Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. A SHOPKEEPER, butcher and tailor are among 36 people who have died within a half-mile radius on a deprived London estate which has become one of the UK's worst-hit communities. Source: Hiiraan Online
  2. Soomaaliya ayaa muddo dheer kadib xil sare ka qabatay Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay. Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Daahir Cismaan (Abuukar Baalle) ayaa loo doortay Madaxweyne Ku xigeenka Golaha Qaramada Midoobay, gaar ahaan fadhi-xileedka 75-aad ee 2020/2021. Amb @AbukarOsman1 has been elected as the VP of the #UNGA 75th Session (2020/21) has proudly served in this capacity the following times: 1963-64: HE Dr. Hassan N. Elmi 1979-1980: HE Abdirizak H. Hussien/HE Ahmed M. Aden”Qaybe” 1986-87: HE Abdullahi S. Osman pic.twitter.com/jZ2nLng2ML — Embassy of Somalia-USA (@SomaliainUSA) June 29, 2020 Soomaaliya ayaa 33 sano kadib markii ugu horeysay dib u heshay kursigan oo ay markii saddexaad qabato. Horaantii bishan ayaa Volkan Bozkır oo u dhashay dalka Turkiga loo doortay Madaxweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. PUNTLAND POST The post Soomaaliya oo xil sare ka qabatay Qaramada Midoobay appeared first on Puntland Post.
  3. Safari Restaurant, the only Somali dining establishment in New York City, has found a way to keep its doors open during the coronavirus pandemic and throughout the reopening phases. Source: Hiiraan Online
  4. Muqdisho (Caasimada Online)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo maanta ka hadlay doodii xeerka astaynta kuraasta Golaha Shacabka oo hor yaalla golaha ayaa sheegay in kuraasta loo wareejiyey gobollada aysan deganeyn beeshii laheyd ay khatar ugu jiraan inay lumaan. Guddoomiyaha ayaa si gaar ah ula hadlay xildhibaanada sida ku tala galka ah gobol aysan beeshiisu degin ugu wareejinaya kursiga ay ku fadhiyaan, isagoo uga digay in gursigaas uu marka dambe lumi doono. “Kuraasta waxaa loogu tala galay in dhamaan shacabka Soomaaliyeed ay u tartamaan, adiga waxaa laga yaabaa in kursiga inta qaado aad geyso meel aysan deganeyn bulshada oo iska leh kursigaas, waxaana suurta gal ah maadaama aysan beeshii laheyd gobolkaas deganeyn adigana lagaa tira badan yahay kursiga lagaaga guuleysto” ayuu yiri Guddoomiye Mursal. Guddoomiyaha oo hadalkiisa sii watay ayaa yiri, “Adiga oo ku fekeraaya sanadkaas in aad soo laabato khatar ha gelin kursiga bulshada aad ku metesho oo xaq u leh inay u wada tartamaan.” Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa sheegay in ciladdaasi ay ku soo noqon doonto dadkii kursigaas iska lahaa, taasna ay u baahantahay in laga fekero inta aysan dhicin. Hadalka guddoomiyaha ayaa imaanaya iyadoo beelaha qaar ay durbaba bilaabeen cabasho ay ka qabaan xeerka asteynta kuraasta golaha shacabka oo haatan doodiisu ay ka furantahay fadhiga golaha shacabka, kaas oo kuraasta qaar lagu qoray gobollo aysan degin beesha iska leh. Hoos ka Daawo
  5. Somalia was on Monday elected Vice-president of the 75th United Nations General Assembly for the period between 2020 and 2021. The post is like a deputy speaker of an ordinary parliament and will assist the President of UNGA in conducting sessions. Somalia served three times before. “Congratulations to the Somali government and people! Also, I would like to take this opportunity to congratulate the brotherly people and country of Turkey @volkan_bozkir and you have our full support UNGA75, we are looking forward to working with you,” said Amb Abukar Baalle. Congratulations pour in for the announcement of the top post for Somalia in the UN. View the full article
  6. Puntland Parliament has called on the government to reject an invitation to attend a Mogadishu meeting between the Somalia Federal Government and the Federal Member States next month. During their Monday’s session, the regional lawmakers rejected NIEC’s report to delay elections as a ploy to extend the term of the federal government. Speaker Abdirashid Yusuf Jibril also opposed the inclusion of 13 new senators to represent Benadir as a bid that he believes will benefit one clan in the capital. The assembly said if Somalia goes with the electoral Commission’s advice, there is uncertainty on when the polls will be held and warned illegal term extension. View the full article
  7. The United Nations office in Somalia has called on the country’s leaders to reach consensus on a way forward on holding a universal vote as early as March 2021. In a statement issued in Mogadishu on Sunday, the UN lauded the National Independent Electoral Commission (NIEC) chairperson Halima Yarey for presenting electoral options to realize direct voting for Somalis. “Now that NIEC chairperson has presented electoral options, the UN in Somalia urges broad consultation among Somali political leaders to reach consensus on a way forward,” said the UN. It said the planned three-day meeting of the national government and the Federal Member States which is slated for early July is a good next step for the leaders to agree on the electoral process. The UN statement comes after the poll body said on Saturday it will not be possible to hold elections this year due to technical and logistical issues including the security situation in the country. Halima Yarey, chairperson of NIEC said the poll body requires 13 more months to prepare a credible poll where Somalis will have an opportunity to take part in ‘one person, one vote’ election for the first time since 1969. “The commission needs to register citizens, register political parties and the candidates,” Yarey told parliament in Mogadishu. She said the earliest Somalia can go to the polls is March 2021 if Parliament approves the manual voter registration option which she said could take only nine months as opposed to biometric registration which is costly in terms of acquisition and training of staff. Somalia is preparing for universal suffrage elections, which will be the first of its kind after more than two decades since the outbreak of the civil war that followed the collapse of the government in 1992. However, the country’s opposition alliance (FNP) on Sunday said the electoral commission has lost public and political stakeholders’ trust and called for the entire commission to resign. FNP said they will not accept even a day of extension of the election date and blamed the NIEC, saying it’s blended with the leadership of the country. The electoral commission defended itself, saying it’s an impartial institution and urged all stakeholders to stand with the commission to make this historic election a reality. The NIEC chairperson vowed that the commission which was established in 2015 under the provisional constitution will continue to be guided by the constitution and all other legal frameworks. “We are an impartial institution and we will continue to stay on course. Our mission is to deliver a transparent and inclusive electoral process embedded with integrity,” Yarey said in a statement issued on Sunday. The envisaged election is considered crucial because it would entrench political inclusivity, which is part of Somalia’s roadmap to democracy. The electoral law envisages one-person-one-vote denying elders and select individuals the power to decide the country’s leadership as they have before. Analysts say the holding of the 2020 universal vote is considered critical for the sake of entrenching the federal system of governance, which is required to appease communities and regions claiming systematic exclusion and marginalization for decades. According to the UN, Somalia last held one-person, one-vote elections in March 1969 when the government was overthrown in a bloodless military coup. Parliamentary and presidential elections took place in late 2016 and early 2017 through a system of indirect suffrage. View the full article
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Kulan ay maanta isugu yimaadeen qaar kamid ah xildhibaanada iyo wasiirrada dowlad goboleedka Hir-shabeelle oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa markii uu soo gaba-gaboobay waxa ay xubnahaasi la hadleen warbaahinta, iyaga oo si adag ugu jawaabay hadalkii kasoo yeeray baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland. War-saxaafadeed ka kooban 13 qodob oo maanta kasoo baxay kulan ay yeesheen xildhibaanada baarlamaanka Puntland ayaa sharci darro ku tilmaamaya metelaada uu gobolka Banaadir ka helayo golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo Sabtidii lasoo dhaafay ay ansixiyeen xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya. Xildhibaanada maanta shirka jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ee ka tirsan baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa sheegay in hadalka kasoo yeeray baarlamaanka Puntland uu yahay mid aan xilligan loo baahneyn, isla markaana uu kala fogeynayo midnimada umadda Soomaaliyeed. “Puntland waxaan ka ogolaanay federaal oo ay noo keeneen, gobol wax halagu qeybsado iyagaa keenay waan ka aqbalnay, hal mar ma aanaa dhihin war laba gobol-baad heystaan, marka dooda walaaleheen waxaan u aragnaa inay tahay naceyb ay u qabaan gobolka Banaadir iyo dadka kasoo jeeda, waxaasna ka yeeli meyno Casirkii hadaad warantaana Cishihii ayaan warameynaa,” sidaas waxaa yiri mid kamid ah Xildhibaanada dowlad goboleedka Hir-Shabeelle. Xildhibaan kale ayaa yiri, “Hadii dowladdii madaxweyne Sheekh Shariif inka shaqeyn weysay, oo tii Xasan Sheekh inka shaqeyn weysay, hadana tan Farmaajo ay inka shaqeyn la’dahay Puntland-ney is xisaabiya inta aan la idin xisaabin, hadii madaxweyne aan garta ogoleyn inta iska soo hor mariseen gadaal ka marteen, oo umadda aadnaa ka qaban, idinkaa la idiin yaabaa.” Wasiirka amniga Hir-Shabeelle ahna Xildhibaan ka tirsan maamulkaas ayaa sheegay in hadalka ka soo yeeray baarlamaanka maamulka Puntland uu ahaa mid cadiifadeysan, oo Soomaali kala geyn kara. “Waxaan halkaan uga jawaabeynaa hadalkii xanafta lahaa ee kasoo yeeray baarlamaanka Puntland oo ahaa mid aad u cadiifadeysan oo kala geyn kara Soomaali, waxaan leenahay hadalkaas waxa uu abuuri doonaa in dib loogu noqdo dagaaladii sokeeye” ayuu yiri. Baarlamaanka Puntland ayaa maanta qoraalkii kasoo baxay waxay nuqullo ka mid ah ku sheegeen inay sharci darro yihiin 13-ka xubnood ee Aqalka Sare loogu daray gobolka Banaadir, waxayna iyaga oo ka careysan arrintaas xukuumadda madaxweyne Deni ka dalbadeen in aysan ka qeyb gelin shirka uu ku dhawaaqay madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo, kaas oo lagu wado inuu Muwdisho ka dhaco inta u dhaxeysa 5-ta illaa 8-da bishan nasoo aadan ee July. Hoos ka Daawo
  9. Abuukar Baalle oo ah safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobey ayaa loo doortay inuu guddoomiye ku-xigeen ka noqdo kulanka 75-aad ee jimciyadda Qurumaha ka dhaxeysa. Mas’uuliyiinta Soomaalida ah ee horay usoo noqotay: 1963-64 H.E. Hassan N. Elmi 1979-1980 H.E. Abdirisak H. Hussen/H.E. Ahmed M. Adan”Qaybe” 1986-87 H.E. Abdullahi S. Osman Abuukar Baalle, haddii uu Guddoomiyaha maqan yahay ayuu qaban-doonaa: Waxaa uu guddoominayaa fadhiga. Fadhiyada isaga ayaa furaya oo hadana xiraya. Waxaa uu maamulayaa doodaha socda. Dadka ayuu hadalka u qeybinayaa. Waxaa uu xirayaa liiska inta hadleysa. Waxaa uu shaacinayaa waqtiga la hadli karo. Cod ayuu gelinayaa haddii codeyn jirto. Go’aannada soo baxa ayuu ku dhawaaqayaa. Inta jeer ee mas’uul dowlad matalo uu hadli karo ayuu xadidaa. Waxaa uu dib dhigi karaa kulanka ama xeri karaa Waxaa uu laali karaa kulanka ama joojin karaa. Source: goobjoog.com
  10. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 23 qof oo cusub, taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa ku dhawaad 910. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay 10 xaalado cusub oo COVID-19 ah, oo kala jooga Puntland 9 iyo Somaliland 1 qof, taas oo tirada guud ee xaaladaha dalka laga diiwaan geliyay ka dhigeysa 2,904. Bukaannada cusub 7 ka mid ah waa rag 3-na waa dumar, 24-kii saac ee ugu dambeeyay ma jirn bukaan u geeriyooday COVID19, waxaana tirada guud dadka u dhintay cudurka ay gaareysaa 90 qof. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bulshada ugu baaqday in lagu dadaalo kahor tagga cudurka si loo yareeyo saameynta uu bulshada ku yeelanayo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  11. Soomaaliya ayaa loo doortay Madaxweyne ku-xigeenka Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay muda xilleedka 75-aad ee 2020/201. Abuukar Cusmaan Baalle oo ah safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa xilkaas loo doortay sida lagu shaaciyay bogga rasmiga ah ee ay Safaaradda Soomaaliya ku leedahay dalka Mareykanka. Tallaabadan ayaa muujineysa doorka fir fircoon oo ay Soomaaliya ka gaartay arrimaha siyaasadda caalamiga ah iyo diblomaasiyadda. Horey waxaa xilkan Soomaaliya u soo qabtay 1963-64 Dr Xasan Nuur Cilmi 1979-1980 Cabdirisaaq Xaaji Xuseen/ Axmed M. Aadan “Qeybe” iyo 1986-87 Cabdullaahi S. Cismaan Goobjoog News Source: goobjoog.com
  12. NEW YORK (HOL) - Somalia’s ambassador to the UN Abukar Osman Baale has been elected Vice President of the UN General Assembly. Source: Hiiraan Online
  13. In the past three and half years, the UN Security Council (UNSC) suffered shameful humiliation and loss of credibility in Somalia because the Federal Government of Somalia (FGS) of President Mohamed Abdullahi Farmajo not only disregarded but also violated all UNSC Resolutions and expelled disgracefully the Special Representative of the UN Secretary General (UNSG) from the country after he attempted to perform his duties. In response, rather than being disturbed, the UNSC became complicit of FGS’s violations and decided to praise it for fictitious progress. The successor of the expelled UN Special Representative had to behave docilely. That has made the UNSC a paper tiger. The question is can UNSC and International Development Partners (I-Partners) recover from the devastating humiliation and loss of credibility suffered in Somalia? In all likelihood, the answer is doubtful. The collapse of the Somali state in 1991, which caused humanitarian catastrophes, widespread chaos, and high insecurity, compounded with the war on terror demanded international intervention to restore the state structure and capacity for representation, governance, and security. The International Community chose to use Chapter VII of the UN Charter for the intervention and developed the concept of partnership between Somalia and the I-Partners. Accordingly, the UNSC seized the reins of Somalia and on the basis of article 42 of Chapter VII authorized the deployment of African forces (AMISOM) in 2007. Although Somalis feel victims of UK foreign policy, the UN and UK, the penholder of Somalia, organized the third London Conference on Somalia on 11 May 2017 after the election of President Farmajo on February 8, 2017. The conference issued a comprehensive communiqué and new partnership agreement and security pact to give momentum to the rebuilding of the Somali state for the period 2017 and 2020. The priorities listed in the agreements included the defeat of terrorist group Al Shabab, the engagement of Somaliland for political settlement, the completion of the constitutional review process to consolidate the state formation in terms of allocations of power, responsibilities, and resources, the implementation of the National Security Architecture at federal and state levels, transfer of security delivery from AMISOM forces to Somali security forces, effective public accountability, control of corruption and sound public financial management, promotion of peace, reconciliation, upholding of human rights, maintained and structured dialogue with the public and civil society on matters of national interest, development of inclusive political system, and last but not least the preparation for an inclusive, credible, and transparent “one person one vote election in 2020/2021.” The political election was considered as the main pillar of the statebuilding efforts. The UNSC Resolution 2358 (2017) deliberated and endorsed the priorities spelled out in the agreements between FGS and I-Partners in order to oblige the support and compliance of all member states of the UN. The Resolution explicitly underscored that the UN Assistance Mission for Somalia (UNSOM) will play a central role in the implementation of shared priorities by providing strategic policy advice. Nevertheless, President Farmajo defied the UNSC resolution and undertook a sustained political strategy to dismantle whatever progress made during the previous administrations of Presidents Sheikh Sharif Sheikh Ahmed and Hassan Sheikh Mohamud. He waged brutal campaign to dominate the federal member states (FMS), the security forces, and the justice system. As a result, the mood of the country turned to 1991 discourse and desolation. The Somali people could not fathom the failure of the UNSC and the I-Partners of not being able to stop President Farmajo’s blatant systematic anti-democratic corrosive actions and his disregard of UNSC resolutions for almost four years. Members of the UNSC had enough public and confidential information from different sources, including the three month reports of the UNSG, highlighting the worsening political, security, and humanitarian situation in Somalia. The conflicting and harmful policies pursued by the diplomats of key I-Partners also undermined the strengthening of democratic system of governance and accountability. The ousting of former speaker Mohamed Sheikh Jawari, who remains silent and reclusive until now, and the appointment of close associates to the leadership of the security forces, marked the end of the accountability of the whole FGS. I-Partners witnessed the escalation of the authoritarian behavior of President Farmajo and didn’t mind it. The UNSC Resolution 2520 (2020) issued on May 29, 2020 confirms the lack of implementation of the resolution 2538 (2017). It’s an exhibit for failure. It shifts attention to post 2021 election. Somalia suffered four years of division, conflicts, and setbacks. The call of the Resolution 2520 urging the cooperation between the FGS and FMS for addressing security and election issues neglected since 2017 has yet to be genuinely responded to. On the other hand, the fixation of the I-Partners on “one person one vote election in 2020/2021,” with no time for credible preparation is misguided. It can be interpreted as deliberate intention to mess up the political system of Somalia forever. No reasonable person familiar with the situation of Somalia can advocate “one person one vote election” which should take place in less than 5 months. The painful failure of 12 years of UN-led international intervention that markedly started in Somalia in 2008 under the United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) had rekindled the desire to look back for reflection and lesson at the accomplishments of the Italian Trusteeship Administration of Somalia ((L’Amministrazione Fiduciaria Italiana della Somalia -AFIS) authorized by the UN General Assembly in November 1949 to prepare the Southern part of Somalia for independence and self-government within ten years. At that time, Somali people lacked basic education and political maturity for self-rule and international relations. The Trusteeship agreement with Italy mandated the establishment of self-government system that can deliver state functions after independence. Most importantly, the declaration of constitutional principles annexed to the trusteeship agreement required the Italian administration to guarantee transparency, accountability, respect of the UN Charter and rule of law, respect of fundamental human rights such as freedom of press, expression, and public dissent. The constitution for the nascent Republic of Somalia published on July 1st 1960 remains masterpiece until today. Retrospectively, the Italian administration respected the will of the Somali people for freedom and fulfilled reasonably and honorably its responsibility by providing them the basic education, political experience, skills, and administrative structure needed for running a democratic state that emerged in 1960. President Farmajo chose President Adan Abdulle Osman (PUH) as his role model. However, it is pity that he betrayed the single governing principle of his role model which was practice of democracy (defense of the opposition, supremacy of the rule of law and justice, respect of the individual freedom and liberty, free media, anti-corruption, free and fair election, national interest over personal political interest). The books of Mohamed Trunji, “Somalia, the Untold History 1941-1969 (2015)” and Abdi I. Samatar, “Africa’s First Democrats (2016)” provide narratives for understanding the leadership principles of late President Adan (PUH). Two stories from those books serve to illustrate President Adan’s leadership principle. In responding to Italian official who said that “what Somalia had –roads, hospitals, etc. – at the beginning of the trusteeship period was done by Italy during the colonial period,” President Adan said “but those who came after colonial Italy (the British) granted us something immensely much more important than that. They gave us freedom of expression, freedom to establish political parties, freedom to work for the future of our country.” In his diary, President Adan noted that “Without democracy, dreadful things would befall the nation.” Indeed, dreadful thing befall Somalia. Respect of the freedom and liberty of the citizens was his paramount doctrine. Another important lesson President Farmajo didn’t get right is the directive the first Governor of the Italian Administration, Giovanni Fornari, send to all district commissioners and residents immediately after assuming his position in March 1950, ordering them “absolute and loyal guarantee towards the local population under their jurisdiction without any discrimination based on political and ethnicity, total respect of their personality and liberty whose exercise constitutes a reason of pride for democratic states.” The Somali people exercised vigorously their political rights to petition and protest for openness and accountability of the Italian administration. Somalis want freedom and liberty from their leaders. As priority, the Italian administration established the Territorial Council, the Municipal Council, the Rural Councils, and the District Commissioners and conducted elections to ensure the active participation of the people in the political and legislative debates and decision making process at all levels. Political parties were active participants in the consultations and discussions of important policy and legislative matters affecting the local population before decisions were made. Successive trusteeship governors implemented methodically and sequentially the essential building blocks for statehood, specifically state institutions, laws, regulations, procedures and programs. The trusteeship experience offers an important lesson for how to build and run a democratic state in ten years. Many Somalis believed that the UNSC and I-Partners accumulated immense knowledge, coherence, clarity, and objectivity between 1950 and 2008 to help the Somali people to rebuild a democratic accountable state within reasonable timeframe. Unfortunately, that expectation turned out to be wrong and today Somalia remains more dangerous and fragile than 12 years ago. Somalia is again on the brink of violence and disintegration. The last hope for its revival is a timely free and fair election obstructed by the scheming or ineptitude of President Farmajo on one hand and by the apathy and delusional insistence on controversial electoral model of the I-Partners on the other hand. Use of well-organized, tightened up 2016 electoral model is the only way out of the current political powder keg. Dr. Mohamud M. Uluso can be reached at mohamuduluso@gmail.com Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are those of the authors and do not necessarily reflect the official policy or position of Caasimada Online. For publication please email your article caasimada@live.com. Thank You
  14. Prof Cabdirisaaq Cusmaan Juriile oo ah Senator ka tirsan Aqalka sare ee Federaalka Somaaliyeed oo la hadalay warbaahinta ayaa ka digay in fawdada Sharci iyo [...] The post DAAWO : – Senator Juriile oo ugu baaqay Siyaasiyiinta ku sugan Muqdisho in ah ka hadalaan burburka lagu wado Dawladinmada iyo Shuruucada Dalka appeared first on . Source
  15. Soomaaliya ayaa loo doortay Madaxweyne ku-xigeenka Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay muda xilleedka 75-aad ee 2020/201. Abuukar Cusmaan Baalle oo ah safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa xilkaas loo doortay sida lagu shaaciyay bogga rasmiga ah ee ay Safaaradda Soomaaliya ku leedahay dalka Mareykanka. Tallaabadan ayaa muujineysa doorka fir fircoon oo ay Soomaaliya ka gaartay arrimaha siyaasadda caalamiga ah iyo diblomaasiyadda. Horey waxaa xilkan Soomaaliya u soo qabtay 1963-64 Dr Xasan Nuur Cilmi 1979-1980 Cabdirisaaq Xaaji Xuseen/ Axmed M. Aadan “Qeybe” iyo 1986-87 Cabdullaahi S. Cismaan View the full article
  16. New York (Caasimada Online) – Soomaaliya ayaa ku guuleystay in loo doorto kursiga madaxweyne ku-xigeenka golaha guud ee Qarama Midoobay, sida goor dhow uu shaaciyey howl-galka Soomaaliya ee QM. Madaxweynaha Golaha Guud ee QM ayaa horraantii bishan loo doortay Volkan Bozkır oo u dhashay dalka Turkiga, waxaana Soomaaliya ay maanta ku guuleysatay ku-xigeenka. Safiirka Soomaaliya ee QM Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle), ayaa noqonaya madaxweyne ku-xigeena golaha guud ee QM ee kalfadhigga 75-aad ee 2020/21, waana markii ugu horreysay muddo 33 sano ah oo Soomaaliya ay xilkan qabato. Soomaaliya ayaa saddex goor oo horey noqotay madaxweyne ku-xigeenka golaha guud ee QM, kuwaasi oo kala ahaa 1963-1964 oo uu noqday Xasan N. Cilmi, 1979-1980 oo ay kala noqdeen Cabdirisaaq Xaaji Xuseen iyo Axmed M. Aadan Qaybe, iyo 1986-87 oo uu noqdo Abdullahi D. Osman.
  17. Isniin, Juun 29, 2020 (HOL) - Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abukar Osman Baalle ayaa maanta loo doortay guddoomiye ku xigeenka golaha guud ee kal-fadhiga 75-aad ee Qaramada Midoobay. Source: Hiiraan Online
  18. Isniin, Juun 29, 2020 (HOL) - Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abukar Osman Baalle ayaa maanta loo doortay guddoomiye ku xigeenka golaha guud ee kal-fadhiga 75-aad ee Qaramada Midoobay. Source: Hiiraan Online
  19. Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo yarey) ayaa waraysi dhinaca Sky-ka siiyay warbaahinta Goobjoog,iyadoo sheegtay in guddiga doorashooyinka waxa uu sheegayo shacabka iyo siyaasiinta loo qaato si wanaagsan. Halkan Ka Daawo Waraysi Ay Guddoomiye Xaliimo Yarey Siiyay Goobjoog News Source: goobjoog.com
  20. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 23 qof oo cusub, taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa ku dhawaad 910. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay 10 xaalado cusub oo COVID-19 ah, oo kala jooga Puntland 9 iyo Somaliland 1 qof, taas oo tirada guud ee xaaladaha dalka laga diiwaan geliyay ka dhigeysa 2,904. Bukaannada cusub 7 ka mid ah waa rag 3-na waa dumar, 24-kii saac ee ugu dambeeyay ma jirn bukaan u geeriyooday COVID19, waxaana tirada guud dadka u dhintay cudurka ay gaareysaa 90 qof. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bulshada ugu baaqday in lagu dadaalo kahor tagga cudurka si loo yareeyo saameynta uu bulshada ku yeelanayo. View the full article
  21. Madaxweynihii hore ee Puntland haatana Mudane ka tirsan Aqalka sare Federaalka Somaaliyeed Senator Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud ( Faroole ) ayaa ka hadalay si fiicana [...] The post DAAWO : – Senator Faroole ka hadalay Fawdada Dastuuriga iyo Boobka socda. appeared first on . Source
  22. Muqdisho (Caasimada Online) – Go’aankii baarlamanka Soomaaliya ku ansixiyey in gobolka Banaadir uu matalaad ka helo Aqalka Sare, wuxuu si shaacsan usoo bixiyey tuhunkii mar walba la qabay ee ahaa in Puntland iyo beelaha Harti ay sad-bursi ku hayaan siyaasadda Soomaaliya. Markii go’aankaas la ansixiyey ayaa xildhibaano kasoo jeeda dhinacyadan, oo ku fashilmay inay xeerka hor-istaagaan, waxay qabteen shir jaraa’id oo ay ku mucaaradeen go’aanka baarlamanka, ayaga oo dood ka dhiganaya qodob dastuuri ah. Xildhibaanada oo si qosol leh ula baxay magaca “Kutlada sharci-dhowr”, waxaa u hadlay Cabdicasiis Qamdi, waxaane ku jiray wasiir Jamaal Maxamed Xasan, Wasiir Cabdullaahi Bidhaan iyo xubno kale, ayada oo maamulka Puntland uu gadaal ka riixayo. Waxay ku doodeen in go’aanka baarlamanka uu yahay sharci-darro, maadaama uu ka hor-imanaya qodobka 72-aad ee dastuurka oo dhigaya sidan:- “Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka waxaa si toos ah, qarsoodi ah oo madaxbannaan u dooranaya shacabka Dawladaha xubnaha ka ah Dawladda Federaalka, tiradoodana waa ugu badnaan 54 Xildhibaan oo ka imaanaya 18kii gobol ee Soomaaliya lahayd ka hor 1991kii.” “Kutlada sharci-dhowr”, ayaa ku dooday in maadaama qodobkaas qoraya in Aqalka Sare ka koobnaado 54 kursi, aan waxba lagu dari karin, haddii kale taas ay dastuurka jebineyso. Dooddooda ayaa sharci ugu muuqan karta qof kasta oo aan dastuurka aqrin, balse ayagan u dhageysta. Waxaase yeeb leh in kooxdan, iska daa inay soo wada bandhigaan dhammaan farqadaha qodobka 72-aad, ay xitaa jumlada koowaad ee dastuurka ay kala reebaan, ayaga oo dantooda qabyaaladeed un eeganaya. Isla jumlada ay cuskanayaan ayaa waxaa ku jira in xubnaha Aqalka Sare ay ka yimaadaan 18-ka dal ee dalka. Xagee jireen markii Gobolka Banaadir aan la siin xubnihii uu dastuurka siinayey? Kasoo gudub taas. Aqalka Sare, Puntland waxay ka haysataa 11 xubnood, halka dhammaan maamul goboleedyada kale ay haystaan min 8 xubnood, ayada oo gobollada waqooyina la siiyey 11. Balse fiiri waxa ku qoran farqada b) ee qodobka 72-aad ee dastuurka oo u dhigan sidan:- (b) Dawladaha xubinta ka ah Dawladda Federaalka waxay Aqalka Sare ku yeelanayaan xubno tiro isle’eg ah. Mar labaad, xildhibaanada Puntland iyo Harti xagee jireen markii la jebinayey qodobkan dastuuriga ah, maxayse arrintan uga hadal saddexda sano iyo barka ay fadhiyeen baarlamanka. Sidoo kale, farqida c) ee qodobka 72-aad ee dastuurka waxaa ku qoran:- Tirada guud ee xubnaha Golaha Aqalka Sare waa in ay matilaad isu dheellitiran ku yeeshaan dhammaan qaybaha bulshadu. Balse Aqalka Sare hadda sidaas ma ku dhisan yahay? Beelaha Daarood waxay haystaan 17 xubnood, Dir 14, Mogadishu Clan 13, Digil iyo Mirifle 8, Beeshan Shanaad-na Laba kaliya. Maxaa looga qeylin waayey jebintan lagu sameeyey qodob dastuuri ah iyo sad-bursiga intan le eg, si gaar ah xaqdaradda weyn ee lagu sameeyey beelaha shanaad. Intaas oo dhan waxaaba kasii daran, oo weli raadkeedu muuqdaa, maalmo ka hor, inta aan la meel-marin xeerka matalaadda gobolka Banaadir, wuxuu baarlamanka ansixiyey xeer dhigaya in kuraasta hadda ay ku fadhiyaan haweenka aysan rag u tartami karin. Balse qodobka 22-aad ee dastuurka farqida 2-aad waxaa ku qoran sidan:- (2) Muwaaddin kasta oo buuxiya shuruudaha sharciga tilmaamayo wuxuu xaq u leeyahay inuu wax doorto, lana doorto. Markaad eegto qodobkaas, in la yiraah kursi gabar ku fadhiso wiil uma tartami karo, waxay si cad u jebineysa qodob dastuuri ah, waxayna muwaadinka [ragga ah] ka hor istaageysa xuquuqdiisa aas-aasiga ee ah in la doorto ama uu wax doorto. Xildhibaanada la baxay kutlada sharci-dhowr, Puntland iyo Faroole, xagee jireen markii qodobadan dastuuriga ah la wada jebinayey. Sharci-dhowrka qeyb kama ahan miyaa in la wada difaaco qodobada dastuuriga ah dhammaantood, mise hal qodob oo kaliya ayaa kutladan loo dhisay. Xaqiiqda ayaa ah in dastuurka dalka uu qabyo yahay, islamarkaana qodobo badan oo ku jiro la baal-maro, ayada oo xal la raadinayo, islamarkaana wax la xeerinayo, xuquuqda gobolka Banaadir la siiyeyna taas kama duwana. Kaaga daran’e gobolka Banaadir, waa kan dowladda oo idil ay ku dhisan tahay canshuurtiisa iyo dhaqaalihiisana lagu maareeyo. Puntland maxay ku sheegataa dowladda federaalka, oo buuq iyo qeylo aan ahayn? Iyo marka laga reebo in ayada lacag looga diro Xamar? Puntland, Harti, iyo kutlada Sharci-dhowr uma socdaan ilaalin dastuur iyo sharci, ee waxay doonayaan inay sii dheereeyaan sad-bursigii ay horey u sameeyeen, iyo xuquuqdii ay ka hor-istaagaan gobolka Banaadir. Waxaase maanta ilaah mahaddii ah in umadda oo idil ay u wada jeedo. Talada ugu wanaagsan waxay tahay in ceebta ay dhex-joogaan aysan kusii fogaan, oo ay kasoo laabtaan. Faalladii – Qeybta tifaftirka Caasimada Online
  23. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ka hadlayay astaynta kuraasta Golaha Shacabka ayaa yiri “Hala ogaado qofka maanta doonaya in uu kursi meel kale geysto in kursigaas mustaqbalka uu beeshiisa kalumayo” Halkan Ka Daawo Khudbadii Uu Ka Jeediyay Golaha Shacabka Baarlamaanka Source: goobjoog.com
  24. Xildhibaan Dalxa “Meeshaan waxaa socota derin iyo maqaar la isku tolayo” Halkan Ka Daawo Khudbadii Uu Xildhibaan Dalxa Ka Jeediyay Golaha Shacabka Source: goobjoog.com
  25. Xildhibaan Sakariye “Waxaan soo jeedinayaa kuraasta deegaankooda xaalad amni aan lagu dooran karin ” Halkan Ka Daawo Khudbaadii Uu Xildhibaan Zakariye Ka Jeediyay Golaha Shacabka Source: goobjoog.com