Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    214,389
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Dhuusomareeb (Caasimada Online) – War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in magaalada Dhuusomareeb uu ka billowday iska hor-imaad u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca. Dagaalka ayaa ka socda baanaanka hore ee xarunta Inji oo ay deganyihiin hoggaanka sare ee Ahlu-Sunna Waljamaaca. Dhinacyada ayaa isku adeegsanaya hubka nuucyadiisa kala duwan, waxaana la sheegay in weerarka ay qaadeen ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb, kuwaas oo iska caabin xoog leh kala kulmay ilaalada xarunta Inji ee Ahlu-Sunna. Dagaalka caawa ka bilaawday Dhuusamareeb ayaa ku soo aadaya xilli maanta ay ciidamada dowladda ee ku sugan Dhuusamareeb ay xabsiga dhigeen guddoomiyihii hore ee Ahlu-Sunna ugu magacaawnaa Dhuusamareeb Walad Cabdalla. Masuulkaas ayaa la xiray xilli uu ka soo baxay xarunta Inji oo sida la sheegay bandaw lagu soo rogay, kaas oo ah in aan la geli karin lagana soo bixi karin, waxayna wararka aan heleyno sheegayaan in carro badan ay Ahlu-Sunna ku abuurtay arrintaas. Dagaalkan ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhashay u hoggaansami la’aan ku aadan bandawga la saaray xarunta Inji ee Ahlu-Sunna ay ka degantahay magaalada. Dhinaca kale wararka aan ka heleyno degmada Gurceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in caawa cabsi badan ay ka taaganyahay magaalada, waxaana laga cabsi qabaa in ciidamo taabacsan Ahlu-Sunna ay weerar ku soo qaadaan. Dad ku sugan magaalada Gurceel ayaa Caasimada Online u sheegay in ay jirto baqdin ah in ciidamo ka socda Ahlu-Sunna ay magaalada kasoo weeraraan dhanka deegaanka Huurshe ee galbeedka gobolka Galgaduud, halkaas oo sida la sheegay la iskugu geeyey dagaalyahano daacad u ah hoggaanka Ahlu-Sunna. Wixii kasoo kordha kala soco Caasimada Online
  2. Muqdisho (SMN) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ku eedeysay Kenya in ay faragelin ku hayso madax banaanida Soomaaliya ayaa sheegay in ay qaadeyso talaabooyin ka dhan ah xukuumadda Nairobi. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka View the full article
  3. Xarunta Inji Wararka laga helayo magaalada Dhuusomareeb ayaa sheegaya in halkaas ay caawa ka socoto is rasaaseyn u dhaxaysa ciidamo ka kala tirsan dowladda Federaalka iyo Ahlusunna. Is rasaaseynta ayaa ku bilaamatay sida la sheegay, markii gaari kasoo baxay xarunta Inji oo ay degan yihiin hoggaanka Ahlusunna, uu isku dayay in uu xoog ku maro bar kontarool oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Federaalka. Rasaas xoogan ayaa laga maqlayaa agagaarka xarunta Inji oo maalmihii u dambeeyey ay go’doon ku ahaayeen hoggaam sare ee Ahlusunna. Wali lama oga wax khasaaro ah oo ka dhashay is rasaaseynta, oo xili habeen ah ka socota magaalada Dhuusomareeb ee xarunta Galmudug. Dhuusomareeb oo horey u ahaan jirtay meel nabdoon ayaa in dhawaale laga dareemayey, saan saan colaadeed. Faahfaahin dib kala soco PUNTLAND POST The post Rasaas ka socota Dhuusomareeb appeared first on Puntland Post.
  4. The US embassy in Nairobi has issued an alert for a planned terror attack in the capital city. Source: Hiiraan Online
  5. Muqdisho (SMN) – Golaha Wasiirrada xukuumadda fedraalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen Hindise Sharciyeedka hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Hindise Sharciyeedka Socdaalka, Xeerka lahaanshiyaha xuquuqda Daabacaadda, siyaasadda waxbarashada dalka iyo Hindise Sharciyeedka Ciidanka Booliiska. Kulanka golaha Wasiirrada ayaa sidoo kale lagu ansixiyay Sharciga abuurka iyo Noocyada Dhirta, Sharciga Badbaadinta dhir-beereedka, siyaasadda Qaran ee Bacrimiyayaasha, siyaasadda Qaran ee dulin-dilayaasha, sharciga hey’adaha adeegyada baaritaanka beeraha iyo sharciga xakameynta kiimikooyinka beeraha. Shirka oo maanta uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa waxaa kale oo lagu ansixiyay Hindise Sharciyeedka Filimada iyo heshiis is-af-garad ah oo dhex maray wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada iyo shirkadda SAT Service LLC ee dhistay hoteelka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cabulle. Dhammaan Hindise Sharciyeedyada iyo Siyaasadaha qaran ee golohu meel mariyay ayaa qayb ka ah dadaallada ay xukuumaddu ku dooneyo in howlaha iyo adeegyada shacabka Soomaaliyeed u heyso lagu saleeyo, lagana tix raaco sharciyo iyo siyaasado cadcad oo si hufan loo diyaariyay. View the full article
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa qoraal cusub oo ay soo saartay ku sheegtay in Kenya ay faro-gelin xooggan ku hayso arrimaha gudaha Soomaaliya, waxayna ugu baaqday inay si deg deg ah u joojiso. “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu yeeraysaa Dowladda Kenya in ay si deg-deg ah u joojiso xadgudubyada ka dhanka ah madaxbannaanida Soomaaliya iyo falalka xasillooni darrada ah ee ay ka waddo xuduudda labada dal,” ayaa lagu yiri qoraalka. Soomaaliya waxay sheegtay in muddo badan ka dhur-sugaysay in hoggaanka dalka Kenya ay garowsadaan muhiimadda xiriirka taariikhiga ah ee labada dal iyo iskaashiga dhaqan-dhaqaale, amni iyo siyaasad ee ka dhexeeya labada shacab iyo labada dowladood. “Soomaaliya waxaa ka ka go’an in ay qaaddo tallaabo kasta oo diblumaasiyadeed oo ay ku gudaneyso waajibaadkeeda dastuuriga ah ee la xiriira ilaalinta midnimada iyo madaxbannaanida Jamhuuriyadda.” Soomaaliya ayaa bogaadisay hiilka dalalka Gobolka iyo guud ahaan Qaaradda Afrika ee sida walaaltinimada leh ugu soo gurmaday shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed, iyagoona u soo diray ciidamo ka qeyb qaata in dalka laga xoreeyo argagixisada. “Balse Soomaaliya waxa ay adkaynaysaa in aysan marnaba aqbalayn in dalalka qeybta ka ah howl-galka Ciidanka Nabad Ilaalinta Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ay u adeegsadaan xubinnimadooda dano u gaar ah, fara-gelinta arrimaha gudaha iyo hab ka baxsan awoodda sharciyeed ee ay ku joogaan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,” ayaa lagu yiri qoraalka. “Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xusuusinaysa dhiggeeda dalka Kenya daris wanaagga iyo ilaalinta xasilloonida gobolka, inkastoo hab-dhaqanka cusub ee Dowladda Kenya uu kasoo horjeedo qarannimada Soomaaliya, curfiga caalamiga, mabaadi’da Ururka Midoowga Afrika, heshiisyada labo geesoodka iyo nabadgalyada guud ee Gobolka.”
  7. Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Warka-Habeen-27022020-ok-sax-.mp3 View the full article
  8. Nairobi (Caasimada Online) – Safaaradda Mareykanka ee Nairobi ayaa soo saartay digniin xooggan uu ku saabsan weerar argagixiso oo weyn oo la qorsheynayo in laga fuliyo dalka Kenya. Bayaan ay safaaradda Khamiista maanta ah soo dhigtay website-keeda, ayey ku sheegtay in kooxaha argagixisiada ay qorsheynayaan weerar lala beegsanayo hotel weyn oo ku yaalla Nairobi. “Weli lama ogaan hotel-ka weerarka lala damacan yahay, hase yeeshee waxaa la rumeysan yahay inuu yahay hotel caan ah oo ay ku badan yihiin dalxiisayaasha iyo dadka safarada ganacsi ku socda,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay safaaradda. Safaaradda ayaa ku boorisay muwaadiniinta Mareykanka inay muujiyaan feejignaan dheeri ah marka ay tagayaan ama joogaan hoteellada ku yaalla Nairobi. “Haddii aad ku nagaaneyso hotel, fadlan ogow qorshaha daadgureynta hotelka. Sii qorsheyso sida aad uga bixi karto hotelka, haddii ay dhacdo xaalad deg deg ah,” ayaa lagu yiri qoraalka safaaradda. Dhinaca kale, booliska Kenya ayaa sheegay inay qaadeen tallaabooyin amni oo dheeraad ah, guud ahaan dalka.
  9. HARGEISA (HOL) - The ruling and opposition parties in Somaliland have agreed on a landmark deal that will see the break-away region conduct parliamentary and local government elections for the first time since 2005. Source: Hiiraan Online
  10. (SLT-Tehran)-Madaxweyne ku-xigeenka Iran ee arrimaha haweenka iyo qoyska Masoumeh Ebtekar, ayaa ka mid noqotay dadka laga helay cudurka Coronavirus ee dalkaas kusii faafaya, sida uu sheegay wasiir ku-xigeenka caafimaadka Iraj Harirchi. Kiiska Ebtekar ayaa la sheegay inuu yahay mid fudud, islamarkaana aan cisbital loo dhigin. Dhinaca kale, Iran ayaa sheegtay in tirada dadka u dhintay cudurka ay gaadheen 26 qof, taasi oo ah dhimashadii ugu badneyd ee laga diiwaan geliyo dal ka baxsan Shiinaha. Tirada guud ee dadka uu Iran ku saameeyey cudurka ayaa gaadheysa 245 qof, oo ay ku jiraan 7 mas’uul oo sare. “24-kii saac ee tagay waxaa la xaqiijiyey 106 kiis oo cusub, waxaana dhimshada ay gaadhay 26 qof,” ayuu yidhi afhayeenka wasaaradda caafimaadka Kianush Jahanpur, oo la hadlay taleefishinka dowladda. Heerka dhimashada ee kiiska la xaqiijiyey ee fayraskan ayaa aad ugu sarreysa Iran marka loo barbar dhigo dalalka kale ee caalamka. Ururka caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegay in laga yaabo inay taas ugu wacan tahay in qalabka tijaabada Iran aanu qabaneyn dadka fayraska uu ku yar yahay. Dhimashadii ugu horreysay ee ka dhalatay Coronavirus ayaa dalka Iran waxaa la shaaciyey kaliya toddobaadkii tagay. Dillaaca cudurkan ayaa sababay in mas’uuliyiinta ay baajiyaan salaaddii Jimcaha ee dhowr magaalo oo ay ku jirto Tehran, sida uu sheegay taleefishinka dowladda. Wakaaladda wararka dowladda ee IRNA ayaa sidoo kale werisay in Iran laga mamnuucay inay soo galaan muwaadiniinta Shiinaha. Afhayeenka wasaaradda caafimaadka Kianush Jahanpur, ayaa ugu baaqay shacabka inay ka fogaadaan safarada aan lagama maarmaanka ahayn ee dalka gudihiisa ah. REUTERS Source
  11. Tehran (Caasimada Online) – Madaxweyne ku-xigeenka Iran ee arrimaha haweenka iyo qoyska Masoumeh Ebtekar, ayaa ka mid noqotay dadka laga helay cudurka Coronavirus ee dalkaas kusii faafaya, sida uu sheegay wasiir ku-xigeenka caafimaadka Iraj Harirchi. Kiiska Ebtekar ayaa la sheegay inuu yahay mid fudud, islamarkaana aan isbital loo dhigin. Dhinaca kale, Iran ayaa sheegtay in tirada dadka u dhintay cudurka ay gaareen 26 qof, taasi oo ah dhimashadii ugu badneyd ee laga diiwaan geliyo dal ka baxsan Shiinaha. Tirada guud ee dadka uu Iran ku saameeyey cudurka ayaa gaareysa 245 qof, oo ay ku jiraan 7 mas’uul oo sare. “24-kii saac ee tagay waxaa la xaqiijiyey 106 kiis oo cusub, waxaana dhimshada ay gaartay 26 qof,” ayuu yiri afhayeenka wasaaradda caafimaadka Kianush Jahanpur, oo la hadlay taleefishinka dowladda. Heerka dhimashada ee kiiska la xaqiijiyey ee fayruskan ayaa aad ugu sarreysa Iran marka loo barbar dhigo dalalka kale ee caalamka. Ururka caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegay in laga yaabo inay taas ugu wacan tahay in qalabka tijaabada Iran uusan qabaneyn dadka fayruska uu ku yar yahay. Dhimashadii ugu horreysay ee ka dhalatay Coronavirus ayaa dalka Iran waxaa la shaaciyey kaliya toddobaadkii tagay. Dillaaca cudurkan ayaa sababay in mas’uuliyiinta ay baajiyaan salaaddii Jimcaha ee dhowr magaalo oo ay ku jirto Tehran, sida uu sheegay taleefishinka dowladda. Wakaaladda wararka dowladda ee IRNA ayaa sidoo kale werisay in Iran laga mamnuucay inay soo galaan muwaadiniinta Shiinaha. Afhayeenka wasaaradda caafimaadka Kianush Jahanpur, ayaa ugu baaqay shacabka inay ka fogaadaan safarada aan lagama maarmaanka ahayn ee dalka gudihiisa ah. REUTERS + VOA
  12. HARGEISA (Halbeeg News) - The ruling and opposition parties in Somaliland have agreed on a landmark deal that will see the break-away region conduct parliamentary and local government elections for the first time since 2005. Source: Hiiraan Online
  13. A vice president of Iran, Masoumeh Ebtekar, has been infected with the coronavirus, a state-owned newspaper says. Source: Hiiraan Online
  14. “Faysalow Shalay Waxaad Igu Tidhi Waa Khaayin Khaayin Dhalay Maanta Waanigaa Ku Soo Dhawaynaya…” Madaxweyne Oo La Garnaqsaday Faysal Cali Waraabe, Halkan hoose ka DAAWO Source
  15. Ethiopia will not attend talks on its disputed $5 billion hydropower project being held in Washington this weekend, the Water, Irrigation and Energy Ministry said today. Source: Hiiraan Online
  16. Beled-Xaawo (Caasimada Online) – Guddoomiye ku xu-xigeenka gobalka Gedo ee dowladda Soomaaliya Cusmaan Nuur Xaaji ayaa ka hadlay ciidamo ka tirsan daraawiishta Jubaland oo soo gaaray magaalada Beled-Xaawo. Cusmaan Nuur Xaaji ayaa sheegay in ciidanka soo gaaray duleedka magaaladda Beled-Xaawo ay yihiin ku dhawaad 50 askari oo lagu soo qaaday gaadiid uu ka mid yahay hal gaari oo kuwa dagaalk ah. Guddoomiye ku-xigeenka ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Kenya ay kusoo biirtay xiisadda iyo abaabulka dagaal ee laga dareemayo gobalka Gedo, ayaga oo gacan siinaya ciidanka Jubaland ee soo gaaray Beled-Xaawo. Waxa uu sheegay in ciidamada Kenya ay gobalka Jubada Hoose ka soo galbiyeen ciidamada Jubaland, islamarkaan ay soo marsiiyeen deegaano badan oo ay Al-Shabaab maamusho, oo ka tirsan goballada Jubada Hoose iyo Gedo, arrintaas oo uu ku tilmaamay fal ka hor-imaanaya saaxiibtinomada Soomaaliya iyo Kenya. Guddoomiyaha ma sheegin in ciidanka Kenya ay dib uga laabteen Beled-Xaawo markii ay keeneyn kuwa Jubaland iyo in kale. Cusmaan Nuur Xaaji ayaa dhinaca kale sheegay inaysan dowladda dhexe ka haysan amar ay uga hortagaan ciidanka Jubaland, waxaana xusay in ciidamada dowladda federaalka ay ku howlanyihiin kaliya sidii loo xaqiijin lahaa amniga degmada Beled-Xaawo, Waxa uu sidoo kale xusay inaysan ciidamada Jubaland ee maanta gaaray Beled-Xaawo lahayn awood ay kusoo weeraraan kagana hortagaan ciidamada Booliska Haramcad iyo kuwa Xooga Dalka Soomaaliyeed. Dowladda Soomaaliya ayaa horey uga digtay in faro-gelinta ay Kenya ku hayso arrimaha Jubaland ay dhaawaceyso xiriirka labada dal. Magaalada Beled-Xaawo ayaa waxaa ku wada sugan ciidamada dowladda iyo kuwa Jubaland, halka magaalada Mandhera ee dhanka xuduudda Kenya uu ku sugan yahay wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Janan oo ka baxsaday dowladda Soomaaliya.
  17. More than 100 IMF members have pledged to provide $334 million in debt relief for Somalia, which then will unlock fresh funds to help the country, the International Monetary Fund announced Wednesday. Facing a debt load that measured $5.3 billion at the end of 2018, the relief will be provided under a special program to help the world’s poorest nations, first by allowing the government to clear its arrears with the IMF. With financing pledged, the African nation is one step closer to the final approval “which will significantly reduce Somalia’s total debt and enable access to new resources to jumpstart growth and begin reducing poverty,” IMF Managing Director Kristalina Georgieva said in a statement. “This marks a clear recognition by our members for Somalia’s strong and sustained commitment to economic and financial reforms, despite very challenging circumstances,” she said. The executive boards of the two Washington-based crisis lenders, the IMF and World Bank, earlier this month approved the East African nation’s eligibility under the Enhanced Heavily Indebted Poor Countries (HIPC) Initiative. To win final approval, the country must continue to have “satisfactory” performance under an IMF monitored economic program, and pay arrears to multilateral creditors or agree to a strategy to clear them. The World Bank said at the time it expected to have an operation to clear Somalia’s arrears by the end of this month. A final decision to release the funds could be made by the end of March. To date, debt relief packages under the HIPC Initiative have been approved for 36 countries, including 30 in Africa. According to World Bank criteria, Somalia is one of the poorest countries on the planet, with a GDP per capita of less than $995 per year. According to NGOs, most of Somalia’s debt is the result of investments made before the 1990s which have since been destroyed in whole or in part as a result of the conflict. View the full article
  18. Tension is high in some areas of the Sanaag region, specifically, in Hadaftimo village is said to be in crisis, where fighting between Puntland and Somaliland has erupted on Wednesday. Abshir Mohamed Adan, a scholar from the region, blamed politicians for fueling conflict. Speaking to Shabelle Radio, he pointed out that the conflict is based on the dispute over the control of the region between Somaliland or Puntland. Finally, he urged the parties to end the violence and work together to stabilize the region. View the full article
  19. The African Development Bank has endorsed Somalia’s donor-supported plan to settle arrears it owes the lender, opening another chapter for possible infrastructure financing for the Horn of Africa country. The move on Wednesday by the AfDB Board means Mogadishu can proceed to clear the arrears, supported by donors, worth $122.55 million; and pave the way for the Bank to start negotiating on project funding. Known as the ‘Framework for Somalia’s Arrears Clearance’, the Board of Directors for AfDB said on Wednesday it was endorsing the plan after Mogadishu secured sufficient support from donors to guarantee the clearance. The AfDB, the World Bank, International Monetary Fund and the Arab Monetary Fund as the joint biggest multilateral creditors to Somalia, were owed $1.5 billion; $1.3 billion of which are in arrears for the last 30 years. Somalia’s current total debt is $5.3 billion, according to the IMF. The AfDB had suspended engagement with Somalia for most of its three decades of chaos and imposed sanctions against project financing as well as giving of loans or grants. But Mogadishu’s latest victory now adds to the recent decision by the World Bank and the IMF to grade Somalia as eligible for debt relief in a program known as Heavily Indebted Poor Country (HIPC) Initiative. Both Institutions agreed Somalia had conducted significant economic reforms to merit the decision. On Thursday, the Board of AfDB said in the Ivorian capital Abidjan that it will resume normal cooperation with Somalia “as soon as it clears its arrears to the Bank Group.” Additional financial resources will be provided to support ongoing and new reforms necessary for Somalia to reach Completion Point under the Enhanced Heavily Indebted Poor Countries Initiative, a statement added. “Difficulties cannot be allowed to exist forever, because it defeats the very purpose of why we are here to serve,” AfDB President Akinwumi Adesina said after the approval. “The sacrifices of the Somali people under the leadership of the Federal Government of Somalia during the implementation of difficult and wide-ranging reforms has been recognized by the wider international community.” Somalia Finance Minister of Somalia, Dr. Abdirahman Beileh said his country will continue with reforms to be completely free in negotiating lending terms with financiers. “We are committed to continuing our reforms as we have seen their benefits to our governance systems and capacity to manage our economy, and, more importantly, to improving government accountability to the people,” he said. View the full article
  20. (SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa ka hadlay nuxurka heshiis ay maanta kala saxeexdeen Madaxweyne Muuse Biixi, Halkan hoose ka DAAWO Source
  21. Waxaa Xalay Fiidkii Magaalada Dhoobley ka baxay Ciidan aad u hubeysan oo ka tirsan Ciidanka Lugta ee Jubbaland, Ciidankaan waxay kusii jeedaan Baledxaawo si ay [...] Source
  22. A Kenyan lawmaker is seeking an explanation from the national government about the presence of a fugitive Somalia’s Jubbaland minister in Mandera County, saying he is a security threat to residents. Mandera East Member of Parliament Omar Maalim, in a private notice number 02/2020 presented on Wednesday at the National Assembly, sought a clarification from the Ministry of Defence why the Somali state minister Abdirashid Hassan Abdinur alias Abdirashid Janan was in his constituency. The MP claimed the minister crossed into Kenya with over 100 armed soldiers and has been in the northern border Mandera town causing security tension since January. He is said to have arrived on January 30 and was booked to stay at a local hotel by Kenyan security teams in Mandera. He left the hotel on February 10 and rented a house within Mandera town where he has been operating from under the close watch of Jubbaland forces and the Kenya Defence Forces (KDF). Jubbaland state is in southern Somalia. The Mandera East MP said the minister and his troops are now settled at Border Point 1 area within his constituency. “The CS has to explain measures put in place by the State to mitigate security challenges posed by the presence of the fugitive minister,” he said. Mr Maalim is also seeking an explanation from Cabinet Secretary Monica Juma on the role played by KDF in guarding the minister. He wants the government to make public the legal framework under which the Jubbaland military forces were allowed in Kenya, fully armed. “People of Mandera are under siege following the presence of this minister and his forces. Some have vacated their residences fearing bloodshed between the two factions,” he said. CRIMINAL HISTORY Mr Abdinur, now a fugitive, escaped from a Mogadishu prison on January 28 where he had been held since August 31, 2019. He is wanted for several crimes including international human rights violations, a massacre of innocent civilians in Geddo Region, southern Somalia, and illegally escaping government custody. Military troops from the Federal Government of Somalia that have been pursuing him and have camped near the border at the Somalia town of Bula Hawa scheming a raid on the minister’s residence. Residents say a day cannot pass without gunshots from the direction of the fugitive minister’s residence. He argued that Somali armed forces were causing unnecessary tension in the town. National Assembly Deputy Speaker Moses Cheboi directed the MP’s concerns to the Departmental Committee on Defence and Foreign relations. The minister’s stay has strained the diplomatic relationship between Kenya and Somalia with Mogadishu accusing Nairobi of harbouring a fugitive. Amnesty International has asked Kenya to arrest and handover the minister, saying he “must be returned to face justice.” Mr Abdinur is the second high ranking government official from Jubbaland to seek refuge in Mandera. In November last year, Jubbaland Vice-President Mohamud Sayyid Adan was forced to hide in the northern county for several weeks after he was blocked by Ethiopian troops from visiting Bula Hawa in Geddo. RELATIONS Jubbaland President Ahmed Islam, commonly known as Sheikh Madobe, was re-elected in August 2019 against the wishes of both Somalia President Mohamed Abdullahi Farmaajo and Ethiopia. Soon after the election, Mogadishu rejected the outcome and imposed restrictions on flights to and from Kismayu, requiring them to pass through Mogadishu. The sanction hit business as air flight is the only guarantee of safe movement within the southern regions as the area between Kismayu and Mogadishu is controlled by Al Shabaab. Mr Madobe had been supported by Kenya in his election bid as Nairobi sees Jubbaland as a buffer zone against Al Shabaab. Jubbaland is made up three regions; Geddo, Middle Juba and Lower Juba, with some five districts, especially Middle Jubba, still in the hands of Al Shabaab. Both Kenyan and Ethiopian troops are deployed in Jubbaland under the UN-backed African Union Mission in Somalia (Amisom) to combat Al-Shabaab militants. Kenyan forces cover Lower and Middle Jubba, while Ethiopian soldiers are in Gedo and Bay and Bakool in South West State. View the full article
  23. (SLT-Hargeysa)-Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Heshiis Ay La Gaadheen Madaxweyne Biixi, Halkan hoose ka DAAWO Source
  24. Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa Hargeysa ayaa heshiiyey xisbiyada Somaliland oo isku khilaafsanaa Guddida doorashooyinka. Nicolas Berlanga oo kulamo la qaatay saamileyda siyaasada ee Somaliland ayaa maanta goob joog ka ahaa heshiis is afgarad ah oo ay xarunta madaxtooyada ku wada gaareen Madaxweynaha Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaanka xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI. Saddexda xisbi ee Somaliland ayaa isku afgartay qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha Wakiilada iyo deegaanka Somaliland iyo in xisbiyada mucaaridka ahi kusoo buuxiyaan labadii xubnood ee ka dhinaa Guddida cusub ee doorashooyinka Somaliland. Heshiiska uu garwadeenka ka ahaa Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ee madaxweynaha Somaliland iyo hoggaanka Axsaabta mucaaridka ahi kala saxeexdeen, ayaa u u qornaaa sidan hoose. PUNTLAND POST The post Nicolas Berlanga oo heshiisiiyey xisbiyada mucaaradka iyo Muuse Biixi appeared first on Puntland Post.