Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    212,225
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. ADDIS ABABA, Ethiopia - The second Africa Regional Integration Index (ARII 2019) was launched Friday by the Economic Commission for Africa (ECA), the African Development Bank and the African Union Commission (AUC), with a call to action to African economies to deepen their integration. Source: Hiiraan Online
  2. The coronavirus pandemic is limiting Eid holiday festivities around the world. Muslims in the Eastleigh neighbourhood of the capital Nairobi will be among the millions celebrating under lockdown. Source: Hiiraan Online
  3. ABIDJAN (Reuters) - Bakari Diakité normally celebrates the end of Ramadan by visiting the local mosque and hosting a large family gathering. This year, with COVID-19 still spreading in Ivory Coast’s commercial capital Abidjan, he has scaled back festivities. Source: Hiiraan Online
  4. Tripoli (Caasimada Online) – Dowladda QM ay taageerto ee Libya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay degmooyin cusub oo ku yaalla koofnurta magaalada Tripoli ka qabsadeen ciidamada dagaal-ooge Jeneral Khaliifa Xaftar. Qabsashada cusub ayaa sii wiiqeysa rajada ciidanka Khaliifa Xaftar uu doonayey inuu ku qabsado caasimadda Libya. Siqitaanka ay sameeyeen ciidamada dowladda ayaa dhameystiraysa toddobaad musiibo u ahaa ciidamada dagaal-oogaha, oo horey looga qabsaday saldhigga kaliya ee ay kaga sugnaayeen galbeedka Libya, sidoo kalena lumiyey gacan ku haynta dhowr magaalo. Afhayeen u hadlay dowladda, Mustafa al-Mujie ayaa sheegay in ciidamada ay qabsadeen xiro militari iyo xaafadda Salahudin, ayna kusii siqayaan degmooyinka Mashrou iyo Ain Zara. Awoodda dhanka cirka ah ee Turkiga ay ku taageereen dowladda Libya, iyo ciidamo laga keenay Syria, ayaa wax weyn ka beddelay xaaladda dagaalka Libya, islamarkaana hakiyey isku day socday 14 bilood oo Khaliifa Xaftar uu doonayey inuu ku qabsado caasimadda Libya. Khaliifa Xaftar ayaa waxaa taageeraya Ruushka, Masar iyo Imaaraadka Carabta. Sarkaal sare oo Turkish ah ayaa khamiistii sheegay inay ka aargudan doonaan weerar kasta oo dagaal-ooge Khaliifa Xaftar uu ku qaado danaha Turkiga ee Libya, saacado kadib markii Xaftar uu iclaamiyey dagaal iyo weeraro ka dhan ah Turkiga. “Dhammaan goobaha Turkiga iyo iyo danahooda ee magaalooyinka Libya waxay bartilmaameed sharci ah u yihiin ciidamadeena, waxaana shacabka ugu baaqeynaa inay ka fogaadaan,” waxaa sidaas yiri madaxa ciidamada cirka ee Xaftar, Saqr al-Jaroushi oo bayaan soo saaray. Hase yeeshee sarkaal sare oo Turkish ah ayaa sheegay inay si wanaagsan diyaar ugu yihiin inay difaacaan saldhigyadooda iyo xarumahooda, ayaga oo adeegsanaya maraakiibta dagaalka iyo diyaaradaha drone-ka ee ku sugan meel u dhow Libya. Waxa uu intaas ku daray in weerar kasta oo lagu qaado shaqaalaha Turkiga laga bixin doono jawaab aargudasho oo ay ku jirto mid lagu beegsanayo xarumaha Khalifa Xaftar. Guul-darrooyinka Xaftar ayaa waxaa horseeday diyaaradaha drone-ka Turkiga oo burburiyey habkii difaaca gantaallada Pantsir ee Ruushku ay sameeyeen, kuna caawiyeen Xaftar.
  5. Galka’yo (PP News Desk ) — At least five persons have died in South Galka’yo after firefight pitted clan militias against Danab Commandos. Militias surrounded the regional HQ of Danab after commandos hauled a man out of his property last night to take him into custody. After a brief stand-off clashes between clan militias and Danab commandos erupted. Clan militias initially demanded the relaase of “the business man”. Danab commandos rejected to oblige. Clashes lasted for several hours before guns fell silent. Traditional leaders and local notables in South Galka’yo are working to diffuse the conflict. © Puntland Post, 2020 The post A CLASH BETWEEN DANAB COMMANDOS AND CLAN MILITIAS LEAVES FIVE DEAD IN SOUTH GALKA’YO appeared first on Puntland Post.
  6. Bishan May 18-keedii 2020, waxa isku beegmay khudbaddii madaxweyne Muuse Biixi jeediyey ee uu ku tilmaamamay in dawaldda Somalia tahay cadowga Somaliland, iyo baaqii “kacdoon shacab” ee isla maalintaas dhalinyaradu ka soo saartay Hargeysa, kaasoo ay kaga dayriyeen xaaladaha bulsho, siyaaso iyo dhaqaale ee shacabku ku sugan yahay. Waxa isla bisha May 21keedii 2020 ka dabo yimi warbixintii James Swan, xoghayaha gaarka ee Qaramada Midoobay (QM) ee Somalia, uu siiyey Golaha Ammanka ee QM, taasoo uu tibaaxay in wadahadallada Somalia iyo Somaliland ay meel wacan marayaan. Talow haddii m/weyne Biixi wadahadal iyo mufaawado kula jiray Dawladda Federalka Somalia (DFS), maxaa ku kalifay inuu adeegasado erayadan xanafta badan? Tan iyo intii Md Biixi xukunka qabtay ma tiro yara inta jeer ee aflagaaddo iyo cambaarayn uu ku rusheeyey DFS iyo madaxweyne Farmaajo. Hase yeeshee markan waxa uu Md Biixi adeegsaday erayo huwan nacayb iyo colaad-abuur. Mana ahayn erayo munaasib ah, weliba marka laga dhaad qabo in hore loogu heshiiyey in laga dhawrsado weedho xanaf leh oo la isu mariyo warbaahinta. Haddaba su’aashu waa: maxaa Md Biixi ku kalifay erayadan naca huwan? Jawaabtu waa tab lagu yaqaan madaxda qaarkood inay sawiraan humaag cadow, marka ay arkaan baraarug shacab, si ay dadweynaha u Jiho habaabiyaan. Qasadka hadalka Biixi-na wuxu daarnaa in la hadheeyo warka baaqii dhalinyaradu ku beegtay 18ka May 2020. Sida keliya ee dhegeha dadka looga leexin karayey waxay ahayd in Xamar cadow loogu sheego, lagana maqlo afka madaxweynaha. Khudbaddii Md Biixi waxa kale oo ay su’aal gelisay niyad-samida maamulka Hargeysa ee ku aaddan wadahallada; ugu wacnaan waxay u egtahay in aysan ku qancin in mufaawado lala galo Xamar, ama waa in aanay daacadba ka ahayn. Kuma ay qanacin oo waxay is-tuseen in wadahadalladu shaki gelinayaan gooni-isu-taaggii muddada dheer lagu taamayey. Waxa uu maamulku ka dhaad qabaa in wadahalladii madaxweyne Siilaanyo bilaabay 2012 meel looga noqdaa jirin; ku darso iyana baqaha laga qabo dhirbaaxada diblomaasiyadeed ee beesha caalamka. Waxa kale oo Md Biixi yaqiinsaday in beesha caalamaku wado masaalaxo iyo dib-u-heshiisiin (reconciliation); ee aanay wadin kala-saarid (arbitration) iyo garnaqsi midna. Ka garo Md Biixi in khudbadiisii 18ka May 2020 uu ku xusay in kiiska Somaliland uu geyn doono Maxkamadda Caalamiga ah (ICJ), haddii wadahadalku ictiraaf keeni waayo. Cajiib. Dal la aqoonsan yahay uun baa maxakamadd ICJ tegi kara, sow maaha? Kolkaa arrin wuxu ku soo aruuray in la majaro habaabiyo shacabka, la maaweeliyo beesha caalamka (qawda maqashii); Xamarna lala dhuuqo kaalmada caalamiga ah iyo quud-daraynta laga qabo saamiga laga heli doono cafinta deynta ($395 milyan) ee Bangiga Adduunku ansixiyey bishii Marso 2020. Falaqayntan kore waxa laga soo dheegan karaa, in Md Biixi ku jiro xaraj siyaasadeed oo loogu garaabi karo. Laakiin loogu garaabi maayo inuu nacayb ka dhex abuuro labada shacab (Waqooyi iyo koofur). Xasuuso in Ilaah (subxanallah wa tacaala) ku sheegay Quraanka in kelmadda wanaagsani la mid yahay sidii geed wanaagsan, xidid adag leh, laamihiisuna cirka sare gaadhaan (15:24). Waxa maamulka Biixi caawin Kari lahaa, xarajkana ka debcin lahaa, isagoo hagaajiya siyaasadda gudaha ee Somaliland, ka bilaaba eegista baaqii dhalinyarada, dhawra xasaanadda xoriydda shakhsiga iyo cadaaladda, ilaaliya hantida gaarka ah; isla markaana u fasaxa dadweynaha inay dhegeystaan codadka taageersan wadajirka iyo qaranimada Jamhuuriyadda Soomaaliyeed. Ha loogu duceeyo madaxweyne Biixi in Ilaah garansiiyo erayga-san. Aamiin. Wa Bilaahi Towfiiq Maxamuud Cabdillahi Axmed, waxaad kala xiriiri kartaa maxamuudaxmed@live.com AFEEF: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
  7. Sida muuqata Prezo Deni, maahan hogaamiye isku waddi kara madax kala aragti duwan, kala damac duwan, malahan siyaaso dad isku wad,, waxa muuqata Khilaafka VP Karaash, kadib isku shaandheynta sharciga baalmarsan, horey waxay iskugu dhaceen Gudoomiye Dhoobo,, aakhirkiina Xabad iyo Laluush ayuu ku riday Gud. Dhoobo. Isku shaandheynta lagu beegsanayey Sxbadda VP Karaash, waxay baal marsantahay sharciga,, Prezo Deni Ictiraafka uu haysto waxa siinaya Dastuurka Puntland,,, waa innuu ku dhaqmo dastuurka,, tixgeliyana xaqa uu leeyahay VP karaash ee ah latashiga marka lamagacaabayo wasiiradda. Puntland waxay wajaheysaa khatartii ugu weynayd, ee ‘Legitimacy-ga’ dowladnimadda, waxaa horey u dhici jirey ismaandhaafka madaxda, balse waa laga gudbi jirey, madaxda markaas joogta ayaa si’uun xal u raadin jirtey. Dowladda hadda jirta muddo 18 bilood ah waxay wajihin khilaafki labaad. Sida hadda muuqata Khilaafka waxaa hurinaya Prezo Deni, kadib markuu si kelinimo ah uu isku shaandheyn u sameeyey,, bartilmaameedna ka dhigtey sxbbadda VP Karaash. Khilaafka oo sii xoogsadda waxay burburineysaa quruxdii iyo dowladnimaddii Puntland,, waxa immaan karta kala tag ku yimaadda 5tii gobol ee Puntland wadda dhistey (Waxaaba horey ugaaray dhaawac xoogan). Xiliga adag ee lagu jiro Prezo Deni siyaasadihiisa ‘Khilaafka iyo Wax Iska Dhicinta ku saleysan’ waxay burbur u horseedi kartaa Puntland,, suurto gal maahan in Madaxweynuhu ku guuleysto labo khilaaf,, labaddaas oo kala ah 1. Khilaaf dibedda ah, sida khilaafka Farmaajo ee Dowladda Federaalka 2. Khilaaf Gudaha ah,, sida Khilaafka Prezo Deni iyo VP Karaash. Labaddaas Khilaaf suurto gal maahan in Prezo Deni guul ka gaaro,, waxay keenin dhawac xoogan oo ku yimaadda midnimadda 5tii gobol ee Puntland iyo Ictiraafka dowladnimadda oo burbura (Dowladnimo 2/3 gobol kusoo aruurta). Maanta oo kale Puntland waxaa ka macaasha Xildhibaan bilaa damiir ah,, oo caqliga keliya ee uu hayo yahay motion laaluush lagu qaato iyo burburinta Dowladnimadda,, waa sidii ay ku sameeyeen Gud. Dhoobo. Xildhibaanadda damiirka leh iyo Gud. Barlamaanka fadlan arinkaasi yuusan marnaba noqon arin motion lageliyo, ha horseedina kala firxadka dadka iyo bilaabidda dhaqan ugub ku ah Puntland. Waxay illa tahay in lahelo talaabooyinkan 1. In madaxdu ku dhaqanta dastuurka iyo Xeerarka Dowladda. 2. In Isimadda galaan dhexdexaadinta labadda masuul, kana gaaran xal waara. 3. In Prezo Deni wax ka badelo siyaasadisa Khilaafka badan,, wax garadka Puntland waa inney marnaba aqbalin motion laga keeno VP Karaash. Doodda Prezo Deni ee uu ku haysto Dowladda Federaalka ah,,, waxaa ku haystaa federaalka wax adiguba aadan ku dhaqmin Puntland gudaheedda,,,, Mr Pres. Caqli maahan doodaasi. Waxa aynu sheegino meynu ku dhaqano Puntland ahaan,,,, sida; ku dhaqanka dastuurka,, joojinta laluushka, ku takrifalka awoodda dowladnimo ,, Keli talisnimo ,, daahfurnaan la’aan,, talo wadaagga iyo Isla xisaabtan. Waxaad sameyn weyday maahan innaad noogu dirto madaxda federaalka. WQ: Axmed Shire FG: Ra’yigaan wuxuu u gaar yahay Qoraaga Maqaalka ku saxiixan balse Puntland Post mas’uul kama ahan. The post Khilaafka Deni iyo Karaash!! appeared first on Puntland Post.
  8. Garowe (PP News Desk) — Puntland State Vice President Ahmed Elmi Osman has questioned the legality of new ministers and vice ministers appointed by President Said Abdullahi Deni. In a statement issued by the Office of Puntland Vice President’, Ahmed E. Osman distanced himself from the claim that he had been consulted on the Puntland cabinet reshuffle that contravenes the Puntland Constitution. © Puntland Post, 2020 AN UNOFFICIAL TRANSLATION OF PUNTLAND VICE PRESIDENT’S LETTER To: The Puntland Parliament Subject: The Vice President’s Position on the Cabinet Reshuffle May 23, 2020 I am writing this letter in reference to Presidential Act number 45 dated 22 May 2020 about the appointment of Ministers and Deputy Ministers. As the country remains in dire security and heath situation, [Puntland State] President fired Ministers, Deputy Ministers and appointed new Ministers and Deputy Ministers, changes that the President claims to have discussed with me. Therefore, I state that the consultation mentioned in the [presidential ] decree is baseless, and contravenes article 80, paragraph 5 and article 80 and paragraph 2 of Puntland Constitution. With this in mind, I make it clear to government agencies and people of Puntland that the [presidential] decree is against the legitimate role [of the Office of the Vice President] as specified in article 138, paragraph 2 of the Constitution, which is written as follows: “Every article, bylaw or decree that contravenes the Islamic Sharia and Puntland Constitution is null and void.” Signed: Ahmed Elmi Osman (Karaash) The Vice President of Puntland. © An Unofficial Translation by Puntland Post, 2020 The post PUNTLAND VICE PRESIDENT QUESTIONS LEGALITY OF MINISTERIAL APPOINTMENTS appeared first on Puntland Post.
  9. Without a coherent war plan, al-Shabaab is here to stay. What happens then, when we become aware of the fact that we do not meet our aim of defeating al-Shabaab? Like the dissonance theory, the self-discrepancy theory predicts that these attacks on our self-esteem will cause psychological tension and the motivation to reduce the inconsistency we associate with self-discrepancy. The Somali government and the society are each trying to explain this discrepancy between the reality (powerlessness to defeat the enemy) and the expected aim (defeat of al-Shabaab), employing various forms of self-justification. President Farmaajo during his inauguration speech declared a total war against the movement. He declared that he would destroy Al-Shabaab once and for all. Three years later, the group, still controls large areas of the countryside and regularly carries out attacks, especially in Mogadishu. Despite putting a total lock on Mogadishu and numerous military operations by Amisom, a regional peace mission of the African Union, together with the weak Somali army, a victory over the terror organization has not been achieved. On the contrary, al-Shabaab succeeded to expand its control to a large part of the Mogadishu and its surrounding areas. Al-Shabaab infiltrated if not all, most of the government departments (especially security sectors), due to governments’ naïve programme which provides work without proper check on defectors from the group. It is almost impossible to defeat Al-Shabaab with this arrangement in force. But two big obstacles makes almost impossible to defeat Al-Shabaab; the first obstacle is the situation of the Somali army itself. The soldiers fight without proper strategy, their positions are mostly isolated and there’s no logistical support available. Roads are mostly controlled by Al-Shabaab forces. Often they do not get their pay, despite the millions of dollars in support from Western donor countries. Corruption is the main reason for this. Civil servants and army leaders put the funds in their own pockets. Soldiers become demoralized and don’t want to risk their lives at the front when they are not paid. Some sell their weapons in the market to get money; others defect to Al-Shabaab, which has the reputation of paying their soldiers regularly and well. Recently, some of the Lower Shabeele positions of the Somali army were easily captured by the terrorist movement as the soldiers were isolated and without support. The second obstacle is the demography of the country; the country has many young people who are in the prime of their lives and at the same time have no prospect of work. Joining Al-Shabaab comes with the opportunity to eat every day, belong somewhere and fight for a common cause, while they may not be able to see the bad consequences of their choice as distraught youngsters. Because of weak governments, Al-Shabaab is in a position of power that they can use to their advantage: for example, the levy taxes on the population to buy new weapons and to expand the area of terror. Corruption also embodies the contrasts between rich and poor. The badly paid police officer manning checkpoints looks another way, puts a dollar from a terrorist driving a car full of explosives in his pocket. The top officer and minister build a villa of the misappropriation or bribe. Every time Transparency International issues a report, putting Somalia at the first of the list of the most corrupt land, Farmaajo’s government takes some measures. Lower officials are hit, but the big profiteers are left out. Al-Shabaab carried out an increasing number of attacks and assassinations in Somalia in the past months. At the same time, the United States is striking back from the air, with drone strikes against terrorist group fighters in the vast countryside without any tangible result to show. In 2021, the military from Uganda, Burundi, Ethiopia, Kenya and Djibouti (known as AMISOM) must be gone. The Somali army must then be able to take over peacekeeping and cope with Al-Shabaab. However, the Somali army is far from being able to take over the role of the African peacekeeping force. Somali military personnel are poorly trained underpaid and have inferior weapons. As mentioned earlier, because soldiers receive too little pay, corruption lurks and their weapons are sold on. Indeed, Al-Shabaab has somewhat weakened. That is why their focus is attacking soft targets like hotels, politicians, journalists, and the street assassination. Al-Shabaab fighters are very mobile. They still do a lot of damage with land mines, car bombs and improvised explosives. So far thousands of Somalis did not survive the terror of al-Shabaab. However, it remains to be watched if defeating al-Shabaab is possible with current government’s strategy and the limited training and equipment available to the Somali military. The risk remains that the Somali government will not be able to maintain the security level in Mogadishu and all of Somalia in the post-AMISOM era. I assume that, with the current political atmosphere in the country, as soon as the last Amisom soldier leaves the country, the government will collapse and the civil war will restart again. As for Al-Shabaab, it will not certainly mean the end but reinventing. Dr. Mohamed Hassan Tifow can be reached at mxtifow@yahoo.co.uk Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are those of the authors and do not necessarily reflect the official policy or position of Caasimada Online. For publication please email your article caasimada@live.com. Thank You
  10. Puntland: Wasiir Uu haleelay Xanuunka Coronavirus oo Diyaarad khaasa Loo Dalbay Dowladda Puntland ayaa diyaarad gaar ah u dalabtay wasiir ka tirsan xukuumadda Puntland oo muddo ku xanuunsanayay magaaladda Garoowe kadib markuu uu dhacay cudurka Covid-19, Diyaarada ayaa wasiirka ka qaaday garoonka diyaaradaha ee Garoowe, waxayna u qaaday magaalada Muqidisho iyadoo la filayo in loo sii gudbiyo wadanka Turkiga si halkaasi loogu dabiibo Saraakiil ka tirsan Bahda Caafimaadka ayaa warbaahinta u sheegtay in Wasiirku uu ka bogsaday Cudurka Covid-19 hase yeeshee uu waxyeelo gaadhsiiyay sambabadiisa iyo habdhiska neefsashada taasi oo keeni karta inay gebi ahaanba ay shaqada joojiyaan sambabadu haddii uusan helin dhakhaatiir Takhakhus u leh Wasiirka diyaarada khaaska ah looga qaaday Garoowe ayaa ah Wasiirka wasaarada Deegaanka & Beeraha Puntland ismaaciil Diirye Gamadiid. Qaran News
  11. Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ka soo horjeestay wasiiro iyo wasiir ku xigeenadii uu xalay magacaabay Madaxweynaha maamulkaasi Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni). Warqad uu soo saaray Karaash ayaa wuxuu ku sheegay inay sharci darro tahay magacaabistaasi, islamarkaana ay ka soo horjeedo dastuurka Puntland. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in aan lagala tashan xubnaha wasiirada cusub ee la magacaabay. Ugu dambeyn Axmed Karaash ayaa hoosta ka xariiqay in xilligan ay Puntland ku jirto xaalado adag oo dhanka ammanka iyo caafimaadka ah, islamarkaana loo baahan yahay in wax ka qabashada arrimahaasi loo istaago. Arrintan ayaa ku soo aadeysa, iyadoo mudooyinkii la soo dhaafay uu cirka isku sii shareerayey khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash. Halkan hoose ka aqriso:-
  12. Madaxweyne-xigeenka Puntland oo ganafka ku dhuftay Wasiiro uu magacaabay M/weyne Deni Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa ka horyimid wasiiro iyo wasiiro ku xigeenno cusub oo uu xalay magacaabay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Qoraal maanta oo Sabtiya ka soo baxay xafiiskiisa ayuu Axmed Karaash ku sheegay in aan la tashi lagala samayn magacaabidda wasiirada iyo wasiir ku xigeennada cusub sidaas darteedna ay baal-marsantahay Dastuurka iyo shuruucda u degsan Puntland. Madaxweyne ku xigeenka ayaa caddeeyay in ay waxba kama jiraan tahay in isaga la tashi lagala sameeyay magacaabidda wasiirada iyo wasiiro ku xigeennada cusub islamarkaana uusan waxba ka ogayn magacaabiddaas. Mudane Karaash ayaa sidoo kale xusay in magacaabidda lagu soo beegay wakhti adag oo Puntland wajahayso xaalad Amni iyo mid caafimaad. Hoos ka akhri qoraalka Rasmiya: Qaran News
  13. Ugu yaraan 5 ruux oo dhinacyadii dagaallamay ah ayaa ku dhintay in ka badan 10 kalena waa ku dhaawacmeen dagaal xooggan oo maanta koonfurta Gaalkacyo ku dhexmaray ciidanka kumaandooska dowladda Federaalka Soomaaliya ee DANAB iyo malayshiya-beeleed hubaysan. Malayshiya-beeleedka oo ka gadoodsan nin Ganacsade ah oo habeen ka hor ciidanka DANAB ay gurigiisa kala baxeen ayaa saaka isku gedaamay xarunta ciidankaasi ku leeyihiin koonfurta magaalada Gaalkacyo waxaana mudda kooban oo labada dhinac is hor fadhiyeen kadib halkaasi ka dhacay dagaal xooggan. Malayshiya-beeleedka ayaa markii hore dalbaday in ciidanka dowladdu ay si deg deg ah ku sii daayaan Ganacsadaha u xiran balse Taliska DANAB ayaa ku gacan sayray dalabkooda taasi oo keentay in dagaal ka dhex qarxo labada dhinac. Dagaalka oo saacado halkaasi ka socday ayaa markii dambe is taagay duhurnimadii maanta waxaana haatan socda waan-waan lagu dhex dhexaadinayo ciidanka iyo malayshiyaadka dagaallamay sida laga soo xigtay Odayaasha koonfurta Gaalkacyo. PUNTLAND POST The post Faahfaahin Khasaaraha ka dhashay dagaal maanta ka dhacay Koonfurta Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.
  14. Mareykanka oo dhaliil culus Tunka u saaray Farmaajo+Baaq & Digniin uu u diray Dowladda Mareykanka ayaa si kulul uga hadashay khilaaf weli socda ee u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah dowlad goboleedyada, kaasi oo ay ku qeexday mid aan la aqbali karin. Sii-hayaha ku-xigeenka wakiilka Mareykanka ee QM, Cherith Norman Chalet ayaa kulankii Golaha Ammaanka ee arrimaha Soomaaliya ka sheegtay inay arrin walaac leh tahay in madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada aysan muddo kulmin, si ay uga wada hadlaan xaaladda siyaasadeed iyo midda amni ee dalka. Waxay ugu baaqday madaxweyne Farmaajo inuu deg deg u qabto kulan uu la yeelanayo madax goboleedyada. “Waxaan ku boorineynaa madaxweyne Farmaajo inuu ku baaqo kulankii Golaha Amniga Qaranka, sida uu qabo dastuurka, sida ugu dhaqsiyaha badan si looga wada-hadlo qorsheynta doorashooyinka, wada-shaqeynta amniga, iyo ahmiyadaha qaranka ee deg degga ah,” waxaa sidaas tiri danjire Chalet. Waxay sidoo kale walaac ka muujisay in ciidamada xoogga dalka loo adeegsado dano siyaasadeed oo gaar ah. “Waxaan sidoo kale walaacsannahay in kheyraadkii amni ee loo baahnaa in lagula dagaalamo Al-Shabaab si qaldan loogu adeegsanayo xifaaltan siyaasadeed oo ka socda gobollo qaar ah,” ayey tiri danjire Chalet. Danjiraha ayaa dhanka kale sheegtay in dowladda federaalka ay ku guul-darreysaneyso fulinta jadwalkii doorashooyinka qaranka. “Waxaan soo dhoweeneynaa dadaallada ay Soomaaliya weli waddo ee ay ku qabaneyso doorashooyinka la qorsheeyey dhammaadka sanadkan, hase yeeshee waxaan ka walaacsanahay inay ka dib dhaceyso jadwalka,” ayey tiri. Qaran News
  15. Kulan ay yeesheen guddiga qaran ee ka hortaga cudurka covid-19 oo ahaa qaab muuqaal ah oo loo adeegsaday Mareegta Internet-ka ah ayaa waxaa diiradda lagu saaray qiimeyn ku saabsan saameynta uu dalka ku yeeshay safmarka Covid19 iyo hoos u dhaca ka muuqda heerka faafidda cudurkaasi. Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka jogtada ah ee guddiga qaran ee xakameynta COVID19, kaas oo looga hadlo arrimo dhowr ah. Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa guddiga ka hortagga faray dar dargelinta howlaha looga hortagayo faafitaanka dalka ee cudurka Coronavirus iyo fatahaadaha ka jira meelo ka mid ah Soomaaliya. Maalmihii la soo dhaafay waxaa la dareemayay inuu bilaawday hoos u dhac ku imaanaya tirade dadka uu soo rito cudurka gaar ahaan gobolka Banaadir waxaana wali jira dadaalo lagu xakameynaya halista uu leeyahay covid-19 iyadoo guud ahaan dalka lasyka kaashanayo sidii dalka looga ciribtiri lahaa. Guud ahaan tirada uu soo ritay cudurkaan Karoona ayaa gaartay 1,594 halka 204 ay ka bogsoodeen markii lala tacaalay. View the full article
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga qaran ee xakameynta cudurka faafa ee Coronavirus oo yeeshay kulankoodii joogtada oo ahaa qaab muuqaal ah oo loo adeegsaday Mareegta Internet-ka ah ayaa waxaa diiradda lagu saaray qiimeyn ku saabsan saameynta uu dalka ku yeeshay safmarka Covid19 iyo hoos u dhaca ka muuqda heerka faafidda cudurkaasi. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa guddoomiyey Ra’iisul wasaaeaha Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, iyadoona diirada lagu saaray xaaladaha cudurka Covid-19. Sidoo kale Khayre ayaa xubnaha guddiga faray dar dargelinta howlaha looga hortagayo faafitaanka dalka ee Cudurka Coronavirus. Sidoo kale waxaa intii uu socday kulanka lagu soo qaaaday fatahaadaha ka jira meelo ka mid ah dalka. Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa la dareemayay inuu bilaawday hoos u dhac ku imaanaya tirade dadka uu soo rito cudurka gaar ahaan gobolka Banaadir waxaana wali jira dadaalo lagu xakameynaya halista uu leeyahay covid-19 iyadoo guud ahaan dalka lasyka kaashanayo sidii dalka looga ciribtiri lahaa. Guud ahaan tirada uu soo ritay cudurkaan Karoona ayaa gaartay 1,594 halka 204 ay ka bogsoodeen markii lala tacaalay.
  17. Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa ka horyimid wasiiro iyo wasiiro ku xigeenno cusub oo uu xalay magacaabay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Qoraal maanta oo Sabtiya ka soo baxay xafiiskiisa ayuu Axmed Karaash ku sheegay in aan la tashi lagala samayn magacaabidda wasiirada iyo wasiir ku xigeennada cusub sidaas darteedna ay baal-marsantahay Dastuurka iyo shuruucda u degsan Puntland. Madaxweyne ku xigeenka ayaa caddeeyay in ay waxba kama jiraan tahay in isaga la tashi lagala sameeyay magacaabidda wasiirada iyo wasiiro ku xigeennada cusub islamarkaana uusan waxba ka ogayn magacaabiddaas. Mudane Karaash ayaa sidoo kale xusay in magacaabidda lagu soo beegay wakhti adag oo Puntland wajahayso xaalad Amni iyo mid caafimaad. Hoos ka akhriso qoraalka PUNTLAND POST The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka horyimid wasiiro uu magacaabay madaxweyne Deni appeared first on Puntland Post.
  18. Xaalada ayaa hada degan kadib weerar ay Maleeshiyada Xaafada Baraxlay ay ku qaadeen Saldhiga Xaafada oo ay gacanta ku hayaan Ciidan ay Dowlada Federaalku Mushaar [...] The post Faahfaahin Xaalada Xaafada Baraxlay oo hada degan kadib iska hitmaskinen ka dhacay Xaafada appeared first on . Source
  19. New coronavirus cases dropped to zero in China for the first time Saturday but overwhelmed hospitals across Latin America – both in countries lax about lockdowns and those lauded for firm, early confinement. The virus hit a reopened church in Germany and possibly a restaurant, too. Source: Hiiraan Online
  20. Maleeshiyo ka tirsan Maleeshiyaadka Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta waxay jidgooyo dhigteen irada hore ee Saldhiga oo ay gacanta ku hayaan Ciidamada dowlada [...] The post Breaking News— Faahfaahin Dagaal ka dhex Qarxay Maleeshiyada Baraxley Iyo Ciidanka Dowlada Federaalka ee isla Xaafadaha appeared first on . Source
  21. Dagaal xooggan oo u dhexeeya malayshiya-beeleed gadoodsan iyo ciidanka Kumaandooska dowladda Federaalka Soomaaliya ee DANAB ayaa haatan ka qarxay koonfurta magaalada Gaalkacyo sida ay sheegayaan goob-joogayaal halkaasi ku sugan. Dagaalka ayaa bilowday kadib markii malayshiy-beeleed hubaysan oo wata gaadiidka dagaalka ay isku gedaameen xarunta Kumaandooska DANAB ee koonfurta Gaalkacyo kadib markii ay ka gadoodeen Ganacsade habeen ka hor ay Ciidankaasi xirteen. Labada dhinac oo mudda kooban halkaas isku hor fadhiyay ayaa waxaa ka dhex bilowday dagaal xooggan oo la isu adeegsanayo Hubka culus islamarkaana ku sii fidaya xaafadaha ka agdhow xarunta DANAB. Malayshiya-beeleedka ayaa ciidanka dowladda Federaalka ka dalbaday in ay si deg deg ah u sii daayaan Ganacsadaha balse Taliska Ciidanka ayaa diiday in ay ninkaas sii daayaan waxaana durbadiiba bilowday dagaalka. Waxaanse weli xog sugan laga helin khasaaraha ka dhashay dagaalkaas ee kala gaaray labada dhinac xilli uu dagaalku sii xoogaysanayo sida ay ku soo warramayaan dadka degaanka. Xaafadaha ka agdhow xarunta Kumaandooska DANAB iyo nawaaxigeeda ayaa barakac bilaabay iyadoo dadka Rayidka ah ay naftooda kala cararayaan Hubka culus oo meesha ka dhacaya. PUNTLAND POST The post Dagaal xooggan oo ka qarxay koonfurta Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.
  22. AstraZeneca has said it has the capacity to manufacture one billion doses. Credit: PA AstraZeneca has said it has the capacity to manufacture one billion doses of the University of Oxford’s potential Covid-19 vaccine and will begin supply in September. The pharmaceutical firm said it has secured the first agreements for at least 400 million doses of the vaccine. It said it aims to conclude further deals in order to expand capacity over the next few months to “ensure the delivery of a globally accessible vaccine”. On Monday, Health Secretary Matt Hancock said that if the University of Oxford’s Covid-19 vaccine candidate proves successful, then up to 30 million doses for the UK could be available by September. The Oxford team is currently testing the vaccine candidate in humans. Meanwhile, a separate group from Imperial College London is expected to start human trials next month. However, some scientists have warned that a vaccine might not be widely available until next year. Professor Robin Shattock, head of mucosal infection and immunity at Imperial College London, told the BBC he believes vaccines “won’t be readily available for widescale use until the beginning of next year as the kind of most optimistic estimation.” AstraZeneca said it has now finalised its licence agreement with Oxford University for the “recombinant adenovirus vaccine”, which will now be known as AZD1222 Pascal Soriot, chief executive of AstraZeneca, said: “This pandemic is a global tragedy and it is a challenge for all of humanity. “We need to defeat the virus together or it will continue to inflict huge personal suffering and leave long-lasting economic and social scars in every country around the world. “We are so proud to be collaborating with Oxford University to turn their ground-breaking work into a medicine that can be produced on a global scale. “We would like to thank the US and UK governments for their substantial support to accelerate the development and production of the vaccine. “We will do everything in our power to make this vaccine quickly and widely available.” The company said on Thursday that is has received more than £820 million from the US Biomedical Advanced Research and Development Authority (Barda) for the development, production and delivery of the vaccine, starting in autumn. Source IT News Qaran News