-
Content Count
215,437 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Abdinoor Alimahad beams with joy as he watches a clip of children taking lessons from M-Lugha, a learning application he developed in 2018. Source: Hiiraan Online
-
Somalia’s President Mohamed Farmaajo has taken a step further to mend relations with federal member states and put the electoral programme back on track. Source: Hiiraan Online
-
Every year, the African Union (AU), besides electing a new Chairperson, adopts a theme for the year. At the AU Summit in Addis Ababa, Ethiopia, in February 2020, President Cyril Ramaphosa was elected as the AU Chairperson for 2020. The theme “Silencing the Guns in Africa by 2020” was also adopted with the primary objective to achieve a conflict-free Africa. Source: Hiiraan Online
-
Roskilde (Caasimada Online) – Maxkamad ku taalla magaaladda Roskilde ee dalka Denmark ayaa toddoba sano oo xabsi ah ku xukuntay nin heysta dhalashadda dalalka Iran iyo Norway, kaasi oo lagu helay inuu basaasayay, isla markaana uu qorsheynayay inuu dilo dad Iran kasoo jeda oo xiriir la leh Sacuudiga, xilli loolanka u dhexeeya dalalkan ku hardamaya Bariga Dhexe uu ku faafay Qaaradda Yurub. Maxamed Davoudzadeh Loloei waxaa sanadkii 2018-kii loo xiray in uu basaasayay seddax nin oo u dhashay dalka Iran, kuwaas dibed joog ka ah dalkoodii, kuna nool Denmark, waxayna sheegteen ragaas in weerar dhimasho ay ka geysteen Iran. Maxamed waxaa uu akhbaarta ragaas u gudbin jiray madaxda iyo Sirdoonka dalka Iran. Ragga uu ninkaan bartilmaameed sanayay waxaa iyagana lagu xiray dalka Denmark horraantii sanadkaan, waxaana lagu eedeeyay in ay Sacuudiga u basaasayeen. Waxay sheegteen in aysan dambi lahayn. Jimcihii, ayaa Maxkamad ku taalla magaalada Roskilde waxay Davoudzadeh ku heshay dembi, kadib billo ay socotay dacwad qaadis dheer. Xukunsanahu waxaa uu racfaan u qaadan doonaa Maxkamadda Sare ee Denmark, sida uu sheegay qareenka difaacayay. Xeer-ilaalinta ayaa xukunka waxay ku tilmaantay mid taariikhi ah. Safaaradaha dalalka Iran iyo Sacuudigu ay ku leeyihiin Copenhagen ayaa diiday in ay arrintaan ka hadlaan. Dowladda Iran toos ugama aysan hadlin eedeymaha loo jeediyay. Laakiin markii sanadkii lasoo dhaafay Midowga Europe uu cune-qabateyn kusoo rogay wasaaradda sirdoonka Iran oo lagu eedeeyay inay shirqool ka qorsheysay gudaha dalalka Netherlands, France, iyo Denmark, ayaa wasiirka Arrimaha Dibadda Javad Zarif waxaa uu seddaxda wadan ku eedeyay inay argagixisada qarinayaan. “Muddo 14 sano ah Booliiska dowladda Denmark waxay ilaalinayeen koox dad ah, iyagoo ka war qaba in ay argagixiso yihiin,” ayuu maxkamadda ka sheegay xukunsane Maxamed Davoudzadeh. Iran iyo Sacuudiga ayaa ku tartamaya hoggaanka Bariga Dhexe, waxayna isku adeegsan jireen ururro hubeysan oo ay isku weerari jireen gobolka dhexdiisa – laga soo bilaabo dalalka Yemen iyo Lubnaan. Fadhiyadda maatanaha ah ee maxkamadda kasoo muuqaneysa Europe waxay muujineysaa in labada dal ay tartankoodi ka rarayaan Bariga Dhexe, isla markaana Isku qabsanayaan gudaha qaaradda Yurub, iyagoo is basaasaya, is shirqoolaya, isuna adeegsanaya argagixisada, taasi oo khatar gelin karta xiriirka diblamaasiyadeed ee muhiimka u ah labada Dowladood. Markii bishan June la ogaaday in seddax qof oo Iran u dhashay loo maxkamadeynayo in ay Sacuudiga u basaasayeen, goobo militari oo Iran leedahay ayaa Wasiirka arrimaha Dibadda ee dalka Denmark Jeppe Kofod waxaa uu u yeeray safiirka Sacuudiga u qaabilsan Denmark. “Waxaa loo caddeeyay safiirka Sacuudiga u fadhiya Denmark in aanan aqbaleyn dhaqanka howsha noocaan ah,” ayuu Mr, Kofod ku sheegay war uu soo saaray. Booliiska Denmark ayaa sheegay in xukuumadda Riyadh ay kooxda u dhalatay Iran siisay 3 million oo dollar si ay u siiyaan akhbaar sirdoon. Kooxda, oo sidoo kale loo yaqaano Dhaq-dhaqaaqa Halganka Carbeed ee Xoreynta Ahvaz, ama Asmla, waxaa sidoo kale lagu eedeeyay in ay maalgeliyaan gooni u goosatada Carabta, Baluch iyo kooxaha Kurdiyiinta ee Iran, iyadoo ujeedadu ay tahay in ay weerarro ka geystaan gudaha dalka Iran. Dhacdooyinka dacwad qaadista ee Denmark oo dib ugu laabanaya taariikhda September 2018-kii, markii weerar lagu qaaday dhoolotus militari oo ka socday Iran, waxaa lagu dilay tobanaan askarta Ilaaladda Kacaanka Iran ka tirsanaa iyo dad shacab ah. Afhayeenka Asmla ee Denmark jooga, waxaa uu ammaanay weerarka waxaana uu sheegtay mas’uuliyadda, inkasoo uu markii dambe ka laabtay. Muddo bil ah kadib, Booliiska Sweden ayaa qabtay Mr. Davoudzadeh markii uu ku laabtay Scandinavia, kadib safar uu ku tagay Iran. Waxayna dib ugu celiyeen Denmark, halkaas oo Jimcihii lagu xukumay markii lagu helay in uu qorsheynayay shirqool iyo in uu basaasayay hoggaamiyaha Asmla iyo xaaskiisa, isagoo la shaqaynayay sirdoonka Iran, sida lagu sheegay xukunka. Cadeymuhu waxay ku saabsanaayeen indho-indheyn lagu sameeyay Mr. Davoudzadeh iyo baaris lagu sameeyay Gaarigiisa iyo qolkii uu hotelka ka degenaa oo laga helay qori, middi iyo kaar ay ku jiran sawirrada guriga hoggaamiyaha Asmala. Cadeymaha waxa sidoo kale ka mid ahaa farriimo dhexmaray xukunsanaha iyo qof uu garsooruhu ku sheegay in uu ka mid yahay sirdoonka Iran. Basaasiddu waxay dhacday laba maalmood bishii September 2018-kii, sida xukunka lagu sheegay. Maalmo kadibna Mr. Davoudzadeh waxaa uu u safray Iran. Davoudzadeh waxaa uu maxkamadda ka hor sheegay in uu ka tagay Norway, uuna aaday magaaladda Ringsted, si uu u wajaho hoggaamiyaha Asmla oo uu sheegay in ay xaaskiisa arrimo kala dhexeeyeen, laakiin markale ayuu sheegay in uu u safray Iran, sababtoo ah hooyadiis ayuu xanuun ku soo booday. Dad kasoo jeeda Iran ayaa horay loogu beegsaday Europe. Xukunkeeda maxkamaddu waxay tix gelisay dilkii laba qof oo dalka Iran u dhashay loogu geystay Netherlands sanadihii 2015-kii, iyo 2017-kii – dilkaas oo Dowladda Denmark ay ku eedeysay Iran.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Saraakiil ka tirsan kuwa ammaanka ayaa Caasimada Online u sheegay in la qabtay dhowr Mooto oo laga dhacay Muqdisho, kuwaas oo loo waday degaano ay maamulaan Al-Shabaab. Xogta aan helnay ayaa sheegaysa in koox isku xiran ay dhaca ka geystaan Muqdisho islamarkaana ay beegsadaan Mootada nuuca loo yaqaano Feykoon kadibna ay u iib geeyaan degaanada ay ku sugan yihiin Al-Shabaab. Maalmo ka hor ayaa Isgoyska Fagax lagu qabtay Mootooyin la dhacay oo ku rarnaa gaari xamuul ah oo ku sii jeeday Shabeellada Dhexe. Xog uu helay qof kamid ah dadka laga dhacay Mootooyinkan ayaa lagu qabtay Mootooyinka kadib markii uu la tagay ciidamo boolis ah. Sidoo kale xogta aan helnay ayaa sheegaysa in la sii daayay dhamaan dadkii ku lug lahaa rarida iyo isku xirka kooxihii ku howlanaa in gaadiidkaan damacsanaa in laga bixiyo Muqdisho. Ilo wareedyo kuwa amaanka ah ayaa noo sheegay in Al-Shabaab ay xiriir toos ah laleeyihiin kooxaha dhaca ka geesta Muqdisho qaarkood islamarkaana loo dhiibo Mootooyinka yar yarka ah. Al-Shabaab ayaa aad u daneynaya Mootooyinkaan oo ah nuuc aad u dheereeya islamarkaana ay ku qabsan karaan howlo badan. Maalmihii la soo dhaafay ayaa Muqdisho waxaa ka taagan dhaca gaadiidka iyo dadweynaha.
-
To: Hon James Swan, United Nations Ambassador to Somalia To: Hon Donald Yukio Yamamoto, United States Ambassador to Somalia To: Hon Nicolas Berlanga, European Union Ambassador to Somalia To: Hon Ben Fender United Kingdom Ambassador to Somalia To: Hon Mehmet Yilmaz, Turkish Ambassador to Somalia To: Hon Mohamed Ali Guyo, IGAD Special Envoy to Somali To: Hon Musa Behi Abdi, President of the Republic of Somaliland To: Hon Yassein Haji Mohamoud “Faratoon”, Foreign Minister, Republic of Somaliland To: Drs Adna Adan Ismail, Head of Somaliland negotiations Team Your Excellencies, Contrary to the ire and the innuendos of a so-called Northern Somali Unionist Council, the dialogue between the Republic of Somaliland and the Federal government of Somalia is a bilateral issue on the final disposition of a purported union dating back to 1960. The said union failed to meet the minimum legal requirements of international bilateral agreements. To that end, fringe organisations operating on the periphery of civility have no place at the negotiations table. The tune of the language of the letter of NSUC addressed to the international community is incendiary, inflammatory, and seditious intended to create communal strive and instability in Somaliland. The recent conference between the Republic of Somaliland and the Federal Government in Djibouti, struck a raw nerve among the fellow UNIONIST compatriots. The mere mentioning of TWO STATES in the final communique of the said conference, sent the UNIONIST ZEALOTS into a perpetual tailspin. The ensuing shenanigans and the vitriolic diatribe do not change the date of reckoning with reality-The final dissolution of an entity that wreaked havoc in the Horn of Africa. A fact-finding commission of the African Union visited Somaliland from April 29th to May 4th 2005. The commission concluded that the said union was never ratified in the form of a legally binding document. The commission also found that the issue does not involve the redrawing of colonial boundaries existing at the time of independence. In 2003 similar team from the Republic of South Africa made a similar conclusion. I, the undersigned Ahmed Ali Ibrahim Sabeyse, do hereby send my heart felt and sincere condolences to the members of the Northern Somali Unionist Council on the sudden demise of the beloved Somali State. I can feel the anguish, the pain, and the suffering that befell on the group. The Somali state had been in a comatose condition for the past twenty years; sustained by the miracles of modern medicine- A life support machine gave it a modicum of sustenance for so long. With the unexpected failure of the vital organs, the medical team finally switched off the life support system and declared the death of a patient that had been in a semi-putative state. The deceased will be accorded a befitting burial at his birth place-HARGEISA, SOMALILAND. A plot of 1 Hectare has been assigned as memorial site. A 20 meter by 20 meters by 100 meters grave will be dug at the center of the plot. A slot of 2 meter by 3 meters and 100 meters deep- enough to lower the sarcophagus containing the remains of Somali UNITY. Immediately after the completion of final rites, the grave is filled with 50,00 tons of steel wire mesh and 100,000 tons of cement lest the devil rears its ugly head ever again. The inscription on the cenotaph will: “HERE LIES FORE-EVER THE REMAINS OF THE DEMON THAT HAD TORMENTED THE SOMALI SOCIETY.” GOD BLESS THE REPUBLIC OF SOMALILAND, AHMED ALI IBRAHIM asabeyse@hotmail.com Qaran News
-
QARANNIMADII LAGU HUNGOOBAY: QEYBTII 2 Lixdan sannadood ka dib maalintii koonfur Soomaaliya ka xoroday gumeysigii, ayaa maanta bulshadaasi weli raadgoobaysaa oo hadba ciddii hoggaan u noqotaa ku hadaaqayaan midnimo Soomaaliyeed. Midnimada loo hanqaltaagayaa waa tii goof xamar ku yaal ku dhacday 1dii Juulay, 1960. Cidda aan weli quusanna wakhtiga ayaa si fiican u qancindoona, Soomaaliyana waxa la gudboon in ay la yimaadaan farsamadii ay kaga gudbi lahaayeen dhibaatada dalkooda ka aloosan iskana illaawaan wax loo gu yeedho “Midnimo Soomaaliyeed” oo dib loo yagleelo. Waxa haboon in wixii aan berri ka maalin laga fursan doonin in hor laga yeelo. Qasab, juju ub, iyo sundulayn midna lagu helimaayo in mar dambe Somaliland iyo Somalia qarannimo wadaagaan. Sababtuna waxay tahay mar haddii lagu hungo obay rajadii laga qabay SHANTOO ISWEHESHADAY, waar kala quusataye Soomaali koonfureed qoomamo la’aaday. Maalinta aad u dabaaldegeysaan sannad guuradeedii sagaal iyo afartanaad midhihii laga dheefsaday waxay noqdeen in maanta ummaddii Soomaaliyeed ee lixdankii isu soo hilowday kala dhaqaaqdo oo dib la isugu soo dabaali mkariwaayo. Intaa markaan halkaa ku dhaafo, bal dib an u eegno maalintii 1da Juulay, 1960, iyo qaskii iyo majarhalowgii madashii labada dal ku midoobi lahaayeen hadheeyey iyo sidii wax loo maamulay. ISDHEXYAACII 1da JUULAY 1960 Laba dal oo ka xoroobay laba maamul gumeysi oo dhaqanka iyo xeerarko odu kala duwanyihiin midayntooda si loo maareeeyaa aad ayey u adagtah ay haddii aan marka hore laga baaraan degin iswaafajinta distoorada iyo shuruucda ka farcanta, midaynta maamulka guud, dhaqaalaha, caddaala da, waxbarashada, Ganacsiga, Bangiyada iyo Lacagaha, iwm. Taasina waxay u baahnayd in mudo dheer looga hawl galo ka hor intaan xiligii gobanimada la gaadhin. Hadaba iyadoon wax daraasad cilmiyeysan ah la samayn ayaa wakhti kooban gudihii la damcay in wax loogu yeedho “Jamh uuriyad Soomaaaliyeed” la dhoob dhoobo. Halka sartu ka qudhuntay waxay ahayd khaladaad farabadan oo dhacay maalinataa bisha Juulaay 1dii 1960 ayaa markale khaladaad kuwii hore ka sii daran la doonay in wixii khaldamay dib loogu saxo. MUGDIGII 1da JUULAY, 1960 Madmadowga ku gadaaman dhacdooyinka taariikhiga ee la jaanqaaday dhalashadii “Jamhuuriyadda Soomaaliya” iyo sidii sharciyaddiisa loo meel mariyey waxa lafa guridoona garyaqaanada ku xeesha dheer arrimahaas. Sida ku cad dhammaadka distoorkii koonfur Soomaaliya, waxa jirey shan qodob oo dheeraad ah kuna tilmaamnaa Qodobo ku Meel Gaadh iyo Qaar kama Dambeys ah [Transitional and Final Provisions]. Qodobka koowaad [Fulinta Awoodo Ku Meel Gaadh ah], Faqraddiisa 2, ayaa dhignaa sidan soo socota: “Ka dib marka la saxeexo heshiiska Midowga Somaliland iyo Somalia ayaa Golaha Wakiilada qaranku si deg deg ah udoorandoona Madaxweyne ku-meel-gaadh ah si waafaqsan Distoorka Soomaaliya qodobkiisa 70, faqraddiisa 2; Madaxweynahaas oo xilka heyndoona ka hor inta la soo dooranayo Madaxweynihii u horeeyey ee dalka, amaba la dooranayo Madaxweyne ku-meel-gaadh ah oo kale sida uu qeexayo qodobka IV, faqradiisa1 ee qodobada ku meel gaadhka iyo kama dambeysta ah.” Haddii la is waafajin lahaa labadii distoor iyo labadii xeer midow ee labada dal, meesha waxa ka dhalan lahaa qaran waara oo ‘Seddexdii Maqnaana’ ku soo hirtaan. Himiladaasina waxay u dhicisoowday oo caqabad ku noqday loolankii adkaa ee siyaasiyiintii koonfureed ugu jireen awood qaybsiga. F.G: Ereyada Dowladdda Soomaaliya ee ku Meel Gaadh iyo Dowladda Fede raalka Soomaaliya ee ku Meel Gaadh ah, ee ilaa hadda ay Soomaali koonfureed ku dheggantahay waxay salka ku haysaa Qodobadaa ku meel gaadhka iyo kama dambeysta ah ee distoorkoodii 1960; welina waxay raadgooboyaan Dib-U-Midayntii labada dal! Bal akhristo eeg lifaaq Distoorkii la mustafeeyey ee December 31, 1963. Hadaba iyadoo sidaasi jirtey, markaynu sooyaalka taariikhda dib u raadra acno, qodobkaa isaga ah siduu u dhignaa ma loogu dhaqmay? Jawaabta oo koobani waa MAYA, sabtuna waxay tahay: Iyadoon la isla meel dhigin hashiisyadii labada wadan ku midoobi lahaayeen, ayaa 1dii Juulay, 1960, labadii Gole Sharci dejineed Md. Adan Abdille Cismaan, uu doorteen Madaxweyne ku Meel Gaadh ah. Waxa xussid mudan in dhammaan wax yaabaha la isla ogolaaday ee la damacsanaa in labada dal lagu mideeyo waxay u qornaayeen qaabka: 1. Heshiisyo mabda’iyan la isugu raacasanyahay; “Agreements in principle”; 2. Heshiisyo laba geesood ah; “Bilateral Agreements.” Kolayba waxa hubaal ah in aan Heshiis Mabda’iyan ah iyo Heshiis laba geesood ihi isku awood ahayn marka laga eego dhinaca sharciyadda. Iyadoo sidaasi jirto bal an is weydiino Sua’aalahany: Ma jiraan heshiisyo kama dambeys ah oo labada dal isku raaceen? Noocey ahaayeen? Xilima ayey dhaqan galeen? Ayaa labada dal wakiil uga ahaa goobtii heshiisyada lagu saxeexay?Jawaabta oo kooban waxa weeye: Wax heshiisyo ah oo la isla meel dhigay haba yaraate ma jiraan oo waafaqsan sida uu qeexayo xeerka Caalamiga ah ee Heshiisyada laba Geesoodka ah. Halka muruga iyo ismaandhaafku ka jiraa waa sharciyadda lagu meel mariyey israacii labada dal sidaan hore u soo sheegay oo waafiqiweydey xeerarka caalamiga ah, fasiraadda waxaynu u daafi garyaqaanada arrimahaas aqoonta u leh. Habeenimadii ay Soomaali konfureed u diyaargaroobaysey xoriyadeedii, ayaa waxa soo shaac baxay xeer labada dal ku midoobaan oo si weyn u khilaafsan kii Somaliland ayey soo bandhigeen. Marka xaal halkaa marayo, ayaa Golihi xukuumadda Somaliland wuxu go’aansaday bishi Juun 30ii 1960: 1. In aan la saxeexin “Xeerka Midowga SOMALILAND IYO SOMALIA.’’ 2. In xeerka midowga mabda’ ahaan la ogolaado, aanse la saxeexin; 3. In labada dowladood [Somaliland iyo Somalia] diyaariyaan xeer Labada dal ku midoobaan; 4. IN Xeerka midowga labada dal la hor geeyo labada Gole sharci dejineed si kama dambeysna loo Ansixiyo. Sida la wada ogsoonyahay madax bannaanida koonfur Soomaaliya waxay horey ugu mudeysnayd 2 Bisha Decembar, 1960. Hada si ay ula midowdo Somaliland ayaa Ururka Qaramada Midoobay soo dedejiyey madax bannaanidii koonfurta lloguna cayimay Bishii Juulay 1dii, 1960. Sidaa ayey koonfur Soomaaliyana ku noqotay gobolkii labaad ee gumeysiga ka xoroobay in kastoo qaar ka mid ah qaryaaqaanada ku xeesha dheer qawaaniinta adduunku ay tibaaxayaan in Koonfur Soomaaliya aanay madaxbaanni iskeed u helin haba yaraate ee ay ka dhextoostay “Jamhuuriyaddii Soomaaliya. DHACDOOYINKII 1da JUULAY, 1960 Halkaa markay marayso ayaa subaxnimadii Juulay 1dii,1960 labadii Gole Sharci Dejineed mabda’ ahaan isugu raaceen dhalashadii JAMHUURIYADDA SOOMAALIYA, isla fadhigaa laftiisa ayaa MD. Aaden Cabdille Cismaan Dacar loogu doortay madaxweyne ku-meel gaadh ah. Isla maalintii 1 Juulay, 1960 ayuu Aaden Cabdille Cismaan wareegto madaxweyne ku meel mariyey “Xeerka Midowga Somaliland iyo Somalia-Wareegtada Tirsigeedu aha: 1 ee 1da Juulay 1960.” Su’aal: wareegtadaa madaxweynuhu iyo distoorkii koonfur Soomaaliya ma is daboolayaan? Dhalashada Jamhuuriyadda Soomaaliyeed ee isla wareegtadu ka dhawaajisay iyo distoorka la dhaqan geliyey ma iswaafaqsanyihiin? Intaba jawaabtoodu waa MAYA. Distoorkii koonfur Soomaaliya ee 1 Juulay 1960, qodobkiisa 63, faqradda seddexaad ayaa u dhignayd: “Haddii aan xeerarka wareegtoyinka ah muddo shan maalmood gudohood ah loogu bedelin xeer, waxa lumidoodoona ku dhaqankooda laga soo bilaabo maalintii la shaaciyey.” Wareegtadan oon distoorkii koonfurta laftarkiisa waafaqsanayn iskeed ayey isu burisey maxaa yeele shan maalmood gudohood Golihi Sharci dejinta laguma hor geyn si xeernimadeeda loo ansixiyo. Sida taariikhda ku xussan mudadii u dhexaysay 1960-1965 dalkii la isku odhan jirey Jamhuuriyadda Soomaaliya waxa lagu maamuli jirey Wareegto madaxweyne[Presidential Decree], Wareegto Sharci dejineed [Legislative-Decree], Xeer Barlamaan[ Laws], Wareegto Wasiir [Ministrial-Decree] iwm. Sida la wada ogsoonyahay todoba bilood kadib markii xornimada la gaadhay ayaa la dareemay mugdigii iyo madmadowgii ku gadaanaa midowgii labada dal. Bishii Jan. 18, 1961 aya mar labaad GOLIHI Sharci dejinta la horkeentay xeer labada dal ku midoobaan oo cusub ka dib marka afti loogu codeeyo; bishii Jan. 31, 1961 wakiiladii labada dal aya xeerkii ansixiyey. Tixraac xeerka tirsigiisu yaha lambar 5 ee 31 January 1961, laguna daabacay Wargeyskii Rasmiga ah, tirsigiisa Lambar 2, 1961. Daqan galka xeerkani wuxu ka soo bilaabmayaa Juulay 1dii, 1960? Haddaan meesha jahawareer hadhayn, maxaa sabab u ah in sharciyaddii midowga [Waa haddiba ay jirteye] mar labaad la baadi goobo? SHARCIYADDII MIDOWGA Bal dib aynu u yara raadraacno qoraalo iyo cilmi baadhis ay sameeyeen garyaqaaano iyo aqoonyahano ay ka mid yihiin Dr. Xaaji N.A. Nuur Muxamed, John Drysedale, Rajagopal and Carroll, iyo Yuujiin Qudraan, Garyaqaano ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibeda ee Koonfur Afrika, Weftigii xqiiqo raadinta ahaa ee Midow Afrika iyo qaar kaleba waxa ay tilmaamayaan in aanay jirin qqab sharciyeysan oo Somaliland iyo Somaaliya ku midoobeen. Ugu horeyn aynu eegno sida uu qoray garyaaqaanka la yidhaa Yuujiin Qudraann bal laba qodob aynu ka soo qaadano xeerkii midowga ee Cusbaa: Qodobka sagaalaad faqradihiisa 1 iyo 2 ee xeerka midowga ee cusub ayaa u dhignaa: 1. Qodobada xeerarka Soomaaliya amaba Somaliland, oo uu ka mid yahay Distoorka Somaliland, oo ka hor imanayaa distoorka Jamhuuriyadda Soomaaliya, dhammaantood waa la laalay; 2. Qodobada xeerka midowga Soomaaliya iyo Somaliland iyana dhammaantood waa la laalay, marka laga reebo qodobka 11, faqaraddiisa 4. Qodobka sideedaad ee Xeerka Midowga cusub ayaa tibaaxaya: “Sharciyadii lagaga dhaqmi jirey Somaliland iyo Somalia xiligii la aasaasay Midowga sidoodii ayey u shaqeyndoonaan iyaga oo waafaqsan qodobada Distoorka, Xeerka, iyo Xeerarka mustaqbalka.”- Tixraac wareegtada Madaxweynaha lambarkeedu yahay 19, kuna taariikhaysan Oktoobar 11, 1960, laguna daabacay Warkeyska Rasmiga ah lifaaqyadiisa 1-4, 1960. Distoorka Somaliland ee la laalay wuxu qeexayaa qab dhismeed dowladeed oo u kala qaybsanaa: Fulin, Sharci Dejin, iyo Garsoor. Sida aynu ogsoonahay garsoorka waxa hoos imanaya dhammaan Xeerarka iyo shuruucda dalka u taal. Sual: Haddii Distoorkii iyo Xeerkii midowga ee Somaliland lahayd gebi ahaan noqdeen qaar lid ku ah Distoorkii Soomaali koonfureed samaystay oo loo dhaqan geliyey in uu noqdo distoorkii Jamhuuriyadda Soomaaliyeed, sidee ayey labada dal ku midoobeen? Dalkan Distoorkiisii iyo Xeerkiisii Midowgaba la deedifeeyey sow ma noqonayo dal xaqiisii jiritaan, qaranimo, iyo taariikheedba la tirtiray oo ku dhex milmay mataantii dhigiisa ahayd ee madaxbannaanaata Bishi Juulay 1, 1960? AFTIDII DISTOORKA: 20kii JUUN 1961 Iskusoo wada xooriyo, iyada oo laga duulayo xeerkii Bishii January 31st, 1961 ee tirsigiisu ahaa lambar 5, ayaa dalkii la isku odhan jirey Jamhuuriyadda Soomaaliyeed waxa laga hirgeliyey afti guud oo ka koobnayd laba qaybood oo is xambaar ahaa: Distoor/Xeer Midow xalaaleeya israacii labada dal. Aftida waxa loo mudeeyey in ay dhacdo 20th June, 1961, waxay ahayd isxambaar ka kooban Distoor/Xeer Midow. Waa halka la yidhaa Hal xaaraan ihi, nirig xalaal ah ma dhasho. Xisbigii SNL oo xiligaa uu hoggaaminayey Allah ha u naxariitee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal wuxu u ololeeye in aan loo codeyn aftida Distoorka, waanu ku guuleystey oo aqlabiyadda dadka reer Somaliland intii codeysey waxay ku codeeyeen MAYA, in badan oo bushlada ka mid ihina mabay codeyn. Xukuumaddii dhinaca koonfureed ka rarnayd marnaba may tixgelin xaqiiqada jirtey. Bishii September, 1961 ayaa natiijadii aftida xeer lagu dhaqan geliyey oo Wargeyskii Rasmiga ahaa lagu daabacay, waxan qalinka ku duugay Md. Aden Cabdille Cismaan iyo Cabdirashiid Cali Sharmarke oo ahaa madaxweynihii iyo Raiisul-wasaarihii xiliga. Markaa ma wax la meel mariyey natiijo labadii dalba aqlabiyad ugu codeeyeen, mise waxay ahayd mid dhinaca koonfureed ka raran? Oodobka Afraad, faqraddiisa 1, ee Qodobadii Ku Meel Gaadhka iyo Kama Dambeysta ahaa aynu hore usoo sheegnay wuxu ka hadlayaa Natiijada, waxanu u qorna sidan soo socota: ” Haddii natiijada Aftidu ka hortimaado daqan galka distoorkan, Golaha Sharci Dejinta ayaa shan iyo toban maalmood ka dib marka ay Maxkamadda Sare ku dhawaaqdo natiijooyinka, ayaa doorandoona madaxweyne cusub oo ku meel gaadh ah, kii horena aanu xilka sii heyndoonin; Golaha Sharci Dejinta ayaa ka hawl gelidoona daqangelinta distoor cusub oo afti loo qaado lix bilood ka dib magacaabidda madaxweynaha ku meel gaadhka ah ee cusub.” Meelmarinta natiijo aftiyeed oon waafaqsanayn xeerarka Caalamiga ayaa noqonaysaa waxba kama jiraan. Waa marka u horeyse eh tiro koob rasmi ah laguma hawl gelin; goobjoogayaal Caalami ihi markhaati kamay ahayn; natijada qaabka loo turjumayo heshiis laguma ahayn. Waxaan marnaba isqabanayn laba dal ayaa midowgoodii qiil loo raadinaya iyo waxa ay dowladdii xiligaa talada haysay la shir timid. Iyadoo sidaasi xaqiiqadii jirtay tahay, bal an eegno xeeldheerayaasha haya keydka taariikhda iyo siyaasadda Soomaaliyada ee la kowsatay Aftidii la qaada 20 Juun 1961, iyaguna waxay isxambaarka aragti ahaan uga yidhaahdeen: “Waabaa beryey bilicsan; waxa mar qudha daaha loo rogay taariikhdii gumeysiga iyo wixii ka horeeyeyba. Qaarada Afrika waxa ku soo kordhay dal cusub oo la magic baxay: JAMHUURIYADDA SOOMAALIYA, midaysnaandoona tan iyo inta suurta laga affuufayo, sida ku qeexan Xeerka Dib-U-Midowga Qodobkiisa ^&, faqraddiisa *#!!’’. Hawraarsan weeyaan haddan kontonkii sannadood ee u dambeeye wixii dhacay aan warkooda la wada heyn; nin ka been abuuriyo iyo mid sideeda u sheegaba ha joogtee, waxaan marnaba lagu murmeyn laba erey oo suugaanta afka Soomaaliga ku soo kordhay aftida dabadeed: “Walaweyn” iyo “Aaden Yabaal” oo tilmaamaya cod isdabamarin iyo sanaaduuqdii oo la cabbeeyey- “Vote Rigging and Ballot Stuffing.” Labadaa tuulow iyagana nasiib darrodaa taariikhiga ah aya ku habsate kow dheh. Waxa isla sannadkaa 1961 Wargeyskii Rasmiga aha lagu daabacay qodobadii “Xeerkii Midowga Somaliland iyo Somalia” ee xukuumaddii Somaliland koonfur ula tagtay!!! Bishii December 10th, 1961 ayaa Saraakiishii Ciidanka Somaliland (Somaliland Scout) oo uu hoggaaminayo Allah ha u naxariistee Xasan Cabdille Walanwal isku dayeen afgambi in ay qaranimadii Somaliland dib ugu soo ceshaan. Nasiib darro afgambigaasi wuu dicisoobay. Saraakiishaas waxa lagu soo oogay dacwad dil ah oo socotay Bishii December 10th, 1961 ila Bishii Abril, 1963; ka badbaade oo xeer tiirka qabadsiiya waa loowaayey iyadoo xeerarkii Jamhuuriyadda Soomaaliya ku midoobeen iyo distoorkeediiba waxba kama jiraan noqdeen. Wa taciyahaa udunun waaciya Axmed Cali Ibrahim Sabeyse Email: asabeyse@hotmail.com Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiga Xasan Cabdulqaadir Muudey ayaa sheegay in uu ka xumaaday hadaladii ka soo yeeray Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, ee Axadii ku kulmay Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland. “Waxaan aad uga xumahay ereyada xanafta leh ee ka soo yeeray qaar ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, ee ku saabsanaa sida ay noogu xaqiijiyeen xaqiraadda metelaadda ay helleen shacabka ka soo jeeda Gobalka Banaadir.” Ayuu yiri Xasan Cabdulqaadir Muudey. Isagoo si adag uga falcelinayay diidmadii Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ku diideen Metelaadda Gobolka Banaadir ayaa wuxuu yiri “Waxaa soo idlaaday beentii aheyd waxaan ogolnahay in Muqdisho metelaad iyo maqaam yeelato, waxaana horey u ogeyn dhawr jeer oo hore ay u suuragashay Puntland in ay fashiliso xal u helidda xuquuqda dadka reer Muqdisho.” Wuxuu sheegay inay horaan Maamulka Puntland ka dalbadeen inuu cadeeyo tuhunka ay ka qabaan in Gobolka Banaadir uu yeesho metelaad iyo maqaam u gaar ah. “Horey ayaan Warbaahinta u marinay in Maamulka Puntland uu cadeeyo shakiga ay ka qabaan in Muqdisho ay hesho metelaad iyo maqaam u gaar ah.” Ayuu yiri Xasan Cabdulqaadir. Sidoo kale bulshada reer Puntland ayuu ugu baaqay inay ka fogaadaan ereyada ka soo yeeraya siyaasiyiintooda qaar, si aan la isaga horkeenin dadka walaalaha ahi ee wada dhashay. “Waxaan shacabka Puntland ee Soomaaliyeed la wadaagayaa in ay faham ka qancaan bara-bagaandada ay u soo jeedinayaan shakhsiyaadka raba in ay kala fogeeyaan shacabka walaalaha ah.” Ayuu yiri Muudey. Muudey ayaa Puntland ugu yeeray inaanay la xumaanin hannaanka federalism-ka, ee ay iyadu ka dambeysay in maanta dalka lagu dhaqo, meeshana laga saaro hannaankii awalba dalka lagu xukumi jiray ee Dowladda Dhexe. “Dalku waa federaal, Puntland yeysan la xumaan federalism-kii ay dalka u dooreen iyo hannaanka uu u socdo, loona meel mariyay metelaadda dadka Muqdisho.” Ayuu yiri Muudey. Hadalkiisa ayuu intaa ku daray “Dekedda Boosaaso marka ay shacabka Banaadir wax ka soo gaarto oo ay xaq u yeeshaan in degmo ka mida Gobolada Puntland jego xileed ka qabtaan ayay xaq u leeyihiin in Puntland u dooddo wax kasta in la wada leeyahay. Way dhammaatay maalintii dastuurkaa la bedelay, la jebiyay, aad dhihi jirteen, waxaa la jooggaa waqtigii cadaaladda iyo meel-marinta dhameystirka federalism-ka.”
-
Sabtidii lasoo dhaafay ayaa bartamaha magaalada London iyo magaalada Manchester waxaa isugu soo baxay boqolaal kun oo dhigayay dibadbax caddaalad loogu raadinayay Shukri Abdi oo 12 jir Somali aheyd, taasoo si cunsurinimo loogu dilay webiga Irwell magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska. Shukri Abdi iyo qoyskeeda oo qaxootinimo ku yimid 2017 dalka Ingiriiska ayaa sanadkii 2019 ku dhimatay webiga Irwell ee Manchester xili ay ku guda jirtay saacadaha waxbarashada, waxaana geerideeda loo aaneynayaa in si cunsurinimo ay ku jirto loogu riday webiga. Shukri oo geerideeda bannaanka soo dhigtay mowjadaha ka dhashay dilkii Goerge Floyd iyo hal ku dhigii caanbaxay ee Black Lives Mater, waxayna Shukri ay noqotay Goerge Floyd-ka UK, oo dad badan oo jinsiyo kala duwan ay usoo baxeen caddaalad ay hesho Shukri iyo qoyskeeda. Sabtidii, kumanaan dad ah ayaa socod ku soo maray bartamaha London si ay u dalbadaan caddaalad loo sameeyo Shukri, waxayna dadweynaha kor u taagayeen boorar muujinaaya sawirka Shukri iyo inay caddaalad u baahan tahay.Sii socoshada mowjadaha mudaaharaadyada ‘Black Lives Matter’ oo aan aragnay bishii la soo dhaafay ama waxii ka dambeeyay, kani wuu ka duwanaa inay ka qeybgalayeen dad da’dooda aad u hooseyso oo ka kala yimid magaalooyinka London, kuwaasoo jinsiyado kala duwan lahaa iyo dibadbaxyo kuwaan la mid ah oo ka dhacay Manchester iyo magaalooyinka ku dhow dhow. Dibadbaxyada ayaa 1-da duhurnimo isugu tegay barxada Marble Arch, waxay banneeyeen meel ay ku oggolaadaan in koox yar oo ka mid ah saaxiibbada muslimiinta ah ay ku tukadaan, ka hor inta aysan mudaaharaadku sii socon, banaanbaxayaashu waxay cadeeyeen xiriirka ka dhexeeya Islamophobia iyo cunsuriyada madow, iyo khudbadaha ay muujinayeen mudaharaadka Soomaalida badankood waxay ku nuuxnuuxsadeen nacaybka ay u qabaan dadka bariga afrika ee ku sugan Britain. Koox cunsuriyiin ayaa ayaa dibadbaxa Shukri caddaalada loogu dalbayay damacday inay carqaladeeyaan, hase ahaatee dibadbaxyaasha oo kumanaan kun kor u dhaafayay ayaa ku heesayay heesta ‘Boris waa cunsuri’ iyo falcelinta Booliska Magaalada gabadhaasi yar ay ku dhimata. Ugu danbeyntii Fagaaraha Barlamaanka gaar ahaan astaamaha Nelson Mandela ayey dibadbaxyaashu isugu tageen, halkaasi oo Soomaalidii ka hadashay halista cunsurinimo ee taagan, iyo mas’uuliyada maamulka iyo booliska ay ku leeyihiin dhibaatada soo gaartay Shukri iyo qoyskeeda waxaana ugu danbeyntii dadku dalbadeen caddaalad ay hesho Shukri iyo in midnimo wada jir ah muujiyaan dadka madow iyo kuwa caddaanka ee kulmisa bini’aadanimada. DAAWO VIDEO-GA W/Diyaariyay Cali Muxiyaddiin Cali London, Caasimada News Muxiyaddiin@hotmail.com
-
(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda waxbarashadda Somaliland ayaa dhaliilay qaabkii loo buun-buuniyay dhacdadii gabadh yar oo la sheegay in lagu kufsaday xarunta caruurta aan waalidka lahayn ee magaaladda Hargaysa. Waxaanu wax laga xumaado ku tilmaamay in xisbiyadda mucaaradka, dad qurbe joog ah iyo dad kaloo siyaasiyiin ah ay six un uga hadleen dhacdadii gabadh yar oo la sheegay in lagu kufsaday xarunta caruurta aan waalidka lahayn ee magaaladda Hargaysa. Wasiirka waxbarashadda Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Axmed-toorno), oo maanta warbaahinta la hadlay isagoo ku suagn magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer, oo uu hawlo shaqo u joogo. Waxaanu wasiir Toorno, uga digay xisbiyadda mucaaradka in ay ilaaliyaan qaran-nimadda iyo sumcadda xarunta agoomaha. Daawo: Wasiir Toorno Oo Arrimahaas Ka Hadlaya: Source
-
Garowe (Caasimada Online) – Khudbadii madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni uu ka jeediyey shirkii wadatashiga Puntland ee 15-kii bishii Maarso ee sanadkan lagu qabtay magaalada Garowe, ayaa waxa uu ku soo hadal qaaday maqaamka magaalada Muqdisho. Xilligaas Madaxweyne Deni waxa uu ku af-gobaadsanayey in hadii ay yihiin reer Puntland ay dhibeyso in maqaamka Muqdisho uu ku jiro dood aan dhamaaneyn. (Hoos ka daawo muuqaalka) Sidoo kale Deni waxa uu shirkaas ka sheegay in Puntland ay diyaar u tahay marti-gelinta shir looga tashanayo qodobada ay doodaha adag hareeyeen, kuwaas oo uu markaas ka xusay maqaamka Muqdisho. “Waxaan jecelahay in maanta aan halkan ka sheego, in Puntland ay diyaar u tahay inay marti-geliso qodobada aadka looga dodo oo mar walba soo noq-noqda oo la yiraahdo maqaamka Muqdisho, in Garowe looga hadlo, Muqdisho waa magaalo madaxda Soomaaliya. Waa magaalada astaanta u ah qaranka Soomaaliyeed, maqaamkeedu inuu dood aan dhamaaneyn ku jiro aadbey noo dhibeysaa xaqiiqdii,” ayuu yiri madaxweynaha Puntland seddax bilood ka hor. Waa maalinkii lasoo gabagabeeyay shirkii Garowe ee 17-kii Maarso. Haatan oo Muqdisho loo ansixiyey in markii ugu horeysay metelaad ku yeelato golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay arrintaasi dhakafaar ku noqotay xukuumadda iyo metelayaasheeda heer federaal ee Puntland. Inta badan ola-olaha looga soo hor jeedo metelaadda ay xildhibaanada golaha shacabka u ansixiyeen Muqdisho, waxaa wada xildhibaanada iyo wasiirrada ku jira dowladda federaalka ee kasoo jeeda Puntland. Dooda xubnahaan Puntland ku metela heer federaal, waxay u badantahay in hadii la kor dhinayo 54-ta senator ee golaha Aqalka Sare, metelaadna laga siinayo gobolka Banaadir, ay muhiim tahay in wax laga bedelo habraaca ku xusan cudubka 15-aad ee dastuurka dalka, gaar ahaan qodobkiisa 132-aad, 133-aad, iyo qodobada ku jira cutubka 6-aad ee 79-aad, 63-aad iyo 71-aad ee dastuurka. Sida ay ku cadeeyeen war-saxaafadeed xalay ka soo baxay. Wararku waxa ay sheegayaan in ola-olaha xubnahan Puntland ku metelada dowladda federaalka ee ka hor yimid in Muqdisho metelaad hesho, uu gadaal ka riixayo madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni, sidoo kale Deni waxay arrintan isku aragti ka yihiin dhigiisa Jubbaland Axmed Madoobe, waxaana loo tiirinayaa in doodoodu ay ku saleysantahay, sad bursi xaga nidaamka 4.5-ka ah. Axaddii maanta kulan ay isugu yimaadeen xildhibaanada baarlamaanka Puntland waxaa looga dooday ansixintii xildhibaanada golaha shacabka heer federaal ee metelaada Muqdisho, taas oo ogolaaney in 13 xubnood Muqdisho loogu daro golaha Aqalka Sare. Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Puntland oo ka carooday go’aanka golaha shacabka ee xaqsiinta Muqdisho, oo kulankoodii kadib warbaahinta kula hadlay Garowe ayaa Xukuumadda Madaxweyne Deni ee Puntland ka codsaday inay ka ku dhawaaqdo madax-baani ah, inay Puntland ka go’do Soomaaliya inteeda kale. Hoos ka daawo muuqaalka Deni https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2020/06/Deni.mp4
-
Dhageyso:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle Hoos riix si aad u Dhageysato:- https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/06/Bar___Qubanaha-28062020.mp3 View the full article
-
Xildhibaannada golaha wakiillada dowlad goboleedka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garowe, ayaa waxaa ay si adag uaga doodeen go’aankii golaha Aqalka sare uu 13 xubnood ugu ogolaaday in ay ku matalaan gobolka Banaadi Baarlamaanka soo socda ee 2021-ka, qoondadaas oo Baarlamaanku shalay uu meel mariyey. Golaha ayaa intii kulanka socday waxaa ay eedeyn u soo jeediyeen dowladda federaalka Soomaaliya , dowalda goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbee, iyagoo ku eedeeyey in ay gooni yeeleen dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland,sida ay goobta ka sheegeen xildhabaannadii golaha ka hor hadlay. Qaar kamid ah xildhibaanno goobta khudbado ka jeediyey ayaa sheegay in Puntland ay KA tashan doonto dowaldda federaalka Soomaaliya, halka qaar kale ay soo jeediyeen in lagu dhawaaqo in ay Puntland ay ka madaxbannaan tahay dalka intiisa kale, waa sida ay hadalka u dhigeen, xildhibaannadii hadalka jeediyey. Hadalka ka soo baxay dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa uu ku soo aadayaa xili aysan wanaagsaneyn qilaaqaadka kala dhexeeyo dowladda dhexe, eedeynta maanta ayaana salka ku heyso kadib markii golaha shacabka Baarlamaanka uu shalay meel mariyey matalaadda gobolka Banaadir uu yeelanayo Aqalka sare oo ah 13 xobnood. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 19 qof oo cusub, taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa ku dhawaad 887. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay 16 xaalado cusub oo COVID-19 ah, oo kala jooga Gobolka Benaadir 6, Somaliland 6, iyo Jubbaland 4 qof, taas oo tirada guud ee xaaladaha dalka laga diiwaan geliyay ka dhigeysa 2,894. Bukaannada cusub 11 ka mid ah waa rag 5-na waa dumar, 24-kii saac ee ugu dambeeyay ma jirn bukaan u geeriyooday COVID19, waxaana tirada guud dadka u dhintay cudurka ay gaareysaa 90 qof. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bulshada ugu baaqday in lagu dadaalo kahor tagga cudurka si loo yareeyo saameynta uu bulshada ku yeelanayo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku eedeeyey madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuu diidan yahay oo lagu kari la’yahay laba arrin oo waa weyn oo muhiim u ah geedi socodka siyaasadeed ee dalka. Xasan Sheekh oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa labadaas arrin isaga oo ka hadlaya wuxuu yiri “Madaxweyne Farmaajo waxaa si aan qarsoodi lahayn u diiddan yahay nidaamka federaalka ee ay Soomaalida cusub ku heshiisay iney dib ugu dhisato dowladnimadeeda.” “Wuxuu sidoo kale diidan yahay qabashada doorasho heer qaran ah oo heshiis lagu wada yahay si loo helo kalsoonida heer labaad ee federaalka oo kala ah dowlad-goboleeyada iyo midda saamileyda kale sida xisbiyada siyaasadeed iyo guud ahaanba kalsoonida shacabka Soomaaliyeed.” Xasan Sheekh ayaa sheegay in la joogo waqtigii ay dhici lahayd doorashada qaran ee xilli-xileedka hay’adaha dastuuriga ah ee heer federal, hase yeeshee guddiga doorashada ay wadaan muddo kordhin rimma. “Madaxweynaha iyo xukuumaddiisa waxay muddo dheer ku faanayeen iney wada joogeen muddo ku dhaw AFAR sano. Hase yeeshee maalin ka mid ah muddadaas madaxweynuhu kama hadlin wax doorasho la yiraa. Haddaba, ninkii doorasho laga sugayay ee aan ka hadlin muddadaas dheer sow shalay afkiisa af aan ahayn looguma hadlin?,” ayuu yiri Xasan Sheekh. “Madaxweynaha JFS, waxaan ugu baaqayaa inuu dhago laab u daloola ku dhageysto baaqeyga: 1 – Waqti ayaa horay dalka iyo dadka uga soo lummay ee fadlan mid kale ha kasii luminin. 2 – Waqtiga yar ee ka haray xilli-xileedkaaga hal arrin ayuu ku filan yahay. Kaas oo ah inaad u istaagto in doorashada loo helo heshiis siyaasadeed si awoodda xukunka si nabad ah loola kala wareego ama si sharci ah mar kale laguugu soo doorto.”
-
MOGADISHU (HOL) - The UN has welcomed the announcement by Somalia’s electoral commission to hold elections by March next year despite failure to meet constitutional timelines. Source: Hiiraan Online
-
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) oo ay ku shaacisay nooca Doorasho Dalka ka dhaceysa 2020/2021. Halkan Ka Aqriso Warka Ka Soo Baxay Xafiiska UNSOM Xafiiska Unsom oo War Ka Soo Saaray Hadalkii Xaliimo Yarey Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Warka Ka Soo Baxay Xafiiska UNSOM https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/06/whatsss-2.mp4 Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/06/Warka-habeen-28062020.mp3 View the full article
-
The departure of Garissa Township MP Aden Duale as National Assembly Majority leader is a staggering blow to the Somali community’s influence in national politics. And it hasn’t helped Deputy President William Ruto. Duale has been the community’s highest ranking leader in national government and his purge, analysts say, has left a massive gap. Because of his clout and political persona, Duale is the patron of the Northern Kenya leaders forum and the chairman of the Northeastern Parliamentary Group. With the clamour to amend the Constitution likely to dominate the country’s political agenda in the next few weeks, it will be interesting to watch which direction Duale the heavyweight will take. Though he was sacked for being a powerful ally of DP Ruto, his talents and efficiency in pushing the government’s agenda are well known. Though known for his acerbic tongue, he delivered a gracious departure speech and he’s far from out of the picture. Duale previously maintained he will support a referendum to introduce a parliamentary system of government to end what he described as “post-presidential election chaos”. Observers say it’s likely Duale will cross over and team up with the Building Bridges Initiative crusaders to push for a referendum to amend the Constitution. This means he might emerge as vocal proponent of the BBI but still push for the interests of Northern Kenya and minority communities. Should he assume a higher profile in the push for constitutional review, then Duale would remain a force to reckon with as the 2022 dynamics unfold. Former Mandera Senator Billow Kerrow was the first to describe the political vacuum and dismay in the Somali community after Duale’s purge. “Duale’s removal wasn’t unexpected but it was cowardly,” Kerrow said, calling his sacking inhumane and unappreciative of the Somali community’s support. “He deserved better, not brute ingratitude. The bigger picture is a painful loss for Muslims and the Somalis as he was the highest ranking in government,” Kerrow said. Duale has been DP Ruto’s most ardent foot soldier, with a venomous tongue that kept some of the DP’s adversaries at bay, earning himself the title of Sycophant Number One. The three-time MP, who was first elected as Dujis MP in 2007 on the ODM ticket, commands massive clout among the Somali community. At the same time, the Garissa Township MP also chairs the Pastoralists Parliamentary Group Association, stretching his influence to at least seven counties. He is expected to firm up his grip on the expansive pastoralist region as he positions himself ahead of the 2022 polls. President Uhuru Kenyatta sent the vocal lawmaker to the guillotine on Monday during a Jubilee Parliamentary Group Meeting. The move could reduce but not eliminate his political influence across the Northeastern region. It could complicate Ruto’s bid to consolidate the region. Duale, accused by critics of being being a Jubilee sycophant, enabled the party to turn the tables against former Prime Minister Raila Odinga who until 2007 had a firm grip on the region. Political analyst and USIU professor of History and International Relations Macharia Munene reckoned that Duale’s personality is unmatched among his peers from the Somali community. “Duale is gifted and unique, he is a politician who was destined for greater things,” he said, calling his removal a blow to both the community and to Ruto. “While Kenyans will miss his personality, his exit is a major setback to the political movement that he supports,” Munene said. Observers argue Duale’s controversial politics and his fearless approach in the defence of Somali and Muslim communities’ rights cemented his position as their virtual spokesman. His rise to the political high table had given the Somali people a special place in the national government in the last seven years. Indicative of his role in Somali politics, he rallied the Northeastern region behind the United Republican Party ahead of the 2013 General Election. Following a bitter falling out with Raila, Duale joined forces with Ruto who was then the Eldoret North MP, to form URP. Duale had just been sacked as assistant minister for Livestock in the coalition government. Ruto too was dismissed. URP later went ahead to form the government after the general election following a political pact with President Uhuru’s TNA party. After dumping Raila, Duale became a key URP lieutenant in Northern Kenya and turned the tables on ODM. During the 2013 polls, Ruto’s URP swept most of the parliamentary seats in the entire pastoralist region, gains largely attributed to Duale’s efforts. He was then rewarded with the position of Leader of the Majority in the National Assembly, an influential position that dramatically elevated his national profile. The bullish lawmaker now may find it useful to watch his caustic tongue and reconsider his acerbic attacks on rival politicians as he maps out his own path ahead of 2022. Former lawmaker Abdikadir Aden, told the Star that Duale’s exit was not just a blow to the Somali community but also a set back to the pastoralist nation’s push for a space in national politics. “Duale had earned himself a place in national politics because of his hard work and fearless support for Jubilee. His ouster at a time when there is a push to amend the Constitution gives us some fears,” the lawmaker said. He said, however, that leaders from the region would speak in one voice on what they want in the constitution to address marginalisation and historic injustices. “We are clear as the leadership from this region, we will agree and take a common position on BBI so it is beneficial to our people,” he noted. Some senior political leaders from Northeastern in Parliament include Garissa Senator Yusuf Haji, who is the chairperson of the BBI task force, which is working on national reforms. National Assembly Minority Whip and Suna East MP Junet Mohamed has roots in the region, despite having been elected in Migori county. Others are Eldas MP Aden Keynan and Kamkunji MP Yusuf Hassan. Keynan was named Jubilee coalition joint secretary to appease the Northeastern region. Haji had recently led a team of elders and MPs from the region in appealing to the President to spare Duale, saying his position was given as reward for their support for Jubilee in the last two elections. Former National Assembly Deputy Speaker Farah Maalim, a critic of Duale, termed the years his rival served as Majority leader a “waste.” “The National Assembly will redeem its lost glory. In eight short years Parliament lost its glory. Redeem its glory now,” Maalim said as he mocked Duale’s tenure.
-
Guddoomiyaha Isboortiga Degmada Warta Nabada Saacid Xuseen Cabdi oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in maamulka degmadiisa ay aad ugu faraxsanyihiin helitaanka garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho oo ay Dowladda Soomaaliya kala wareegtay ciidamada Amisom bishii Auguts 2018. Halkan Ka Daawo Guddoomiye Saacid oo la hadlay Goobjoog Sports https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/06/whats-.mp4 Source: goobjoog.com
-
Garoowe (Caasimada Online) – Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland oo ka carooday Go’aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ay ugu ansixiyeen Gobolka Banaadir in uu 13 Xubnood ku yeesho Aqalka Sare ayaa sheegay inay ka codsanayaan Xukuumadda Madaxweyne Deni ee Puntland in ay ka ku dhawaaqdo madax-baani. Hadalkooda ayaa yimid kadib markii xildhibaanada kasoo jeeda beesha Daarood ee u jira baarlamanka Soomaaliya ay ku fashilmeen isku daygii ay ku hor-istaagi lahaayeen xuquuqda gobolka Banaadir. Xildhibaannada Golaha Wakiilada Puntland oo maanta Saxaafada kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa waxaa ay sheegeen in magaalada Muqdisho ay markii hore u aqoon sanaayeen goob daka lagu dilo laguna dhaco, hase yeeshee haatan ay noqotay mid Sharciga lagu dhaco, sida ay hadalka u dhigeen. Sidoo kale waxa ay sheegeen in Xeerarka doorashada oo ay qaarkood ansixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka aysan aqoonsaneyn, waxaana ay sheegeen inay Puntland tashan doonaan go’aanana soo saari doonaan. Waxaa ay sheegeen in Magaalada Muqdisho ay tahay magaalo Soomaaliyeed, balse ay u muuqato mi dad gaar ah xigsanayaan, waaana ay ku eedeeyeen dowladda federaalka, maamulada Galmudug, HirShabelle iyo Koonfur Galbeed inay faquuqayaan Maamulada Puntland iyo Jubaland, sida ay hadalka u dhigeen. Aqalka Sare ayaa waxaa ugu badan beesha Daarood oo haysata 17 kursi, halka Dir iyo Mogadishu Clan ay haystaan min 14, ayada oo Digil iyo Mirifle ay haystaan 8, beeshan shanaad ay ay haysato kaliya hal. Hoos ka dhageyso codadka xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2020/06/Xildhibaannada.mp3
