Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    214,389
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Tehran (Caasimadda Online) – Xildhibaan ka tirsan Baaralmaanka dalka Iran ayaa u geeriyooday cudurka Corona Virus sida ay xaqiijisay wakaaladda Wararka ee dalkaas taasoo muujineyso sida uu cudurkaan ugu faafay dalka Islaamiga ee Iiraan. Mohammad Ali Ramazani Dastak kaasoo asbuucii hore loo doortay Xildhibaan ayaa la rumeysan yahay inuu u geeriyooday cudurka Corona Virus oo maalmo ka hor laga helay. Xildhibaankaan ayaa dhintay saakay aroortii hore markii loo qaaday Isbitaal kadib markii uu qabtay xanuun aad u daran oo uu sababay cudurka Corona Virus. Xildhibaankaan ayaa noqonayaa siyaasigii u horreeyay ee u geeriyooda cudurkan, Waxaa sidoo kale Cudurka uu ku dhacay Madaxweyne ku xigeenka Iran iyo Wasiir ku xigeenka Caafimaadka dalkaasi. Afhayeen u hadlay Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Iran ayaa sheegay in cudurkaan ay u geeriyoodeen illaa 43 qof halka sidoo kale la helay 593 kiis oo ku saabsan cudurkaan. Wadamo badan oo dunida ku yaalo ayaa iska joojiyey duulimaadyada ka imaanayo iyo kuwa aadayo dalka Iiraan oo ah wadanka labaad ee sida weyn uu u sameeyey cudurkaan marka laga reebo dalka Shiinaha oo ah halka uu markii hore cudurkaan ka bilowday.
  2. A Kenyan lawmaker is seeking explanation from the national government about the presence of a fugitive Somalia's Jubbaland minister in Mandera County, saying he is a security threat to residents. Source: Hiiraan Online
  3. Wakiilo ka kala socda Mareykanka iyo kooxda Taliban ayaa lagu wadaa in ay maanta oo Sabtiya heshiis nabadeed ku kala saxiixdaan magaalada Doha ee caasimadda waddanka Qatar. Xoghayaha Arrimaha Debedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa gaaray magaalada Doha isaga oo ka mid ah xubnaha goobjoogga ka noqon doona munaasabadda saxiixa heshiiskan loogu talogalay inuu fure u noqdo wadahadallo dhexmara kooxda Taliban iyo dowladda Afghanistan oo lagu dhameynayo colaadda dalkaasi. Heshiiska ayaa sidoo kale yareynaya tirada 13-ka kun ee askari ee Mareykanka ka jooga Afghanistan, tiradaas oo laga dhigi doono 8,600 oo askari. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ugu baaqay Taliban iyo xukuumadda Afghanistan in ay fursaddan ka faaiideystaan, isaga oo xusay in haddii laga dhabeeyo ka mira dhalinta waxa lagu heshiiyey ay taasi horseedi doonto soo afjarista colaadda Afghanistan iyo in ciidanka Mareykanku ay dalkooda ku soo laabtaan. Ka dib 19 sano oo colaad ah, Wadahadallo dhexmara Taliban iyo saraakiisha dowladda Afghanistan ayaa lagu wadaa iney bilowdaan muddo 10 cisho gudahood ah. PUNTLAND POST The post Mareykanka iyo Taliban oo Heshiis Nabadeed kala Saxiixanaya appeared first on Puntland Post.
  4. (SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cali Khaliif ayaa farta ku fiiqay laba dhibaato haysta shacaba reer Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO Source
  5. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda FederaalkaSoomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan Magaalada Washinton ee caasimada Maraykanka ayaa la kulmay Agaasimaha Fulinta Hey’adda lacagta aduunka Kristalina_Georgieva. Wasiirka oo u waramayay Warbaahinta ayaa sheegay in kulankaasi uu la yeeshay Agaasimaha guud ee Hay’adda Lacagta Aduunka Kristalina_Georgieva uu ahaa mid muhiim ah. Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri “Waxaan uga mahadceliyay hogaaminteeda wanaagsan iyo dadaalkii ay Hey’adda Lacagta Aduunku ka soo qaadatay dib u habeynta Maaliyaddeena iyo hannaanka deyn cafinta Soomaaliya” Wasiirka ayaa sheegay in dhammaan hay’adaha Caalamka iyo IMF uu u xaqiijiyay in dowladda Soomaaliyeed ay ka go’antahay talaabo kasta oo lagu horumarinayo dhaqaalaha Soomaaliya iyo isbedelka Maaliyadda. PUNTLAND POST The post Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo la kulmay Agaasimaha Fulinta Hey’adda lacagta aduunka appeared first on Puntland Post.
  6. SAN DIEGO — Two sisters of a Somali immigrant living in City Heights testified Friday that, before her beaten body was found last year, her husband threw around accusations that she had made a video in which he was sexually assaulted. Moxamed Abdiaziz Kherow, 46, is charged with murdering his 36-year-old wife, Muna Salad Kuri, nearly one year ago. According to an investigator, Kherow said the man who assaulted him killed his wife and took him across the border. A preliminary hearing was held Friday for the prosecution to present evidence against Kherow. At the end, San Diego Superior Court Judge Joan Weber found evidence sufficient to send Kherow to trial on a charge of murder and an allegation he used a weapon. Deputy Public Defender Chelsea Kopp verified the spelling of her client’s name. It has been listed by the District Attorney’s Office as Mohamed Abdiaziz Kerow and by the county jail as Abdi Aziz Kerow. Deputy Medical Examiner Dr. Bethann Schaber testified that Kuri died of blunt-force blows to her head that caused skull fractures “too numerous to for me to draw” on a diagram shown in court. Kuri also suffered a broken jaw, broken teeth, a fractured nose, cuts, scrapes and bruises over her face and upper body, Schaber said. She said she could not tell what kind of weapon was used to inflict the injuries, but that some could have been caused by a fist and others by a serrated knife. One of Kuri’s younger sisters, Amiina Salad, testified that she tried calling Kuri on March 3 last year but got no answer. She said she then called Kherow, who yelled and cursed, saying “your sister done me wrong” by making a sex video with another man. Kherow allegedly said he was molested by the man during the recording. He accused Salad and her sisters of having a copy of the recording. Salad told him she did not, and later called her other sisters who also denied having a copy. She said when she asked Kherow where her sister was, he hung up. Kuri, who had come to the United States from Kenya, married Kherow in 2015, Salad said. Another sister, Tegest Alemu, told the judge that she received a video of Kuri showing various bruises on her face. Kuri sent the video to a friend, who forwarded it to Alemu. Alemu said she, too, talked to Kherow on March 3 and he alluded to having been sexually assaulted by a man at his wife’s instigation. “His voice was scary,” Alemu testified. She and Salad separately checked the Van Dyke Avenue apartment in City Heights where Kuri stayed sometimes with her husband. They also checked a Mohawk Street apartment where Kuri lived at other times and ran a daycare center. The next day, on March 4, Alemu said she called her sisters and told them she didn’t think Kuri was alive. She made a missing persons report with San Diego police. Then, Salad met an officer at the Van Dyke apartment and got a maintenance man to let her inside. Salad said she opened the bedroom door and saw her sister’s foot where she lay on a bloodied bed. She checked Kuri’s pulse but found none. Salad teared up at the memory and took a moment to compose herself before saying she asked the maintenance man to call 911. Kherow was arrested in Panama on March 20 and extradited to San Diego to face charges in his wife’s death. An investigator testified that Kherow related that he had been raped and kidnapped, taken into Mexico, by the man who killed his wife. City News Service contributed to this report.
  7. Wararka naga soo gaarayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta kulamo looga hadlayo xasiloonida amniga ay ka socdaan degmada Beled-Xaawo ee gobolkaasi. Kulanmada oo ah kuwa xasaasi ah ayaa waxaa leh saraakiisha cidiamada dowladda ee ka howlgala gudaha magaaladaasi. Sidoo kale wararka qaar ayaa sheegaya in kulamadaas intooda badan diirada lagu saarayo sidii looga hortagi lahaa dhaq dhaqaaqyada ay Jubbaland ka wado halkaasi. Xaaladda gobolka Gedo ayaa maalmihii ugu dambeeyey aheyd mid kacsan, kadib markii dowladda Soomaaliya ay la wareegtay degmooyin dhowr ah oo ka tirsan gobolkaasi. View the full article
  8. Ciidamada ammaanka ee Boosaaso ayaa maanta fashiliyey qarax miino oo lagu aasay xaafadda jidka soddonka ee magaaladaasi. Saraakiil ka tirsan Puntland ayaa sheegay in qaraxaasi miino ciidamadu ay ku guuleysteen in u kala fur fureen si dhib la’aan ah. Sidoo kale saraakiisha ayaa intaasi ku daray in xogta qaraxaasi ay soo gudbiyeen shacabka, islamarkaana ay wada shaqeyntaasi ay sababtay in laga hortago. Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa ciidamada ammaanka Puntland ay kordhiyeen howlgallada amni xaqiijinta ee ay ka wadaan gobolka Bari. View the full article
  9. Muqdisho (SMN) – Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Warka-Duhur-29022020.mp3 View the full article
  10. (SLT-Hargeysa)-Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax xoghayihii arrimaha gudaha xisbiga UCID iyo xoghayihii golaha dhexe Maxamuud Cali Muuse ayaa laga qaaday xilalka kadib markii ay dhawaan taageereen in la furo ururrada siyaasadda si xisbiyada mucaaradku meesha uga baxaan. Source
  11. (SLT-Hargeysa)-Ugaas Si Kulul Uga Jawaabay Boqor Buurmadow, Xukumada-na Ugu Baaqay Inay Jeelka Dhigto, Halkan hoose ka DAAWO Source
  12. Hogaamiyaha Guud Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa ku dhawaaqay in uu guud ahaan ka tanaasulay arrimaha siyaasadda dowlad goboleedka Galmudug. Hoggaamiyaha ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in dad Shacab ah ay ku dhintaan dagaallo markale ka dhaca Magaalooyinka Galmudug ee Ahlusunna gacanta ku haysay. Macalin Maxamuud waxa kale oo uu xusay in Ciidankii iyo hubkii ay ku wareejiyeen Taliska ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. ” Waxaan ka tanaasulney go’aankeenii siyaasadeed ee Hogaaminta Galmudug , inagu diyaar uma nihin in markale dhiig daato ama bulshadu iska hor imaato , waxaan u taanaganahay doorkeenii diimeed iyo caqiiqada Ahlusunna Waljamaaca oo aan usii taagnaan doono ” ayuu yiri Hoggaamiyaha Ahlusunna. Ciidamada Milatariga dowladda gaar ahaan Guutadda 15-aad oo u badan Ciidankii Ahlusunna ee la qarameeyay ayaa la wareegay Ammaanka Madaxda ugu sareysa Ahlusunna ee kala ah Macalin Maxamuud, Sheekh Shaakir , Ashcari iyo Saadaq Sheekh Yuusuf Direed. PUNTLAND POST The post Hoggaamiyaha Ahlusunna oo sheegay in uu ka tanaasulay Siyaasadda Galmudug appeared first on Puntland Post.
  13. (SLT-Yubbe)-Wasiirka amniga maamulka Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan oo uu wehliyo taliyaha Ciidamada difaaca Puntland ayaa booqday fadhiisimaha Ciidammada Maamulka Puntland ee deegaanka Yubbe ee Gobolka Sanaag. Wasiirka amniga Puntland ayaa ka hadlay dagaal Khasaare geystay oo maalmo kahor Ciidankood iyo kuwa Somaliland ku dhex-maray deegaanka lagu magacaabo Kadhada oo 18-KM u jira Yubbe, waxaana uu sheegay in Somaliland ay weerar kusoo qaadeen Ciidankooda. Sidoo kale Wasiirka ayaa waxa uu sheegay in Ciidanka Puntland ay Khasaare ku gaadhsiiyeen ciidammada qaranka Somaliland weerarkii ay soo qaadeen, isla markaana laga qabsaday hub iyo gaadiid dagaal. Wasiirka amniga Puntland ayaa tilmaamay in marar kala duwan ay Somaliland u sheegeen inay joojiyan Colaadda, hasayeeshee taasi ay suurta-gal noqon weyday, wuxuuna ugu hanjabay Somaliland inay Jawaab kala kulmi doonaan Colaadda ay ka wadaan gobolka Sanaag. Ugu dambeyntii Wasiir Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa caddeeyay in Ujeedkooda haatan uu yahay sidii ay u tegi lahaayeen Magaalada Ceerigaabo ee Gobolkan Sanaag, waxaana uu Ciidanka maamulka Puntland ugu baaqay ilaalinta deegaanka. Source
  14. Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Hoggaamiyaha guud Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa ku dhawaaqay in uu guud ahaan ka tanaasulay Siyaasadda maamulka Galmudug. Macallinka ayaa ka tacsiyeeyay dadkii waxyeelada ku gaartay dagaalkii 24-ka saac ee lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug, waxaana uu sheegay in Ahlu sunna aanu ahayn Urur ama dad baneysta dhiigga Muslimka. Waxaa uu sheegay in aysan aqbali doonin in dad shacab ah ay ku dhintaan dagaallo markale ka dhaca Magaalooyinka Galmudug ee Ahlusunna gacanta ku heysay. ”Waxaan ka tanaasulney go’aankeenii siyaasadeed ee Hugaaminta Galmudug , inagu diyaar uma nihin in markale dhiig daato ama bulshadu iska hor imaato , waxaan u taanaganahay doorkeenii diimeed iyo caqiiqada Ahlusunna Waljamaaca oo aan usii taagnaan doono ” ayuu yiri Hoggaamiyaha Ahlusunna. Hadalka kasoo baxay Hoggaamiyaha Ahlu Sunna ayaa kusoo aadayo xilli Madaxii Xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir oo isna sheegay in mas’uuliyada ammaanooda, tan magaalada Dhuusamareeb, gadiidkooda iyo hubkoodaba ay ku wareejiyeen Taliyaha guutada 15-aad Jeneraal Mascuud Maxamed Warsame oo ciidamadiisu ka qeyb galin dagaalkii shalay ay la galeen ciidamada dowladda. General Mascuud ayaa ahaa Taliyihii ciidankii la qarameeyey ee Ahlu-Sunna, waxuuna hadda hoggaamiyaa guutada 15-aad, qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka. “Waxaan u tanaasulnay shacabkeena markaan aragnay in dhib badan soo wajahan yahay,” ayuu yiri Sheekh Maxamed Shaakir. Hoos ka daawo Macallin Maxamuud
  15. (SLT-Doha)-Dawladda Maraykanka iyo Ururka Taliban ayaa goor-dhow kala saxeexaanaya heshiis nabadeed oo astaan u noqon kara dhammaadka dagaalkii ugu dheeraa, kaasi laba sanno oo wadahadallo ah ka socday caasimada Qadar ee Doha. Munaasibadda heshiiska ayaa ka dhacaysa Magaalada Doha ee Dalka Qadar, waxaana la rajeynayaa Qadar inay dejiso marxaladda ka bixitaanka ciidammada Mareykanka iyo wadahadallada u dhaxeeya Afghanistan iyo mareykanka si loo go’aamiyo mustaqbalka dalka, iyadoo Diblomaasiyiin ka kala socota wadamada Afghanistan, Mareykanka, India, Pakistan iyo dalal kale oo ka tirsan UN-ka ayaa wadahadallo bilaabay maanta, ayna ku wehliyaan wakiilo ka socda Taliban, kuwaasoo ku shiraya hoteel Sheraton ee Doha. Jimcihii, Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa hadal uu jeediyay ku booriyay dadka reer Afgaanistaan inay ka faa’iideystaan fursadda nabadda iyo mustaqbal cusub oo dalkooda ah. Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Mike Pompeo ayaa goob-joog ka noqon doona saxeexa Doha, halka Xoghayaha Difaaca Mark Esper la filayo inuu soo saaro bayaan wadajir ah oo ay kula jirto dowlada Afghanistan ee Kabul. Source
  16. Inkastoo aysan wali si rasmi ah u shaacin Dowlada Jubbaland iyo Taliska Ciidamada Jubbaland waxaa jira 7 Askari oo ka baxsadey Ciidamada Jubbaland ee Dhowaan [...] Source
  17. Somalia informs UNSC and the international community that Somalia’s “hard-earned progress with the help of international community is today jeopardized by the negative, anti-peace actions by the Kenyan Government.” By: Ali Mohamoud Hayow On Thursday, February 27th 2020 before the United Nations Security Council in New York, Somalia Permanent Representative to the United Nations, Ambassador Abukar Osman critically informed the international community before the UNSC that the Republic of Kenya has been deeply immersed in a continues, destabilizing, negative anti-peace campaign in Somalia. Amb. Abukar Osman ended with a warning issued to the Government of Kenya to cease all its anti-peace efforts in Somalia or his Government will be forced to invoke UN Charter Article 35: bringing an official, formal case against Kenya before the UNSC. In this article, I shall endeavor to discuss the facts concerning this declaration and warning by the Federal Government of Somalia. The strong language utilized by the Government of Somalia before UNSC underscores the utter seriousness of the Kenya’s threat to Somalia’s security and peace. The Ambassador summarized this threat Somalia peace and security faces from the current Government of Kenya as follows: “I [Amb. Abukar Osman] would like to bring a report to [UNSC] on an urgent matter that poses a serious threat to our [Somalia] peace and security. The Federal Government of Somalia has exhausted all diplomatic means for the Government of Kenya to refrain from actions that pose a threat to the historical relations between our the two nations. Kenya continues to be a consistent destabilizing force in Somalia off setting and negating in its engagement in AMISOM: Kenya’s brash interference in Somalia’s domestic affairs, its blatant breach of Somalia’s sovereignty, territorial integrity, political independence and unity. Furthermore, Kenya’s continues encroachment on Somalia border areas out rightly undermines our stability and sovereignty. Our hard-earned progress with the help of international community is today jeopardized by the negative, anti-peace actions by the Kenyan Government. These destabilizing actions not only negatively impact Somalia but they are anti-thesis to the objectives of regional and global peace, in clear violations of United Nations Article 2, Paragraph 4.” Somalia’s internal affairs and most importantly, its sovereignty should not be victim to the negative, anti-peace decisions and actions boldly taken by a democratic, neighbor country with whom Somalia shares diplomatic ties. As Amb. Osman keenly noted, “Kenya’s anti-peace actions in Somalia do not only affect the stability of Somalia, but place untold pressure on and are antithesis to the objectives of regional and global peace.” The events below carefully described are actions taken by Kenya that are clear violations of the United Nations Charter. If Somalia were to invoke UN Charter Article 35, the facts below would condemn Kenya. In August 2019, Ahmed ‘Madobe’ Mohamed Islam, then the leader of Jubaland State of Somalia held an event that he categorized as an election, which severely failed to meet the standards for fair and free elections – a fact recognized categorically by the Federal Government of Somalia and its international partners, including the United Nations. In October 2019, having refused to hold fair and free elections, Ahmed ‘Madobe’ held an event which he classified as his inauguration. The Speaker of Kenya’s Parliament, Aden Bare Duale, attended this event after being explicitly informed by the Federal Government of Somalia that he could not travel to Somalia for this purpose. As the third most senior official in the Government of Kenya, Aden Bare Duale’s illegal entry into Somalia constituents a blatant, premeditated breach of Somalia’s sovereignty. Furthermore, his presence was a deliberate attempt by Kenya to legitimize the internationally unrecognized ‘election’ and ‘inauguration’ of Ahmed ‘Madobe.’ Ahmed ‘Madobe’ anti-democratic initiatives are forceful measures to completely silence the desires of the people of Jubaland. Kenya’s support of Ahmed ‘Madobe’ is a grand interference of Somalia’s internal affairs and a strike to weaken the democratic institutions of Somalia. Given Somalia’s fragile history and struggle with Civil War, the international community should address Kenya’s purposeful attempts to cripple the democratic institutions of a country emerging from conflict. The former administration of Jubaland State, which Kenya is a staunch material supporter, and Kenyan security forces, including Kenyan members of AMISOM, have been widely documented in international media to be deeply engaged in hundreds of millions of USD illegal sugar and charcoal trade that is the financial backbone of Al-Shabaab’s terrorist activities. “A confidential report by U.N. monitors accuses Kenyan soldiers in the African Union peacekeeping force in Somalia of facilitating illegal charcoal exports from the port city of Kismayu, a business that generates millions of dollars a year for Islamic militants seeking to topple the government.”(Reuters) It is clearly evident that a financial healthy Al-Shabaab will never be eradicated from existence. Finances will tend to the organizational wounds afflicted by military operations. Al-Shabaab is flourishing due to its ability to rein freely in Jubaland State, the regions under the administration of Ahmed ‘Madobe,’ who is supported by Kenya. Furthermore, Amnesty International and the UN Somalia and Eritrea Monitoring Group have uncovered the horrendous crimes against humanity and war crimes committed by war criminal and fugitive Abdirashid Janan, the Security Minister of the former administration of Ahmed ‘Madobe.’ War criminal and fugitive Abdirashid Janan has been reported by Amnesty International to be in Kenya. The Government of Somalia has asked Kenya for his speedy return. He is reported to be in Mandera with a standing army threatening to attack Federal Government of Somalia troops across the Kenya-Somalia border. Kenya’s utter reluctance to cooperate with the Somalia Government to arrest a documented war criminal can only be interpreted as another instance of the Government of Kenya’s anti-peace endeavors with regards to Somalia, continuing the unfortunate legacy of Somalia’s neighbor in destabilizing that nation. In accordance to the United Nations Charter Article 35 (1), Somalia warns Kenya that Somalia shall bring its case against Kenya’s breach of Somalia’s sovereignty and other destabilizing actions taken by Kenya to the United Nations Security Council, if that is Kenya does not cease and desist all destabilizing, anti-peace efforts within Somalia’s sovereign boundaries. The Republic of Kenya is sincerely immersed in an international campaign to receive the honors to endeavor for global peace and security as a non-permanent member of the United Nations Security Council representing the Africa Group for the term 2021-2022. This aspiration communicated by the Government of Kenya is in stark contrast to Somalia’s communication to UNSC of being a victim of Kenya’s “negative, anti-peace actions.” The evidence glaringly points to Kenya being guilty of the charges levied against her by the Federal Government of Somalia. It is the opinion of most objective spectators and supporters of international sustained peace and security that this unflattering evidence of Kenya’s inappropriate actions in Somalia completely disbars Kenya from being elected to the UNSC. It is our hope that at least in the next two years, rather than seek the duties of fighting for global peace and security, Kenya focuses on strictly following international law and UN Charter rules with respect to all its neighbors in East Africa. AFEEF: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
  18. Maxamed Keeroow Maxamed guddoomiyaha guddiga farsamada madaxa banaan ee soo xulista baarlamaanka 2-aad ee Koonfur galbeed oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu ka warbixiyay shurudaha looga baanahanyahay shaqsiga ka mid noqonaya baarlamaanka 2-aad ee maamulkaasi. Guddoomiyaha ayaa waxa uu tilmaamay in shaqsi kasta ay doonayaan in ay xaqiijiyeen in uu wax qori karo si la mid ahna uu wax aqrin karo. Dhanka kale gudddomiyaha oo sii hadlayay ayaa sheegay in 11-ka bisha iyo 19-ka bisha ay soo saarayaan xildhibaanada cusub ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed. Ugu dambeyn guddoomiyaha guddiga farsamada madaxa banaan ee soo xulista baarlamaanka 2-aad ee Koonfur galbeed ayaa sheegay in ay xalin doonaan dhamaan tabashooyinka deegaanadaasi ka jira. Halkan ka dhageyso wareysiga guddoomiyaha https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/02/Wareysi-Guddomiyaha-Guddiga-dorashada.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay xiisada dagaal ee ka taagan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Mahad Salaad ayaa marka hore ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay dagaalladii ka dhacay Dhuusamareeb, isaga oo ku dhaawaca ah u rajeeyey caafimaad deg deg ah. Sidoo kale wuxuu qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga ku sheegay in aan laga baaqsan karay dhibtaada iyo dhiiga ku daatay halkaasi. Xldhibaanka ayaa sidoo kale ku baaqay in dadka reer Galmudug looga turo colaad uu sheegay in laga soo abaabulayo Villa Soomaaliya. Halkaan hoose ka aqriso: Intii dhimatay Allaha unaxariisto inta dhaawaca ahna Allaha u boogo dhayo. Aamiin Dhibaato laga baaqsan karay ayay ahayd in dhiiga dhalinyaradeena sidaas bahalnimada ah loo daadiyo. Nasiib daro dad ayaa u arkay in ay magac iyo mansab ku gaarayaan daadinta dhiiga walaalahood, waxayna aamineen beenta iyo balanqaadyada aan jirin ee Nabad iyo Nolol, lkn mar aan dheerayn ayay ogaan doonaan iyagoo kulansaday talo la’aan, tabar la’aan, wiil la’aan, walaal la’aan iyo waxa loo sheegay oo aan jirin! Culimada waxaan leenahay dadkiina iyo deegaankiina ayaad u soo shaqayseen, wixii aad saxdeena abaal ayaa la idinkaga hayaa, Ilaahey agtiisana ajar ayaad uga helaysaan inshaa’allah ee sabra, waxaana la gaari doonaa maalin la idinkugu garaabi doono in aad dad badan ka saxnaydeen. Waxaan mar labaad ku celinayaa in dadka reer Galmudug looga turo colaada laga soo abaabulayo Villa Soomaaliya dadka walaalaha ahna aan la kala dhex dhigin fidno qabiil iyo mahadhooyin aan la mahdin.
  20. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan Magaalada Washinton ee Carriga Maraykanka ayaa la kulmay Agaasimaha Fulinta Hey’adda lacagta aduunka Kristalina_Georgieva. Wasiirka oo u waramayay Warbaahinta ayaa sheegay in kulankaasi uu la yeeshay Agaasimaha guud ee Hay’adda Lacagta Aduunka Kristalina_Georgieva uu ahaa mid muhiim ah. Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri:- “Waxaan uga mahadceliyay hogaaminteeda wanaagsan iyo dadaalkii ay Hey’adda Lacagta Aduunku ka soo qaadatay dib u habeynta Maaliyaddeena iyo hannaanka deyn cafinta Soomaaliya” Wasiirka ayaa sheegay in Dhammaan Caalamka iyo IMF aan u xaqiijinayo in Dowladda Soomaaliyeed ay ka go’antahay tilaabo kasta oo lagu horumarinayo dhaqaalaha Soomaaliya iyo isbedelka Maaliyadda. View the full article
  21. Madaxweynihii Galmudugta Ehlu Suna Shiekh Shaakir oo looga adkaaday Dagaalkii Dhuusamareeb ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay wuxuu sheegey in ay Dagaalkii joojiyeen iyagoo u [...] Source
  22. Somalia’s United Nations envoy denounced Kenya on Thursday as a “destabilizing force” in his country and threatened to initiate UN action against the country. In a strongly-worded speech to the UN Security Council that is sure to escalate tensions between the two countries, Ambassador Abukar Dahir Osman said Somalia has “exhausted all diplomatic means with Kenya”. The ambassador accused Kenya of interfering in Somalia’s internal affairs and violating the UN Charter by engaging in “anti-peace actions”. Osman did not specify the Kenyan behavior that he found objectionable but condemned its alleged breach of Somalia’s “sovereignty, independence and unity”. “Kenya continues to be a destabilizing force, negating its engagement in Amisom,” the diplomat declared. Kenya currently supplies about 3500 of the 20,000 troops that are fighting Al-Shabaab under the banner of the African Union Mission in Somalia. Kenya has violated the UN Charter through aggression that amounts to an “antithesis of global peace,” Mr Osman added. Warning that Somalia “will take all measures to defend its sovereignty and unity,” he threatened to haul Kenya before the council if it “does not cease its actions”. View the full article