-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Somalia’s President Mohamed Abdullahi Farmajo could legally use the coronavirus pandemic to postpone elections planned for December this year and February 2021. Source: Hiiraan Online
-
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar gelinta amniga iyo qorshayaasha lagu sugayo ammaanka. Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay taliyeyaasha Amniga degaanada maamulka Galmudug ee Booliska nabad suggida iyo Milatariga. Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka dalbaday Saraakiisha Amniga dardargalinta howla ha xaqiijinta Ammaanka degaannada Galmudug. Madaxweynaha ayaa sheegay in loo baahanyahay dardar gelinta howlgalada ka dhanka ah Al-shabab ee ka socda deegaanna da Galumug. Kulanka madaxweyne Qoo’qoor ayaa waxaa ku aadayaa iyadoo ciidamada xoogga dalka howlgallo ay ka wadaan deegaannada maamulkaasi waxaa ayna gaareen deegaanno hor leh kuwaas oo dhaca Mudud iyo Galgaduud. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
The Covid-19 pandemic is hindering the supply of motorised sprayers and pesticides. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Sheikh Nuur Maxamed Xasan iyo Culimaa’udiinka Soomaaliyeed oo maanta kulmay ayaa ka wada hadlay dardar gelinta dadaallada lagula tacaalayo cudurka Coronavirus/COVID-19. Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa masuuliyiinta wasaaradda, mas’uuliyiin ka socotay xafiiska ra’iisul wasaaraha, dhaqaatiir iyo hay’adaha amniga dalka. Waxaa la isla gorfeeyay sida ugu wanaagsan ee wax looga qaban karo faafitaanka cudurkan safmarka ah ee ku soo kordhay dalkeenna, waxaana dood iyo aragti is-dhaafsi ka dib waxaa wasaaradda iyo culimadu isla garteen: 1 – In Culimada oo ka mid ah dadka ay bulshadu dhageysato ay kaalin weyn ka qaataan wacyigelinta bulshada ee ku aaddan cudurkan khatarta ah ee COVID-19. 2 – In la dhiso guddi ka shaqeeya taakuleynta iyo caawinta qeybaha nugul ee bulshada oo uu saameynta nololeed ku yeelanayo cudurkan Coronavirus, maadaama ay nagu soo aaddan tahay bisha barakeysan ee Ramadaan. 3 – Guddi ka kooban Dowladda, khubarada caafimaadka iyo culimada ayaa qiimeyn doona oo go’aan ka gaari doona waxa laga yeelayo arrinta masaajidda kadib marka cilmi baaris diini iyo mid caafimaad ah la sameeyo. 4 – Waxaa mar kale la farayaa ganacsatada Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan in ay u turaan shacabka Soomaaliyeed oo aysan sare u qaadin qiimaha waxyaabaha daruuriga u ah nolosha shacabka Soomaaliyeed, culimadana wacyigalin ka sameyso, hay’adaha dowladda ee arrintu khuseysana tallaabada ku habboon ka qaadaan. Hoos ka daawo muuqaalka Agaasimaha guud ee wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Cumar Faaruuq SheekhCabdicaziiz oo sharxaya waxyaabaha la isku raacay iyo sida loo fulinayo.
-
Waxaa sii badaneysa tirada dadka laga helay Coronavirus ee ku sugan Soomaaliya 15 qof oo maanta baaris loogu sameeyey isbitaalka Martiini, waxaa positive noqday oo Covid-19 laga helay 4 qof. Arrintan ayaa tirada guud ee dadka uu ku dhacay ka dhageysa 25 qof tan iyo markii uu ku bilowday Soomaaliya. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Qaran News
-
Mogadishu (PP News Desk) The Somali Federal Ministry of Information is facing criticisms for job advertisement for a Somali female broadcaster. Two of the criteria have attracted comments in the social media. One criterion stated the female applicant “should be tall, have proportionally built physique and be telegenic”. The second criterion read: “the applicant must have a broadcaster’s voice and be well-dressed”. The former Somali Federal Minister of Planning and International Cooperation Abdi Aynte described the criteria as “a violation of our Islamic precepts”. Aynte called for the Ministry of Information to withdraw the job advertisement. Aynte: The job criteria violated our Islamic precepts “The criteria do not fully reflect the job of a broadcaster. Subjective a considerations such as the look of a person are discriminatory” says Ali Farah, an employment law solicitor in London. “What the Ministry of Information could do is to advertise the job and send potential applicants jobs specifications and criteria by email or make it downloadable.” No mention of the reputation of the potential applicant is made in the criteria. It is not clear if the Ministry of information will employ people with questionable journalistic career. The job is based in Mogadishu. Clarity on where interviews will take place is missing in the job advertisement. Female applications from far-away regions who apply for the job are at a disadvantage. Applicants can send application to the Director of the Somali National Television by email or through Whatisapp. A revised job advertisement The Somali Ministry of Information has since revised the job advertisement. The new advertisement that does not contain a reference to the body and height of female applicants. © Puntland Post, 2020 The post JOB CRITERIA FOR A SOMALI FEMALE BROADCASTER CAUSES UPROAR appeared first on Puntland Post.
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Suldaanka guud ee beelaha Somaliland, Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa maanta si kulul uga jawaabay hanjabaadii uu dhowaan u direy Madaxweyne Muuse Biixi, kadib markii uu sheegay Suldaanku in midnimada umadda Soomaaliyeed ay tahay muqadas. Suldaan Maxamed ayaa kamid ahaa Salaadiin ka hadlay wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya, kuwaasi oo dalbanayey inay qeyb ka noqdaan wada-hadaladaa si looga gaaro natiijo wax ku ool ah. Suldaanka ayaa hore u sheegay inay muhiim tahay dib u furida wada-hadaladaasi, isagoona carabka ku adkeeyay midnimada iyo wada-jirka umadda Soomaaliyeed. Suldaanka ayaa hanjabaada Muuse Biixi ku tilmaamay mid aan meesha oolin, isagoona sheegay haddii uu ka fiirsan waayo arrinkaasi inay reer Somaliland ka tashan doonaan oo shir-weyne iskugu iman doonaan. Sidoo kale waxa uu Suldaanku shaki galiyay heerka aqooneed ee uu Madaxweyne Muuse Biixi u leeyahay arrimaha siyaasada, isagoona si dad-ban u sheegay inuusan u aqoonsaneyn Siyaasi hogaamin kara. “Madaxweynaha waxaanu leenahay, Arrinku meel aanu taagnayn inaad gaadhsiisaan waa Fool-xumo. Madaxweynaha isku gefi mayno. Dadka Koonfureedna waxba hadal u dhigan mayno” ayuu yiri Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir. Wuxuuna intaas kusii daray Suldaanku “Meel aanu Arrinku nala gaadhin haddaad gaadhsiiso, Qaranka Somaliland baa ka wada-hadli. Ninka siyaasiga ah anigu waxaan u aqaan Ninka Jaamacad ka sita Shahaado, Siyaasada Jaaamacad baa looga soo baxaa oo Kuliyad dhan baa looga soo baxaa siyaasada”. Hadalka kulul ee Suldaanku uu maanta uga jawaabay Hanjabaadii Madaxweyne Muuse Biixi ayaa kor usii qaadaysa xiisada kala dhaxeysa, xili ay ku kala aragti duwan-yihiin qaabka loo wajahayo wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Lamana oga in Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Biixi ay talaabo ka dhan ah ka qaadi doonto Suldaankan iyada oo hore ugu hanjabtay, maadama ay hore u dhacday in Salaadiin iyo Siyaasiin kale oo aaminsan fikirka midnimada umadda Soomaaliyeed xabsiyada Somaliland lagu guray.
-
Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa maanta howlgallo ballaaran ka sameeyey waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa lagu baadi goobayey raggii ka dambeeyey dilkii loo geystay, Cismaan Xuseen Xaaji Ismaaciil (Farey) oo ahaa sarkaal ka tirsan hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya, laanteeda Puntland. Saraakiisha horkaceysay howlgalladaan ayaa sheegay inay soo qab-qabteen tiro dad ah oo lagu tuhmayo dilkaasi, islamarkaana ay weli ku socdaan baaritaano dheeraad ah. Ammaanka Gaalkacyo, gaar ahaan qeybta Puntland ayaa maalmihii dambe faraha ka sii baxayey, waxaana ka dhacayey falal amaan dari oo u badan dilal qorsheysan. View the full article
-
Wasaaradda ganacsiga iyo warashadaha ee Jubbaland ayaa uga digtay ganacsatada inay kordhiyaan qiimaha badeecadaha, iyaga oo uga faa’iideysanaya Coronavirus. Qoraal ka soo baxay wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in tallaabo laga qaadi doono, haddii ganacsatada ay sare u dhigaan qiimaha, iyagoo uga faa’iideysanaya Corona. Halkaan hoose ka aqriso: View the full article
-
EU pledges 27 million Euros to help Somalia combat Covid-19
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
The EU mission in Somalia said the bloc has pledged 27 million Euros to help Somalia combat COVID-19 in the Horn of Africa country. “Together against COVID-19, the European commissioner for the international partnership Jutta Urpilainen has a phone conversation with Farmajo to express EU solidarity and support,” said EU envoy for Somalia, Nicolas Berland. He added a package of 27 million Euros for Somalia against Coronavirus is ready to confront the crisis in the country. Somalia has recorded 22 COVID-19 cases, including one death and one recovery. View the full article -
Wararka ka imaanaya gobolka Sanaaga ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta dagaal beeleed khasaare geystay uu ka dhacay qeybo ka mid ah gobolkaasi. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ay isku dhaceen labo maleeshiyo beeleed oo ku sugan deegaanka Waqdariya oo bari ka xiga degmada Laas-Qoray. Wararka ayaa sheegaya in labada beelood oo ka soo kala jeeda maamullada Somaliland iyo Puntland ay isku hayaan arrimo la xariira dhul-qaasimeed. Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in dagaalka la’isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, islamarkaana uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac. Dadka dhaawacmay oo u badan maleeshiyada dirirtay ayaa waxaa loo soo qaaday dhanka degmada Laas-Qoray ee gobolka Sanaag. Xaaladda ayaa hadda degan, balse waxaa weli goobihii lagu dagaalamay isku horfadhiya maleeshiyaadka labada dhinac. View the full article
-
Ciyaaryahan Johan Djourou iyo sagaal kale oo asxaabtiisa ah ayaa waxaa ay maxkamad la tiigsanayaan naadigooda FC Sion sababo la xiriira mushaarka oo ay hoos uga dhigtay ciyaartooyda sababo la xiriira hoos u dhac dhaqaale oo kasoo gaaray cudurka coronavirus. Laacibkan oo intii u dhaxeysay 2003 ilaa 2014 u soo ciyaarayay kooxda Arsenal ayaanan ku qancin farriinta mushaar-dhimis ee ay koodiisa soo gaarsiisay, waxaana isaga iyo dhowr ciyaartooy oo kale kuwaas oo diiday ay kooxdu ka eriday naadiga. Madaxa naadiga FC Sion oo ka dhisan dalka Griiga Christian Constantin ayaa sheegay in ay la daalaa-dhacayaan dhaqaalexumo, sababtaasna ay keentay in ay mushaarka ka jaraan ciyaartoysa, ruuxii aan ku qancina ay u furntahay in uu isaga tago kooxda. Djourou ayaa dhankiisa sheegay in eryida la eryay eysan wax shaqo ah ku laheyn dhaqaale-xumo balse ay ka dambeyso siyaasad kale. Dhibaatada dhaqaale ee ay sheeganeyso kooxda FC Sion ayaa waxaa ay sidoo kale haysataa kooxo kale oo waaweyn sida Barcelona iwm, waxaana ay iyana mushaar-dhimis ku sameeyeen ciyaartooydooda. Qaran News
-
New U.S. airstrikes targeted and killed 11 members of Al-Shabaab, an Al-Qaeda affiliate in Somalia. One airstrike against Al-Shabaab came as a defensive measure after the terror group’s fighters engaged U.S. and Somali government forces near Kobon, Somalia on Thursday, according to a press statement U.S. Africa Command (AFRICOM) provided to American Military News. AFRICOM supported partner forces with an airstrike that killed 10 Al-Shabaab terrorists. Another airstrike on Friday also targeted members of the group near the town of Jilib, and resulted in the death of one more Al-Shabaab fighter. U.S. forces were working alongside partner forces of the Somali National Army Danab and Jubaland Security. “Our assistance continues to build on the gains our partners are making,” U.S. Army Gen. Miguel Castellanos, the deputy director of operations for AFRICOM said. “The SNA and African partners on the ground keep hitting al-Shabaab hard, and it’s having an effect on the al-Shabaab terror network” AFRICOM assessed no additional civilian casualties as a result of the Thursday and Friday airstrikes. The Thursday and Friday strikes are just the latest in a series of attacks on Al-Shabaab positions throughout Somalia. Those AFRICOM strikes have resulted in the deaths of dozens of Al-Shabaab members in recent weeks, including one high-ranking member of the terror group, Yusuf Jiis. AFRICOM has carried out dozens of strikes targeting Al-Shabaab since the start of the year. Those U.S. forces in Africa set a record for airstrikes in 2019, having conducted more than 60 airstrikes in Somalia over the year. They previously conducted 47 airstrikes in 2018 and 35 in 2017. “U.S. Africa Command and our international partners recognize that stability in Somalia will not be achieved through purely military means. It requires providing programs and opportunity for the Somali people,” the AFRICOM statement continues. “In support of the Federal Government of Somalia, U.S. forces will use all effective and appropriate methods to assist in the protection of the Somali people, including partnered military counterterrorism operations with the Federal Government of Somalia and Somali National Army forces. Together with the partner and allied forces, U.S. Africa Command works on a daily basis to improve security conditions to enhance governance and economic development.” AFRICOM said it is working with its Somali partners to transfer responsibility for maintaining security conditions onto the Federal Government of Somalia and its member states. View the full article
-
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xayiraad dhinaca socdaalka ah oo saameyneysa dadweynaha iyo gaadiidka oo looga dhawaaqay qeybo ka mid ah gobolka waqooyi bari ee wadanka Kenya, si loo yareeyo faafitaanka cudurka Coronavirus. Taliyaha Booliska gobolkaasi, General Nicodemus Ndalana oo shir jaraa’id qabtay ayaa ku shaaciyey in xayiraada lagu soo rogay dhaq dhaqaaqa dadweynaha iyo gaadiidka. Sidoo kale taliyaha ayaa tilmaamay in xayiraadaasi ay ka dhaqan-geleyso deegaano dhaca xadka Kenya iyo Soomaaliya, taasina ay ka dambeyso cabsida laga qabo COVID-19. Si kastaba ha’ahaatee degmada Mandera ee gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya oo dhacda xuduuda Kenya iyo Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay laga helay cudurkaan dilaaga ah, kadib markii baaritaan lagu sameeyey laba ruux oo walaalo ah laga helay cudurka. View the full article
