-
Content Count
212,225 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 73 xaaladood oo COVID-19 ah, 13 qofood oo xanuunka ka bogsootay iyo 2 bukaan oo u geeriyooday. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay Puntiland 25, Somaliland 19, gobalka Banaadir 17 iyo Koonfur Galbeed 12. Bukaannada cusub 51 ayaa rag ah 22-na waa haween. 1,357 xaaladood oo COVID-19 ah ayaa guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay, 148 ayaa guud ahaan ka bogsootay, Geeridu waxay mareysaa 55. Wasiirka Caafimaadka ayaa ku baaqday in wadajir looga qayb qaato dadaallada lagu xakameynayo faafitaanka Feyruska Karoona, in dadka waaweyn iyo dadka xaruunnada daaha qaba si gaar ah xaaladdooda looga taxaddaro iyo in wacyi gelinta iyo talooyinka caafimaad si saxan loogu dhaqmo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 73 xaaladood oo COVID-19 ah, 13 qofood oo xanuunka ka bogsootay iyo 2 bukaan oo u geeriyooday. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay Puntiland 25, Somaliland 19, gobalka Banaadir 17 iyo Koonfur Galbeed 12. Bukaannada cusub 51 ayaa rag ah 22-na waa haween. 1,357 xaaladood oo COVID-19 ah ayaa guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay, 148 ayaa guud ahaan ka bogsootay, Geeridu waxay mareysaa 55. Wasiirka Caafimaadka ayaa ku baaqday in wadajir looga qayb qaato dadaallada lagu xakameynayo faafitaanka Feyruska Karoona, in dadka waaweyn iyo dadka xaruunnada daaha qaba si gaar ah xaaladdooda looga taxaddaro iyo in wacyi gelinta iyo talooyinka caafimaad si saxan loogu dhaqmo. Halkaan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Kadib markii warbaahintaTalyaaniga qaarkood ay baahiyeen in Silvia Romaano oo ahayd gabar u dhalatay dalka Talyaaniga islamarkaana maxbuus ahaan ay uheysteen Al-Shabaab in lagu kala wareegay sii deysmadeeda beerta Mire Cismaan Warsame “Mire Indha-Yare” oo ku taallo degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa arrintaas waxaa ka hadlay ganacsade Mire Indha-yare. Wargeyska La Repubblica oo xogtan baahiyey ayaa yiri “Is-dhaafsiga Silvia iyo lacagta madax-furashada ayaa ka dhacay meel u dhow beerta Xaaji Mire Indha Yare, oo ahaa mudane xubin ka ahaa kooxdii “Il Manifesto”, taasi oo 1989-kii ayada oo uu hogayo qareen Dr. Ismaaciil Jimcaale Cosoble, kasoo horjeestay Maxamed Siyaad Barre.? Mire Indha-yare, oo ah guddoomiyaha qeybta beeraha ee rugta ganacsiga Soomaaliyeed, islamarkaana maanta warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu shaaca ka qaaday inaysan jirin cid beertiisa kula wareegtay Silvia Romano, hadalkaane uu yahay waxba kama jiraan, sida uu hadalka u dhigay. Mire Indha-yare ayaa sheegay in uusan ku lug lageyn arrimaha haweeneydaas, islamarkaana beertiisa aysan aheyn goobta lagula kala wareegay balse warbaahinta qaar ay xogta si qaldan ku gaartay. “Waxaan beeninayaa wararka sheegaya in beertayda oo Afgooye ku taallo lagu kala wareegay haweeneydii Talyaaniga aheyd,” ayuu Mire Indha-yare. Sidoo kale waxa uu iska fogeeyay ku lug lahaanshiyaha arrimaha siyaasadda isagoo dalbaday in aan laga been sheegin beertiisa. Sii deysmada Silvia Romano ayaa waxaa ka qeyb qaatay sida la sheegay sirdoonada Talyaaniga, Turkiga, Qatar iyo Soomaaliya waxaana maalma ka hor dib loogu celiyay dalkeeda hooyo ee Talyaaniga. Silvia ayaa lagu sii daayey lacag madax-furasho ah, oo cadadkeeda uusan caddeyn.
-
Suspected Al-shabaab militants have destroyed a Safaricom communication mast in Khorof Kharar, Wajir in a predawn attack. Source: Hiiraan Online
-
Wareegto kasoo Baxdey Xafiiska Madaxweynaha ayaa Wasaaradaha Dalka lagu amray in ay k hortagaan Cidwalba oo isku deyda inay Dalka soo galiyaan Cgdha Dibada lag [...] Source
-
Riyadh (Caasimada Online) – Mas’uuliyiinta Sucuudiga ayaa saraakiisha Dowladda Yemen ee degan caasimadda Riyadh weydiistay inay isaga baxaan, islamarkaana joojiyay taageeradii maaliyadeed ee ay siin jireen, sida ay werisay warbaahinta Carabiya21. Tan iyo 2015, Sucuudiga ayaa hogaaminayay xulufo Yemen kula dagaalameysa dhaq-dhaqaaqa Xuutiyiinta, si loo soo celiyo dowladda caalamku aqoonsan yahay ee Madaxweyne Cabdu Rabbu Mansoor Haadi. Wixii markaas ka dambeeyay, inta badan xubnaha Dowladda Yemen waxaa ay deganaayeen magaalooyinka Riyadh iyo Jeddah, qarashkoodana waxaa bixinayay dowladda Sucuudiga. Sarkaal Dowladeed oo si qarsoodi ah ula hadlay Carabiya21 ayaa sheegay in mas’uuliyiinta Sacuudigu ay wargeliyeen mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha xafiiska madaxtooyada iyo Ra’iisul Wasaaraha Yemen. Sidoo kale dhowr wasaaradood ayaa la gaarsiiyay go’aanka cusub. Sarkaalkaasi waxaa uu hadalkiia ku daray “dhamaan shaqaalaha dowladda Yemen kuma degana qarashka Sacuudiga, qaar ayaa qarashkooda ku nool.” Warqad lagu faafiyay Internet-ka ayaa muujineeysa in saraakiisha Yemen iyo shaqaalaha degan Riyadh loo sheegay in lacagtii ugu dambeysay la siin doono dhamaadka May. Arrintan ayaa imaneysa ayada oo ay jiraan astaamo muujinaya in dowladda Sacuudiga ay quus ka taagan xaaladda Yemen, kadib shan sano oo dagaal ah, oo aan laga gaarin wax guulo ah, ayada qarash bandan uu kaga baxay, sumcad darro xooggan oo caalami ahna ay kasoo gaartay.
-
Suspected Al-Shabaab militants destroyed a communication mast in Khorof Harar area in Wajir county of northeast Kenya on Friday night, police confirmed on Saturday. Wajir police boss Thomas Ngeywa confirmed the incident in Khorof Kharar, where the suspected al-Shabab militants also targeted a police camp at 2:00 a.m. in an attack that was executed simultaneously. “I can confirm that suspected members of al-Shabab militants conducted an attack in Khorof Harar police camp, destroyed a communication mast belonging to Safaricom early Saturday morning,” Ngeywa told reporters in Wajir town. A police report also said heavy attack from the militants forced the police officers at the camp at the time of the attack to seek refuge in the nearby bushes after they were overpowered. In a statement posted on Alshabab’s affiliated media online sites, the group said it destroyed a communication mast and inflicted heavy casualties on the Kenyan forces at the camp. The latest incident came after earlier intelligence reports suggested that the militants were planning to carry out attacks in the region. Al-Shabaab militants have in the recent past attacked communication masts in bid to cut police from immediate response. Northeastern Kenya has suffered grenade and gun attacks in recent years since Kenya took its troops to Somalia to fight the al-Shabaab militia group in October 2011. Several attacks believed to have been carried out by al-Shabaab militants have occurred in Mandera, Wajir, and Garissa and Dadaab districts of northeastern Kenya even as the military reports gains against the Islamist group by capturing their military bases and killing scores of them.
-
Puntland has recorded 11 new cases in the past two days, bringing the total infections to 136, according to the state’s health ministry. This is part of the total cases in Somalia that climbed to 1,284 with the death toll reached 53, most of the deaths were recorded in the capital, Mogadishu. The Somali government has suspended all local and international flights as part of measures to curb the spread of the COVID-19, which has severely affected the world. Turkey has delivered medical aid to Somalia to help the country fight the deadly Virus. View the full article
-
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Maanta magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus iyo ku-xigeenkiisa. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku taariikhaysan 16-May-2020 ayaa Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada culus loogu magacaabay G/sare. Maxamuud Cabdi Maxamed. Sidoo kale Madaxweyne Deni ayaa guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada culus ayaa loo magacaabay G/sare. Cawil Jaamac Nuur, sida ku xusan lagu xusay Wareegtada uu soo saaray Madaxweyne Deni. Dhanka kale, Madaxweynaha ayaa magacaabay shan Garsoore oo ka tirsan Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida kuwaas oo kala ah; G/sare. Maxamed Cabdi Bootaan, G/le. Keenadiid Cabdicasiis Axmed, G/sare. Cali Faarax Caydiid, G/sare. Cabdi Cali Jaamac iyo /sare. Maxamuud Faarax Maxamed. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Galmudug state president Ahmed Ali Kariye also known as [Qoorqoor] has appointed new officials to complete his new cabinet. In a statement obtained by Shabelle Media Network, Qoorqoor appointed 11 state ministers and 25 deputies, the latest move for a long journey to shape an inclusive government. Two lawmakers in the Somali federal parliament are among the new cabinet which is expected to be submitted to the parliament for approval in the coming days. The international community has welcomed the formation of the new Galmudug government as a step forward following years of political chaos in the regional state. View the full article
-
President Uhuru Kenyatta has banned movement of persons and passengers in and out of Kenya through the Tanzania and Somalia borders following the rise of cross-border Covid-19 transmission. The President said only cargo vehicles will be exempted from the directive which takes effect from midnight May 16, 2020. Kenyatta however stated that only truck drivers who test negative for the coronavirus will be allowed entry into Kenya. “All drivers of the cargo vehicles shall be subjected to mandatory COVID-19 disease testing and will only be granted entry into the territory of the Republic of Kenya if they test negative,” said the President. Addressing the Nation from State House, Nairobi, President Kenyatta said over the last week a total of 43 cases recorded in the country had been imported from the neighbouring Somalia and Tanzania. “These 43 cases represent almost a quarter of the 166 confirmed infections during this last week,” said Kenyatta. He noted that out of the 43 imported cases 14 were recorded in Wajir, 16 in Namanga, 2 in Lunga Lunga and one in Loitoktok. The President further noted that 78 truck drivers who were foreign nationals tested positive for Covid-19 and were denied entry into Kenya at different border crossings. “If we had not taken that intervention the imported cases through our borders would today have accounted for more than 50% of this weeks infections,” he said. The Head of State said within the Kenyan borders, Covid-19 infections have now spread to 22 of the 47 counties. “These numbers and the spread of infections clearly indicate that if no action is taken all the gains already achieved in combating this pandemic will undoubtedly be lost,” he said. Citizen TV View the full article
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa markii ugu horeysay si faahfaahsan uga hadlay shakhsiyaad loo xiray musuq-maasuq kasoo billowday wasaaradda caafimaadka, balse ku baahay wasaarado kale. Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay isagoo kaashanayo xafiiska Hanti dhowraha guud inay soo qabteen 20 qof oo lagu helay musuq-maasuq ka dhacay howlaha caafimaadka ee Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya, kadibna lugaha la galay wasaarado kale. Dadka loo xiray kiiskaan ayuu xafiiska Xeer ilaalinta sheegay inay ka mid yihiin agaasimayaal waaxeedo iyo kuwa guud, madaxda barnaamijyada iyo maashriicda ay wado wasaaradda Caafimaadka, la-taliyayaal, madaxda shirkado gaar loo leeyahay oo la shaqeeyo wasaaradda caafimaadka, Ganacsato iyo shaqaale kale oo ka shaqeeyo hey’adaha kala duwan ee Dowladda. Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ayaa sheegay inay hayaan caddeymo ku aadan musuq-maasuqaas, waxaana caddeymaha la hayo lagu sheegay inay kamid yihiin rasiidyo, Jeegag iyo heshiis la sheegay in loo diyaarsaday sidii lacago loogu musuq-maasuqi lahaa. Dr. Suleymaan ayaa sidoo kale sheegay inay Xayiraad iyo baaritaan ku sameeyeen akoonada eedeysanayaasha loo heysto kiiskaan iyo Akoono ay leeyihiin shirkado lala xiriirinayo inay qeyb ka yihiin musuq-maasuqaan si xog looga helo lacagta la tuhunsan yahay in la lunsaday. Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in shakhsiyaadkaan lasoo xiray loo maray sharciga iyo waddada saxda ah ee loo maro xuriyad ka qaadista dadka lagu soo eedeeyo dambiyada iyo musuq-maasuqa. Xeer ilaalinta ayaa ugu dambeyntii sheegtay inay soo gaba-gabeysay baaritaan waqti dheer qaatay oo la xiriirto kiiska musuq-maasuqa ee wasaaradda Caafimaadka, wuxuuna Dr. Suleymaan sheegay inay dacwad kusoo oogeen shakhsiyaadka la haysto una gudbiyeen maxkamadda awoodda u leh dacwadaan iyadoo laga sugayo in waqti loo qabto maxkamadeynta. Halkaan hoose ka daawo war-saxaafeedka xeer-ilaaliyaha
-
Qaran News
-
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in Jubbaland xukun dil ah ay ku fulisay askari xalay askari kale ku dilay gudaha magaaladaasi. Askariga maanta la toogtay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, Maxamed Cabdinaasir, wuxuuna ka mid ahaa ilaalada Madaxtooyada Jubbaland. Askariga xalay lagu dilay Kismaayo ayaa isna sidoo kale ka mid ahaa ciidamada ilaaladda Madaxtooyadda maamulkaasi. Dilka ayaa yimid ka dib markii uu muran xoogan soo gala dhex galay labada askari. Jubbaland ayaa xukun deg-deg ah ku fulisa askarta iyo shaqsiyaadka kale ee gacanta lagu dhigo ee dilalka ka geysta magaalada Kismaayo ee caasimada gobolka J/Hoose. View the full article
-
TACSI MADAXWEYNE: 16/05/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta, iyo shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Mujaahid Xasan Guure Jaamac oo ku geeriyooday xalay oo ay taariikhdu ahayd 16/05/2020, caasimada Somaliland ee Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku sifeeyey siyaasi halgamaa ah oo kaalin weyn ku lahaa dib u dhiskii iyo nabadayntii shacbiga Sonmaliland, isagoo ka mid ahaa haldoorkii qaybta weyn ku lahaa halgankii iyo dib ula soo noqoshadii xornimadii 1960-kii inaga luntay ee aynu dib ula soo noqonay 1991-kii. Waxaanu madaxweynuhu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehellada, qaraabada, asxaabta, iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo. ALLAA MAHAD LEH Qaran News
-
Waxaan tacsi u dirayaa qoyskii, ehelkii, MW, MUJ SNM, asxaabtii iyo Shacabka reer SL geerida ku timid AHU Marxuum Muj Xasan Guure Jaamac oo xalay xaqii ugu yimid HRG, AHU waxa uu ahaa shakhsi halgan weyn u soo galay sidii umaddan SL u heli laheyd caddaalad iyo dawladnimo… pic.twitter.com/C0QtTiWez4 — Cabdiraxmaan Cirro (@CirroSL) May 16, 2020 Qaran News
-
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Maanta oo Sabtiya Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeen cusub u magacaabay, Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus. Dikreeto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland, oo ku taariikhaysan 16-May-2020 oo ku beegan Maanta, ayaa Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus loogu magacaabay G/sare. Maxamuud Cabdi Maxamed. Guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus, ayaa isna loo magacaabay G/sare. Cawil Jaamac Nuur, sida ku xusan Dikreetada uu soo saaray Madaxweyne Deni. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa magacaabay shan Garsoore oo ka tirsan Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida kuwaas oo kala ah; G/sare. Maxamed Cabdi Bootaan, G/le. Keenadiid Cabdicasiis Axmed, G/sare. Cali Faarax Caydiid, G/sare. Cabdi Cali Jaamac iyo /sare. Maxamuud Faarax Maxamed. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Deni oo magacaabay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida appeared first on Puntland Post.
-
Tartan aqooneedka Shabelle oo haatan maraya wareegiisa labaad ee is-reeb-reebka ayaa waxaa caawa ku madlay degmooyinka Dayniile iyo Howlwadaag ee gobolka Banaadir. Labada degmo ayaa ka soo kala baxay group-yada A iyo B, wareega koowaad ee tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan. Dayniile iyo Howlwadaag sidoo kale degmada guuleysata ayaa caawa iska xaadirin doonto wareega afar dhammaadka ee tartanka Shabelle. Dhinaca kale Xamaweyne ayaa noqotay xalay degmadii ugu horreysay ee iska xaadirisa wareega Sama-finalka ee tartanka, kadib markii ay ka badisay degmada Wadajir. Sanadkaan taaba-gelinta tartan aqooneedka shabakadda warbaahinta Shabelle waa dalada Somali Forex Association, halka su’aal diyaarintuna ay tahay Jaamacadda caalamiga ah ee Princeton International University oo ku taalla magaalada Muqdisho. View the full article
-
Tobankii ama labaatankii aqalba waxaa u xilsaarnaa nin lagu magacaabay Tabeelle oo si dhaw ula shaqayn jiray sirdoonkii Siyaad Barre. Shaqada Tabeelluhu waxay ahayd inuu soo gudbiyo diiwaan ay ku qoran yihiin idil ahaan xubnaha qoysaska ku nool inta guri oo loo xilsaaray. Haddii uu qof qoyska ka mid ahi safrayo ama meel u baxayo, waxa la ogaysiinayay Tabeellaha. Haddii uu qoyska soo booqdo qof ehel ahi ama soo martiyana waxaa la ogaysiinayay Tabeellaha. Guriyaha waxay soo geli jireen saacadaha u dhexeeya 2:00 – 3:00 habeennimo si ay dadka u cabsi-geliyaan. Habeen walba, guri kasta waxa iman jiray Tabeellaha, waxaana uu tirin jiray xubnaha qoyskaas. Mararka qaar, habeenkii laba jeer ayay guriyaha tirin jireen, haddiiba uu farqi u dhexeeyo labada tirana, qoyskaasi wuxuu la kulmyay dhibaato. Kolka ay guriyaha soo galaan, waxa ay qaadan jireen waxa ay doonaan oo ay ku jiraan rooggaga quruxda badan, sariiraha, iwm. Wixii alaab ah ee ay ka tegaan waa ay jajabin jireen sida muraayadaha, koobabka dhoobada ah iwm. Guriga idil ahaan waa ay bililiqaysan jireen, iyaga oo dadkana ugu hanjabaya xabsi haddii ay hadlaan. (Bogga, 80aad). Aamina Maxamuud Xuseen waxay sheegtay habeen ay ciidanku gurigeeda yimaaddeen, in xiitaa ay qaateen dharkii ninkeeda (Bogga, 80aad). Dabcan, tuugta guriyaha u soo dhaca waxa ay kaga duwanaayeen uun dirayska ciidan ee ay soo xidheen. Xaqiiqatan, bililiqadu waxa ay bilaabmatay iyada oo aan la qixinba. Maadaama oo ay dawladdu qaadan jirtay akoonada ay Isaaqu ku leeyihiin bangiyada amaba ay xayiri jirtay, dadku waxay ka caageen inay bangiyada dhigtaan lacagahooda, waxaana ay ku aasan jireen dayrka gurigooda, halka xashiishka la dhigo iyo meelo kale si ay bangiyada ugaga maarmaan, askarta guriga baadhaysana uga qariyaan (bogga, 80aad). Dadku inay bangiyadii Afweyne lacag dhigtaan, waxa ay ka door-bideen inay dhulka ku aastaan oo aboorku cuno ama xashiishka la raaciyo! Xasan Ismaaciil Oomaar ayaa sheegay in mar uu Sucuudiga ka yimid uu dalka soo gaadhay. Wuxuu sheegay in aanu la socon nidaamka dalka ka jira, ka dibna uu walaalkii soo booqday. Saqdii dhexe ayay Sirdoonkii Afweyne soo galeen gurigiisii, ka dib kolkii ay tiriyeen dadkii guriga ku noolaa, waxay ogaadeen in walaalkii ku dheeraad yahay, waana ay xidheen. Xasan wuxuu sheegay inuu ku soo daayay lacag ahayd 5,000 shiling oo u dhigmaysay $833. Warbixintu waxay sheegtay haddii uu qof ku soo martiyayaa uu ku soo hagaago habeen saqdhexe, ka dibna aad weydo tabeellihii, waxaad ku khasbanayd in habeenkaas uu qofkaasi dibadda u hoydo oo aanu gurigaaga soo gelin – aabbahaa ama hooyadaaba ha noqdee. Tabeelluhu wuxuu qoysaska jaarka ah ku qasbi jiray inay isa soo basaasaan, maadaama oo qoyska wax soo basaasa loo ballanqaaday in si gaar ah loo ilaalin doono. Xigasho: Human Rights Watch, A govenment at war with its own people, (Bogga 77aad illaa 81aad) Qore: Maxamed Sharma’arke Sharmaake91@gmail.com Qaran News