-
Content Count
212,225 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
The week ending on 24 May 2020 saw a significant reduction of rainfall amounts across the country. A few pockets in the southern and northeastern regions however recorded light rains. In general, the seasonal rain performance was remarkable and beneficial to all the water dependent sectors. Source: Hiiraan Online
-
At least three soldiers were killed and four others wounded Tuesday when rival Somali government forces clashed in the capital, Mogadishu, witnesses said. Clashes erupted when Deynile district authorities attempted to demolish homes in the outskirts of Deynile neighborhood and a rival unit blocked them prompting the fierce clash. A local resident who spoke to Caasimada online said there was a heavy exchange of fire which lasted for some hours. “We heard the sound of heavy gunfire, we were unable to get outside,” he said. He added” three dead bodies of Somali soldiers were seen in area” The infighting between the militias within the armed forces has been a reoccurring event in the past few months claiming the lives of many of civilian lives. Somalia has been riven by civil war since 1991, when clan-based warlords overthrew a dictator then turned against each other. The weak U.N.-backed government is now battling an Islamist insurgency, which frequently carries out attacks in the capital Mogadishu and other parts of the country. The group wants to overthrow the central government and establish its own rule in the country, based on its strict interpretation of Islamic sharia law.
-
Six months ago, Beledweyne, a town in central Somalia was battered by heavy rainstorms. The flooding destroyed houses, crops and roads, and displaced thousands of families. Source: Hiiraan Online
-
Astrazeneca’s bid to produce the world’s first Covid-19 vaccine is facing a moment of truth, with results from a major trial expected within weeks. The British drugs group has teamed up with scientists from Oxford University, who are developing the potential shot, and on Thursday last week it was handed a £1billion boost from the US government. It is the latest big bet made by Astra boss Pascal Soriot, who has overseen the company’s transformation from laggard to industry leader over the past eight years. Under the Frenchman, Astra prioritised research and development of potentially lucrative cancer drugs which have gone on to become blockbuster hits, generating billions of pounds in revenues to replace its medicines that have lost patent protection. The scale of the turnaround was underscored recently when Astra overtook Unilever and Shell to become the UK’s most valuable listed company, worth £118billion. Arch-rival Glaxosmithkline, although bigger in terms of revenue and headcount, trails behind with a valuation of £83billion. And analysts said Astra’s resurgence has also vindicated Soriot and chairman Leif Johansson’s defence of the company against a hostile takeover bid attempted by US rival Pfizer in 2014. They rebuffed Pfizer’s attempts to buy the British firm for just 5500p per share – or £69billion – going against the wishes of major investors who wanted them to engage. on their current value However, since then shares have more than doubled in value and outperformed the FTSE 100 index. They are up 107 per cent since May 2014, when the Pfizer bid was dropped, compared to the blue chip index’s rise of just 11.8 per cent over the same period. According to analysis by investment platform AJ Bell, when dividends are included Astra’s returns to shareholders represents an increase in value of 163.4 per cent. Russ Mould, AJ Bell’s investment director, said: ‘The performance of Astrazeneca’s shares over the five years since Pfizer scrapped its bid offers a good example of how stock markets are get-rich-slow schemes when they are used properly. ‘The healthy returns made by shareholders are also a timely reminder that investors – and company executives – should always focus on the development of products and services that serve a purpose and not financial engineering.’ Results from Oxford University vaccine trials are expected next month. In a note to clients, analysts at UBS said Astra was on course to make its first deliveries of the shot in September. Source Thisismoney Qaran News
-
EU ambassador to Somalia warns against election dates delay
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
NAIROBI (HOL) - The European Union has warned the delay of timelines for the electoral commission to announce the election dates could have possible consequences noting it was ‘concerned’. Source: Hiiraan Online -
Kismaayo (Caasimadda Online) – Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, aadna ugu dhow xukuumadda, ayaa sheegay inay Dowladda Soomaaliya wado qirshe ka dhan ah Axmed Madoobe. Xildhibaan Jeesow ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ku mashquulsan tahay sidii loo soo xiri lahaa Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo dad kale oo uu sheegay inay gacan saar la leeyihiin. “Jubaland xalkeeda dowladda Federaalka ayaa gacanta ku heysa, waa la qabanaa, Axmed Madoobe-na waa la soo xirayaa; inta gacan-saarka la lehna waa lasoo xirayaa,” ayuu yiri mar uu la hadlay Telefishinka Shabelle ee Magaalada Muqdisho. Xildhibaanka ayaa sheegay in tallaabada ugu horeyso ay qaadeyso Dowladda Soomaaliya ay tahay sidii loo soo xirir lahaa Xuduudda ay Soomaaliya la leedahay dalka Kenya. Wuxuu sheegay in marka lagu guuleysto xiridda Xuduudda uu Axmed Madoobe kusoo dhici doono wado cidlo ah, sidaas ay gacanta ugu soo dhigi doonto Dowladda Soomaaliya, sida uu isaga aaminsan yahay. Mar uu ka hadlayey khudbaddii wakiilka Midowga Afrika uu ka hor jeediyey Qaramada Midoobay ee ku saabsaneyd inay Nairobi ku heshiyeen siyaasiyiinta kasoo jeeda Beesha Ogaadeen, ayuu sheegay in khudbadaas ay aheyd mid saxan oo u dhacday sidii uu rabay baarlamanka Soomaaliya. “Khudbadaas waxay aheyd mid saxan, Cabdirashiid Janan yuu yahay, Axmed Madoobe yuu yahay, ma Gaaljecelaa, Maya waa Ogaadeen, waxaa heshiiyey 4 nin oo isku beel ah,” ayuu sii raaciyey Amin Jeesow. Halkaan hoose ka daawo wareysiga Xildhibaan Jeesow
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddoomiyaha Maamulka degmada Dayniile ee Gobolkan Banaadir Maxamed Abuukar Jacfar ayaa ka warbixiyey dagaal maanta ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ku dhex maray degmadaas. Guddoomiyaha oo shir jaraa’id ku qabtay meesha uu dagaalka ka dhacay ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan dowladda ay soo weerareen dad shacab ah, sida uu hadalka u dhigay. Guddoomiye Jacfar ayaa sheegay in Ciidamada weerarka soo qaaday ay burburiyeen dhul ay daganaayeen dad shacab ah. Jacfar ayaa xusay inay ciidamada Degmada u gurmadeen dadkaas shacabka ah ee lasoo weeraray, sida uu hadalka u dhigay, islamarkaana ay ku guuleysteen inay ka celiyaan dhulkii ay boobayaan isagoo ku tilmaamay inay ahaayeen ciidamadaas kuwa lasoo dirsaday. Dagaalkii saakay ka dhacay Xaafada Cara-gaduuda ee degmada Dayniile ayaa waxaa uu sababay dhimashada in ka badan shan askari oo labada dhinac ah iyo dhaawaca tiro kale, waxaana dagaalkaas ku baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish. Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysay dagaalkaasi, balse wararka qaar ayaa sheegaya in la isku hayo arrimo la xiriira dhul ku yaalla halkaasi. Xaaladda ayaa haatan degan, hase ahaatee ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha laamaha amniga oo ku aadan iska hor imaadkaasi. Hoos ka daawo Jacfar
-
Ninkii safray ilaa 400 kiiloomiitar ee dhibaatada u horseeday Ra’iisul wasaare Boris Johnson Ra’iisul wasaaraha Britain, Boris Johnson, ayaa hadda bartamaha u galay qalalaase siyaasadeed kaddib markii uu soo ifbaxday war sheegaya in la taliyihiisa uu ku safray gudaha dalkaas. Wuxuu jaray masaafo gaareysa ilaa 400 Kiiloomiitar iyadoo ay la socdeen xaaskiisa iyo canug uu dhalay xilli UK looga dhawaaqay xayiraadda looga hortaggayo fiditaanka feyraska Korona. Dominic Cummings waa la taliyaha ra’iisul wasaaraha UK, wuxuu Isniintii sheegay “in dhaqan macquul ah uu sameeyay” markii uu booqasho ku tegay deegaanka Durham oo ku yaalla waqooyi bari England si uu usoo eego hanti ay leeyihiin waalidiintiisa. Xilliggaas waxaa la socday xaaskiisa oo xannuunsan. Cummings wuxuu sheegay in xaaskiisa iyo isagaba “ay wajahayeen xaalad adag” oo ku saabsan daryeelka canugooda. Ra’iisul wasaare Boris Johnson wuxuu taageero u muujiyay taliyihiisa siyaasadda oo uu sheegay in sharciga uu u hoggaansamay markii uu safrayay isla maarkaana uu raacay talooyinka caafimaad ee looga hortaggayo cudurka. “Waxaan ogahay in malaayin qof ay la xannuunsan yihiin cudurka halka kumananaan qof ay u dhinteen,” ayuu yiri Cummings. Xilli cadaadis uu saaran yahay Cummings si uu sharraxaad uu ugu bixiyo sababta uu ugu safaray gudaha dalka iyadoo Britain lagu soo rogay bandow looga hortaggayo faafidda Korona, balse wax raalligelin ah kama uusan bixin dhacdadaas, wuxuu sidoo kale sheegay in uusan ka qotrsheyneynin in uu iscasilo. Jahwareer Inkasta oo tirada dadka u dhintay cudurka ay sare u kacday gudaha Yurub, dowladda UK waxay heleysay taageero xooggan oo ku aadan xaaladdan. Xilli dhibaatada cudurka ay saameyn ba’an ku reebtay UK, dadka waxay ku tiirsan yihiin dowladda marka ay timaaddo helidda wararka ka farxinayo. Sida ku xusan aragti dadweynaha waxay muujineysa in taageerada loo hayo Ra’iisul wasaare Boris Johnson iyo dowladdiisa ay sare u kacday. Ra’iisul wasaare Boris Johnson wuxuu wajahaya culeyskii siyaasadeed ee ugu weynaa tan iyo markii uu xilka qabtay Balse waxaa sidoo kale jira qalalaase siyaasadeed ka hor inta aanan la soo afjarin dhibataadan haatan soo wajahday la taliyihiisa Dominic Cummings. Britain waxay weli wadaa dadaallo looga hortagayo cudurka Covid-19 marka la barbardhigo dalalka kale ee Yurub, waxay shaqaalaha caafimaadka siineysay qalabka ay kaga gaashaantaan cudurka iyo sidoo kale waxay wadaa howlaha baaritaanada cudurka oo si guud ah. Waa kuma Dominic Cummings Dominic Cummings waa ninka ugu muhisan siyaasadda Britain. Inkasta oo aan lasoo dooran, Cummings waxaa lagu tilmaamaa in uu yahay maskaxdii ka dambeysay ololihii Britain ay kaga baxday Midowga Yurub iyo guushii uu doorashada ka gaaray Ra’iisul wasaare Johnson. Haatan, waa la taliyaha ra’iisul wasaaraha Britain. Inta badan khudbadaha waaweyn waxaa soo diyaarsada ra’iisul wasaaraha balse fikradaha waxay ka yimaadaan Mr Cummings. Waa ninkan haya howl saameyn weyn ku leh dalkaas, waana sababta haatan loogu dhagan yahay, xilli la taliyeyaasha kale ee dowladda aanan howshooda war laga heyn. Maxaa lagu heystaa? Cummings wuxuu kamid ahaa saraakiishii dowladda ee udub dhaxaadka u ahaa dhaqangelinta xaayiradda lagu xakameynayo fiditaanka feyraska. Xayiraadda waxay dhaqan gashay 23-dii bishii Maarso, wuxuu qeexayay in qof kasta oo laga helo xannuunka ama qof ka mid ah qoyska laga helo waa inay guryaha joogaan. Dominic Cummings kama uusan hadlin arrintani. Dominic waxaa la sheegay in uu safray ilaa 400 kiiloomiitar , wuxuu baabuurka ku waday xaaskiisa oo cudurka la xannuunsaneyd iyo canugiisa oo 4 jir ah, wuxuuna tagay guri ay leyhiin waalidiintiisa. Dominic Cummings Wuxuu ku anddacooday in taageero uu ka helay ra’iisul wasaare Johnson, waxay arrintani muujineysaa sida uu uga walaacsanaa xaaladda caafimaad ee canugiisa. Balse aragtida guud, sida ay qabaan siyaasiyiinta qaar, waxay sheegayaan in ficilada uu sameeyay Cummings aysan kasoo horjeedin sharciga balse uu jebiyay xayiraadda xilli dad badan lagu qasbay in guryahooda ay joogaan. Qaran News
-
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha BF Soomaaliya ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo hadalkii ka soo yeeray wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Amb. Francisco Madeira ee ahaa in Jubbaland ay ku heshiisay hal beel. Jeesow ayaa sidoo kale si adag uga horyimid hadalkii shalay ee ay madaxda Jubbaland ku dalbadeen in guud ahaan dalka looga eryo, Amb. Madeira Sidoo kale xildhibaanka oo hadalkiisa sii wata ayaa shaaciyey in madaxda ugu sarreysa Jubbaland ay dhibaato ka wadaan maamulkaasi, isagoona ku baaqay in la soo xiro. Halkaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo ay Jubbaland si weyn u cambaareysay khudbaddii uu golaha ammaanka ee QM ka jeediyey ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya. View the full article
-
(SLT-Hargeysa)-Wakiilkii hore ee Somaliland u fadhiyay dalka Imaaraadka Carabta Axmed Yaasiin Hirad, ayaa sheegay in saraakiil ka tirsan dawladda Imaaraadku u hanjabeen, ka dib markii uu dawladda Imaaraadka ku eedeeyay in aanay fulin ballanqaadyada mashaariic ay sheegtay in ay ka fulin doonto Somaliland. Hase ahaatee xukuumadda Somaliland ayaa arrintaasi raalligelin ka bixisay, iyadoo sheegtay in aanu wakiilka hore ku matalin eedahaasi uu u jeediyay dawladda UAE. Dhaliilaha uu wakiilkan hore u jeediyay dawladda UAE ayaa waxaa ka mid ahaa mashruucii xunbo-weyne ee fashilmay, kaasi oo ay hore u ballan-qaaday dawladda Imaaraadku. Source
-
Tripoli (Caasimada Online) – In ka badan 1000 calooshood u shaqaysteyaal ah oo u dhashay Ruushka iyo Suuriya ayaa dib uga baxay furinta hore ee dagaalka ka socda caasimadda Libya, sida ay werisay warbaahinta Bloomberg. Calooshood u shaqayteyaasha shisheeye ee ka bar-bar dagaalamayay dagaal-ooge Khaliifa Xaftar waxay dib ugu gurteen bartamaha Libya kadib markii faro-gelinta militari ee Turkiga ay Dowladda Caalamku aqoonsanyahay ka caawisay in ay horumarro sameeyaan todobaadyadii dhowaa, waxayna la wareegeen saldhigga muhiimka ah ee ciidamada cirka ee al-Watiya. Tirada guud ee xoogga ka barbar dagaalamaya Khaliifa Xaftar lama oga lakiin warbixinno hore waxay muujiyeen in kumanaan ay ka barbar dagaalamayaan labada dhinac ee colaadda Libya. “Diyaarad militari oo nooceedu yahay Antonov 32 ayaa soo cago dhigatay garoonka diyaaradaha Bani Walid, si ay u u billaabaan daad gureynta calooshood u shaqeystayaasha kooxda Wagner Group, oo ka cararay koonfurta Tripoli, una qaaday goob aan la aqoon,” waxaa sidaas twitter-ka ku qoray ciidamada taageersan dowladda. Bishii tagtay, werbixin loo diray Golaha Ammaanka, ayaa khuburada QM waxay ku taageereen warbixino warbaahinta Mareykanka ay ku sheegeen in kooxda Wagner, oo ah urur leh ciidamo sida mlitariga u tababaran, kuna dhow madaxweyne Vladimir Putin ay dagaal-yahano taageeera Khalifa Haftar u direen Libya. Ku dhawaad 1,500 calooshood u shaqaysteyaal Ruushka iyo Suuriya u dhashay ayaa gaaray deegaanka Bani Walid oo 180km u jira magaaladda caasimadda ah waxayna kasoo duuleen garoonka diyaaradaha ee Juffra oo ay heystaan xoogagga Khaliifa Xaftar. Calooshood u shaqaysteyaashu weli waa ay ku qul-qulayaan Bani Walid. Duqa magaaladda Salem Alaywan ayaa sheegay in ay doonayaan in ay dhex-dhexaad ka noqdaan dagaalka ismarkaana ay diidanyihiin joogitaanka ciidanka shisheeye. Lama oga sababta ay ciidankaasi uga baxeen furinta dagaalka kadib markii uu Xaftar uu cusbooneysiiyay baaqiisa ah in lala dagaalamo ciidanka Turkiga ee caawinaya Dowladda Caalamku aqoonsanyahay. Sidoo kale sabtigii, Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Telefonka kula hadlay madaxweyne Erdogan waxaana uu ka dalbaday in colaadda deg-deg loo damiyo. Wada-hadalka labada hoggaamiye waxaa uu yimid kadib markii ciidanka Xaftar laga saaray garoonkii keliya ciidanka cirka iyo magaalooyin muhiim ah. Falanqeeyeyaasha ayaa sheegaya in dagaalka ay ciidanka Libya soo cubooneysiiyeen uu labada dhinacba u suurta gelin karo in ay dib u bilaabaan wada xaajoodkii xabad joojinta. Dadaaladda caalamiga ah ee la doonayay in lagu joojiyo colaadda Libya ayaa guul dareystay sanadkan horraantisii.
-
In the early hours of Monday, May 25, 2020, Jubaland Security Forces beat back Al-Shabaab militants who attacked their base and training center in Dhobley. Al-Shabaab lost several men and a range of weapons were left behind as they hastily retreated in defeat. About 20 Al-Shabaab terrorists attacked the base using rocket-propelled grenades and assault rifles but found formidable resistance in the Jubaland forces who stood their ground and defended their position. The terrorists were driven back when a team from the African Union Mission in Somalia (AMISOM) quickly arrived to reinforce the Jubaland Forces. “We dispatched our Quick Reaction Forces to support Jubaland forces who had come under attack from the terrorists. They were no match, quickly they pulled back and fled, but not before our forces had inflicted serious damage on them. Al-Shabaab suffered significant losses with several of their fighters dead and injured. Only one Jubaland soldier sustained light injuries. He was treated at the AMISOM Level II Hospital in Dhobley and has since been discharged,” said Brigadier Paul Njema, AMISOM Sector 2 Commander. AMISOM sector 2 is based in the southern border town of Dhobley in Jubaland State of Somalia and is manned by Kenya Defence Forces. Under the Somalia Transition Plan (STP), AMISOM and the Somali Security Forces conduct several joint operations as part of the efforts to disrupt and degrade terrorist and armed groups. Just this year, AMISOM and Somali Security Forces have registered significant security gains, which have degraded and disrupted Al-Shabaab’s operational capabilities across Somalia. On 16th March, under “Operation Badbaado” Al-Shabaab was dislodged from the bridge town of Janaale in Lower Shabelle. The recovery of Janaale was a serious blow to Al-Shabaab, as the town was a strategic stronghold for the group’s operations in Lower Shabelle and Mogadishu. Janale was also a hub for manufacturing VBIEDs and IEDs. Beyond Janale, targeted operations by AMISOM and Somali Security Forces in Bula Xaaji on 20th March destroyed the terrorist group’s positions and considerably reduced their capabilities. On 15th April, AMISOM forces together with Jubaland security forces repelled a late-night attack on Bilis Qooqani town, killing and arresting several Al-Shabaab terrorists in the process. View the full article
-
Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Maxamed Abuukar ayaa maanta gaaray magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose. Wafdigaan ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa, Senator Xuseen Cali Xaaji oo ka tirsan golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya iyo xubno kale. Sidoo kale guddoomiyaha gobolka Sh/Hoose, Ibraahim Najax iyo guddoomiyaha degmada Marka C/laahi Waafow ayaa xubnahaasi ku soo dhoweeyey halkaasi Soo dhoweyn kadib mas’uuliyiintaan ayaa waxa ay ka dhagax dhigeen xarunta maamulka gobolka ee magaaladaasi, taas oo dhowaan dib u dhis lagu sameyn doono. Halkaan hoose ka daawo sawirrada: View the full article
-
Somali army chief General Odowa Yusuf Rage has paid a visit to a key military base in central town amid preparation for a final push against Al-Shabaab militants in the country. Rage accompanied by top army generals met with soldiers stationed in the base camp in Abduwak town, the second leg of a tour to armed forces operating in Galgadud region. SNA forces have been battling Al-Shabaab for nearly a decade with the help of AU troops serving under the umbrella of AMISOM, taking strategic towns from the militant group. Despite losing ground, Al-Shabaab still holds key areas in the country and capable of staging car bombs and direct gun attacks in the country, mainly in Mogadishu. View the full article
-
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii la dhaafay ku dhowaad 5 qof oo looga shakiyey cudurka faafa ee Coronavirus ay ku dhinteen gudaha magaalada Cadaado oo ka tirsan gobolkaasi. Madaxa caafimaadka isbitaalka magaaladaasi, Cabdi Xasan Cali oo u warramay Shabelle ayaa sheegay in dadka ay diiwaan-geliyeen ee dhintay ay gaarayaan illaa 4 ruux. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay haatan xireen qeybta gurmadka deg-dega ah ee isbitaalka oo lagu qaabilay dadkaasi looga shakiyey inay u geeriyoodeen Covid-19. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/cc-1.mp3 View the full article
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Ergeyga Midowga Yurub ee Soomaaliya Nocolas Berlanga ayaa durba ka falceliyey dib u dhaca ku yimid waqtiga guddiga doorashooyinka qaranb ay hortagi lahaayeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu walaac xoog leh kaga muujiyey waqtiga cusub ee loo asteeyey guddiga doorashooyinka Qaranka. Nocolas Berlanga ayaa su’aal geliyey suurta-galnimada in waqtiga cusub ee loo qabtay guddiga doorashooyinka inay ku hor-yimaadeen baarlamaanka lagu shaaciyo doorasho waqtigeeda dhacdo. “Midowga Yurub wuxuu walaac ka muujinayaa suurta-galnimada cawaaqibka waqtiga cusub ee loo qabtay in guddiga doorashooyinka uu ku horyimaado baarlamanka inay ka dhallan karto doorasho waqtigeeda ku dhacdo,” ayuu yiri. The EU in Somalia expresses concern at any possible repercussion the new date of NIEC’s appearance before Parliament may have on timely elections pic.twitter.com/qgk773ZBU5 — Nicolas Berlanga (@NBerlangaEU) May 26, 2020 Hadalka kasoo yeeray Midowga Yurub ayaa kusoo aadayo xilli Guddiyada joogtada ah ay go’aamiyey in Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaran (GMDQ) Xaliima Ismaaciil (Xaliima Yarey) ay baarlamanka hor-timaado 27-ka June, kana horjeediso warbixinta ku saabsan doorashada dalka, xilliga ay dhaceyso iyo nooca ay noqoneyso. Warbixinta guddiga doorashooyinka ayaa markii hore qorshuhu ahaa in lasoo gudbiyo 27-ka bishan May, taas oo macanaheedu yahay in hadda dib looga dhacayo muddo bil. Go’aankan ayaa si cad u jebinaya qodobada 13-aad iyo 53-aad ee xeerka doorashooyinka. Halkan ka aqriso warbixintaas.
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka Dhageyso Warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Warka-Duhur-26052020.mp3 View the full article
-
(SLT-Khartoum)-Dawladda Suudaan ayaa la wareegtay Hanti dhan 4 Bilyan oo Dollarka Maraykanka ah oo uu lahaa Madaxweynihii xukunka Suudaan laga tuuray, Cumar Xasan Al-bashiir. Sidaana waxa shaaciyey Guddiga la dagaalanka Musuqmaasuqa ee Suudaan, sida uu Wargeyska The National oo ka soo baxa Dalka Imaaraadka Carabta. Muddo dheer oo uu xukunka Suudaan hayey Cumar Xasan Al-bashiir, waxa xukunka laga tuuray Sannadkii hore, 2019, waxaana illaa xilligaa dalku sameeyay isbeddelo ay ka mid tahay in la hirgeliyo Nidaamka dimuqraadiga ah, waxaana xukunka gacanta ku haya Ciidammada iyo Raysal-wasaare Rayid ah, Abdullah Hamdok, kuwaasi oo heshiis wada gaadhay. Waaxda la dagaalanka Musuqmaasuqa Suudaan ayaa sheegtay inay la wareegtay Hanti ku jirtay Shirkado Saamilay ah, kuwaasi oo Hantida uu Madaxweynaha xilka laga tuuray geliyey dhan tahay inta u dhaxaysa $3.5 billion illlaa $4 billion, sida uu sheegayo Salah Manaa oo ah Afhayeen u hadlay Waaxda la dagaalanka Musuqmaasuqa ee Suudaan. Lacagahan ayaa lagu ogaaday baadhitaano uu sameeyay Guddiga la dagaalanka Musuqmaasuqu, waxayna Hantidaasi isugu jirtaa Lacag lagu Maalgeliyey shirkado badan, dhismayaal iyo Hanti kale oo ma guurto ah, taasi oo marka la isku wada geeyo noqonaysa 4 Billion oo dollar. Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirkii hore ee Turkiga u fadhiyey Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan hadalkii ka dhanka ahaa Jubbaland ee ka soo yeeray wakiilka Midowga Afrika, Amb. Francisco Madeira. War qoraal ah oo uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay safiirkii hore ee Turkiga u joogay Soomaaliya Amb. Kani Torun ayaa wuxuu uga hadlay arrintaasi, isaga oo ugu baaqay ururka Midowga Afrika in uusan faro-gelin siyaasadda gudaha ee dalka Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu carabka ku dhuftay in Midowga Afrika looga baahan yahay inuu dhex-dhexaad ka noqdo dhaq dhaqaaqyada siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya. “Midowga Afrika waa in uusan faragelin siyaasada gudaha ee Soomaaliya, Midowga Afrika waa inay dhex dhexaad ka noqdaan kooxaha siyaasadda haddii kale waxay wiiqi doontaa xasilloonida jilicsan.” ayuuu qoraalkiisa ku yirid Danjire Kani Torun. Tan iyo markii uu Madeira khudbad ka hor jeediyey golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa wuxuu la kulmayey dhaleeceyn xoogan, kadib markii uu shaaciyey in uu Madaxweyne Axmed Madoobe heshiis la gaaray kaliya mucaaradka Ogaadeen. Hadalkaan ayaa sidoo kale ku soo aadaya, iyadoo shalay dowlad goboleedka Jubbaland ay si weyn u cambaareysay ergeyga Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Amb. Francisco Madeira, islamarkaana sheegtay inay dhowaan ku furi doonto gal-dacwadeed.