-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Warsaxaafadeed ka soo baxay taliska ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa looga hadlay diyaaraddii maalin ka hor ciidanka Itoobiya ee ka tirsan howlgalkaasi ay ku soo rideen degmada Bardaale ee gobolka Baay. Qoraalkaan oo uu soo saaray madaxa guud ee ciidanka AMISOM, ahna wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Amb. Francisco Caetano Madeira ayaa lagu sheegay inay fududeyn doonaan baaritaanada socda, si loo cadeeyo duruufaha ku xeeran dhacdadaasi. Sidoo kale AMISOM ayaa tacsi u dirtay qoysaska iyo ehellada lixdii qof ee ku dhintay shilkaasi diyaaradeed. Warka ka soo baxay xafiiska Madeira ayaa sidoo kale lagu sheegay inay soo dhoweynayaan go’aanka ay gaareen hoggaamiyeyaasha Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya. “Diyaaradda ka tagtay Baydhabo, waxaa saarnaa lix qof, waxayna ku sii jeedeen Bardaale, oo 300km waqooyi galbeed kaga toosan Caasimadda Muqdisho, hawlgalka Midowga Afrika ayaa soo dhaweynaya go’aanka ay gaareen Hoggaamiye-yaasha Somaliya, Kenya iyo Itoobiya ee ku saabsan baaritaanka shilka.” Ugu dambeyn warsaxaafadeedka ka soo baxay AMISOM ayaa lagu yiri “Waxaan rajeyneynaa inaan sii wadno wada shaqeynta aan la leenahay Dowladaha Somaliya, Kenya iyo Itoobiya, waxaana taageeri doonnaa oo aan fududeyn doonnaa baaritaanada looga goleeyahay in lagu cadeeyo duruufaha ku xeeran dhacdadaasi.” Shalay ayey aheyd markii wafdi ka socday dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya ay gaareen goobta ay ku dhacday diyaaradda oo ah degmada Bardaale ee gobolka Baay, waxaan haatan socda baaritaano dheeraad ah oo ku aadan, sida uu u dhacay shilkaasi.
-
Imtixaanka Shahaadiga ah ee dowladda Puntland, ayaa la xaqiijiyay in aysan wax saamayn ah ku yeelan doonin, go’aanno shalay ka soo baxay dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ka dhisan koonfurta Soomaaliya, kuwaas oo ku saabsan hannaanka qaadista imtixaanaadka shahaadiga ah ee dalka. Go’aanno wadajir ah, ooTalaadadii Shalay ka soo baxay kulan ay yeesheen wasaaradda Waxbarashada heer Federaal iyo kuwa maamul goboleedyada ka dhisan koonfurta Soomaaliya, waxa ugu muhiimsanaa in dowladda Soomaaliya soo diyaariso imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada sare (Form Four), halka dowlad goboleedyadana la siiyay in ay diyaariyaan imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe. Balse, Xukuumadda Puntland oo ka maqnayd shirkaasi shalay, ayaa la xaqiijiyay in ay si madax-bannaan u qaadan doonto imtixaankeeda Shahaadiga ah, kaasi oo sida qorshaysan loo fariisan doono 30-May 2020, haddii ay saamaxdo duruufta, iyadoo hadba lagu salayn doono heerka uu marayo xanuunka COVID-19. Dhammaan maadooyinka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland ayaa wakhtigaan diyaarsan, waxaana la dhammaystiray dhammaan hawlaha lagama maarmaanka u ah imtixaanka sida diiwaan-gelinta Ardayda, xarumaha lagu gelayo, macallimiinta ilaalinaysa iyo ID-kaarada Ardayda. Sidoo kale, Casharradii ka harsanaa sannad-dugsiyeedka, waxay Ardaydu kala socdaan Telefishinnada, kadib markii dowladda Puntland hirgelisay barmaamijkaas, si loo dhammaystiro muqarrarka, maadaama goobihii Waxbaraashada loo xiray ka hortagga faafidda COVID-19. ©PUNTLAND POST The post Goodax oo mar kale quus ka taagan Imtixaanka Puntland! appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee dowladoo KMG aheyd ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka warbixiyey wadahadal dhanka khadka taleefanka ah oo uu la yeeshay safiirka Ingiriiska u jooga Soomaaliya Amb Ben Fender. Qoraal uu soo saaray Sheekha ayuu sheegay inay ka wada hadleen diyaar garowga doorashada 2020/2021, la tacaalista Covid-19, xiriirka dowladda dhexe iyo maamulada xubnaha ka ah iyo dib u heshiisiinta ay hirgaliyeen maamulada Galmudug iyo Jubaland. Shariif ayaa sidoo kale tilmaamay inay isku soo hadal qaaden isaga iyo safiirka arrimo ku aadan wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland oo weli hakad ku jira. Halkaan hoose ka aqriso qoraalka:- Waxaan khadka teleefanka ku wada hadalnay maanta safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Amb Ben Fender. waxaan ka hadalney diyaar garowga doorashada qaranka, la tacaalista Covid-19, xiriirka dowladda dhexe iyo maamulada xubnaha ka ah, iyo dib u heshiisiinta ay hirgaliyeen maamulada Galmudug iyo Jubaland. Sidoo kale wadahadalada Soomaaliya iyo Somaliland oo soo biloowday xilligii aan xafiiska joogay maantana hakad kujira ayaan isla soo qaadney. Ugu dambeyntii waxaan isla garannay abuurista jawi degan iyo siyaasad loo dhan yahay inay tahay xalka kaliya ee lagu gaari karo hanaan doorasho oo xor ah.
-
Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya, Cabdinuur Maxamed Axmed oo ku hadlayey afka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hambalyo u diray howlwadeenada Shabelle oo maanta u dabaal dagaya sanad guurada 18-aad ee aas-aaskeeda. Cabdinuur ayaa sheegay in Shabelle ay tahay Idaacad madax banaan, islamarkaana ay ku soo shaqeysay daruufo adag. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dhalinyaro badan oo suxuufiyiin ahaa laga dilay Shabelle, iyaga oo bulshada u adeegaya. Shabelle ayaa si rami ah hawada u soo gashay sanadkii 2002-dii, iyadoo xilligaas lagu aas-aasay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Cod-Turki-cabdinur-.mp3 View the full article
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Warka-Subax-06052020.mp3 View the full article
-
6-da May maanta oo kale sanadkii 2002-dii ayey aheyd markii si rami ah ay hawada u soo gashay shabakadda warbaahinta Shabelle, xilli markaasi ay adkeyd in Idaacad ay ka shaqeyso gudaha Soomaaliya, maadaama ay dalka ka jireen hoggaamiye Kooxeedyo. Shabelle ayaa dhabarka u xiratay baahinta warar, barnaamijyo iyo sheekooyin caan-baxay oo dhagaha bulshada in badan ay jecleysteen. Agaasimaha guud ee shabakadda warbaahinta Shabelle, Abuukar Sheekh Maxamuud (Abuukar Sky) ayaa ka warbixiyey marxaladii kala duwanaa ee ay soo martay Shabelle. Sidoo kale agaasimaha ayaa Tacsi u diray halyeeyadii ka geeriyooday Shabelle, iyaga oo u adeegayey bulshada Soomaaliyeed. Idaacadda Shabelle oo sanadihii u dambeeyey horumaro ballaaran sameyneysay ayaa haatan yeelatay TV caalami ah, kaas oo laga daawado dunida oo dhan. Halkaan hoose ka dhageyso codka agaasimaha. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Cod-sakariye-.mp3 View the full article
-
In ka badan 1.1 milyan oo qof ayaa ka bogsaday feyriska Corona guud ahaan caalamka. Balse waxaa lagu kala duwan yahya waqtiga ay qaadanayso in uu qofa cudurka ka soo kabsado ama uu ka bogsado Inta badan dadka waxa uu cudurka ugu dhacaa qaab sahlan oo calaamadaha ka soo muuqda ayaa sahlan yihiin islamarkana uusan u baahan dhakhtar iyo isbataal. Waxay qaadnaysaa in uu qofka noocaas ah ka soo kabsado toddobaadyo, bilooyiin iyo xitaa Sanado. Dadka uu qaabka sahlan ugu dhacay ayaa waxay qaadataa in ay ka soo kabsadaan toddobaad am ka badan. Qofka uu sida daran u haleelo cudurka ayaa waxay qaadataa xitaa inuu ka soo kabto in ka badan 1 sano. Dhakhaatiirta xarunta daryeelka ka so kabasada cudurada ayaa ku talinaysa in dadka balwadda leh ay tahay inay joojiyaan. Joojinta Sigaarka, cabbidda Khamriga, jimicsiga iyo in uu qofka miisaankiisu uu la socdo ayaa isbadal sameyn karta. Dadka uu cudurka u haleelo qaabka sahlan ayaa waxaa ay iska joogi karaan guriyaha waxayna qaadan kartaa inay boqsadaan toddobaad iyo ka badan. Balse toddobaad ka dib marka calaamadaha cudurka ay hoos u dhacaan waa iska caado in toddobaadyo uu qofka sii qufaco. Magufuli: Ri’ baan ka helnay cudurka corona Qaabka uu jirkaaga isaga difaaci karo fayraska Corona Sida fayraska Corona uu xurmadda uga qaaday asturaadda meydadka Waxaa sidoo kale jirta in dadka qaar marka ay cudurka ka soo kabsadaan ay wali dareemaan daal islmarkana xitaa in qofka uu dharka xirto iyo in uu howlaha yaryar qabsdo uu dareemo daal badan. Dadka noocaas ah waxay u baahan yihiin in ay nastaan, ay cunaan cunto isu dheelitiran isalmarkana ay biyaha badsadan. Dadka uu cudurka sida daran u haleelay ee isbataalada la dhigay islamarkana u baahdan in lagu xiro qalabka neefsashada waxaa marka ay cudurka ka soo kabsado ay wali dareemayaan dabardaro iyo neefsashada oo dhibta. Dadka noocan ah waxay qaadan kartaa in ay cudurka ka soo kabsadaan 2 toddobaad iyo xitaa 8 toddobaad . Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES Image caption Bukaan la xanuunsan Corona Saameynta dhanka Maskaxda Marka laga soo tago saameynta dhanka jirka ee uu qofka ku yeesho cudurka Corona ayaa waxaa sidoo kale jira saameyn dhanka maskaxda oo uu qofka ku yeesho cudurka. Qofka marka laga helo cudurka islamarkana isbataal la dhigo ayaa waxaa bukaanka la soo gudboonaadaa walwal iyo walbahaar badan gaar ahaan marka ay waayaa wax soo booqda. Dadka uu Feyriska Corona ku dhaco ayaa waxay u baahan yahiin marka ay ka so kabsadaan in laga caawiyo sidii ay noolasha caadiga ah ula qabsan lahaayeen islamarkana ay maskax ahaan iyo bulsha ahaanba dadka ula qabsan lahaayeen. Dadka lagu xiray qalabka neefsashada islamarkana la dhigay qeybta xaaladaha culus ayaa waxay qaadan kartaa in cudurka ay si toos ah uga soo kabsadaan 12 ilaa 18 bilood. Dadka qeybtan la dhigay waxay sidoo kale u baahan yihiin in ay sameeyaan jimicsi iyo in la dhiirigaliyo. Bukaanada la dhigo qeybta xaalada culus ee ICU loo yaqaan ayaa waxaa sidoo kale ku dhaca jahwaeer islamarkana qaarkood waxay maskaxdooda dib u milicsataa xaaladii ay soo mareen. Qaran News
-
Ankara (Caasimada Online) – Doorashooyinkii saddexda ahaa ee sanada gudihiisa ka dhacay Israel waxay keeneen hubaal li’i badan oo gudaha ah; waxayna dood ka abuureen gudaha dhismayaasha Dowladda ee magaaladda Ankara: Benjamin Netanyahu, ninka Madaxweyne Erdogan ku tilmamay “keligi-talis Yahuudda neceb,” ugu dambeyntii ma bixi doonaa? Su’aal la’aan, sarakiil Turki ah ayaa rajeeyay in jawaabta su’aashaas ay noqon doonto “haa”, iyagoo rumeysan in tegista Ra’iisul Wasaaraha muddada dheer ay xallin doonto madax xaanuun badan oo ka heysta gobolka. Labada Dowladood waxay caadi kusoo celiyeen xiriirkoodii sanadkii 2016-kii, midkoodna ma uusan martigelin safiirka midka kale sababtoo isku dhac u dhexeeya labada hogaamiye ayaa ka dhashay su’aasha Falastiin. Hal arrin waa la hubay: Ankara suurtagal uma aysan ahayn in ay laabto bogga hogaamiyaha Israel, kaasi oo si sharci darro ah u deegaameeyay Daanta Galbeed, go’doomiyay, duqeeyayna marinka Gaza, gunana ku bixiyay olole dagaal oo ka dhan ah Dowladda Turkiga oo ka socda Washington. Saraakiil Turkish ah, oo si qarsoodi ah ula hadlay Middle East Eye, ayaa sidoo kale dareensan in ay u baahanyihiin in uu wax uun ka sameeyay dadaallo Israel ay ku sameyneyso xulafo ka dhan ah Turkiga oo ay ka sameyneyso bariga Mediterranean-ka iyadoo taageero ka heleysa Maraykanka. Israel, Khubrus, Greece iyo Masar waxay qorsheynayaan in tubo sida gaaska Israel ay geeyaan Europe, si ay u yareeyaan danaha Turkiga, iyagoo ku dhawaaqaya aagooda dhaqale ee gaarka ah. Xukuumadda Ankara waxay sanadkii 2016-kii sameysay baaritaan si ay u hesho qaabka ay Dowladda Israel u marayso mashruuca ka dhanka ah ee gaaska qaadi doona, laakiin isku dhac la xiriira Falasiin iyo Afgambigii July ee isla sanadkaas ayaa dilay mashruucii. Danaha ay wadaagaan Dhibka uu Turkigu ku qabo Israel intaas kuma dhamaan. Ankara waxay sidoo kale cadaadis ka wajaheysaa dhanka Congress-ka Maraykanka, halkas oo koox sanatarro careysan ah ay gadaal ka riixayaan sharciyo lagu ciqabayo Turkiga, kaas oo ku saabsan Weerarkii Turkigu uu ku qaaday Waqooyi-bari Syria iyo xasuuqii Armenia. Saraakiishu waxaa ay rumeysanyihiin in ololeeyeyal u shaqeeya Netanyahu ay ka dambeeyaan sharciyadda Maraykanka ee Turkiga ka dhanka ah. Wada-sheekeyso gaar ah oo uu la yeeshay muwaadiniin Turkish ah, Netanyahu waxa la sheegay inuu muujiyey inuu doonayo inuu wanaajiyo xiriirka Turkiga. Hase yeeshee siyaasadihiisa ku wajahn Falastiiniyiinta ayaan wax fursad ah siineyn inuu dib ula heshiiyo Erdogan, oo u arka inuu yahay sheydaan kasoo horjeeda jiritaanka Falastiiniyiinta. Waa taas sababta madaxii hore ee ciidamada Israel Benny Gantz uu war wanaagsan ugu ahaa Turkey. Saraakiisha Turkiga waxay ogaayeen in inkasta oo Gantz uu sidoo kale siyaasad khalafsan ku wajahayo Gaza, haddana ay jirtay rajo ah in ugu yaraan uu muujin doono isxakameyn maadaama uu u baahan yahay taageerada xisbiyada Carabta Israel, si uu u noqdo ra’iisul wasaaraha Israel. “Turkiga iyo Israel waxay wadagaan dano ka dhan Dowladda Siiriya iyo maleeshiyaadka Iran ee gobolka. Waxaa jira meelo ay labada Dowladoodba ka wada shaqayn karaan,” sida uu sheegay ilo wareed ku dhow Dowladda Turkiga. “Xiriir wanaagsan oo Israel lala yeesho waxaa uu yareynayaa dadaalada Turkiga ka dhanka ah ee ay wadaan congress-ka Maraykanka.” Tan iyo sanadkii 2008-dii, xajmiga ganacsiga ee Turkiga iyo Isra’iil waxaa uu kordhay 60 boqolkiiba, waxaana uu gaaray $5.6 billion, halka dalxiisayasha Israel ee taga Turkiga ay dhaafeen nus malyuun sanadkii 2019-kii, waxay kor u kacday 28 boqolkiiba sanadba sanad. Fursadaha la seegay Si kastaba ha ahaatee, rajada saraakiisha Turkiga ee sixidda xiriirka labada dhinac waxaa jabiyay xulifadii ay dhowan sameysteen Netanyahu iyo Gantz. Hogamiyeyaashu waxay ku heshiiyeen in lasoo dhiso Dowlad uu wasiirka koowad ka yahay Netanyahu, Gants-na waxaa loo qorsheyay in uu shaqada la wareego 18 bilood kadib. Heshiiska xulifada waxaa ku jira arrin aduunka oo dhan la isku khilaafsan yahay: Netanyahu waxaa uu meel marin doonaa sharci dhigaya in Israel ay goosato xirmooyin ka tirsan Daanta Galbeed 1-da Julay, Washington-na waa ay taageersan tahay talabadaas. Waaxda Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa horraantii Todobaadkaan sheegtay in ay tageersantahay sharciga ay sameyneyso Israel. Todobaadkii lasoo dhaafay, Wasaarada arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa cambareysay howsha la xiriirta goosashada dhulka Falastiin waxayna ku tilmaantay talaabo “aad khatar u ah.” “Waxaan rumeysanahay in talaabadaas nafwaga ah oo ku tumandoonta Sharciga caalamiga ah ay keeni karto cawaaqib wadaraeed dhanka banii aadanimada ah, ma aqbali karo, mana taageeri karo xubin ka tirsan beesha caalamka ee leh dareen cadladeed iyo masuuliyad,” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga. Haddii Netanyahu uu meesha ka bixi lahaa, oo uu Gantz xilka qaban lahaa, qorshaha Turkiga ee ahaa xiriir wanaagsan oo lala yeesho Israel, lana joojiyo dhibka ka dhanka ah Falastiiniyiinta, waa uu meel-mari lahaa, balse guul-darrada Gantz ayaa taas meesha ka saartay. Nihat Ali Ozcan, oo ah khabiir siyaasadda arrimaha dibedda oo ka tirsan machadka TEPAV ee Ankara, ayaa sheegay in labada dalba ay xiriirka kusii wadi doonaan sida uu hadda yahay, sababtoo ah marka ay noqoto wada-shaqeynta iyo ganacsiga waa ay isku baahan yihiin.
-
Guddigii uu madaxweynaha Galmudug u magacaabay u gurmadka degaannada daadadku sameeyeen aya xalay gaaray degaanka Bacadweyne ee Koonfurta gobolka mudug si ay u qiimeeyaan xaaladda degaanka oo ay saamayn xooggan ku yeesheen Roob ka da’ay halkaasi. Guddoomiyaha gobolka mudug oo degaanka galabta tegay ayaa xalay ku soo dhaweeyay Guddi ka kooban Wasiiro kuwaasoo uu magacaabay Axmed Cabdi Kaariye Madaxweynaha Galmudug Mas’uuliyiinta ayaa sidoo kale xalay kulan la qaatay guddoomiyaha gobolka iyo Senator Abuukar oo ka tirsan Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kana soo jeeda degaanka Bacadweyne. PUNTLAND POST The post Guddi ka tirsan Galmudug oo gaaray degaanka Bacadweyne appeared first on Puntland Post.
-
SHARJAH, United Arab Emirates (AP) — A high-rise tower caught fire late Tuesday in the United Arab Emirates in a city-state neighboring Dubai, a blaze that saw flames rapidly shoot up the sides of the building like other recent incidents that involved flammable cladding. Source: Hiiraan Online
-
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Axmed, ayaa sheegay in uu kulan Khadka teleefanka la qaatay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Amb Ben Fender. Sheekh Shariif iyo Safiirka Ingiriiska ayaa ka wada hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin diyaar garowga doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo dhamaanka sanadkan 2020/2021 iyo Arrimo kale. Sdioo kale labada dhinac ayaa ka wada hadlay la tacaalista Cudurka halista ee Coronavirus, xiriirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada, iyo dib u heshiisiinta ay hirgaliyeen maamulada Galmudug iyo Jubaland. War qoraal oo uu soo saaray Sheekh Shariif ayuu ku sheegay in isaga iyo Safiirka Ingiriiiska ay isla soo hadal qaadeen wada-hadallada dowladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland oo soo biloowday xilligii uu Shariif madaxweynaha ahaa. PUNTLAND POST The post Ex Madaxweyne Sheikh Shariif iyo Safiirka Ingiriiska oo ka wada-hadlay doorashada Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
-
Mekelle (Caasimada Online) – Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa qorsheynaya inuu doorashooyin qabto, sida uu sheegay xisbiga maamula, taasi oo horseedi doonta isku dhac dhex mara ayaga iyo dowladda federaalka dalkaas. Itoobiya ayaa bishii March hakisay doorahsooyinka baarlamanka iyo kuwa gobollada ee la qorsheeyey inay dhacaan bisha August, sababo la xiriira cudurka Coronavirus. Weli lama go’aamin waqti cusub, islamarkaana baarlamanka ayaa Talaadadii ku guul-darreystay inay isku raacaan waqti kadib kulan ay yeesheen. Jabhadda Xoreynta Dadka Tigray-ga ee TPLF, oo ah xisbiga ugu weyn gobolka Tigray, ayaa sanadkii tegay ka baxday isbhayaiga EPRDF, kadib markii saddexda xisbi kale ee ku jira ay ku midoobeen xisbi cusub oo lagu magacaabo Xisbiga Barwaaqada ama Prosperity Part (PP). Xisbiga TPLF ayaa sheegay in doorashooyinka gobolka Tigray ay ku dhici doonaan waqtigooda, inkasta oo federaalka uu hakiyey. “Waxaan u diyaar garoobeynaa inaan qabano doorasho, si xuquuqda dadkeena uga ilaalino qaska,” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay TPLF. Guddiga Doorashooyinka Qaran ee Itoobiya ayaa sheegay inaysan TPLF ka helin wax codsi ah oo ku aadan inay qabtaan doorasho, islamarkaana cid aan ayaga ahayn aysan lahayn sharciyad ay ku qabtaan doorasho noocee doonto ha noqotee. Bayaanka TPLF ayaa xisbiga Abiy Ahmed ee PP ku eedeeyey inaysan dooneyn inay doorasho qabtaan, islamarkaana ay u adeegsanayaan cudurka Coronavirus “cudurdaar ay ku aas-aasaan kali-talis hal nin ah. PP ayaa beeniyey eedeymahaas. “TPLF ma haystaan wax dastruur ku saleysan ama awood sharci ah, oo ay doorasho ku qabtaan. Waxay isku dayayaan inay xasilooni darro ka abuuraan dalka,” waxaa sidaas yiri afhayeenka PP Awelu Abdi. Isbahaysiga EPRDF oo awoodda qabsaday 1991-kii ayaa waxaa xooggiisa maamulayey Tigrayga laga tirada badan yahay, waxaana sanado badan ay awood ku daboolayeen xiisadaha qowmiyadaha ku dhisan ee dalkaas, ayaga oo xirayey cid kasta oo mucaarad ah. Hase yeeshee si-beddeladii uu sameeyey ra’iisul wasaare Abiy Ahmed sanadii 2018 ee dadka siiyey xoriyad ay ku hadlaan, ayaa suurta-geliyey inay banaanka usoo baxaan carrooyinkii sanado badan loo qabay dowladda. Itoobiya waxay hadda qarka u saaran tahay dagaal qowmiyadeed dalku ku hoobto. Dastuurka Itoobiya ayaa xukuumadda siinaya muddo xileed shano sano ah. Muddo xileedka Abiy Ahmed wuxuu dhacayaa bisha September.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada Booliska ee Gobolka Banaadir ayaa xalay Magaalada Muqdisho ku qabtay nin ka tirsan Ururka Al-Shabaab, ka dib markii uu qarax ka gaystay Degmada Yaaqshiid. Ninkan ayaa bambada nooca gacanta lagu tuuro ku weeraray bar kontorool oo Ciidamada Booliska ku baaraan gawaarida, waxaa intaasi ka dib u suurtagashay inay gacanta ku soo dhigaan ninkaasi, iyagoo markaasi kaashanaya dadka deegaanka. Gudoomiye Kuxigeenka Amniga & Siyaasadda ee Maamulka Gobolka Banaadir, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulax) ayaa caweysnimadii xalay hawlo kormeer ah ku tagey qaybo ka mid ah xaafadaha Degmada Yaaqshiid. Gudoomiyaha ayaana soo kormeeray sida ay xoogaga ammaanka ugu kuurgalaan suggida amniga. Kormeerka ka dib oo uu la hadlay Warbaahinta Qaranka ayuu sheegay in qaraxaasi uu ku dhintay mid ka mid ah askarta amniga, ninkii qaraxaasi gaystayna la soo qabtay. Waxa uu intaa ku daray in horey bambo sidaan oo kale loogu tuuray waaxdaasi, isla-markaana gacanta lagu soo dhigay dembiilihii ka dambeeyay. Maxamed Cabdullaahi Tuulax, Gudoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa u mahadceliyay Ciidamada Booliska, iyadoo dhanka kalana uu boggaadiyay sida wanaagsan, ee ay heeganka xilli kasta ugu jiraan. Dhanka kale Gudoomiye Tuulax ayaa Maamulada Degmooyinka kale ee Gobolka Banaadir iyo shacabka ku dhaqanba ugu baaqay inay ku daydaan Maamulka Degmada Yaaqshiid iyo dadka deegaankaba, sida ay isaga kaashadeen soo qabashada ninkaasi. Toddobadkii hore ayay ahayd markii Ciidamada Booliska ay Degmada Shibis ku toogteen nin ku hubeysnaa bambada F1-ta loo yaqaano, xilli uu damacsanaa in uu askarta ku dhibaateeyo. Isla toddobadkii hore ayay ahayd markii Ciidamada Booliska ay laba nin oo Shabaabka ka tirsanaa ku toogteen xaafadda Kaawo Godey ee Degmada Dharkiinley, wax yar uun ka dib, markii ay toogasho ku dileen nin ganacsade ahaa, oo lagu magacaabi jiray Aboorey.
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa dhawaan ka baxday heshiis ay hore u saxiixday oo mudadiisu dhameyd 30-sanno, kaasi oo huteelka Hargeysa Club loogu wareejiyay labo muwaadin oo maal-galin badan ku sameeyay huteelkaasi. Somaliland ayaa gebi ahaanba ka baxday heshiiskaasi oo sida la sheegay aysan mudadiisu dhamaan, isla markaana si qasab ah kala wareegtay huteelkaasi labo muwaadin oo ay hore uga kireyso, kuwaasi oo ku sameeyay maal-gashi ay kaga baxday dhaqaale badan. Heshiiskaasi ay ka baxday xukuumada Biixi ayaa dhaliyay xiisad cusub oo hor leh, maadama labadii muwaadin ee xukuumadu hore ugu wareejisay huteelkaasi ay aaminsan-yihiin in sifo sharci daro ah loogala wareegay, isla markaana qaab awood sheegasho ah loo isticmaalay. Suldaan Siciid Yuusuf oo kamid ah odayaasha dhaqanka Somaliland, isla markaana kamid ah labadii qof ee xukuumadu hore ugu wareejisay huteelkaasi, ayaa si adag uga hadlay heshiiskaasi ay uga baxday xukuumada Muuse Biixi. Suldaan Siciid ayaa Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi ku eedeyay inuu wado ‘Dhul boob’, isagoona xusay in markii u horeysay aysan aheyn inay si xoog ah iskugu daydo inay kula wareegto huteelkaasi, iyadoo ciidamo badan ku daad gureysay. Suldaanka ayaa talaabada xukuumadu ugala laabatay huteelkaasi ku tilmaamay mid uu Biixi uga dan leeyahay inuu bur-buriyo kala dambeynta Somaliland, maadama uu sifo sharci daro ah uga baxay heshiiskaasi 30-ka sanno, waa sida uu hadalka u dhigaye. Sidoo kale waxa uu xukuumada Biixi ku eedeyay inay hurinayaan xiisada colaadeeda ee deegaanada Ceel-Afweyn, isla markaana ay xukuumada qeyb ka tahay inay soo noq-noqdaan colaadahaasi oo ay ka dhashaan khasaare badan oo nafeed iyo mid hantiyeedba. Inkasta oo aysan aheyn markii u horeysay ee xukuumada Muuse Biixi ay ka baxdo heshiis mudadiisu aysan gaadhin ayaa haddana waxa talaabadan ka dhalatay xiisad hor leh oo sababi karta in Jabhado kale ay ka abuurman Somaliland, maadama ay hore u dhacday in Jabhado sameeyan Salaadiin hore gaf uga tirsanayey xukuumada Biixi.
-
Markey arkaan arrimo lala yaabo oo aan horey loo arag oo argagax ku rida, Soomaalidu waxay badanaaba tiraahda “waa adduunyo-geddoon” “waa aakhiru zaman” iwm. Source: Hiiraan Online
-
Haddii aad weriye tahay kuna sugan tahay Muqdisho aad u taxadir, sababtoo ah hada xaaladdu waa xarig, jirdil iyo hanjabaad, laalin bilooyin kadib sidaan waa iska badali doontaa arrintu. Waxaa laga yaabaa in qeyla dhaanta hay’adaha xuquuqul insaanka, midda beesha caalamka iyo ururada saxaafadda ee dhibaatooyinka weriyaasha ay baajin doonto xariga, jirdilka iyo hanjabaada balse uu bilaaban karo dil. Haddii cadaadiskaan sii socda kuwa weriyaasha dhiba kuma sii dhiiran karaan caburinta balse waxaa laga yaabaa in weriyaasha la dilo, kadibna la sheego in dilkaas ay geysteen kooxo hubeysan oo aan la aqoonin waana halis weyn. Koox hubeysan ayaa dishay, ama dhaawacday ama uu ka badbaaday adigu meel u raac, ma adigaa yaqaana kooxdaas, yaa soo diray, ma baari kartaa waa maya, aad u taxadir siday ku taliyeen mas’uuliyiinta amniga. Weriyaasha iyo warbaahinta waxay soo mareen saddex sano iyo bar oo dab ah waxayna hada ku jiraan xiligii ugu adkaa oo dhanka amaanka ah. Sidoo kale xaaladda Bandowga ah ee guud ahaan saaran dalka ayaa sii adkeyn kartoa xaaladda maadaama aysan weriyaashu ka bixi karin Muqdisho hadii ay dareemaan qatar. Madaxweyne Farmaajo ayaa saddexdii bishan, maalintii warbaahinta xorta ah waxa uu ballan-qaaday in dowladdiisa aysan u dulqaadan doonin in la dhibaateeyo warbaahinta, hase yeeshee maalinkii xigtay ayaa weriyayaal lagu jir-dilay caasimadda. Dad badan ma rajeynayaan in dhibka weriyayaasha uu sidan iska beddelo, cidda kaliya ee wax ka qaban karta waa deeq bixiyayaasha caalamiga ah oo cadaadi saara xukuumadda, Iyana ma muuqato. AFEEF: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
-
Adiga oo aan ogeyn qof ha dilin – Farriin ka timid Dr. Fuje
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Muqdisho (Caasimada Online) – Dr. Maxamed Maxamud Cali (Fuje) oo ah La-taliyaha Sare ee Wasaaradda Caafimaadka ayaa bulshada u diray fariin wacyigelineed, si gaar ah dhalinyarada Soomaaliyeed maadama ay yihiin da’da uu aad u saameeyay caabuqa COVID-19. Fuje ayaa ugu baaqay dhallinyarada in ay ku dadaalaan dhammaan siyaabaha looga hortago caabuqa, ayna ku nagaadaan guryahooda. Dr. Fuje ayaa halku dhig uga dhigay fariintiisa “ha noqon dilaaga dahsoon/qarsoon’’, wuxuuna baaq dheer u diray bahda caafimaadka guud ahaan, gaar ahaan dhaqaatiirta Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan wacyigelinta caabuqa maadaama uu ku faafay dhamaan gobollada dalka si loo xakameeyo baahiddiisa. Waxaa uu sheegay in Cudurka Coronavirus uu Soomaaliya si weyn ugu baahaayo , islamarkaana maalinba maalinta ka dambeysa uu soo ridaayo dad cusub. Waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in si deg deg ah loo joojiyo in dadka ay isugu yimaadaan goobo ay ka mid yihiin Masaajidda si loo badbaadiyo Shacabka Soomaaliyeed. Waxaa uu xusay in baahi weyn loo qabo sidii wax looga bedeli lahaa dhaqanka dadka oo ku saabsan cudurka Covid-19 si looga hortago cudurka oo kusii faafaya dadka. Waxaa uu sheegay in dadka ugu badan ee Cudurka Covid-19 hadda ugu dhintay Soomaaliya ay yihiin kuwa da’dooda ay ka weyn tahay 50-ka sano. -
Somalia is investigating how a private Kenyan plane with coronavirus medical supplies crashed near the city of Baidoa, killing all six on board. Police say the African Express aircraft crashed in flames just before it was due to land in Bardale on Monday. Officials say the crash’s cause is not clear but there has been speculation it might have been shot down. Kenya’s foreign affairs ministry says its investigators have been invited to join the Somali inquiry. The crew was made up of two Kenyan and four Somali nationals. The Islamist militant group al-Shabab has a presence in the area of Bardale, but the town and its airfield are held by Somali government soldiers and Ethiopian troops who are part of the African Union force in the country. Ethiopia’s defence spokesperson has denied its forces had any involvement in the incident in Bardale, which is about 300km (180 miles) north-west of the capital, Mogadishu. Abdirashid Abdullahi Mohamed, a former Somali defence minister, is quoted by the Reuters news agency as saying that he had spoken to a witness at the airfield who said the plane appeared to have been shot down. Kenya’s foreign ministry has urged Kenyans and other humanitarian aircraft operating in the region to take precautions “in light of the unclear circumstances surrounding the incident”. “The aircraft was about to land at the Bardale airstrip when it crashed and burst into flames,” Abdulahi Isack, a police official, is quoted as saying by the AFP news agency. It had flown from Mogadishu to Baidoa and then continued to Bardale town before crashing. The Kenyan Civil Aviation Authority says it lost contact with the plane at around 16:20 local time (13:20 GMT) – but did not know the exact time of the crash. African Express Airways has told the BBC it has sent a team from Mogadishu to Bardale to help of the local authorities assess the situation and do an initial report on the crash. Source: BBC
-
PRESS RELEASE Coronavirus – Somalia: UNHCR provides critical assistance to flood victims in Somalia amidst the COVID-19 pandemic The second phase of the airlift will commence later this week and target 17,000 people in affected areas including Qardho, Bardheere, Beletweyn, and Berdale GENEVA, Switzerland, May 5, 2020/ — The Federal Government of Somalia (FGS) and UNHCR, the UN Refugee Agency have airlifted vital humanitarian assistance to approximately 8,100 Somalis affected by flooding in South-West,Jubaland and Puntland States this past week. UNHCR is one of the first responders to lead delivery of emergency kits that include jerry cans, soap, blankets, sleeping mats, kitchen sets and plastic sheets to Baidoa, Bardheere and Qardho. During the first phase of the airlift, the FGS provided a cargo plane to deliver essential items from the UNHCR warehouses in Mogadishu to Garowe (destined for Qardho) and Bardheere, while UNHCR airlifted the supplies to Baidoa. The second phase of the airlift will commence later this week and target 17,000 people in affected areas including Qardho, Bardheere, Beletweyn, and Berdale. “We are witnessing multiple emergencies in Somalia, with an exponential rise of COVID-19, Gu flash floods and riverine flooding.” said Johann Siffointe, UNHCR’s Representative in Somalia. “These emergencies must be understood as mutually compounding, requiring ongoing strong cooperation between the international community and governments at the national and sub-national levels.” The 2020 riverine flooding and flash floods caused by Gu season rains are giving every indication that they will adversely impact Somalia at similar levels to the Deyr rains of 2019 when more than 400,000 people were forcibly displaced. So far this year, the regions that have been hit hardest include Bari, Banadir, Hiraan, Middle Shabelle, Galgaduud, Mudug, Gedo, Lower Juba and Middle Juba. The current multiple emergencies are exacerbating the living conditions of Somalia’s 2.6 million internally displaced persons who are among the country’s most vulnerable groups. UNHCR’s response to the latest comes amidst the raising number of COVID-19 cases in Somalia. As part of its COVID-19 response, UNHCR is working in collaboration with the government, UN sister agencies and implementing partners to mitigate the spread of the virus. Activities rolled out by UNHCR include support to the government with the provision of isolation, monitoring, and treatment tents, community awareness raising and engagement, protection monitoring, support to health care centers with medical products and WASH facilities, provision of hygiene products and services, cash assistance to vulnerable families, livelihood programs and advocacy for a nationwide moratorium on evictions. UNHCR is mobilizing additional resources for non-food items and emergency shelter to respond to the ongoing needs. Distributed by APO Group on behalf of United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR). SOURCE United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) Qaran News
-
United Nations Sustainable Development Group (UNSDG) PRESS RELEASE Coronavirus – Kenya: Fighting the shadow pandemic of violence against women and children during COVID-19 UN Women, UNFPA and UNICEF are working closely with Kenya’s national child and gender-based violence (GBV) hotlines NEW YORK, United States of America, May 5, 2020/ — Alongside health impacts, the global COVID-19 pandemic has brought a loss of liberties. Restrictions in movement have affected people’s jobs and livelihoods. Despite the many hardships being faced, freedom from violence cannot, under any circumstance, be surrendered – the right to live free from violence is a basic human right. Yet the most vulnerable members of society including children, women, persons with disabilities, the elderly – are suffering during isolation. Many countries are reporting a surge in cases of domestic and sexual violence, also known as gender-based violence (GBV), as well as violence against children. Kenya is following this trend: a third of crimes reported since COVID-19 arrived were related to sexual violence. To stop this ‘shadow’ pandemic’, we must act now. The United Nations (UN) and the Government of Kenya launched a flash appeal this month, seeking $267 million to respond to the most immediate needs of over 10 million people during the pandemic. Of this, $4.2m is needed to provide lifesaving medical treatment, psycho-social support and legal representation in relation to violence against children and GBV. The gaps in violence prevention and response existed in Kenya before COVID-19. This crisis magnifies these gaps as resources and access to services become even more strained. How can a virus spread violence? The increase in reported cases of GBV and violence against children since the start of the COVID-19 crisis is driven by several factors. Financial hardship due to restriction of movement and curfew affects livelihoods, especially for those working in the informal sector. Confinement at home, under heightened levels of stress, uncertainty, and fear, can produce stressful environments that precipitate violence. At this time, children are at heightened risk of all forms of violence, including violent discipline by family members and emotional abuse. Families in highly pressured situations may also resort to child labor, transactional sex, FGM and child marriage. Removing children from a protective environment such as school, exacerbates these risks. What is the United Nations in Kenya doing about it? The UN’s rights-based response to COVID19 includes strengthening and increasing availability of essential GBV services. To address restricted access to services during isolation, the United Nations Population Fund (UNFPA) has collaborated with the Kenya Red Cross Society to sustain clinical management of sexual violence supplies and personal protective equipment (PPE) in all humanitarian hubs in the country. UNICEF is working with Kenya’s Department of Children’s Services to continue to provide case management services for girl and boy survivors of violence against children. UN Women, UNFPA and UNICEF are working closely with Kenya’s national child and GBV hotlines, to increase psychosocial support through telephone and chat counselling services. These are often first responders to survivors of domestic violence or violence against children and their role cannot be understated. Data from these helplines is already informing the government’s national response. Assistance is also being given to the Ministry of Health to develop GBV guidelines during COVID19. Public awareness-raising, especially for those most at risk, will be rolled out to promote rights and services. Public engagement is also crucial for prevention, which is why the UN agencies will identify male champions to promote respectful relationships and encourage others to refrain from violence. Where do we go from here? In times of crises, obtaining the most basic hygiene products also becomes a challenge for women and girls. At the county level, ‘dignity kits’ will be distributed to the most affected areas. These kits contain sanitary pads, soap, whistles, and flashlights, so women and girls can protect themselves from violence and maintain a level of dignity during the crisis. Access to livelihood support is an urgent priority for women and children in informal settlements, as sources of income are reduced. Cash transfers or vouchers will be disbursed to avoid social contact and minimize infection. Mental health and psychosocial support services, including safe spaces and online counseling services, remain insufficient. Healthcare service providers require orientation and equipment for survivor-centered support that does not increase risk of infection. UNICEF is calling for child protection workers to be included as an essential service, so they can respond to VAC and GBV cases after the curfew, and for the reactivation of the Child Protection Volunteers scheme, in order to reach out to vulnerable families for prevention, early identification and referral of cases of violence. The only way we can protect the right to freedom from violence is by acting as one. We call on the international community to take note of the surge in violence against women and children and support the mobilization of resources, on government to strengthen protection mechanisms, and on citizens to take action to reduce human rights abuses in their communities. Together, we can prevent this health pandemic from becoming a human rights epidemic. By: Anna Mutavati is the UN Women Representative to Kenya, Maniza Zaman is the UNICEF Representative to Kenya and Demola Olajide is the UNFPA Representative to Kenya. Distributed by APO Group on behalf of United Nations Sustainable Development Group (UNSDG). View multimedia content SOURCE United Nations Sustainable Development Group (UNSDG) Multimedia content Qaran News
-
L on the edge of the Horn of Africa, Somaliland is not recognized by the rest of the world. No matter, a book madman decided to bring the world to this isolated territory by creating his ideal library there. How to create the national archives of a country that does not exist? The method is the same as for all the other projects that are born in Somaliland: we start from nothing. Literally, in this case. In 1991, in the rubble of Hargeisa, newly proclaimed capital of Somaliland [le territoire venait d’acquérir par les armes son indépendance vis-à-vis de la Somalie], a seller of camel milk tea and lahoh, spongy pancakes, handed a piece of paper she had picked up from the floor to a customer so he could wipe his hands. Jama Musse Jama was about to roll it into a ball when the text caught his eye. It was a fragment from the media file of a media trial which, ten years earlier, had sent hundreds of members of a student movement to prison. Jama was about to leave for Italy, where he was awaiting a post as professor of mathematics. But he asked the tea trader for permission to collect the rest of the leaves she had collected. Then, he strolled through the other parts of the ruined center to collect as many documents as possible. A window to the world At the time, Somaliland was mainly trying to forget its trauma, wiped out after three years of a merciless civil war, during which the territory had been bombed by the Somali state. Hargeisa was 90% destroyed and the self-proclaimed nation had just declared its independence [jamais reconnue par la communauté internationale]. But Jama figured that someday Somaliland might want to remember. Thirty years later, the papers he picked up in 1991 have become the founding pieces of informal national archives he created in Hargeisa. Like Somaliland, his project is a “tinkered” institution, built from the ground up and almost without any outside help. And like the self-proclaimed republic, which is not recognized by any other nation in the world, its very existence is an act of resistance. THIS COUNTRY IS POOR. MOST OF ITS BUDGET MUST BE DEVOTED TO THE VITAL NEEDS OF ITS CITIZENS, I UNDERSTAND, JAMA EXPLAINS IN MELODIOUS ENGLISH TINGED WITH ITALIAN, AN ACCENT HONED DURING HIS YEARS OF TEACHING IN PISA. BUT WHEN YOU ELIMINATE THE ARTS AND CULTURE FROM THE SOCIETAL EQUATION, YOU ARE ELIMINATING WHAT MAKES HUMANITY HUMAN. I WANTED TO MAKE SURE THAT WE NEVER GOT THERE IN THIS COUNTRY. ” For the rest of the world, Somaliland is none other than a province of Somalia: a territory, which, according to World Factbook published annually by the CIA, at “Separatist ambitions”. However, in Somaliland there is a government, borders, police, army and currency. The region organizes its elections and collects its taxes. But the international community does not give it any legitimacy, Somaliland is deeply isolated. Most of its inhabitants cannot travel because their passport is not recognized or simply because they do not have the necessary funds. Fifteen years ago, this isolation gave Jama an idea. Why not create an international book fair there? “We should offer people a window on the world, he remembers having thought. And since most people don’t have the opportunity to travel, so the world has to come to them, and books are the best way to get there. “ A book fair and an ideal library His idea was not unanimous. But he ignored these criticisms and, in 2008, organized the first edition of the Hargeisa Book Fair in the skyscraper capital of Somaliland. The theme that year was “Freedom at a Price”, referring to the arrest of a group of journalists the previous year – a disturbing first in the short history of the all-new country. In 2008, the fair attracted 200 people. In the course of the 2010s, this figure increased to nearly 10,000 visitors. Jama did not want to see this enthusiasm fall for the other 360 days of the year. There were few bookstores in Somaliland, after all, and even fewer libraries. And those that existed left much to be desired. Qaran News
