Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    214,410
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Islamist insurgents have seized control of a key town in northern Mozambique, close to where foreign companies are working on a $60bn (£52bn) natural gas project Source: Hiiraan Online
  2. PRESS RELEASE Coronavirus in Africa: 43 countries with 1,654 positive cases Countries (13) with deaths (52): Algeria (17), Burkina Faso (4), DRC (2), Egypt (14), Gabon (1), Gambia (1), Ghana (1), Mauritius (2), Morocco (4), Nigeria (1), Sudan (1), Tunisia (3), Zimbabwe (1) ADDIS ABABA, Ethiopia, March 23, 2020/ — Countries (43) and with positive cases (1,654): Algeria (201), Angola (2), Benin (2), Burkina Faso (99), Cameroon (56), Cape Verde (1), Central African Republic (4), Chad (1), Congo (4), Côte d’Ivoire (25), Djibouti (1), DRC (30), Egypt (327), Equatorial Guinea (9), Eritrea (1), Eswatini (4), Ethiopia (11), Gabon (5), Gambia (2), Ghana (24), Guinea (2), Kenya (15), Liberia (3), Madagascar (12), Mauritius (28), Mauritania (2), Morocco (134), Mozambique (1), Namibia (3), Niger (1), Nigeria (35), Rwanda (19), Senegal (67), Seychelles (7), Somalia (1), South Africa (402), Sudan (2), Tanzania (12), Togo (18), Tunisia (75), Uganda (1), Zambia (3), Zimbabwe (2). Countries (13) with deaths (52): Algeria (17), Burkina Faso (4), DRC (2), Egypt (14), Gabon (1), Gambia (1), Ghana (1), Mauritius (2), Morocco (4), Nigeria (1), Sudan (1), Tunisia (3), Zimbabwe (1). Countries (11) with recoveries (169): Algeria (77), Burkina Faso (5), Cameroon (2), Côte d’Ivoire (2), Egypt (56), Ethiopia (4), Morocco (3), Nigeria (2), Senegal (5), South Africa (12), Tunisia (1). Distributed by APO Group on behalf of Africa Centres for Disease Control and Prevention (Africa CDC). SOURCE Africa Centres for Disease Control and Prevention (Africa CDC) Qaran News
  3. United Nations Economic Commission for Africa (ECA) PRESS RELEASE African Finance Ministers call for coordinated COVID-19 response to mitigate adverse impact on economies and society The Ministers emphasized that without coordinated efforts, the COVID-19 pandemic will have major and adverse implications on African economies and the society at large ADDIS ABABA, Ethiopia, March 23, 2020/ — African Finance Ministers met on 19 March in a virtual conference to exchange ideas on the efforts of their respective governments in dealing with the social and economic impacts of COVID-19. They noted that even before the COVID-19 pandemic, Africa was already experiencing a huge financing gap in funding measures and programmes aimed at realizing SDGs and Agenda 2063 targets and goals. The Ministers emphasized that without coordinated efforts, the COVID-19 pandemic will have major and adverse implications on African economies and the society at large. Original economic forecasts in most economies are on average, being downgraded by 2-3 percentage points for 2020 due to the pandemic. The Ministers agreed on the following: As part of an immediate health response, there is a need for a coordinated response in the logistics and delivery of testing equipment. In this regard, the ministers emphasized the need to work with the WHO and existing continental institutions, in particular, the African Union and Africa CDC, while making maximum use of existing systems and funding partners, such as the Global Fund. Particular attention should be placed on fragile states and vulnerable populations, especially women and children and those living in informal urban settlements. Further, given the limited health infrastructure and the fact that most of the pharmaceuticals and medical supplies consumed in Africa are imported, the Ministers called on the international community to support the upgrade of the health infrastructure and to provide direct support to the existing facilities. Africa needs an immediate emergency economic stimulus to the tune of US$100 billion. As such, the waiver of all interest payments, estimated at US$44 billion for 2020, and the possible extension of the waiver to the medium term, would provide immediate fiscal space and liquidity to the Governments, in their efforts to respond to the COVID-19 pandemic. The interest payments waiver should include not only interest payments on public debt, but also on sovereign bonds. For fragile states, the ministers agreed on the need to consider waiving principal and interest and encourage the use of existing facilities in the World Bank, International Monetary Fund (IMF), African Development Bank (AfDB) and other regional institutions. In addition, the ministers underscored the need to support the private sector and protect the over 30 million jobs at risk, particularly in the tourism and airline sectors across the continent. In other critical sectors including agriculture, imports and exports, pharmaceuticals and in banking, the ministers agreed that all interest and principal payments on corporate debt, leases, extended credit facilities, refinancing schemes and guarantee facilities should be used to waive, restructure and provide additional liquidity in 2020. A liquidity line should also be made available to the private sector to ensure the continuity of essential purchases and all SMEs that are dependent on trade can continue to function. These measures, it was agreed, must accompany a policy of opening borders for trade. In this regard, the ministers noted that Europe and the United States, in particular, can build this in as part of their stimulus to their private and financial systems. Distributed by APO Group on behalf of United Nations Economic Commission for Africa (ECA). SOURCE United Nations Economic Commission for Africa (ECA) Qaran News
  4. Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Bar___Qubanaha-23032020.mp3 View the full article
  5. Baydhaba (Caasimada Online) – Waa arrin dhab ah in tiradii hore laga yareeyay kuraasta Mogadishu Clan ku leeyahay baarlamaanka Koonfur Galbeed, waxaana arrintaas ka dhashay hadal heyno kala duwan oo baraha bulshada ah, waxay sidoo kale mideysay siyaasiin badan oo kala aragti duwanaa. Siyaasiinta hor boodaya in la helo xuquuqda Beel-weynta Mogadishu Clan kaga maqan Koonfur Galbeed waxaa ku jira wasiirka amniga, wasiirka ganacsiga iyo xildhibaano mucaarad ah oo sanado ka hor dowladda u af-jukeyn jiray beelaha ay kuraasta ku matalaan ee Mogadishu Clan. Dad badan ayaa is weydiinaya waa maxay qiirada Hawiyinimo ee hadda gashay Wasiirada iyo Xildhibaanada dowladda raacsan iyo waxa ay go’aan mid arrintaan uga qaateen. Ma Mogadishu Clan jaceel mise dan siyaasadeed oo ah ku soo laabashada kuraasta ay ku fadhiyaan? Hadal heynta ugu weyn ayaa ah in Xubnahaan maadaama uu waqtiga uu gaba-gabo yahay ay doonayaan soo laabasho taasina ay keentay in ay weji kaga raadsadaan Mogadishu Clan oo sanadihii hore xadgubyo kala kulmay meelo kala duwan. Waxay hore u taageereen go’doonka gobalka Banaadir, weerarka siyaasiin iyo madax hore oo mug iyo miisaan ku leh beesha iyo dhibaatooyin loo geestay saraakiil, ciidan iyo shacabka Mogadishu Clan balse waxay doonayaan in ay masaxaan arrimahaas oo dhan si ay u soo laabtaan, sida ay aaminsan yihiin waxgaradka iyo siyaaasiinta Mogadishu Clan. Shalay ayaa magaalada Baydhabo ee gobalka Bay waxaa gaaray wafdi Mogadishu Clan ah oo uu hogaaminayo wasiirka amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow waxaana wafdiga ku jira wasiiro kale, Xildhibaano iyo Senataro lamana oga nuuca natiijo oo ay keeni doonaan. Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo markii hore ahaa 149 xubnood ayaa hadda lagu soo koobay 95 Xildhibaan, waxaana Mogadishu Clan meeshaas uga maqan laba jibaarka inta ka maqan beelaha kale waana arrinta keentay dooda beel-weynta Mogadishu Clan.
  6. Hargeysa (Caasimada Online) ― Diyaarada Ethiopian Airlines, ee dowladda Itoobiya ayaa maanta markale ku kacday talaabo ka dhan ah Amaradii dowladda federaalka. Diyaarada Itoobiya ayaa maanta kasoo dagtay madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa, xili lagu wado inuu dhamaaday fasaxii Labada cisho ahaa ee dowladda federaalku ay ugu dartay duulimaadyada caalamiga ah. Ethiopian Airlines ayaa duulimaadkeedii caadiga ahaa ku timid Hargeysa, inkasta oo aan la ogeyn in Maamulka hawada uu u digay iyo inkale, maadama ay dhamaatay muddadii la fasaxay duulimaadyada caalamiga ah. Maaha markii u horeysay ee Ethiopian Airlines ay ku kacdo talaabo ka dhan ah madax-banaanida Soomaaliya, iyadoo oo hore u kala saartay Somalia iyo Somaliland, sida labo dowladooda, midaasi oo ka dhan ah jiritaanka Jamhuuriyada. Ilaa hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya oo ku aadan diyaaradan maanta ka degtay madaarka magaalada Hargeysa, ee jabisay amaradeedii.
  7. Muqdisho (SMN) – Qalab Caafimaad oo isugu jira qeyba kala duwan sida sariiraha bukaanka loogu talo galay iyo agab kale ayaa waxaa Wasaaradda Caafimaadka &Daryeelka Bulshada ee Dowlada Federaalka Soomaaliya kusoo hagaajiyay Hey’adda Tawakal oo ay soo wakiisheen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Germany, kuwaasi oo qalabkani ugu talo galay in looga faa’iideeyo bukaanada ku jira isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir. Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka ayaa qalabkan kala wareegay Hey’adda Tawakal waxeyna dhankooda kusii wareejiyeyn maamulka isbitaalka Banaadir si loogu adeego muwaadiniinta Soomaaliyeed. Gudoomiyaha Hey’adda lasoo wakiishay ee Tawakal, Xasan Xuseen Rooble, ayaa sharaxay inta qeybood ee uu ka koobanyahay qalabkan. Agaasimaha Waaxda Qalabka iyo Daaweynta, Dr Abdulkadir Wehliye, ayaa uga mahadceliyay dadkii soo dhiibay qalabkan iyo intii gacanta ka geystay, wuxuuna dhinaca kale jaaliyadaha Soomaaliyeed ugu baaqay inay gacan ka geystaan sidii qalab dhameystiran loogu heli lahaa isbitaalada kala duwan ee bulshada loogu adeego. View the full article
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Mahad Salaad ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook uga hadlay go’aanka dowladda Somaaliya ay uga laabatay taageeradii ay Masar ugu muujisay xiisadda kala dhaxeysa Itoobiya. Hoos ka aqriso qoraalka xildhibaan Mahad Salaad Dowladda Soomaaliya ayaa ka daba-tagtay, kana laabatay qaraarkii Jaamacadda Carabta ee ay horay u taageertay, kaasoo lagu cambaareynayay dowladda Itoobiya qorshaheeda ku saabsan biyo xireenka Wabiga Niil. Go’aanka dowlada Soomaaliya ayaa yimid kadib markii Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed cadaadis ku saaray Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Khayre in dowlada Soomaaliya ka laabato qaraarkaas! Waxaa xusid mudan in dowlada Qatar oo xiriir aad xun kala dhaxeeyo Masar ay taageertay qaraarka Jaamacada Carabta, ayna lama filan tahay in DFS buriso mowqifkeedii hore ee ay ku taageertay qaraarka Jaamacada Carabta. Annagoo wada xusuusanna in dowladda Soomaaliya ay la safatay Masar markii Wadamada Carbeed badankood xiriirka u gooyeen, kadib heshiiskii Camp David ee ay la gashay Israa’il 1978. Soomaaliya waa dal madaxbanaan, go’aankan fulaynimada ah ee Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaruhu qaateena wuxuu meel ka dhac ku yahay sharafta, karaamada iyo madaxbanaanida Soomaaliya iyo xiriirka taariikhiga ah ee ka dhaxeeya labada dowladood. Masar abaal aan la soo koobi karin ayay Soomaaliya ku leedahay. Halyeeyo Masaari ah ayaana naftooda ku waayay difaaca dalka iyo dadka Soomaaliyeed, baal dahab ahna uga qoran taariikhda Soomaaliya. Sidoo kale Masar waxay door muhiim ah ku lahayd in Soomaaliya laga difaaco dagaalkii Itoobiya ku soo qaaday sanadkii 1964kii, hubkii ciidamada qalabka sida xilligaas ku dagaal galeena waxa laga keenay Masar ka hor intaan Ruushka iyo Jarmalka hub laga helin. Sidaas daraadeed nagama mudna walaalaheen inaan maanta ugu abaal gudno inaan Itoobiya kala jirsano. Hon. Mahad Salad
  9. Garowe (PP News Desk) — Puntland State Government earlier today issued a decree instructing educational and religious institutions to close religious schools and mosques to prevent spread of Covid-19. The Puntland Minister for Justice, Constitution and Religious Affairs Awil Sheikh Mohamud briefed the media about the mandatory two-week closure of mosques and religious schools in Puntland. Minister Hamud: Mandatory closure of mosques and religious schools must be complied with The decree follows the decision reached by Puntland Government to give educational institutions and civil servants a leave to in response to the threat of community transmission of Covid-19. Puntland State Government urged people no to hold meetings or wedding parties during the fight against the pandemic affecting the world. © Puntland Post, 2020 The post PUNTLAND GOVERNMENT ORDERS CLOSURE OF RELIGIOUS SCHOOLS AND MOSQUES TO PREVENT SPREAD OF COVID-19 appeared first on Puntland Post.
  10. Muqdisho (SMN) – Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in Safaaraddu ay shaqada hakin doonto muddo toddobaad ah oo ka billaabanaysa maalinta Talaadada, si looga fogaado faafidda cudurka COVID 19 ee uu keeno Corona Fayrus. Safiirka ayaa dadka Soomaaliyeed ee ku nool Kenya ugu baaqay in ay raacaan tilmaamaha ay dowladda Kenya bixisay ee looga fogaanayo cudurka. Dowladda Kenya ayaa xirtay dhammaan goobaha la isugu yimaado, iyadoo ku baaqday in shaqooyinka dad laga fasaxo. Wadanka Kenya waxaa laga helay 17 qof oo qaba cudurka COVID 19. Dhanka kale, danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya Marwo Faaduma Cabdullaahi Insaniye ayaa waxay ku dhawaaqday in adeegyadii ay Safaaraddu u haysay muwaadaniinta Soomaaliyeed ee ku nool Hindiya hakad la galiyay ka dib markii Ra”iisal Wasaaraha Hindiya uu ku dhawaaqay khatarta caabuqa coronavirus oo dalka Hindya ku faafaya, kana codsaday dadka inay is ilaaliyaan. Danjiraha ayaa ku wargelisay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Hindiya in shaqada safaaradda la hakin doono mudo labo usbuuc ah laga bilaabo 23-03-2020.iyadoo arrintaan looga gol leeyahay xakameynta isku gudbinta caabuqa Coronovirus (Covid-19). Ugu dambeyntii, Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya Marwo Faaduma Cabdullaahi Insaniye ayaa Bulsha weynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Hindiya ka codsatay in ay taxadar xooggan muujiyaan aadna loogu tabaabusheysto xanuunkan caabuqa ee faraha kulul ku haya dunida. View the full article
  11. Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Warka-habeen-23032020.mp3 View the full article
  12. More than one billion people have been asked to stay home in over 50 countries and territories around the world as governments battle the coronavirus pandemic sweeping the globe, according to an AFP tally Monday. Source: Hiiraan Online
  13. In Milan, members of the military check commuters’ travel authorization forms. Photographer: Camilla Cerea/Bloomberg Italy is doubling down on its lockdown strategy to stop the spread of the new coronavirus, halting all non-essential economic activities for two weeks. There are early signs that these draconian steps are paying off, but the human and economic costs will be steep. The government made mistakes, ones that the rest of the Western world should have learned from but didn’t. Italy has surpassed China as the country with the most deaths from Covid-19, according to the official data. Nearly 5,500 Italians have lost their lives to the disease, compared with less than 3,300 Chinese — even though Italy’s population is barely 4% that of China’s. Almost 60,000 individuals have tested positive for the virus, more than double the number in Spain and Germany. Italy was the first European country to discover a serious domestic outbreak, which helps in part to explain why it is now so widespread now. Other countries — including the France, the U.K. and even the U.S. — appear to be merely tracking Italy with just a few weeks of delay. Italy may have also been unlucky: Because it faced the beginning of the epidemic before others, it was caught off guard. There are several plausible reasons for the severity of Italy’s outbreak. The country has a very old population, with a median age of around 45 years. The new coronavirus hits the elderly particularly hard, while it tends to spare younger people and especially children. The median age of those who have died from the virus in Italy is just short of 80 years old, according to the country’s Superior Health Council. Cultural factors may have also played a role: In Italy, different generations tend to spend more time together, often under the same roof, which may have helped facilitate contagion to the elderly. Japan also has an ageing population, but people engage routinely in forms of social distancing, a possible reason for that country’s successful containment of the epidemic. In Italy, the northern region of Lombardy has been the hardest hit. Nearly half of all registered cases and two thirds of official deaths come from this area, which accounts for a sixth of Italy’s population. The region is the country’s economic powerhouse and has strong commercial links with other countries, including China. This may help to explain why Italy’s outbreak originated here, spreading uncontained for some time. A few smaller hospitals may have mishandled some of the first cases, contributing to hospital outbreaks. These are particularly damaging, since they spread quickly across the most vulnerable part of the population. Higher levels of air pollution may have put citizens at greater risk of suffering from the deadliest consequences of the virus — though this is just a hypothesis that needs to be proven scientifically. The government and political leaders were initially very complacent about the problem. Prime Minister Giuseppe Conte said on TV at the end of January that the country was fully prepared to deal with the epidemic in that it was taking the most severe containment measures in Europe. As the first cases emerged in southern Lombardy, several politicians rushed to say that people should get on with their normal lives. Milan, the main city in Lombardy and the country’s financial capital, was at the center of a lively motivational video widely spread by the political class with the slogan “Milan does not stop.” Some tough actions followed quickly, however. The government first forced a full lockdown for 50,000 people in eleven towns in southern Lombardy and in one in the neighboring region of Veneto. Then came more restrictions: Schools were shut down, and public gatherings were banned. On March 10, the country was placed under a national lockdown. Bars, restaurants and shops were closed, and people were told not to leave their homes unless they have to go to work or for other essential reasons (such as buying food). The government has now gone a step further, shutting down all non-essential economic activities, such as many factories, until April 3. Italy deserves credit for being the first Western country to enforce such tough measures. These measures appear to be working: On Sunday, the daily growth rate of the number of people tested positive to the virus slowed to just above 10%, and the number of new deaths fell. This trend needs to be confirmed in the future, but these figures bring hope. However, the government has often acted erratically. At first, it failed to enforce a full lockdown in another area of Lombardy, the province of Bergamo, which now has the most cases in Italy. A decision to close several areas of northern Italy was leaked to the press before its approval, sparking a rush to escape to the south, which may have helped spread the virus. Just this weekend, after Conte announced his plans to halt factories on Saturday evening, the government spent most of Sunday struggling to define which factories it would consider essential. More than 4,000 health care workers have tested positive for the virus — a sign that doctors and nurses are overly exposed and may act as transmission channels themselves. While Italy has performed more than 230,000 tests, it has failed to put together a comprehensive strategy of testing, tracking and self isolation, which has helped save lives in countries such as South Korea or Singapore. Unfortunately, these failings have been matched elsewhere in Europe. France and Spain have waited far too long before enforcing a lockdown. The U.K. has made a dramatic U-turn on an initial plan to pursue a soft containment strategy, but is still struggling to take draconian measures to enforce social distancing. In Spain too, a sizeable number of healthcare workers have been infected. The U.S. has only recently ramped up testing, and is struggling to catch up with growing demand for it. Italy deserves credit for taking tough measures, such as limiting the freedom of movement of its citizens, which seemed impossible for a Western country. These steps have been used as a model elsewhere. However, they offer no guidance over how to handle the epidemic in the long run, since it is impossible to keep the economy shut for months. Many countries in Asia seem to have done a better job at combining these different priorities. That’s where the West should look for long-term answers — and do it soon. By Ferdinando Giugliano March 23, 2020 Source: Bloomberg The post The Lessons from Italy’s Covid-19 Mistakes appeared first on Puntland Post.
  14. (SLT-Hargeysa)-Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa waxaa sheegaya in la qabtay in ka badan 13 qof oo looga shakiyay inay qabaan Cudurka COVID-19 oo kusii faafaya dalal badan oo ku yaalla dunida. Warar Xog-ogaal ah ayaa sheegaya in dadkaas laga qabtay gudaha Garoonka diyaaradaha Cigaal xilli ay kasoo degeen diyaarad ay la socdeen, waxaana durbo halkaas lagaga qaaday qaaday gaadiidka Gurmadka Deg-deg ah. Dadka la qabtay oo tiradooda ay dhan tahay 16 qof Soomaali ah ayaa ka yimid dalka Mareykanka iyo dalal kale oo si weyn u sameeyay Cudurka Coronavirus, waxaana la geeyay Xarun loogu talagalay in dadka lagu karantiilo. Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Somalilland oo ay kaga hadleyso dadkaas laga qabtay Garoonka diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal ee looga shakiyay Cudurka COVID-19. Source
  15. Hargeysa (Caasimada Online) ― Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan diyaarada Fly Dubai oo kasoo dagi rabtay madaarka Hargeysa dib uga celisay hawada Somaliland, midaasi oo qeyb ka aheyd go’aamada lagu adkeynayo ka hortagayo cudurka Coronavirus. Talaabadaasi oo xukuumada Somaliland u arkeysay awood sheegayso ku aadan maamulka Hawada, ayaa haddana waxa soo baxaya in Talaabadaasi dowladdu qaaday ay deegaanada Somaliland ka bad-baadisay in gudaha u galo fayruska Corona. Fly Dubai ayaa markii dib loogu celiyay madaarka Dubai, waxa baadhis kadib la ogaaday in Dad saarna diyaaradaasi ay qabaan Caabuqa Coronavirus, oo faro ba’an ku haya dunida oo dhan. Dadkaasi saarnaa diyaarada ee laga helay Coronavirus ayaa waxay ahaayeen Qoys Soomaali ah, sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon-yahay. Qoyska Soomaali-da ah ee saarnaa diyaarada Fly Dubai ee dib looga celiyay Hargeysa, ayaa sida la sheegay waxay ka yimadeen Mareykanka, iyagoona soo maray dalka Ingiriiska oo la tacaalaya caabuqa Coronavirus. Talaabada ay Dowladda federaalku ku joojisay Duulimaadyada caalamiga ayaa ah mid bogaadin leh, maadama ay kaalin muhiim ah ka qaadaneyso ka hortaga caabuqa faraha ba’an ku haya Dunida ee Corona. Waxaana loo baahan yahay in maamulada dalku u hogaansamaan arrinkaasi maadama ay kaalin muhiima ka ciyaareyso bad qabka bulshadeena. Soomaaliya oo lagu tiriyo wadamada aan laheyn adeeg Caafimaad oo tayo leh, ayaa waxa kaliya ee la gudboon waqti xaadirkan ay tahay sidii ay uga hortagi laheyn in dalkeeda uu ku faafo fayruskaasi halista ah.
  16. (SLT-Nairobi)-Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Nairobi ay shaqadeeda hakin doonto muddo toddobaad ah oo ka billaabanaysa maalinta Salaasada, si looga fogaado faafidda cudurka Coronavirus. Safiirka ayaa dadka Soomaaliya ee ku nool dalka Kenya ugu baaqay inay raacaan tilmaamaha ay dowladda Kenya bixisay ee looga fogaanayo cudurka. Dowladda Kenya ayaa xidhay dhammaan goobaha la isugu yimaado, iyadoo ku baaqday in shaqooyinka laga fasaxo dadka laga maarmo ama ay xaafadahooda ka soo shaqeeyaan. Dalka Kenya ayaa la xaqiijiyey in 17 qof laga helay coronavirus. Source
  17. Muqdisho (Caasimadda Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa ka daba-tagtay oo diiday qaraarkii ay horay u taageertay ee Jaamacadda Carabta, kaasoo loogu cambaareynayay dowladda Itoobiya qorshaheeda ku saabsan biyo-xireenka Webiga Nile kadib waraaq ay u dirtay Jaamacadda Carabta. Waraaqda ay Dowladda Soomaaliya u dirtay Jaamacadda Carabta ayaa lagu sheegay inay ka gaabsatay qaraarkaas, isla markaasna ay soo jeedineyso in khilaafka u dhaxeeyo dowladaha Itoobiya iyo Masar lagu xaliyo qaab wadahadal ah. Dowladda Soomaaliya ayaa tilmaamtay inay diyaar u tahay inay kaalin weyn ka qaadato sidii la isugu soo dhaweyn lahaa labadaan dowladood oo uu ka dhaxeeyo muran dhanka biyo xireenka Wabiga Nile. Sidoo kale Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo dhaweeneyso go’aanka ay qaateen qaar ka tirsan dowladaha Carabta oo ahaa in lasii wado wadatashiga illaa laga helo xal ay ku qancaan dhammaan dhinacyada ay khuseyso. Shirkii Golaha Wasiirada Jaamacadda Carabta waxaa Soomaaliya u matalayay oo fadhiyay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda C/qaadir Axmed-khayr, waxaa la sheegay inuu u taageeray qaraarkaas. Dowladda Itoobiya ayaa cadaadis xoog leh ku saartay Soomaaliya inay ka laabato go’aankii ay ku taageertay qaraarkaas, waxaana safar deg deg ah ku tagay dalka Itoobiya Ra’isulwasaare Xasan Cali Kheyre oo waday farriin uu ka qaaday Madaxweyne Farmaajo. Farriin uu Ra’isulwasaare Kheyre ka qaaday madaxweyne Farmaajo ee uu u gudbiyey Ra’isulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa la rumeysan yahay inay aheyd go’aanka Dowladda Soomaaliya ee ah inay dhex dhexaad ka tahay khilaafka Itoobiya iyo Masar. Halkaan hoose ka akhriso qoraalka ay Soomaaliya u dirtay Jaamacadda Carabta oo ku qornaa luuqadda Carabiga
  18. Hey’adda Qaramada Midoobay u xil saaran Cunnada iyo Beeraha ee (FAO), ayaa laba doon kalluumeysi oo casri ah waxa ay ugu deeqday qaar kamid ah kalluumeysatada degmada Hobyo ee gobalka Mudug ee dowlad gobaleedka Galmudug. Mashruuca ka hortagga Burcad-badeednimada ee bulshooyinka xeebaha (CCAP) ayaa fuliyay tababar shan maalin qaatay oo ay u sameeyeen kalluumeystada Hobyo ka hor inta aan doomaha lagu wareejin, kaasoo ay ku bareen bed-qabka kalluumeystada xilliyada ay kalluumeysanayaan iyo wadidda doomaha casriga ah. Wasaaradda Kalluumeysiga Galmudug iyo maamulka degmada Hobyo oo ka mahadceliyay tababarka iyo deeqda doomaha ah ee qaybta ka qaadanaya shaqo abuurka, kobcinta dhaqaalaha iyo yareynta burcad-badeednimada, ayaa dalbaday in la sii wado kaalmeynta iyo tababarrada kalluumeystada iyo Iskaashatooyinka, si loogu guuleysto hadafyada waa weyn ee la hiigsanayo. Bulshada degmada Hobyo oo sidoo kale soo dhaweeyay kaalmada doomaha ah iyo tababarkii ka horreeyay, ayaa codsaday in la joogteeyo dhirrigelinta bulshada si ay uga faa’iideystaan kheyraadka badda kujira. Horay ayaa FAO waxay tabarrucaad sidaan oo kale ah iyo tababarro ugu sameysay kalluumeysatada degmada Hobyo iyo deegaanno kale, kuwaas oo ay ka faa’iideysteen qoysas badan oo Soomaaliyeed oo nololshooda iyo nolosha deegaannadooda wax badan ka bedelay. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  19. A new study has found that people who walk more also have lower blood pressure. This confirms existing notions that keeping active is good for cardiovascular health. People who walk more also have lower blood pressure, according to a recent study. Abnormally high blood pressure (hypertension) affects almost half of the United States’ adult population, and it is one of the main risk factors for more serious cardiovascular conditions and events, such as heart disease and stroke. Past research has shown that one way of preventing hypertension is through regular exercise, and now, a new study may add to the evidence that physical activity helps safeguard cardiovascular health. The study — led by researchers from the University of California in San Francisco — found a link between how much a person walks each day and their blood pressure levels. Its authors presented these findings at this year’s American College of Cardiology’s Annual Scientific Session Together with World Congress of Cardiology in Chicago, IL. Walking may help cardiovascular health The researchers looked at data collected from 638 participants enrolled in the Framingham Heart Study. These participants wore an Apple Watch every day, for at least 5 hours each time. The smart watch recorded the number of steps they took on a daily basis. The volunteers also recorded their own blood pressure at home on a weekly basis for the duration of the study — which lasted about 5 months. Over the study period, the researchers noted that the participants’ average systolic blood pressure, which is the blood pressure when the heart contracts, was 122 millimeters of mercury (mm Hg). Their average diastolic blood pressure, which is the blood pressure when the heart relaxes, was 76 mm Hg. Both of these measurements indicate normal to slightly elevated blood pressure, according to the latest guidelines issued by the American College of Cardiology and the American Heart Association. The study researchers found — after having accounted for possible confounding factors — that for every 1,000 steps a participant took per day, their systolic blood pressure was approximately 0.45 points lower. This suggests that a person who takes about 10,000 steps each day has a 2.25 points lower systolic blood pressure than someone who takes half that amount of steps. On average, over the 5-month period, participants took about 7,500 steps a day. Although the study was observational and did not aim to ascertain causal relationships, the investigators argue that it adds to the evidence that regular physical activity can help protect cardiovascular health. “Measuring habitual physical activity in community-based settings in this way distinguishes our study from prior studies that have looked at either self-reported physical activity or used accelerometers to measure daily activity for only a short amount of time, usually about a week,” notes lead author Dr. Mayank Sardana. Smart devices to the rescue? However, another analysis included in the study also indicated that if they took into account a person’s weight, as measured through their body mass index (BMI), the association between the number of steps taken per day and blood pressure was no longer significant. This, the researchers suggest, might mean that weight mediates the relationship between physical activity and cardiovascular health. “This study solidifies our understanding of the relationship between physical activity and blood pressure and raises the possibility that obesity or [BMI] accounts for a lot of that relationship,” says Dr. Sardana. “Going forward, it would be useful to look at how smart devices might be leveraged to promote physical activity, reduce the burden of obesity, and potentially reduce blood pressure.” – Dr. Mayank Sardana The investigators go on to emphasize that in the future it will be necessary to find out whether body weight affects how much a person is able to walk each day or vice versa. “We should look to future studies to answer the question of directionality with a randomized trial or cohort intervention,” says Dr. Sardana Medical news today Qaran News
  20. Diyaaradihii hakiyay duulimaadyada ay Dunida u kala gooshi jireen oo baarkin loo la’yahay Waxaa toddobaadyadii la soo dhaafay la joojiyay qaar ka mid ah duulimaadyada caalamiga ka dib markii uu dunida ku faafay fayraska corona. Dalal badan oo caalamka ah ayaa sheegay in kiisas badan laga helay xanuunka corona oo markiisii hore ka dilaacay dalka shiinaha. Saameynta xanuunka ayaa keentay in dad badan aysan safrin, wadamo badanna ay joojiyeen duullimaadyadii caalamiga ahaa, taasoo keentay in inta badan shirkadaha diyaaradaha ay joojiyaan duulimaadayada, maadaama ay yaraadeen macaamiisha safreysa iyo dalalka la tagi karo. Wargeyska The Financial Times ayaa kusoo warramay in diyaarado gaaraya 80 kun ay joojiyeen duulimaadyadii, taas oo ka dhigan in dhammaan diyaaradahaas ay u baahdeen meelo la dhigo, maadaama aysan hawada ku jirin. Diyaaradaha joojiyay duullimaadyada waxaa ka mid ah, Emirates, Delta, Qantas, Lufthansa iyo kuwa kale oo badan oo yareeyay safarada sida KQ, British Airway iyo kuwo kale. Diyaaradaha ayaa markii hore isku badeli jiray goobaha la dhigo diyaaradaha oo marka mid kuwo hawada ku jiraan, kuwa kale ayaa yaali jiray bakinnada eelaboorada ku dhex yaalla. Shirkadda Delta Airline ayaa sheegtay inay joojineyso boqolkiiba 70 duulimaadyadii ay sameyn jirtay, waxayna intaa ku dartay in ay fariisinayaan lix boqol oo diyaaradood. Madaxa shirkadda Delta, Ed Bastian ayaa sheegay in sidoo kale ay ka fikirayaan in ay hawlgab ka dhigaan diyaaradaha duugga ah. Sidoo kale shirkadda diyaaradaha ee Qantas ayaa sheegtay in ay si ku meel gaar ah u hakineyso 150 diyaaradood, haddana ay wadaan wadahadalo ku aadan sidii loo heli lahaa meel la dhigo diyaaradahaas. Madaxa shirkadda Qantas, Alan Joyce, oo la hadlay warbaahinta Mareykanka, ayaa sheegay in dedaallada kahortagga xanuunka corona ay keentay in ay aad hoos ugu dhacdo tirada dadka safra, taasina ay khasaaro ku keentay shirkadaha duulimaadyada. Sido kale shirkadda duulimaadyada ee dalka Jarmalka ee Lufthansa ayaa sheegtay in ay hakisay duulimaadyada ay ku tegi jirtay meela badan oo caalamka ah. Mareykanka waxaa la soo wariyay in shirkadaha duulimaadayada qaar ay waayeen meel la dhigo diyaaradaha, waxaana ay ku qasbanaadeen in diyaaradaha loo weeciyo xarumo lagu tijaabiyo diyaaradaha cusub, saldhigyada milateri iyo goobo kale. Sidoo kale qaaradaha Yurub, Mareykanka iyo Aasiya waxaa la sheegay in qiimaha laga qaado goobaha la dhigo diyaaradaha ay sare u kacday, maadaama ay adag tahay in la helo goobo bannaan oo la dhigo diyaaradaha. Magaalada Copenhagen ee dalka Denmark waxaa la sheegay in ciriiriga ka jira goobaha la dhigo diyaaradaha ay gaartay heer aan la maleysan karin, waxaana maamulka garoonka diyaaradaha ee magaaladaas uu la yimid qorshe cusub. Labo ka mid ah halka ay diyaaradaha ku ordaan ee garoonka diyaaradaha ee Copenhagen ayaa la sheegay in laga dhigay meel la dhigo diyaaradaha, si loo heelo dhul dheeraad ah oo la dhigo diyaardaha joojiyay duulimaadyada. Dan Meincke oo ka mid ah mas’uuliyiinta garoonka Dan Meincke ayaa warbaahinta CNN ee Mareykanka u sheegay in qorshaha hadda ay dejiyeen ee ah in halkii diyaaradda ay ku ordeysay marka ay caga dhiganeyso la dhigo karo oo keliya lixdan diyaaradood. Qaran News
  21. Ubaxa Itoobiya u dhoofiso Yurub oo istaagey+Yurub oo gubtay & Sababta Caabuqa Covid-19 oo hadda dunida silsilaya ayaa si ba’an u saameeyay ubaxa beeralayda Itoobiya u dhoofiyaan qaaradda Yurub. Beeralayda ayaa hakiyay ubaxa ay u dhoofiyaan Netherlands sababtoo ah in caabuqa Covid-19 oo saameeyay dalabyadii iman jiray. Samuel Gatechew, oo ah wariye u shaqeeya toddobaadlaha The Reporter Ethiopia, baa sheegay in hakinta dhoofinta ubaxu saamayn doonto shaqada 50,000 oo qof. Jawar Maxamed, oo ka tirsan Oromo Federalist Congress, ayaa dowladda Itoobiya ku boorriyay unkidda siyaasad wax lagaga qabanayo xaaladda dhaqaale ee ubax dhoofiyeyaasha. Shirkadaha ubaxa ee Netherlands oo gubaya ubax la iibsan waayay Dalka Itoobiya wuxuu lacag adag ka helaa ubaxa beeralaydu u dhoofiyaan qaaradda Yurub. Ubax tiro-badan oo la iibsan waayay bay shirkadaha Netherlands gubeen. Beeralayda ubaxa Keenya baa sidoo kale la kufaakacaya hoos u dhac baahsan oo saameeyay dhoofinta ubaxa. Qaran News
  22. Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Laamaha Amniga Puntland aya shegay in ay gacanta ku soo dhigeen, rag looga shakiyay in ay ka tirsanyihiin Al-shabab iyo Daacish. Al-shabab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda dil Magaalada Gaalkacyo loogu geystay Xildhbaan ka tirsaana Golaha deeganka. Maamulka Degmada Warsheikh ee Gobolka Shabeellaha dhexe aya sheegay in ay gacanta ku so dhigeen rag kufsi iyo dhac u gaystay dad shacab ah. Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa mar kale sheegtay in ku raad joogaan dad looga shakiyay inay la kulmeen qofkii ugu horreeyay ee laga helay Cudurka Corona gudaha dalkeenna. Xildhbaan ka tiraan Aqalka sare ayaa sheegay Xukuumadda hadda talada haysa ay ku fashilantay in ay shaqo abuur u sameyso dhalinyarada Somaliyed. Culimda ku dhaqan Magaalada Kismaayo ayaa dadka ku nool jubboyinka kaga digay waxyaabaha dhalin kara Caabuqa Corona. Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Bashiir Maxamuud Beerdaro https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/03/Bar-waredka-galabnimo-23-03-2020-ok.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com