Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah kulan ku yeeshay Muqdisho, waxaana shir guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Kheyre. Wasiir ku xigeenka Warfaafin Soomaaliya Aadan Isxaaq Cali oo ka warbixiyey kulankaas, ayaa sheegay in Golaha Wasiirada ay ansixiyeen xubno lagu biiriyay Guddiga sare ee Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo ay soo gudbisay Wasaarada Maaliyadda. Xubnaha la meermariyey oo ka kooban shan xubnood ayaa kala ah Prof. Xuseen A. Warsame, Dr. Aweys Sheekh, Dr. Abdisamad N. Looyaan, Sakhaawadiin M. Mohamed iyo Mr. Cusmaan S. Gabeyre. Xubnahan ayaa sida uu sheegay wasiirku buuxiyay shuruudihii looga baahnaa mas’uuliyiinka kamid noqonaysa Guddiga maamulka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya. Sidoo kale Wasiir ku xigeenka Warfaafin Soomaaliya ayaa sheegay in Goluhu ay meelmariyeen siyaasadda deegaanka, heshiis dhexmaray Wasaaradda Waxbarashada iyo UNESCO iyo is afgarad dhexmaray Wasaaradda ganacsiga iyo Wasaaradda Maalgashiga Masar. PUNTLAND POST The post Xubno lagu daray Guddiga sare ee Bangiga Dhexe appeared first on Puntland Post.
  2. Muqdisho (SMN) – Dowladda Maraykanka ayaa si rasmi ah xayiraaddii kaga qaaday shirkaddii Al-Barakaat ee Soomaaliya oo muddo laga joogo ku dhowaad 20 sano ku jirtay liiska argagixisada. Sheekh Axmed Nuur Jimcaale, oo ahaa gudoomiyihii shirkaddii Al-Barakat, oo ka dareen celiyey arrintaan ayaa shaaca ka qaadey in ay wax weyn kaga dhigan tahay arrintaan kuna faraxsan yihiin. Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya gaar ahaan midda haatan jirta ee uu hogaamiyo madaxweyne Farmaajo ayuu daboolka ka qaadey in ay kaalin weyn ka cayaartay sidii looga qaadi lahaa xayiraada. Dhanka kale, Jimcaale ayaa daaha ka rogay in la celiyey dhamaan lacagihii ku xayirmay Bangiga shirkaddii Al-Barakat. Sanadkii 2001-dii ayay ahayd markii liiska argagixisadda lagu daray shirkaddii Al-Barakat waxyar kadib weerarkii Daaraha Mataanaha kaasoo ay dusha saaratay kooxda Al-Qaacida ee Suuriya iyo Iraq. View the full article
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa jug culus iyo qaraxyo caawa laga maqlay meel u dhaw xerada saraakiisha ciidamada ee degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in hoobiyeyaal lagu weeraray xarunta wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya iyo xero Jarmal, kuwaasi oo jugtooda laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada. Qaraxyada kadib ayaa waxaa bilaawday rasaas ay rideen ciidamada dowladda Soomaaliya. Wararka qaar ayaa sheegaya in hoobiyeyaasha ay ku dhaceen gudahaxarunta wasaaradda oo ku taalla degmada Deyniile, intaas kadibna ay rasaas ka bilaabatay gudaha iyo daafaha xerada. Xaaladda ayaa aad u kacsan welina lama ogaa karo khasaaraha ka dhashay weerarka iyo rasaasta ka dambeysay. Wixii kasoo kordha kala soco Caasimada Online
  4. Somali journalists are seen in Mogadishu, Somalia December 29, 2019. REUTERS/Feisal Omar/File Photo Ayenat Mersie NAIROBI (Reuters) – Amnesty International has accused Somalia’s government of [...] Source
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Ugaaska beesha Mareexaan ayaa markii ugu horreysay ka hadlay aragtidiisa ku aaddan xiisadda ka taagan gobolka Gedo, oo ay isku hayana dowladda dhexe iyo Jubaland. Ugaas Maxamed Ugaas Xasan Ugaas Yarow oo u waramay Idaacadda Goobjoog ayaa madaxda dowladda federaalka, gaar ahaan madaxweyne Farmaajo ku eedeeyey in uu hurin colaadeed ka wado gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya. Ugaas Maxamed ayaa sheegay dowladda federaalka ay masuul ka tahay dhibaatada ka taagan gobalka Gedo, isagoo tilmaamay in haatan ay Gedo ka taagantahay xiisad colaaedeed. “Anagu waxa aan hoos tagnaa Jubaland waxaan ka sii nahay federal, dowladdii federaalka ahayd ayaa dhibaatada ka wadda gobalka Gedo, sidaad la socotaan degmooyinka Luuq, Doolow, Beled-Xaawo guluf colaadeed baa ka jira dowladda federaalka ayaa wada gulufkaas colaadeed” ayuu yiri Ugaas Maxamed. Ugaaskan ayaa sheegay in gulufka colaadeed ee dowladdu ay ka abuurtay gobolka Gedo ay dad ku dhinteen, qoysasna ku barakaceen, waxuuna nasiib darro ku tilmaamay siyaasadda dowladda dhexe ee ku wajahan gobolka Gedo. “Waa lagu geeriyooday gulufkaasi colaadeed waa lagu dhaawacmay waa lagu qaxay, dhibaatadaas foosha xun baa ka jirta gobalka Gedo, nasiib darro weeye dowladdi federaalka ahayd oo ummadda dowladedii ahayd in dhibaatadaas ay waddo nasiib darro aad u xun weeye”ayuu yiri ugaaska beesha Mareexaan. Sidoo kale waxa uu madaxweyne Farmaajo ku eedeeyey in markasta uu gobol nabad ah dhibaato ka abuuro, isagoo kula taliyey in uu taas ka waan toobo waxa uu hadda sameeyana taariikhdu ay qori doonto. Dowladda federaalka ayaa dhawaan ciidamo laga daabulay Muqdisho waxa ay geysay gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya, halkaas oo ay ka wadaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xoog leh, waxayna qarka u saaranyihiin in ay dagaal la galaan ciidamada maamulka Jubblanad oo gobolkaasi uu hoos tago.
  6. Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Warka-habeen-13022020-sax.mp3 View the full article
  7. MOGADISHU (HOL) - Somali government has dismissed the just released Amnesty International report on media freedom in the country as ‘fabrications’ and ‘ludicrous claims’ devoid of any evidence. Source: Hiiraan Online
  8. This article will shed lights on the un-lawful activities that the International Labour Organization (ILO) involved since they operated in Somaliland. The article will focus on the ILO’s notorious dealings and fraudulent contracts in the JPLG buildings and road constructions, the ILO’s operational methods and staffing processes. The Role of ILO in the Joint Program of Local Governments (JPLG) There have been five UN agencies involved in this joint program; namely the UNCDF, UNDP, UNCEF and the UN Habitat and ILO. Each of these agencies has clear role in this program however the role of the ILO in this program is not yet clear. ILO is believed to be a UN agency dedicated to labour related issues. It was expected for ILO to tackle and resolve the higher levels of the un-employment in this country; and closely work with the relevant institutions such as the Ministry of Labour and Social Development which they had never worked with. Nevertheless, the actual role of the ILO in Somaliland is very different from that; and that’s what this article would try to implicitly elaborate. The role ILO takes in this program is supervision, capacity building for the local governments, and design and feasibility studies of the infrastructure projects of the program which is very different from what ILO supposed to do. The infrastructure projects include buildings of schools, health posts, roads and local government offices. Since 2014 ILO were using repetitive tools for capacity building for the local governments. The government institutions are well equipped now to takeover, but ILO always forces its own way for the benefit of their staff in Nairobi. ILO co-implements these projects in a fraudulent way in which they benefit for the Nairobi based team and several officials in Somaliland. The biggest concern remains in the feasibility studies of these projects and the way they are procured. The procurement processed of these projects are assumed to be managed by the local governments, however the whole process is controlled by the ILO in indirect way. It’s very simple, ILO solely prepares the feasibility study of the projects and the tender documents for the local governments to advertise. This gives the ILO team to decide the project’s cost (sealing price) which is kept secret until the opening of the bid. Before the bids are opened ILO staff leak the sealing price information of the projects to pre-selected contractor who is intended to implement the project. The great question in this process remains in the rules of the tender used for these projects. The rules of the tender process only considers the closest bidder to the sealing price which is kept secret by the ILO engineers to benefit for the contractor they want. Therefore, the technical aspect of the evaluation is completely ignored, and the qualification of the experience and the financial aspect of the competition are also dismissed. Finally, the value for money for these projects are completely lost which means the cheapest and best quality bidders are not even selected. The criteria used is certified by neither any international tender document nor that of the government of Somaliland. Its obviously well designed fraudulent tender system that gives opportunity to only those who have the right information of the sealing price. The sealing price is decidedly controlled by the ILO officer in Hargeisa and their engineers who directly report to their counterpart in Nairobi. ILO Staff in Somaliland ILO has recruited the minimal staff as they employed only one person as representative officer for the whole country. They also employed number of engineers but in a tricky way. They negotiate with their partner institutions such as the ministries and the government agencies to propose staff members who are actually pay-rolled government staff. The government officials probably propose their loved ones for the posts without any competition. Then ILO allocates great amount of money for these members as salaries who are mainly the engineers implementing the above mentioned disastrous and corrupted projects. These engineers prepare the baseline studies of the projects, feasibility studies and the bill of quantities of the projects. They produce the sealing price which they never share even with their government institutions. They only report to their mastermind, the powerful man in Nairobi Mr Roble Mohamed from Mugadishu Somalia. The real concern in this way of recruitment is that such process is completely against the law of the UN. Because, the UN funds are not allowed to be used as salaries for payrolled government staff. This also contradicts to the nature and the purpose of existence of the ILO which is supposed to be tackling labor related problems. ILO is supposed to help this country to initiate and employ effective policies for tackling un-employment and improving labor well beings. In contrast ILO is breaching both the laws of the UN and that of Somaliland since they are exploiting government staff in this way. The other issue that is worthy to be raised is that donor’s funds are being miss used in such fraudulent way. The JPLG program has number of donors who might not be aware that their tax payer’s money is causing more problems for the Somaliland systems. Evidently, the JPLG program implementing UN agencies where suggested to reduce and employ new consultants for the second phase of the program, however ILO continued employing their trusted engineers as local consultants rather than employing new ones. This is the reason they want to continue their dirty jobs. There have been number of complaints from the local contractors relating to the exploitive behavior of the ILO and their engineers. There have also been scandals relating to projects awarded to councilors from the local governments with the help of the ILO staff. And finally, ILO were banned from operating in Somaliland in 2019. The president delegated the issue for four ministers who concluded that ILO’s acts are unbearable and banned them to operate in Somaliland. However, ILO has lobbied to come back and paid all efforts to reinstate their fraudulent practices in Somaliland which they have unfortunately won. The question here is how long they will continue for breaching in such way? The institutions of the government of Somaliland particularly the anticorruption agency should look this case more closely. Similarly the JPLG donors should employ independent agencies who would investigate ILOs activities in Somaliland. This article will continue enlightening the unlawful activities that ILO involves. The next script will provide elaborative evidences such as names, incidents, individual cases and projects. By Abdi Hassan Waqooyi Abuwaqooyi@gmail.com Source
  9. Somali Journalists (SJS) welcomes Amnesty International report entitled ”We live in Perpetual Fear: Violations and Abuses of Freedom of Expression in Somalia” that documented violations and abuses against Freedom of Expression in Somalia in the past three years, which is the first ever report on the state of Press freedom of Somalia by an international organization since 2015 and the first report since President Mohamed Abdullahi Farmajo came to office in early 2017. Source: Hiiraan Online
  10. The Senior Adviser of the Somali Prime Minister for Peace and Reconciliation, Dr. Abdurahman Abdullahi Baadiyow, said that Qatar is the main reliable ally of Somalia. In a symposium, organised yesterday by the Diplomatic Institute of the Ministry of Foreign Affairs on “Elite Culture in Somalia”, Baadiyow said that Somalia is being built again, expressing thanks and appreciation to Qatar for its unconditional support to his country. The Director of the Diplomatic Institute, H E Dr. Abdulaziz bin Mohammed Al Horr, moderated the symposium. Baadiyow added that Qatar has spared no effort in supporting Somalia, and was a major supporter of Somalia during the civil war, pointing out that the Somali community is one of the oldest Arab communities in Qatar. The Senior Adviser of the Somali Prime Minister for Peace and Reconciliation underlined Somalia’s position in rejecting the blockade of Qatar, pointing out that the blockade countries punished Somalia for its stance on the blockade and deprived it of political, humanitarian, and development support.
  11. WASHINGTON (HOL) - The U.S Treasury Department has formally removed Al Barakat Group of Companies, a remittance company owned by a Somali from its sanctions list close to two decades after it froze the company’s assets subjecting thousands of Somalia into suffering as they could not access their money held by the company. Source: Hiiraan Online
  12. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha shirkadda Hormuud Axmed Nuur Jimcaale ayaa ka hadlay xayiraada maanta laga qaaday sharkaddii Al-Barakaat, taas oo dowladda Mareykanku ay xayiraad ku soo rogtay sanadkii 2001-dii, wax yar un kadib weerarkii lagu qaaday daarihii mataanaha ahaa ee New York. Guddoomiye Axmed Nuur oo u waramay laanta af-Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in dadaalka ugu badan ee loogu fasaxay hantida bixisay madaxda hadda hoggaamisa dowladda Soomaaliya, isagoo si gaar ah ugu mahad celiyey Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo uu sheegay in seddaxdii sano ee uu talada hayey ay si joogto ah uga wada xariirayeen arinta sharkaddaas. Sidoo kale Axmed Nuur ayaa u mahad celiyey madaxweynaha dowladda Jabuuti oo uu sheegay in dadaal badan uu isna ku bixiyey arintaan iyo dhamaan dadkii kale ee kala qeyb qaatay sidii loogu soo fasixi lahaa hantidiisa. Waxa uu sheegay in lagu eedeeyey in shirkadiisu ay xariir la laheyd ururka Al-Qaacida, balse lagu waayey wax cadeymo ah, taas oo uu sheegay in ay kaliftay in laga qaado xayiraada. Lacagta ugu badan ee laga xayiray ayuu sheegay in ay ku xanibneed dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, halka dalka labaadna uu ahaa Mareykanka. Guddoomiye Axmed Nuur waxa uu sheegay in muddii ay xayiraaddu saarneed shirkaddisa khasaare badan ay soo gaartay, waxuuna dowladda Mareykanka ka dalbaday mag dhaw iyo in arintooda dib loo fiiriyo, isagoo xusay in ay looyarro qabsadeen. Halkan hoose ka dhageyso wareysida Axmed Nuur Jimcaale https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2020/02/797140c7-4c77-4877-85c6-6f82b0313e30_48k.mp3
  13. War’saxaafadeed ka soo baxay wasaarada arimaha dibada ee Somaliland oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabakada qarannews, waxa uu u dhignaa sidan hoos ku xusan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo muddo saddex maalmood ah booqosho rasmi ah ku joogay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar ka mid ah Hoggaamiyayaasha Qaaradda Afrika ee ka soo qayb galay kal-fadhiga 33aad ee Ururka Midawga Afrika. Waxa kale oo ay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ku kulmeen xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga Federaalka Itoobiya Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, waxay u mahadnaqaysaa Dawladda Jamhuuriyada Dimuqraaddiga Federaalka Itoobiya, Gaar ahaan Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Dr. Abiy Ahmed sidii milgaha iyo sharafka badneyd ee loo gu soo dhaweeyey waftiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland muddadii uu ku sugnaa dalka Itoobiya. Waxa kale oo ay Dawladda Somaliland, si mug leh ugu mahadnaqaysaa Hogaamiyayaasha Qaaradda Afrika ee ay kulamada ku yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Midawga Africa. ### Qaran News
  14. Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Africom Stephen Townsend oo shalay booqdey Jubbaland ayaa maanta wuxuu booqdey Garowe. Taliyaha ayaa wuxuu kulan la qaatay Madaxweyne Saciid Cabdullaahi [...] Source
  15. Journalists in troubled Somalia are “under siege”, facing bombings, beatings, attacks, and arrests, rights group Amnesty International said today. The East African nation has long been seen as one of the riskiest places to work as a journalist, with the twin threats of reporting on conflict and draconian restrictions imposed by the authorities. But now the situation is getting even worse, Amnesty said, in a report titled “We live in perpetual fear”, detailing what it called a “dramatic deterioration” in press freedom. “A surge in violent attacks, threats, harassment, and intimidation of media workers is entrenching Somalia as one of the most dangerous places in the world to be a journalist,” Amnesty said, calling on the government to take action. Journalists face threats on all fronts, from attacks by Somalia’s Al-Qaeda-allied Al-Shabaab fighters to the internationally-backed authorities. At least eight journalists have been killed since 2017, and at least eight more fled the country fearing for their lives, the report said. “From barely surviving explosive-wired cars, being shot, beaten up and arbitrarily arrested, journalists are working in horrifying conditions,” said Deprose Muchena, Amnesty’s head for eastern and southern Africa. “This crackdown on the right to freedom of expression and media freedom is happening with impunity. The authorities hardly investigate or prosecute perpetrators of attacks on journalists,” Muchena said. Reporters Without Borders ranks Somalia 164th out of 180 countries on its global list of press freedom, with more than 43 journalists killed over the past decade. View the full article
  16. The United States said Wednesday it has resumed some direct security assistance to Somalia to help boost counter-terrorism operations in the southern region against al-Shabab militants. The U.S. which suspended food and fuel assistance for most of Somalia’s armed forces over corruption concerns in 2017 lauded efforts taken by the government to improve the public financial management of the Somali National Armed Forces (SNAF). “The U.S. resumed providing direct security assistance to a non-mentored unit of the Somali National Armed Forces (SNAF) this week in support of counterterrorism operations in Lower Shabelle against al-Shabab,” Washington said in a statement issued in Mogadishu. Washington called on the government to continue prioritizing security sector reforms, including asset management and human resources, as part of the comprehensive effort to build and sustain capable, professional, and accountable security forces. “We commend the steps taken by the Federal Government of Somalia to improve the public financial management of the SNAF as part of ongoing institutional reforms, which give the U.S. increased confidence in accountability mechanisms for donor resources,” it said. The U.S. said while these ongoing SNAF reforms are important, it will only continue support to SNAF operations that are focused on defeating terrorist organizations. View the full article
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gobollada Waqooyi ee Soomaaliya, ee hadda loo yaqaan Somaliland, raali gelin ka siiyey duqayntii iyo xasuuqii ay dowladdii kacaanka u gaysatay. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in loo baahan yahay garowsho, islamarkaana la iska ilaawo wixii xumaa ee dhacay, ayada oo la xirayo bogga madow, lana furo mid cusub. “Aniga oo ah madaxweynihii qaranka ayaan cudur-daar siinayaa, oo raali-gelinayaa walaalaheen waqooyi,” ayuu yiri madaxweyne Farmajao. “Wixii Waqooyi ka dhacay ma ahayn Koonfur oo Waqooyi ku duushay, wax qabiil ku saleysanna ma ahayn, waxay ahayd nidaam dowli ah, dhib uu gaystay.” Madaxweyne Farmaajo ayaa hadalkan ka jeediyey shirweynaha garsoorka ee ka socda magaalada Muqdisho. Raali-gelinta uu bixiyey Farmaajo ayaa timid laba maalin kadib markii uu magaalada Addis-Ababa kula kulmay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, inkasta oo kulankaas aan laga bixin wax faah-faahin ah. Hoos ka daawo Farmaajo
  18. Muqdisho (SMN) – Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa raaligelin ka bixiyey xasuuqii ka dhacay Somaliland. Dhacdadaas ayaa la sheegay in ay geysatay dowladii kacaanka ee uu majaraha u hayey Maxamed Siyaad Barre. “Wixii Wuqooyi ka dhacay ma ahayn Koofur oo wuqooyi ku duushay,wax qabiil ku saleysanna ma ahayn,waxay ahayd Sistam dowli ah oo markaas jiray,anigoo madaxweynihii Qaranka ah inaan cudurdaarkaas sameeyo oo aan gaarsiino walaalaheen adinkuna aad ila qaadataan ayaa loo baahan yahay,” ayuu yiri. Wuxuu raaciyey: “Madaxweyne ahaan cudur daar ayaan ka sameynayaa waana ka raali galinayaa dadka dhibku ka soo gaaray nidaamka dowliga ah”. Hadalkaan ayuu ka sheegay xiritaanka Shirka Garsoorka oo maanta lagu soo gabagabeeyay magaaladda Muqdisho. View the full article
  19. Boosaaso (SMN) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidanka Maraykanka Africom Gen. Stephen J.Townsend iyo wafdi uu hoggoominayo oo booqasho ku yimi Boosaaso. Deni iyo Taliyaha Taliska Africom Gen. Stephen J.Townsend waxay ka wada hadleen Amaanka Guud iyo la Dagaalanka Argagixisada,iyo wada shaqaynyta Taliska Africom iyo Dowladda Puntland. View the full article
  20. Duqeyntii Hargeysa 1988-dii Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta oo Khamiis ah raalli-gelin ka bixiyay, xasuuq ka baxsan banii’aadanimada oo dowladdii Kacaanka Jaalle Siyaad ay ka geysatay gobollada Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya (Somaliland). Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeedinayay, shir ku saabsan Garsoorka oo ka qabsoomay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in xasuuqaasi uu ahaa taariikh madow oo u baahan in laga garaabo, islamarkaana ku koobnaa nidaam dowliya oo markaasi ka talinayay Soomaaliya. Mudane Farmaajo, ayaa meesha ka saaray in xasuuqii loo gaystay gobollada Waqooyi Galbeed ee dalka, uu la xiriiray dagaal u dhexeeyay Koonfur iyo Waqooyi ama xataa dagaal ku salaysan qabiil iyo isir. “Wixii Waqooyi ka dhacay ma ahayn Koonfur oo waqooyi ku duushay, wax qabiil ku saleysanna ma ahayn, waxay ahayd Sistam dowli ah oo markaas jiray” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo. Xasuuqa ugu badan ee Taliskii Jaalle Siyaad ka gaystay gobollada Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya, haatanna loo yaqaan Somaliland, ayaa dhacay sannadkii 1988-dii, xilligaasi oo diyaarado dagaal lagu garaacay magaalooyinka Burco iyo Hargeysa. Sidoo kale, waxaa jiray dil-wadareedyo uu Taliskii Kacaanka halkaasi ka fuliyay, 3-dii June 1988-dii, kaasi oo lagu xasuuqay dad rayid ah. Xilliyadaasi waxaa gobollada Waqooyi Galbeed ka socday dagaallo qaraar oo dhexmarayay Taliskii Siyaad Barre iyo jabhaddii SNM oo markii dambe la baxday Somaliland. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Farmaajo oo raalli-gelin ka bixiyay Xasuuqii Siyaad Barre u gaystay Somaliland appeared first on Puntland Post.
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa qoraal cusub oo ay maanta soo saartay ku sheegtay” inuu xoogeystay khilaaf ka dhex taagan kooxda Al-Shabaab.” Qoraal kooban oo NISA ay soo dhigtay barteeda twitter-ka ayey ku sheegtay in khilaafka labada garab ee Al-Shabaab uu horseeday inuu is-casilo Muuse Macalin (Mucaawiye), oo ahaa madaxa amniyaatka Al-Shabaab ee Muqdisho. Sida ay sheegtay NISA, Muuse Macalin Mucaawiye, oo ah 39 jir, ayaa ka tirsan garabka raacsan Mahad Karataay. NISA ma aysan bixin wax faah-faahin ah oo intaas dheer. Khilaafkii u dhaxeeyey labada garab ee Maafiyada Alshabab ayaa sababay inuu is casilo madaxii Amniyaatka Gobolka Banaadir, Muuse Macalin ( Mucaawiye) oo ” 39, jir ah” oo ahaa garabka raacsan horjooge Mahad Karataay. — NISA (@HSNQ_NISA) February 13, 2020 Qoraalka NISA ayaa ka dambeeyey qoraal kale oo ay baahisay 3-dii bishan, kaasi oo ay ku sheegtay in hoggaamiyaha Al-Shabaab, Axmed Diiriye uu Mahad Karataay iyo Bashiir Qoorgaab ka saaray golaha fulinta ee xarakada Al-Shabaab, kana xayuubiyay dhammaan xilalkii ay ka hayeen xarakada. NISA ayaa sheegtay in sababta uu Axmed Diiriye u qaaday tallaabadan ay tahay kadib markii ay ka dalbadeen joojinta qaraxyada joogtada ah ee lagu beegsado shacabka magaalada Muqdisho. Ma jiraan ilo-wareedyo si madax-banaan u xaqiijin kara xogta NISA. Kooxda Al-Shabaab weli kama aysan hadlin warka ay baahisay NISA.
  22. Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Cabdulaahi Deni iyo taliyaha ciidanka Mareykanka ee AFRICOM Gen. Stephen J.Townsend ayaa maanta waxa ay ku kulmeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari. Madaxweynaha Puntland iyo taliyaha AFRICOM ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii dowlad goboleedka Puntland iyo taliska Mareykanka ee Africa ay u dhexmari lahayd wada shaqeyn xooggan. Sidoo kale labada masuul ayaa waxa ay isla soo hadal qaadeen sidii loo cirib tiri lahaa waxa ay ugu yeeraan argagixisada iyo sidii labada dhinac ay isaga kaashan lahaayeen amaanka deegaanada Puntland oo qeybo ka mid ah ay ku sugan yihiin Daacishta ka dagaalanta Soomaaliya. Shalay ayey ahayd markii taliyaha AFRICOM uu gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose isaga oo halkaasi kulamo kula soo qaatay madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Maddobe. Taliska AFRICOM, ayaa Soomaaliya waxa uu ka fuliyaa duqeyn dhinaca cirka ah oo uu la beegsado dhaqdhaqaaqa Al shabaab oo dagaal kula jira dowladda federaalka Soomaaliya. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  23. NAIROBI (HOL) - Oppression, intimidation and violent attacks on journalists have increased since President Mohamed Farmaajo took office in 2017, Amnesty International has said. Source: Hiiraan Online
  24. (SLT-Muqdisho)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo ayaa raalligalin ka bixiyay xasuuqii dawladdii kacaanku u geysatay shacabka Somaliland. Madaxweynaha ayaa cafis dalbaday shacabka reer Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO https://www.youtube.com/watch?v=mv4cH_Vq3yU&feature=youtu.be Source