Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    214,410
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Somali army along with HirShabelle state forces have conducted a joint operation against Al-Shabaab in the rural areas between Jowhar and Bal’ad in the Middle Shabelle region. The allied troops have managed to clear and secure the road that links the two major towns that witnessed deadly attacks by Al-Shabaab in the past. Senior regional officials and lawmakers were killed in the ambush attacks on Jowhar-Bal’ad that forced HirShabelle officials to use airplanes to reach Jowhar, the state’s capital. The Somali government has deployed troops to the region who are partnering AU forces in the fight against Al-Shabaab and in efforts to restore stability in the main highway. Al-Shabaab, despite losing ground is still capable of staging attacks against AU and SNA base as well as car bombs on the main hotels and government installations in Mogadishu. View the full article
  2. Jannaale (Caasimada Online)-Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa shaaciyey in nolosha lagu qabtay madaxii Sirdoonka Al-Shabaab ee gobolka Shabeellda Hoose, kadib howlgal ka dhacay duleedka deegaanka Jannaale. Warbaahinta SNA ee militeriga Soomaaliya ayaa baahisay in sarkaalkaas oo lagu magacaabo Xasan Suleyt (Xasan Ganey) lala soo qabtay laba ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab oo la socday. Taliyaha ciidanka dhulka ee militeriga Soomaaliya S/Guut Cabdixamiid Maxamed Dirir oo ku sugan degaanka Jannaale ayaa Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida u sheegay sarkaalkaas ay ciidanku howlgal kusoo qabteen, xilli sida Taliyuhu sheegay uu ku dhuumaaleysanayey nawaaxiga Jannaale. Taliye Cabdixamiid ayaa sheegay in haatan ay korortay wada shaqeynta ciidanka iyo dadka degaanka, taasi oo ciidanka u suurta gelisay in ay ka guuleystaan Al-Shabaab, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale waxa uu sheegay in shacabka ay ka helaan xogo badan oo ku saabsan meelaha ay ku sugan yihiin Al-Shabaab, taas oo uu sheegay in ay u sahasho inay ciidanku soo qabtaan ama dilaan. Dhawaan ayaa ciidamada dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa xoogga dalka iyo AMISOM waxa ay Al-Shabaab kala wareegeen deegaanka Jannaale ee gobolka Shabeellada Hoose, oo in ka badan 10-sano ay Al-Shabaab maamulayeen, wixii intaas ka dambeeyana waxaa soo yeerayey guulo ay saraakiisha ciidamada dowladdu ka sheeganayaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.
  3. Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Bar___Qubanaha-21032020.mp3 View the full article
  4. Muqdisho (Caasimadda Online) – Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa amaantay oo soo dhaweeyey go’aanka uu madaxweynaha Puntland Saciid Deni ku qaatay inuu ku yimaado Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Sidoo kale Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay xubnaha Dowladda Soomaaliya ka socday ee ka qeybgalay shirka wadatashiga Puntland, kuwaas oo iyagana soo dhaweeyey go,aanka Deni ee ah inuu Muqdisho imaado. QM ayaa sidoo kale xustay inay ka war sugeyso natiijada kasoo bixi doonto kulanka la filayo inay yeeshaan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynaha Puntland Saciid Deni, si loo sii hormariyo wadahadalada ku dhisan danta guud. Hadalka kasoo yeeray Qaramada Midoobay ayaa kusoo aadayo xilli xubnihii ka koobnaa Xildhibanada iyo Wasiirada ee ka socday Dowladda Soomaaliya iyo madaxweynaha Puntland Saciid Deni ay ku heshiiyeen inuu yimaado Muqdisho si uu ula kulmo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Wasiiro ka tirsan Puntland oo maanta la hadlay qaar kamid ah warbaahinta ayaa si kastaba sheegay in Madaxweyne Deni uusan Muqdisho u tagayn wada hadal uu la galo madaxda Federaalka, basle uu tagayo u gogol xaarka shirka ay Puntland ugu baaqday dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada. Dani oo Madaxweynaha Puntland loo doortay 8 January sanadkii 2019,waxaana mudadii ka dambeysay doorashadiisa uusan imaan Magaaladda Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, waxaana jiray khilaaf xoogan oo kala dhexeeyay Dowladda Faderaalka Soomaaliya. Halkaan hoose ka akhriso qoraalka Qaramada midoobay .@UN in #Somalia commends President Deni’s intention to visit Mogadishu & is pleased Fed. Gov.’s delegation to Puntland Consultative Conference welcomed this. We look forward to the meeting between President Deni & President Farmajo to advance dialogue in the national interests. pic.twitter.com/9v0LBN1vTd — UNSOM (@UNSomalia) March 21, 2020
  5. Muqdisho (Caasimadda Online) – Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa amaantay oo soo dhaweeyey go’aanka uu madaxweynaha Puntland Saciid Deni ku qaatay inuu ku yimaado Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Sidoo kale Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay xubnaha Dowladda Soomaaliya ka socday ee ka qeybgalay shirka wadatashiga Puntland, kuwaas oo iyagana soo dhaweeyey go,aanka Deni ee ah inuu Muqdisho imaado. QM ayaa sidoo kale xustay inay ka war sugeyso natiijada kasoo bixi doonto kulanka la filayo inay yeeshaan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynaha Puntland Saciid Deni, si loo sii hormariyo wadahadalada ku dhisan danta guud. Hadalka kasoo yeeray Qaramada Midoobay ayaa kusoo aadayo xilli xubnihii ka koobnaa Xildhibanada iyo Wasiirada ee ka socday Dowladda Soomaaliya iyo madaxweynaha Puntland Saciid Deni ay ku heshiiyeen inuu yimaado Muqdisho si uu ula kulmo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Wasiiro ka tirsan Puntland oo maanta la hadlay qaar kamid ah warbaahinta ayaa si kastaba sheegay in Madaxweyne Deni uusan Muqdisho u tagayn wada hadal uu la galo madaxda Federaalka, basle uu tagayo u gogol xaarka shirka ay Puntland ugu baaqday dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada. Dani oo Madaxweynaha Puntland loo doortay 8 January sanadkii 2019,waxaana mudadii ka dambeysay doorashadiisa uusan imaan Magaaladda Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, waxaana jiray khilaaf xoogan oo kala dhexeeyay Dowladda Faderaalka Soomaaliya. Halkaan hoose ka akhriso qoraalka Qaramada midoobay .@UN in #Somalia commends President Deni’s intention to visit Mogadishu & is pleased Fed. Gov.’s delegation to Puntland Consultative Conference welcomed this. We look forward to the meeting between President Deni & President Farmajo to advance dialogue in the national interests. pic.twitter.com/9v0LBN1vTd — UNSOM (@UNSomalia) March 21, 2020
  6. Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo laga soo doortay Puntland kuna sugan magaalada Garoowe ayaa ka soo horjeestay hadal ka soo yeeray wasiiro uu hoggaaminayo wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo shalay diiday qaar kamid ah qodoba Shirkii Wada-tashiga Garoowe. Xildhibaannada ayaa sheegay in ay markhaati ka yihiin in wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Garoowe ku sugan ay wax ka diyaariyeen war-murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii Wada-tashiga Garoowe sidaas darteedna ay qalad u arkaan hadalka ka soo yeeray wasiiradaas. Sidoo kale xildhibaannada ayaa sheegay in wasiirada heer Federaal ay ka abaal-dhaceen hab-maamuuskii loogu sameeyay Shirkii Garoowe islamarkaana ay deel-qaaf u geysteen ergooyinkii kala duwanaa ee ka soo qeyb-galay Shirkaas. Xildhibannada ayaa intaas raaciyay in wasiirada ka yimid Federaalka war-saxaafadeedka ay soo saareen looga soo yeeray xarunta Villa Somalia ee magaalada Muqdisho balse uusan ahayn wax iyaga maskaxdooda ka yimid. Hoos ka akhriso qoraalka xildhibaannada PUNTLAND POST The post Xildhibaannada iyo wasiirada Puntland ku metela dowladda Federaalka oo isku khilaafay mowqifka Shirkii Garoowe appeared first on Puntland Post.
  7. Xildhibaanada Dawlada Federaalka Somaaliyeed ee laga soo doorto Dawwlada Goboleedka Somaaliyeed ee Puntland oo Caawa Shirjaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa si buuxda u taageeray [...] Source
  8. Garowe (Caasimada Online)-Xildhibaano ka tirsan dowladda federaalka oo shir jaraa’id caawa ku qabtay magaalada Garowe ayaa sheegay in war-saxaafadeedkii shalay kasoo baxay wasiirrada dowladda federaalka ee ku sugan Garowe aysan iyaga ku metelin, iyagoo ku tilmaamay qoraalkaas laga soo yeeriyey Villa Somalia. “Waxaan cadeyneynaa in aanu wasiirku nagu metelin warsaxaafadeedka uu sheegay in ay saareen wafdigii ka yimid federaalka, waxaan kaloo cadeyneynaa in war-saxaafadeedkaasi uu ku koobnaa wasiirradii soo jeediyey ee ka socdey dowladda federaalka” ayaa lagu yiri qoraalka xildhibaanada. Xubnahaan ayaa sheegay in ay ayaan darro u arkaan amaal dhac ay sheegeen in ay ku kaceen wasiirrada federaalka, iyadoo loo sameeyey casuumaad heer keedu sareeyo, sida ay hadalka u dhigeen. “Waxaan marqaati ka nahay in wasiirrada ka yimid DF ay qeyb muhiim ah ku lahaayeen qaabeyntii iyo qoraalkii kasoo baxay shirkii wadatashiga, waxaana wasiirrada fursad loo siiyey in ay taladooda iyo fikirkooda ku darsadaan war-murtiyeedka, hase yeeshee waxaa nasiib darro ah in ay war-saxaafadeed soo saareen seddax maalin kadib markii uu soo gabagaboobay shirkii, taas oo ka turjumeysa in uu yahay qoraal laga soo yeeriyey Villa Somalia”ayaa lagu yiri qoraalka. Ugu dambeyntii xildhibaanada soo saaray qoraalkan ayaa sheegay in wasiirkii akhriyey qoraalkii shalay uu ka hoos maray maqaamkii laga filayey, isla markaana uu sixun u turjumay qoraalkii tilmaamayey ‘xadgudubyada madaxda federaalka ku heyso’ maamul goboleedyada dalka.
  9. (SLT-Hargeysa)-Marwada madaxweynihii hore ee Cigaal, ayaa sheegtay in qoyska madaxweyne Biixi, dhul ku haystaan, Halkan hoose ka DAAWO Source
  10. Al Qaeda’s branch in Somalia, the terrorist group’s largest and most active global affiliate, has issued specific new threats against Americans in East Africa and even the United States, U.S. commandos, counterterrorism officials and intelligence analysts say. Source: Hiiraan Online
  11. Meel kasta oo ay Soomaali wax ku qeybsato qolo ayaa qeylisa waxeyna noqotay suno-Soomaaliyeed. Anigu waxaan qabaa 9ka xitaa waa nagu badantahay. Baarlamanka Koonfur Galbeed waxaa guud ahaantiis la dhimay 35% taas oo ka dhigan in qolo walba ay lumisay kuraasteedii 3/1, waxaana ninkii 20 heystay uu lumiyay 7 kursi. Anigu Waxaan qabay in Baarlamanka KG lagu soo koobo 61 xildhibaan, madaama xildhibaan duureedyadu aaney waxba qaban oo culees ba’an ay ku hayaan maamulada ka jira dalka. Xildhibaanada Dowladda dhexe ayaa xitaa u baahan in si guud loo dhimo. Doodda reer Koonfur Galbeed ee la xiriirta in aan xitaa gudoomiye waaxeed laga siinin gobalka Banaadir waa mid sax ah. Hadii deegaan la eegaayo ama sida reeruhu magaalada caasimada ah u joogaan waxey reer Koonfur Galbeed 100% ka xaq lee yihiin ninka reer Garoowe ee loo dhiibay degmada Cabdicaziiz. Waxaan dhihi karnaa waa walaallo la xaqiray, oo samray. Lafta Gareen ragga loo diray iney lasoo kulmaan waa inuu yiraahdaa Xamar ma iiga wadaan gudoomiye degmo si aan doodda u furno. Hadii uu halkaas istaago waxaan hubaa in Ragga qaar soo carari doonaan iyagoo Farmaajo eegaya. Hadii wasiiraddii xalay ku shiray Muqdisho ay rabaan iney xaq reer raadiyaan Jubbaland ha kasoo bilaabaan, halkaas ayey ka jirtaa xisaab badan oo qaldan oo reerka ah. Mida kale hadii kuraas badan oo reerka aan ka dhashay la siiyo ay wax qabaneyso waxaa laga arki lahaa Galmudug (58 xubnood), Hirshabeelle (62 xubnood) iyo Banaadir (13 degmo) iyo madaxda sadexdaas maamul. Mudanayaal waxa maqan waa taqaannaan ee si dhab ah halooga hadlo hadii kale ummadan dhiban beenta iyo huuhaada ka dhaafa. Ragga aan maanta ku dhaganahay halkaas maamul goboleed ayey dalka oo dhan ku lee yihiin, waana qanacsanyihiin, marka walaalayaal nafteena aan xisaabino marka hore. W/Q: Abdullahi Osman Farah AFEEF: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
  12. (SLT-Hargeysa)-Dawladda Somaliland ayaa caddeysay in saddex bilood raashinkoodi iyo cuntadoodi ay u diyaarisay maxaabiista jeelasha kala duwan ee dalka ku xidhan. Sidoo kale waxaa ay dawladu sheegtay in madaxweynaha Somaliland wado qorshe lagu kala yareynayo, laguna sii deynayo maxaabiista ku xidhan Jeelasha dalka, kaas oo la xidhiidha cabsida laga qabo xannuunka Corona-vires. Waxaa sidan Tv-ga Horn Cable u sheegay wasiirka wasaaradda cadaaaladda mudane Mustafe Maxamuud Cali isaga oo arrimahaasi ka hadlayana waxaa uu yidhi “Jeelashu waa ay ka nugul yihiin dadka kale, waayo waa bulsho badan oo meel kuwada xidhan, hadii uu hal qof ku dhaco waxaa ay ka dhigan tahay in uu maxaabiistii oo dhan kuwada dhacay. Arrintaasi qorshe weyn ayaanu u sameynay, wacyigelin fara badan ayaanu maxaabiista u sameynay, waxaa aanu u geynay qalabkii falaxalka, nadaafadda, xannuunka wacyigelintiisi, inay kala durkaan, waxaa kale oo aanu mabnuucney in gudaha loo gallo maxaabiista, oo cidkasta oo ehela oo soo booqaneysa iyo askarta dibaduba maxaabiista gudaha uma geli karraan, si ay uga nabad-galaan wixii kaga imanlahaa dibadda” Sidoo kale wasiir Mustafe waxaa uu ka hadlay qorshaha uga meel yaala ka xukuumadd ahaan maxaabiista Jeelasha dalka ku xidhan siideyntooda iyo kala fududeyntooda waxaanu yidhi “Qorshe weyn ayaanu wadna oo madaxweynuhu nagu hogaamianyo INSHA ALLAH, oo hadiiba uu cudurkaasi dalka yimaado aanu ku kala dhimeyno maxaabiista, oo madaxweynuhu hormood ka yahay, oo dib loo eego wixii aan danbiyo culus ku jirin, waxaa kale oo aanu yareynay wixii saldhigyadda ka imanaya ee maxaabiisa, waxaa kale oo aanu bilownay in saddex bilood jeelkasta oo dalka ka mida la sii dhigey, iyo qalabkiisi nadaafadda, wacyigelintiina aanu u sameynay, kala fududeyntoodii iyo sii deyntoodiina madaxweynuhu waa uu ku mashquulsan yahay, dhawaana aanu ka soo saari doono go’aan wanaagsan oo dalka iyo dadkaba anfaca” Source
  13. Muqdisho (SMN) – Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo tixraacaysa war-saxaafadeedkii ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya 21/03/2020 oo lagu fasaxayay diyaaradaha dalka soo galaya muddo 2 maalmood ah, waxa ay ogeysiinaysaa dhammaan muwaadiniinta imanaya dalka in ay raacaan kuna dhaqmaan tallooyinkaan soo socda: Hoos ka akhriso qoraalka View the full article
  14. Muqdisho (SMN) – Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadey in la joojiyey booqashadda xabsiyadda muddo laba todobaad ah. Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan, taliyaha ciidamada Asluubta, ayaa ku dhawaaqay amarkaas maanta oo Sabti ah. Taliyaha oo wariyeyaasha la hadlay ayaa tilmaamay in go’aankaas uu daba socdo talaabooyinka ay dowlada kula dagaalameyso Coronavirus. Dhanka kale, Sareeye Guuto Aadan ayaa dadweynaha faray in ay hogaan-samaan dhamaan amaradda ay soo saareen. Xabsiyadda waddanka ayaa kamid ah goobaha la sheegay in ay nugul u yihiin caabuqaas dunida ku faafaya, oo xukuumadda ku dedaaleyso ka hor-tagistiisa. View the full article
  15. Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Warka-habeen-21032020.mp3 View the full article
  16. Raxmaadkii ILLAAHEY ayaa maanta abaaro 3:50 daqiiqo ka curtay magaalada Hargeysa. Roobkani oo muddo kooban da’ayay ayaa bulshaweynta magaalada Hargeysi ay aad ugu diirsaddeen. Maalmihii u danbeeyay waxaa jiray kuleyl, iyo biyo yaraan ka jiray qaar ka mida xaafaddaha magaalada Hargeysa. Waana maalintii koowaad ee Roobka Gu’gu uu ka da’ay magaalada Hargeysa iyo xawaaxigeeda, iyadda oo maalinkii shalay uun ay aheyd markii uu sidan oo kale uga da’ay roob aan sidaasi u badneyn magaalada Borama. Source
  17. On the day that he was abducted in Tbilisi, Georgia, Azerbaijani journalist Afgan Mukhtarli said he thought he would be killed. Instead, his captors drove him blindfolded to the Azerbaijan border and handed him to authorities, who charged Mukhtarli with crossing the border illegally and sentenced him to six years in prison. Source: Hiiraan Online
  18. SABABTA DHABTA AH EE KA DANBAYSA ISKU DAYGA XAYIRAADA HAWADA EE AY KU DHAQAAQDAY XUKUUMADA FARMAAJO March 21, 2020 Qore : Senator Mustafe Qodax ( [...] Source
  19. Mogadishu (PP News Desk ) — influential politicians who identify Mogadishu as their stronghold have called the make-up of the new parliament of South West State into question. The Federal Minister of Security Mohamed Abukar Islow and the Federal Minister of Telecommunications Engineer Anshur attended a meeting held in Mogadishu in which participants had criticised South West State for giving the clan to which the two Ministers belong only 9 MPs. The two Ministers hail from Hirshabelle and Galmudug, the last two Federal Member States formed five years ago. The Federal Minister for Interior, Abdi Mohamed Sabriye reportedly declined to attend the meeting. Minister Mohamed Islow delivering a speech at the meeting in Mogadishu The current South West State administration of President Abdifatah Laftagareen maintains strong relations with the Federal Government of Somalia. It is not clear if the complaint about the distribution of parliamentary seats relates either to decrease in the number of MPs for the clan the Federal Ministers are vouching for or whether an increase in the total number of MPs for the new parliament did not assign the disgruntled clan extra MPs accordingly. The two Federal Ministers have breached the Code of Conduct that obliges them not to be involved in intra-state disputes. Their presence at the meeting may be misunderstood as a government stance in support of the dissatisfied clan. © Puntland Post, 2020 The post SOMALI FEDERAL MINISTERS DISPUTE DISTRIBUTION OF MPS IN SOUTH WEST STATE PARLIAMENT appeared first on Puntland Post.
  20. Muqdisho Caasimada Online) – Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya ayaa sheegtay in muddo 14 maalmood ah la karantiili doono dhammaan dadka dalka imanaya kadib markii muddo laba maalmood ah la fasaxay duulimaadyada. Qoraalka ay soo saaray wasaaradda ayey ku tiri in “ayada oo tixraacaysa war-saxaafadeedkii ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee lagu fasaxayay diyaaradaha dalka soo galaya muddo 2 maalmood ah, waxa ay ogeysiinaysaa dhammaan muwaadiniinta imanaya dalka in ay raacaan kuna dhaqmaan tallooyinkaan soo socda”: Dhammaan muwaadiniinta ka imaanaya wadamada uu xanuunku aadka ugu faafay ee ka mid ah liiska hoose ay gali doonaan karantiil mudo 14 beri ah oo ka bilaabanaysa maalinta ay yimaadaan: 1. Shiinaha 2. Yurub 3. Maraykanka 4. Koonfurta Kuuriya 5. Australia 6. Canada 7. Turkiga 8. Pakistan 9. Masar 10. Hindiya 11. Imaaradka Carabta 12. Malaysia 13. Sacuudiga 14. Koonfur Afrika Wasaaradda caafimaadka ayaa sidoo kale sheegtay inay fareyso muwaadiniinta ka imaanaya wadamada ka baxsan kuwa kor ku xusan in ay mudo 14 beri ah: • Xaafadahooda joogaan si ay uga fogaadaan tagista meelaha lagu badanyahay. • Inay ka fogaadaan qoyska intiisa kale oo goob ay kaligood ku yihin guriga dhexdiisa ka joogaan. • Waa in ay wax ku cunaan ama ku cabaan weel u gaar ah. • Waa in ay ka taxadaraan nadaafada suuliga iyo agabka kale oo ay qoysku wada isticmaalaan • Hadii ay isku arkaan calaamadahan ay ka midka yihiin qandhada, qufaca iyo neef-qabashada waa in ay soo wacaan 449 si loo caawiyo. Waxa ay Wasaaradda Caafimaadka ayaa ku adkaysay muwaadiniinta imaanaya in ay ku dhaqmaan ayna fuliyaan awaamiirta iyo tallooyinka kor ku xusan.
  21. Every time you place a call in Ethiopia, you get an educational message about coronavirus prevention – but that only helps if you can make a call. Source: Hiiraan Online
  22. Marwada Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cogaal waa Marwo Kaltuun Xaaji Deyr oo maanta Warbaahinta kula hadashay magaalada Hargeisa ayaa ku eedeysay [...] Source