Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mogadishu (Caasimada Online) – Somalia has flagged more than 100 Iranian ships fishing illegally in the Horn of Africa country, which boasts the longest coastline in the mainland Africa. Fisheries and Marine Resources Minister Abdullahi Warsame said the Iranian fishing vessels entered Somali waters between January 2019 and April 2020. “Approximately 112 Iranian fishing vessels were identified on automatic identification system transponders from within the Somalia exclusive economic zone. “The presence of the Iranian fleets in Somalia waters remains a longstanding concern of the Federal Republic of Somalia,” Warsame added. The ships are said to have originated from the Iranian ports of Tiyab, Ramin, Konarak, and Banda-e Jask. Maritime experts classify Somalia among the countries with the weakest maritime security in the world. This has led to unreported, unregulated and illegal fishing, which is destabilizing local fishers who cannot compete with foreign trawlers. In a local media report, Fernando Ibenez, a security expert, said it was “unacceptable to turn a blind eye to the problem of illegal fishing in Somali waters. The international community has never had a particularly strong interest in this topic.” He attributed the high cases of illegal fishing to lack of maritime security, noting that an estimated $300 million worth of seafood is stolen from Somalia each year.
  2. The 30-year wait is over. Liverpool is champion of England again. Liverpool clinched its first league title since 1990 on Thursday Source: Hiiraan Online
  3. Qoollay Qoor-qabasho kuma Biyo Cabto ! Maalintii uu Madaxweyne Siilaanyo yidhi MAYA ! Waxay ahayd 17 bishii April 2013, Raisal Wasaaraha Talada UK xiligaas hayay oo ahaa Mr David Cameron waxaa ku mashquulsanaa oo u fidsanayd ana u taallay gogoshii Tacsida ee Raiisal-Wasaare Margaret Thatcher oo go’day 8 dii bisha April laakiin aaskeeda loo ballansanaa in la xabaalo 17kii April 2013. Waxa kale oo David Cameron iyo Xukuumadiisu ay ku dhex jireen qabanqaabada Shir ay Dawlada Soomaaliya iyo Caalamka ugu qabanayeen magaalada London 7tii May 2013 shirkaas oo ay Xukuumadii Siilaanyo ganafka ku dhufatay inay ka qayb gasho. Hadaba iyada oo waxaas oo mashquul ahi uu haysto Raiisal Wasaare David Cameron iyo Wasiirkiisii arrimaha debeda William Hague ayay go’aansadeen inay Madaxweyne Siilaanyo ay ku martiqaadaan kuna qaabilaan Xafiiska Raiisalwasaaraha ee Number 10 Downing Street si ay ugu qanciyaan in Somaliland ay ka soo qayb gasho shirkaas Somalida loo qabanayay ee Caalamka oo dhamina uu ka soo qayb galayay. Intii uu kulanka labada dhinac socday waxaa ka mid ahaa erayadii uu isticmaalay David Cameron in ay Somaliland iyo UK uu ka dhexeeyo Cilaaqaad aad u dheer, hadii ay Somaliland shirka ka maqnaatana ay waji gabax ku noqonayso UK, sidaas darteed ay Somaliland Shirka ka soo qayb gasho. Madaxda Dalka UK waxa ay isku qanciyeen oo ay filayeen in aan marnaba Siilaanyo MAYA odhan doonin codsigooda kol hadii ay Raiisal Wasaaraha iyo Wasiirkiisii Arrimaha Debadu ay Sharfeen oo ay Number 10 Downing Street ay ku qaabileen Kulankaas heerkiisu uu sarreeyay waxa ay Jamhuuriyada Somaliland u ahayd guul aad u weyn oo Diblomaasiyadeed in markii u horreysay Taariikhdeeda uu Madaxweyne Somaliland ka socdaa uu la kulmo Raiisal Wasaaraha ingiriiska oo waliba uu lagu qaabilo Xafiiska Raiisal-Wasaaraha ee Number 10 Downing Street taasina waxay sharaf weyn u ahayd Somaliland. Hadaba Madaxweyne Axamed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo Xambaarsanaa Danaha Dalkiisa iyo Mustaqbalka Dadkiisa isla markaasna aan ka dhex arkaynin wax dan ah oo Somaliland ugu jirtay inay ka qayb gasho shirkaas 7da May, waxa uu David Cameron si kalsooni leh ugu sheegay oo uu ku yidhi naga raali ahaada anagu shirkaas ka qayb geli mayno, guulbaanu se idiin rajaynaynaa inuu si fiican idiinku qabsoomo. Maalintii uu Shirku furmayay waxa uu Madaxweyne Siilaanyo Maqaal dheer oo Garnaqsi ah uu ku qoray Wargeyska Afka-dheer ee caanka The Guardian Newspaper oo uu si qoto dheer ugu sharraxay Sababta ay Somaliland ku diiday ka qayb-galka shirkaas. Hadaba waxaa halkaas ka cad oo Hubaal ah in aan waligeed Somaliland waxba loo yeedhin, lana qasbin, go’aanka Madaxbanaanideeduna uu yahay go’aan shacab oo Afti Qaran lagu ansixiyay, cid wax ka bedeli kartaana aanay jirin Madaxweyne iyo Xukuumad midna. Hadaba Dadweynaha reer Somaliland waxaan usoo jeedinayaa inaanay dhegaysan Tashuushka iyo Shakiga lagu soo dhex tuuray, ee ay ku kalsoonaadaan Xukuumadooda iyo Madaxweynahooda, Cadawga Somaliland iyo Dawladaha Shisheeye ee ku fikiray in ay culays saaraan Shacbiga iyo Xukuumadooduna waa inay ogaadaan in ay reer Somaliland yihiin dad XOR ah oo Sharaf leh oo aan waxba loo yeedhin, waxna lagu sandullayn, Madaxbanaanidoona ay tahay go’aan Shacbi oo aan cidina waxba ka bedeli karin. Hashaan Gaadde-weynow Libaax uga Gabboon waayay, inaan Goroyo-cawl uga tagaa waa hal soo gudhay (Abwaan Timacade) Allah yarxam, Somaliland looma dardaar weriyo. Halkan hoose ka akhri Maqaalkii uu Madaxweyne Siilaanyo ku qoray Jariidada the Guardian oo uu ku beegay maalintii uu Shirku Furmayay. https://www.google.co.uk/amp/s/amp.theguardian.com/commentisfree/2013/may/07/london-somalia-conference-somaliland Amb Kaysar Cabdilaahi Maxamed Bristol. UK Qaran News
  4. Dhageyso:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle Hoos riix si aad u Dhageysato:- https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/06/Bar___Qubanaha-25062020.mp3 View the full article
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo u warramay BBC ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan khilaafka u dhexeeya Golihiisa iyo kan Golaha Shacabka. Cabdi Xaashi ayaa sheegay inuu u yeeray Mursal, si ay uga wada-hadlaan xiisada u dhexeysa labada gole iyo afarta xeer ee lagu murunsan yahay ee dhammeystirka doorashada, balse wuxuu tilmaamay inuu ka diiday, sida uu hadalka u dhigay. Guddoomiyaha Aqalka Sare, ayaase sheegay in wax eed ah uusan laheyn guddoomiyaha Golaha Shacabka, balse wuxuu eeda u jeediyey cid kale oo uusan shaacin. “Waxaan u yeeray guddoomiye Maxamed Mursal, iima uusan iman, balse isaga eedda ma lahan cid kale ayaa wada.” ayuu yiri guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Dhinaca kale wuxuu soo hadal-qaaday afarta xeer ee muranka badan dhaliyey ee haatan horyaalla Golaha Shacabka, isagoo markale ku celiyey in la bedalay nuquladii ay soo gudbiyeen guddiga wadajirka ah ee labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu carabka ku dhuftay in xeerarkaasi, haddii aan wax laga bedalin aysan wax shaqo ah ku laheyn Golaha Aqalka Sare, islamarkaana aan loo soo gudbi doonin, wuxuuna xusay inay u gaar tahay Golaha Shacabka, sida uu hadalka u dhigay. Ugu dambeyn wuxuu tilmaamay inuu ka talinayo in la’isugu yimaado shirweyne ballaaran oo ay dhan yihiin dhinacyada ay quseyso doorashada, sida dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo xisbiyada siyaasadeed, si looga hadlo arrimaha doorashada.
  6. Dhuusamareeb (Caasimada Online)-Ururka Al-Shabaab ayaa fagaare ku yaalla degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud waxay galabta gacmahooda Midigta ah uga jareen laba wiil oo dhalinyaro ah. Labada wiil ee xukunka gacan gooyada ah ay ku fuliyeen Al-Shabaab ayaa lagu kala magacaabaa Cali Xuseen Jimcaale oo 24-sano jir ah iyo Cabdi Cabdulle Axmed oo 26-sano jir ah. Nin sheegtay qaadiga maxkamadda Al-Shabaab ee gobolka Galguduud ayaa dadkii la isugu keenay fagaaraha ay xukun kula fuliyeen dhalinyaradaas ka hor sheegay in loo heysto, fal xatooyo ah oo ay ku kaceen, kadib markii ay jabsadeen dukaan ku yaalla deegaanka hoos taga Ceelbuur oo lagu magacaabo Galcad. Al-Shabaab ayaa sheegay in dhalinyaradaas ay dukaanka kala baxeen 9,730 kun shilin Soomaali ah (Sagaal malyan todoba boqol iyo sodon kun), taas oo u dhiganta 389 dollar. Sidoo kale waxaa lagu eedeeyay dhalinyaradaas inay dukaanka kala baxeen laba macawiisood, kuwaas oo lagu qiimeeyay mid 20 dollar, kuwaas oo markii la isku daro noqonaya 40 dollar. Toddobaadkii tegay ayaa Al-Shabaab waxa ay deegaanka Galhareeri oo hoos taga degmada Ceelbuur waxay fagaare ku yaalla ka fuliyeen laba xukun maalin gudaheed, kuwaas oo isugu jiray dil iyo jeedal.
  7. (SLT-Riyadh)-Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed bin Salmaan ayaa amray in lasoo xidho qoyska sarkaal hore uga tirsanaa sirdoonka si cadaadis loogu saaro in uu soo gacan geliyo dokumentiyo xasaasi ah oo uu la baxsaday, Reuters ayaa sidaas werisay. Afar ilo-wareed oo xaalada ka warqaba lana hadlay wakaaladda wararka Reuters, ayaa sheegay in dhaxal suguhu uu amray in la xidho qaraabadda Saad Al-Jabri iyadoo ujeedadu ay tahay in sarkaalka sirdoonka horay uga tirsanaa lagu qasbo in uu Sucuudiga uu kusoo laabto kana yimaado Canada oo uu hadda deganyahay. Xadhigga ilmaha waa-weyn ee Al-Jabri, waxaa la sheegay in Maxamed bin Salmaan uu ku doonayo in uu ku helo qoraalo sir ah oo la qoray xilligii uu xafiiska joogay saraalka baxsadka ah, xilligaas oo uu muddo fog la taliye u ahaa Maxamed bin Nayef. Bin Nayef oo ah Maxamed bin Salmaan ina adeerkiis waxaa uu ahaa dhaxal sugihii hore ee taajka sucuudiga, waxaana jagadaas laga tuuray 2017-kii. Ka skoow in uu doorkii dhaxal-sugenimo wareejiyay, bin Nayef waxaa mar kale la xidhay bishii March ee sanadkii lasoo dhaafay taasi oo qayb ka ahayd xarigga saraakiil boqortooyada ka tirsan kuwaas oo Maxamed bin Salmaan uu u arkayay in ay khatar ku yihiin awooddiisa. Ilo-wareedyadu waxay sheegeen in maalmo kadib markii dib loo xidhay amiirka, wiil 21 jir ah iyo gabadh 20 jir oo uu dhalay Al-Jabri in iyagana la xidhay kadib markii la weeraray gurigii ay ka degenaayeen Riyadh, waxaana ku xigay Al-Jabri walaalkiis oo la xidhay May. Mid ka mid ah ilo-wareedka ayaa Reuters u sheegay “Muddo ayey doonayeen in Al-Jabri maadaama uu ahaa gacanta midig u ahaa Maxamed bin Nayef.” Qoraaladaas xasaasiga ah ee uu hayo sarkaalka hore ee sirdoonka, sida ay Reuters sheegtay, waxay ka kooban yihiin akhbaar loo isticmaali karo kuwa siyaasadda uga soo horjeeda Maxamed bin Salmaan iyo sidoo kale akhbaar si dhab ah u dhaawici karta dhaxal sugaha iyo aabbihii boqor Salmaan. Sidoo kale qoraaladdu waxay ka koobanyihiin akhbaar ku saabsan hanitida uu dibadda ku leeyahay Maxamed bin Nayef, taasi Maxamed bin Salmaan uu u adeegsan karo amiirka xidhan. Mid ka mid ah ilo wareedka ayaa, oo ahaa sarkaal hore oo amni gobol, ayaa sheegay in Al-Jabri uu sidoo kale heysto feylal ay ku jiraan faah-faahin lacageed iyo macaamilka saraakiil sare ee boqortooyadda ka tirsan. Qoyska Al-Jabri waxay raadinayaan taageeradda Maraykanka oo ah xulufo u dhow Sacuudiga, iyagoo rajeynaya in cadaadis uu boqortooyadda ku saaro sii deynta xubnaha qoyska ee xidhan. Source
  8. (SLT-Hargeysa)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland waxa uu si wayn uga soo horjeeda talaabadda xukuumadda Somaliland kula wareegtay xarunta Telefishanka Star TV ee Hargeysa. Ururka waxa uu u arkaa gef sharci in iyadoonay Maxkamad awood u lihi Amrin xidhiga hay’ad warbaahineed ama Wariye in digreeto/amar wasiir ama badhasaab lagu xidho. Talaabadda lagu xidhay Star TV, waxay muujinaysaa inay xukuumaddu gacmaheeda ku fushanayso awaamiirteeda iyadoon laga garnaqin waxa lagu eedaynayo. Sidoo kale, Ururka Solja waxa uu maalmahan isha ku hayey talaabooyin la doonayey lagu hadidayey telefishanada qaarkood iyadoo loo food samaynayo warar ay ka baahiyeen gobolka iyo dalka gudihiisaba, iyadoo la isku daayey in hawada laga saaro, iyadoo loo adeegsanayo dad ka faa’iidaysta fursadaha noocan oo kale ah. Ururka SOLJA, waxa uu xukuumadda ugu baryayaa inay ciidanka ka dul qaado xarunta Telefishanka Star. sidoo kale, ururku waxa uu ugu baaqayaa inay xorriyaddiisa usoo celiso Wariye Jaabir Siciid Ducaale kaasoo ay maxkamadda gobolka Sanaag maanta toddoba cisho oo rumaan ah u jartay. Maxamuud Cabdi Jaamac Guddoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA Source
  9. Riyadh (Caasimada Online) – Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed bin Salmaan ayaa amray in lasoo xiro qoyska sarkaal horay uga tirsanaa sirdoonka si cadaadis loogu saaro in uu soo gacan geliyo dokumentiyo xasaasi ah oo uu la baxsaday, Reuters ayaa sidaas werisay. Afar ilo-wareed oo xaalada ka warqaba lana hadlay wakaaladda wararka Reuters, ayaa sheegay in dhaxal suguhu uu amray in la xiro qaraabadda Saad Al-Jabri iyadoo ujeedadu ay tahay in sarkaalka sirdoonka horay uga tirsanaa lagu qasbo in uu Sucuudiga uu kusoo laabto kana yimaado Canada oo uu hadda deganyahay. Xarigga ilmaha waa-weyn ee Al-Jabri, waxaa la sheegay in Maxamed bin Salmaan uu ku doonayo in uu ku helo qoraalo sir ah oo la qoray xilligii uu xafiiska joogay saraalka baxsadka ah, xilligaas oo uu muddo fog la taliye u ahaa Maxamed bin Nayef. Bin Nayef oo ah Maxamed bin Salmaan ina adeerkiis waxaa uu ahaa dhaxal sugihii hore ee taajka sucuudiga, waxaana jagadaas laga tuuray 2017-kii. Ka skoow in uu doorkii dhaxal-sugenimo wareejiyay, bin Nayef waxaa mar kale la xiray bishii March ee sanadkii lasoo dhaafay taasi oo qayb ka ahayd xarigga saraakiil boqortooyada ka tirsan kuwaas oo Maxamed bin Salmaan uu u arkayay in ay khatar ku yihiin awooddiisa. Ilo-wareedyadu waxay sheegeen in maalmo kadib markii dib loo xiray amiirka, wiil 21 jir ah iyo gabar 20 jir oo uu dhalay Al-Jabri in iyagana la xiray kadib markii la weeraray gurigii ay ka degenaayeen Riyadh, waxaana ku xigay Al-Jabri walaalkiis oo la xiray May. Mid ka mid ah ilo-wareedka ayaa Reuters u sheegay “Muddo ayey doonayeen in Al-Jabri maadaama uu ahaa gacanta midig u ahaa Maxamed bin Nayef.” Qoraaladaas xasaasiga ah ee uu hayo sarkaalka hore ee sirdoonka, sida ay Reuters sheegtay, waxay ka kooban yihiin akhbaar loo isticmaali karo kuwa siyaasadda uga soo horjeeda Maxamed bin Salmaan iyo sidoo kale akhbaar si dhab ah u dhaawici karta dhaxal sugaha iyo aabihiis boqor Salmaan. Sidoo kale qoraaladdu waxay ka koobanyihiin akhbaar ku saabsan hanitida uu dibadda ku leeyahay Maxamed bin Nayef, taasi Maxamed bin Salmaan uu u adeegsan karo amiirka xiran. Mid ka mid ah ilo wareedka ayaa, oo ahaa sarkaal hore oo amni gobol, ayaa sheegay in Al-Jabri uu sidoo kale heysto feylal ay ku jiraan faah-faahin lacageed iyo macaamilka saraakiil sare ee boqortooyadda ka tirsan. Qoyska Al-Jabri waxay raadinayaan taageeradda Maraykanka oo ah xulufo u dhow Sacuudiga, iyagoo rajeynaya in cadaadis uu boqortooyadda ku saaro sii deynta xubnaha qoyska ee xiran.
  10. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 31 qof oo cusub, taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa ku dhawaad 868. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay 18 xaalado cusub oo COVID-19 ah, oo kala jooga Gobolka Benaadir 11, Somaliland 6, iyo Koonfur Galbeed 1 qof, taas oo tirada guud ee xaaladaha dalka laga diiwaan geliyay ka dhigeysa 2,878. Bukaannada cusub 16 ka mid ah waa rag 2-na waa dumar, 24-kii saac ee ugu dambeeyay ma jirn bukaan u geeriyooday COVID19, waxaana tirada guud dadka u dhintay cudurka ay gaareysaa 90 qof. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bulshada ugu baaqday in lagu dadaalo kahor tagga cudurka si loo yareeyo saameynta uu bulshada ku yeelanayo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  11. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Madaxtooyada Beledweyne kula kulmay Odayaasha dhaqanka labo beelood oo dhowaan shaqaaqooyinka ku dhex maray Xadka Itoobiya iyo Soomaaliya ee Feer Feer. Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa kala hadlay odayaasha labada dhinac inay ka shaqeeyaan Nabadda iyo xasilooni ka hana qaada deeganada ay degaan beelaha walaalaha ah ee dagaalamay, waxaana dhinaca kale Mudane Waare xusay in shacabka dan ugu jirto wada noolaanshiyaha iyo daris wanaaga. Odayaashaan ayaa ah dhaqanka labo beelood oo dhowaan ku dagaalamay deegaanka Abaaley oo hoos taga degmada Feerfeer ee gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu dilay lix ruux halka tiro kale lagu dhaawacay, labada dhinac ayaa heshiis dhowaan ku gaaray magaalda Baladweyne. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  12. Kismaayo (Caasimada Online) – Taliyaha guutada 16-aad ee ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab G/le Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa faahfaain ka bixiyey howlgallo ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe, kuwaas oo lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab. Taliyaha oo la hadlay Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa sheegay in howlaglladaas ay ku dileen sarkaal ka tirsanaa tababarayaasha sare ee Al-Shabaab, kaas oo u dhashay dalka Nepal ee ku yaalla qaaradda ASIA. Saraalkaas waxaa magaciisa lagu sheegay Ashraf Azmi Abu Hamdan, waxaana lala dilay seddax dagaalame oo ilaalo u ahaa, sida uu sheegay sarkaalkan u hadlay Danab. Taliyaha ayaa sheegay in deegaanada ay howlgalladaas ka fuliyeen ay kala yihiin Buur-gaduud, Waabo, Salagle iyo Duqay oo dhamaantood hoos taga degmada Saakoow ee gobolka Jubbada Dhexe. Sidoo kale Taliye Ismaaciil oo sii hadlayey waxa uu sheegay in u jeedka howlgalkoodu uu ahaa inay beegsadaan saraakiisha sare ee Al-Shabaab, ayna sii wadi doonaan howlgallada nuucaan oo kale ah. Arbacadii shalay ayey aheyd markii ciidamada Dana bee ku sugan gobolka Jubbada Hoose ay Al-Shabaab kala wareegeen deegaanada kala ah Xawaaljiri, Bernasey, Yaaqbishaar iyo Cusbo, oo hoos taga degmooyinka Kismaayo iyo Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, kuwaas oo dhamaantood ay horay u maamulayeen Al-Shabaab. Sidoo kale howlgalkaas saraakiishii hoggaamineysay ee Danab waxa ay sheegeen inay ku dileen illa lix dagaalame oo ka tirsanaa Al-Shabaab.
  13. Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wuxuu maanta soo macasaaleemay Guulna uu u rajayey Ciidamada Bada iyo Ciudanka sida Gaarka ah u Tababarab ee Ladagaalanka [...] The post Ciidamadii Tababarka loosoo xiray oo howlgal ka dhan ah Argagixisada u ruqaansadey appeared first on . Source
  14. Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaaraynaysaa maleeshiyaatka Xuutiyiinta iyo kuwa taageera oo beegsaday goobo dad rayid ah ay degan yihiin oo ku yaalla Magaalooyinka Riyadh, Najran iyo Jazan ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo ay la dhaceen tiro gantaallada baalistik iyo diyaaradaha iskood isku-kaxeeya oo lagu rakibay qaraxyo maalinnimadii Talaadada, 23 June, waxaase ka hortagay oo burburiyay Ciidamada Isbaheysiga ee taageera Dowladda Sharciga ah ee Yemen kahor inta aysan gaarin goobihii bartilmaameedka u ahaa, taasi oo meesha ka saartay in dad rayid ah ay wax ku noqdaan. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay caddaynaysaa in ay ku garab taagan tahay Dowladda iyo Dadka Boqotooyada aanu walaalaha nahay ee Sacuudi Carabiya difaaca amnigooda gudaha iyo dagaalkooda ka dhanka ah aragagaxisada nooc kasta oo ay yihiin, waxa ay markale ku celinaysaa mowqifkeeda taageeraya dadaallada Qaramada Midoobey ee lagu doonayo xal horseeda nabadgelyo waara oo soo afjara dhibaatada ka taaggan Jamhuuriyadda aanu walaalaha nahay ee Yemen si ay ku jirto dhowridda ammaanka iyo danaha wadamada deriska la ah. Soomaaliya waxa ay ku baaqaysaa in si degdeg ah loo joojiyo weeraradaasi bahalnimada leh ee lagu beegsado dadka rayidka ah ee aan waxba galabsan ee biri magaydada ah, iyadoo falkaasi loo tiriyo xadgudub cad oo loola bareeray dhammaan qawaaniinta iyo cahdiyada caalamiga ah, carqaladeynayana dadaallada caalamiga ah ee lagu baadi-goobayo nabadda iyo dib-u-heshiisiinta, caqabad weynna ku ah nabadgelyada iyo amniga gobolka. Halkaan hoose ka akhriso:- View the full article
  15. Muqdisho (SMN)- Halkan ka Dhageyso Warka Habeen Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/06/Warka-Habeen-25062020.mp3 View the full article
  16. Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo madaxweyne Muuse Biixi ayaa shalay sheegtay inuu qaldan-yahay qodob kamid ah war-murtiyeedkii kasoo baxay shirka Jabuuti. Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland, Yaasiin Faratoon oo warbaahinta la hadlayey ayaa sheegay in qodobka lagu xusay in labada dhinac ay wada maamulayaan hawada Somaliland, uu yahay qalad ka dhacay xubnihii soo saarayey war-murtiyeedkaasi. Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in xubnaha qaladkaasi ka dhacay ee qoray war-murtiyeedkaasi ay raali-gelin ka siiyeen xukuumadooda, isla markaana ay dib u sixid ku sameynayaan. Waxaana hadalka Wasiirka kasoo wareegay muddo ka badan 24-saac ah, ilaa haddana majiro wax war ah oo kasoo baxay dowladda Jabuuti ama dib u sixid lagu sameeyay war-murtiyeedkaasi. Xukuumada Somaliland ayaa u muuqata mid ka been sheegtay ‘qalad’ ahaanta qodobkaasi, maadama aysan jirin meel si cad loogu soo bandhigay, iyada oo la rumeysan yahay in hadalka Wasiirka lagu dajinayo shacabka reer Somaliland. Madaxtooyada Somaliland ayaa iyadu si rasmi ah u baahisay war-murtiyeedkaasi, iyada oo aan wax sixid ah ama iftiimin ah ku sameyn qodobka uu sheegay wasiirka arrimaha dibedda Somaliland inuu yahay qodob qaldan oo aan ku jirin war-murtiyeedka. Madaxda Somaliland ayaa u muuqda kuwo wax badan ka tanaasulay qadiyada gooni isu-taaga ee muddada badan ay ku doodayeen, sida ay aaminsan-yihiin qaar kamid ah mucaaridka Somaliland. Somaliland ayaa iyadu ku dooda inay ka go’day Soomaaliya, isla markaana ay tahay dal ka madax-banaan jamhuuriyada, walow aysan jirin aqoonsi caalami ah oo ay ka heshay beesha caalamka.
  17. Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay qiimaha xuska Todobaadka Xorriyadda iyo Midnimada dalkeenna ayaa ku booriyey dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay doorkooda ka qaatan dabbaal degyada 60-Guurada ka soo wareegtay. “Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, dalka gudihiisa iyo dibaddiisa, Koonfur iyo Waqooyi, ciroole iyo carruur, rag iyo dumar, mucaarad iyo muxaafid dhammaan bulshada qaybeheeda kala duwan, waxaan ku boorinayaa in ay si mugleh uga qeyb qaataan xuska sanadguurada 60aad ee Todobaadka Xorriyadda” Halkan Ka Daawo Muuqaalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Hambalyada Todobaadka Xoriyada https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/06/whats-farm.mp4 Source: goobjoog.com
  18. (SLT-Hargeysa)-Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa beenisay in la beddelay Ambassador Donald Yamamoto. Af-hayeen u hadlay safaaradda ayaa VOA u sheegay in Ambassador Yamamoto uu weli yahay safiirka Maraykanka ee Soomaaliya. “Wixii su’aalo ah ee ku saabsan safiir la magacaabayo mustaqbalka waxaa ka jawaabi kara Aqalka Cad,” ayuu yidhi af-hayeenku. Safiirrada Maraykanka waxaa magacaaba Aqalka Cad, waxaana ansixiya Aqalka Sare ee Koongareeska ee Senate-ka, waana hawl qaadan karta dhowr bilood. Safiirradu waxay ku shaqeeyaan rabitaanka Madaxweynaha, taariikh ahaanna waxay caadiyan xilka hayaan 2-4 sanno. Ambassador Yamamoto waxa uu muddo dheer ahaa shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maraykanka, waana sarkaalka shaqaynayey muddada ugu dheer, bishii May ee aynu soo dhaafnay ayey u buuxsantay 40 sanno oo uu soo ahaa shaqaalaha arrimaha dibedda. Inkastoo uu yahay sarkaalka shaqaynayey muddada ugu dheer, haddana waxa uu marayaa meertada is-bedbeddellada muddo xileedka taasi oo u baahan inuu Madaxweynuhu magacaabista sameeyo, kadibna Senate-ku ay ansixiyaan. Illaa haatan cidna looma magacaabin inuu beddelo Ambassador Yamamoto, waxana uu sii wadanayaa shaqadiisa inta taasi laga gaadhayo. Source
  19. Islamabad, Pakistan (CNN) More than 30% of civilian pilots in Pakistan have fake licenses and are not qualified to fly, the country's aviation minister revealed Wednesday. Source: Hiiraan Online
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – Xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal ay saartay ku cambeereysay weerar gantaallo ahaa oo ay kooxaha Xuutiyiinta ee dalka Yemen Arbacadii ku qaadeen magaalada Riyadh ee caasimadda dalka Sacuudiga. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa lagu yiri “Xukuumadda Soomaaliya waxa ay si adag u cambaaraynaysaa maleeshiyaatka Xuutiyiinta iyo kuwa taageera oo beegsaday goobo dad rayid ah ay degan yihiin oo ku yaalla Magaalooyinka Riyadh, Najran iyo Jazan ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo ay la dhaceen tiro gantaallada baalistik iyo diyaaradaha iskood isku-kaxeeya oo lagu rakibay qaraxyo maalinnimadii Talaadada, 23 June” “Gantaalladaas ayaa waxaa ka hortagay oo burburiyay Ciidamada Isbaheysiga ee taageera Dowladda Sharciga ah ee Yemen kahor inta aysan gaarin goobihii bartilmaameedka u ahaa, taasi oo meesha ka saartay in dad rayid ah ay wax ku noqdaan.” Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku garab taagan tahay Dowladda iyo Dadka Sacuudiga difaaca amnigooda gudaha iyo dagaalkooda ka dhanka ah aragagaxisada nooc kasta oo ay yihiin. “Soomaaliya waxa ay markale ku celinaysaa mowqifkeeda taageeraya dadaallada Qaramada Midoobey ee lagu doonayo xal horseeda nabadgelyo waara oo soo afjara dhibaatada ka taaggan Jamhuuriyadda aanu walaalaha nahay ee Yemen si ay ku jirto dhowridda ammaanka iyo danaha wadamada deriska la ah,” ayaa lagu yiri qoraalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in “si degdeg ah loo joojiyo weeraradaasi bahalnimada leh ee lagu beegsado dadka rayidka ah ee aan waxba galabsan ee biri magaydada ah, iyadoo falkaasi loo tiriyo xadgudub cad oo loola bareeray dhammaan qawaaniinta iyo cahdiyada caalamiga ah, carqaladeynayana dadaallada caalamiga ah ee lagu baadi-goobayo nabadda iyo dib-u-heshiisiinta, caqabad weynna ku ah nabadgelyada iyo amniga gobolka.” Hoos ka arag qoraalka Soomaaliya
  21. MOGADISHU, June 25 (Xinhua) -- Somali National Army (SNA) on Wednesday killed six al-Shabab militants in an operation in the outskirts of Jamame and Kismayo towns in the southern region, a military officer confirmed on Thursday. Source: Hiiraan Online
  22. Waa maalin mudan xasuus ay ku dheehantahay xurmayen xeerin xiiso aan go’ayen’ bulsho walba waxay leedahay saacad maalin iyo sanad ku suntan astaan qaran oo muxubo iyo xushmayen iyo qaderin xambaarsan. waxa ku waajib ah in si fiican loo soo dhaweeyo ciidal calanka somaliland oo ku beegan 26 june 1960 oo fooda ina soo saartay viiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiva somaliland national day. sanad guuraagii lixdanaad awguuliyo maalintaa hala soo dhaweeyo oo hala dabaaldego KA REEBAN CUDURDAAR IYO CARQALADEYEN MAXAA YEELAY WAA SUMADA DAL IYO DAD AAN ADUUNKA SAAMIGEENA KU XARDHAN. MUSA AW HASSAN LODOON DUBAI UAE. Qaran News
  23. (ERGO) – Mining salt is a far cry from herding livestock, but for former pastoralist Abdulqadir Ali Sheikh this new livelihood has become a reliable way of supporting his family of five children, in southern Somalia’s Luq district in Gedo region. Source: Hiiraan Online
  24. Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Galabta gaaray Gaalkacyo, Madaxweynaha oo ay weheliyaan Xubno ka tirsan labada Gole ayaa lagu wada inuu Mashaariic Xariga [...] The post Sawiro. Madaxweyne Deni oo Gaalkacyo Gaaray appeared first on . Source