Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. The African Union Mission in Somalia (AMISOM) said it has awarded medals to 19 staff officers for their contribution to the restoration of peace and security in Somalia. Source: Hiiraan Online
  2. Madaxweynaha waddanka Burkina Faso, Roch Marc Christian Kabore, ayaa sheegay in 35 qof oo rayid ah lagu dilay, weerar ay koox mintidiin Muslimiin ah ku qaadeen waqooyiga dalka Burkina Faso. Weerarka oo shalay ay mintidiinta ku qaadeen xero milatari oo ku taalla gobolka Soum, ayaa waxaa ku dhintay 7 askari iyo 80 ka mid ah kooxaha mintidiinta ah ee weerarka qaaday, sida ay sheegeen saraakiisha milatariga Burkina Faso. Weerarka Talaadadi ayaa noqday kii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca wadanka Burkina Faso ku dhawaad muddo shan ah, tan iyo marki ay bilowdeen rabshadaha ay hormuudka ka yihiin kooxaha jihaad doonka ah ee hadda ka jira dalkaasi dhaca galbeedka Africa. Burkina Faso oo xuduud la leh dalalka Mali iyo Miger ayaa tan iyo sannadki 2015-ki waxaa ka dhacayay weeraro ay kooxo mintidiin islaami ah ku qaadayeen ciidamada dowladda. Weeraradaasi ayaa sababay dhimashada boqollaal qof halka ay ku barakaceen kumannaan ruux oo rayid ah. PUNTLAND POST The post 35 qof oo Rayid ah oo lagu dilay dalka Burkina Faso appeared first on Puntland Post.
  3. “Somalia is ready to take its place to cooperate in the international effort against maritime crime,” said Captain Hassan Mohamed Afrah, Director of the Somali Maritime Administration, as he addressed participants this week at a key conference on information sharing in the Indian Ocean. Source: Hiiraan Online
  4. Israeli organized crime groups are paying travelers to smuggle khat leaves to European countries Source: Hiiraan Online
  5. A new study conducted by archaeologists has discovered the remnants of a lost city in Ethiopia. Source: Hiiraan Online
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Caadiyan madaxda Soomaalida ayaa siyaasada ku kala fogaada markii uu soo dhawyahay waqtiga kala guurka, waxaana hada soo if baxaya khilaaf dhowrkii bil ee ugu dambeysay la hadal hayay, kaas oo u dhaxeeyo mas’uuliyiinta Soomaaliya. Madaxda ayaa isku khilaafsan nooca doorashada dalka ka dhaceysa 2020 iyo habka loo wajahayo, waxaana ay tani horseeday in laba dhinac kala noqdaan, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen Caasimada Online. Khilaafkan ma ahan mid shaqada kale ee dowladda saameyn ku leh, wuxuuna ku kooban yahay kaliya arrinta doorashooyinka. Warar ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal, ku-xigeenkiisa Cabdi Weli Muudey, iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali ay isku dhinac yihiin. Xubnahan ayaa doonaya in doorashada madaxtooyada ay u dhacdo sida ku qoran dastuurka ah, taas oo ah in Baarlamaanka ay doortaan madaxweynaha, halka xildhibaanada ay soo dooran doonaan dadweynaha, haddii ay suurta-gal tahay, haddii kalena lagu celiyo nidaamkii 2016 ee ergada 51-ka Dhinaca kale, waxaa iyana isku dhinac iyo xulufo ah, madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed, iyo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka Mahad Cawad, waxayna doonayaan in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, islamarkaana la baal maro dastuurka oo ay ku qoran tahay in madaxweynaha ku yimaado doorashada labada Gole ee baarlamanka. Dooda mas’uuliyiintaan labada garab noqday ayaa sababtay in 3 jeer fariin loo soo diro Baarlamaanka oo ay aheyd in ay Isniintii kulmaan, balse la baajiyey. Madaxweynaha ayaa raba in doorashado ay noqoto mid qof iyo cod ah, oo aysan ka wada qeyb gelin shacabka oo idil, balse dhowr kun oo shacabka matala ay codeeyaan. Madaxweynaha ayaa raba in dadkaas ay soo xusho dowladda isuguna keento Muqdisho, halkaasna laga codeeyo. Madaxweynaha ayaa rumeysan in haddii xildhibaanada ay dooranayaan madaxweynaha uusan wax rajo ah ka lahayn in dib loo doorto, waana sababta uu ugu adeegayo in dad uu meel isugu keensado oo ay doortaan. Kheyre iyo Mursal ayaa rumeysan in doorasho noocaas ah ay tahay wax aan dunida horey uga dhicin oo caqliga saliimka ah uu diidayo, waxayna ku adkeysteen inaysan jirin meel ay uga gudbi karaan qodob dastuuri ah.
  7. The declaration by the mayor was his first real challenge to the president and the powerful vested interests around him. Source: Hiiraan Online
  8. “It’s important for me to be visible and to do whatever I can to let girls know that they don’t have to change who they are," Halima Aden said. Source: Hiiraan Online
  9. Human trafficking and smuggling have been identified as leading forms of transnational crime in the East Africa and Horn of Africa region. Source: Hiiraan Online
  10. Wararka laga helayo koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegay in qarax culus uu gelinkii dambe ee shalay ka dhacay degaan lagu magacaabo Miliqo oo hoostaga degmada Xarardheere. Dadka degaanka ayaa laga soo xigtay in ay maqleen jugta qarax culus oo ka dhacay goob la sheegay in Al-shabaab ay ku diyaarinayeen gaari walxaha qarxa laga buuxiyay, gaarigaasi oo ku qarxay xubno ka tirsan Al-shabaab. Goobta qaraxu ka dhacay ayaa laga arkay qiiq iyo uuro madow oo circa isku shareeray kadib jugta culus ee halkaasi ka dhacday, waxaana sida la rumaysanyahay goobta ku wada-dhintay dhammaan xubnihii qaraxaasi diyaarinayay. Malayshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo aad u hubaysan ayaa sida la sheegay isku gedaamay goobta qaraxaasi ka dhacay, iyagoo shacabka u diiday in ay u dhowaadan aaga wax ka dhaceen si aan loo ogaan khasaaraha. PUNTLAND POST The post Xubno ka tirsan Al-shabaab oo uu ku qarxay gaari miinaysan appeared first on Puntland Post.
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa soo ifbaxaya khilaaf iyo xiisad bilow ah oo ka dhex oogan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, sida ay ogaatay Caasimada Online. Madaxweynaha ayaa la sheegay in uusan la dhacsaneen dhaq dhaqaaqyada siyaasadeed ee uu dalka ka wado James Swan. Swan ayaa si xowli ah u wada wadatashayada ku aadan nuuca doorasho ee dalka ka dhici karto, isagoo la qaadanaya masuuliyiinta maamul gobaleedyada, xisbiyada mucaaradka iyo ururada bulshada rayidka, kuwaas oo dhamaantood aan ku aragti aheyn Madaxweyne Farmaajo. Kulan ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa looga hadlay wadatashiyada James Swan iyo saameynta ay ku yeelan karto rabitaanka nuuca doorasho ee dalka ka dhacaysa ee uu doonayo madaxweyne Farmaajo, waxaana la sheegay in arintaasi ay muhiim tahay in lagala hadlo Swan. Swan ayaa la kumay ra’iisul wasaaraha, afhayeenada baarlamanka, madaxda maamul goboleedyada iyo madaxda xisbiyada, balse weli lama kulmin madaxweynaha, waxaana la sheegay in madaxweynaha uu ka meer-meerayo kulanka. Farmaajo ayaa rumeysan in dalka ay maamusho dowladda, ayna tahay inay ayaga go’aan ka gaaraan doorashada, halak Swan uu rumeysan yahay in talada dalka ay wada leeyihiin dowladda, mucaaradka iyo maamul goboleedyada. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo koox kale oo ku xiran Xafiiska madaxweynaha ayaa doonaya in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, oo aysan dadka oo dhan ka qeyb-gelin balse tiro yar oo dadka oo dhan wakiilka ka noqonaya, la iskuna keenayo Muqdisho. Dhinaca kale, Xisbiyada, madaxda Maamul Gobaleedyada, Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa qaba in aysan suurtagal in dhowr kun ay ka wakil noqdaan dhowr milyan, sidaas darteedna maadaama aan dalka oo dhan doorasho qof iyo cod ah laga hir-gelin karin, ay tahay in la helo nidaam kale. Su’aasha taagan ayaa ah James Swan ma mari doonaa wadadii Nicholas Heysom oo ah wakiilkii ka horeeyay?
  12. Gurceel (Caasimada Online) – Magaalada Gurceel ee gobolka Galgaduud waxaa xalay lagu qabtay lacago badan oo been abuur ah. Ciidanka amaanka dowladda Soomaaliya ee ka howlgala degmada Guriceel ayaa soo bandhigay lacago ay ku sheegeen kuwo been abuur ah iyo dadkii watay. Lacagta ay soo qabteen ciidamadu ayaa la sheegay inay iskugu jirto Dollar iyo shilin Soomaali, waxayna dadka watay ee lagu soo qabtay ka yimaadeen magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, sida ay noo sheegeen dadka reer Gurceel. Hey’adaha amaanka degmada Gurceel ayaa sheegay in lacagahaas lagu dhacay ganacsato ku nool deegaano badan oo ka tirsan Galmudug, in mudo ahna lagu raad joogay dadka la qabtay. Sidoo kale waxay shaaciyeen in dad kale oo wata lacago been abuur ah ay ku dhex dhuumaaleysanayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, kuwaas oo ciidamada amaanku ay ku howlanyihiin sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen.
  13. Jowhar (Caasimada Online) – Taliye ku xigeenka Ciidanka xoogga dalka Sareeyo Guuto Maxamed Cali Bariise ayaa booqasho ku tagay Tuulada Xaaji Cali ee gobolka Shabellada dhexe. Taliyaha ayaa halkaas kula hadlay dhallinyarada macawiisleyda deegaanka ee isu taagay si ay ula dagaalamaan Al-Shabaab. Taliyaha oo ay garab taagnaayeen saraakiil kale ayaa sheegay in dowladda federaalka ay garab taagan tahay dhalinyarada Macaawiisleey, isla markaana la qarmeyn doono. “Awal kaligiin ayaa dagaalami jiray soo maahan, hadda garab ayaad heysataan, waxaadna heli doontaa taageero buuxda oo idinkaga timaado Dowladda Dhexe” ayuu yiri Taliye Bariise. Sidoo kale, taliye Bariise ayaa amray taliska qeybta 27-aad ee ciidamada Xoogga dalka inay garab siiyaan dhallinyarada Macaawiisleeyda. “Waxaan amrayaa taliyaha qeybta 27-aad inay garab idiin siiyaan, oo qalabkooda iyo raashiinkooda wax idinka siiyaan inta ay Dowladda Soomaaliya ka diyaarineyso qorshihii lagu qarameyn lahaa” ayuu sii raaciyey. Taliyaha ayaa ugu dambeyntii ciidamada Macawiisleyda uga mahadceliyey halgankii ay u galeen sidii deegaanadooda ay uga sifeyn lahaayeen Al-Shabaab. Halkaan hoose ka dhageyso hadalka taliye ku-xigeenka https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2019/12/Taliye-Bariise.mp3
  14. Hadda waa Safiirka u jooga Jamhuuriyadda Turkiga Wadanka Malaysiya, waxaana lagu tirayaa haweeney shaqo badan oo daacad u ah qarankeeda. Merve Kavakçı gelitaankii siyaasadda waxey ka martay harjad adag, waxey usoo dulqaadatay dhega hadal iyo weji xumeyn badan, dhammaanna waxey uga dhacayeen iney jeceshahay asturnaanta jirkeeda. Han kasta oo siyaasadeed oo ay leedahayna marna ma noqon qof waayuhu liiciyeen oo dhigta asturkeeda hu’ga iyo xijaabka. Laakiin waxey laheyd yool dheer iyo iney aaminsantahay nafteeda. Merve Kavakçı ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay kursi Baarlamaan oo ay usoo gashay dedaal sanadkii 1999-kii, nasiib-darrese waa laga raacdeeyay iney Xubnaha Golaha Mudanayaasha Wadanka Turkiga ay kamid noqoto, sababta oo ah waxey diiday iney Xijaabka tuurto. Xilligaas Turkiga waxaa awood ku lahaa Mabda’ii Cilmaaniga oo ay ku shaqeyneysay dowladdii ra’iisul Wasaare Najm al-Din Erbakan. Cilmaaniyaddu ma ogoleyn in dumarka siyaasadda kamid noqonaya ay xijaabtaan. Dhibka intaasi kuma e’ekeyn oo xitaa waxaa lagala laabtay dhalashadeedii Muwaadinimmo ee Turkiga iyada iyo shan ka mid ah hoggaamiyayaashii Xisbigeeda, sababo la xiriiray muujinta Mashaacirtii Islaamiga ahaa oo ay lasoo banbaxeen. Hadda waxey tusaale u tahay haween badan oo Siyaasadda Jamhuuriyadda Turkiga ku jira, oo xitaa qaarkood Wasiirro ah, waxey xirtaan Xijaabka, fikirkii Xilligaasi jirayna hadda awood kama laha Turkiga . Gabadhaan waxey sidoo kale tusaale u tahay haween badan oo leh han Siyaasadeed , kuwaas oo aan haddane ka tegin dhaqankooda Islaamiga ah. W/Q: Abdiaziz Ahmed Barrow
  15. Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa inuu la hadlo Shacabka Puntland iyo Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed khamiista 26 bishaan December. Khudbada Sanadkaan [...] Source
  16. Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa inuu la hadlo Shacabka Puntland iyo Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed khamiista 26 bishaan December. Khudbada Sanadkaan [...] Source
  17. By: Abdi Ali The Somali Shilin is a potent reminder of how “Qawda Maqashii” continues to outshine real reform, demonstrating the glaring flaws of IMF’s Staff Monitored Programme There is something perversely reassuring when we hear about how Somalia is making good progress against IMF’s Staff Monitored Programme (SMP) benchmarks. We know what reform means in Somalia, but we still feel somehow reassured that the country is moving in the right direction. The SMP is a process that is used to help ensure the Somali government implements the foundational reforms critical to debt relief. The idea is that a country with a sound governance framework will not slip back into unsustainable debts. The SMP therefore tries to weave a cohesive link between debt relief and poverty reduction through the implementation of credible structural reforms. By building a good track record of sustained reforms under the SMP, the Somali government hopes to take ownership of its reform agenda. An alluring by-product of all of this is the potential for the government to start accessing international borrowing (once current arrears are cleared). In theory, the SMP is a process with the underlying purpose of influencing sustainable reforms, supporting accountability and economic development, hence the reassurance. However, a glaring flaw in Somalia’s SMP is its emphasis of form over substance which assumes that reform in Somalia is merely a tick box exercise to walkthrough over a couple of day’s meetings. This is why Somalia’s SMP, the fourth one in as many years, has become an end in itself, morphing into a PR reform story that is endlessly sketched out but never leads to real change on the ground. As a consequence, an all-encompassing focus on the SMP tick box has developed for the wrong reasons, eating away at the urgency of dealing with other pressing critical priorities for Somalia. Paradoxically, the potential opportunity to access more concessionary debt, once debt relief is secured, is of course what drives the government’s motivation and the current crescendo of the “debt relief” excitement. Precisely because of this, the SMP is turning into a useful fig leaf, with an IMF badge of approval, that secures international credibility without reference to the reality on the ground, thus undermining the overall long-term reform progress. The currency reform SMP benchmark is an important illustrative example. The Shilin tragedy Somalia is probably the only country in the world with a recognised government, a functioning parliament and a Central Bank but no national currency, making Somalia’s Shilin the best example of a fiduciary currency. As the Central Bank of Somalia (CBS) does not back it, the Shilin’s circulation depends entirely on the fact that people with no other option, are forced to use it. The U.S. dollar currency is widely used, with the Shilin, acting as a sub-denomination in many rural areas, making Somalia’s’ poorest its key dependants. The Shilin has no significant value and heavily counterfeited for decades. The impact on the economy, the livelihoods and businesses of many millions of Somalis is real, immediate and catastrophic. Because the impact is disproportionately on the very poor within society, the vast majority of whom have no way of raising funds in dollars, many of them simply starve; children are withdrawn from schools; and otherwise viable businesses are driven into insolvency in a matter of hours. The impact on the wider economy, inflation and price stability is well-recognised. The case for an urgent reform of the currency has never been more urgent or overwhelming. This is why currency reform was a key SMP benchmark as far back as early 2016. Under Phase I, 23 key milestones were apparently implemented, including designing a currency reform roadmap; establishing a National Anti-Counterfeit Centre; adopting key monetary regulations; designing the security features, denomination and volume of the bank notes to be issued; legal and accountability frameworks; and scope of exchange; huge resources expended on technical training. In March 2018, the IMF even issued an assessment letter on behalf of the CBS, confirming all preparation for Phase I (i.e. issuing new money to replace the counterfeits) currency reform were complete. We are now at the end of 2019, four years after the first currency reform milestones were said to have been completed. The initial government talk about reform turned into radio silence, making them spectators to immense economic suffering; livelihoods and businesses continue to be destroyed by counterfeits; the penetration of the use of the dollar currency, pushed by electronic mobile money, is such that those on hand-to-mouth existence have been left out to starve, especially in rural areas; and the combined systemic risk posed by the mobile money, amplified by the lack of a viable national currency, has put Somalia in a financial stability risk league of its own. In other words, the currency reform ticked all of the SMP boxes but has run into the familiar “Qawda Maqashii” firewall. From an SMP perspective, this reform benchmark is complete. The farcical nature of all of this is almost comical had it not been for the seriousness of the situation of the millions caught up in the Shilin economic tragedy. The reputational risks for the IMF If anything, this also illustrates a worrying glaring flaw in the SMP process. A more pertinent question is this: if the most important economic reform item is still unfinished and disappeared from the top of everyone’s agenda, is the SMP also exposed on all benchmarks? What are the chances that other benchmarks had been “successfully” implemented? The lessons from the currency reform farce are indeed troubling, but also timely: overreliance on an SMP process, that does not have a mechanism of assessing whether promised reforms are actually in place, portends bigger scandals. There are the obvious reputational risks for the IMF in endorsing the completion of SMP milestones that are not subject to dispassionate independent verification. As the SMP provides a positive assurance to the outside world, including those that are funding the debt relief, the asymmetry between its conclusions and the reality on the ground should be an early and important warning indicator for everyone and prompt a rethink. More importantly, the implementation of SMP’s core structural benchmarks need to be subject to independent audit with much greater emphasis on demonstrable implementation of reforms. This is as much as helping Somalia as it is safeguarding the credibility of the process. If everyone is relying on the SMP to provide assurance over the implementation of Somalia’s structural reforms, it is no more than common sense to have independent audits, that can provide critical review and challenge, baked into the overall framework. Indeed, it is worrying that a “trust but verify” approach to implementation has not been adopted at the outset. Looking ahead Relentless optimism about progress is not a substitute for real change. The economic damage of the counterfeit Shilin will continue to destroy the livelihoods of millions of Somalis every day. Some assume that the currency reform is the victim of powerful corporate interests. The reality is probably far more prosaic: incompetence and greed, taking precedence over important national interests. The CBS has recently issued mobile money regulations (another SMP benchmark). This is an important development. Crucially, the regulations are expected to be implemented by February 2020. We won’t have to wait for too long to find out. As I write, the 9th National Development Plan is being unveiled in Mogadishu, setting out priorities on poverty reduction and inclusive growth (and yes, this all part of the SMP). At the same time, and with no apparent sense of incongruity, terrorists are now daring to strike within yards of presidential doors; the country’s economic hub is in an almost year-long state of emergency blockade; stifling the lives of its residents and paralysing day-to-day movements and trade; the city is cut-off into cubes, forcing everyone to live like squeezed chickens in a cage, chirping for help. Welcome to 2020 and more of the same…. Qawda Maqashii Waxna Ha U Qaban…… Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are those of the authors and do not necessarily reflect the official policy or position of Caasimada Online. For publication please email your article caasimada@live.com. Thank You
  18. Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/bar___Qubanaha-24122019-sax.mp3 View the full article
  19. Xarardheere (Caasimada Online) – Wararka Caasimada Online ay ka heleyso koonfurta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in xubno Shabaab ah uu ku qarxay gaari ay qarax ku diyaarinayeen. Dad ku nool deegaan lagu magacaabo Dabagalo oo hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa Caasimada Online u sheegay in mar qura ay galabta ka war heleen qarax aad u xoogan oo ka dhacay xarun ay Al-Shabaab ku leeyihiin deegaankaas. Dadka noo waramay ayaa sheegay in seddaxdii maalmood ee lasoo dhaafay ay Al-Shabaab ku howlanaayeen diyaarinta gaarigaas qaraxa lagu xirayey, wallow aysan sheegin halka loo waday. Dhamaan xubnihii diyaarinayey qaraxa ku xirayey gaariga iyo dagaalyahano kale oo ku sugnaa xarunta lagu dhex sameynayey ayaa la sheegay inay goobta ku dhinteen, sidoo kale waxay dhaawacyo soo gaareen inta badan dagaalyahanadii kale ee ku sugnaa xarunta, in kasta oo aan la xaqiiji karin tirada rasmiga ah ee Al-Shabaab uga geeriyootay qaraxaas. Ma cadda wali halka ay Al-Shabaab doonayeen inay ku weeraraan qaraxa fashilmay, waxaana xusid mudan in habeeno ka hor qarax is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari uu ka dhacay magaalo madaxda gobolka Mudug ee Gaalkacyo. Waxuuna bartilmaameedka qaraxaasi ahaa saraakiil ay ka mid ahaayeen Taliyaha ciidanka dhulka iyo kan qeybta 21-aad ee Militeriga Soomaaliya, kuwaas oo ka badbaaday, waxaana qaraxaas ku dhintay kuna dhaawacmay dad u badnaa rayid. Sidoo kale qaraxaan fashilmay ayaa ku soo aadaya iyadoo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ay ka socdaan dadaallo lagu yagleelayo maamul cusub oo ay yeelato Galmudug. Dhuusamareeb iyo magaalooyinka waaweyn ee Galmudug ayaa aad loo adkeeyey amaankooda, waxayna ciidamada amaanku si joogto ah uga sameeyeen howlgallo iyo baaritaano guri-guri ah.
  20. NAIROBI/ADDIS ABABA (Reuters) - Days after the March 10 crash of a Kenya-bound Ethiopian Airlines’ Boeing jet that killed all 157 people on board, strangers began calling or visiting bereaved families, saying they represented U.S. law firms. Source: Hiiraan Online
  21. Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta wuxuu booqdey Taliska Ciidanka Puntland. Madaxweynaha ayaa Ciidanka uga mahadceliyey shaqada ay Bulshada u hayaan, isagoo u [...] Source
  22. MOGADISHU, SOMALIA - Officials in Somalia say al-Shabab extremists killed three soldiers during an attack on a military base in the southwest on Monday. Source: Hiiraan Online