyo Ciraaq ay dhaceen Dibad-baxyo rabshado watay. Sidoo kale is casilaada Caadil ayaa timid, kadib markii wadaadka shiicada Ciraaq uu si kulul u Cambaareeray in awood loo adeegsaday Dibad-baxayaal Careysan oo kasoo horjeeday Xukuumadii Caadil. Ugu yaraan 400 qof ayaa ku geeriyootay Dibad-baxyadii dalka Ciraaq ka socday tan iyo Bishii Octoober ee sanadkan 2019. Source
-
Howgalka nabad ilaalinta AMISOM ayaa magaalada Kismaayo tababar ugu soo gabagabeeyay ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka. Tababarka ayaa waxaa ka qeyb galay 60 sarkaal oo ka howgala maamulka Jubbaland,waxaana tababarka uu ku saabsanaa adkeynta ammaanka, ka hortaga falalka kufsiga iyo arrimaha bin’aadanimada. Taliyaha guutada 11-aad qeybta 43-aad ee ciidanka Xoogga dalka, Maxamed Badal Xasan ayaa sheegay in tababarka ay kafaa’iideen xirfado kala duwan, islamarkaana ay sida ugu haboon ugu shaqeyn doonaan xirfadahaasi. Ugu dambeyn Hamoud Mohamed Kanu oo ah sarkaal sare oo ka tirsan AMISOM ayaa shaaca ka qaaday in tababarkaasi uu saraakiisha ka qeyb galay ka caawin doono sidii ay u fahmi lahaayeen wax badan oo ku saabsan arimaha bin’aadanimada. View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Jabuuti ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay xilka guddoomiyaha baarlamaanka midoobay ee Qaaradda Africa. Maxamed Cali Xumad guddoomiyaha baarlamaanka dalka Jabuuti ayaa xilkaasi loo doortay, wuxuuna bedali doonaa guddoomiyaha baarlamaanka dalka Burkina Faso, Alassane Bala Sakandé, kaas oo muddo hayey jagadaasi. Guddoomiye Xumad oo ka hadlay guushiisa ayaa sheegay in tani ay fursad u tahay dhammaan dalalka ku yaalla Geeska Africa. Sidoo kale wuxuu carabka ku dhuftay in ay wadamada Qaaradda Africa u baahanyihiin in ay dhaqaale ahaan is-dhexgalaan, isagoo ku baaqay in is-dhexgalku noqdo mid badax banaan, looguna daneynayo nolosha guud ahaan dadka ku dhaqan Qaaradda Africa. Ugu dambeyn wuxuu tilmaamay inuu ka shaqeyn doono Dimuqraadiyadda iyo sidii hormar looga sameyn lahaa gobolka. Jabuuti ayaa muddooyinkii la soo dhaafay dadaallo xoogan ka waday gobolka, si ay uga mid noqoto dalalka ugu horreeya xaga hoggaanminta, iyadoona sidoo kale sanadka 2020-ka Kenya kula tartami doonto kursiga golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.
-
Warbixin uu Shalayto oo Jimca ahayd soo saaray Xafiiska xiriirka howlaha Bini’aaddam-nimada QM ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay 574,000 Qof wax yeello kasoo gaartay fatahaadihii dhowaan ka ku dhuftay qeybo ka mid ah Dalka, halka 370,000 kalena ay ku barakaceen. Fatahaadihii dhacay Bil ka hor oo ahaa kuwo ka baxsan xaddigii la filayay ayay sheegtay hay’addu in ay gaab yara gelisay in badan oo ka mid ah howlihii samafalka ee ay ka wadeen goobahaasi. Xafiiska xiriirka howlaha Bini’aadam-nimada Qaramada midoobay ee OCHA, ayaa intaa raaciyay in Dadka ay saamaynta ku yeesheen ay markii horaba la daalaa dhacayeen Abaaro iyo wax soo saarkii dalagyada ay oo ka hooseeyay 70%. Waxaa haatan soo kabanaya Dadkii ay saameeyeen fatahaadaha iyo daadadkii ka dhacay qeybo ka mid ah Dalka Soomaaliya, iyadoo ay samata bixinta Dadkii ay waxyeelladu soo gaadhay ay Gacan weyn ka geysatay Dowladda Soomaaliya. Source: goobjoog.com
-
Afhayeenka Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa guddi xaqiiqo raadin ah u saaray xayiraadii 25-kii bishan lagu sameeyey, xildhibaan Daleys Xasan Aadan oo ku sii jeeday gobolka Gedo ee K/Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiye Mursal, islamarkaana loo diray guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee Golaha Shacabka ayaa lagaga dalbaday guddigu in muddo labo todobaad gudahood ay golagha ku ku hor-keenaan warbixin dhameystiran oo ku saabsan xayiraadii dhowaan lagu sameeyay, Xildhibaan Daleys Xasan Aadan oo ka tirsan Golahaasi. Tallaabadan ayaaa waxaa cambaareeyey Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka oo dalbaday baaritaanka haatan lagu sameynayo dhacdadaasi. View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa guddi gaar ah u saaray xayiraadii safar ee dhowaan lagu sameeyey, xildhibaan Daleys Xasan Aadan oo dooneysay inay ka dhoofto gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Warqad ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha ayaa lagu sheegay in xubnaha guddiga xaqiiqa raadinta looga fadhiyo inay warbixin dhameystiran ka keenaan kiiskaasi. Sidoo kale qoraalkaan oo loo diray guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee Golaha Shacabka ayaa lagaga dalbaday guddiga in muddo labo todobaad gudahood ay Baarlamaanka ku hor-keenaan warbixin dheeri ah oo ku saabsan xayiraadii lagu sameeyay, Xildhibaan Daleys Xasan Aadan. Xildhibaanada oo ka hor hadleysay Golaha Shacabka ayaa sheegtay in isniintii ciidamo ka tirsan nabad sugida Soomaaliya ay is hortaag ku sameeyeen, iyadoo ku sii jeeday gobolka Gedo oo ah deegaan doorashadeeda, gaar ahaan degmada Luuq ee gobolkaasi. Tallaabadan oo ku soo aadeysa, xilli haatan gobolka Gedo ay ka jirto xiisad u dhexeysa dowladda iyo Jubbaland ayaa waxaa si aad ah u cambaarey xildhibaanada Golaha. Weli ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay dhanka xukuumadda oo ku aadan xayiraada lagu sameeyey, Xildhibaan Daleys, inkastoo NISA ay beenisay eedeynta loo jeediyey.
-
Shir u dhexeeyey madaxweynayaasha sideed dal oo dhaca bariga Africa ayaa lagu qabtay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya waxaana looga hadlay arrimo ku saabsan sidii la iskaga kaashan lahaa la dagaalanka burcad badeeda ku sugan Badda Cas iyo gacanka carbeed. Intii u socday fadhidgii 13-aad ee shirka urur goboleedka IGAD ayaa la isku soo hadal qaaday in loo baahanyahay awood ciidan oo dhanka Badda ah,kuwaas oo la dagalaama burcadbadeeda,si ay u fududaato in Maraakiibta ganacsiga ay si nabdoon u isctimaalaan marinada biyaha ee dalalkaasi. Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka bariga Africa ayaa sidoo kale sheegay in hadii la dhiso ciidamo isku dhaf ah oo dhanka Badda ah ay ka shaqeyn doonaan ka hortaga kalluumeysiga sharci darada ah,wasaqeynta biyaha,ciribtirka burcadbadeeda iyo ka hor taga muhaajiriinta isticmaalaha biyaha dalalka bariga Africa. Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya,Jabuuti, ra’iisal wasaaraha Sudan, madaxweynaha Uganda,madaxweynaha South Sudan iyo ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo kulankaasi ka qeyb galay ayaa sidoo kale ka hadlay xaaladaha Soomaaliya iyo Sudan. Khudbad uu ka jeediyay kulanka ra’iisal wasaare Abiy Ahmed ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku jirto soo kabasho degdeg ah,isla markaana xilligan ay qeyb ka qaadaneyso xasiloonida gobolka, iyadoo la xusuusto in ay garwadeen ka noqotay xiisadii dibloomaasiyadeed ee dowladaha Ethiopia and Eritrea. View the full article
-
War-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga Wadajir ayaa looga hadlay faragelinta ay Itoobiya ku hayso siyaasadda gudaha ee Soomaaliya, gaar ahaan Jubbaland iyo Galmudug. Xisbiga ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay falalka ay xilligan ciidamada Itoobiya ka wadaan Galgaduud iyo Gedo, loona baahan yahay in degdeg wax looga qabto. Waxa uu sheegay xisbiga Wadajir, in walaac aad u weyn ka qabaan xiriirka ka dhaxeeya hoggaanka NISA iyo sidoo kale qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka ciidanka. Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayeey ugu baaqeen in uu dib u eegis ku sameeyo siyaasaddiisa ku aaddan Soomaaliya, kana digeen in ciidanka Itoobiya loo adeegsado danao gurracan iyo caburin lagula kaco shacabka Soomaaliyeed. Halkaan hoose ka akhriso: Goobjoog News Source: goobjoog.com
