Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Dab xooggan oo goor dhow ka kacay garaash ku yaalla agagaarka isgoyska KM-4 ayaa lagu soo waramayaa in lagu guuleystay damintiisa, waxaana daminta dabka ka qeyb qaatay gaadiidka dabdamiska ee shirkadda Hormuud iyo dadkii ka agdhawaa goobta uu dabku ka kacay. Dabka ayaa ka bilowday goob garaash ah oo gawaarida la dhigto, ka dibna waxaa uu ku faafay goobo ganacsi oo ku dhowaa, dabka ayaana geystay khasaare hantiyadeed mana jiraan ilaa iyo hadda khasaare nafeed oo la soo wariyey. Goobta dabka uu ka kacay ayaa waxaa ku dhowaa goobo ganacsi sida kuwa lagu iibiyo qalabka lagu dayactiro gawaarida iyo garaashyo sidoo kale lagu iibiyo garaawaarida lana dhigto. Gaadiidka dab damiska Shirkadda Hormuud oo goobto soo gaaray ayaa isku dayey in ay ku guulaystaan daminta dabka, dadka shacabka ayaa sidoo kale ka qeyb qaadanaya sidii loo damin lahaa dabka. Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa inta badan uu dab ka dhashaa gooboha lagu iibiyo shidaalka kuwaas oo khasaare gaarsiiya ganacsiyada la dariska ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  2. Maxaa Faatixada loogu celcelinayaa rakcad kasta? Faataxada waxaa ku jira, ducada ah “Ilaahow jidka toosan nagu hanuuni ٱهۡدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلۡمُسۡتَقِيمَ”. Waxaa la akhriyaa 17 jeer ruux kasta oo Muslim ah. Maalin kasta 24 ka saacadood, meel kasta oo dunida guud keeda ahna, salaadda waxaa ku tukada in ka badan hal Billion oo Mulsim ah. Dhamaan waxey Ilaahey weydiistaan “Ilaahow waddada toosan nagu hanuuni” oo waddada khaldan inaan qaadno naga badbaadi.!!! Qiyaastii, waa 17 billion of jeer maalin kasta oo daqiiqad kasta la akhrinayo ducadaas!!. Haddii ducadaas quluubta loo siidaayo oo dariiqa khaldan la iska ilaaliyo, ducadaasi maqbuula ayey noqeneysaa. XANUUNADA, ABAARAHA IYO COLAADAHA, waa ciqaab ilaahay, Bal eega aayadda Qur’aanka oo sheegaysaa macnaha ah: “waxaan idinku imtixaameynaa CABSI IYO GAAJO… وَلَنَبْلُوَنَّكُم بِشَىْءٍ مِّنَ ٱلْخَوْفِ وَٱلْجُوعِ Kitaabka Qur’aanka waxaa Ilaahey usoo dejiyay in aadamiga aan jidka noloshu ka khaldamin, wuxuuna na siinayaa tilmaamo iyo tusaalooyin lagu hago nolosha. Waxaa intaas la jira, wuxuu Ilaahey inoo soo diray nabegeenii Muxammed [nnk] oo hadaladiisii, ficiladiisii leynooga dhigay tusaale aynu ku dayan karno raaceyno, oo ah sida jidka toosan loo qaadi lahaa. Dadkeygu iyo shacabkeygu ma arkaan, adduunyadan waxa ka socda,ha ka feejignaadeen CORON…baa jira e. دهاارة شدرو مينال في الإيمان Qaran News
  3. PRESS RELEASE Statement by Chairperson of the African Union Commission on the 26th Commemoration of the Genocide against the Tutsi in Rwanda (Kwibuka26) Under the Theme: “Remember-Unite-Renew” ADDIS ABABA, Ethiopia, April 7, 2020/ — Fellow Africans Youth, Ladies and Gentlemen Today we commemorate the 26th Anniversary of the 1994 Genocide against the Tutsi in Rwanda (KWIBUKA26), under the theme: “Remember-Unite-Renew”. This is the twelfth year since the African Union started the annual commemoration of the 1994 Genocide against the Tutsi in Rwanda. However, this year our commemoration activities have been limited due to the COVID-19 Pandemic. Although we will not be formally gathering at the African Union Commission for this event as usual, I encourage you to commemorate this day from wherever you are. This annual commemoration affords us an opportunity to reflect, and continue the fight against genocide, its ideology, denial and impunity with a view to ensure that never again shall Africa experience such a heinous crime against humanity. In this regard, I would like to pay tribute to the leadership and the people of Rwanda for consistently working towards “Never Again” and for emerging through resilience and unity from the terrible past and putting Rwanda on a development path that continues to inspire many countries on our continent and beyond. Fellow Africans; Between April and July 1994, the world stood still in awe as more than a million people were killed in a space of one hundred days in Rwanda. As we remember the fallen mothers and fathers, brothers and sisters, sons and daughters in Rwanda, we should not be oblivious of the fact that genocide is always well planned, deliberately executed with impunity, yet genocide is also always followed by denial. We should, therefore, redouble our efforts in fighting genocide ideology, its denial as well as impunity. If genocide ideology persists, its denial will continue unabated and impunity will reign. This task should not be the responsibility of the leadership and people of Rwanda alone. It is the collective responsibility of the African Union, Regional Economic Communities/regional mechanisms and all Member States, CSOs, the youth organisations, the women’s movement, Media and Academia. We should collectively combat genocide ideology, impunity and denial working hand-in-glove with the international community and all other stakeholders. Fighting impunity should equally be at the heart of our collective efforts as AU member states as well as the international community by arresting, prosecuting or extraditing indicted fugitives. Last year at its 836th meeting held on 3rd April, the AU Peace and Security Council called upon countries to arrest, prosecute or extradite fugitives accused of genocide. It is imperative that countries move towards implementation of this decision. This commemoration should remind us of a past never to be repeated. It should challenge us to deal with the present and the future in our efforts towards achieving peace, reconciliation, accountability, justice, social harmony, constructive management of diversity and the respect for and protection of human and peoples’ rights on the African Continent. Our Commemoration of KWIBUKA26 this year assumes a special significance given the AU Theme for this year (2020) “Silencing the Guns: Creating Conducive Conditions for Africa’s Development”. I wish to seize this opportunity to call on all Africans to renew our commitment to promote peaceful and inclusive societies that will silence the guns for the attainment of socio-economic development and structural transformation and provide a firm foundation for building the Africa We Want and the Africa we Deserve. Let us “Remember-Unite-Renew”. I thank you. Distributed by APO Group on behalf of African Union Commission (AUC). SOURCE African Union Commission (AUC) Qaran News
  4. PRESS RELEASE African Energy Chamber Appoints President for East Africa Elizabeth is based in Nairobi and will represent the Chamber across the region, including Kenya, South Sudan, Ethiopia, Uganda, Tanzania, Rwanda and Burundi NAIROBI, Kenya, April 7, 2020/ — The African Energy Chamber (http://EnergyChamber.org) has appointed Eng. Elizabeth Rogo, Founder & CEO of TSAVO Oilfield Services, as its President for East Africa. Elizabeth is based in Nairobi and will represent the Chamber across the region, including Kenya, South Sudan, Ethiopia, Uganda, Tanzania, Rwanda and Burundi. Elizabeth’s appointment comes at a strategic time when African energy markets need leadership and unity to preserve the continuity of operations across segments of the industry as oil prices crash and economies suffer from lockdowns. It also represents the continued growth of the African Energy Chamber across the continent, especially in a region with so much potential as East Africa. East Africa is a very diverse energy frontier and one of the most attractive for investments worldwide. It comprises both well-established oil producers like South Sudan and upcoming ones like Kenya and Uganda. It is also home to world-class gas discoveries in Tanzania, and a key promoter of gas-to-power projects and strategies. In her role, Elizabeth will be contributing to key development priorities for the Chamber, especially when it comes to developing local content and building domestic capacity, promoting women in the energy sector, supporting entrepreneurship across the region, advocating for policy reforms and ease of doing business, and promoting investments in oil & gas and key segments of the power industry such as geothermal and renewables. “We could not be more delighted with this appointment,” declared NJ Ayuk, Executive Chairman at the African Energy Chamber. “Elizabeth is a representation of African entrepreneurship in the sector and a true expert when it comes to East Africa and local content development. She is an inspiration for many young women in our industry, and a true pan-Africanist. She will head our activities in East Africa at a time when the region’s energy industry is entering a new era of growth and diversification and we look forward to her journey with us,” he added. “It is an honour for me to be joining the African Energy Chamber and to give a stronger voice and representation to Kenya and the whole of East Africa in the global energy scene,” Elizabeth Rogo said. “There is a lot to be done in our region when it comes to local content development across the value-chain and the adoption of the right policies to promote investment. I look forward to my work with the African Energy Chamber and to further contribute to the growth of our energy industry in the region,” she added. Distributed by APO Group on behalf of African Energy Chamber. View multimedia content SOURCE African Energy Chamber Qaran News
  5. Mandheera (Caasimadda Online) – Wasiirka Caafimaadka ee dalka Kenya ayaa xaqiijiyey in laba kiis oo ku saabsan cudurka Coronavirus laga helay magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee Soomaalida ay degto. Sida uu xaqiijiyey Wasiirka Caafimaadka, labada qof ee laga helay cudurka Coronavirus ayaa ka yimid Magaalada Mombaasa ee ku taalla gobolka xeebta iyagoo soo galay Mandheera. Sidoo kale wasiirka ayaa xaqiijiyey in 14 qof oo hor leh in uu ku dhacay cudurka Coronavirus gudaha dalkaas. Guud ahaan tirada dadka uu ku dhacay Covid-19 guud ahaan Kenya waxay gaarayaan 172 qof. Xoghayaha Golaha Caafimaadka ee dalka Kenya Mutahi Kagwe ayaa ku baaqay in l joojiyo isku socodka magaalooyinka dalka Kenya si looga hortago faafintaanka cudurka sida weyn ugu faafay Adduunyada. Kiisaska cusub ee laga helay Magaalada Mandheera ayaa cabsi weyn ku abuurtay Soomaalida ku dhaqan Gobolka Waqooyi Bari iyo magaalooyinka Soomaalida ee u dhow xuduuda labada dal, maadaama uu ka dhaxeeyo xiriir ganacsi iyo mid bulsho. Dowladda Soomaaliya ayaa goor hore joojisay duulimaadyadii Caalamiga ahaa iyo kuwii gudaha, waxayna weli ku guuleysan la’dahay inay xakameyso isku socodka Xuduudaha ay Soomaaliya la deedahay Kenya iyo Itoobiya taasoo halis ku ah Soomaalida.
  6. MANDERA (HOL) - Mandera County authorities have today confirmed two cases of Coronavirus for the first time since Kenya announced the outbreak last month. Source: Hiiraan Online
  7. Koronafayris (Covid-19) wuxuu Dadka Badaayo wuxuu Barayaa ka daran Cudurka Caabuqa dilaaga ah ee Koronafayris (Covid-19) ayaa faro baas ku haya caalamka, wuxuu si aan xad lahayn isagoo xawaaraynaaya uu ugu fidaya dunida dacaladeeda, cudurkan oo ugu horayntii ka dilaacay Magaalada Wuhaan ee Dalka Shiinaha bishii ugu danbaysay sanadkii tegey ee 2019ka, ayaa hada waxa uu wada gaadhay aduunka, wuxuuna aafeeyey dalal badan. Wuxuu Dadkii Badaayo:- Covid-19 waxa qaaday oo uu soo ritay in kor u dhaafaysa milyan iyo badh qof, waxaana u geeriyootay inta la hubo ilaa hada tiro 100 kun ku dhow, Siddoo kale cudurkan Covid-19 waxa uu jilbaha Dhulka u dhigay dhaqaalihii aduunka, haayada Bangiga aduunka ayaa sheegtay sidda uu cudurkani u aafeeyey dhaqaalaha aduunka in wax Sidan oo kale wax u yeela dhaqaalaha oo wada saameeya aduunka aan hore loo arag, waxa uu keenay shaqo la’aan oo waxa albaabada loo xidhay goobihii ganacsiga, siiba wadamada horay u maray ee wax soosaarka iyo warshadaha lahaa ee ganacsiga iyo dhaqaalaha dunidana Gadh-wadeenka u ahaa ee hagaayey kalana horaayey suuqyada maaliyada iyo ganacsiga aduunka. Gebi ahaanba waxa istaagay isku socodkii aduunka bad iyo beri, sidoo kale waxa lajoojiyey duulimaadyadii caalamka u kala gooshi jiray, iyana waxa irdaha loo qufulay dukaamadii ganacsiga marka laga reebo kuwa waxa laquuto laga gato, goobihii shaqada ee dawlad iyo shirkadoba lahaa,warshadihii aan daruuriga ahayn, iskuuladii, goobihii bulshada ku kulmi jirtay, goobihii diimaha oo salaadii jimce iyo salaad jamac ah midna laguma tukado masaajidadii, dalalka qaar waa lagu ganaaxayaa ama waaba lagu xidhayaa hadii debada lagugu arko halka dalalka qaar aad jidh-dil iyo ciqaab aad la kulmayso, shacabkii waxa la faray guryahooda in aanay kasoo bixin oo waxa lagu soo rogay Bandoo aan mudo cayiman lahayn, Cudurkani dadkii wuxuu badayaa Waxaan lasoo koobi kari, Se waxa uu Dadka barayaana ka cawaaqib xun. Wuxuu dadkii Barayaa :- In ruuxii bukooda loo tegin, in eheladii, asxaabtii, tol, xidid iyo xigaal aan lays booqan, in lugaha laysku salaamo, in rag iyo haween niqaam lagu wada boxo, in keli socod la wada noqdo, dadkii goob adeeg ku kulmaa inay laba mitir isku jirsadaan, oo ruuxii ruux kale wax kayar usoo jirsadana inay is abhiyaan, oo labada kii hore usii taagnaa ee lagusoo dhawaaday yidhaa Waar ilaahay ma taqaanaa haygusoo dhawaan, in aan salaad jamac ah lawada tukan oo salaadii jimce mudo laga caagi doono, in qofkii Hindhisa laga ag cararo, kii Qufacana warkii daa’, in aan ehel ama waalid ama walaal qirriric leh oo naftii ka gurmayso aan lays dul taagin oo aan gunaanad lala ag fadhiisan, in aan maydka la maydhin Salaatul jinaasana lagu tukan oo aan luxudka la dhigin ee Cagaf lagu aaso, In ruuxii albaabka kugu soo garaaca ee aan ahay ruux guriga kugula nool aan albaabka laga furin, ilaahow muu ahaado jaarkaaga aad rafiiqa ahaydeen oo dheri dabka u saaranyey oo milix doonaya, in aan albaabadaba aan laysku tumin ama garaacin layskana furin, in dalalkuu Dadka badan ku laayey ciddii ka timid laga agcararo, in dadkii hadh iyo habeen gacmo-maydh ay kaga dhegtay oo biyihii qaboobaa ee ay isku maydhayeen safan qolof ah gacmihii ka wada saarmeen, oo waaga danbe saxalku baxo lugo isku salaankaa siisocon doono gacmaha jidhfaystay awgood!. Hadal iyo dhamaan cudurkan Covid-19 Dadka wuxuu badaayo wuxuu Barayaa kadaran oo waaguu baxo saxalkiisu xitaa shakiga iyo bacda uu dadkii ku xidhay ka furfurkeeda oo qudhaan mudo dheer laga gayoon doonin. Adaanu Kaa Magansanaye Mowlow Naga Badbaadi Eebe. Fuad Fartaag Fartaagmuwaadin@gmail.com Qaran News
  8. PRESS RELEASE Coronavirus – Ethiopia: Determination of Health Professionals in the efforts to control COVID-19 in Ethiopia ADDIS ABABA, Ethiopia, April 7, 2020/ — The determination with which our health professionals are serving in the efforts to control #COVID19 in Ethiopia is a testament to the profound love and commitment they have for their patients, community, and country. #Healthcareheros Distributed by APO Group on behalf of Ministry of Health, Ethiopia. SOURCE Ministry of Health, Ethiopia Qaran News
  9. PRESS RELEASE Coronavirus – Africa: Advice on the use of masks in the context of COVID-19 This updated version includes a section on Advice to decision makers on the use of masks for healthy people in community settings GENEVA, Switzerland, April 7, 2020/ — This document (https://bit.ly/2JKulzM) provides advice on the use of masks in communities, during home care, and in health care settings in areas that have reported cases of COVID-19. It is intended for individuals in the community, public health and infection prevention and control (IPC) professionals, health care managers, health care workers (HCWs), and community health workers. This updated version includes a section on Advice to decision makers on the use of masks for healthy people in community settings. Download the document: https://bit.ly/2Rlx7Qt Distributed by APO Group on behalf of World Health Organization (WHO). SOURCE World Health Organization (WHO) Qaran News
  10. Qof dhamaanteen aan ku dayan karno’ Waagii ay suxufiyadda Mareykan ee A’Lelia Bundles baahisay maqaalkeedii ugu horreeyey ee ay ka qortay ayeydeedii labaad, Madam CJ Walker 1982, waxa uu ku soo baxay qaybta “lost women” ee majallad arrimaha dumarka qorta. Waxaanay arrintaasi bilow u noqotay soo noqoshadii Mrs Walker oo aasaastay ganacsi agabka timaha lagu daryeelo ah oo ka dhigay haweenaydii u horraysay dalka ee noqota milyaneer oo heshay hanti aanay dhaxlin. “Waxay noqotay haweenaydii ugu hantida badnayd dunida ee dadka madowga ah, haweenaydii ugu horraysay ee warshad leh ee haddana noqota qof dadkeeda wax tarta,” waxa sidaa ku tilmaamay wargeys wax ka qoray markii ay dhimatay 1919. Illaa maanta, Madam CJ Walker waxyaabihii ay soo saari jirtay waxa lagu iibiyaa dukaamada, taas oo ah dhaxal ay ka tagtay haweenay tobanaan sano saboolnimo ku noolayd oo waalidkeed na la adoonsan jiray. Laakiin “sannado badan ayey Madam Walker buugaagta taariikhda kaga qornayd bogagga dambe. Iyada oo ahayd haweenaydii hindistay agabta timaha lagu daryeelo, haddana waxqaabadkeedii laga dhigay wax aan wax ka soo qaad lahayn,” ayay tidhi Ms Bundles oo taariikh faahfaahsan ka qortay Mrs Walker oo ciwaankiisu ahaa “On Her Own Ground,” sannadkii 2001. Haatana Mrs Walker “aad baa loo hadal hayaa” maadaama ay Bundles ay qoraal cusub ka qortay. Taariikhdeeda waxa laga heli karaa ku dhawaad 200 oo buug, waxqa kale oo lagu soo bandhigay dhawaaan maxfaxyo lagu qabtay bandhigyo oo uu ka mid yahay ka Simthsonian ee ku yaal Washington DC, Sidoo kale dariiq ku yaalla magaalada New York ayaa sannadkii hore loogu magac daray oo lagu maamuusay. Bishii Maarij ayay Netflix soo saartay musalsal la yidhaa Self-made oo afar qaybood ah oo ay jilayso Octavia Spencer, oo ka sheekaynaya nolosheedii iyo ganacsigeedii. Waxaanu mar kale indhaha ku soo jeediyey taariikhdeedii iyo in mar kale qoraalkii Ms Bundle la baahiyo. Imikana waxa magacii ganacsigeeda dib u soo nooleeyey shirkadda Sundial Brands ee ay leedahay Unilever oo lagu yaqaano waxyaabaha timaha la mariyo ee SheaMoisture la yidhaa, waxaanay shirkaddu xuquuqda milkiyadda iibsatay sannadkii 2013. Waxa bilaabay aasaasaha shirkadda Sundial, Richelieu Dennis, oo sidoo kale guri weyn oo 34 makhsin ah ka iibsaday magaalada New York oo la yidhaa Villa Lewaro, ujeedada uu ka leeyahay na waxay tahay in uu ka dhigo xarun daraasaad oo baadha haweenka ganacsatada ah ee madow. “Taariikhdeeda inteeda badani nasiib wanaag illaa maanta waa wax la taaban karo,” ayay tidhi Elle Johnson oo ka mid ah qoreyaasha qisada musalsalka Netflix. “Markaan eego nolosheeda iyo guushay gaadhay, dhabanno hays uun baa iga soo hadha”. Waxay ku dhalatay Louisiana sannadkii 1867 magaceeduna wuxuu ahaa Sarah Breedlove, laakiin Mrs Walker waxay ku agoomowday todoba jir, 20 jir keediina waxay noqotay hooyo ninkii ka dhintay. Waxa dhibay timaha oo ka daadan jiray, taas oo ah dhib ka dhasha maydhiga badan oo illaa maantadan taagan, waana waxa ku dhaliyey in ay bilowdo ganacsigeeda Madam CJ Walker Manufacturing Co, sannadkii 1906, kaas oo iibin jiray “dawo” ay ka mid ahayd mid madaxa lagu duugo iyo dawo dhiiqo gaar ahayd. Dhaqtarad kumanaan haween ah ka badbaadisay kansarka ku dhaca naasaha BBC Carabi oo la hadashay afar dumar oo guurkoodu burburay habeenkii aqalgalka ‘Soomaali la kala dooransiiyay Salaadda iyo shaqada’ Sannadkii 1916-kii waxay shaqaalaysiisay in ka baadan 10,000 oo wakiil waxaanay sidoo kale lahayd iskuulo dumarka loogu tabobaro ganacsiga qurxinta timaha, arrintaas oo ahayd shaqooyinka faro ku tiriska ah ee dumarka madoobi ay lacag ka heli karayeen waagaas. “Fursad yar ayaan haystay markan nolosha bilaabay….. inaan nolol maalmeedkayga raadsado oo aaan fursad abuurto ayaan ku qasbanaa,” ayay waa dambe tidhi, sida ay Ms Bundles ku xustay taariikhdeeda. “Laakiin waan guulaystay. Waana sababta aan u leeyahay haweenay kasta oo madow oo haatan nooli waa in aanay is dhigan oo aanay fursad u soo gasha sugin, laakiin waa in aad dadaashaa oo aad samaysaa fursadahaas”. Wakhtigeeda ayay ka horaysay Mrs Walker, oo qaadatay magacaa ninkeedii saddexaad ee guursaday, oo Madam na lagu daryay ayey uga dhigtay magaca ay badeecadeeda ku iibiso. Waxay ka mid ahayd dumar badan oo madow oo ganacsato ahaa oo waayadaaa adoonsigii ka dib soo baxay, si ay wax uga qabtaan baahi haysatay dadka madow oo ganacsatada caddaanka ahina iska indho tirayeen. Waxa ka mid ahaa dumar kale oo Maraykanka madow ah oo iyaguna ganacsiyo waaweyn oo agabka timaha ah lahaa sida Annie Turbo Malone oo badeecadaheeda ay Mrs Walker iibin jirtay intii aanay iyadu ganacsigeeda bilaabin. Tartankoodii oo ay Ms Bundles sheegto in laga badbadiyey, ayaa ah dulucda musalsalka Netflix. Laakiin Mrs Walker oo nolsheedu saamayn ku yeelatay Duke Ellington Opera, ayaa weli ah ta aadka loo yaqaan. Qayb ahaanna waxa weeyin sababtu sidii ay ugu fiicnayd suuqgaynta iyo sidoo kale in ay sawirkeeda ku dhejin jirtay badeecadaheeda. Arintaas oo ah wax imika noqday wax caadi ka ah baraha bulshada ee internet-ka, laakii waagaa ahaa wax ku dhac weyn u baahan. “Waxaa jiray waxyaabo badan oo aan u haysano in Havard Business School lagu hindisay laakiin waa arrinta ay haweenaydan 100 sano ka hor samaysay,” ayay tidhi Nicole Jeffeerson Asher, oo ka mid ah qoreyaasha qisada Netflix. “Hindise ay iyadu ku fikirtay oo ay iska leedahay ayuu ahaa”. Mrs Walker oo had iyo goor dadka fagaareyaasha uga khudbadayn jirtay waxay aad uga hadli jirta arrimaha siyaasadda sida dhibaataynta dadka madow, waxaanay yoolka shirkadeeda ku sheegtay kobcinta garaadka haweenka. Baroordiiqdii laga qoray waxa lagu xusay sidii ay dadka u gacan qaban jirtay iyo hantidii ay tabcatay. “Maanta waxaynu ka hadalnaa ganacsiga bulshada iyo baayacmushatariga in uu yahay laba dhinac ama saddex qaybood [xoojinta wanaaga bulsho, deegaan iyo sidoo kale macaashkaba}”, ayuu yidhi Tyron Freeman oo ah bare jaamacded oo dhiga arrimaha deeq bixinta ee Jaamacadda Indiana, waxaanu buug uu ka qoray Mrs Walker tabarucaadkeedkii ku sheegay in ay u taagnayd; “waxaan arkayaa in Walker ay 100 sano ka hor wax samayn jirtay”. Ms Asher waxay sheegtay in guulihii Mrs Walker ay gaadhay ay ka dhigeen qof “shacabku ku deydaan” weliba jiilal badan oo haweenka madow ahi, xataa iyadoo si khaldan loogu sheego in ay iyadu ikhtiraacday mishiinka timaha lagu jilciyo. Laakiin in kasta oo dedaaalkaa ay saboonimada kaga baxday ee hodanka ku noqtay laga sameeyey filmo, illaa haatan way ku adkayd in Hollywood ay aqbasho sheekooyin ka ku saabsan taariikhda xidigaha dadka madow. Mr Asher waxay hadda leedaday iyadoo kala fogaanta dhaqaale ee dadka Maraykanku ay sii badanayso, oo kala qoqobka isirka iyo labka ay ka sii darayaan, haddana dheddigu sii kordhayo ayaa awoodda baayacmushtarka dalka ee faro ku tirsika ah waxa haatan lagu qiimayn doonaa hadba sida ay shirkahadahoodu u gacan qabtaan saboolka, waana arrin lala xidhiidhin karo taariikhda haweenaydaa. “Taariikhdani waxay ku saabsantahay haweenay Maraykan ah oo ganacsigeedii guul ka gaadhay,” ayay tidhi. “Kolba marka aan wax ka sii ogaano taariikhda iyo waagaa, waxaa inoo fududaanaysa in aan fahamno dedaalka aan haatan ku jirno”. Laakiin Mrs Walker taariikhdeedu waa mid sideeda kuu soo jiidanaysa ayay intaa ku darty “Tusaalaha miiganaanta iyo go’aanka iyo himiladeedii runtii waa wax dhamaanteen inawada dhiiri gelinaya”. Qaran News
  11. Muqdisho (Caasimadda Online) – Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo kiiska Musuq Maasuqa ee ka taagan Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegayo inuu marayo meel xasaasi. Kiiskaan oo loo xiray Agaasimihii Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Caafimaadka Maxamuud Maxamed Buule iyo Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Cabdullaahi Xaashi Cali ayaa laga yaabaa inuu lugaha la galo xubno kale oo ka kala tirsan Wasaaradaha Caafimaadka iyo Maaliyadda. Agaasimihii Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Caafimaadka Maxamuud Maxamed Buule oo ay Xarunta dambi baarista su’aalo ka waydiisay kiiskaan ayaa sheegay inay howshaan kula jiraan Mas’uuliyiin kale. Mas’uuliyiintaan oo loo heysto inay lunsadeen lacag loogu talagalay dhismaha Machadka Caafimaadka iyo kuwa kale ayaa waxaa kiiskooda gacanta ku hayo Xafiiska Hanti dhowrka Guud iyo Xarunta Dambi Baarista ee CID. Sidoo kale waxaa laga yaabaa inuu baaritaan saameyn ku yeesho qandaraas ku saabsan Kiiska Coronavirus oo lagu bixinayo lacag dhan 400,000 Doolar oo ay dhowaan maamushay Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, kaasoo la siiyey qandaraasle Soomaali ah bishii hore inkastoo uusan qeyb ka aheyn musuq maasuqa loo heysto xubnahaan xiran. Wasiirka Caafimaadka Marwo Fowsiyo Abiikar oo ka hadashay xariga Agaasimihii Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda ayaa sheegtay in aanay wax ka ogeyn xarigga agaasimaha, balse uu socdo baaritaan. Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhawr mas’uul u xirtay kiis ku saabsan musuq maasuq, waxayna inta badan kiisaska kusoo dhammaadaan wadahadal iyo in lasii daayo xubnaha lagu helay musuq maasuqa iyadoo aan laga warbixin halka uu ku dhamaaday.
  12. Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in maanta uu si rasmi ah u shaqo bilaabay sheybaarka dhexe ee qaranka kaasi oo hadda wixii ka dambeeya lagu baari doono dadka looga shakiyo in ay qabaan xanuunka COVID-19 oo markii hore dalka dibadiisa lagu soo baari jiray. Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur oo maanta warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in markii hore ay ku dhib qabeen dadka ay uga shiyaan Corona balse haatan wixii ka dambeeya ay iyagu si toos ah u baari doonaan waxa ayna intaas ku dartay in sidii lagu heli lahaa qalabkaan ay juhdi dheer ku bixiyeen. Sidoo kale Wasiir Fowsiyo waxa ay sheegtay in ay muhiim ahayd qalabkaan helitaankiisa maadaama dad badan aan loo diri Karin dibadda dheecaanadooda si loo baaro, waxaana ay hadalkeeda kuu sii dirtay in sheybaarkaan uu gali doono maalmo tijaabo ah si hey’adda caafimaadka aduunka ay u xaqiijiso in sheybaarkaan uu nqoon doono mid la hubiyay oo ku guuleystay tijaabo la marsiin doono. Guud ahaan Soomaaliya ayaa waxaa la xaqiijiyay in laga helay kiisas Coronavirus ah oo gaaraya 7, waxaana 2 kamid ah laga helay Soomaaliland. Halkan ka dhageyso codka wasiirka caafimaadka Soomaaliya https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/04/wasiir-Fowsiyo.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  13. War-saxaafadeed ka soo baxay taliska AFRICOM ayaa waxaa looga hadlay duqeyn cusub oo uu Mareykanka ka fuliyey qeybo ka mid ah degmada Jilib ee gobolka J/Dhexe. Qoraalka AFRICOM ayaa waxaa lagu sheegay in weerarkaasi dhanka cirka ah ay la beegsatay goobo ay ku sugnaayeen xoogag ka tirsan Al-Shabaab. Mareykanka ayaa sheegtay inuu duqeyntaan ku dilay illaa shan xubnood oo ka tirsanaa dhaq dhaqaaq Al-Shabaab oo saraakiil ay ku jiraan, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale Mareykanka ayaa tilmaamay in howlgalkaan oo ah mid qorsheysan ay gacan ka siiyeen ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Soomaaliya. Ugu dambeyn qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay inay AFRICOM baareyso, haddii ay jiraan khasaare duqeyntaan ka soo gaaray dadka rayidka ah ee ku dhaqan halkaasi. Maalmihii dambe Mareykanka ayaa sare u qaaday weerarada uu ka fuliyo gobollada dhaca koonfurta Soomaaliya oo ay weli ku xoogan yihiin dagaalyahanada Al-Shabaab. View the full article
  14. Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xarunta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe kulan kula qaatay Guddiga Gurmadka ee Gobolka Gadafuu. Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa kulankan warbixin uga dhegaystay Guddiga Gurmadka ee Gobolka Gadafuu, oo Madaxweyne ku-xigeenka la wadaagay halka ay wax u marayaan iyo sida uu u socdo, Qorshaha loogu gurmanayo Gobolka Gardafuu oo ay saameyn xooggan ku yeesheen Roobabkii dhowaan ka da’ay Puntland. Ugu danbeyna Madaxweyne Ku-xigeen Axmed Karaash ayaa bogaadiyay Shaqada socota iyo dadaalka loogu gurmanayo Gobolka Gardafuu. PUNTLAND POST The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay Guddiga Gurmadka Gardafuu appeared first on Puntland Post.
  15. An airstrike conducted on April 2 by U.S. troops in Somalia is reported to have killed a senior al-Shabaab leader. The U.S. Africom in a statement on Tuesday reported that the airstrike killed Yusuf Jiis who was a key figure in the terror group’s operations across East Africa. Two other militants were also killed in the attack. “This individual was a key leader in the al-Shabaab organization,” said U.S. Army Gen. Stephen Townsend, commander, U.S. Africa Command. “He was violent, ruthless, and responsible for the loss of many innocent lives. His removal makes Somalia and neighboring countries safer.” Al-Shabaab has waged an extremist war in Somalia for over a decade, killing tens of thousands and displacing millions others. U.S. forces, African Union troops and other forces are deployed in the Horn of African country with the aim of crushing the threat of terrorism. The forces have made gains and forced the militants out of major towns, though they still manage to stage attacks especially using suicide bombers. While the U.S. initially engaged the militants minimally, President Donald Trump granted broader authority to carry out strikes after coming into power. “Putting pressure on this network helps contain their ambition and desire to cause harm and destruction,” said U.S. Army Maj. Gen. William Gayler, director of operations, U.S. Africa Command. View the full article
  16. By: Shawn Snow MilitaryTimes.com U.S. Africa Command said an April 2 airstrike in Somalia killed a high-ranking and foundational member of the al-Qaida-linked Islamic extremist group known as al-Shabab. The airstrike located in Bush Madina, Somalia, about 135 miles west of Mogadishu killed a total of three jihadis, including Yusuf Jiis — a Shabab leader who had held several positions and helped facilitate the jihadi group’s violent attacks throughout East Africa, AFRICOM said. “This individual was a key leader in the al-Shabaab organization,” Army Gen. Stephen Townsend, the AFRICOM commander said in a news release. “He was violent, ruthless, and responsible for the loss of many innocent lives. His removal makes Somalia and neighboring countries safer.” AFRICOM previously told Military Times it has slightly increased the pace of strikes against the Shabab militants as it sees the group as a growing threat to U.S. interests. “While we might like to pause our operations in Somalia because of the Coronavirus, the leaders of al-Qaeda, al-Shabaab and ISIS have announced that they see this crisis as an opportunity to further their terrorist agenda so we will continue to stand with and support our African partners,” Townsend said. American warplanes are pummeling al-Shabab following a brazen raid on the Manda Bay, Kenya, airfield in January and an attack on the Baledogle air base in Somalia, which houses American commandos. Three Americans were killed in the Manda Bay attack including a U.S. soldier. Marine Raiders whisked to the airfield beat back the attackers in an intense gun battle. The Pentagon has since decided to beef up security around the base. Over the last several years the U.S. has steadily increased its air campaign targeting Shabab — suggesting the group is on the rise and worrying military commanders the Islamic militants may pose a significant threat outside of Somalia and the Horn of Africa. “Al-Shabaab remains a disease in Somalia and is an indiscriminate killer of innocent people and their only desire is to brutalize populations inside Somalia and outside of Somalia,” Army Maj. Gen. William Gayler, the AFRICOM director of operations, said in a news release. “Putting pressure on this network helps contain their ambition and desire to cause harm and destruction,” Gayler said. AFRICOM said it killed five terrorists in a Monday strike targeting al-Shabab near Jilib, Somalia. “By assisting our partners in East Africa, we diminish a serious threat to Somalia as well as to the U.S. homeland,” Col. Christopher Karns, a spokesman with AFRICOM, said in a news release. AFRICOM said it was aware of reports of civilian casualties in Monday’s airstrike and said it would review any information it receives about the incident. “Our efforts help to protect Somalis, Americans, and our international partners. We take this responsibility very seriously and continue to place pressure on the enemy,” Karns said in the release. Shawn Snow is the senior reporter for Marine Corps Times and a Marine Corps veteran.
  17. Polish schools have joined in the election campaign Poland plans May election despite pandemic 1 hour ago Poland’s lawmakers have voted to ensure its presidential [...] Source
  18. Wasiirka caafimaadka XFS, Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa shaacisay in maanta wixii ka dambeeya dadka looga shakiyo fayruska Corona lagu baari doono gudaha dalka. Fowsiyo oo warbaahinta kula hadleysay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in dib loo howlgaliyey Sheybaarka Dhexe ee Qaranka, islamarkaana ay adeegsan doonaan. Sidoo kale waxay intaasi ku dartay in qalab cusub ay ka heleen hay’ado caalami ah, islamarkaana ay isticmaali doonaan. Ugu dambeyn wasiirka caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqday inay muujiyaan taxadar iyo feejignaan dheeri ah. Dowladda federaalka ayaa illaa iyo hadda xaqiijisay todobo qof oo laga helay cudurka COVID-19, kuwaas oo ku jira xaalad karantiil ah. View the full article
  19. Militariga Maraykanka ayaa shaaciyay in ay 2-dii bishaan April duqayn diyaaradeed ku dileen sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab. Qoraal ka soo baxay Taliska Maraykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeynta oo ka dhacday degaanka Bush Madina ee gobolka Baay lagu dilay sarkaalkaas oo magaciisu ahaa Yuusuf Jiis. Dowladda Maraykanka ayaa ninkaas ku tilmaamay in uu ka mid ahaa aas’aasyaasha kooxda Al-shabaab isla markaana uu mas’uul ka ahaa gumaadka shacabka. Bayaan hore oo sabtidii kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in weerarka agagaarka tuulada Bush Madina ee gobolka Baay lagu dilay 5 argagixiso, iyadoo aysan wax khasaaro ah kasoo gaarin dadka rayidka ah. PUNTLAND POST The post Maraykanka oo shaaciyay in uu dilay sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab appeared first on Puntland Post.
  20. Xili maanta ay ku beegan tahay maalinta caafimaadka aduunka ayaan qeybo badan oo ka mid ah caalamka ah laga xusin, sababo la xiriira cudurka faafa ee Coronavirus oo haatan si weyn fara ba’an ugu haya wadamo badan oo ay Soomaaliya ku jirto. Prof. Cismaan Maxamuud Dufle oo u warramayey Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hal ku dhiga sanadkaan ee xuska maalintaan uu yahay garab istaaga xirfadleyda safka hore uga jira la dagaalanka cudurka dilaaga ah ee COVID-19 Sidoo kale Dufle ayaa dadka Soomaaliyed u diray fariin ku aadan inay taxadar badan ka muujiyaan halista cudurkaan, isagoo ku booriyey inay qaataan talooyinka caafimaadka. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/Warbixin.mp3 View the full article
  21. Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cali Nuur ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho IGAD uga gudoomay Jeeg Lacageed oo ay ku xusan tahay lacag dhan $100,000. IGAD ayaa sheegtay in dhaqaalahaasi loogu deeqay Soomaaliya, loogu tala-galay ka hortagga iyo xakameynta cudurka dilaaga ah ee Coronavirus. Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Cali Nuur ayaa Ururka IGAD uga mahad-celiyey taageerada dhaqaale ee ay ku garab istaageen dowladda federaalka iyo shacabkeeda. Lacagtaan ayaa qeyb ka ah qorshe ay IGAD dhaqaale ugu taageereyso dalalka xubnaha ka ah ururkaasi ee laga helay cudurka COVID-19 oo Soomaaliya ay ka mid tahay. View the full article
  22. Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa shaaca ka qaaday inay xaqiijiyeen, in qof ka mid ah saddex qof oo lagu dilay duqeyn ay Soomaaliya ka fuliyeen labadii April, uu ahaa hoggaamiye sare oo ka tirsan Al-Shabaab. Hoggaamiyahan ayey AFRICOM ku sheegtay inuu ahaa Yuusuf Jiis, oo ka mid ahaa aas-aasayaashii kooxda Al-Shabaab, islamarkaana agaasimay weeraro badan oo kooxda ay ka fulisay Soomaaliya iyo dalalka Bariga Africa qaarkood. Taliyaha AFRICOM Jeneral Stephen Townsend ayaa yiri “ Yuusuf Jiis waxa xuu ahaa hogaamiye muhiim ah u ahaa argagixisada Al-Shabaab. Wuxuu ahaa nin dhibaato badan, arxan darran, kana mas’uul ah in dad badan oo aan waxba galabsan ay noloshooda waayaan. Dilkiisa wuxuu Soomaaliya iyo dalalka deriska ah ka dhigayaa kuwa ka nabdoon sidii hore.” Weerarka lagu dilay Yuusuf Jiis ayaa waxaa ka dhacay deegaanka Bush Madiina ee gobolka Baay, islamarkaana 135-mile dhinac galbeed kaga beegan magaalada Muqdisho. AFRICOM waxay sheegtay in inkasta oo khaarijinta Yuusuf Jiis ay meesha ka saartay inuu dhib dambe gaysto, haddana loo baahan yahay in lasii wado dadaallada joogtada ah ee loo baahan yahay si nabad iyo xasilooni joogto ah loogu soo dabbaalo Soomaaliya. Dhinaca kale, AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn kale oo cusub oo 6-dii April laga fuliyey magaalada Jilib lala beegsaday kooxda Al-Shabaab. Qoraal kasoo baxay Africom ayaa lagu sheegay in duqeyntaas lagu dilay shan ka mid ah argagixisada Al-Shabaab. AFRICOM waxay sheegtay inay qiimeeyeen inaan duqeyntaas lagu dilin ama lagu dhaawicin dad shacab ah.
  23. Madaxweynaha Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa faray saraakiisha iyo ciidamada ammaanka maamulkaasi inay xoojiyaan nabad-gelyada. Deni ayaa saraakiisha ciidamada Puntland kula dar-daaramay inay adkeeyaan qorshaha lagu sugayo amniga maamulkaasi, si looga hortago falalka amni darrada ah. Sidoo kale wuxuu ugu baaqay shacabka inay ciidamada ammaanka kala shaqeeyaan nabad-gelyada guud ee deegaanka. Dhowaan ayey aheyd markii madaxweyne Deni uu isu bedalay taliyeyaasha ciidamada Booliska gobollada Nugaal iyo Mudug, si loo adkeeyo amniga gobolladaasi. View the full article