Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    214,389
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Somali FM Ahmed Isse Awad received on Monday at his office in the Ministry in Mogadishu, the Ambassador of Turkey, H.E. Mehmet Yilmaz, and other senior officials. The two sides have discussed with him the strengthening of bilateral relations & cooperation in several fields, including trade and investment. Mogadishu and Ankara enjoy historical diplomatic ties backed by defense pact since the high profile visit of former Prime Minister now President Rajab Tayyip Erdogan in Mogadishu in August 2011. The trade exchange between the two countries has doubled in the past years with Somalia’s agricultural produce finding a new market in Turkey. Turkish products also find promising new markets in the horn of the African nation mainly pharmaceutical and furniture products. View the full article
  2. (SLT-Hargeysa)-Wargeyska caanka ah ee The East African ee ka soo baxa magaalada Nayrobi, ayaa cadadkiisii shalay qoray in qorshihii Raysalwasaare Abiye Axmed ku doonayay inuu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo keeno Hargeysa, uu gidaar ka horyimid. Wargeyska ayaa qoray warbixin uu ciwaan uga dhigay “Qorshihii Abiye uu ku doonayay inuu dib ugu heshiisiyo Soomaaliya, waxa ka horyimid gidaar.”, Source
  3. Rodney Hunter Mareykanka ayaa si kulul uga hadlay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya geysay gobolka Gedo iyo khilaafka Jubbaland iyo Federaalka. Isuduwaha siyaasadda ee Mareykanka u qaabilsan Golaha Ammaanka, Rodney Hunter, oo ka hadlay kulan gaarka ah oo ay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka lahaayeen arrimaha Soomaaliya ayaa ciidamada dowladda Federaalka geysay qeybo ka mid ah gobolka Gedo ku tilmaamay weerar siyaasadeed oo aan la aqbali karin. “Ciidammada XDS ee sida siyaasadeysan loogu daadgureyay gobolka Gedo, loogana dagaal geliyay ma ahan mid la aqbali karo, waxayna taas leexineysaa dhaqaalihii lagu heshiiyay ee loogu tala galay hawlgallada amniga” ayuu yiri Rodney Hunter. Sidoo kale Rodney Hunter ayaa tilmaamay in masuuliyadda ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ay tahay la dagaalanka Al-shabaab, wuuxuuna Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay in uu soo afajaro duulaanka ciidamada Federaalka ee Gedo. “Waa lama huraan in dowladda Federaalka iyo xubnaha dowladaha xubinta ka ah amniga ay diiradda saaraan la dagaallanka Al-shabaab, halkii ay ka gali lahaayeen iska-horimaad hubeysan oo midba midka kale uu ku xalliyo khilaafaadka siyaasadeed. Waxaan ugu baaqeynaa Madaxweyne Farmaajo inuu soo afjaro weerarka Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed ee Gedo, iyo in Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ay diirada saaraan wada hadal iyo dib u heshiisiin” ayuu yiri Rodney Hunter Hadalka Mareykanka ayaa ku soo aadaya, iyadoo dowladda Federaalku sheegtay in ciidamada ay geysay gobolka Gedo ay sugayaan ammaanka xuduudaha dalka. PUNTLAND POST The post Mareykanka oo sheegay in aan la aqabli karin ciidamada DFS ku daadgureysay Gedo appeared first on Puntland Post.
  4. US Africa Command said it carried out an airstrike in armed group al-Shabaab stronghold in Jilib on Sunday. The news comes as Somalia’s leading Telecommunication company Hormuud reported the killing staff at Jilib station by the US attack but Africom spokesman said no civilians were harmed in their initial assessment but the command will review the information provided. Africom confirmed one militant was killed in the operation that was conducted in coordination with the Federal government of Somalia security sector. “In coordination with the Federal Government of Somalia, U.S. Africa Command conducted an airstrike targeting an al-Shabaab member in the vicinity of Jilib, Somalia, Feb. 24.” Africom press release said. ” Initial assessment concluded the airstrike killed one (1) militant.” Pentagon further said the airstrike believed to be conducted by drone technology is part of an international effort and U.S. partners to help provide support to Somali-led efforts to counter and contain dangerous terrorist organizations from exporting violence more broadly. View the full article
  5. Wararka aan ka helayno degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in xalay degmadaasi lagu dilay ilaa iyo seddex guddoomiyo waaxeed, waxaana ka soo baxaya warar kala duwan. Gaashanle Cabdi Sheekh Xasan Taliyaha saldhigga booliska Baardheere ee Ciidamada Dowladda oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in guddoomiyeyaasha la dilay ay ahaayeen guddoomiyo waaxeedyo ka tirsanaa degmada. Taliyaha oo sii hadlayay ayaa tibaaxay in raga la dilay ay ahayeen rag da’ ah waxa uuna magacyadooda inoogu kala sheegay sida tan; Jibriil Maxamed Nuur, Cabdi Santuug Raage iyo Carab Khaliif Cabdi. Dhanka kale taliyaha ayaa waxa uu sheegay in ragga la dilay qaarkood loo adeegsaday dilkooda Masaar amaba Faas, isaga oo xusay in dilkaan xalay saq dhexe uu dhacay. Taliska booliska Baardheere ayaa waxa ay inoo sheegeen in ay baadi goobi doonaan dhacdadii xalay ka dhacday degmada ciddii ka dambeysay islamarkaanka wixii natiija ah ay warbaahinta gadaal kala soo wadaagi doonaan. Ma jirto weli cid sheegatay masuuliyadda weerarkii xalay lagu dilay qaar ka mid ah guddoomiyo waaxeedyadii degmada Baardheere ee gobalka Gedo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  6. The U.N. envoy for Somalia urged the country’s leaders on Monday to take “bold steps” to ensure that 2020 sets the fragile Horn of Africa country on a trajectory to peace and stability, not more political division and increasing extremism. James Swan said Somalia and its international partners agreed in October on the priorities Somalia “must not fail” to achieve in 2020. They include achieving debt relief, holding one-person-one-vote elections, finalizing the federal constitution, advancing the fight against al-Shabab extremists, and consolidating the federal state. He told the U.N. Security Council there has been “good progress” on economic priorities. The executive boards of the International Monetary Fund and World Bank recently confirmed Somalia’s eligibility for debt relief under the Heavily Indebted Poor Countries Initiative, Swan said, and key legislation has been passed to strengthen the country’s fiscal framework. But Swan said that for Somalia to achieve “its ambitious priorities,” the country’s leaders and key stakeholders must work together and that isn’t happening. Somali President Mohamed Abdullahi Mohamed met with some party leaders in November but not since then, the U.N. envoy said, and tensions between the federal government and regional states continue. “The protracted absence of a broad political consensus on the way forward in 2020 remains a threat to further progress,” Swan warned. In December, Swan said, he led representatives of the African Union, European Union and regional group IGAD in talks with federal and state leaders and civil society groups. He said he emphasized to president Mohamed “the urgent need to resume dialogue.” After three decades of civil war, extremist attacks and famine, Somalia established a functioning transitional government in 2012 and has since been working to rebuild stability. But U.N. Secretary-General Antonio Guterres has said it must still tackle violent extremism, terrorism, armed conflict, political instability, and corruption. In 2020, Swan said, “Somalia will face a critical test of its state-building progress through the holding of historic one-person, one-vote elections,” a potential milestone for citizens who have been denied the right to political participation for 50 years. Electoral law has been approved by the legislature and signed by the president that is “an important step,” he said. But it doesn’t address key questions including locations of constituencies, how to guarantee 30% of seats for women, and methods to enable Somalis across the country to participate. Swan urged the federal parliament and electoral officials in consultation with the federal government, states, and others “to resolve these issues urgently so that technical preparations can get underway.” The federal government has committed to adopting an amended constitution by June, and elections are expected to be held in the last quarter of the year. On security, Swan said that “there has been steady, commendable progress in rebuilding Somalia’s security institutions.” But he said military operations have slowed since mid-2019 and the government hasn’t generated enough troops to carry out needed operations against al-Qaida-linked al-Shabab extremists and to reopen main supply routes. Despite efforts by Somali troops and the African Union peacekeeping force in Somalia, al-Shabab retains the ability to carry out large-scale attacks in the capital of Mogadishu and elsewhere in the country and to generate significant revenue through extortion, Swan said. Somalia’s U.N. ambassador, Abukar Dahir Osman, told the council the federal government “continues to build an inclusive political process across the country.” Osman also assured the council “that we are bound and will respect the principle of holding elections on time and the peaceful and orderly transfer of power.” View the full article
  7. Taageerayaasha kooxaha kubbadda cagta Jubaland ayaa dhib weyn ku qabay daawashada tartamo kala duwan ee lagu qabto garoonka Waamo waxaana cabashada ay qabeyn dhallinyarada iyo bahada ciyaaraha ka jawaabaya madaxda xirirka kubabdda cagta Soomaaliya,iyadoo madaxaweyne ku xigeenka maamulka Jubaland iyo Xiriirka Kubbadda cagta Soomaiya ay dhagax dhigeyn mashruuc dib habeynta garoonka Waamo. Agaasimaha Wasaarada Ciyaaraha iyo dhallinyarada Jubaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa sheegay in tani ay kor u qaaday kobaca kubbadda cagta Jubaland Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xiriirka uu ku mashquulsan yahay wax ka qabashada garoomada kubbadda caga Maamul Goboleedyada howshan uu kaga mahad celiyo xiriirka kubbadda cagta addunka ee FIFA. Madaxwayne Ku Xigeenka 2-aad ee maamulka Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud (Lugga dheere) ayaa sheegay in ay muuqanayso bilicda iyo iftiinka kubbadda caga Jubaland ka maamul ahaan ay diyaar u yihiin in ay ka qeyb qaataan howlaha lagu horomariyo deegaanada Jubaland. Si kastaba Xiriirka Kubbadda cagta Soomaaliya ayaa 17 September 2018 balanqaaday in uu dib u habeyn uu ku sameyndoono garoonka Waamo oo ah kan ugu maamulka Jubbaland waxaana bahda ciyaaraha ay arinta kaga mahad celiyeen madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya iyo Kan maamulka Jubbaland oo is kaashanaya waxaana mashruuca dib u dhiska ka taageeraya hayada kubbadda cagta Aduunka ee FiFa oo Soomaaliya ka taageeraysa horomarinta iyo qurucinra garoomada. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Dhagax-dhiga Garoonka Kubbadda Cagta Waamo W/D-Maxamed Xuseen Qalinle Source: goobjoog.com
  8. Rodney Hunter, Madaxa Siyaasada ee Xafiiska Maraykanku ku leeyahay Qaramada Midoobay ayaa dhaca ka qaadey in Sharciga Doorashada ee Soomaaliya uu yahay mid aan Macquul [...] Source
  9. Dowladda Mareykanka oo si dhow saaxiib u la ah taageerana siisa ciidamada xoogga dalka ayaa markii ugu horeysay si kulul uga hadashay ciidamo dowladda fedraalka Soomaaliya muddooyinkii ugu dambe ay ku daabulaysay gobalka Gedo ee dowlad goboleedka Jubbaland. Isu duwaha arrimaha siyaasadda u qaabilsan dowladda Mareykanka golaha ammaanka Rudney Hunter oo ka hor hadlayey shir goluhu ay ka yeesheen xaaladda Soomaaliya ayaa xusay in Soomaaliya sanadkaan 2020 ay u tahay sanad adag maadama dalka uu wajahayo marxalado kala duwan. Rodney Hunter ayaa sidoo kale xusay in Soomaaliya ay galeyso doorashooyinka qaranka lana filayo in deynta laga cafiyo, waxaana uu intaas ku daray in ciidamada dowladda federaalka qorshu ahaa in sanadkaan ay ciidamada AMISOM ay kala wareegaan amniga guud ee dalka. “Ciidamada milateriga Dowladda Soomaaliya ee sida siyaasadeysan loogu daadgureeyay gobolka, looguna dagaal geliyay gobolka Gedo ma ahan mid la aqbali karo, waxayna taas weecineysaa dhaqaalihii lagu heshiiyay ee loogu tala galay hawlgallada amniga”, ayuu yiri Rodney Hunter.” Sidoo kale Mr.Rodney Hunter ayaa carabka ku dhuftay in mas’uuliyadda ciidamada dowladda iyo dowlad goboleedyada ay tahay la dagaalanka AL-shabab, waxaana uu sheegay in la ilaaliyo isku dhac labada ciidan ah lana soo afjaro khilaafka dowladda dhexe iyo Jubbaland. “Waxaan Madaxweyne Farmaajo ugu baaqeynaa in uu soo afjaro duulaanka ay ciidanka Dowladda Federaalka ka wadaan gobolka Gedo, isaga iyo madaxweynaha Jubbaland Madoobe waa in ay xoogga saaraan wadahadal iyo dib u heshisiin” ayuu yiri isu duwaha arrimaha siyaasadda u qaabilsan Mareykanka. Isu duwaha siyaasadda dowladda Marekanka u qaabilsan golaha ammaanka Rudney Hunter waxaa dhanka kale uu sheegay hormar weliba oo laga gaaro dhanka deyn cafinta, amniga iyo siyaasadda ay udub dhexaad u tahay iskaashi ay samayeen dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyada. Mr. Hunter ayaa bogaadiyey dedaallada uu sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu isugu soo dhoweynayo dowladda federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada, isaga oo dhanka kale soo dhoweeyey kulan dhowaan Addis Ababa ku dhexmaray madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi Madaxweynaha maamulka Soomaaliland. Hadalka ka soo yeeray dowladda Mareykanka ayaa waxaa uu ku soo aadayaa iyada oo dowladda federaalka Soomaaliya mudooyinkaan ciidamo aad u farabadan ay geysay gobalka Gedo iyada oo ay xusid mudan tahay in wada shaqeynta dowlad gobaleedka Jubbland iyo dowladda dhexe uu marayo hallkii ugu xumeyd. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  10. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Dowladda aanu walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Mehmet Yilmaz, waxaana uu kala hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga dhinacyada nacfi wadaagga, gaar ahaan is-weydaarsiga ganacsiga iyo ballaarinta mashaariicda maalgeshiga. Wasiitrka io Safiirka waxay si weyn iskula jeex-jeexeen arrimo ku salaysan ganacsiga iyo maalgeshiga, iyadoo Soomaaliya iyo Turkiga ay waqtigaan ku naaloonayaan xiriir taariikheed qoto dheer, laguna garto kobaca hallaasiga ah ee gaarka ah ee sarreeya ee ku dhisan wadatashi, iskaashi iyobooqasho isdhaafsiga heerarka kala duwan leh. View the full article
  11. War ka soo baxay dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyn dhinaca cirka ah ay ku dileen sarkaal sare oo ka tirsanaa dagaalyahanada Al shabaab. Duqeynta oo ka dhacday degmada Jilib ee gobalka Jubbada dhexe ayaa dowladda federaalka iyo Mareykanka waxa ay sheegeen in weerarkaasi ay ku dileen sarkaal sare, inkastoo aysan xusin sarkaalka la dilay magaciisa iyo waxa uu u qaabilsanaa Al shabaab. Sidoo kale warkan ka soo baxay labada dhinac ayaa waxaa lagu sheegay in aan wax khasaare ah la gaarsiin dadka shacabka ah, wallo duqeyntii shalay la tilmaamay in lagu dilay qof rayid ahaa. Mareykanka ayaa sanadkan duqeymo dhowr ah ka fuliyay qeybo ka mid ah gobolka Jubbada dhexe oo ay si buuxda gacanta ugu hayaan dagaalamayaasha Al shabaab. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  12. New York (Caasimada Online) – Madaxa arrimaha siyaasadda ee Mareykanka u qaabilsan golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, Rodney Hunter ayaa isagoo khudbad ka jeedinayey kulanka golahaasi, wuxuu ka hadlay xaaladda Soomaaliya. Mr. Hunter ayaa ugu horreyn ka hadlay dhaq dhaqaaqyada ciidan ee ay dowladda federaalka ka wado gobolka Gedo ee K/Soomaaliya, wuxuuna sheegay in tallaabadaasi ay tahay mid aan la aqbali karin oo weecineyso dhaqaaliihii loogu talagalay amniga. “Ciidamada milatariga dowladda Soomaaliya ee sida siyaasadeysan loogu daad gureeyey, looguna dagaal galiyey gobolka Gedo ma ahan mid la aqbali karo, waxayna taasi weecineysaa dhaqaalihii lagu heshiisyey ee loogu talagalay howlgallada amniga”. ayuu yiri madaxa arrimaha siyaasadda ee Mareykanka u qaabilsan golaha ammaanka. Sidoo kale wuxuu ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) in uu soo afjaro dhaq dhaqaaqyada ciidamada dowladda ay ka wadaan degmooyinka gobolka Gedo, islamarkaana khilaafka kala dhexeeya madaxweynaha Jubbaland uu ku dhameeyo wadahadal iyo deganaan. Ugu dambeyn Rodney Hunte ayaa carabka ku dhuftay in sanadkaan 2020-KA Soomaaliya uu u yahay mid adag, islamarkaana laga rabo inay wax ka qabato barnaamijka deyn cafinta, u diyaar garowga doorashooyinka soo socda iyo inay AMISOM kala wareegto amniga.
  13. Mogadishu (PPM ) — The Somali electoral law, which President Mohamed Abdullahi Mohamed signed into law last week, was the object of a stern criticism by Rodney Hunter, Political Coordinator U.S. Mission to the United Nations. “We are troubled that some electoral models for 2020 and 2021 under consideration are not practical, they could exclude key communities, or they might provide a pretext for delaying the elections” said Rodney Hunter in a speech a UN Security Council Briefing on the Situation in Somalia. Rodney Hunter: The Somali Electoral Model is Impractical The new electoral model for 2020-2021 elections differs from the Vision 2016 on which 2017 election was based due to the exclusion of Federal Member States from the process to prepare Somalia for what Federal Government of Somalia describes “as the first one person, one vote elections since the overthrow of the last democratically elected government in 1969.” In March 2019 President Mohamed rejected a proposal from leaders of Federal Member States holding a summit in Garowe, the administrative capital of Puntland State. FMS leaders called for the establishment of a Leadership Council modelled on the body that prepared Somalia for the 2017 election. With no consensus on an electoral model for Somalia, Federal Government leaders bank on article 53 of the electoral law which, in the event of electoral postponement, empowers the Federal Parliament to make a decision on the way ahead. If the electoral law passed by the parliament faces insurmountable political hurdles, how a new parliamentary decision will resolve the constitutional crisis is anybody’s guess. Some analysts view Article 53 of the Somali electoral law as subtle justification for presidential term extension. Ambiguities in the Somali Electoral Law justify term extension The electoral law was drafted in such a way as to either hold election in the way FGS wants without getting Federal Member States involved, or to expedite term extension if a national consensus on the electoral model fails to become forthcoming. © Puntland Post Monthly, 2020 The post USA Describes Somali Electoral Law as “Impractical” appeared first on Puntland Post.
  14. Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa la sheegay in duqeyn dhinaca cirka ah ay ku dileen maamulihii shirkadda Hormuud laanteeda degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamuud Xaaji Salaad, wuxuuna xilliga uu dhacayey weerarka ku sugnaa beer ku lahaa gudaha magaaladaasi. Dhinaca kale war qoraal ah oo ka soo baxay taliska Mareykanka ee Afrika ayaa waxaa lagu sheegay in weerarkaasi dhanka cirka ah lagu dilay sarkaal ka tiranaaa Al-Shabaab. Maalmihii u dambeeyey dowladda Mareykanka ayaa sare u qaaday duqeymaha ka dhanka ah Al-Shabaab ee ay ka fuliso koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. View the full article
  15. The U.N. envoy for Somalia urged the country´s leaders on Monday to take "bold steps" to ensure that 2020 sets the fragile Horn of Africa country on a trajectory to peace and stability, not more political division and increasing extremism. Source: Hiiraan Online
  16. Maxakamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida oo u fariisatay Dacwad ciqaabeed Dhallinyaro loo heysto Burcadnimo hubeysan ayaa ku kala ridday xukunno kala duwan. Maxkamaddu waxay Cabdikaafi Cabdi Jaamac Warsame xukumay 8-sano oo xabsi ciidan ah, sidoo kale Maxkamadda ayaa ku xukuntay Cabbdirisaaq Maxamed Abshir Kheyre 5-sano oo xabsi ciidan ah, halka Maxamed Cabduqaadir Maxamed Cumar la siiyo xurriyadiisa haddii uusan jirin dambi kale sida uu u sheegay dhinacyada dacwadda Gaashaanle Sare xasan Cali Nuur Shuute Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida. Dhallinyadaasi ayaa aheyd koox dhac ku geysata Bistoolado iyaga oo isticmaalaya Bajaaj, waxa ayna dilaan qofkii isku dhajiya agabka ay xilligaas ka dhacayaan side Teleefoonada iyo Kombiitarrada. Shacabka ku dhaqan Degmooyinka qaar ee gobalka Banaadir ayaa horay cabasho xoog leh waxa ay uga muujiyeen dhalinyaro ay sheegeen in ay ka furan jireen inta badan taleefanada gacanta, waxa ayana sheegeen in ay qaati ka taagnaayeen dhalinyaradaasi. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  17. Hargeysa (Caasimada Online ) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal u dhexeeyay ciidanka Somaliland iyo kuwa Puntland oo saaka aroortii hore ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Laasqoray oo ka tirsan gobolka Sanaag ee waooyiga Somalia. Dagaalka oo muddo kooban socday ayaa waxaa la sheegay in labada dhinac ay is weydaarsadeen hubka noocyadiisa kala duwan, islamarkaana uu jiro khasaare. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu dhexmaray ciidamo ay kala wateen guddoomiyaha gobolka Sanaag ee dowlad goboleedka Puntland Cali Xuseen iyo guddoomiyaha degmada Badhan ee maamulka Somaliland Maxamuud Xaamud. Ugu yaraan hal askari ayaa ku dhintay dagaalkan, iyadoona uu ku dhaawacmay mid kale, kaas oo haatan lagu dabiibayo xarun caafimaad oo ku taalla Laasqoray. Sidoo kale ilo deegaanka ah aya innoo dheegay in weli cabsi ay ka jirto gudaha degmada, islamarkaana laga dareemayo dhaq dhaqaaqyo iska soo horjeeda. Somaliland iyo Puntland oo isku haya gobollada Sool iyo Sanaag ee ku yaalla waqyooyiga Somalia ayaa marar badan ku dagaalamay deegaano hoostaga gobolladaasi.
  18. Mr. President, 2020 has the potential to be a transformative year for Somalia. A number of key national priorities are due to conclude and will [...] Source
  19. (SLT-Hargeysa)-Dood Xasaasi Ah Oo Dhex-martay Barkhad Jaamac Batuun Iyo Sucaad Carmiye, Halkan hoose ka DAAWO Source
  20. (SLT-Laasqoray)-Wararka aan ka heleyno Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in waaberigii hore ee saaka halkaas uu dagaal ku dhex-maray Ciidamo kala taabacsan Somaliland iyo maamulka Puntland. Dagaalkan ayaa waxaa uu sigaar uga dhacay Degamda Laasqoray, wuxuuna dhexmaray Ciidamo ay kala wateen Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ee Puntland Cali Xuseen iyo Guddoomiyaha Degmada Badhan ee Somaliland Maxamuud Xaamud. Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya inay maqlayeen rasaas labada dhinac ay isku dhaafsanayeen gudaha Degamda Laasqoray ee Gobolka Snaag, isla markaana dagaalka uu ka dhashay Khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyay hal Askari ayaa ku dhintay dagalkaas, halka mid kalena dhaawac uu soo gaadhay, waxaana kan dhaawaca uu soo gaadhay la geeyay Xarun Caafimaad oo ku taalla degamda Laasqoray. Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaadhaya degamda Laasqoray ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in xaalada degmada haatan ay tahay mid degan oo aan la maqleyn wax rasaas oo dhaceysa. Source
  21. NEW YORK (HOL) - UN envoy to Somalia James Swan has warned the prospects of a universal vote in Somalia this year are thinning out owing to absence of dialogue among leaders and unaddressed issues in the newly passed electoral law. Source: Hiiraan Online
  22. Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u fadhiya Soomaaliya Ambassador James Swan ayaa khudbad ka jeediyay kulanka golaha amaanka ee Qaramada Midoobay, waxaana uu si weyn uga hadlay guud ahaan xaaladda siyaasadeed iyo isbadallada ka jira Soomaaliya. James Swan ayaa khudbada uu ka jeediyay golaha amaanka ee Qaramada Midoobay qodobada uu uga hadlay waxaa ka mid ah doorashooyinka qof iyo codka ah ee la filayo in ay dalka ka dhacaan, khilaafka dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah, ciidamada la geeyay qeybo ka mid ah gobolka Gedo iyo xaaladaha siyaasadeed guud ahaan dalka. Sidoo kale James Swan ayaa khudbadiisa wuxuu uga hadlay barnaamijka deyn cafinta dhameystirka dastuurka iyo dagaalka adag ee dowlada dhexe ay kula jirto Al-Shabaab. Danjire James Swan ayaa sheegay in Soomaaliya ay markii ugu horreysay soo gudbisay warbixin ku saabsan arrimaha ban’aadanimada,i yadoo Soomaaliya ay saxiixday heshiiskii Kampala oo Soomaaliya ay ku ballan qaaday ilaalinta iyo ka kaalmeynta barakacayaasha. Ambassador James Swan ayaa sidoo kale ku dheeraaday sida dowladda Soomaaliya ay u qaban qaabineyso doorashooyinka qof iyo codka ah ee dalka ka dhici doona 2021-ka. View the full article
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-Shabaab dilal qorsheysan ay ka geysteen gudaha degmada Baardheere oo ka tirsan gobolkaasi. Dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay inay gudaha u galeen qeybo ka mid ah magaalada Baardheere, iyagoona guryahooda kala soo baxay illaa saddex guuddoomiye Laameed oo ka tirsanaa mas’uuliyiinta maamulka degmadaasi. Wararka qaar ayaa sheegaya in raga hubeysan ee ka tirsanaa Al-Shabaab ay markii dambe ay toogasho ku dileen labo ka mid ah gudoomiyeyaasha, halka midka sadexaadna ay gowraceen, sida ay inoo xaqiijiyeen ilo deegaanka oo lagu kalsoon yahay. Magacyada mas’uuliyiinta la dilay ayaa lagu kala sheegay, Cabdi Santuur oo ahaa guddoomiyaha laanta Buulo-Kuulow, Jibriil Maxamed oo isna ahaa guddoomiyihii hore ee laantaasi iyo Carab Jiis oo ahaa guddoomiyaha laanta Dabaqoray ee degmada Baardheere. Illaa iyo hadda ma jirto faah faahin dheeri ah oo maamulka gobolka Gedo iyo sidoo kale kan degmada Baardheere ay ka bixiyeen toogashadaasi, iyadoona dagaalyahannadii Xarakada Al-Shabaab ee fuliyey dilka ay goobta isaga baxsadeen, falka kadib. Dhacdadaan ayaa waxaa saaka sidoo kale si aad ah u hadal haya dadka deegaanka oo cabsi amni ay soo wajahday. Gedo ayaa ka mid ah gobollada ay weli ku xoogan yihiin dagaalyahannada kooxda Al-Shabaab oo weeraro gaadma ah ku qaada saldhigyada ciidamada ee gobolkaasi
  24. Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Talaado ah waxaa ay xukuno kala duwan ku riday Rag lagu eedeeyey inay dhac ka geysan jireen Magaalada Muqdisho. Maxamed Cabduqaadir Maxamed Cumar, Cabdikaafi Cabdi Jaamac Warsame iyo Cabbdirisaaq Maxamed Abshir Kheyre ayaa loo heystaa in ay yihiin koox ka qaatayaal ah oo loola jeedo koox dhac ku geysata Bistoolado iyaga oo isticmaalaya Bajaaj, waxa ayna dilaan qofkii isku dhajiya agabka ay xilligaas ka dhacayaan side Teleefoonada iyo Kombiitarrada. 23-kii August Sanadkii tegay ayay weerar furasha ah ku qaadeen Askari ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran oo xilligaas ka yimid Jaamacad, waxa uuna maareeyay isku daygoodii isaga oo ay u suura gashay in uu dhaawaco mid kamid ah kooxdan ka qaatayaasha halka kuwa kalane ay ka baxsadeen xilligaasi balse mar dambe oo ay dabagal ku sameeyaan hey’adaha Amniga ay soo qabteen Sedaxda eedeysane bishii sagaalaad ee sanadkaas. Hey’adaha baarista ciidamada amniga ayaa ka gutay waajibaadkooda Baariseed, waxa ayna Xafiiska Xeer ilaalinta ku soo wareejiyeen kiiska Sedaxda eedeysane. Xafiiska oo ka duulayo waajibkiisa baaris iyo kiisa horgeynta Maxkamadeed ayaa weydiistay Garsoorsayaasha in eedeysanayaasha loo gudbiyo Xabsiga Dhexe garsug ahaan 25-kii November sanadkii ina dhaafay. Baaris dheer kadib Xafiiska Xeer Ilaalinta ayaa codsaday in la muddeeyo 18-kii January ee sanadkan dhageysiga dacwad ka dhan ah Maxamed Cabdullaahi Maxamed Cumar, Cabdikaafi Cabdi Jaamac Warsame iyo Cabbdirisaaq Maxamed Abshir Kheyre, waxa ayna Maxkamadda ogolaatay dalabka xafiiska xeer ilaalinta ciidamada qalabka sedaxda bishan aynu ku jirno. Sedaxda eedeysane ayaa mid kastaahi fursad loo siiyay in ay ka jawaabaan eedda ay u jeedisay Maxkamadda oo ay horey u soo diyaariyeen Xafiiska Xeer Ilaalinta ciidamada qalabka Sida. Eedeysanaha koowaad Maxamed Cabbduqaadir Maxamed Cumar Xalane ayaa u sheegay garsoorayaasha in uu bixiyay laba dollar oo mid kamid ah labada eedeysane weydiistay kaasi oo aqoon hore ka dhaxeysay balse aysan jirin wax fal dambi ah oo uu kala qeyb qaatay labada eedeysane. Cabdikaafi Cabdi Jaamac Warsame oo ah eedeysannaha labaad, sidoo kalane ahaa eedeysanaha isku dayay in uu dilo Askariga maraya xaafadda taleex ee degmada Hodan ayaa Maxkamadda u sheegay in uu jiro shaqsi kale oo isna kamid ah kooxdan oo xilligaasi kula jiray howlaha Burcadnimada ah, waxa uu sheegay in uu ku hubeysnaa Bistoolad Taate ah sidoo kale hadda ka hor saldhiga degmada Wadajir loogu xiray tuuganim. Eedeysanaha Sedaxaad Cabdirisaaq Maxamed Abshir Kheyre ayaa ahaa milkiilaha mootada, waxa uuna u dhiibi jiray sida uu qirtay eedeysanaha labaad mana jirin wax kale oo xiriir ah oo ka dhexeeyay marka laga yimaado in ay is fahansayeen sida uu u sheegay Garsoorayaasha. Xafiiska ayaa Maxkamadda weydiistay in lagu xukumo ciqaab u dhiganta qodobbada ay ku soo eedeeyeen Sedaxda eedeysane oo dhaqan ahaa shabahaa kuwa wax dhagra ee ka tirsan Argagixisada. Qareennada u dooday eedeysanayaasha ayaa Maxkamadda weydiistay in la siiyo xurriyadiisa eedeysanaha koowaad oo ay xafiiska xeer ilaalinta ku waayeen wax dambi ah marka laga reebo in uu caawiyay yar saaxiibkiis ah halka labada kale uu codsaday in loo fiiriyo qodobbada dambiga fududeeyo. Garsoorayaasha oo ka baaran degaya nuxurka dacwada iyo mugga kiiska ayaa ugu dambeyn go’aan ku gaaray in Maxamed Cabduqaadir Maxamed Cumar la siiyo xurriyadiisa hadii uusan jirin dambi kale halka Cabdikaafi Cabdi Jaamac Warsame lagu xukumay 8-sano oo xabsi ciidan ah, sidoo kale Maxkamadda ayaa ku xukuntay Cabbdirisaaq Maxamed Abshir Kheyre 5-sano oo xabsi ciidan ah, sida uu u sheegay dhinacyada dacwadda Gaashaanle Sare xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida. Xukunsayaasha ayaa heysta fursad ay ku dalban karaan Rafcaab muddo ku siman 30-cisho xukunka kadib. View the full article
  25. Wararka ka imaanaya degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka halkaas dagaal kooban ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo Somaliland. Dadka degaanka ayaa soo sheegaya in isku dhacaas ka dhex bilowday ciidamo ay kala hoggaaminayaan Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ee Puntland Cali Xuseen Soomaali iyo Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ugu magacaaban Somaliland Maxamuud Xaamud. Wararka hordhaca ah ee laga helay Laasqoray ayaa xaqiijinaya in hal askari ku dhintay dagaalkaas oo si kedis ah ku bilowday balse weli faahfaahin dheeriya lagama hayo khasaaraha rasmiga ah. Labada dhinac ee Puntland iyo Somaliland midkoodna weli kama hadal dagaalka saaka ku dhexmaray degmadaas Laasqoray ee ku taalla xeebta Badda Cas. PUNTLAND POST The post Puntland iyo Somaliland oo ku dagaallamay degmada Laasqoray appeared first on Puntland Post.