Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmay shirweynaha Beelaha Mudulood, kaas oo looga hadlayo arrimo xasaasi ah. Shirka oo ka dhacaya Mowlaca Macalin Nuur ee ku yaalla degmada Hodan ayaa waxaa ka qeyb-galaya Madaxweynayaashii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud, Shariif Sheekh Axmed, Cali Mahdi Maxamed, Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geeddi, madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare, wasiiro, xildhibaano iyo siyaasiyiin, odayaasha dhaqanka, culumida iyo qeybaha bulshada. Furitaanka shirkan oo ah mid wadatashi ah ayaa wuxuu soo maray marxalado kala duwan, waana wejigii labaad oo looga arrinsanayo aAyaha beelweynta Mudulood. Sidoo kale shirka oo socon doono muddo saddex cisho ah ayaa waxaa looga hadlayaa xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha masiiriga ee dalka. Ammaanka ayaa sidoo kale aad loo adkeeyey, iyadoona ciidamo badan la dhigay xarunta uu shirku ka dhacayo oo ah Mowlaca Macalin Nuur ee degmada Hodan. Gaba-gabada shirkan ayaa waxaala filayaa in laga soo saaro war-murtiyeed ku aadan go’aannada ay isla qaataan dhinacyada kala duwan ee ka qeyb-galaya shirkaasi.
  2. The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has a new force commander; Lieutenant General Diomede Ndegeya from Burundi, who arrived in Mogadishu on Sunday to be the overall head of forces from Burundi, Djibouti, Ethiopia, Kenya and Uganda. Source: Hiiraan Online
  3. Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan deegaanka Goldogob ee gobolka Mudug ,tan iyo markii loo doortay xilika Puntland. Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay deegaanka waxaa uu la kulmi doonaa waxgaradka iyo bulshada deegaanka, maadaama deegaanka dhowaan lagu soo gaban gabeeyey colaad muddo ka taagneyd Mudug. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  4. Yahye Bisle On this occasion, as we commemorate the 22nd anniversary of founding Puntland State of Somalia, it confluences with a huge milestone for the progress toward democracy in Puntland as the Transitional Puntland Electoral Commision (TPEC) announced yesterday the ten official political associations which will participate in the planned local government elections. This is truly historic moment because the people of Puntland were vying to move away from clan based system into a multiparty democratic one since the founding of Puntland. Although, the successive administrations of Puntland since 1998 have made meaningful contributions to this process, none had given the green light to democratization earlier in their term than this one. In that regard, President Said Deni and his administration deserve recognition and praise. Apart from the political will demonstrated by the current administration, the completion of this democratic journey requires overcoming fundamental challenges including meager financial capacity and poor public awareness. Puntland parliament recently in its 46th session delayed ratifying and approval of members of Puntland Constitutional Court. This could be a hindrance, as the court is the highest judicial body entitled to adjudicate any disputes which may arise through the implementation of the system. The Transitional Puntland Electoral Commission TPEC has the profound mandate to manage and conduct local government elections (LGE) and it has done an extraordinary work on the first phases of this process. As promising the efforts of TPEC are, we cannot ignore the tough political and social context it is operating in. In this journey through an unfamiliar path, this commission is supposed to deliver to the people of Puntland as the commission itself relies heavily on the support of international donors and the performance of weak governmental institutions. We the people of Puntland, should work hard to ensure the unequivocal success of this process for in its success lays an opportunity for us to elect our local councilors and later our representatives for the first time in 22 years. The deliberations of this process however messy and complicated, will at least ensure that our elected officials be accountable through the ballot and be responsive to the needs of their constituencies. As optimistic we may be about the prospects of this system in widening the political field and empowering the citizens, we should not consider it as a quick fix to the major societal, political and economic problems facing Puntland. To bring about real change, it will require much more effort in the creation of a new vision for Puntland; undertaking serious institutional reform and deploying true leadership in the management of public life at each level. However, this system will most certainly facilitate such changes far better and at a faster rate than the current clan based system. The involvement of the public is of paramount importance to the actualization of this multiparty democratic system in Puntland. Although voter turnout and public interest in politics is decreasing even among the populations of established democracies in the western world, we cannot afford apathy this early in the process because the public should be the unstoppable force behind this transformation. However, if the people of Puntland fail to be engaged and show supreme indifference to this monumental opportunity, the political space will always be open only to the same politicians who have failed us for more than two decades; the ones whose political positions are dictated solely by their personal interest and greed. Youth are the majority of the population and they have a critical role in this process. For now, all political associations are claiming to be the special one for youth, this is a clear indication that the time for youth has come and they no longer belong in the passenger seat. There is the unfortunate possibility that youth may end up as a conduit through which career politicians reach out to the communities they so long ignored in an effort to secure elections and hold on to power. However, I hope that youth will become torchbearers of change and progress through vigilance, community activism and cooperation among them. I hope that youth will see far beyond their individual interests and the constraints of clan allegiances. I look forward to the day in which youth in Puntland and Somalia as a whole lead the charge in this new frontier and become the change they seek in their communities. One worrying aspect at this early stage in the process is the lack of sufficient representation of women in the rank and files of the political associations. This may exacerbate the already poor participation of women in politics in Puntland. It will be unfortunate if this initial course translates into practical reality in the later stages of the democratization process. As women are the backbone of the society, their involvement in the management of public affairs is crucial. Therefore, serious efforts of awareness and advocacy should be implemented to ensure that women are participants in this process not merely in symbolic terms but in substantive measures. The effective engagement of civil society and the media is very essential throughout this process. This should be done from an independent and objective position to ensure the legitimacy and transparency of the process. When we assess the progress being made so far, it becomes evident that this will either be a failed attempt to realize democracy in Puntland which leads to despair and inescapable return to the old system; or hopefully this will be a dream come true and a real transformation of the political landscape in Puntland. I definitely hope for the later, but we ought to know that it cannot and will not be achieved through naive optimism and wishful thinking but rather through strong political will, huge efforts and the wholesome cooperation of the People of Puntland. Written by: Yahye Bisle yaxyebisle8@gmail.com The post The Prospects of Democracy in Puntland: A Case for Optimism and Conditions of Success appeared first on Puntland Post.
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaano ka tirsan mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo xalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay ka shaqeynayaan sidii ay u dhici laheyd doorasho qof iyo cod ah. Xildhibaanadan oo tiradoodu ay gaareyso illaa 50 mudane ayaa sheegay inay u istaageen sidii loo bad-baadin lahaa dalka oo haatan ku jira xaalad aad u cakiran. Sidoo kale xubnahan oo ay ku jiraan qaar ka mid ah golaha wasiirada ee kalsoonida lagala noqday ayaa war ay soo saareen ku sheegay inay ka shaqeyn doonaan Midnimada Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidii loo dhameyn lahaa khilaafka siyaasadeed ee jira. Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise (Run-sheeg) oo akhriyay warsaxaafadeed ay soo saareen ayaa sheegay inay u istaageen sidii dalka loo gaarsiin lahaa doorasho qof iyo cod ah, wuxuuna ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in la garab istaago dowladda dhexe. Dhinaca kale warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in xildhibaanaadaan ay qeyb ka yihiin qorshaha ay wado Villa Soomaaliya ee muddo kororsiga, tallaabadaas oo ay si weyn uga soo horjeedaan xisbiyada mucaaradka iyo qaar ka mid ah maamullada dalka. Xaaladda siyaasadeed ee dalka ayaa ah mid cakiran, waxaana arrintu ay ka sii dartay markii la riday ras’iisul wasaarihii hore ee dalka, Mudane Xasan Cali Khayre.
  6. (SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg), oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland ayaa xaalad caafimaad loo dhigay cisbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa xalay ku booqday Xildhibaan Dheeg Cisbitaalka Hargeysa Internationalka Hospital oo xaalad caafimaad deg deg ah loo dhigay Xildhibaanka Qaybta ICU unit. Guddoomiyaha Xisbiga ayaa dhammaanba Umadda ka codsaday in ay Xildhibaanka u duceeyaan in u Alle swc caafimaad deg deg ah siiyo isaga iyo inta kale ee bukaanada ahba. Xildhibaanka ayaa muddooyinki u dambeeyey xaalad caafimaad u yaalay Cisbitaalka weyn ee magaaladda hargeysa. Source
  7. Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahin Aadan Cali Najax ayaa ka tacsiyadeeyay geeridaa guddoomiye ku-xxigeenkii maaliyadda degmada Walanweyn Maxamed Cabdulaahi Omar(Koosto)., kaas weerar xalay lagu dilay. Guddoomiyaha ayaa tacsi u diray maamulka degmada, ehelka iyo qaraabadii uu ka baxay guddoomiye ku-xigeenkii degmada Maaliyadda degmada, kaas oo ku baxay weerar Bombaano oo lagu weeraray hoygiisa. “Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose ku xigeenadiisa iyo dhamaan howlwadeenada maamulka waxa ay tacsi u dirayaaan dhamaan qoyska iyo asxaabta Gudoomiye ku xigeenki Degmada Wanlaweyn Maxamed Cabdulaahi Omar(Koosto) oo koox argagixiso ah ku weeraren hoygiisa isla markaan u geeriyooday dhaawac ka so garay weerarkaasi u geeriyooday ugu dambeynta” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay xafiiska Guddoomiye Najax. Ciidamada ammaanka ayaa wada baaritaanno laga sameynayo degmada oo lagu baadi goobayo raggii ka dambeeyey falka lagu dilay guddoomiye ku-xigeenkii degmada Walanweynen, kaaas oo xalay hoygiisa lagu weeraraay qarax Bambaano, isaga oo halkaas ku geeriyooday, waxaana sidoo kale dhaawac uu soo gaaray Aabaha dhalay iyo xaaskiiskii guddoomiyaha. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  8. Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumadda maamulka Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay go’aankii Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu riday xukuumaddii ra’iisul wasaare Mudane Xasan Cali Khayre. Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland, Liibaan Yuusuf Gaaxnuug oo u warramay warbaahinta ayaa ka hadlay arrintaasi, wuxuuna sheegay in go’aanka baarlamaanka Soomaaliya uu ahaa mid ay ka muuqato mas’uuliyad darro aad u weyn. Gaaxnuug ayaa sidoo kale tilmaamay in Somaliland ay la yaabtay sida fudud ee lagu riday xukuumaddii Khayre, taas oo uu xusay inay ka yaabisay adduunka oo dhan. “Dowlad wax aan ka badneyd rubi-saac gudaheeda lagu ridday waa arrin aduunka oo dhan la yaabay, waa arrin ay ka muuqato iyadda dhexdooda aaney is-aamini karin, Beesha Caalamka ee la shaqeyneysay aaney aamni karin, innagana dowladii wadahadalada nala wadday in ay 30 daqiiqadood ku dhacdo waxay muujineysaa sidda ay Unreliable u tahay xukuumadda Muqdisho ka dhisan, waana nasiib darro.” ayuu yiri wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda maamulka Somaliland. Waxa kale oo uu intaasi ku daray in Somaliland aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin is-bedalkaasi, islamarkaana uu Soomaaliya kala dhexeeyo kaliya wada-hadal. “Marka Somaliland iyo Soomaaliya waxay wadaagaan ma jirto oo aan wadahadaladdaas ahayn,” ayuu tibaaxay. “Ma jirto sabab aan mowqif uga yeelanayo waxyaabaha ka dhacaya wadamada jaarka ah.” Liibaan Yuusuf Gaaxnuug. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo todobaadkii hore si lama filaan ah xil-kii looga qaaday ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali, kaas oo sababay in dalku uu galo xiisad kale oo siyaasadeed, xilli haatan lagu jiro marxad kala guur ah.
  9. Dowladda Maraykanka, ayaa si buuxda u dhaqan-gelisay xeer muhiim ah oo faa’iido dhaqaale, diblomaasiyadeed, amni iyo iskaashiba u yeelan kara dalka Jamhuuriyadda Somaliland, iyadoo sidoo kale uu xeerkaasi ka dul-qaadi karo Somaliland culays kasta oo kaga yimaadda dalka Shiinaha oo u muuqda inuu isku deyayo sidii uu meesha uga saari lahaa xidhiidhka heerkiisa diblomaasiyadeed sareeyo ee u bilaabmay dalalka Somaliland iyo Jamhuuriyadda Shiinaha (Taiwan). Xeerkan ay Dowladda Maraykanku dhaqangelisay taariikhdu markii ay ahayd 26 March 2020, waxa la yidhaahdaa; ‘Taiwan Allies International Protection and Enhancement Initiative (TAIPEI) Act of 2019’ kaasoo nuxur ahaan macnihiisu yahay; xeer waajibinaya in si heer caalami ah loo ilaaliyo xulafada dalka Taiwan, isla markaana wata qorshayaal lagu kobcinayo Taiwan iyo cidkasta oo xulafo la ahba. Xeerkan oo ay ansixiyeen Baarlamanka Maraykanka (labada aqal ee Kongeraska iyo Senetka), waxa uu qeexay in Maraykanku sii xoojiyo xidhiidhka uu la leeyahay dalka Taiwan, isla markaana uu dalalka Adduunka iyo Ururrada Caalamiga ah ku dhiirigeliyo inay weyneeyaan xidhiidhkooda rasmi ah iyo ka aan rasmiga ahaynba ee ay la yeelanayaan waddanka Taiwan. Xeerkan oo uu Madaxweynaha Maraykanka Mr. Donald Trump si rasmi ah u saxeexay 26 March 2020, waxa uu ka kooban afar bog (4 pages) oo xambaarsan shan qodob ama qaybood (sections) iyo farqado ka sii farcama, kuwaasoo dhinacyo kala duwan faa’iido uga yeelan kara dalka Jamhuuriyadda Somaliland, waxaanna ugu muhiimsan meelaha waxtarka u ah dalka Somaliland qaybta ama qodobka shannaad ee xeerkan oo ka hadlaysa xoojinta cilaaqaadyo lala yeesho dalka Taiwan (Strengthening of Ties with Taiwan), waxaannu qodobkani ka kooban yahay saddex farqadood oo u dhigan sidan; 1. Waa in ay Dowladda Maraykanku ka taageero dalka Taiwan sidii uu u sii awoodayn lahaa xidhiidhadiisa diblomaasiyadeed ama sidoo kale iskaashiyada uu la yeelanayo dalalka ku yaal Gobolka Indo-Pacific-ga (Indo-Pasific region) iyo Adduunka oo dhan. 2. In Maraykanku kordhiyo iskaashiyada dhaqaale, amni iyo diblomaasiyadeed ee uu la leeyahay dalalka si muuqda oo ficil ah u xoojiya, kobciya ama sare sii qaada cilaaqaadyada ay la yeelanayaan dalka Taiwan. 3. Maraykanku, isagoo ka fikiraya xaaladaha qaar iyo xiliyada munaasibka ah ee waafaqaya danaha siyaasadda Arrimaha Dibadda Maraykanka, isla markaana la-tashi la yeelanaya Baarlamanka (Congress house), waa inuu wax ka beddelo iskaashiga dhaqaale, ammaan iyo diblomaasiyadeed ee uu la wadaago dalalka qaada ama ku dhaqaaqa tallaabooyin halis ah oo lagu waxyeelaynayo ama lagu minjo-xaabinayo ammaanka ama barwaaqonimada dalka Taiwan. Qodobkan ka kooban saddexda farqadood ee ku jira xeerka Dowladda Maraykanku dhaqan-gelisay, siyaabo kala duwan ayuu faa’iido iyo waxtar diblomaasiyadeed ugu yahay dalka Jamhuuriyadda Somaliland oo aan weli wax aqoonsi caalami ah ka helin Adduunka, waxayna Somaliland marka ugu horaysa ka mid noqonaysaa dalalka xidhiidhka muhiimka ah la yeeshay dalka Taiwan ee uu xeerkanina ku waajibinayo dowladda Maraykanka inay kordhiso iskaashigeeda dhaqaale, amni iyo diblomaasiyadeedba, waxa kaloo ay Somaliland ka faa’iidaysaa ilaalinta caalamiga ah ee xeerku waajibinayo in loo sameeyo dalalka cilaaqaadka diblomaasiyadeed la yeesha waddanka Taiwan. Geesta kale, sida ku cad farqadda 3-aad ee qodobkan shannaad, waxa suurtogal ah in Dowladda Maraykanku ay hoos-u-dhigto ama meeshaba ka saarto taageerada dhaqaale, amni iyo siyaasadeed ee ay siiso dowladda aan iskeed isku maamulin ee Soomaaliya, kadib markii ay Maamulka Farmaajo si rasmi ah uga soo horjeedsadeen xidhiidhka dhexmaray Somaliland iyo Taiwan, iyadoo Soomaaliya sheegtay inay aqoonsantahay, taageeraysana siyaasadda ah inuu jiro dal qudha oo la yidhaahdo Shiinaha (one china policy), isla markaana ay Taiwan ka mid tahay dal-weynaha Shiinaha, waxayna arrintaasi keeni kartaa in Maraykanka oo xeerkan daliishanaya uu hoos u dhigo iskaashiga uu la yeelahay Soomaaliya, taas beddelkeeda u soo wareego dhinaca Somaliland, halkaasna ay Somaliland ka faa’iido xidhiidh diblomaasiyadeed, dhaqaale iyo amni oo ay la yeelato Maraykanka iyo dalalka kale ee xulufada la ah Taiwan. Sida uu caddeeyey Baarlamanka Maraykanku, sababaha keenay in la sameeyo, lana ansixiyo, isla markaana la dhaqangeliyo xeerkan oo sidoo kale magaciisa la yidhaahdo Taipei act, waxa ugu muhiimsan kadib markii ay soo shaac-baxday culayska dhaqaale ee uu Shiinuhu saarayo dalalka ku dhaqaaqa inay iskaashi diblomaasiyadeed la yeeshaan Taiwan, iyadoo culayskaasina keenay in laga soo bilaabo sannadkii 2016 ay dalalka Gaambiya (Gambia), Panama, Burkina Faso, El Salvador iyo dalalka Jasiiradaha ah ee Sao Tome and Principe, The Dominican Republic, The Solomon Islands iyo Kiribati ay xumeeyeen cilaaqaadkooda diblomaasiyadeed ee ay hore ula lahaayeen Taiwan, taas beddelkeedana doorbideen inay xidhiidh siyaasadeed la samaystaan Shiinaha. Haddaba, markii uu Maraykanku arrintaas ogaaday ayuu dhaqan-geliyey xeerkan oo la doonayo in lagu ilaaliyo danaha 15 waddan oo caalamka ah, Somaliland-na ku noqonayso 16 oo xiligan cilaaqaad diblomaasiyadeed la wadaaga dalka Taiwan, waxayna ujeedadu tahay in dalalkaas laga ilaaliyo farogelinta Shiinuhu ku doonayo inay ka noqdaan iskaashiga ay la leeyihiin Taiwan, waxayna Somaliland ka mid noqonaysaa dalalkaas xeerku ka ilaalinayo farogelinta iyo culayska diblomaasiyadeed ee kaga iman kara dhinaca Shiinaha. Waxa kaloo ay Somaliland ka faa’iidi kartaa inay iskaashi muhiim ah la yeelato dalalka Maraykanka, Hindiya, Japan, Australia iyo dalalka kale ee cilaaqaadka weyn la leh Taiwan, kuwaasoo sidoo kale ku dedaalanaya inay dalka Taiwan u diyaariyaan saaxad caalami ah oo ay ku ilaashato danaheeda guud. Waxa Dowladda Jamhuuriyadda Somaliland looga baahan yahay inay la timaado siyaasad iyo qorshayaal u saamaxaya inay gurato midhaha diblomaasiyadeed, dhaqaale iyo amni ee uga dhalan kara xeerkan muhiimka ah, waxaannu noqon karaa kaadh qaali ah oo ay dhinacyo kala duwan u adeegsan karto Somaliland. Halkan hoose ka eeg muqaalka markii uu Madaxweyne Donald Trump saxeexay xeerkan; https://www.congress.gov/116/plaws/publ135/PLAW-116publ135.pdf?fbclid=IwAR2BbINEiiQHhExzjPaOzizOTaKBxP8XvvneLVI2IrKHaArDSOXcIj6GXnE W/Q Maxamed Cirro Source
  10. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa saaka si rasmi ah dib u billowday duulimaadyada caalamiga ah ee dalka oo muddo 134 cisho hakad ku jiray, sababo la xiriira cudurka faafa ee Caronavirus oo saameyn ballaaran ku yeeshay caalamka. Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Mudane Axmed Macalin Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in maanta la fasaxay duulimaadyada dibadda, islamarkaana ay u diyaar garoobeen. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay qasab tahay in rakaabka baxaya iyo kuwa soo dagaya inay xirtaan maryaha afka lagu xerto ee Face Maska, si loo xakameeyo Covid-19. “Waxaan dhammaan fareynaa rakaabka baxaya ama kasoo degayo Garoonka Aadan Cade ay qasabtahay inay xertaan maryaha afka lagu xerto ee face Maska. Iyo sidoo kale gacmo gashiga iyadoo la raacaya fariimaha aan ka bixineyno halista cudurka Covid-19.” ayuu yiri Maareeye Axmed macalin. Arrintan ayaa ka dambeysay, kadib markii todobaadkii la soo dhaafay ay golaha wasiirada Soomaaliya ay ansixiyeen in la qafiiyo xayiraadaha saarnaa dalka ee Coronavirus.
  11. Gaalkacyo (Caasimada Online) – Sida ay warisay warbahinta maxaliga ah ee dalka Kenya waxaa todobaadkan hawada Puntland ay dowladda Soomaaliya ka celisay diyaad sidday Qaadka nooca loo yaqaano Miirooga, taas oo ka soo duushay Nairobi, kuna soo jeeday gudaha magaalada Gaalkacyo, qeybta waqooyi oo ay maamushu Puntland. Wararka ayaa sheegaya in maamulka hawada Soomaaliya uu ku amray diyaaraddaasi inta aysan dagin, ka hor inay dib ugu laabato halkii ay ka soo duushay oo ah Kenya. Sidoo kale urur ay ku mideysan yihiin ganacsatada Qaadka Kenya oo ka hadlay tallaabadaasi ayaa sheegay in celinta diyaaraddan ay u gaysatay dhaawac dhaqaale. Guddoomiyaha ururkan ayaa xusay in diyaaradda sidday xamuulka ee dib loo celiyey ay raacday qawaaniinta iyo qaab dhismeedka sharciyeynta, islamarkaana markii hore loo oggolaaday in ay geli karto hawada Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay. Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya oo ku aadan arrinta diyaaraddaas iyo cabashada ka soo yeereysa ganacsatada Qaadka ee dalka Kenya Bishii hore ayey aheyd markii hawada Soomaaliya laga celisay diyaarad Qaad sidday oo laga leeyahay dalka Kenya. Si kastaba ha’ahaatee horey ganacsatada Qaadka Kenya aya sheegay inay lumiyeen illaa $ 80,000 kadib markii ay khasaare xoogan ay kala kulmeen xayiraadaha ay soo rogeen dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ee ku aadan xakameynta cudurka faafa ee COVID-19.
  12. Maanta waxaa dib loo furay duulimaadyada caalamiga ah ee dalka,ka dib markii cudurka safmarka ah ee Koroona Fayrus uu sababay in muddo 134 cesho ah xayiraad lagu soo rogo duulimaadyadii gudaha iyo kuwii dibadda. waxaana ay ka dabeysay markii todobaadkii lasoo dhaafay ay golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ay ansixiyeen in la qafiiyo xayiraadaha saarnaa dalka sababa la xariira covid-19. Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan oo goordhaweyd la hadlay Warnaahinta Qaranka ayaa sheegay in maanta dib loo furayo duulimaadyada Caalamiga ah isla markaana ay u diyaar garoobeen sidii loo wajihi lahaa xaaladaha cudurka safmarka ah ee Karoona Feyruska. “Waxaan dhammaan fareynaa rakaabka baxaya ama kasoo degayo Garoonka Aadan Cade ay qasabtahay inay xertaan maryaha afka lagu xerto ee face Maska. Iyo sidoo kale gacmo gashiga iyadoo la raacaya fariimaha aan ka bixineyno halista cudurka Covid-19 ayuu yiri Maareeye Axmed macalin. Dowladda Soomaaliya ayaa joojisay duulimaadyada caalamiga 19 bishii sedexaad ee Sanadkaan 2020 kaddib markii kiiskii ugu horeeyay ee Covid-19 laga helay dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho. View the full article
  13. Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa todobaadkan socdaalkii u horreeyay tan iyo markii la doortay ku tegaya Degmada Galdogob oo ka tirsan Gobolka Mudug. Madaxweyne Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo, oo ka tirsan Golayaasha Dowladda Puntland, ayaa halkaasi kulamo kala duwan kula yeelan doona Mas’uuliyiinta Degmada Galdogob, Waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Degmadaasi. Madaxweynaha ayaa sidoo kale kormeer ku samayn doona xarumaha Dowladda ee ku yaalla Degmada Galdogob, waxaana la filayaa in uu mashaariic cusub ka dhagax dhigo Degaanka, kuwaas oo uu ka ballan-qaaday Kulan uu Gaalkacyo kula yeeshay odayaasha Dhaqanka Galdogob. Mudane Deni, ayaa noqonaya Madaxweynihii labaad ee Puntland oo booqda Galdogob, waxaana horay halkaasi u booqday Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas 13 April 2014 saddex bilood kadib markii la doortay. PUNTLAND POST The post Deni oo socdaalkii u horreeyay tan iyo markii la doortay ku tegaya Degmada Galdogob appeared first on Puntland Post.
  14. Mogadishu (HOL) - The Federation of Somali Trade Unions (FESTU) has released a statement welcoming the cabinet's decision to appoint five members to he Judicial Service Commission (JSC), despite vocal criticism to move by opposition figures and legal experts. Source: Hiiraan Online
  15. (SLT-Muqdisho)-Duulimaadyada caalamiga ah ee hawada Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horeysay dib u furmaya muddo afar billood iyo badh ah kadib. Dowladda Soomaaliya ayaa todobaadkii tagay ku dhawaaqday in duulimaadyada caalamiga ah ee gudaha iyo dibedda Soomaaliya ay dib u bilaabmi doonaan 3-da August oo ku beegan maanta. Duulimaadyada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa la joojiyay bishii Abriil sababo la xidhiidha faafitaanka cudurka COVID-19. Tallaabadan ayaa timid kadib markii dowladdu ay dib u furtay duullimaadyadii gudaha bishii hore. Iskuulada iyo jaamacadaha ayaa dib loo furidoono 15ka August. Source
  16. (SLT-Afghanistan)-Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhintay weerar shalay gelinkii danbe ay ku qaadeen kooxda Daacish xabsiga weyn ee magaalada Jalalabad ee bariga dalka Afghanistan. Weerarkan oo socday illaa xalay wakhti danbe ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen 24 kamid ah maxaabiista iyo ciidamada goobtaasi ku sugnaa. Saddex qarax oo ismiidaamin ah ayuu ku bilaamay weerarkan oo ay sheegatay kooxda Daacishta dalka Afghanistan. Waxaa la rumeysan yahay in weerarkan uu yahay mid ay Daacish kaga aargudaneyso dilkii loo geystay hogaamiyaha Amniyaatka kooxdaasi oo ay dhawaan dileen ciidamada dowlada. Qaar kamid ah Maxaabiista ku xidhnaa xabsiga Jalalabad ayaa la sheegay inay baxsadeen kadib qaraxyadii halkaasi ka dhacay. Source
  17. (SLT-Washington)-Shirkadda Microsoft ayaa Axadii shalay shaacisay inay weli u socdaan wadahadalka ay doonayaan inay kula wareegaan Shirkadda Tiktok qeybteeda Maraykanka. Warka kasoo baxay shirkada Microsoft ayaa kusoo beegmay xili Jimcihii lasoo dhaafay Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu ku hanjabay inuu waddanka Maraykanka ka mamnuuci doono isticmaalka Tiktok. Aalada Tiktok ayey inta badan isticmaalaan dhalinyarada, hase-yeeshee Sirdoonka Maraykanka ayaa hore u sheegay in APP-kaas ay leedahay Shirkada ByteDance oo xarunteedu tahay China loo adeegsan karo wax basaasida iyo arurinta xogta dadka isticmaala. In ka badan 1 bilyan oo qof oo caalamka ku nool ayaa isticmaala barnaamijkaasi filimada kooban ee telefonada lagu duubo, in ka badan 172 milyan dadkaasi Tiktok isticmaala ayaa ku nool Maraykanka. Madaxa Shirkada Microsoft Satya Nadella ayaa kala hadlay Madaxweynaha Maraykanka qorshahooda ay ku damacsan yihiin inay kula wareegaan Tiktok, Microsoft ayaa sheegtay inay rajeenayaan in wadahadalka u socda uu soo dhamaado bartamaha bisha September. Source
  18. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u fureysa duulimaadyada caalamiga ah, kuwaas oo xirnaa in ka badan afar bil, sababo la xariiray xanuunka Coronavirus. Arrintaan ayaa imaanaysa kadib markii dib loo furay duulimaadyada gudaha horaantii bisha July ee tagtay,Heyadda ayaana sheegtay in ay jiraan shuruuc loo dejiyey duulimaadyada caalamiga ah Garoonka Aadan Cadde ayaa la filayaa in ay soo gaaraan diyaaradaho laga leeyahay wadamada Turkiga Qatar Uganda iyo Itoobiya, kuwaas oo kamida diyaarada caalamiga ah ee ka duuli jiray garoonka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  19. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah si rasmiya ugu dhawaaqday in ay dib u furtay dhammaan duullimaadyada Caalamiga ah oo ku xirmay saamaynta xanuunka COVID-19. Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya Axmed Macallin Xassan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in maanta dib loo furay dhammaan duulimaadyada Caalamiga ah isla markaana ay u diyaar garoobeen sidii loo wajihi lahaa xaaladda weli ka taagan xanuunka Coronavirus. “Waxaan dhammaan fareynaa rakaabka baxaya ama kasoo degayo Garoonka Aadan Cade ay qasabtahay in ay xertaan maryaha afka lagu xerto ee face Maska. Iyo sidoo kale gacmo gashiga iyadoo la raacaya fariimaha aan ka bixineyno halista cudurka Covid-19” ayuu yiri Maareeye Axmed macalin. Dowladda Soomaaliya ayaa horay u xirtay duullimaadyada caalamiga ah 19-kii Maarso ee Sanadkaan 2020 kaddib markii kiiskii ugu horreeyay ee Covid-19 laga helay dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho. PUNTLAND POST The post Dowladda Soomaaliya oo Maanta si rasmiya u furtay Duullimaadyada Caalamiga ah appeared first on Puntland Post.
  20. Looking at PM Khaire's removal as an opportunity in a crisis, the country can emerge better for it. A silver lining for Somalia's politicians at various stations to show leadership and steal greatness at mending their country has opened up in Khaire's irregular firing. Parliament, its leadership, and President Farmajo will be the biggest losers if this window of opportunity closes to the country. Source: Hiiraan Online
  21. Xildhibaanadda golaha Shacabka oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta kumeel gaarha ah ee Villa Hargeyska ayaa ka doodi doono si wadista dib-u-eegista miisaaniyadda 2020. Sidoo kale ajandaha ay ka doodayaan waxaa ka mid ah ka Doodis iyo u Codeyn Wax ka Badalka Sharci Num 75 Qodobkiisa 10aad ee Muda Xileedka Guddiga Madaxbanaan ee Xuduudaha iyo Faderaalka. Muddooyinkii la soo dhaafay xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ka doodayay arrimo xasaasi ah oo ay ugu muhiimsan tahay xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha doorashada. View the full article
  22. Baydhabo (Caasimada Online ) – Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka warbixisay weerar qorsheysnaa oo xalay lagu dilay guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo Maaliyadda degmada Walanweyn, Maxamed C/laahi Koosto. Wasiirka arrimaha gudaha & dib u heshiisiinta dowlad gobolka Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu horreyn ka tacsiyeeyey geerida ku timid marxuumka oo lagu dilay bam gacmeed lagu weeraray gurigiisa. Sidoo kale wuxuu Maxamed Abuukar Cabdi marxuumka Alle uga baryey inuu ka waraabiyo Janadiisa Firdowso. Dhanka kale guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose, Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa ka hadlay weerarkaasi oo markii hore uu dhaawac ka soo gaaray guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo Maaliyadda degmada Walanweyn, balse markii dambe u geeriyooday. “Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose ku xigeenadiisa iyo dhamaan howlwadeenada maamulka waxa ay tacsi u dirayaaan dhamaan qoyska iyo asxaabta Gudoomiye ku xigeenki Degmada Wanlaweyn Maxamed Cabdulaahi Omar(Koosto) oo kooxo hubeysan ay ku weerareen hoygiisa isla markaan u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray weerarkaasi geeriyooday ugu dambeynta.” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay xafiiska Guddoomiye Najax. Falkan waxaa sidoo kale ku dhaawacmay marxuumka Koosto Aabihiis iyo sidoo kale xaaskiisa oo haatan loo soo qaaday magaalada Muqdisho. Xaaladda Wanlaweyn ayaa saaka degan, balse ciidamada ammaanka ayaa sheegay inay ku raad-joogaan kooxihii ka dambeeyey weerarkaasi.
  23. Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahin Aadan Cali Najax ayaa ka tacsiyadeeyay weerarkii xalay lagu dilay guddoomiye ku xigeenka Wanlaweyn, Maxamed Cabdulaahi Cumar (Koosto) oo ay kooxo hubeysan ay ku weerareen hoyga uu ka degenaa degmadaasi/ “Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose ku xigeenadiisa iyo dhamaan howlwadeenada maamulka waxa ay tacsi u dirayaaan dhamaan qoyska iyo asxaabta Gudoomiye ku xigeenki Degmada Wanlaweyn Maxamed Cabdulaahi Omar(Koosto) oo koox argagixiso ah ku weeraren hoygiisa isla markaan u geeriyooday dhaawac ka so garay weerarkaasi u geeriyooday ugu dambeynta”. ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay xafiiska Guddoomiye Najax. Saraakiisha Ciidamada Booliska Magaalada ayaa sheegay in lagu raad joojo dadkii ka dambeeyay falkaan waxaana sidoo kale dhaawacyo ay soo gaareen Aabihiis iyo xaaskiisa . View the full article
  24. Taliska midowga afrika AMISOM ayaa ayaa taliye cusub u soo magacaabay ciidamada nabad ilaalinta ee ku sugan Soomaaliya, kaas oo muddooyinka soo sovda hoggaamin doono. Taliyaha cusub ee la soo macaabay ayaa lagu magacaabaa Lieutenant General Diomede Ndegeya, kaas oo u dhashay wadanka Burundi. Goobjoog News Source: goobjoog.com