Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    214,389
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Guddoomiyaha Gudiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat ayaa walaac ka muujiyay Xiisadda Siyaasadeed ee mar kale ka dhex bilaabaty Kenya iyo Soomaaliya. Gudoomiye Faki ayaa ka codsaday dhamaan daneeyayaasha in ay xasiliyaan Xiisadda oo ay xakameeyaan, kuna dhiiri galiyo labada dal inay khilaafaadkooda ku xalliyaan wadahadal. Mr Moussa Faki ayaa sheegay in Midowga Afrika, oo kaashanaysa Beesha Caalamka ay sii wadi doonaan in ay si dhaw ula socdaan xaaladda labadda dal si looga baaqsado in Khilaafka sii xoogaysta. Guddoomiyuhu, wuxuu mar kale xaqiijiiyay in Ururka Midowga Afrika ay diyaar u yihiin in labada dal yeeshaan wadahadal wax ku ool ah oo lagu horumarinayo nabadda, xasilloonida iyo deris wanaagga, iyada oo la waafajinayo mabaadi’da Midowga Afrika. Labadii bilood ee lasoo dhaafay dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa eedeymo kala duwan hawadda isku marsiiyay ka dib markii dowladda Soomaaliya ay sheegtay in ay Kenya ay faragalin ku hayso arimaha gudaha Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Midowga Afrika oo war ka soo saaray Xiisadda Soomaaliya iyo Kenya appeared first on Puntland Post.
  2. Magaalada Kismaayo ee Xarunta kMG ah ee dowlad goboleedka Jubbaland waxa maanta ka furmaya kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Jubaland, waxaana khudbadda furitaanka ka jeedinaya madaxweyne Axmed Maxamed Islaam. Xildhibaanada ayaa lagu wargeliyay in ay xaadiraan fadhiga maanta ee furitaanka ah, waxaana xaqiijiyay kooramka Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka oo maalin kahor kulan gaar ah ku yeeshay Kismaayo. Gudaha Magaalada Kismaayo waxaa saakay lagu arkayaa ciidamo la dhigay Xarunta Baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland kuwaas oo qayb ka qaadanaya sugidda ammaanka Madaxweynaha iyo xubnaha kale ee wehliya. Madaxweynaha ayaa khudbadda furitaanka Kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka kaga hadli doona Xaaladda siyaasadeed ee dowlad goboleedka Jubbaland, xiisadda ka taagan Gobolka Gedo iyo arrimo kale. Baarlamaanka Jubbaland ayaa fasax dhawaan galay, kadib markii kalfadhigii 1-aad ay ku doorteen Axmed Maxamed Islaam oo Natiijada Doorashadaas iyo dhismahoodaba waxba kama jiraan ku tilmaamtay Dowladda Federaalka Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Kalfadhiga Labaad ee Baarlamanka Jubaland oo maanta furmaya appeared first on Puntland Post.
  3. Haanta la aasayey Booliiska degmada Eyl ee gobolka Nugaal, ayaa mudda kooban xabsiga dhigay saddex muuqaal-duube oo lagu qabtay, iyagoo haan daxalaysan ku aasaya xeebta degmadaasi Eyl. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Eyl oo diiday in magacyadooda la xigto, ayaa warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyay, in saddexda nin ay haanta ka soo rarteen magaalada Garoowe, islamarkaana ku aasayeen xeebta Eyl, si ay degmada uga faafiyaan warar been-abuur ah oo la xiriira in haan sumaysan ka soo caariday xeebta. Balse, saddexda muuqaal-duube oo aan weli la xaqiijin warbaahinta ay tirsan yihiin, ayaa ku dooday in ay halkaas u tageen Barnaamij wacyi-gelin ah oo ku saabsan khatarta haamaha sumaysan ee ka soo caarya xeebaha Soomaaliya, gaar ahaanna Puntland. Sidoo kale, odayaasha iyo waxgaradka Eyl, ayaa raggaas la qabtay ku eedeeyay, in ay mashruuc ka soo qaateen hay’ado shisheeye, si ay degaanka uga faafiyaan warar been-abuura oo la xiriira in haaan sumaysan ka soo caariday xeebta. Saddexda muuqaal-duube oo mudda kooban halkaasi ku xirnaa, ayaa markii dambe la sii daayay, waxaana ay dib ugu soo laabteen magaalada Garoowe, inkastoo aysan ku guulaysan barnaamijkoodii Eyl. ©PUNTLAND POST The post Maxay aasayeen Raggii lagu qabtay degmada Eyl? appeared first on Puntland Post.
  4. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bixisay lacagihii Hay’adda horumarinta Caalamiga ah ay ku laheed Soomaaliya si loo dhameystiro soo celinta xiriirka caadiga ah ee Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka. Soomaaliya waxay dib ula soo noqotay hannaan ay ku heli karto taageero cusub oo toos ah oo uga imaanayso hay’adda horumarinta caalamiga. Waxay talaabo wanaagsan u qaaday hal abuurka daymaha looga cafinayo waddama faqriga iyo soo kabashada sanadaha soo socda ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Bangiga Adduunka. “waxaan u hambalyaynayaa dowladda Federaalka Soomaaliya gaarida yoolkaan taariikhiga kaasoo u ogolaanayaa Soomaaliya in ay hesho taageero dhaqaale oo xooggan oo ka imaanaysa Bangiga aduunka si loo horumariyo nolosha dadka,, tani waxay salka u dhigaysa soo bogsho dhaqaale iyo mid bulsho waxaan jecelahay inaan u mahad celiyo dowladda Norway oo fududaysay habka dayn cafinta” sidaas waxaa yirri Axel van Trotsenburg, agaasimaha Maamulka Bangiga Aduunka. Hannaan la isku fahmay ayaa lagu bixiyay dhaqaalaha Bangigu ku lahaa Soomaaliya oo ay taageertay Dowladda Norway kuna bixisay $365.9 million oo doolar oo dayn ah si Soomaaliya uga gudubto buundadaan, sidookale waxaa qeyb ka ahaa Hey’adda lacagta Aduunka (IMF) iyo Bangiga Horumarinta Afrika. “waxaan ku faraxsanay in Dowladda Norway ay door wanaagsan qaadatay si caalamka Soomaaliya uga cafiyo daymaha ayna fursad u hesho maalgalinta Hey’adda Horumarinta caalamiga, waxaan kaloo ku faraxsanahay in Soomaaliya talaabo kale oo muhiim ah u qaaday hannaanka dhaafida daymaha haray” ayuu yirri Wasiirka Arrimaha Dibbadda ee Norway Ine Eriksen Søreide. Caddeynta deymihii hay’adda horumarinta Caalamiga ah waa fursad furaysa soo noqoshada Soomaaliya “waa cusub baa inoo baryay, waxaan rajeynaynan inaan horu ugu dhaqaaqno xoojinta xiriirka nagala dhaxeeyo Bangiga aduunka iyo dhismaha tiirarka dhaqaalaheena si dalkeenu u gaaro barwaaqo ” ayuu yirri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr; Cabdiraxmaan Ducaale Bayle. Wasiirka ayaa u mahad celiyay taageerada buuxda ee Soomaaliya la garab istaagtay dowladda Norway si ay bixiso dayntii Hey’adda Horumarinta Caalamiga ah. Kulan ay asbuucii la soo dhaafay yeesheen maamulka sare ee Bangiga aduunka ayay ku muujiyeen taageerada ay u hayaan kobaca xooggan ee daqliga sanadlaha ah ee dowlada, horumarka Siyaasada, Bulshada iyo dhaqaalaha oo suurgaliyay in Soomaaliya ay halkaan soo gaarto. Hay’adda horumarinta Caalamiga waa mid ka mid ah hay’adaha dhaqaalaha ugu weyn caalamka ee maalgaliya la dagaalanka saboolnimada wadamada taagta daran dhinaca dhaqaalaha, waxay bixisaa daymo ay yar yihiin amaba aan laheen dulsaar oo gacan xooggan ka gaysta kobaca dhaqaalaha, nolosha dadka iyo u adkaysiga aafooyinka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  5. Gaalkacyo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Galmudug ee garabka Gaalkacyo Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa maanta ciidamo ka amar qaata ku daadiyey Koonfurta magaalada Gaalkacyo, oo hadda xarun u ah maamulkiisa. Ciidamadan ayaa maanta baaritaano ka sameeyey qaar ka mid ah xaafadaha Koonfurta magaalada Gaalkacyo, sida ay sheegeen qaar ka mid ah dadka deegaanka. Sababta ka dambeysa in ciidamadaan ay howlgal ka sameeyaan magaaladda Gaalkacyo ayaa lagu sheegay kadib markii ay soo baxeen warar ku aadan in mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka ah iyo maamulka Galmudug ee garabka Dhuusomareeb ay gaareen magaalada. Inkasta oo imaatinta mas’uuliyiintan ee Gaalkacyo aan la xaqiijin, haddana waxaa la rumeysan yahay inay shaki ka dhex abuureen maamulka Xaaf. Tan iyo markii Galmudug-ta uu hoggaamiyo Qoor Qoor ay ka adkaatay Ahlu-Sunna, waxaa aad loo hadal hayey in laga yaabo inay isku sii fidiso qeybaha kale ee deeganada Galmudug, si ay gacanta ugu dhigto. Tallaabada maanta ciidanka loogu daadiyey Gaalkacyo ayaa imaneysa ayada oo madaxweyne ku-xigeenka Xaaf, Ibraahim Xasan Guureeye uu beeniyay inay heshiis la galeen madaxweynaha Galmudug ee ee garabka Dhuusomareeb Axmed Cabdi Qoor Qoor. Madaxweyne ku xigeenka Qoor Qoor, Cali Daahir Ciid oo u warramay VOA ayaa sheegay inay heshiis la galeen Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo horay uga biyo diiday doorashadii Dhuusamareeb. Hase yeeshee Ibraahim Guureeye, ayaa sheegay in aysan jirin xitaa wax wadahadal ah oo dhexmaray Xaaf iyo Qoor Qoor, iska daa heshiis’e, islamarkaana madaxweynaha rasmiga ah ee Galmudug uu yahay Xaaf.
  6. Hay’adda Jimciyadda Quruumaha ka dhexeysa u qaabbilsan dalagga iyo Beeraha ee FAO ayaa ka digtay inuu Soomaaliya ka kaco taranka Ayaxii dhowaan ka dillaacay waddamada bariga Afrika, kaas oo waxyeello u geystay dhul daaqsimeed badan. Hay’adda FAO oo soo xiganaysa Xafiiska xiriirinta arrimaha Bini-aadam-nimada ee Qaramada Midoobay (OCHA), ayaa sheegtay in Ayaxdu uu haatan ka billowday gobollada Waqooyi bari Soomaliya , iyagdoo la filayo in uu kordho Todobaadyada soo socda. Hay’adaha Qaramada midoobay ayaa ka walaacsan in ay dillaacdo Ugxanka Ayaxa Bilaha uu soo dhowaado Roobka ee April iyo June, markaas oo laga yaabo in ay Koron-koradu waxyeelleyso dalagga, daaqa iyo Beeraha. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  7. Data consumers in East Africa could see a significant reduction in their bills with the landing of East Africa’s largest submarine cable, Djibouti Africa Regional Express with the moniker DARE 1. Source: Hiiraan Online
  8. Sida uu sheegey Wasiirka Maaliyada Dowlada Federaalka Soomaaliya , Baanka Aduunku wuxuu Cafiyey Deyntii uu ku lahaa Soomaaliya, Dhinaca kalena waxaa la yiri Deyntaas waxaa [...] Source
  9. For the first time in the past three years, the United Nations Secretary General (UNSG) and members of the UN Security Council (UNSC) have collectively expressed their disapproval and disappointment for the protracted political impasse and conflicts President Farmajo has engendered in Somalia immediately after his election and they have called for quick end. In press statement issued on 28 February 2020, the UNSC called on Somali stakeholders at all levels “to refrain from increasing tensions and taking actions likely to make dialogue more difficult, including those against the letter and spirit of the provisional federal constitution of Somalia,” and “to engage in broad based consultations and consensus building between the federal government and all federal member states (FMS).” Unfortunately, the UNSC’s calls fall on deaf ears and the question is, “to whom the calls are primarily directed?” I believe the calls are first and foremost directed to the President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Mohamed Abdullahi Farmajo who has the responsibility to defend and protect the respect of the Provisional Constitution and Rule of Law. But President Farmajo remains oblivious to UNSC’s calls to end the political impasse and conflicts raging in Somalia. The calls provide hints of the sources of the political impasse and conflicts and are in agreement with the joint call of the Presidents of Puntland and Jubbaland, Said Deni and Ahmed Madobe for a national consultative conference to discuss the dire situation of Somalia. All calls imply the sense of hopelessness towards president Farmajo’s leadership for steering the country to national reconciliation, unity, and respect of the rule of law for a responsible government. On February 24, 2020 the UNSC met to discuss the UNSG’s informative report No S/2020/121 dated 13 February 2020 describing the political, security, and humanitarian situation in Somalia during the period November 5, 2019 and February 4, 2020. The 6 page remark of the Special Representative of UNSG, (SRSG) James Swan introducing the report to the UNSC highlighted the 5.2 million Somalis in need of humanitarian assistance, the devastating effects of desert locust outbreak that infested many regions, the few military operations against Al Shabab that prevented the reopening of main supply routes between Mogadishu and cities in Southwest and Hirshabelle states, and many key national priorities. The report informs the UNSC and the international Community at large the political impasse between the federal government and FMS going on for more than a year which impeded progress on all key national priorities such as the implementation of the national security architecture, the transition plan, the finalization of the constitution, the delivery of meaningful financial reforms, the preparation of peaceful, transparent, timely, credible, free and fair one person one vote election in 2020, the deepening of federal system of governance, and the degrading of the fighting and influence capability of terrorist groups. The political impasse could derail the symbolic meetings of the finance ministers necessary for moving the debt relief process ahead. In fact, Puntland and Jubbaland states are planning to suspend the participation of their ministries in all meetings between the federal government and FMS. The federal government wasted three valuable years for pursuing narrow political interests rather than national interests. The report provides statistical data about the increasing number of violent attacks carried out by the terrorist groups during the three month period and acknowledges that “Al Shabab retains the ability to conduct large scale attacks in Mogadishu and to generate significant revenue through extortion as well as to conduct operations beyond Somalia borders.” It reports the increase of checkpoints in Mogadishu while Mogadishu residents are protesting against the old checkpoints that depressed the livelihood of the city. It describes the frustration of international partners about the problematic transfer of security ownership from African Forces (AMISOM) to the Somali security forces because of the high risk for quick reversal of the hard earned gains in the past 10 years due to the ineffectiveness of the Somali Security Forces. This is to say that Somalia has lost critical years for rebuilding capable reliable Somali security forces. Furthermore, the report mentions the boycott of Ahlu Sunna Wal Jama (ASWJ) and four Presidential aspirants in Galmudug elections accusing the federal government of controlling the process. In particular, the report quoted the appeals made to all political actors involved in Galmudug and Jubbaland elections to engage in dialogue, to refrain from violence and to avoid divisions that will be exploited by al Shabab. In corroboration, the Political Coordinator of US Mission at the UN, Rodney Hunter, expressed appreciation that boycotting candidates refrained from violence and demonstrated commitment to a peaceful, negotiated reconciliation process. He emphatically said that the deployment of government forces in Gedo for a politically motivated offensive is unacceptable. He agreed with many that the federal government takes the blame for the flawed elections in southwest, Jubbaland and Galmudug states. Unfortunately, the federal government rejected negotiated reconciliation and decided use of force against opposition groups. Indeed, for preemptive purpose, Special Forces of the federal government trained by Turkish Government attacked ASWJ base in Dhusamareb and forced ASWJ leaders and defenders to surrender or face massacre with lethal weapons supplied for the war against terrorism. The leaders of ASWJ capitulated and accepted to exit from the political space. The federal government remains silent about the number of people killed and wounded, and the level of the destruction of properties in Dhusamareb offensive that continued for 48 hours. This is evidence for the lack of government accountability in Somalia. The U.S. diplomatic intervention in Galmudug election disputes for mediation is murky. To break the political impasse, UN led delegation composed of representatives of UN, EU, and IGAD, visited the FMS capitals where they met political leaders, civil society, officials from the executive, parliamentarians and other key stakeholders. The delegation briefed President Farmajo on its findings and urged him to resume dialogue for reconciliation and consensus building with FMS. But President Farmajo ignored the advice and engendered armed conflict in Jubbaland and Galmudug. The SRSG appealed to all Somali stakeholders for the urgent need to work together in the national interest. But the SRSG appeal remains inconsequential in the face of emerging bleak reality. In an article published in the WardheerNews Website, Faisal Roble, well known Horn of Africa political analyst exposed the overlooked “Farmajo Doctrine,” based on “Might is Right,” to which “US Government and United Nations remained oblivious for too long.” Farmajo’s doctrine aspires to revenge against anyone who humiliated or criticized him, to marginalize anyone who demonstrate integrity and independence minded, and to imitate to the cult leadership of late Mohamed Siad Barre, leader of the military regime and late Ahmed Godane, leader of Al Shabab for their oppressive and secrecy ruling. The SRSG expressed concern about the possibility of interrupting the regular peaceful transfer of power accustomed in the past. One of the reasons underpinning SRSG concern is the impractical electoral law signed by President Farmajo on 20 February 2020 and the absence of clear political will and credible preparation for the holding of free and fair one person-one vote election in 2020. He also expressed concern about “the lack of political space and debate essential for political candidates, journalists, civil society and international partners to engage frankly in the political discourse.” The international partners of Somalia are now supporting a federal government determined to commit all kinds of human rights violations and crimes against its people. This is against the international principle of “responsibility to protect” all people from genocide, war crimes, and crimes against humanity. Somalia as one of the fragile states, under chapter VII of the UN Charter deserves clear international commitment to ensure that human rights law and democratic system of governance are adhered to without ambiguity. By: Dr. Mohamud M. Uluso mohamuduluso@gmail.com
  10. Addis Ababa (Caasimada Online) – Itoobiya ayaa shalay xustay guushii ay ciidankooda, oo gacan ka helaya dalal kale ka gaareen Soomaaliya, dagaalkii 1977-kii dhex-maray labada dal. Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo soo saaray qoraal ku aadan guushan oo dalka Itoobiya looga yaqaan Guusha Karamardha ayaa sheegay in Soomaaliya ay kusoo qaldantay Itoobiya. “Si la mid ah quwadahii shisheeye ee horey qabsaday Itoobiya, Maxamed Siyaad Barre waxa uu sameeyey khalad weyn markii uu u qaatay inay ahayd waqtigii ku haboonaa ee uu qabsan lahaa Itoobiya. Waxa uu mooday inuu naga adkaan karo oo dalkeena uu tabar-darran yahay. Waxa uu isku dhufsaday xisaab qaldan wuuna nagu soo duulay,” ayuu yiri Abiy. “Waxa uu awood u yeeshay inuu qabsado dhul ballaaran oo dalkeena ka mid ah isaga oo aan la kulmin iska caabin. Hase yeeshee dadka Itoobiya ayaa muujiyey waxa ay awoodaan marka ay sare kacaan.” Abiy Ahmed ayaa sidoo kale sheegay in Itoobiya ay ayaga oo aan tababar fiican haysan ka adkaadeen Soomaaliya. “Colonel Mengistu Hailemariam ayaa isku keenay shacab la siiyey tababar deg deg ag oo awood u yeeshay inay jab weyn gaarsiiyeen ciidamadii Soomaaliya ee na qabsaday,” ayuu yiri. “Mar kasta oo aan liidanno waxaan casuunaa cadowga dibedda. Markaaan xooganahay waa nala xushmeeyaa.” “Waxaanna hambalyo, sharaf iyo maamusba halkan uga soo jeedinayaa ciidmadii Cuba iyo Yemen ee Itoobiya iyaga oo ka garab dagaalamaya naftooda qaaliga ah u huray difaaca Itoobiya. Geesiyadi Itoobiya oo naftooda u horay difaaca dalkoodana sida oo kale.” Hadalka Abiy Ahmed ayaa imanaya xilli ay aad isugu dhow yihiin iminka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo rumeysan in Abiy uu gacan ka gaysan karo in Soomaaliya ay kusoo noqoto dalkii ay ahayd 30 sano ka hor.
  11. Pressure from the US government may have forced Somalia President Mohamed Farmaajo to announce a climbdown in tensions with Kenya. Source: Hiiraan Online
  12. The recent gunfight between Somali and Jubaland forces has claimed a life and left 10 people injured according to Mandera leaders. Source: Hiiraan Online
  13. Waxaa mareegaha Somaalida ka akhrisateen in dhawaan Xoolo gaadhaaya 3016 oo neef Dekeda Berbera dib lagu soo celiyey kadib markay ku bakhtiyeen Doonidii xoolo gaadhay 1684 oo neef. Arintani waxay god madow ku riday bar bilowgii sumcadii Xoolaha Somaliland oo mudo xidhnaa lana rajeynaayey in dawlada imaaraatigu suuqyo u raadiso. Waxaan Shacabka Somaliland u soo ban dhigayaa sifaha xoolahaa dib loogu soo celiyey iyo sida ay wax u dhaceen: 1- Waxaa shirkad la magac baxday Five Z Livestock LLC dhamaadkii sandkii hore ee 2019 laga diiwaan geliyey Caasimada Hargeisa ee Somaliland taas oo heshiisyo qarsoodi ah la saxeexatay dhowr shirkadood oo ay ka mid tahay shirkada heshiiska ka noqotay ee Daiba Establishment For General Trading iyo shirkado yar yar oo kale oo dhawaan dhalad ah oo ujeedooyinkoodu yihiin in ay qiime aad u hooseeya ay ku kala iibsadaan xoolaha Somaliland ee Suuq la’aantu haleeshay. Waxaa shirkadahani ku heshiiyeen: 1- in Xoolaha lagu xareeyo Maxjarkii Al Jaabiri ee Berbera ee Sacuudigu lahaa oo hada imaaraatigu ula baxeen maxjarka Sacuudiga iyo imaaraatiga. ( The quarantine station of the Saudi Emirati Company in Berbera) 2- Waxaa lagu heshiiyey in Xooluhu ku jiraan Maxjarkaa mudo ugu yaraan bil ah laakiin arintaasi may fulin. 3- Shirkada Five Z Livestock LLC waxaa masuuliyiinteeda imaaraatka ka mid ah Suldan Al-Ahbabi kaa soo ka hoos shaqeeya ninka masuulka ka ah Xidhiidhka dawlada imaaratiga iyo Somaliland ee lagu magacaabo Mr Mohamed Rashid oo loo yaqaan (Abu Rashid ) isaga laftiisu waa gacan yaraha Sheikh Mansoor Bin Zayed oo ah ku xigeenka Raiisal wasaaraha dawlada imaaraatiga (UAE) 5- Waxaa shirkadaasi Xafiiska ay Somaliland ka furatay masuul uga ah Suldaan Abdullah Saeed Alrisheedi. 6- Waxay ku heshiiyeen shirkaduhu in kharashka isticmaalka maxjarka oo ahaan jiray $4 neefkiiba in la laban laabo oo laga dhigo $9 7- Waxay ku heshiiyeen in Suuqa xoolaha ee Somaliland oo ahaa suuq xor ah in ay isbaaro udhigtaan oo iyaga loo xidho 8- Waxay ku heshiiyeen in ay neefka Somaliland ay ku iibsadaan ugu badnaan $60 halka suuqa xoolaha ee Puntland uu yahay suuq xor ah oo neefka qiimahiisu gaadho $90 taas oo bilihii ugu danbeeyey 10 Doonyood oo xoolo ah laga soo raray Maxjarka Boosaaso oo imaaraatka loo iibgeeyey. Maxrajka Boosaaso qiimaha isticmaalkiisu waa $5 halka Somaliland uu ka yahay $9. 9- Waxay Shirkada Five Z Livestock LLC ay geed dheer iyo geed gaaban ufuushay sidii ay u kala xadi lahaayeen Ganacsatada xoolaha ee reer Somaliland iyaga mudo 5 bilood ah kolba koox huteel hoosta uga soo xidhanaayey oo la shiraayey si ay xoolo jaban oo iyaga u xidhan u helaan, heshiisyadan badankoodu waxay ka dhaceen Hotel ka Ambassador ee Caasimada Hargeisa. Hadaba sidee wax u dhaceen markii heshiisyadaasi dhamaadeen : Waxay Dekeda Berbera bishii 11/01/ 2020 ay ka soo rareen xoolo adhi ah oo gaadhaaya 4700 oo neef oo ay ugu talo galeen in ay ku mashqiciyaan suuqa xoolaha ee imaaraatiga si ay xoolaha Somaliland ka yimaada ay qaali u noqdaan oo suuqa uga baxaan kadibna ay u qaataan Xoolaha Puntland ee Boosaaso laga soo raro. Shirkada Five Z Livestock LLC oo ah shirkad yar oo dhawaan dhalad ah oo aan aqoon buuran u laheyn xanaanada iyo dhoofinta xoolaha ayaa iyada oo isticmaaleysa awooda dawlada imaaraatiga waxay amar dawaladeed si deg deg ah ugu rareen xoolo dhan 4700 oo neef taa soo ay Dooni kaga rareen Dekeda Berbera, Doonidaa oo aad u koobneyd oo aan loogu talo gelin in xoolaha lagu dhoofiyo ayaa dhowr maalmood ka dib xoolihii gaadhsiisay Dekeda Al-Hamriya Port ee imaaraatiga, waxay Xoolahaasi ay Dekedaa ku xanibnaayeen mudo aad u dheer oo gaadheysay 36 saacadood oo aanay helin biyo iyo baad midna, taasina waxay keentay in isla goobtaa Dekeda ay ku dhintaa xoolo gaadhaaya 800 oo neef. Markii ay arkeen in Xooluhu darab-darab u dhimanayaan ayey Doontii ka dejiyeen waxaana ay geeyeen Beer aad u kulul oo aan calafkii xoolaha iyo Caafimaadkii xoolaha laheyn halkaas oo ay u soo bandhigeen koox ka mid ah ganacsatada xoolaha iibsata ee imaaraatiga laakiin ay ka iibsan waayeen xoolihii oo darxumo badani ka muuqato. markii ay ku guul dareysteen in ay xoolahaa imraatiga lagaga iibsado ayey hadana isku dayeen inay Cumaan u talaabiyaan oo u iib geeyaan laakiin dawlada Cumaan ayaa ka diidey Xoolahaa oo warqadoodii caafimaad ay dhacday, sidaas ayaana deg deg loogu soo celiyey Dekeda Berber oo ay markii horeba ka dhoofeen waxaana dhexda ku soo dhintay xoolo gaadhaaya ilaa 900 oo neef taas oo tirada ka dhimatay xoolaha ka dhigaysa 1684, tirada dib Somaliland loogu soo celiyeyena waxay noqotay 3016 oo neef. Arintan xoolaha fashilmay ee Somaliland dib loogu soo celiyey ee ay ka danbeeyeen madaxada Shirkada Five Z Livestock LLC ayaa lala xidhiidhinayaa in ay lug ku lahaayeen Fashilaadii hore uga dhacday mashaariicdii Biyo gelinta Xunbo Weyne ee lagu lunsaday lacagaha badan ee malaayiinka doolar ahaa ee aan weli cid loo xidhxidhin cidna aan loo maxkamadeyn. Waxaa iyana dhismahoodu joogsaday oo arintan lagu xidhiidhinayaa Sadexda dhakhtar ee imaaraatigu balan qaadeen in Somaliland u dhisaan oo hada dhismahoodu joogsaday. Waxaa iyana lagu xidhiidhinayaa arintan heshiisyo badan oo afka baarkiisa noqday iyo balan qaadyo been wada noqday ku waas oo ahaa mashaariicdii horumarinta arimaha bulshada ee Somaliland iyo imaaraatigu ku heshiiyeen oo aan waxba laga fulin taasina waxay keentay in Xidhiidhka Somaliland iyo dawlada imaaraatigu uu aad iyo aad hoos ugu sii dhaco bilihii ugu danbeeyey. waxaana kuu markhaati ah Saldhiga ay Berbera ka dhisteen ee ay ka guureen. Talo soo jeedin : Waxaa Xukuumada Soomaliland looga fadhiyaa (A) in Xafiiska imaaraatka ay u Wakiilato shaqsiyaad aqoon iyo karti leh oo yaqaana gala-galeysiga iyo dhaqanka carabta. (B) Waa in Xukuumadu baadhis mug leh ku sameysaa Shirkada Five Z Livestock LLC ee godka madow ku sii riday bar bilowgii sumcadii dhoofka Xoolaha Soomaliland. (C) Waa in Xukuumadu shacabka JSL u cadeysaa cida mulkiyadeeda iska leh Maxjarka Al- Jibaari oo hada loo bixiyey Maxjarka Sacuudiga iyo imaaraatiga lana dhimaa lacagta lagu isticmaalo Maxjarka oo hore u ahaan jiray $4 hadana laga dhigay $9. Fadlan hoos ka akhriso cadeymaha warbixintan. https://www.moccae.gov.ae/en/our-services/list-of-approved-disapproved-countries-for-import.aspx#page=1 Wa-Laahum-Aclam-Wa-Bilaahi-Tawfiiq Wehelkiin Waa-Alleh iyo Nebi (scs) Qalinkii : A/rahman Fidhinle Qoraa Madax banaan Intensive ED BD PA United Kingdom Qaran News
  14. Shirkada imaaraatiga ah ee Five Z Livestock LLC ayaa fashilantay oo dib ugu soo celisay Xoolo ay ka rareen Dekeda Berbera 11/1/ 2020. Waxaa mareegaha Somaalida ka akhrisateen in dhawaan Xoolo gaadhaaya 3016 oo neef Dekeda Berbera dib lagu soo celiyey kadib markay ku bakhtiyeen Doonidii xoolo gaadhay 1684 oo neef. Arintani waxay god madow ku riday bar bilowgii sumcadii Xoolaha Somaliland oo mudo xidhnaa lana rajeynaayey in dawlada imaaraatigu suuqyo u raadiso. Waxaan Shacabka Somaliland u soo ban dhigayaa sifaha xoolahaa dib loogu soo celiyey iyo sida ay wax u dhaceen: 1- Waxaa shirkad la magac baxday Five Z Livestock LLC dhamaadkii sandkii hore ee 2019 laga diiwaan geliyey Caasimada Hargeisa ee Somaliland taas oo heshiisyo qarsoodi ah la saxeexatay dhowr shirkadood oo ay ka mid tahay shirkada heshiiska ka noqotay ee Daiba Establishment For General Trading iyo shirkado yar yar oo kale oo dhawaan dhalad ah oo ujeedooyinkoodu yihiin in ay qiime aad u hooseeya ay ku kala iibsadaan xoolaha Somaliland ee Suuq la’aantu haleeshay. Waxaa shirkadahani ku heshiiyeen: 1- in Xoolaha lagu xareeyo Maxjarkii Al Jaabiri ee Berbera ee Sacuudigu lahaa oo hada imaaraatigu ula baxeen maxjarka Sacuudiga iyo imaaraatiga. ( The quarantine station of the Saudi Emirati Company in Berbera) 2- Waxaa lagu heshiiyey in Xooluhu ku jiraan Maxjarkaa mudo ugu yaraan bil ah laakiin arintaasi may fulin. 3- Shirkada Five Z Livestock LLC waxaa masuuliyiinteeda imaaraatka ka mid ah Suldan Al-Ahbabi kaa soo ka hoos shaqeeya ninka masuulka ka ah Xidhiidhka dawlada imaaratiga iyo Somaliland ee lagu magacaabo Mr Mohamed Rashid oo loo yaqaan (Abu Rashid ) isaga laftiisu waa gacan yaraha Sheikh Mansoor Bin Zayed oo ah ku xigeenka Raiisal wasaaraha dawlada imaaraatiga (UAE) 5- Waxaa shirkadaasi Xafiiska ay Somaliland ka furatay masuul uga ah Suldaan Abdullah Saeed Alrisheedi. 6- Waxay ku heshiiyeen shirkaduhu in kharashka isticmaalka maxjarka oo ahaan jiray $4 neefkiiba in la laban laabo oo laga dhigo $9 7- Waxay ku heshiiyeen in Suuqa xoolaha ee Somaliland oo ahaa suuq xor ah in ay isbaaro udhigtaan oo iyaga loo xidho 8- Waxay ku heshiiyeen in ay neefka Somaliland ay ku iibsadaan ugu badnaan $60 halka suuqa xoolaha ee Puntland uu yahay suuq xor ah oo neefka qiimahiisu gaadho $90 taas oo bilihii ugu danbeeyey 10 Doonyood oo xoolo ah laga soo raray Maxjarka Boosaaso oo imaaraatka loo iibgeeyey. Maxrajka Boosaaso qiimaha isticmaalkiisu waa $5 halka Somaliland uu ka yahay $9. 9- Waxay Shirkada Five Z Livestock LLC ay geed dheer iyo geed gaaban ufuushay sidii ay u kala xadi lahaayeen Ganacsatada xoolaha ee reer Somaliland iyaga mudo 5 bilood ah kolba koox huteel hoosta uga soo xidhanaayey oo la shiraayey si ay xoolo jaban oo iyaga u xidhan u helaan, heshiisyadan badankoodu waxay ka dhaceen Hotel ka Ambassador ee Caasimada Hargeisa. Hadaba sidee wax u dhaceen markii heshiisyadaasi dhamaadeen : Waxay Dekeda Berbera bishii 11/01/ 2020 ay ka soo rareen xoolo adhi ah oo gaadhaaya 4700 oo neef oo ay ugu talo galeen in ay ku mashqiciyaan suuqa xoolaha ee imaaraatiga si ay xoolaha Somaliland ka yimaada ay qaali u noqdaan oo suuqa uga baxaan kadibna ay u qaataan Xoolaha Puntland ee Boosaaso laga soo raro. Shirkada Five Z Livestock LLC oo ah shirkad yar oo dhawaan dhalad ah oo aan aqoon buuran u laheyn xanaanada iyo dhoofinta xoolaha ayaa iyada oo isticmaaleysa awooda dawlada imaaraatiga waxay amar dawaladeed si deg deg ah ugu rareen xoolo dhan 4700 oo neef taa soo ay Dooni kaga rareen Dekeda Berbera, Doonidaa oo aad u koobneyd oo aan loogu talo gelin in xoolaha lagu dhoofiyo ayaa dhowr maalmood ka dib xoolihii gaadhsiisay Dekeda Al-Hamriya Port ee imaaraatiga, waxay Xoolahaasi ay Dekedaa ku xanibnaayeen mudo aad u dheer oo gaadheysay 36 saacadood oo aanay helin biyo iyo baad midna, taasina waxay keentay in isla goobtaa Dekeda ay ku dhintaa xoolo gaadhaaya 800 oo neef. Markii ay arkeen in Xooluhu darab-darab u dhimanayaan ayey Doontii ka dejiyeen waxaana ay geeyeen Beer aad u kulul oo aan calafkii xoolaha iyo Caafimaadkii xoolaha laheyn halkaas oo ay u soo bandhigeen koox ka mid ah ganacsatada xoolaha iibsata ee imaaraatiga laakiin ay ka iibsan waayeen xoolihii oo darxumo badani ka muuqato. markii ay ku guul dareysteen in ay xoolahaa imraatiga lagaga iibsado ayey hadana isku dayeen inay Cumaan u talaabiyaan oo u iib geeyaan laakiin dawlada Cumaan ayaa ka diidey Xoolahaa oo warqadoodii caafimaad ay dhacday, sidaas ayaana deg deg loogu soo celiyey Dekeda Berber oo ay markii horeba ka dhoofeen waxaana dhexda ku soo dhintay xoolo gaadhaaya ilaa 900 oo neef taas oo tirada ka dhimatay xoolaha ka dhigaysa 1684, tirada dib Somaliland loogu soo celiyeyena waxay noqotay 3016 oo neef. Arintan xoolaha fashilmay ee Somaliland dib loogu soo celiyey ee ay ka danbeeyeen madaxada Shirkada Five Z Livestock LLC ayaa lala xidhiidhinayaa in ay lug ku lahaayeen Fashilaadii hore uga dhacday mashaariicdii Biyo gelinta Xunbo Weyne ee lagu lunsaday lacagaha badan ee malaayiinka doolar ahaa ee aan weli cid loo xidhxidhin cidna aan loo maxkamadeyn. Waxaa iyana dhismahoodu joogsaday oo arintan lagu xidhiidhinayaa Sadexda dhakhtar ee imaaraatigu balan qaadeen in Somaliland u dhisaan oo hada dhismahoodu joogsaday. Waxaa iyana lagu xidhiidhinayaa arintan heshiisyo badan oo afka baarkiisa noqday iyo balan qaadyo been wada noqday ku waas oo ahaa mashaariicdii horumarinta arimaha bulshada ee Somaliland iyo imaaraatigu ku heshiiyeen oo aan waxba laga fulin taasina waxay keentay in Xidhiidhka Somaliland iyo dawlada imaaraatigu uu aad iyo aad hoos ugu sii dhaco bilihii ugu danbeeyey. waxaana kuu markhaati ah Saldhiga ay Berbera ka dhisteen ee ay ka guureen. Talo soo jeedin : Waxaa Xukuumada Soomaliland looga fadhiyaa (A) in Xafiiska imaaraatka ay u Wakiilato shaqsiyaad aqoon iyo karti leh oo yaqaana gala-galeysiga iyo dhaqanka carabta. (B) Waa in Xukuumadu baadhis mug leh ku sameysaa Shirkada Five Z Livestock LLC ee godka madow ku sii riday bar bilowgii sumcadii dhoofka Xoolaha Soomaliland. (C) Waa in Xukuumadu shacabka JSL u cadeysaa cida mulkiyadeeda iska leh Maxjarka Al- Jibaari oo hada loo bixiyey Maxjarka Sacuudiga iyo imaaraatiga lana dhimaa lacagta lagu isticmaalo Maxjarka oo hore u ahaan jiray $4 hadana laga dhigay $9. Fadlan hoos ka akhriso cadeymaha warbixintan. https://www.moccae.gov.ae/en/our-services/list-of-approved-disapproved-countries-for-import.aspx#page=1 Qaran News
  15. S.N.M, intii ka soo hadhay- Maxay ku doorsadeen Somaliland-tii ay usoo halgameen. Caqliga ma gashaa inay wada carab beelaan mar qudha ! Marka ugu horeysa umaddu waxay qiraysaa sharafta iyo karaamada ay u hayaan mujaahidiintii u soo halgamay qarankan Somaliland. Waxa aan wakhtigan indhaha laga lalin Karin in wadankeenu marayo marxalad cakiran oo u baahan in wada tashi umaddeed lagu furdaamiyo halis ku soo wajahan. S.N.M waxay u soo halgamaysay in ay ka midho dhaliyaan rabitaanka shacabkooda, wax iyada u gaar ah, ma ay wadan. Halgankiina ma gaadhin halkii yoolkiisu ahaa. Sabab, markaa halgankii loogu kala weecdana Meesha ma yaalo. Wali waa halkiisii.Waxaase wahktigan layaab noqotay oo muuqata in S.N.M iyo umaddii la kala qaybiyey, iyadoo kala qaybintaa loo aanaynayo guno yar oo mudakarkii mujaahidiinta, hoos ahaan loogu qoray. Waxaad maanta arkaysaa raggii ugu waawaynaa halgamayaashii qarankan, marka ay ka soo muuqdaan warbaahinta, in ay u wada muqdaan sidii dad rahman oo habrasho ba’ani ka muuqato, oo dan mooday in ay iswada carab tiraan, si aanay qasab ugu noqon in ay dul istaagaan, fartana ku fiiqaan halka ay wax ka qaloocan yihiin ee dhabta ah. Waxaabay doorbidi lahaayeen in aan waxbaba la weydiin. Cajiib! Hadda umaddu way la jeceshahay in ay daryeel, wuxuu doonaba ha ahaadee, ay helaan dadkii qarankan u soo dagaalamay. Waxayse ahayd xalaal iftiin baa la qashaa eh, in sharciga la mariyo, oo aan si suuq madow ah, kolba inta qof-qof, ama kooxo la idiinku yeedho, wax la idiinku qarin. Maxaa qarinta keenay? Hadaad runta sheegtaan, intii yarayd baa idinka joogsan, Somaliland way idinkala hanwayn tahay, mana aha waxii aad naftiina u soo hurteen, waar ma gaydaan. Istaaqfurulaysta oo isha kubadda ha ka qaadina. Sidaasaad haybad ku leedihiin. Xalaashada gunadan yar ee kalida iyo qarsoodiga la idiinku qoray, si aydaan kaalintiina aad ku leedihiin qarankiiana u banaynin. (nin lagu seedow ha seexan). Malafsiga ha baranina. Ceeb! Waynu ognahay dariiqii waa inagu dheeraaday, laakiin wakhti la kala leexado uma dhawin. Umadda reer Somaliland qaybaheeda kala duwani ‘samirka’ ha ku mitidaan. Guusha aynu daba soconaa ma foga, cidii doontaa ha isku daydo in ay horistaagto eh. Allahayoow, Somaliland guusha u soo dhawee. Abdirizak Ahmed Jama Calgary, rizakj@yahoo.com Qaran News
  16. Hay’adda Jimciyadda Quruumaha ka dhexeysa u qaabbilsan dalagga iyo Beeraha ee FAO ayaa ka digtay inuu Soomaaliya ka kaco taranka Ayaxii dhowaan ka dillaacay Waddamada bariga Afrika, kaas oo waxyeello u geystay Dhul daaqsimeed badan. Hay’adda FAO oo soo xiganaysa Xafiiska xiriirinta arrimaha Bini-aadam-nimada ee Qaramada Midoobay (OCHA), ayaa sheegtay in Ayaxdu uu haatan ka billowday Gobollada Waqooyi bari Soomaliya , iyagdoo la filayo in uu kordho Todobaadyada soo socda. Hay’adaha Qaramada midoobay ayaa ka walaacsan in ay dillaacdo Ugxanka Ayaxa Bilaha uu soo dhowaado Roobka ee April iyo June, markaas oo laga yaabo in ay Koron-koradu waxyeelleyso dalagga, daaqa iyo Beeraha. PUNTLAND POST The post Qaramada midoobay oo ka digtay Ayax kale oo ka dillaaca Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  17. Sub-Saharan Africa’s luck regarding the coronavirus has run out. The months without any recorded sign of the pathogen ended recently with cases confirmed in Nigeria, Senegal and South Africa. The men who tested positive had all flown in from Europe and the battle is now on to prevent a spread to the wider population. Air traffic volumes, one way of tracking the effects of the disease, show Kenya, Mauritius, Ivory Coast, Tanzania and Ethiopia are all vulnerable, according to Teneo, an advisory firm. The sub-Saharan region is feared by experts to be the most vulnerable in the world because of the poor state of many countries’ health systems — not to mention the lack of resources needed to counter deadly diseases ranging from Ebola to malaria and measles. A Nigerian army health official performs a temperature check on a visitor to the entrance of the Nigerian Army Hospital in the Yaba area of Lagos. Photographer: George Osodi/Bloomberg Still, parts of the continent have experience in dealing with epidemics. When Ebola spread to Nigeria in 2014, dire predictions were made about the fate of Africa’s most-populous nation. In the end, there were eight deaths. And a week after an Italian citizen tested positive for the coronavirus in Lagos, no other cases have been announced. Health concerns aside, the region’s bigger worry is economic. A slowdown in China, the epicenter of the outbreak, and a resultant 5% fall in the price of crude oil could slash sub-Saharan African exports by $4 billion, or 0.3% of gross domestic product, according to the Overseas Development Institute. Oil exporters including Angola and Gabon are likely to be the most impacted, according to Teneo. Zambia, which relies on copper for its foreign income, will also suffer. Source: Bloomberg The post Next Africa: Entering the coronavirus battle appeared first on Puntland Post.
  18. Mandhera (Caasimada Online) – Maamulka Mandhera ayaa bayaan kasoo saaray kulan ay maanta ka yeesheen xaaladda amni ee magaalada kadib dagaalkii Isniintii ka dhacay degmada Beled Xaawo, oo saameyn xoogan ku yeeshay magaaladaas. Maamulka ayaa sheegay in Jubaland iyo dowladda Soomaaliya ay ciidamo kusoo kala ururinayaan Mandhera iyo Beled Xaawo oo ah halka ay kala joogaan. “Xaaladdan waxay abuurtay argagax iyo barakac xooggan oo ka jira xaafadaha Bulla Customs, Bulla Garay, Bulla Mpya, Bulla Arabia, Bulla Busle iyo Border Point 1 oo ka wada tirsan Mandhera,” ayaa lagu yiri bayaanka. Maamulka Mandhera waxay sheegeen inay dhexda u galeen loolan diblomaasiyadeed oo u dhaxeeya dowladda Kenya iyo dowladda Soomaaliya, kaasi oo saameyn amni oo xooggan ku yeesha magaalada Mandhera. “Aad ayey noogu adkaatay inaan kala doorano taageeridda mowqifka dowladdeena, iyo dhibka haysta shacabka magaaladeena oo ah kuwa dagaalka uu saameynayo, taasi oo wax aan macquul ahayn ka dhigtay inaan ka aamusno dhibaatada shacabkaa” ayaa lagu yiri qoraalka. Maamulka ayaa sheegay ka aamuska dowladda dhexe ee Kenya ee xaaladdan ay hogaamiyayaasha Waqooyi Bari ku qasabtay inay xal u raadiyaan xaalad awoodahooda ka baxsan, taasi oo aad ay u dhibsanayaan. “Waxaanu ka codsaneynaa dowladda dhexe inay dejiso xiisadda, islamarkaana u xaqiijiso shacabka ammaankooda iyo badbaadadooda, si aysan u lumin kaloosnidii lagu qabay,” ayaa lagu yiri qoraalka. “Ma ogolaaneyno in danaha dhinacyo shisheeye laga hormariyo tan shacabkeena. Waxaan sidaas darteed ka dalbaneynaa dowladdeena inay ceyriso ciidamada shisheeye ee ku sugan Mandhera, sida ugu dhaqsiyaha badan.” Qoraalka ayaa ugu dambeyn ugu baaqay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta inuu si deg deg ah gacan uga gaysto xaaladda, uuna damaanad qaado badbaadada shacabka.
  19. PRESS RELEASE World Health Organization (WHO) and key health partners join forces to fight COVID-19 in Africa With COVID-19 cases in Algeria, Senegal, Nigeria and South Africa, WHO is changing from a readiness to a response mode in the African region NAIROBI, Kenya, March 5, 2020/ — With confirmed cases of COVID-19 in Algeria, Senegal, Nigeria and South Africa, the World Health Organization (WHO) and key health partners are strengthening cooperation to better coordinate readiness and response efforts across Africa. WHO convened a meeting in Nairobi this week, with representatives from the Kenyan Health Ministry, the African Union and key United Nations partner agencies in attendance. A parallel meeting was also taking place in Dakar with Francophone partners, also led by the WHO Regional Office for Africa. This week’s meetings were to ensure that efforts are coordinated, not duplicated, and that scarce resources are used in the most effective way possible. At the meetings, a regional partner coordination mechanism was established, and a draft joint work plan was published that outlined priority actions for attendees over the coming months. Regional Directors and agency heads are now drafting a joint letter to the governments of all Member States and Regional Economic Communities to inform them of the agreed key actions. “We are calling on all countries to invest urgently in preparedness for the arrival of cases, and to prioritize the protection of health workers, individuals at risk, and to communicate better the risks of transmission to their people,” said Dr Matshidiso Moeti, WHO Regional Director for Africa. “These cases should be a wake-up call for governments across Africa. Governments must do all they can to prepare for an eventual outbreak: time is critical.” With COVID-19 cases in Algeria, Senegal, Nigeria and South Africa, WHO is changing from a readiness to a response mode in the African region. Experts already in those countries with confirmed cases are now focusing on providing technical support to country health workers, rather than providing generalised preparedness advice. Training on case management and infection prevention has also been provided to health workers from the countries. WHO is supporting countries in their efforts to increase their readiness in this critical window, mainly in ensuring that vital early detection and control measures are in place and are as robust as possible. WHO is working with a network of experts to coordinate regional work on surveillance, epidemiology, modelling, diagnostics, clinical care and treatment, and other ways to identify, manage the disease and limit onward transmission. WHO has issued interim guidance for countries, which is regularly updated to take into account the current situation. Guidance has recently been issued on topics such as quarantine measures, citizen repatriations, and preparedness at workplaces. While high-level coordination is vital to effectively respond to COVID-19, there are a number of simple steps everyone can take to prevent it spreading further. These include regular hand washing with soap and water; coughing or sneezing into a tissue or a bent elbow, being sure to safely dispose of the tissue afterwards; maintaining a social distance of at least one metre, particularly if that person if coughing or sneezing; avoiding touching the eyes, nose and mouth; and seeking medical attention early if a person develops a fever, cough or difficulty breathing. Distributed by APO Group on behalf of WHO Regional Office for Africa. SOURCE WHO Regional Office for Africa Qaran News
  20. Muqdisho (SMN) – Qaar kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo ka qeyb qaadanayay barnaamijka dooda Jimcaha ee kabaxa shabakada warbaahinta Shabeelle ayaa siyaaba kala duwan ugu hadlay qaabka looga baahanyahay in dowlada federaalka ah ay u wajahdo xal ka gaarista muranka saiyaasadeed ee kala dhaxeeya Kenya. Injineer Nuur Sheekh, oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed islamarkaana ka hadlayay aragtidiisa ku aadan xal u helida khilaafkaas, ayaa sheegay in dowlada dhexe ee dalka looga baahanyahay in gabi ahaanba ay xirto xadka lawada wadan xiriirkana loo jaro dowlada Kenya maadaama waxyaabaha laga hadlayo ay yihiin qarannimada Soomaaliya oo dowlada masuul uga tahay Umada Soomaaliyeed. Siyaasi Cabdiraxmaan Yuusuf Raabi ayaa isagana qaba aragti taa ka duwan tan Eng Nuur Sheekh, isagoo tilmaamay in kahor inta aan loo gudbin arrinta Kenya la dhameeyo khilaafaadka dowlada federaalka ah kala dhexeeya qaar kamid ah maamul goboleedyada dalka, waxaana uu sheegay in intaa kadib arrinta Kenya lagu dhameeyo wada hadal iyo is afgarasho laba dhinac. Mr Raabi ayaa dhinaca kale sheegay in laga gudbo aragtida ah in maamul goboleedyada ay iyagu faraha la galaan siyaasadda arimaha dibada, maadaama dowlada dhexe ay musuul uga tahay Soomaaliya latacaamulka siyaasadaha arimaha dibadda Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa isku soo dhawaasho ka sameeyay xiisada gobolka Gedo kadib markii madaxda laba dal ay khadka telefoonka kaga wada hadleen in is afgarasho lagu dhameeyo xaalada murugsan ee lawada wadan balse waxaa wali taagan khilaafkii gacan ka hadalka sababay ee ka dhex-taagan maamulka Jubaland iyo dowlada federaalka ah ee Soomaaliya, taasi oo qaybaha kala duwan ee bulshada ay soo jeedinayaan in xal laga gaaro khilaafaadyadaasi. View the full article
  21. Muqdisho (SMN) – Gudoomiyha ururka Haweenka Qaranka Soomaliyeed, Batuula Sheekh Axmed Gabale, ayaa maanta ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor ku wareejisay xoollo nool, bur iyo bariis. Deeqdaas ayay sheegtey in ay garab-istaag ugu muujinayaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Batuula ayaa daboolka ka qaadey in haweenka qaranka ay sii wadayaan taageeradda Askarta. Cabdi Xamiid Maxamed Dirir, taliyaha ciidanka lugta Soomaaliya, oo ka mahadceliyey deeqdaas, ayaa sheegay in ay tani u noqoneyso dhiiragelin isla markaana ay wax badan ka filayaan Haweenka Qaranka. View the full article
  22. Tunis (Caasimada Online) – Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka safaaradda Mareykanka ee magaalada Tunis ee caasimadda dalka Tunisia, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha dalkaas. Goobjoogeyaal ayaa sheegay in nin ku socdau mooto uu isku hor qarxiyey dibedda safaaradda, islmarkaana argagax iyo kala carar uu sababay. Booliiska ayaa sheegay in qofka weerarka soo qaaday oo is-miidaamiye ahaa uu beegsanayey safaaradda oo ku taalla degmada Berges du Lac. Booliska ayaa sidoo kale sheegay inay rasaas ku fureen ninka ka hor inta aanu is-qarixin. Safaaradda Mareykanka ayaa qoraal ay soo dhigtay twitter ku tiri “Shaqaalaha gurmadka deg degga ah ayaa ka jawaabaya qarax ka dhacay agagaarka safaaradda Mareykanka ee Tunis. Fadlan ka dheeraada agagaarka safaaradda.” Muuqaallo lagu baahiyey warbaahinta gudaha ayaa muujinaya baabuur taalla waddada safaaradda oo burbur uu gaaray. Raadiyaha Mosaique FM ee Tunis ayaa sheegay in shan sarkaal oo boolis ah ay ku dhaawacmeen weerarka. Naga filo wixii kusoo kordha dhowaan Insha Allah.
  23. Muqdisho (SMN) – Hay’adda Jimciyadda Quruumaha ka dhexeysa u qaabbilsan dalagga iyo Beeraha ee FAO ayaa ka digtay inuu Soomaaliya ka kaco taranka Ayaxii dhowaan ka dillaacay Waddamada bariga Afrika, kaas oo waxyeello u geystay Dhul daaqsimeed badan. Hay’adda FAO oo soo xiganaysa Xafiiska xiriirinta arrimaha Bini-aadam-nimada ee Qaramada Midoobay (OCHA), ayaa sheegtay in Ayaxdu uu haatan ka billowday Gobollada Waqooyi bari Soomaliya , iyagdoo la filayo in uu kordho Todobaadyada soo socda. Hay’adaha Qaramada midoobay ayaa ka walaacsan in ay dillaacdo Ugxanka Ayaxa Bilaha uu soo dhowaado Roobka ee April iyo June, markaas oo laga yaabo in ay Koron-koradu waxyeelleyso dalagga, daaqa iyo Beeraha. View the full article