-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay maqaayad ku taalla degmada Xamar Jabab ee gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa, waxaana uu sigaar ah uga dhacay maqaayad lagu magacaabo Luul Yamini oo ku taala meel aad ugu dhaw Kontaroolka laga ilaaliyo Xabsiga dhexe ee Muqdisho. Sawir laga qaaday goobta qaraxu ka dhacay oo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa waxaa ka muuqday burbur, sidoo kale warar soo baxaya ayaa sheegaya inuu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac oo qaraxaas ka dhashay. Ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa ka dhacay magaalada Muqdisho. Faahfaahin dib kala soco. PUNTLAND POST The post Qarax ka dhacay Muqdisho appeared first on Puntland Post.
-
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ah oo goor dhow ka dhacay maqaaxi ku taalla agagaarka dekedda weyn ee magaalada Muqdisho. Qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa lagu soo warramayaa inuu fuliyey qaraxa, kaas oo tegay maqaayaddaas oo lagu magacabo Luul Yemeni xilli ay ku sugnaayeen dad badan. Wararka ayaa sheegaya inuu jiro khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, balse weli ma cadda inta uu gaarsiisan yahay. Xaalada ayaa haatan kacsan, waxaana goobta isku geedaamay ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Soomaaliya oo baaritaano dheeraad ah ka wada halkaasi. View the full article
-
Maqaaxi ku taal Xaafada Xamar bajab ayaa Waxaa maanta ka dhacay qarax , Qaraxa ayaa wuxuu ka dhacay banaanka Makhaayada, Waxaa jura Qatar sheegaya in [...] The post Deg Deg —- Qarax ka dhacay Xamar Jajab, Muqdisho appeared first on . Source
-
A deafening blast was heard in downtown Mogadishu on Monday noon with reports that it followed by heavy gunfire. An eyewitness said the attack occurred at a busy restaurant in the ancient Hamar-jajab town. The details of the casualties and the type of explosion remained scanty. This is a developing story, more to come soon. View the full article
-
Goobo Dunida ku yaalla oo ka caagan ama aan la ogoleyn in la booqd0 ama Sawir laga qaado+Sawirro Sanduuqa lagu keydiyo miraha Dunidan casriga ah oo dadka ku nool haatan ay ku haminayaan in dalxiis ay ku tagaan hawada sare, dhawaanna la filayo in arrintaas la billaabo, sidoo kalena ay sahlan tahay in qofka meesha uu doona uu u dalxiisi tago karo, booqan karana goobaha taariikhiga ayaa haddana waxaa jira gooba dadka ban’iaadamka ka caagan inay booqdaan oo aan war badan laga heynin. Waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa ilaa iyo toddobo goobood oo aan dadka loo oggoleyn inay booqdaan, ayna ugu wacan tahay khatar amni, arrimo xasaasi, dano guud iyo waxyaaba kale. 1.Jasiiradda masaska ee dalka Brazil Jasiiradda masaska ee Brazil Jasiiradda Ilha Da Queimada Grande ee dalka Brazil waxaa ay kamid tahay goobaha caanka ah ee aan dadka loo oggoleyn inay booqdaan. Waa goob halis ah oo ay adag tahay in qofkii tagaa uu ka soo noqonaya isagoo badqabo. Jasiiraddan ayaa waxaa ku nool masaska ugu badan adduunka inta la ogyahay, waxaana lagu qiyaasay in mitir walba oo dhulka jasiiradaas uu jiifo mas, waxaana la sheegay inay yihiin masas marka uu qofka arko argagax gelin kara, waxyeeleyn karana dadka bani’aadamka. Masaskaas ku nool jasiiradda Ilha waxaa lagu tilmaamay inay yihiin masaska adduunka kuwooda ugu khatarta badan, waxaana kamid ah maska nooca casaanka ah ee candhuufta tuura. Dowladda Brazil ayaa xirtay jasiiradaas, kana mamnuucday in dadka ay booqdaan. Inta la ogyahay dowladda dalkaas ayaa dadka cilmi baarista sameeya oo keliya u oggolaatay inay booqdaan jasiiradaas, kuwaas oo iyaguna la dul dhigay shuruudo dhowr ah oo ay kamid tahay inay la socdaan dhakhaatiir daweyn kara haddii ay wax noqdaan. Khubara arrimaha deegaanka oo ka socday jamaacadaha Sydney, Australia, iyo Selma Maria oo BBC-da, qeybta Brazil la hadlay waxay sheegeen in jasiiraddan ay sameysantay 11 kun oo sano kahor, taasina ay keentay in duur-joog u badan masas ay ku tarmaan jasiiradda hawdka ah ee dhanka xeebta kaga beegan magaalada Sao Paulo. 2. Keydka qarsoon ee kaniisadda Vatican-ka Keydka qarsoon ee Vatican-ka Keydka qarsoon ee kaniisadda Vatican ee ee dalka Talyaaniga waa mid aan loo oggoleyn in dadku ay booqdaan. Keydkan oo sida la sheegay ku dhexyaalo dhismo weyn ayaa la aaminsan yahay in halkaas ay ku keydsan yihiin dukumentiyo muhiim ah oo taariikhi ah. Waxyaabaha la sheegay in halkaas ay ku keydsan yihiin waxaa kamid ah waraaqo ay isweydaarsan jireen Vatican-ka iyo dadkii caanka ahaa ee soo maray dunida, kuwaas oo ay kamid yihiin mualifkii caanka ahaa ee Wolfgang Amadeus Mozart, boqoradii koowaad ee Ingiriika, Adolf Hitler iyo dad kale oo taariikh dheer kuleh dunida. Xogtaas oo ah mid u khaas ah baadariga madhabta kaatooliga ayaa ah mid ka caagan dadka adduunka oo aysan arki karin marka ay soo booqanayaan goobtaas. Cilmibaarayaahsa arrimaha seyniska ayaa la sheegay inay yihiin dadka keliya ee dalban kara oggolaansho ay ku glaan goobtaas, haddiise loo oggolaado waxaa ay ku dhaqmayaan shuruuc adag oo ay kamid tahay in aanay wax waraaqa ah kala soo bixin karin keydka qarsoon. Waxaa kale oo jiraa shuruuc dhigeysa in iyaga xitaa aanan loo oggoleyn inay arkaan waxyaabaha qaar. Keydka qarsoon ee Vatican-ka ayaa sidoo kale ah meel lagu keydiiyay xog badan oo la xiriirta Catholic-ga, waxaana la sheegay inay ku keydsan tahay taariikh gaareysa ilaa iyo qarnigii 8-aad. Inta badan macluumaadkan ayaa ku keydsan bakhaaro dhulka hoostiisa ah, waxaana ay ku fadhiyaan dhul gaaraya 85 kilomitir. 3.Xarunta lagu keydiyo miraha dalagyada ku beeran adduunka Sanduuqa lagu keydiyo miraha Waa sanduuq aad u weyn oo u sameysan sida qaboojiyaha, laguna keydiyo miraha dalagyada adduunka laga beerto. Sanduuqan oo ku yaalla gudaha dalka Norway ayaa waxaa hirgelisay dowladda dalkaas, waana goob lagu ilaaliyo miraha, si haddii ay masiibo ama aafo kale ka dhacdo dunida loo helo keyd miro oo loo laaban karo. Wargeyska the Guardian ee kasoo baxa dalka Britain ayaa kusoo warramay in sanduuqan oo ku yaala jasiiradda Spitsbergen ay ku keydsan yihiin milyan baaldi oo midkiiba ay ku jiraan boqol milyan oo ah miro kala duwan ah, kuwaas oo aad muhiim ugu ah dunida, waxaana mashruucan la hirgeliyay sanadkii 2008. Waxaa laga dhisay qalab ay adag tahay inay biyo ama waxyaaba kale ay dibadda uga yimaadaan, kadibna ay waxyeeleeyaan. Xarunta looma oggolo dadku inay booqdaan, waxaana sabata lagu sheegay sidii looga baaqsan lahaa waxyeelo soo gaadhi karta mirahaas. Sanduuqan waxaa ku dhan dhammaan miraha dalagyada laga beerto caalamka, haddii ay ahaan lahayd qudaar, cuntada iyo dhamaan waxyabaaha laga isticmaalo adduunka. Sanduuqana ayaa loo nashqadeeyay qaab uusan u dumin, adkeysigiisnaa uu gaarayo laba boqol oo sano, waxaan uu iska celin karaa waxwalba oo ay kamid yihiin duufaanta, qaraxyada dhul gariirka iyo wixii lamidka ah. Miraha halkan lagu beeray ayaa ah mid laga soo uruuriyay dhammaan dalalka caalamka, waxaana dalalka halkaas wax ku keydsaday kamid ah Kuuriyada Waqooyi oo aan inta badan wax xiriir ah la lahayn caalamka intiisa kale marka laga reebo dalal dhowr ah oo Shiinaha uu kamid yahay. 4.Jasiiradda xabaasha ee dalka Talyaaniga Waa qolalkii ay dadka seexanayeen oo haatan baaba’ay Poveglia waa jasiirad yar oo ku taala dalka Talyaaniga, una dhaxeysa xeebaha magaalooyinka Venice iyo Lido. Goobtan waxay horay u ahayd goob lagu karantiilo dad qaba cudurka Bubonic ee ka dhashay baktiiriyada, waxaana mar la sheegay in lagu karantiilay 160 kun oo qof oo qabay cudurkaas, kuwaas oo markii dambe qaar badan oo kamid ah ku dhintay jasiiradaas. Wararka qaar waxay sheegayaan in boqolkiiba konton carrada dhulka jasiiradaas ay tahay haraadiga jirka bani’aadamka, maadaama sida la sheegay meydka dadkii u dhintay cudurkaas ay ku qurmeen dhulka. Wargeyska Daily Mail ee Britain kasoo baxa ayaa kusoo warramay in jasiiraddan muddo hadda laga joogo 70 sano ay ahayd goob guumeystihii Talyaaniga u ahayd xarun lagu hayo dadka qaba xanuunada dhimirka, waxayna taas keentay in dowladda Talyaaniga ay markii dambe xirto jasiiradda Poveglia, kana mamnuucdo in dadku ay booqdaan. 5. Qolka 39-aad ee Kuuriyada Waqooyi Sawir tusaale ah maadaana aan sawir laga heynin qolka 39 Dalka Kuuriyada Waqooyi oo lagu tilmaamo in uu yahay dal go’doon ah, kana go’an dunida inteeda kale ayaa waxaa adag in waxbadan laga ogaado waxa ka dhex socda. Dalkan oo sidiisaba ay adag tahay in wax laga ogaado madaxda dalkaas iyo waxyabaaha ay qabtaan ayaa qol lagu magacaabo “Room 39” waxaa la sheegay in uu yahay qol aanan cidna loo oggoleyn inay gudaha usoo gasho. Waxbadan laga ma oga qolkan ku yaala magaalada Pyongyang, haseyeeshee dad aqoon u leh ama lasoo shaqeeyay xukuumadda dalkaas waxay sheegeen in qolkaas uu yahay goob ay si gaar ah ugu kulmaan hogaamiyaha wadankaas iyo saraakiisha milateriga. Ri Jong oo ah sarkaal horay uga tirsanaa xukuumadda Pyongyang oo u warramay telefishenka CNN ee Mareykanka ayaa sheegay in waxyaabaha kale ee lagu qabto qolka 39 oo uu muddo kasoo shaqeeyay ay tahay meel lacagta loogu geeyo saraakiisha sarsare ee dalkaas. Dowladda Mareykanka ayaa horay u sheegtay in qolka 39 uu yahay mid lagu qabto hawlo sharci darro ah. 6. Aaga 51-aad ee dalka Mareykanka Saldhiga qarsoon ee Mareykanka Aaaga 52 ee ciidamada cirka ee dalka Mareykanka waa goob caan ka ah dalkaas oo loo yaqaano “Area 51. Hey’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA ayaa markii ugu horeysay qirtay jiritaanka goobtan sanadkii 2013-ka. Inta badan goobtan kama soo muuqato qariiradda goobaha dalka Mareykanka, waxaana la aaminsan yahay in sidaas loo sameeyay sababo amni. Goobtan oo qiyaastii 170 kilomitir u jirta Las Vegas ayaa sanadkii 1958 waxay hey’adda atoomikada Mareykanka ka saartay goobaha dadweynha ay tagi karaan. Waxaa gidaarka goobtan ku hareereysan ciidamo hubeysan. Sidoo kale waxaa adag in diyaaradaha ay dul maraan goobtan iyagoo aanan wax fasax heysanin. Way adag tahay in la ogaado waxa ka dhex socda xaruntaas, dadkuna marnaba looma oggolo inay gudaha u galaan oo waxaa gidaarada ku dhagan koronto dili karta qofkii isku dayaa in uu gudaha u galo. Xaruntan waxaa ay u dhaw dahay saldhig milateri ee Nevada oo ah meel lagu tijaabiyay hubka nukleyrka Mareykanka intii u dhaxeysay sanadihii 1950 ilaa iyo 1990. Waxay ku fadhidaa dhul dhan saddex milyan oo hektar. Waxay dad badan rumeysanyihiin in dowladda Maraykanka ay xeradan ku hayso macluumaad ku saabsan Suxuunta Duusha oo la rumeysanyahay in ay kaxeeyaan nooleyaal qalaad oo cirka ka yimid. Waxaa ka mid ah waxyaabaha ay dadka aaminsanyihiin in qaar ka mid ah noolayaashaas ay dowladda Maraykanka qabatay, kuna hayso xaruntaasi Area 51 ee Navada. Annie Jacobsen oo wax ka qoray taariikhda saldhiggan ayaa BBC-da u sheegay in goobtaas ay ku rakiban yihiin qalab aad u horumarsan oo dowladda Mareykanka ay u adeegsado hawlaha sirdoonka. 7. Jasiiradda dadka go’doonsan ee Hindiya Qowmiyadda Sentinel ee Hindiya Jasiiradda Sentinel ee ku taala waqooyiga dalka Hindiya waa hoyga dadka asal ahaan loogu yimid dalkaas, kuwaas oo qarniya ku noolaa halkaas. Dadkan ma ahan dad doonaya inay la macaamilaan dadka kale ee adduunka, marwalbana waxaa la sheegay inay dagaal kala hortagaan qofwalba oo isku daya in uu soo gala jasiiradaas. Dowladda Hindiya ayaa joojisay dhammaan isku day walba oo loogu tegi karo dadkaas, kadib markii ay ogaatay khatar dadka kasoo gaari karta, waxaana dowladda ay hagaajisay xeyndaab aanan loo dhaafi karin dadkaas. Sanadkii 2006, kalluumeysato isku dayay in uu gudaha u galo jasiiradaas ayaa la dilay. Sidoo kale dalxiise u dhashay Mareykanka oo isku dayay in uu tego jasiiradaas ayay dileen dadkii ku noolaa goobtaas. Dad badan oo isku dayay inay booqdaan goobtaas ayaa waxaa ay iska hor-imaad kala kulmeen dadka Sentinel, lamana oga sida ay u nool yihiin iyo dabeecadooda. Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ilo-wareedyo ka tirsan xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in amarka ahaa in baabuurta aan xabadda karin dib loo soo celiyo uu bixiyey sii-hayaha ra’iisul wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed Khadar. Doodda ku saabsan in shaqaalaha xafiiska, gaar ahaan kuwii ku dhowaa ra’iisul wasaare Kheyre, laga soo celiyo baabuurta ayaa keentay in xilka laga qaado xoghayihii joogtada ahaa ee xafiiska ra’iisul wasaaraha Cabdirisaaq Xuseen Aadan Caato. Cabdirisaaq Caato ayaa waxaa xilka ka qaaday Mahdi Guuleed, kadib markii la sheegay inuu ciidan ku dalbaday Yaxle Cali Hareeri, si uu uga qaado baabuur xabadda aysan karin oo dowladdu leedahay, hase yeeshee xubno ka tirsan xafiiska ayaa sheegay in Cabdirisaaq uu ahaa nin ku shaqeynayey amar ka sarreeya. “Cabdirisaaq Caato, waxaa amray Mahdi Guuleed, markii arrintu dood dhalisayna asagaa ayuu eedda dusha u saaray, waa nasiib darro,” ayuu yiri qof ka mid ah xafiiska ra’iisul wasaaraha, kuna dhow Caato. “Cabdirsaaq kama suurtoobaan ficillo qalafsan. Waa shaqsi aad u afgaaban aqoon sare leh, shaqo yaqaan ah, haddana si xushmad leh ula macaamila dadka ay shaqo wadaagta yihiin, isagoo ammaan badan ku kasbaday howlihii uu ka qabtay madaxtooyada, oo uu ka ahaa agaasime ku xigeen,” ayuu yiri. Dhinaca kale, shakhsiyaad ku dhow Cabdirisaaq Caato ayaa sheegay inay rumeysan yihiin in amarka markii hore ka yimid Mahdi Guuleed uu ahaa qorshe iyo shirqool abaabulan oo ay ka dambeeyeen mas’uuliyiin iyo xildhibaano doonayey in xilka laga qaado Caato, kuwaas ooh adda ku guuleystay sidaas.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Xamar Jajab. Qaraxa ayaa ka dhacay maqaayad halkaas ku taalla, oo lagu magacaabo Luul Yemeni kana Maqaayadaha ugu caansan ee laga cunteeyo, wuxuuna ahaa qarax weyn oo laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada. Lama hayo faah-faahin intaas dheer, iminka Naga filo faah-faahin iyo wixii kusoo kordha dhowaan Insha Allah.
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/08/Warka-Duhur-030820.mp3 View the full article
-
Muqdisho (PP) — Shiinuhu wuxuu ka mid yahay dalal amaah siiyay Soomaaliya intii u dhexeysay 1960kii iyo 1990kii. Mashruucyo iskugu jira kaabayaal iyo dhismeyaal ayuu Shiinuhu ka hirgaliyay Soomaaliya ka sokow taageerada uu siin jiray hay’adaha caafimaadka Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (bidix) iyo Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping. Dowladda Shiinaha ayaa qaadatay go’aan daynta lagaga cafinayo dalal Soomaaliya ay ka mid tahay. “Shiinuhu wuxuu daynta ka cafiyay Soomaaliya isaga oo aan dalbanin isbeddel dhaqaale” ayay qortay Deborah Bräutigam, oo bare sare ka ah Jaamacadda Johns Hopkins, kana mid ah xeeldheerayaasha cilmibaaristoodu ku soo baxday buugga China-Africa and an Economic Transformation. “Shiinuhu wuxuu taageeray howlgalkii aadaminimo oo uu Maraykanku hoggaaminayay billowgii sagaashamaadkii iyo labadii howlgal ee Qaramada Midoobay hoggaminaysay oo Soomaaliya ka hirgalay” bay Bräutigam qortay. Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) ayaa sheegay in dayn cafintu aad u yarayn doonto daynta Soomaaliya lagu leeyahay oo dhan 5.2 bilyan oo dollar. Dayntu waxay noqon doontaa 557 milyan oo dollar haddii Soomaaliya gaarto marxaladda ugu dambaysa ee dayn cafinta loogu talogalay Dalalka Saboolka ah oo aad u Qaamaysan (Heavily Indebted Poor Countries). © Puntland Post, 2020 The post DOWLADDA SHIINAHA OO SOOMAALIYA KA CAFISAY DAYN appeared first on Puntland Post.
-
Maxay tahay sababta magaalada Melbourne dadka Soomaalida ee dhinta laba qofba hal god loogu aaso? Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Melbourne ee dalka Austarlia ayaa xiligaan oo dhibaato ba’an dunida uu ku hayo cudurka safmarka ah ee fayraska Corona ayaa waxaa dhibaato ka haystaa dhanka qabuuraha dadka lagu aaso taas oo keentay in dadka qaar ay sii iibsadaan qabuuraha loogana iibiyo qarash badan. Qarashakaas badan ayaa sababay in dadka geeriyooda qaarkood hal god lagu wada aaso waxaana aasaka halka qof ku baxa dhaqaale dhan 12 kun oo dollar. Qaran News
-
Xildhibaanno u ololeynayo muddo kororsi Magaalada Muqdisho kulan ay isugu yimaadeen xildhibaano ka tirsan golaha shacabka ee barlamaanka federaalka oo kor u dhaafayay konton ayaa ku baaqay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah sidii ay soo jeediyeen guddiga doorashooyinka qaranka taasoo u baahnaanaysa in waqti loogu daro hay’adaha dastuutriga ah oo waqtigoodu ku egyahay dhamaadka sannadkan iyo bilowga sannadka cusub. “Waxa racaaya waa 8 bilood ma aha sannad..waayo baarlamaankaa ku eg 27-ka Diseembar, marka Jannaayo iyo Agosto waaye waxa laga hadlayo, hadde muddo kororsi wa ay dhici jireen..marka wax la yiraahdo muddo kororsi ma ahe waxaa waaye muddo kororsi howl farsamo darteed” ayuu yiri xildhibaan Cabdifitaax Qaasim oo kamid ahaa xildhibaanadii ka qeybgalay kulankaas. Maamul goboleedyada, ururrada mucaaradka ah iyo bulshada rayidka ayaa horey u diiday wax muddo kororsi ah oo loo sameeyo dawladda federaalka. Qaran News
-
Militariga gobolka Tigreega oo dhoolatus sameeyay BBCCopyright: BBC Militariga gobolka Tigreega ayaa dhoolatus ka sameeyay halkaas xilli ay sare u kaceyso xiisadda ka dhex taagan gobolkan iyo dowladda federaalka. Ciidammada gaarka ah iyo miltariga ayaa la arkayay iyagoo labadii maalin ee lasoo dhaafay dhoolatus ku sameynayo magaalada caasimadda u ah gobolka ee Mekele iyo magaalooyin kale. Maamulka gobolka Tigreega kama uusan hadlin sababta ka dambeysa dhoolatuskan militari. Xisbiga TPLF oo horay uga tirsanaa xisbigii EPRDF ayaa dalka Itoobiya maamulayay 27 sano, Way kala boodeen Abiy Axmed markii uu xilka qabtay , iyagoona markii dambe diiday in ay ku biiraan xisbiga cusub ee barwaaqada ee PP. Waxay ku dhawaaqeen doorasho u gaar ah kaddib markii dowladda federaalka ay dib u dhigtay doorashada feyraska Corona awgii. Article share tools Qaran News
-
Magaalo qofka Somaliga ah ee ku dhinta ay Aaskiisa ku baxeyso 12 kun oo doollar Sawir tusaale ah Magaalada Melbourne ee dalka Australia oo ay ku nool yihiin tirada ugu badan ee Soomaalida Australia ah ayaa ah meel qofka dhinta aanay sahlaneyn in si dhib yar loogu aaso. Melbourne oo ay ku nool yihiin dad gaaraya 5 milyan oo qof ayaa la sheegay in dhibaatooyinkan ay la wadaagto magaalooyin kale oo waaweyn oo ku yaala dalkaas, waxaana labadii qofba lagu aasaa xal qabri, taas oo muujineysa sida aanay u sahlaneyn in qofka ku dhinta halkaas si dhib yar loogu aaso. Xilliyadii hore ayaa la sheegay in xitaa saddexdii qofba xal xabaal lagu aasi jiray, kuwaas oo gododkooda uu kala sareeyo. Haseyeeshee dadka Soomaalida ee ku nool ayaa iyagu sameystay qorshe dhanka aaska. “Saddexda qof ee halka meel lagu aaso anigu ma soo gaarin balse annaga haddii aan nahay Soomaalida ku nool Melbourne waxaan dadku u aasnaa halkii xabaal oo laba qof lagu aasayo balse godkooda la kala sareysiinayo, haddii aan nahay Soomaalida ku nool halkan, sanad kahor waxaan iibsanay 15 xabaal, balse manata waxaa ka hadhay 6 god oo keliya”, ayuu yiri Xassan Shiine oo kamid ah gudidga xabaalaha Soomaalida ee Melbourne. Wuxuu sheegay in halkii god uu jooga lacag dhan sideed kun oo doollar, marka lagu daro kharashka aaska oo dhanna ay isku tageyso 12 kun oo doollar. Dadka Soomaalida ee magaaladaas ayaa sanadkiiba qoys walba waxaa laga qaadaa lacag dhan boqol doollar, taas oo uu sheegay in lagu iibiyo xabaalaha lagu aaso dadku marka ay dhintaan. “Qofkii bixin waayay lacagta qaaraanka ee boqolka doollar ee aan sanadkii qaadna, anngu ma aasin doonaa oo iyaga ayaa iska bixin doonaa kharashka, annagu se waxaan wax u ilaalinaa dadka wax baxsada”, ayuu hadalkiisa sii raaciyay Xassan Shiine oo la hadlayay BBC-da. Kate Ryan oo ah cilmi baare katirsan machadka Urbis researcher ee dalka Australia oo la hadlay wargeyska Domain ee kasoo baxa dalkaas ayaa sheegay in xabaalaha magaalooyin ay kamid tahay Melbourne dadka loogu aaso qaab uu meydka waligii isaga jirayo godka, halka magaalooyinka kalena godadka la kiresyto oo tusaale ahaan 20, 25 ama 90 sano kadib qofka lafahiisa laga saarayo godka. “Dhibaatada kale waxay tahay in muddo hadda laga joogo boqol sano la qondeeyay xabaalaha, muddooyinkii dambena dhulkaas wax aan sidaa u badney lagu kordhiyay, taas oo keentay in dhulka uu gabaasi noqdo, maadaama tirada dadka ay sii badaneyso”, ayuu yiri Kate Ryan. Sawir tusaale ah Sidoo kale Alhadeff, oo kamid ah bulshada Yahuuda ee dalka Australia ayaa sheegay in dowladda dalkaas ay ka gaabisay wax ka qabashada arrintan. “Waaxaa jira qaabab badan oo wax looga qaban karo arrintan, haddana dowladda dhul ku filan uma aanay qoondeynin aaska dadka Muslimiinta, krishtaanka, Yahuuda, kuwaas oo aad ugu baahan dhul ay ku aasaan dadku marka ay dhintaan”, ayuu yiri Alhadeff. Sidoo kale Kazi Kali oo kamid ah bulshada Islaamka ee dalka Australia ayaa sheegay in dowladda dalkaas looga baahan yahay dhul lagu aaso dadka, maadaama tirada bulshada ay sii kordheyso. Magaalada caasimadda ee Sydney ayaa haddii qof uu ku dhinto waxaa loo kireeyaa xabaal 99 sano ah, taas oo ay tahay in qofka uu bixiyo lacag dhan shan kun oo doollar, balse taas waxaa kasii qaalisan marka qofka lagu aaso dhul aanan lafihiisa laga saari doonin waligii, taas oo la sheegay in kharashka ku baxa ay u dhaxeyn karto sideed kun ilaa iyo 15 kun oo doollar. Dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha Muslimiinta ee dalka Australia ayaa dowladda ka codsaday in dhul ku filan ay siiso dadka, si xal waara loogu helo dhibaatada dhanka xabaalaha ee ka jirta wadankaas. Xilligan oo u dunida ka jiro fayeraska corona ayaa dad badan waxaa ay u dhimanayaan xanuunkan, waxaana taas ay sii kordhineysaa tirada xabaalaha loo baahan karo bil walba. Qaran News
-
Goolhayaha Xulka Qaranka Soomaaliya iyo naadiga Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club Saciid Aweys Cali ayaa ku soo laabtay kooxdiisa,ka dib dhaawac soo gaaray dabayaaqadii 2019 wuxuuna laacibkan ka soo muuqday kulan ciyaareedka lagu xusayay duqii hore Muqdisho Eng.Cabdiraxmaan Cusmaan Yariisow waxaana kulankaa wada dheelay kooxaha Muqdisho City Club iyo naadiga Madbacada Qaranka. Daawo Goolhaye Saciid Aweys Iyo walaalkiis Oo Sameeyay Bandhig sare https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/08/mcc.mp4 Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo, ayaa maanta oo Isniin ah dhagax dhigay wejiga labaad ee Mashruuca dhismaha waddooyinka Nabadda ee isku xira Waqooyiga iyo Koonfurta Gaalkacyo. Madaxweyne Deni, ayaa bogaadiyey sida Mas’uuliyiinta labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug ay uga wada shaqeeyeen hirgelinta waddooyinkan laamiga ah ee isku xiraya labada dhinac ee magaalada. Sidoo kale wuxuu Madaxweynuhu u mahadceliyay Hay’adda SSF (Somali Stability Fund) ee fadhigeedu yahay Puntland oo kala shaqeysay Mashruucan Dowladdaha Hoose ee labada dhinac Puntland iyo Galmudug. Dhagax dhiga Mashruuca oo ka dhacay Jidka 30ka ee isku xira xaafadaha Wadajir iyo Garsoor, waxaa Madaxweynaha ku weheliyay Wafdi ka socda Galmudug, Goleyaasha Dowladda Puntland ee ku sugan Gaalkacyo, Mas’uuliyiinta degmada, Saraakiisha Ciidamada ee labada dhinac iyo Madaxda Shirkadaha Kabero iyo Alxayaad oo iyagu fulinaya dhismaha. Halkaan ka eeg Sawirada Dhagax-dhiga PUNTLAND POST The post Deni oo dhagax-dhigay wejiga labaad ee Mashruuca dhismaha wadooyinka Nabadda Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.
-
Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u furtay Duulimaadyada Caalamiga ah Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Axmed Macalin Xasan ayaa sidaas u sheegay Warbahinta Dowladda. Halkan Ka Daawo Waraysi Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Halkan Ka Aqriso Xogta Ku Saabsan Duulimaadyada Caalimga Dowladda Soomaaliya oo Maanta Dib u Fureysa Duulimaadyada Caalamiga ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Beledweyne (Caasimada Online) – Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil arxan darro ah oo maanta wiil dhalinyaro ahaa loogu geystay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraam, kaas oo ay gowracaeen kooxo aan la garaneyn. Marxuumka oo la dilay, kadibna la gowracay ayaa lagu magacaabi jiray, Caydaruus Calawe Siyaad, kaas oo ka mid ahaa dhalinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaajta. Sidoo kale qof ka mid ah dadka deegaanka oo ka warbixiyey dhacdadaasi ayaa sheegay in marka la gowracay, kadib meydka marxuumka dab la sii qabad-siiyey. “Waa dhacdo aan ka naxnay markii aan maqalnay wiilka rag ayaa gowracay, kadib medkiisa ayay dab qabadiisyeen waana carareen anaga ma naqaano dadkaasi wax dilay iyo sababta ay u dileen.” ayuu yiri Qof ka mid ah dadka deegaanka. Ehellada marxuumka oo ka naxay falkan arxan darrada ah ayaa laamaha amniga ka dalbaday in cadaaladda la horkeeno dadkii ka dambeeyey dilka wiilkooda. Illaa iyo hadda lama oga sababta ka dambeysay dhacdadaasi xanuunka badan, balse wararka qaar ayaa sheegaya in ragga ka dambeeyey dhacdadaasi oo meesha ka baxsaday ay hayeen kooxo burcad oo doonayey inay mootada ka dhacaan marxuumka. Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay maamulka degmada Beledweyne iyo kan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Dhacdadaan ayaa si aad ah u taabatay reer Beledweyne, kuwaas oo hadal haya, waxaana haatan socda baaritaano ay wadaan ciidamada ammaanka ee magaaladaasi.
-
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aankii maanta dib loogu furay duulimaayadii Caalamiga ee dalka imaan jiray iyo kuwii ka bixi jiray, kadib markii loo xiray sababo la xiriira COVID19. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Wasaaraddu ay diyaarisay habraaca safarada ee lagu hawlgalayo inta uu jiro Cudurka COVID-19, si loo ilaaliyo fayo qabka Shacabka Dalka imaanaya. Halkan ka aqriso war-murtiyedka:- View the full article
-
(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Go’aankii Xildhibaanada Soomaaliya ay kalsoonidii kagala noqdeen Raysal Wasaarihii dalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xukuumaddiisii. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Liibaan Yuusuf Gaaxnuug ayaa waxaa uu sheegay in Mas’uuliyad darro weyn ay aheyd tallaabadii ay Xildhibaanada Golaha Shacabka xilka qaadista ugu sameeyeen Xasan Cali Kheyre oo shaqo badan ka qabtay. Wasiir Gaaxnuug oo la hdlaayay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay Go’aakaas Deg dega ahaa uu adduunka oo dhan iyo Somaliland ku noqday layaab, isla markaana uu ahaa mid ay ka muuqato mas’uuliyad darro. Sidoo kale Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa waxaa uu nasiib-darro ku tilmaamay in 30 daqiiqo gudahood ku dhacdo Xukuumadii Federaalka ay Somaliland wada-hadalka kula jirtay. Waxaa kaloo uu sheegay isaga oo hadalkiisa sii wata Wasiir Liibaan Yuusuf Gaaxnuug in Somaliland ayna wax isbedel ah ku yeelan doonin xilka qaadista Xasan Cali Kheyre, hayeeshee uu Dowladda Somalia ka dhaxayso Somaliland wada-hadallo. Source
-
(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa ka hadlay rajada Maxamuud Xaashi ku hanan karo guddoomiyenimada xisbiga KULMIYE. Mujaahid Cali Guray ayaa qoraal uu soo saaray ku yidhi sida tan: “Saaxiibkay Maxamuud Xaashi laga bilaabo saacaddii uu cadeeyay damaciisa Xilka Gudoomiyaha Kulmiye ayaa dibadda la dhigay sida ay ila tahay. Ergada Shirwaynaha uu doonayo in uu ka dhex tartamo 80% waxa laga yaabaa in uu iska leeyahay oo rabitaankiisa lagu soo xulayo Madaxwaynaha oo isagu ah mulkiilaha xisbiga xiligan ama inta xilka Madaxwaynaha uu hayo. Sidaa daraadeed inta uu doono ayaa doonan inta uu diidaana way diidan yihiin. Markaa Maxamuud miyuu doonan yahay mise wuu diidan yahay? Hadii uu doonan yahay haa hadii kale ha sugo xilka uu doonayo Muuse dabadii. Ama sidii Faarax Nuur ha yidhaahdo:’ RAG KAA FAQAY RAFIIQ NIMAAD TIHIIN TALO LAGAA REEBAY MEEL AAN LAGAA RABIN INDHAHA LALAMA SII RAACO Waxan filayaa in badan ama inta ugu badan kaadariintii lafdhabarka u ahayd Xisbiga Kulmiye in xaalkoodu halkaa ku dambayn doono oo habqanka halka ay is daba galaan mar haqable toorayn doono Source
