-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
A wind power project consortium has approved funding for the construction and operation of a 60 MW wind farm in the Ghoubet area, near Lake Assal in Djibouti. Source: Hiiraan Online
-
The expansion of the Somaliland Port of Berbera and the meeting between Somaliland and Somalia leaders will be among the discussions points between Ethiopia Prime Minister Aby Ahmed and the United Arab Emirates leadership this weekend. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska ciidamada Mareykanka Africa ee Africom ayaa qoraal uu soo saaray uga hadlay socdaal ay dhowaan magaalooyinka Kismaayo iyo Boosaaso ku tageen taliye Jeneral Stephen Townsend iyo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto. Qoraalka Africom ayaa lagu sheegay in Townsend iyo Yamamoto ay madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland Axmed Madoobe iyo Saciid Deni kala hadleen dadaallada gobolka iyo muhiimadda ay leedahay sii wadista beegsashada kooxda Al-Shabaab. “Waxaan ka ammaanay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe dadaallada wadajirka ah ee ciidamada ammaanka ee Jubaland, Danab, iyo Xoogga Dalka ee Al-Shabaab ku weeraray dooxada webiga Juba,” ayuu yiri Yamamoto. “Howl-galladaas waxay tusaale u yihiin wada-shaqeynta wax ku-oolka ah ee dolwadda dhexe iyo ciidamo goboleedyada ee dowladda Mareykanka ay raadineyso inay ku taageerto Soomaaliya.” Yamamoto ayaa ugu baaqay dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada inay si wax ku ool ah uga shaqeeyaan sidii ay ula dagaalami lahaayeen “cadowgooda guud ee Al-Shabaab.” Africom ayaa sheegtay in safarka Townsend uu muhiim u yahay xoojinta xiriirka militari ee qotada dheer ee Mareykanka uu la leeyahay saaxiibadiisa Bariga Africa.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa meel sare gaaray khilaaf ka dhex oogan wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo hobollada qaranka ee Waaberi. Khilaafkan ayaa soo shaac baxay khamiistii, markii muuqaal ay soo duubeen qaar ka mid ah hobollada ay ku sheegeen in agaasimaha maareeyaha Tiyaatarka Qaranka Abwaan Cabduqaadir Cabdi Yuusuf Shubbe iyo xubno ka mid ah hobollada laga celiyey xarunta wasaaradda warfaafinta, islamarkaana Maareeye amray in agaasimaha uusan soo geli karin xarunta wasaaradda. Abwaan Cabdi Dhuux Yuusuf iyo Oday Cabdulle oo ku hadlay magaca hobollada ayaa si carro leh u sheegay in Maareeye uu meel uga dhacay hobollada qaranka, sharaftana ka qaaday. Waxay sidoo kale Maareeye ku eedeeyeen inuu haysto, islamarkaana diiday in hobollada uu siiyo qalab ay usoo iibisay dowladda. Maareeye ayaa qoraal jawaab ah oo uu soo saaray waxa uu Abwaan Shubbe u sheegay in shaqadiisa tahay xarunta tiyaatarka qaranka loogana baahan yahay inuu ku mashquulo, oo uu xoogga saaro. Waxa uu sidoo kale weerar culus ku qaaday hobollada Waabeeri qaarkood oo uu sheegay “inay bil walba dowladda ka qaataan lacag ku dhown kun dollar, haddana aysan wax shaqo ah u qaban, oo shaqadooda ay ka dhuuntaan.” “Taa beddelkeed waxay 200 dollar ugu shaqeeyaanw warbaahi gaar loo leeyahay. Waa ay dhammaatay xilligii isla xisaab la’aanta,” ayuu yiri Maareeye. Hoos ka aqriso qoraalka Maareeye
-
Waxaan si deggan u daawaday waraysigii madaxweyne Farmaajo uu Adis Ababa ku siiyey TV-ga Universal, qiimayntayda kuma arkin xog muhiim ah oo ku dhexjirta waraysigaas oo uu wax ka faa’idi karo qof u hamuunqaba hadalka hogaamiyaha dalkiisa oo muddo dheer aamusnaa, balse waxaa iiga soo baxdey arrimo dhowr ah: 1. Maadaama muddo xileedkii madaxweynuhu ay gebagabo ku dhow-dahay waxaa qasab noqotey inuu hadlo, halkudhiggii shirkii uu ka qeybgalay ee ahaa “ aamusinta qoriga” in ay kooxdiisu u bedelaan “ka hadalsiinta musharaxa” ama afjooga looma adeego. 2. Waraysigu wuxuu u muuqday sidii caadada u ahayd madaxtooyada mid si aad ah loo soo jar-jaray, nuxurkiina laga soo reebay taasoo dhadhankii waraysigan yeelan lahaa kala dhantaashay. 3. Qiyaastii wariyhu wuxuu weydiiyey 17 su’aalood oo u ekaa kuwo la soo jasuureeyey, wariyuhuna uu u dhagaysanayey jawaabaha sidii loox laga baxayo oo kale, dhanka kalena jawaabaha uu ka bixinayey madaxweynuhu su’aalaha la weydiiyey badankoodu ma ahayn kuwo is leh, tusaale ahaan markii la weydiiyey sanadkaan halkudhigga shir madaxeedka midowga Afrika ee 33-aad ee ahaa “Aamusinta Qoriga” wuxuu ku jawaabay waxaan codsannay in Soomaaliya cunaqabateynta hubka laga qaado, ma ahan jawaab u qalanta ama u dhow inuu madaxweynuhu fahmay shirka uu ka qeybgalayo waxa uu ku saabsanaa. 4. Madaxweynaha waxaa wax laga weydiiyey waxa u qabsoomay 3-dii sano ee la soo dhaafay, ololihiisii doorashada arrimihii uu ku ballanqaaday ee la xiriiray amniga dalka in uu xaqiijinayo, la dagaalanka musuqmaasuqa, khilaafka dawladda dhexe iyo dawlad goboleedyada, aamusnaantiisa marka dadka Soomaaliyeed ay argagixisadu xasuuqdo, muranka shahaadada ardayda Puntland, Ciidamada maamulkiisu uu geeyey Jubaland iyo go’doominta gobolkaas, Doorasho qof iyo cod ah qabashadeeda, su’aal jilicsan oo la xiriirta kulamada dhexmara asaga, Abiy iyo Afwergi.. iyo su’aalo kale oo aan filayo in xafiiska madaxtooyadu ku darsaday. 5. Jawaabaha uu bixinayey waxey iila ekaayeen, kuwo isuga jira: faan, sheegasho khibrad, caashaq asaga iyo raysulwasaaraha ka dhexeeya, in doorashadii la galay 2017 uu ku tilmaamay mid sharciga hareer-marsan, fashilka amniga iyo arrinta musuqmaasuqa wuxuu ku muddeeyey in waqti kale loogu daro oo ay u baahan yihiin arrimahaasi waqti dheer si loo xaqiijiyo, uma muuqan madaxweynuhu nin raba inuu dhammeeyo khilaafka kala dhexeeya dawlad goboleedyada Jubaland iyo Puntland wuxuuna ku tilmaamay maamullo shisheeye u shaqaynaya taasoo ah marinhabaabin iyo daboolid fashilka ka soo waajahay isku haynta dalka. 6. Waraysiga madaxweynaha laguma soo qaadin doorashadii Galmudug, is aragga asaga iyo madaxweynaha Somaliland, dhammaystirka dib u eegista dastuurka, kiiska badda oo faahfaahsan, arrimaha isdhexgalka geeska Afrika ee uu madaxweynuhu ku mashquulsanaa sanadihii la soo dhaafay, haddii uu ka cudurdaaranayo dhiibistii Qalbidhagax, dalka sidee doorasho uga dhacaysaa haddii uu la dirirsan yahay dawlad goboleedyadii qaarkood, inaan la weydiin su’aalahaas waa midda shakiga dhalinaysa in su’aalaha madaxtooyadu wax ka soo diyaarisay ama loo diiday wariyaha in uu su’aalo kuwan la mid ah weydiiyo. Gabagabadii waraysigaan wuxuu banaanka soo dhigay in odogu weli aysan maskaxdiisa ka bixin muddo kororsigii uu ku riyoonayey, gaar ahaan markii uu ku tilmaamay doorashadii 2017 in ay sharcidarro ahayd, taas la macno ah doorasho qof iyo cod ah haddii ay dhici waydo 2020, kursiga xoog ayaan ku sii haysanayaa, wuxuuna ku celceliyey dalku isbedel uma baahna maadaama anigoo wanaagsan oo waaya-arag ah aan joogo waxaa lagu tilmaami karaa jawaabta madaxweynana in ay tahay “nin kaligii garramay”. Halbeegga lagu cabbirayo waxqabadkii madaxweynaha waa ballanqaadyadii uu ka hor aqriyey barlamaanka todobaadkii koowaad ee bishii Febraayo 2017, haddii la rabo in la bogado waxqabadkiisana meesha la fiirinayo waa magaalada madaxda dalka ee Muqdisho sida ay u eg tahay. Madaxweynaha waxaa laga sugayey dhowr shaqo inuu muhimadda siiyo waa dhammaystirka dastuurka, doorasho qof iyo cod ah in ay dhacdo sanadka 2020, iyo amniga dalka in la sugo oo lagala wareego ciidamada AMISOM waxaan qiyaasayaa in aan midkoodna muuqan in wax la qabtey kulligoodna lagu fashilmay, ayadoo intaas oo fashil oo dhex muquuranayo ayuu Md. Farmaajo sii raadinayaa inuu kursiga xoog iyo xeelad muddo aan tii sharcigu siiyay ahayn uu sii joogo. W/Q: Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi AFEEF: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
-
Waxaan in badan oo ka mid ah warbaahinta iyo qaar ka mid ah wariyayaasha Soomaalida maalmahaan ka maqlayay erayo ay ka mid yihiin “Ciidamada dowladda oo ku duulay gobal hebal ama degmo hebla”. Marka aan maqlay erayadaan waxaa niyadayda kusoo dhacay oo aan is waydiiyay su,aalahaan hoose: Yaa duulay, yaase lagu guudlay? Kuwa haddaladaan sheegaya ma yihiin kuwa fahansan macnaha dowladnimada dalkeenna iyo isticmaalka erayga “duulitaan”? Ciidamo xuduudaha dalkooda la geeyay maloo isticmaali karaa erayga “duulitaan” Marka la fiiriyo nidaamka ka jira Soomaaliya maanta ee la yiraahdo “Federalism” waxaa jira waxyaabo ama waajibaad dastuuri ah oo saaran dowladda dhexe ee Soomaaliya kuwaas oo ay ka midyihiin Ilaalinta xuduudaha, ka baaraan-dagidda siyaasadda arrimaha dibadda, difaaca iyo lacagta. Dalalka maanta dagaaladu daashadeen waxaa ka mid ah wadanka Afghanistan oo dowladdu ka taliso wax ka yar 30% hadana waxaan ognahay in wadankaas ka mid yahay wadamada ugu xuduudaha adag marka la fiiriyo wadamada dhaca koofurta Aasiya. Waan tabaryarahay micnaheedu maahan xuduudayda ma ilaalsan karo ama ma tagi karo, waxaana in ciidan qaran tagaan xuduudaha dalka tahay ficil wanaagsan waa haddii loo fiiriyo dhanka aragtida fiyow. Ku dhaqanka iyo fahamka federalku waa in dowladda dhexe iyo dhowlad-gobaleedyadu ogaadaan in qolo walba leedahay waajibaad gaar ah oo saaran iyo inay jiraan waxyaabo ka dhexeeya oo u baahan wada-tashi iyo wada-xaajood. Haddii arrinta laga hadlayo ay tahay mid qusaysa ilaalinta xuduudaha dalka waa in maamul-gobaleedku fahmaan in arrintaan ay tahay waajib saaran dowladda dhexe sidoo kalana ay ka gacan siiyaan sidii ammaanka xuduudaas loo sugi lahaa, balse haddii laba ciidan oo midna yahay kii qaranka midna yahay kii maamul-gobaleedka ay dhufays isugu jiraan taasi waxay calaamad u tahay faham la’aanta nidaamka federalka wayna adkaan doontaa in hormar la gaaro ilaa laga fahmayo laguna dhaqmayo waxa aan haysano oo ah nidaamka federalka. Way imaankartaa kala aragti duwanaan u dhaxaysa maamul-gobaleedyada iyo dowladda dhexe, balse taas waxaa xal looga gaari karaa in qolo walba aqoonsato kuna dhaqanto waxa uu u ogaalnayo dastuurka dalku. Dad badan ayaa maanta qaba in halaagga iyo hormar la,aanta na hortaagan ay tahay federalka halka kuwa kale ay qabaan in hannaankan uu yahay mid aan ku gaari karno hormar waara. Gunaanad Waxaa hormar lagu gaari karaa kala danbaynta iyo garashada qolo walba ay garato waxa dastuurku u ogalaanayo iyo waxa uu ka reebayo. Waxaa muhiim ah in dadka shacabku ay muujiyaan dareenkooda maadaama aysan jirin maamul ama dowlad dhisnaan karta ilaa ay haysto kalsoonida dadka deegaanka. Sidoo kale kabashada dalkeenna waxaa qayb wayn ka qaadan kara saxaafadda, waxaana kula talin lahaa madaxda warbaahinta iyo wariyayaasha inay ogaadaan in hadalkoodu meel dheer gaarayo sidaas dartedna ay isku dayaan inay soo tabiyaan wax u wanaagsan dalka iyo dadka oo aan keenayn colaad iyo kala fogaansho. W/Q: Duran Xassan-yare duraanhassan530@hotmail.com AFEEF: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
-
Axmed Macallin Fiqi oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay wareysi uu maalmo ka hor bixiyey Madaxweyne Farmaajo. Xildhibaan Fiqi ayaa qoraal uu bartiisa Facebook-ga soo dhigay ku sheegay in wareysigaasi ahaa mid ay faafreeb ku sameysay madaxtooyada Soomaaliya. Fiqi waxa uu sheegay in aan madaxweynaha wax laga weydiin doorashadii Galmudug, is araggii isaga iyo Muuse Biixi, dhammaystirka dib u eegista dastuurka, arrimaha is dhexgalka geeska Afrika, dhiibistii Qalbidhagax iyo dalka sida doorasho uga dhacayso haddii khiaaf ka dhaxeeyo dowladda Federaalka iyo qaar kamid ah dowlad goboleedyada. Xilshibaan Fiqi wuxuu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uusan u muuqan nin raba inuu dhammeeyo khilaafka kala dhexeeya dawlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland, maadaama uu ku tilmaamay kuwo u shaqeeya shisheeye. Sidoo kale Xildhibaan Fiqi waxa uu tilmaamay in jawaabaha uu ka bixinayey madaxweynuhu su’aalaha la weydiiyey badankoodu aysan ahayn kuwo is leh, wuxuuna sheegay in lagu tilmaami karay “Nin kaligii garramay”. Gabagabadiina Fiqi waxa uu sheegay in waraysigu uu banaanka soo dhigay in Madaxweyne Farmaajo ay maskaxdiisa ka guuxayso muddo kororsi. PUNTLAND POST The post Fiqi: Wareysigii madaxweynaha “Nin kaligiis garramay” appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Difaaca Soomaaliya Xasan Cali Maxamed, Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo ay wehliyaan taliska xarunta tababarada ciidamada ee Turki-Som ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay cutubyo ka tirsan kumaandooska Soomaaliya ee Gorgor oo tababar gaar ah ku soo qaatay dalka Turkiga, kuwaasi oo Muqdisho dib ugu soo laabtay. Taliye ku-xigeenka ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Sareeyo Guuto Maxamed Cali Bariise oo goobta kula hadlay ciidamadan ayaa xusay in door weyn ay ka qaadan doonaan dadaalada dowladu ay dooneyso in ay ku xasiliso dalka. Bariise ayaa intaas ku daray in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay diyaar u yihiin sidii shacabka Soomaaliyeed ay uga dulqaadi lahaayen culeeyska ay ku hayaan argagixisada Al-Shabaab. Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Cali Maxamed Amar-dambe ayaa xusay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay mudnaan gaar ah siisay dhismaha ciidanka xoogga, isagoo intaa raaciyay in tababarada gaarka ah ee ciidamada ay ku soo qaataan Dalka dibadiisa ay qeyb ka tahay joogtaynta xuquuqda ciidamada. Wasiirka difaaca Soomaaliya ayaa xusay inay mudanyihiin in loo mahadceliyo ciidanka, maadaama naftooda ay u hureen Difaaca Qaranimada Soomaaliya, waxaana dowladdu ay dadaal xooggan galisay dhismaha ciidanka Qaranka Soomaaliyeed.
-
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sharaxay waddada loo marayo in ugu dambeyn Soomaaliya laga cafiyo deymaha iyo cidda deymaha ku leh. Wasiir Beyle oo u warramay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in haatan ay meel gebo gebo ah ay mareyso deyn cafinta Soomaaliya. “Saddex qeybood aya lacag nagu leh, kuwaasi oo kala ah baananka adduunka, hay’adda lacagta aduunka IMF iyo bankiga horumarinta Afrika, iyaga ayaa hormuud ka ah arrintan, iyagana ayaana sameeyay dariiqa deyn cafinta Soomaaliya” ayuu yiri Wasiir Beyle oo hadalkiisa ku daray in “IMF iyo Bangiga adduunka ay soo saareen qaraarkooda waxa uu yahay ee ah in Soomaaliya ay muteysatay in deynta laga cafiyo, maadaama ay fulisay wixii looga baahnaa” Wasiirka ayaa tilmaamay in hadda wixii ka dambeeya ay madaxda saddexda banki yeelan doonaan shirar gaar ah oo ay kaga hadlayaan sidii Soomaaliya ay deynta uga cafin lahaayeen. Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday in 27-ka bishan ay magaalada Washington ee dalka Mareykanka kula kulmi doonaan madaxda bangiga adduunka oo ay halkaasi ku soo kala saxiixan doonaan heshiis ku saabsan deyn cafinta Soomaaliya. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa bogaadiyay hadalkii shalay ka soo yeeray Bankiga aduunka iyo hay’adda lacagta aduunka ee IMF ta ee ku aadanaa in Soomaaliya ay mudantahay in laga cafiyo deymaha faraha badan ee lagu leeyahay, Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Mashruuca Diiwaan Galinta Ciidamada Puntland ayaa hada Gabogabo ah, Iyadoo Gudiga Diwaanngalintu ay ilaa hada diiwaan gasheen 8,956 oo Askari, Sida Puntlandi.com ay Xogta ku [...] Source
-
Ankara (Caasimada Online) – Nin Soomaali ah oo iska soo dhigay gabar, si uu ugu dhoofo baasaboor gabar leedahay ayaa 12-kii bishan lagu qabtay magaalada Ankara ee dalka Turkey, waxaa sidaas weriyey wargeyska Daily Sabah ee Turkey. Ninkan oo magaciisa lagu soo koobay Ibrahim M. ayaa lagu qabtay garoonka diyaardaha Esenboğa ee magaalada Ankara, isaga oo kusii jeeda dalka UK. Ibrahim ayaa watay kaarka deganaashaha iyo warqadaha safarka (Baasaboorka yar) ee Khadija H., markii la qabtay isaga oo doonaya inuu raaco diyaarad u socotay magaalada London. Waxa uu u labisnaa sida dumarka isaga oo wata goono dheer, kootka gabdhaha iyo qamaar, islamarkaana soo marsaday walxaha dumar isku qurxiyaan (make up). Ibraahim ayaa sidoo kale u muuqaal eg gabadha lagu magacaabo Khadija ee uu baasaboorkeeda ku safrayey. Booliska ayaa ka shakiyey Ibrahim markii ay ka yaabeen walxaha la isku qurxiyo ee tirada badan ee wejiga soo marsaday. Saraakiisha booliska ayaa kadib dib ugu laabtay muuqaallada kaamirooyinka garoonka, waxayna heleen Khadija oo baasaboorka ku siineysa Ibrahim gudaha garoona. Booliska ayaa kadib ka dalbaday Ibrahim inuu iska qaado qamaarka, iskana dhaqo walxaha uu soo marsaday, kadibna sidaas ayaa lagu ogaaday. Khadija, oo la sheegay inay tahay saaxiibtiis, ayaa iyadana la xiray ayada oo isku dayeysa inay ka baxsato garoonka. Labadooda waxaa hadda gacanta ku haya booliska. Hoos ka daawo muuqaalka dhacdadan
-
Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Warka-Habeen-140220.mp3 View the full article
-
Mogadishu ( PP News Desk) – Political uncertainties in Somalia took a turn for the worse following a tweet by the Former President of the Federal Government of Somalia. “History clearly teaches us stability and prosperity is conditioned on VOICE OF REASON to lead the processes. If those who lead our country refuse to listen and accommodate the voices of reason, soon they will deal with those of unreasonable voices equipped with violence ” tweeted President Mohamud. History clearly teaches us stability and prosperity is conditioned on VOICE OF REASON to lead the processes. If those who lead our country refuse to listen and accommodate the voices of reason, soon they will deal with those of unreasonable voices equipped with violence. — FP Hassan Sheikh (@FPHassansheikh) February 14, 2020 The veiled threat of the former President of the Federal Republic of Somalia echoes the sentiment of the former National Intelligence and Security Agency Director, Abdullahi Mohamed Ali, who belongs to Union for Peace and Development Party headed by President Mohamud. With less than a year to go before 2021 elections in Somalia, Abdihakim Ainte, a critic of the current Federal Government suggested the reconstitution of ” …[a] National Leadership Forum and … a workable [electoral ] model.” The Federal Parliament passed in December last year an electoral law that could enable the Federal Government to implement a controversial electoral, Many analysts view the electoral as a variant of the indirect electoral model President Mohamud agreed with Federal Member States under Vision 2016. Former President Mohamud: Violence is the answer to irrationality In a Universal TV interview President of the Federal Republic of Somalia Mohamed Abdullahi Mohamed made a cause for continuity although he had campaigned against the continuity agenda of his predecessor. © Puntland Post, 2020 The post President Hassan Sheikh Issues a Veiled Threat to His Successor appeared first on Puntland Post.
-
Kismaayo (Caasimada Online) – Maamulka Jubaland ayaa jawaab ka bixiyey wareysi uu madaxweyne Farmaajo siiyey taleefishinka Universal oo qeyb ka mid ah uu ku sheegay in Kenya ay faro-gelin xooggan ku hayso arriamaha Soomaaliya, gaar ahaan Jubaland. Wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha Jubaland Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa nasiib darro ku tilmaamay hadalka madaxweynaha ee ah in Kenya ay kusoo gar-darrootay xuduudaha dalka, gaar ahaan gobolka Gedo. Wasiirka ayaa sheegay in hadalka madaxweyne Farmaaju uu yahay “mid aan laga fiirsan oo colaad ka dhex abuuraya bulshada labada waddan ee Soomaaliya iyo Kenya.” Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa sidoo kale sheegay inusuan jirin “xiriir gaar ah” oo ka dhaxeeya maamulka Jubaland iyo dowladda Kenya, islamarkaana labada dhinac ay u dhaxeyso “kaliya dersinimo wanaag.” “Kenya waxay ka mid tahay ciidamada Amisom ee Soomaaliya jooga, waxaana kala shaqeynaa amniga, wax kalena nagalama dhaxeeyaan,” ayuu yiri. “Haddii la rabay inaan deriskeena la colowno, lama coloowi doono, si kastaba ha loo dhigo balse Kenya waxaa nagala dhaxeeya xuduud 800 oo KM ah.” Hoos ka dhageyso codka wasiirka https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2020/02/Cod-1-Hodan.mp3
-
Observant policemen and a trace of foundation on the earphones he was wearing meant the game was up for Ibrahim M.'s attempt to illegally go to the United Kingdom. Source: Hiiraan Online
-
Washington (Caasimada Online) – Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa warbixin cusub ku sheegay in hadafkooda u yahay inay wiiqaan awoodda Al-Shabaab oo ay ka dhigaan koox aan fulin karin weeraro, ugu dmabeyn September 2021. Hase yeeshee xaaladda militari ee Soomaaliya, ayaa sida uu qiimeeyey baraaha guud ee wasaaradda difaaca Mareykanka, ka dhigeysa in damacaas aan lagu guuleysan karin. AFRICOM ayaa daraasad loo gudbiyey wasaaradda difaaca kusoo bandhigtay “qorshaha ololaha,” kaasi oo ay ku xaqiijisay in hadafka uu yahay in lagu wiiqo Al-Shaabab, ugu dambeyn September 2021. Sida ay sheegtay AFRICOM, macnaha ayaa ah in Al-Shabaab aysan awood u yeelan doonin inay weeraro culus ka fuliso gudaha Soomaaliya ama dalalka deriska la ah, sida Kenya. Hase yeeshee, qiimeyn uu sameeyey baaraha guud ee wasaaradda difaaca, ayaa muujisay in bilihii dhowaa “ay jirtay kaliya saameyn kooban oo ka dhalatay qorshaha lagu wiiqayo awoodda Al-Shabaab ee meelaha ka baxsan Muqdisho.” Sida lagu sheegay qiimeynta, tani waxaa ugu wacan booliska Soomaaliya oo aad u tabar-darran iyo ayada oo aysan jirin dhaq-dhaqaaqyo xasilin ah, sida maamul dowladeeda deegaanka ah oo laga hir-geliyo goobaha laga saaro Al-Shabaab. Waxaa taas sii dheer “inaan wax horumar ah laga sameyn” qorshaha AFRCIOM ee ah in la abuuro xeendaab amni oo ku hareereysan Muqdisho. Qiimeynta sirdoonka militariga Mareykanka ayaa lagu sheegay in Al-Shabaab ay sii waddo inay halis sare kusoo rogto ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa Amisom, iyo kaabayaasha dalka. “Al-Shabaab weli waxay leedahay awood, in kasta oo sanaddii tagtay uu Mareykanka gudaha Soomaaliya kula beegsaday 63 duqeyn,” ayaa lagu yiri qiimeynta. Laba toddobaad ka hor, taliyaha AFRICOM, Jeneral Stephen Townsend ayaa Senate-ka Mareykanka u sheegay in dhammaan kooxaha xagjirka ah ee ka jira Afrika, “ay Al-Shabaab maanta tahay tan halista ugu badan ku ah danaha Mareykanka.” Horraanta bishii Janaayo, Al-Shabaab waxay weerar aroor hore ku qaaday saldhigga ciidamada Mareykanka ee Manda Bay oo ku yaalla gobolka Lamu ee dalka Kenya. Waxay halkaas ku dishay askari iyo laba qandaraasle oo Mareykan ahaa.
-
The US Army’s Africa Command (Africom) says in a new report that it aims to render al-Shabaab incapable of conducting effective operations by next year. But the military situation in Somalia, as appraised by the US Defence Department’s inspector general, makes it appear unlikely that this ambitious timetable will be met. In its “campaign plan” outlined in the Defence Department study released on Tuesday, Africom asserts an objective of degrading Shabaab by no later than September 2021. According to the Africa Command, that term means Shabaab will no longer be able to conduct large-scale attacks inside Somalia or in Kenya and other neighbouring countries. The militant group that has been fighting since 2006 to oust foreign forces and establish a caliphate in Somalia would also be stripped of its ability to recruit personnel and to maintain safe havens, Africom adds. The inspector general’s assessment finds, however, that in recent months “there was limited impact on degrading Al Shabaab outside of Mogadishu.” This was due, the study says, to slow police force generation and lack of stabilisation activities, including local governance, within seized towns in the Lower Shabelle region. In addition, “there was no significant progress” toward Africom’s goal of creating a security cocoon around Mogadishu, says the report covering the last three months of 2019. A US military intelligence assessment cited in the new report concludes that Shabaab continues to pose a high threat against the Somali government forces, the African Union Mission in Somalia (Amisom) and key infrastructure in the country. RESILIENT Shabaab retains that capability despite a concerted US airstrike campaign that included 63 strikes on militant-associated targets last year. Two weeks ago, Gen Stephen Townsend, head of the Africa Command, told the US Senate that of all the violent extremist groups active in Africa, “al-Shabaab is the most dangerous to US interests today.” The general’s remarks followed an attack on the Manda Bay Kenya-US military installation in Lamu that killed three Americans and destroyed six aircraft. The 76-page report by the Defence Department’s inspector general covers the US military role in conflicts throughout the African continent. WEST AFRICA It is even more pessimistic about the situation in West Africa, where the growing strength of Islamist insurgents has led Africom to retreat from a strategy of attempting to degrade enemy forces to a less robust effort to “contain” them. Based on the report’s acknowledgment of Shabaab’s continued prowess, it seems possible that Africom may eventually have to accept more modest aims in Somalia as well. Africom’s current ambitions will surely not be bolstered if a feared reduction of its 500-strong special operations force in Somalia comes to pass. The report notes concerns expressed by Africom that some of its resources may be shifted from Somalia to Libya where Russia is supporting an insurgency. And even as it strives for a near-term breakthrough in the war against Al Shabaab, Africom is planning to vest the Somalia National Army (SNA) with increased responsibility for offensive operations. But the Defence Department Inspector General cites Africom’s view that “SNA experienced limited success against al-Shabaab” last year. The Somali army did manage to repel repeated Shabaab attacks on its four forward operating bases in Lower Shabelle, the report states. It adds, however, that “the SNA also tried to seize and hold villages that were previously controlled by Al Shabaab, but the SNA has not been successful without international support.” ALLEGIANCE Because of that failure, US aid workers remain unable to carry out programmes in southern Somalia, or anywhere else in the country. The absence of US relief and development assistance allows Shabaab, which does provide some services, to maintain the allegiance of many residents in areas it controls. With its small Somalia contingent confined to a compound at the Mogadishu airport, the US Agency for International Development “uses third-party monitors to oversee USAID’s $418.9 million humanitarian response and $62 million development programming in Somalia,” the report states. The Somali army’s limited capacities will likely be strained by Amisom’s draw-down of its 20,000-troop force, the report suggests. About 1,000 members of the African Union deployment were withdrawn from Somalia last year. Another reduction is supposed to take place this month, and Amisom has said it wants to cease operations in Somalia in 2021. Source: Daily Nation
-
The 4-year technical assistance project targets to strengthen education authorities’ capacity to manage and regulate the sector, while facilitating collaboration with other sector stakeholders. For example, it will aim at harmonising education policies, implementing the new curriculum framework, strengthening quality assurance and standards systems, as well as improving national examinations and assessments across the country. Today, the European Union Delegation to the Federal Republic of Somalia launched a €5.17 million project to support the Federal and Federal Member States Ministries of Education to deliver equitable and inclusive quality education for the population. The 4-year technical assistance project targets to strengthen education authorities’ capacity to manage and regulate the sector, while facilitating collaboration with other sector stakeholders. For example, it will aim at harmonising education policies, implementing the new curriculum framework, strengthening quality assurance and standards systems, as well as improving national examinations and assessments across the country. “This support shows the EU’s continuous commitment to Somalia’s recovery and its people. It signals a shift towards sustainability and leadership. We appreciate the cooperation between education authorities and their commitment to gradually manage the education services in a concerted way,” said H.E. Nicolas Berlanga Martinez, EU Ambassador to Somalia. The Federal Minister of Education, H.E. Abdullahi Godah Bare, said: “Our country has great potential and great people. We are excited about this project as it will help us further develop this potential, improve the country’s educational opportunities and bring actors in this field together to shape Somalia’s future.” The Directors General of the Ministries of Education for South-West State, Hirshabelle, Galmudug, Jubbaland as well as Director of Education of the Benadir Regional Administration attended the launch of the project that will be implemented by Adam Smith Europe. Background In Somalia, the EU supports education reforms through its bilateral cooperation portfolio where education and training has been identified as a priority sector. With a portfolio of € 60 million, the European Union is substantially involved in the positive education trends that have emerged in Somalia over the recent years. The importance of education to Somalia’s path to recovery and economic growth is indeed immense. With a population of almost 50% under the age of 15 years, Somalia has one of the youngest populations in the world. Decades of conflict have fragmented its education system, leaving behind gaps and many areas for improvement. Finding ways to support governmental institutions to better manage finances and streamline the education system could allow generations to come to contribute to Somalia’s future in a meaningful way.
-
Muqdisho (SMN) – Isbedel dhanka cimilada ah ayaa laga dareemayaa qaar kamid ah xaafadaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Dabaylaha ayaa saameyn ku yeeshay nolosha gaar ahaan isu socodka iyo ganacsiga ku yaala hareeraha waddooyinka. Warbaahinta Shabelle oo u kuur-gashay xaaladan ayaa la hadashay dadweynaha oo muujiyey in ay saameysay. Dadka qaarkood ayaa rumeysan in dabayluhu ay saadaalinayaa abaar dalka kusoo fool leh, wallow ay rajeeyeen in aysan taasi dhicin. Inkastoo ay arrintaan tahay mid rabaani ah, haddana waxaa la aaminsan yahay in hadii aan laga sii gaanshaanbuuran ay waxyeelo geysan karto. Hoos ka dhageyso warbixinta https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/LAD.mp3 View the full article
-
Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa si weyn usoo dhoweeyay warbixinta ay soo saareen hay’adda Lacagta Aduunka IMF iyo Bankiga Adduunka, iyagoo sheegay in ay Soomaaliya mudan tahay in laga cafiyo deymaha lagu leeyahay, kadib kulan ay yeehseen Labadii Maalmood ee la soo dhaafay. Wasiir Beyle oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in guusha deyn cafinta Dalka iyo dib habeynta dhaqaalaha ay ku timid dedaallo Wadajir ah. Wuxuu sheegay Wasiirku in ay wada hadallo badan ku qaadatay ka mira dhalinta deyn cafinta, shuruudaha ku xirnaana ay mid waliba sal u ahayd habaynta dhaqaalaha Dalka. “Sadax Sano ee la soo dhaafay ayuu socday wadahadalka deynta cafinta Soomalaiya oo soo maray Afar Weji, mid walbana ay ku xirnaayeen shuruudo muhiimaddoodu ahayd dib u habeynta hay’adaha dhaqaalaha Dalka” ayuu yiri Wasiirka. Hoos ka daawo wareysiigiisa oo dhan PUNTLAND POST The post Wasiir Beyle oo faahfaahin ka bixiyay Deyn Cafinta Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
-
Dhuusomareeb (Caasimada Online) – Hoggaamiyaha ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca Macallin Maxamuud ayaa ku dhowaaqay in Ahlu-Sunna ay lasoo baxayaan hubkooda, si ay uga hortagaan “fasaadka.” Macallin Maxamuud oo taageerayaasha kooxda Ahlu-Sunna kula hadlayey magaalada Dhuusomareeb, ayaa odayaal shalay laga celiyey inay aadaan Guriceel u sheegay “in haddii hubkooda ay wadan lahaayeen aysan jiri lahayn cid is-hortaagta.” “Haddii umadda bahal noqoto, bahalnimada waxaa la isaga celiyaa qalab, ee hadal ma qaato, wax munaasab ahna ma qaato,” ayuu yiri Macallin Maxamuud. “Caawa laga billaabo waxana hub leenahay waan raadsaneynaa, waan soo qaadaneynaa, waana wadanayenaa, dowlad ku dhibi meyno, qof muslim ahna ku dhibi meyno, balse fasaadka waan isaga dhicineynaa,” ayuu yiri. Macallin Maxamuud oo sidoo kale soo hadal qaaday qarax shalay ka dhacay magaalada Dhuusomareeb, ayaa sheegay in magaalada “loo gacan geliyey” kooxda Al-Shabaab. Hadalkiisa ayaa imanaya ayada oo magaalada ay horey uga taagneyd xiisad u dhaxeysa dowladda iyo Ahlu-Sunna. Dhuusomareeb ayaa waxaa ku wada sugan labada madaxweyne, oo kala ah Sheekh Maxamed Shaakir oo garabka Ahlu-Sunna ah, iyo Axmed Qoor Qoor oo garabka dowladda ah. Hoos ka dhageyso codka Macallin Maxamuud https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2020/02/Codka-Macalin-Maxamuud.mp3
-
Muqdisho (SMN) – Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa bogaadiyey raaligelintii madaxweynaha dalka uu ka bixiyey xasuuqii Somaliland. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daboolka ka qaadey in dhibaatadii lagula kacay maamulkaas uu geystay nidaam dowladeed, uuna ka xun yahay. Warsame Maxamed Xasan [Warsame Joodax], mudane ka tirsan Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa soo dhaweeyay cudurdaarkaas. Xildhibaanka ayaa ku nuux-nuux saday in talaabadan ay muujineyso isu tanaasul iyo biseyl siyaasadeed oo la gaarey. Ugu dambeyntii, dhinacyadda Somaliland ayuu ku booriyey in ay iska ilaabaan tacadiyadii loo geystay isla markaana diiradda saaraan sidii loo midoobi lahaa. View the full article
