-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
At least 16 people have died while more than 200,000 others have been affected by torrential rains and riverine floods since the Gu (April-June) rains started in Somalia a month ago, the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said on Wednesday. OCHA said 10 other people are missing due to floods and at least 2,000 farms have been swamped by water. “The rains are likely to increase the risk of water-borne diseases,” OCHA warned in its latest report on the impact of floods in Somalia. The forecast by the Food and Agriculture Organization of the United Nations (FAO) indicates that the moderate to high flood risk is likely to persist at least through mid-May. This, the UN says, threatens urban and riverine populations, including in BeletWeyne (Hiraan) and Jowhar (Middle Shabelle) of Hirshabelle state. According to the UN, river levels have risen along the Shabelle basin and there is a high risk of flooding in the coming days and advised riverine communities in BeletWeyne to prepare for possible relocation during the week. The UN said the most impact has been felt in Puntland where a heavy downpour on April 27 killed eight people and displaced more than 22,000 people, and in Galmudug where six people have died and about 22,000 others are affected by floods. It said more than 100,000 people in South West State have been affected by floods while Jubaland has more than 11,800 flood-affected displaced families reported in Lower Juba region. The UN agency warned that the ongoing Gu (rainy season)’s flooding will exacerbate the humanitarian situation, joining the COVID-19 pandemic and locust infestation to form a “Triple Threat”. It said disruptions to transport due to damaged roads and COVID-19 restrictions have pushed food prices up in some affected areas. View the full article
-
Bodies of the four Kenyans who died in a plane crash in Somalia will be brought home on Thursday (today) evening. The private aircraft went down after being hit twice by Ethiopian forces rocket-propelled grenades in Bardale area in Baidoa on Monday, killing six people, four Kenyans and two Somalis. The cargo aircraft registered in Kenya as 5Y-AXO was reportedly shot down by a rocket missile while operating a domestic flight between Mogadishu and Baidoa, in Somalia. The plane, which belonged to the African Express Airways, is reported to have crashed around 3:30pm local time, killing all six people on board. The plane was delivering supplies related to the coronavirus pandemic and had initially left the Somali capital Mogadishu for Bardale. INVESTIGATIONS It was delivering medical supplies and mosquito nets to Bardale, Somalia at the time of the incident. Somali and Kenyan officials have agreed to investigate the crash jointly, an incident many thought could further escalate political tensions between the two countries. Members of the Somali militant group Al Shabaab remain active in southern Somalia. although Bardale and its airstrip are secure. The regions are under the protection of Somali forces and Ethiopian troops who are part of the African Union peacekeeping mission based in Somalia. Nairobi News View the full article
-
Bayaan uu Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) oo Ka mid ah Madax Dhaqameedka Beelaha Soomaaliland ayaa bayaan uu soo Saaray kaga Hadlay Colaada Deegaanka Ceel Afweyn. Bayaan uu Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) ayaa waxa uu ku yidhi sida tan: Marka hore waxaan tacsi udirayaa dhamaan Dadkii ehelka ahaa ee kudhintay fadhigaab Iyo intii ku dhaawacantay eheladii aykabaxeen Waxaan leeyahay samir iyo iimaan Runtii waan ladanahay tacsida aniga oo xanuunsanaayey awgeed waxaan cidwalba ucadaynayaa dhamaan beelaha aan odayaashooda nahay waxaa naga go aan ah Arinta fadhigaab inaanu kudhamayno dariiqii Aanu kusoo afjarnay colaadii dabada dheerayd Ee boho iyo idarays mana ogolaan doono CID abaabusha wax colaad ah waxaanu umada soomaaliland ucadaynaynaa inaanu fulindoono Dhamaan qodobadii shirkii burco ee ay ku heshiiyeen West Burco Clan iyo East Burco Clan waxaan Cidwalba ucadaynayaa arintan waxaan kagawakiil ahay dhamaan beelaha biciide.iyo guud ahaanba beelaha East Burco Clan Waxaanu islaqaadanay beesha axmed faarax Biciide maanta lagabilaabo inay latalo tahay Beelaha biciide iyo guud ahaan East Burco Clan Waxaan baraha bulshada ku arkaayey Dhalinyaro ukala abtirinaysa beelaha East Burco Clan Arinkaas raaligelin baanu kabixinaynaa Waxaan kale oo aan qurbajooga kuwargelinayaa inaykadheeraadan abaabulka colaada nabadana nagalashaqeeyaan Beelaha soomaaliland waxaanu kuwargelinaynaa dhamaantood inaynagala shaqeeyaan nabadgelyada beelaha walaalaha ah Xukuumada waxaanu ugadigaynaa inayku kacdo go aamo dhaawacikara qaranimada iyo wadajirka soomaaliland marwalba waxaanu diyaar unahay wado kasta oo loomaraayo Ilaalinta qaranimada iyo isutanaasulka Wabilaahi tawfiiq Source
-
Qaahira (Caasimadda Online) Shady Habash oo ahaa filim soo saare u dhashay dalka Masar ayaa xabsiga ku geeriyooday kadib markii uu cabay Khamri Sumeysan sida ay sheegtay dowladda. Shaqsigaan caanka ah ayaa la xiray kadib markii uu muuqaal jees jees ah ka sameeyay madaxweynaha talada wadanka Masar haya ee Cabdul Fataax Al Sisi. Sida lasoo wariyay Habash ayaa ku geeriyooday xabsiga Tora ee ku yalla magaalada Qaahira kadib markii uu si qaldan u cabay dareeraha gacmaha lagu dhaqdo oo ay ku jirto maaddo khamri ah. Sababta dhimashadiisa waxaa sheegay dacwad oogaha guud ee dalka Masar kaas oo arrinta Shady Habash loo xilsaaray. Jeermis dilaha uu isticmaalay wuxuu ahaa mid loogu talagalay maxaabiista si ay gacmaha ugu dhaqdaan wuxuuna ka mid yahay ololaha looga hortagayo cudurka Coronavirus ee dunida gilgilaya sida uu sheegay dacwad oogaha. Waxaa lasoo wariyay in Habash la xiray sanadkii 2018 iyadoo aan wax maxkamad ah la horgeyn, eeda uu xabsiga ku muteystay waxaa lagu sheegay inuu faafinayay warar been abuur ah iyo inuu ka tirsanaa urur argagixiso taasoo kiiskiisa sii cusleysay. Dhanka kale ninka geeriyooday ayaa horay u beeniyay inuu sameeyay muuqaalka lagu eedeeyay ee ah inuu ku jees-jeesay madaxweyne Sisi, waxaana sidoo kale jirta in kooxaha u doodaha xuquuqda aadanaha ay sheegeen inuu waayay gar-gaar deg-deg ah taasna ay sababtay inuu xabsiga ku dhex geeriyoodo.
-
Khabiir caan ah, kuna mashquulsanaa helida daawada cudurka Caronavirus-ka ayaa la toogtay , waxaana warkan uu noqday mid dad badan ka nixiyay si weyna u hadal hayaan Warbaahinta dalka Mareykanku Bing Liu, oo ahaa khabiir ku xeel dheer dhanka baadhitaannada daawooyinka kana tirsanaa Jaamacadda Pittsburgh ee dalka Mareykanka ayaa lagu dhax toogtay guriga uu degnaa oo kuyaala deegaanka Ross Township, Waqooyiga Pittsburgh ee Dalkaasi Maraykanka. Saraakiisha booliiska Wadanka Mareykanka ayaa sheegay in khabiirkan lagu dhax dilay gurigiisa, waxa ayna sheegeen in ay socdaan baadhitaano lagu ogaanayo cida dilkiisa ka dambeesay iyo sababta loo dilay. Jaamacada uu katirsanaa khabiirkan la dilay ee Pittsburgh ayaa sheegay in Bing Liu uu ahaa khabiir wax badan kusoo kordhiyay cilmiga sayniska, waxa ayna Jaamacaddu sheegtay in khabiirkan ku dhawaa in uu helo daawada cudurka Caronavirus ee wakhtigan Aduunka saaqay ee cabsida nafeed ku haya. “Wuxuu ku dhawaa helidda daawada cudurka coronavirus, waxaana ku dadaalaynaa inaan dhamaystirno dadaalkii uu bilaabay dr Bing Liu.” Ayaa lagu qoray bayaan ay jaamacadda soo saartay. Dilka loo geestay Khabiirkan ayaa kusoo aadaya xili Dhaqaatiir, Culumo iyo shirkado waa weyn dadaal badan ugu jiraan sidii loo heli lahaa daawada cudurka Caronavirus oo dad badan ku laayay dunida kuwa kalana hada la il daran yihiin. Source
-
(SLT-Garoowe)-Kormeerihii waxbarashada gobolka Nugaal ee maamul gobolleedka Puntland Cumar Guure ayaa maanta u geeriyooday cudurka Coronavirus, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan Puntland. Mas’uulkaan ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku jiray xarunta lagu hayo dadka qaba Covid19 ee magaalada Garowe, kadib markii laga helay cudurka safmarka ee Coronavirus. Waa mas’uulkii ugu horreeyay ee katirsan Puntland oo cudurka Covid19 u geeriyooday. Source
-
(SLT-Riyadh)-Dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed bin Salmaan ayaa naftiisa geliyay “xaalad adag” kadib markii go’aanno is xig-xigay ay dhaxal siiyeen in uu Washington ku yeesho saaxiibo yar iyo cadow badan, sida lagu sheegay qoraal lagu daabacay warbaahinta Bloomberg. “Dhaxal suguhu waxaa uu ku dhowyahay in loo naco si aan loo nicin xubin sare oo qoyska boqortooyadda ka tirsan mudada 75-ta sanno ah ee uu jiray isbahaysiga Maraykanka iyo Sucuudiga,” ayuu Bobby Ghosh ku qoray Bloomberg. “Waxaa uu ku dhowyahay in laga weeraro dhammaan xarumaha Dowladda ee Washington, arrimo badan awgood, kasoo billow dagaalka Yemen iyo xarigga dadka u ololeeya xuquuqda haweenka ilaa dilkii Jamal Khashoggi,” ee ka dhacay Istanbul, ayuu qoraalkiisa ku daray. Bin Salmaan waxaa uu sidoo kale curyaamiyay awooddiisa uu dhaq-dhaqaaq uga sameyn lahaa Washington markii uu dagaal saliidda ah la galay Ruushka, si uu u kordhiyo wax soo saarka boqortooyadda saliida hodanka ku ah, muranka uu Moscow la galayna waxaa uu qiimaha saliida geeyay meel hoose. Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa isku dayey in uu xakameeyo hoggaamiyaha Sacuudiga intii uu socday wada-hadal dhanka telefoonka ah oo uu si adag ugu goodiyay in uu ciidanka Maraykanka ka saarayo Sacuudiga, hadii uusan Bin Salmaan ka bixin muranka Saliida, sida ay dabacday Reuters. Hanjabaadda uu Madaxweyne Trump gudbiyay isagoo sheegaya in uusan ka hortagi karin sharci ciidanka Maraykanka looga soo saarayo Sucuudiga, ayaa Bin Salmaan ku kaliftay in uu la-taliyeyaashiisa ku amro in ay qolkiisa dibadda uga baxaan, Trump-na telefoonka ayuu ku damiyay Maxamed bin salmaan. Dhaxal suguhu “waa in uu hadda garowsadaa xadidaadyada istiraatiijiyadiisa aan caqli galka ahayn si uu salka ugu dhigo xiriirka Maraykanka, oo ah xulufada lama huraanka ah ee boqtooyadda, gaar ahaanna horumarinta qoyska koowaad,” ayuu qoray Ghosh. “Hoggaamiyeyaashii hore ee Sucuudiga waxay awoodeen in ay ku tiirsanaadaan saaxiibo ay ku leeyihiin congress-ka, si ay ugu doodaan dabacsanaanta Aqalka Cad. Laakiin MBS saaxiibo yar ayuu ku leeyahay Washington, islamarkaana, dadka olololeeya ee uu ku leeyahay halkaas ayaa ah kuwa xadidan, haddii uu adeegsan lahaa xasaradaha,” ayuu aragtidiisa ku daray qoraagu. Si ka duwan sidii hore, boqortooyadu mucaarad yar kuma lahan Congress-ka, dagaalka saliidda oo dhaqaalaha caalamku uu hadda kasoo kabanayo ayaa sidoo kale saameysay dhaxal sugaha Sucuudiga. “Dhaxal suguhu hadda xaalad adag ayuu ku suganyahay” ayuu yidhi Ghosh. “Waxa uu si aad ugu baahan yahay in uu xihiidh la sameysto Congress-ka, laakiin hadda taasi waa ay ku adkaan doontaa sababtoo ah waxaa uu ku dhaawacmay danaha shidaalka ee Maraykanka.” “Waqtiga uu Madaxweyne Trump bah-dilay bin Salmaan waa mid aan sahlaneyn: laba qaraxa dagaalka saliidda iyo safmareenka Coronavirus ayaa si weyn u dhaawacay dhaqaalaha Sacuudiga waxayna daciifiyeen hamigii dhaxal sugaha ee ahaa in uu isbedel ka sameeyo wadanka,” ayuu yidhi qoraaga maqalkaan. “Hadda dhaxal-suguhu waxaa uu ku go’doonsan yahay meesha uu la doonayey Madaxweyne Trump. La-taliyeyaashiisuna waa in ay rajeeyaan in si joogto ah dibadda loogu saari doono markii dhaxal sugaha laga soo waco Aqalka Cad.” Source
-
Taleefishinka qaranka ee Venezuela ayaa soo bandhigay muuqaal lagu muujinayo in muwaadiniin Ameerikaan ah ay maleegayeen inay xilka ka tuuraan Madaxweyne Nicolás Maduro oo ay misana geeyaan waddanka Mareykanka. Luke Denman waxa uu ka mid ahaa 13 qof oo la xiray dabayaaqadii todobaadka. Venezuelana waxa ay sheegaysaa in ay ahaayeen “calooshood u shaqeystayaal” weerrarkoodii hubaysnaa lafashiliyay. Daawo: Mr Maduro ayaa badanaa Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxa uu ku eedeeyaa inuu iskudayayo inuu xoog ku soo galo dalkiisa oo uu isaga xilka ka tuuro. Mr Trump ayaa bilowgii todobaadkan waxa uu gaashaanka u daruuray in Mareykanku uu arrintaas ku lugleeyahay. Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Mike Pompeo, ayaa sheegay in dowladda Mareykanka “ay adeegsan doonto wax walba” oo ay ku xaqiijinayso in raggaasi Ameerikaanka ah ay dib ugu soo laabtaan. Arbacadii ayaa waxaa muuqaal ku soo baxay, Mr Denman, oo ah 34-jir, kaas oo u muuqanayay inuu sharaxayay sida loogu soo kiraystay inuu dad u dhashay Venezuela ku tababaro Colombia ka hor inta uusan dib ugu soo laaban Caracas oo uusan la wareegin gacan ku haynta garoonka diyaaradaha si uu u fududeeyo in Mr Maduro dalka looga saaro. “Waxaan dadka Venezuela gacan ka siinayay inay dib ula wareegaan maamulka dalkooda,” Mr Denman, oo hore uga tirsanaan jiray ciidammada howlgalka gaarka ah ee Mareykanka ayaa u muuqanayay inuu sidaasi leeyahay. Mr Denman ayaa sheegay in isaga iyo Airan Berry, oo 41-jir ah, uu qandaraas siiyay Jordan Goudreau, oo ah halyey hore oo milateriga Mareykanka ah kaas oo hogaamiya shirkadda Mareykanka ee Silvercorp, si ay howlgalka u fuliyaan. Venezuela ayaa sheegtay inay dalban doonto in loo soo dhoofiyo Mr Goudreau, kaas oo qirtay inuu howlgalka ku lug lahaa. Sida uu sheegay Mr Maduro, shirkadda Silvercorp ayaa waxa ay qandaraas la saxiixatay hogaamiyaha mucaaradka Juan Guaidó, kaas oo ah siyaasi ay Mareykanka iyo dalal badan oo Yurub u arkaan hogaamiyaha sharciga ah ee Venezuela. “Donald Trump ayaa ah madaxa hogaaminayay weerrarkan”, ayuu yiri Mr Maduro mar uu ka hadlayay shir jaraa’id oo uu qabtay kaddib mar la baahiyay muuqaalka Mr Denman. Madaxweynaha Venezuela ayaa sheegay in raggaasi Mareykanka ah heli doonaan maxkamadayn cadaalad ah. Xogkale oo dheeraad ah oo ku saabsan meesha raggaasi lagu hayose muusan bixin. Mana ay cadda in qareen uu arki karo iyo in kale. Maxay yihiin muwaadiniinta Mareykanka ah ee la qabtay? Wax badan lagama oga cidda ay yihiin Luke Denman, oo 34 iyo Airan Berry, oo 41 jir ah. Taliye sare oo ka tirsan milatariga Venezuela ayaa sheegay in labada ruux ay xubno ka yihiin ciidamada ammaanka Mareykanka. Warbaahinta Mareykanka ayaa tabiyay inay yihiin xubno horay uga tirsanaa ciidanka, laakiin arrintan wali si rasmi ah looma xaqiijinin. Madaxweyne Trump oo Talaadadii raggaas wax laga weydiiyay ayaa yiri: 2Waan ogaan doonnaa. Waan maqalnay arrintooda,”. Wuxuu intaas ku daray inaysan labadaas qof wax xiriir ah la lahayn dowladdiisa. Hase ahaatee, Jordan Goudreau, oo horay uga tirsanaa milatariga Mareykanka ayaa durba sheegay in dadkaas ay ka mid ahaayeen ciidanka. Wakaaladda Wararka ee Reuters ayuu ku yiri: “Way ila shaqeynayeen. Waa raggeyga.” Mr Goudreau, oo madax ka ah shirkad si gaar ah si gaar ah loo leeyahay oo amniga ka shaqeysa, laguna magacaabo Silvercorp USA, ayaa sheegay inuu ka mid ahaa dadka diyaarinayay qorshaha afgambiga. Baaritaan ay dhawaan sameysay wakaaladda wararka ee Associated Press ayaa lagu sheegay in Mr Goudreau uu ka mid ahaa koox horay milatariga uga howlgabtay oo rag ka soo goostay ciidanka Venezuela ku tababarayay xero qarsoodi ah oo ku taalla Combia. Waxaa lagu soo warramay inay horay u qorsheeyeen howlo ka baxsan xuduudda oo lagu guul darreystay. Qprshaha ayaa la sheegay in qeyb ka mid ah lagu damacsanaa weerar ka dhan ah sladhig milatari, si loo abuuro kacdoon horseeda in ugu dambeyn xilka laga tuuro madaxweynaha. Warbixinta ay AP soo saartay Jimcadii ayaa lagu sheegay in la helay caddeyn muujineysa in dowladda Mareykanka ay qorsheyaashan ku lug leedahay. Qaran News
-
Dawladda UK Britain oo shaacisey in adeegyada xawilaadaha ay sii furnaan doonaan ilaa iyo inta. Dowladda Boqortooyada Britain ayaa xaqiijisay in adeegyada xawilaadaha ay sii furnaan doonaan inta lagu jiro waqtigan adag ee la tacaalida cudurka Covid19. UK, ayaa kamid ah wadamada uu sida ba’an ugu faafay covid19, waxaana u geeriyooday dad gaaraya 30,000 halka uu ku dhacay dad ka badan 201,000 Bayaan kooban oo kasoo baxay safaaradda UK, ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in tilaabadan ay ka dhigan tahay in qurba joogta Soomaaliyeed ay sii wadi karaan inay taageeraan asxaabtooda iyo eheladooda ku sugan Soomaaliya. Wasiirka maaliyadda Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay go’aankaan, isagoo sheegay xawaaladuhu inay kaalin muhiimka qaataan nolasha dadka Soomaaliyeed ee gudaha dalka ku sugan iyo sidoo kale dib u dhiska dalka. Tan iyo markii uu dillaacay Covid19, waxaa hoos u dhacay shaqooyinkii xawaaladaha iyo bangiyada, iyadoo ay saameeyeen tilaabooyinka lagula dagaalamayo covid19. Qaran News
-
Mareykanka oo si rasmi ah u shaaciyay 132 qof oo ku dhintay duqeymaha uu ka fuliyay Soomaaliya iyo wadamo kale Howlgallada milatariga Mareykanka ee ka socda afar dal illaa sanadkii 2019 waxaa ku dhintay 132 qof oo rayid ah, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Pentagon. Intaa waxaa u dheer, 91 qof oo rayid ah ayaa lagu dhaawacay hawlgallada ka socda Ciraaq, Suuriya, Afgaanistaan iyo Soomaaliya, sida lagu sheegay warbixin sannadeedka Wasaaradda Difaaca ee ku saabsan khasaaraha rayidka ee la xiriira hawlgallada Mareykanka. “Qiimeynta waaxda difaaca Maraykanka ma aysan aqoonsanin wax khasaare ah oo rayid ah oo ka dhashay howlgalada militariga Mareykanka ee Yemen iyo Liibiya sanadka 2019,” ayaa lagu yiri warbixinta. Dhammaan hawlgallada Milatari ee Maraykanka ee sannadka 2019 waxaa loo fuliyay si waafaqsan sharciga shuruudaha dagaalka, oo ay ku jiraan sharciga ilaalinta dadka rayidka ah si loo yareeyo halista waxyeellada, ”ayaa lagu yiri warbixinta. Sida warbixinta lagu sheegay, khasaaraha ugu badan ee rayid ayaa ka dhacay Afghanistan, iyadoo 108 ay ku dhinteen 75 kalena ay ku dhaawacmeen. Ugu yaraan 22 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay 13 kalena waa lagu dhaawacay Ciraaq iyo Siiriya, halka laba qof lagu diley saddexna lagu dhaawacay Soomaaliya. Qaran News
-
At least 16 people have died while more than 200,000 others have been affected by torrential rains and riverine floods since the Gu (April-June) rains started in Somalia a month ago, UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said on Wednesday. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimadda Online) Dadka Soomaalida ee isticmaala barta twitter-ka ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay wadahadal la sheegay inuu dhexmaray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaaho Farmaajo iyo dhigiisa dalka Ciraaq Barham Saalix. Barta rasmiga ah ee Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu daabacay xaqiijinta wadahadalka dhexmaray labada masuul, kuwaas oo ka wada hadlay arrimo ku saabsan sida looga hortagi karo xanuunka COVID19 iyo iskaashiga ay ka sameyn karaan la dagaalanka kooxaha loogu yeero argagixisada. Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya oo in ku dhaw Nus Malyan taageerayaal ah ku leh barta twitter-ka ayey dadka ku xiran siyaabo kala duwan uga falceliyeen qoraalka uu madaxweynaha soo qoray oo sidaan u qornaa. Waxaan khadka telefoonka ku wada hadalnay Madaxweynaha dalka Ciraaq walalakay Barham Saalix. Waxaan ka wada hadalnay xoojinta xiriirka labada dal, dagaalka aan kula jirno ka hortagga COVID19 iyo in 2da dal ay yeeshaan khibrad is dhaafsi ku saabsan ciribtirka fikirka xagjirka ah. pic.twitter.com/EDZxV3AlFY — Mohamed Farmaajo (@M_Farmaajo) May 6, 2020 Dadkii ka falceliyay waxaa ka mid ahaa Brahim Abdalle qof ku isticmaala oo sooq oray: “Madaxweyne oo hada Ciraaq Maxaa Dan Ah Oo Noogu Jirto Xiriirkooda Waa Dal Naga Liita Dhan Walba Amni Hadii La Dhaho Anaga Ayaa 100% Ka Fiican Dhanka Nolosha Iyo Dagnaashaha Anaga Ayaa Ka Fiican .. Mar Walba Waxaa La Fiiriyaa Dadka Kaa Koreeya Lama Fiiriyo Kuwa Kaa Hooseeya MUDANE” Abdirahman Farah qof ku isticmaala ayaa sidoo kale soo qoray: Labo qaawaan isma qaado” Waxaa jira qof kale oo madaxweynaha weydiiyay goorta uu la hadli doono Ra’isulwasaaraha Itoobiya isagoo leh: “Ciraaq xiriikeedu wax ah miyad ah oo gooni ah malahan hadii la jarane wax dhib ah kuma jiran ee madaxweynuhu gormow qadka kula hadli doonaa ra,iisul wazaaraha ithopia” Dhannka kale waxaa jira dad badan oo Madaxweynaha ku amaanay sida uu usoo nooleynaayo xiriirka wadamada dibadda, gaar ahaan kuwa carabta, iyadoo Ciraaq la aaminsan yahay iney ka mid tahay dalalka ugu xadaaradda badan dunida. “Cilaaqaadka Ciraq waan soo dhaweynayaa jaalle madaxweyne muhiimadu maaha dhaqaalaha iyo awoodda maanta ee cilmiga walaalnimada iyo xulufo badsiga siyaasadda intuba waa muhiim” waxaa sidaan soo qoray Shuceyb Dhuubane. Qof kale ayaa sidaan soo qoray: “Ciraaq waxay ka mid tahay waddamada caalamka ugu cimriga dheer, waa hooyadii aqoonta, waana wax wanaagsan in xiriirdhow aan yeelanno. Wax tarku maaha caloosha oo laguu buuxiyo ee waa cilmiga oo laguu buuxiyo (lagu siiyo)”
-
The International Press Institute (IPI), a global network of editors, media executives and leading journalists for press freedom, has urged Somalia President Mohamed Abdullahi Mohamed to take immediate steps to end the harassment of journalists and media outlets. Source: Hiiraan Online
-
Washington (Caasimadda Online) Wasaaradda Difaaca dalka Mareykanka ayaa warbixin ku qirtay in 132 qof oo dad rayid ah ay ku dileen dalal ay Soomaaliya ku jirto oo ay hawlgallo Militari ka sameynayeen tan iyo sanadkii 2019. Sida warbixinta lagu faah-faahiyay wadamada Ciraaq, Afgaanistaan, Soomaaliya iyo Suuriya waxaa lagu dhaawacay 91 qofood oo rayid ah, qoraalkaan ayaana ku jiray warbixin sanadeedka ay soo saarto Wasaaradda Difaaca dalka Mareykanka ee lagu faah-faahiyo wax walba oo ku saabsan hawlgaladda ay sameeyaan. “Hawlgalladda Miltari ee ay Mareykanka ka sameeyeen yemen iyo Liibiya sanadka 2019 lagama soo sheegin wax khasaare ah kadib qiimeyn ay sameeyeen waaxda Difaaca Mareykanka” ayaa lagu sheegay warbixintii lasoo saaray. Waxaaa lasii raaciyay: “Wax walba oo ku saabsan Hawlgalladda Miltari ee Mareykanka sanadka 2019 waxaa loo fuliyay si waafaqsan sharciga dagaalka, waxaa la ilaaliyay sharciga dadka rayidka ah si hoos loogu dhigo waxyeellada” Wadanka qaaradda Asia ku yaalla ee Afgaanistaan ayaa laga soo diiwaangaliyay waxyeelada ugu badan oo ay Mareykanka u geysteen dadka rayidka ah, 108 qofood ayey ku dileen halka 75 kalana ay dhaawac u geysteen sida lagu xaqiijiyay warbixinta. Soomaaliya oo ka mid ah wadamada ay warbixintaan taabatay waxaa lagu dilay laba qofood, sidoo kalana saddex kale ayaa lagu dhaawacay sida ku cad warbixinta Wasaaradda ay soo saartay, waxaana sidoo kale lagu xusay in 22 qof oo rayid ah lagu dilay, 12 kalana lagu dhaawacay wadamada Ciraaq iyo Siiriya. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaan wali ka hadlin dilka dadka shacabka ah loogu geystay gudaha Soomaaliya, balse hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha ee qaaradda Afrika ayaa mareykanka ka dalbaday iney bixiyaan magdhaw. Sidoo kale Ilhaan Cumar oo ka mid ah xildhibaanada Mareykanka oo ay la dhinac yahiin dhawr kale ayaa ka dalbaday dowladda Mareykanka iney jawaab cad ka bixiso duqeymaha ay dadka rayidka ah ku dileen ee ka dhacay dalal ay Soomaaliya ku jirto.
-
Garowe (Caasimadda Online) Guddiga wacyigelinta iyo xakameynta cudurka Coronavirus u qaabilsan maamul goboleedka Puntland ayaa xaqiijiyay in 13 qofood oo laba ay dumar tahay laga helay xanuunka COVID19 kadib markii ay baaris ku sameeyeen 23-qofood. Natiijada baaritaanka lagu sameeyay dadka looga shakiyay xanuunka ayaa soo baxday, taas oo sare u qaaday tirada guud ee kiisaska laga diiwaangaliyay deegaanada Puntland. Sida qoraalka Guddiga kasoo baxay lagu xaqiijiyay saddex ka mid ah dadka xanuunka laga helay ayaa ku nool Magaalada Weeciye oo ka tirsan gobolka Bari halka 10-ka kale ay ku sugan yahiin xarunta Gobolka Nugaal ee Garowe. Natiijooyinkaan soo baxay ayaa ka dhigan in tirada guud ee cudurkaan ay ka gaartay deegaanada Puntland 51-ruux, kaliya hal qof ayaa dhimasho u diiwaangashan halka qof kalana uu ka caafimaada. Dr. Jaamac faarax Xassan oo ah wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Puntland ayaa sheegay in deegaanada ay wasaaradiisa masuulka ka tahay uu si xawli ah ugu fidayo xanuunka, wuxuu kaloo qiray iney jiraan dad badan oo qaba xanuunka balse aan la ogeyn maadaama aan la marsiin baaritaanada.
-
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka internetka kaga qeyb galay shirka joogtada ah ee Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 ayaa ku bogaadiyey Xukuumadda in la gaarsiiyey Dowlad Goboleedyada dalka qalabka caafimaad ee aas-aasiga u ah daryeelka caafimaad iyo badbaadinta bukaannada uu soo rito cudurka COVID-19. Madaxweynaha ayaa tilmaamay dadaalka xooggan ee lagu bixiyey sidii dalalka aan saaxiibbada nahay ay inoogu taageeri lahaayeen qalabkan caafimaad, maadaama dalalkaasi laftigoodu ay baahi weyn u qabeen qalabka caafimaad ee ay inoogu deeqeen. “Xaaladda dunida ka jirta ee uu sababay cudurka COVID-19 waa mid saameyn xooggan ku yeelatay dhinac kasta oo nolasha ah, sidaas darteed dalalka walaalaha ah ee inoo fidiyey gurmadka caafimaad -wakhtigan adag- waa mid aan u xasuusan doonno dowlado iyo hay’adaba.” Madaxweynaha ayaa ku dhiirri geliyey Guddiga in la kaydiyo xogta iyo khibradda ku aaddan cudurkan si ay u noqoto hage dhaxal gal ah oo qeyb ka noqda hannaanka maareynta musiibooyinka iyo cudurrada faafa. Sidoo kale, waxa uu ku adkeeyey in la kordhiyo qalabka badqabka Adeegeyaasha Xarumaha Caafimaadka oo ah halyeeyo u taagan samatabixinta dadkooda iyo xakameynta cudurkan. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, laamaha caafimaadka dalka iyo Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 dadaalka mugga weyn ee ay ku bixinayaan badqabka caafimaad ee shacabka Soomaaliyeed. Dhankooda, Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 ayaa u soo bandhigay Madaxweynaha xogta ku saabsan badqabka caafimaad ee dalka, xaaladda bukaannada ku jira Goobaha Karantiilka iyo heerka ay gaarsiisan yihiin dadaallada wacyigelinta bulshada ee ku aaddan halista cudurka COVID-19. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Allaha u naxariistee waxaa isbitaal ku yaalla dalka Hindiya ku geeriyooday wasiirkii waxbarashada maamulka Jubbaland Maxamed Ibraahim Maxamuud waxaana geeridiisa ka tacsiyadeeyay madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Marxuumka ayaa muddo ku siman 4 bil waxa uu la xanuusanayay xanuunka Kansarka oo madaxa ka hayay balse xalay fiidkii ayuu ku geeriyooday mid ka mid isbitaallada ku yaal dalkaasi Hindiya. Geerida Maxamed Ibraahim Maxamuud wasiirkII waxbarashada Jubbaland ayaa waxaa durbadiiba ka tacsiyadeeyay madaxda sare ee Jubbaland sida madaxweynaha ku xigeenkiisa golaha wasiirada iyo xildhibaanada maamulkaasi. Axmed Madoobe ayaa sheegay in marxuumka uu ahaa shaqsigii ugu haldoorsanaa ee maamulkiisa isaga oo dhamaan eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay tacsi u diray waxa uuna tilmaamay in Jubbaland ay gali doonto maalmo baroor diiq ah. Dhanka kale madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay inay isku day doonaan sidii meydka marxuumka loo keeni lahaa dalka iyada oo ay xusid mudan tahay saameynta adage e Coronavirus taas oo hoos u dhigi kara soo qaadista Allaha u naxariistee wasiirkii waxbarashada Jubbaland. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo ku xigeenadiisa ayaa ka tacsiyeeyey geeridii wasiirkii wasaaradda waxbarashada maamulkaasi, Macalin Maxamed Ibraahim oo xalay ku geeriyooday wadanka Hindiya. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in marxuumka uu muddo ka badan afar bilood xaalado u joogay dalkaasi. “Madaxwaynaha Jubbaland, labada madaxwayne ku-xigeen, golaha wasiirrada iyo dhammaan xildhibaanada golaha shacabka Jubbaland waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo ehelladii uu ka baxay marxuumka, shacabka Jubbaland iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed geeridan xanuunka badan ee wasiirka ku timid” ayaa lagu yiri qoraalka Allaha u naxariistee Macalin Maxamed Ibraahim ayaa ka mid ahaa wasiirada ugu saameynta badan Jubbaland, wuxuuna saaxib la’ahaa madaxweynaha maamulkaasi. . View the full article
-
Degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir ayaa xalay dhinaca dhulka u dhigtay dhiggeeda degmada Warta Nabadda, kadib markii ay isaga hor yimaadeen tartan aqooneedka faca weyn ee shabakadda warbaahinta Shabelle. Labada degmo oo u dambeeyey group-ka C, is-araga labaad ee wareega koowaad, tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa soo bandhigay tartan aad u xiiso badan, iyadoona ay labada degmo muujiyeen dadaal iyo fir-fircooni, balse waxa ay ugu dambeyn guushu raacday tartamayaasha degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir. Warta Nabadda ayaa la timid 10 buundo, halka Xamarjajab oo guusha la hoyatay ay keensatay 14 dhibcood, sida uu natiijada ku dhawaaqay, Xasan Weli Sheekh Abuubakar. Dhinaca kale waxaa caawa barnaamijka ku madlan degmooyinka Kaxda iyo Hodan oo ka wada tirsan gobolkaan Banaadir. Sidoo kale labadaasi degmo ayaa ku wada jira group-ka D ee wareega koowaad, tartan aqooneeda faca weyn ee Shabelle. Taaba-gelinta sanadkaan tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan waa dalada Soomaali Forex Association ee loo soo gaabiyo (SOFA), halka su’aal diyaarintuna ay tahay Jaamacadda Princeton International University ee magaalada Muqdisho. View the full article
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka internetka kaga qeyb galay shirka joogtada ah ee Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 ayaa ku bogaadiyey Xukuumadda in la gaarsiiyey Dowlad Goboleedyada dalka qalabka caafimaad ee aas-aasiga u ah daryeelka caafimaad iyo badbaadinta bukaannada uu soo rito cudurka COVID-19. Madaxweynaha ayaa tilmaamay dadaalka xooggan ee lagu bixiyey sidii dalalka aan saaxiibbada nahay ay inoogu taageeri lahaayeen qalabkan caafimaad, maadaama dalalkaasi laftigoodu ay baahi weyn u qabeen qalabka caafimaad ee ay inoogu deeqeen. “Xaaladda dunida ka jirta ee uu sababay cudurka COVID-19 waa mid saameyn xooggan ku yeelatay dhinac kasta oo nolasha ah, sidaas darteed dalalka walaalaha ah ee inoo fidiyey gurmadka caafimaad -wakhtigan adag- waa mid aan u xasuusan doonno dowlado iyo hay’adaba.” Madaxweynaha ayaa ku dhiirri geliyey Guddiga in la kaydiyo xogta iyo khibradda ku aaddan cudurkan si ay u noqoto hage dhaxal gal ah oo qeyb ka noqda hannaanka maareynta musiibooyinka iyo cudurrada faafa. Sidoo kale, waxa uu ku adkeeyey in la kordhiyo qalabka badqabka Adeegeyaasha Xarumaha Caafimaadka oo ah halyeeyo u taagan samatabixinta dadkooda iyo xakameynta cudurkan. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, laamaha caafimaadka dalka iyo Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 dadaalka mugga weyn ee ay ku bixinayaan badqabka caafimaad ee shacabka Soomaaliyeed. Dhankooda, Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 ayaa u soo bandhigay Madaxweynaha xogta ku saabsan badqabka caafimaad ee dalka, xaaladda bukaannada ku jira Goobaha Karantiilka iyo heerka ay gaarsiisan yihiin dadaallada wacyigelinta bulshada ee ku aaddan halista cudurka COVID-19. View the full article
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Warka-Subax-070520.mp3 View the full article
-
Wasiirkii Waxbarashada dowlad goboleedka Jubaland Macalllin Maxamed Ibraahim ayaa dalka Hindiya ku geeriyooday sida uu xaqiijiyay madaxweyne Axmed Madoobe oo ka tacsiyeeyay geerida marxuumka. Madaxweynaha Jubaland ayaa sheegay in marxuumka uu magaalada Xaydar-abaad ee waddanka Hindiya ugu geeriyooday xanuunka Kansarka oo madaxa ka haleelay islamarkaana halkaas mudda lagula tacaalayay xaaladdiisa caafimaad. Madaxweyne Axmed Madoobe wuxu amaanay taariikhda marxuumkaas oo sida uu sheegay laf-dhabar u ahaa jiritaanka dowlad goboleedka Jubaland islamarkaana xaalado adag la soo shaqeeyay maamulkiisa gaar ahaanna wakhtiyadii Al-shabaab laga xoraynayey magaalada Kismaayo. Sidoo kale madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa isna geerida marxuumkaas Macalllin Maxamed Ibraahim uga tacsiyeeyay maamulka Jubaland iyo dhammaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay. PUNTLAND POST The post Wasiirkii Waxbarashada Jubaland oo geeriyooday appeared first on Puntland Post.
