Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. ISTANBUL -Turkey has completed discussions with 92 countries for resumption of flights, the country’s transportation and infrastructure minister said on Friday. Source: Hiiraan Online
  2. Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay Maanta Dalka dib ugu soo celiso17 muwaaddin oo midi ay tahay haween, kuwaas oo u badnaa maxaabiis laga soo daayay xabsiyo kuyaalla Tanzania. Maamulaha hay’adda IOM u qaabbilsan illaalinta iyo caawimaadda muhaajiriinta, Isaac Munyae ayaa sheegay in ay qorsheynayaan howlo gudaha Dalka Soomaaliya looga fidinayo muhaajiriinta laga soo celiyo xabsiyada Caalamka. Howlaha lagu daayay maxaabiista ayaa waxaa gacan ka geystay Ergayga gaarka ah ee xuquuqda Carruurta iyo tahriibayaasha ee Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Dalka Ambassador, Maryan Yaasiin , Wasaradda arrimaha dibedda Soomaaliya, hay’adda IOM Somalia iyo Tanzania iyo Safaraadda Somaaliyeed ee Dalka Tanzania. Wasiirka arrimaha Dibedda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo ka hadlay munaasabadda loo sameeyay Dadka la soo celiyay ayaa uga mahadceliyay hay’adihii juhdiga iyo dedaalka ku bixiyay soocelinta Dadkan. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
  3. Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka maamulkaasi, Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyey Geerida Alle ha u naxariistee Wasiiru Dowlihii Madaxtooyada Puntland Marxuum Maxamed Xasan Ciise oo saaka ku geeriyoodey caasimadda Garoowe. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ummadda Soomaaliyeed, shacabka Puntland, Golaha Xukuumadda, shaqaalaha Madaxtooyada, ehelkii, qaraabadii, qoyskii iyo asxaabtii uu ka baxay uga tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Wasiiru Dowlihii Madaxtooyada Marxuum Maxamed Xasan Ciise. Karaash, waxa uu Alle “SWC” uga baryey marxuumka inuu dembigiisa dhaafo, su’aasha qabriga u sakhiro, kuna abaal-mariyo Jannatul Fardawsa, samir iyo iimaanna kasiiyo shacabka Puntland iyo ehelkiisiiba. =DHAMMAAD= View the full article
  4. Somalia cabinet has approved the Africa Continental Free Trade Area (AfCFTA) treaty for ratification to help spur trade with other African countries. A statement issued by the office of the acting Prime Minister Mahdi Mohamed Guled said on Friday that the bill which was submitted to the cabinet during its weekly meeting on Thursday was unanimously approved. “The mission of AfCFTA is to create a single market for free trade in goods and services, to achieve free movement of traders and investors across the continent, and to expand trade within Africa through better integration,” it said. The cabinet said under AfCFTA, Somalia will have the opportunity to sell its products on the continent, tap investment, and boost intra-Africa trade. Initially scheduled for July, the implementation of the AfCFTA agreement was postponed due to COVID-19. View the full article
  5. Details are emerging of a series of attacks waged in eight districts and a neighborhood in Mogadishu, Somalia, on Thursday night. The assailants chiefly employed hand grenades and acted about the same time, primarily causing injuries. There were no immediate reports of deaths. The attacked districts were Shibis, Waberi, Bondhere, Wadagir, Dharkenley, Yakshid, Karaan, Daynile and a settlement known as Garasbaley on the outskirts of the city, meaning over half of the city’s 15 districts were affected. Mogadishu Police Force Spokesperson Salah Hassan Omar told the media that four people were wounded during the attacks – a police officer and three civilians. “Three suspects were apprehended by law enforcement agencies,” he said, adding investigations were taking place. The city was quiet on Friday but after the attacks, police waged a vast operation to seize the culprits. The Somali government generally blames Al-Shabaab jihadists for these kinds of attacks, calling them anti-peace elements. View the full article
  6. Garowe (PP News Desk) — The Chairman of Transitional Puntland Electoral Commission, Guled Salah, today handed certificates to Puntland political associations that had met the criteria to contest pilot local elections to be conducted in 2021. “All political associations will have an equal access to the government-run media; they can organise rallies, have the right not to be banned in addition to the right to lodge complaints against the Transitional Puntland Electoral Commission” said Salah. Guled: Puntland political associations will have an equal access to the government-run media TPEC has not issued guidance against the possible use of public coffers by the political association of the incumbent government. There is no guidance against the use of public money by political associations in Puntland. How equal access to the government-media can materialise is unclear. Puntland Radio and Television Stations operate as the mouthpiece of the Puntland State Government. Journalists are denied attending meetings and conferences organised by the government, the sole distributor of government-related news to websites. Some observers believe that it is the responsibility of political associations to put their heads together and work out a strategy that will ensure an equal access for political associations to the government media. “TPEC statement is a progress that political stakeholders will have to refine before local elections take place” Mursal Ali, a political commentator in Garowe, told Puntland Post. © Puntland Post, 2020 The post TPEC: Puntland Political Associations Have a Level Playing Field appeared first on Puntland Post.
  7. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/08/Warka-Duhur-1582020.mp3 View the full article
  8. Hoos ka daawo The post Daawo Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ee maanta appeared first on . Source
  9. Kuntuwaarrey (Caasimadda Online) – Ciidamada Xoogga Dalka qeybtiisa Kumaandooska ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Dagmada Kuntuwaarrey ee Gobalka Shabeellada hoose waxey ku soo furteen 33 Carruur ah oo aan qaangaar ahayn, kuwaas oo ay si qasab ah uga soo wateen waaliddiintooda kooxda Al-shabaab si ay u baraan afkaarta xagjirnimada ah ee ay aaminsanyihiin. Ciidamada ayaa markii ay la wareegeen gacan ku heynta dagmada waxay tageen xerada lagu hayay carruurtaan iyagoo markii soo furteen si nabad ah ugu wareejiyay eheladooda. Sidoo kale Howlgalka oo bartilmaameedkiisu ahaa horjoogeyaal iyo rag lagu dabajoogay oo ka tirsan Al Shabaab ayaa lagu soo qabqabtay Tobaneeyo ka tirsan kooxdaan oo qaarkood ku xirnaa Saldhigga Dagmada. Inta howlgalka ay ciidamadu ku guda jireen ayay heleen xog dheeraad ah oo ku saabsan goobaha ay Al Shabaab ku diyaariyaan Qaraxyada, waxaana halkaas laga qabtay Miinooyin iyo Maadooyin farabadan oo qaraxyada loo adeegsado. Taliska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in howlgalka uu ahaa mid lasii qorsheeyay islamarkaana uu sii socon doono.
  10. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta khudbad ka horjeediyay barlamaanka Soomaaliya,isagoo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee iminka dalka uu marayo. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankaasi gaarka ahaa ee uu yeeshey Golaha Shacabka kaga hadlay arrimaha siyaasadda Soomaaliya iyo dadaalada ay wado dwoladda Soomaaliya,gaar ahaan shirkii Dhuusamareeb dardargelintiisa. “Maanta oo ah 15 August 2020 waxaa lagu balansanyahay la isugu tago magaalada Dhuusamareeb,waxaana halkasi ka qabsoomi doona shirkii dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada,waxaan idin cadeynayaa in Golaha Shacabka uu wakiil u yahay shacabka Soomaaliyeed iyo dowlad goboleedyada,go’aan aad gaartaan waa in dalka oo dhan laga aqbalo,waxaana idin balan qaadayaa in wixii ka soo baxa shirka Dhuusamareeb aan halkna idinku keeno”. ayuu yiri madaxweynaha JFS. View the full article
  11. MOGADISHU (HOL) - President Mohamed Farmaajo will be heading to the central Somalia regional state, Galmudug today to attend the third round of electoral talks set to kick off in the central Somalia town today. Source: Hiiraan Online
  12. MOGADISHU (HOL) - President Mohamed Farmaajo will be heading to the central Somalia regional state, Galmudug today to attend the third round of electoral talks set to kick off in the central Somalia town today. Source: Hiiraan Online
  13. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga warbixiyay Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ee ku qabsoomay magaalada Dhuusamareeb, gaar ahaan wada hadallada ku saabsan arrimaha doorashooyinka dalka. Madaxweynaha ayaa uga mahad-celiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada sida ay uga ajiibeen qabsoomidda kulankan aan caadiga ahayn, isaga oo muujiyey sida ay uga go’an tahay in laga miro dhaliyo wadatashiyada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed oo salka ku haya heshiiskii siyaasadeed ee Baydhabo, kaas oo qeexaya qabsoomidda doorasho ku saleysan hannaanka dimuqraadiyadda dhammeystiran. Madaxweynaha Farmaajo, ayaa u xaqiijiyey Guddoonka iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya in uu dib ugu soo celin doono heshiis walba oo lala gaaro Madaxda Dowlad Goboleedyada si ay kaalintooda ugu yeeshaan “Waxaa lagama maarmaan ah in Xukuumadda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyaduba ay mar walba wada hadlaan, wada tashadaan, is qanciyaan, lana yimaaddaan qorsheyaal iyo go’aamo siyaasadeed oo awoodda dib ugu celinaya shacabka Soomaaliyeed ee aad idinka matashaan, taas oo sii xoojinaysa in Golahani uu noqdo marjicii arrimaha masiiriga ah ee dalka.” Ayuu yiri Farmaajo Halkaan hoose ka daawo Khudbaddiisa oo dhan PUNTLAND POST The post Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in uu Baarlamanka dib ugu celinayo wixii ka soo baxa Shirka Dhuusamareeb appeared first on Puntland Post.
  14. Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadal-jeedintiisa Golaha Shacabka waxa uu ku billaabay sababta uu u dalbaday in uu horyimaado, waxa uu ku koobay hadalkiisa Doorashooyinka, Wada hadallada Xukuumadda dhexe iyo Dowlad-goboleedyada iyo xaalka siyaasadeed ee Dalka. Waxa uu kahadalay shirka Magaalada Dhuusamareeb ee u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada oo dadaalo xooggan la geliyay muddada uu socdo. “Mudanayaal waxa aan idin kaga mahad celinayaa dadaalada kala duwan ee ansixinta xeerarka muhiimka u ah Doorashada dalka iyo kuwa kale oo aan meelmariseen, waa howl iyo waxqabad muuqda oo aad ku tallaabsateen” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo. Waxaa uu ka hadlay shirkii Dhuusamareeb ka dhacay 18-22 bishii July, isagoo xusay in shirkaas uu ku qotomay sidii looga xaajoon lahaa hannaanka doorashooyinka, si heshiis siyaasadeed looga gaaro, waxaana uu ku celiyay in la ogaado heshiis siyaasadeed uu horay u dhacay, “Ogaada Heshiis siyaasadeed horay ayuu u dhacay, wuxuu ka dhacay Baydhabo, kaddib markii Guddi ka socda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada ay muddo dheer ka shaqeynayeen in dalka uu aado doorasho qof iyo cod 2020 iyo 2021″ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo oo mar kale muujiyay mid weli ku dhegan aragtidiisa doorasho qof iyo cod. Wada hadalka ayuu ku sheegay in uu xoojineynayo talo wadaag, is ogol, wada shaqeyn iyo in laga gudbo caqabad waliba oo kahor imaan karta haddii kalinimo loo socdo, loona baahan yahay wada hadalka Xukuumadda iyo Dowlad Goboleedyada oo aan la kala tagin. “Maanta oo bisha ah 15-ka Agoosto waxaa lagu ballansan yahay in dib la isugu laabto Dhuusamareeb oo laga wada hadlo doorashada iyo geedi socodka, waana muhiim in dadka dib loogu celiyo awooddooda, madaxweynaha oo dalka ugu sareeyo waa ilaaliyaha sharciga iyo dastuurka, waana in la ilaaliyo, maadaama aad tihiin codka shacabka waa in la aqbalo go’aanka aad gaartaan” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Baarlamaanka in shirkii Dhuusamareeb uu la tagay ay aheyd sharcigii doorashooyinka ee qof iyo cod, isla markaana heshiis siyaasadeed la soo gaaray oo uu soo dhamaadya, midkaan uu yahay heshiis labaad oo midkii hore laga dhigayo wax aan jirin. Waxaa uu sheegay in markii uu tagay Dhuusamareeb ay dowlad goboleedyada ay ku dhegeen doorasho dadban kii 2016, isagana uu ku adkeystay in doorashada loo baahan yahay inay ahaato tii sharciga laga sameeyay horayna loogu heshiiyay in la meel mariyo, heshiiskii shalay la galayna aan la fulin. Khudbadda Madaxweynaha oo ahayd mid kooban waxa uu xoogga ku saaray doorashada, siyaasadda, shirarka heer federaal iyo Dowlad Goboleed iyo weyneenta go’aanka Golaha Shacabka ee ah in dalka ay ka dhacdo doorashada ay go’aamiyaan. “Waxa aad tihiin Matalayaasha Shacabka, sidaas awgeed Heshiis waliba oo aan la gaarno Madax goboleedyada waxa aan ballanqaadayaa in aan dib idin kugu soo celiyo” ayuu yiri Madaxeynaha Soomaaliya. Khudbada Madaxweynaha oo aheyd 10 daqiiqo ayaa markii uu dhameeyay waxaa hadlay Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo u sheegay Xildhibaannada inuu kulanka xiran yahay. Hadalka madaxweynaha ayaa weli ka dhigan in uu weli ku dheggan yahay go’aankiisii ahaa in Nuuca doorashado noqdo doorasho Qof iyo Cod ah oo marka xilliga iyo xaalka taagan ay adag tahay qabashadeedu.
  15. Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa ka qeybgalay Xafladda Shahaado-siinta Ururada Siyaasadda Puntland. Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa u hambalyeeyay 10 Urur Siyaasadeed oo maanta shahaadada aqoonsiga la guddoonsiiyey, wuxuu sidoo kale bogaadiyey shaqada ay qabteen Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland. Dhammaan Masuuliyiintii iyo qeybihii kala duwana ee Bulshada ee ka hadlay kulanka, ayaa uga mahadceliyay Dowladda inay xili hore ka dhabeysay hirgelinta nidaamka dimuqraadiyadda. Madaxweyne ku-xigeenka waxaa ku weheliyay Xafladda Madaxweyneyaashii hore ee Dowladda Puntland Senator Cabdiraxmaan Faroole iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Goleyaasha Dowladda Puntland, Guddiga KGM ah ee Doorashooyinka Puntland, Madaxda Ururada Siyaasadda ee Shahaadooyinka la siiyey, Xafiiska Xuquuqul Insaanka, Ururada Bulshada, Haween iyo Dhallinyaro. Halkan ka eeg Sawirada PUNTLAND POST The post Ururada Siyaasadda Puntland oo Maanta la guddoonsiiyay Shahaadada Agoonsiga appeared first on Puntland Post.
  16. Madaxweynaha Dowlada Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta la hadlay Xildhibaanbaanada Baarlamaanka ayaa cadeeyey inuu wali ku adkeysanayo Mowqifkiisii ahaa Doorasho ku salaysan Dastuurka, tasoo [...] The post Breaking News—Madaxweyne Farmaajo oo sii sheegay inaan waxba kasoo baxayn Shirka Dhuusamareeb isla markaasna Baarlamaanku leeyahay Awooda Dalka appeared first on . Source
  17. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ooop la hadlayey golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa u sheegay in wada hadliddu tahay heshiis, isaga oo balanqaaday in golaha uu ku soo celin doono heshiis walba oo ay xukuumadiisa la gaarto dowlad goboleedyada, ee ka dhaca Dhuusamareeb. “Waxaan golaha shacabka ku soo celin doonaa heshiis walba oo aan la gaarno dowlad goboleedyada si aad u sharciyeysaan” ayuu yiri Farmaajo. Madaxweynaha Soomaaliya oo sii hadalaya ayaa intaa ku daray in golaha shacabka uu matalo 15 milyan oo Soomaali ah, oo ay ku jiraan dowlad goboleedyada isla markaana uu yahay marjaca wax walba loogu noqdo. Ugu dambeyntii, inkasta oo uu Farmaajo caddeeysay sida isaga iyo xukuumadiisa u taageerayaan sharciga doorashada ee golaha shacabka ansixiyey iyo qof iyo cod, laakin Khudbaddan uu golaha ka jeediyey kahor tagiddiisa Dhuusamareeb iyo ka qeybgalka Dhuusamareeb 3 ayaa lagu tilmaami karaa iney tahay mid lagu sheegay wixii la sheegi lahaa iyo marqaatigelin uun, mana muuqan meel isku dhejin gaar ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maanta oo ay taariikhda ku beegan tahay 15-ka bisha Agoost loo ballansanaa in xarunta maamul goboleedka Galmudug uu ka dhaco shirka Dhusamareeb 3 oo looga arrinsan lahaa nooca doorasho ee Soomaaliya ay yeelaneyso iyo sidii ay u dhici lahayd doorasho wakhtigeeda ku dhacda inkastoo waxyaaba badan lagu kala aragti duwan yahay. Maamul goboleedyada ayaa shirkii dhawaan ay ku yeesheen Dhusamareeb waxaa ay isku raaceen in dalka ay ka qabsoonto doorasho dadban oo xilligeeda ku dhacda, haseyeeshee guddoonka gollaha shacabka iyo madaxtooyada ayaa iyaguna ku adkeysanayay in doorasho qof iyo cod ah dalka ay ka dhacdo. Shirka saddexaad ee Dhusamareeb ayaa la filayay in looga arrinsado arrima badan oo ay kamid tahay sidii la isugu waafaqi lahaa nooca doorasho. Balse waxaa jira astaamo muujinaya in shirka Dhusamareeb in uusan ku qabsoomi doonin xilliga loogu talagalay. Ergada guddiyada farsamada ee Jubaland iyo Puntland Markii dhawaan madaxda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ay ku kulmeen magaalada Dhusamareeb, waxyaabihii kasoo baxay shirkaas waxaa kamid ahaa in la sameeyo guddi farsamo oo ka kooban federaal iyo maamul goboleedy, kuwaas oo u gogol xaari doona shirka, sii gorfeyn doonana waxayaaba looga hadlayo shirka Dhusamareeb oo ay kamid tahay nooca doorasho iyo arrimo kale. Haseyeeshee guddiyada farsamada ee maamul goboleedyada Jubaland iyo Puntland ayaa ka baaqsaday inay ka qeybgalaan shirarka guddiyada ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Guddigan oo uu guddoomiye u yahay wasiirka dastuurka ee dowladda federaalka, Dr Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in maamulada Puntland iyo Jubaland aysan ka qeybgelin shirarkii guddiga farsamada balse ay filayaan inay yimaadaan Dhusamareeb. “Waa ay naga maqan yihiin xubnihii Jubaland iyo Puntland, waxaana rajeeneynaa in halkaas ay inoogu yimaadaan,marka ay noo yimaadaan ayay fikirkooda nagu dari doonaan”, ayuu yiri Wasiir Saalax oo la hadlay BBC-da. Ergada Jubaland uga qeybgeli lahayd ayaa sidoo kale BBC-da u xaqiijiyay in aysan ka qeybgelin shirarkii Muqdisho ee guddiga, arrintaa oo la aaminsan yahay inay culeys ku keeneyso qabsoomidda shirka Dhusamareeb 3. Diyaargarowga martgelinta shirka Shirarkii dhawaan ka dhacay magaalada Dhusamareeb waxaa aad looga dareemayay diyaargarowga loogu jiray soo dhaweynta martida iyo mas’uuliyiinta ka qeybgaleysa shirka, waxaana magaalada Dhusamareeb maalmahaas laga dareemayay diyaar garow loogu jiro, hase yeeshee maanta oo Sabti ah oo shirka loo ballasan yahay, waxaa muuqata in aanay jirin diyaargarow la mid ah kii hore oo lagu soo dhaweynayo madaxda. “Inkastoo madaxda aan maqalno inay ku adkeysanayaan in shirka uu qabsoomi doonaa, haddana inoo ma muuqata diyaargarow lamid ah shirarkii hore dhacay haddii ay ahaan laheyd dhanka ammaanka, soo dhaweynta iyo waxyaaba kale”, ayuu yiri Maxamed Cabdi Weli oo kamid ah shacabka magaalada Dhusamareeb oo la hadlay BBC-da. Maalma ka hor waxaa Dhusamareeb tegi jiray ilaalada madaxda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada, taas oo ifafaalo u ah imaanshaha madaxda imaneysa shirka iyo diyaargarowga. Khilaafka cusub ee Puntland iyo Federaalka Xilli dhawaan Dhusamareeb ay ku kulmeen madxda maamulada Puntland iyo Jubaland oo dhinac ah iyo dowladda federaalka ayaa haddana waxaa halkaas ku idlaaday khilaaf u dhaxeeyay labada dhinac, taas oo keentay in laga wada shaqeeyo arrimo ay kamid yihiin doorashada. Haseyeeshee madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maalin ka dib markii xilka laga qaaday ra’iisul wasaare Kheyre waxaa uu dowladda federaalka ku eedeeyay inay dooneyso inay minja xaabiso waxyaabihii ka soo baxay shirka Dhusamareeb. “In xil ka qaadistii ra’iisul wasaaraha aan annagu u aragno mid la doonayo in lagu xagal daacinayo oo lagu burburinayo waxyaabaihii kasoo baxay shirka Dhusamareeb, arrintaas mas’uuliyadeeda waxaan saareynaa madaxweynaha jamhuuriyadda, maxaa yeelay wixii uu inoo sheegay iyo wixii aan ku heshiinay wax aan ahayn ayuu ku dhaqaaqay”,sidaas waxaa maalin kadib markii xilka laga qaaday Kheyre yiri madaxweynaha Puntland, Saciid Deni. Arrintan ayaa loo arkaa mid culeys horleh ku keeni karto xiriirka aan cagaha badan ku taagneyn eek a dhaxeeya Puntland iyo federaalka, waxaase muuqata in inta laga xallinayo waxyaabaha ay tabaneyso Puntland kadib shirkii Dhusamareeb ay adag tahay in Shirka Dhusamareeb 3 uu ku qabsoomo xilliga loogu talagalay. Isha: BBC
  19. Garowe (PP) — Abdi Farah Said ( aka Juha) Cabdi Faarax Siciid, the former Somali Federal Minister for Interior, has apologised for his choice of words in a sentence in his Somali language memoirs Qab iyo Quursi (Ego and Belittling). Mr Said told the BBC Somali Service that a paragraph in his book on the Somali region of Ethiopia and the 1977 war does not reflect his position politically. Said had read out the preceding paragraph to give his words a context. In the paragraph he likened his experience of joining an armed opposition front and tribulations to a ship whose crew was unable to solve a technical fault that could make the ship sink. Juha: Somalia and Ethiopia should not have fought over a semi-desert territory The controversial sentence that drew ire of many Somali readers describes the Somali region of Ethiopia as “a semi-desert over which the two brotherly nations of Ethiopia and Somalia should not have fought. The civil war initiated by my clan resulted from the defeat of Somalia.” Juha was a member of the Somali Salvation Democratic Front based in Ethiopia before the overthrow of the Derg regime led by Mengistu Haile Mariam. Juha said corrections “will be made to the second edition of the book” to remove the sentence that caused the literary uproar. © Puntland Post, 2020 The post Juha Apologises for a Wrong Choice of Words in His Memoirs appeared first on Puntland Post.
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka ayaa goor dhow gaartay xarunta Villa Hargeysa oo uu ka dhacayo kulanka xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya. Guddoomiye Xaliimo Yarey ayaa qeyb ka ah xubnaha uu hoggaaminayo Madaxweyne Farmaajo oo maanta warbixin u jeedin doono xildhibaanada Golaha Shacabka, taas oo la xiriirta xaaladda dalka,gaar ahaan doorashada. Sidoo kale kulanka oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa lagu wadaa inuu goor dhow ku biiro Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Wararka qaar ayaa sheegaya in Madaxweynuhu baarlamaanka uu ka dalban doono muddo kordhin ku aadan xilliga uu soo magacaabayo ra’iisul wasaare. Kulankan oo xalay lagu war-geliyay xildhibaanada ayaa ah mid isha lagu hayo, waxaana lagu soo aadiyey ka hor wejiga saddexaad shirka ka dhacay Dhuusamareeb. Guddoomiye Xaliimo ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) oo horey u soo bandhigtay labo nooc oo doorasho ah ayaa ka hor sheegtay baarlamaanka in loo baahan yahay bilo dheeraad ah.
  21. Wararka ay heleyso Goobjoog News ayaa sheegaya in haatan ay soo dhameystirantay qabanqaabada shirka Dhuusamareeb 3 iyada oo wufuudda heer federaal iyo kuwa dowlad goboleedyada ay intaba xirxirteen boorsooyinka, kuna sii jiidaan caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Ugu horreyda, guddiga farsamaha ee shirka Dhuusamareeb 3 ayaa la filayaa iney saacadaha soo socda tagaan gobolka si ay halkaasi uga ambaqaadaan ajendaha iyo arrimaha kale ee qabsoomidda shirkaasi. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo waxyar kadib golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah kala hadli-doonna wixii Dhuusamareeb 2 kala soo kulmay ayaa la filayaa inuu saacadaha soo socda u duulo xarunta Galmudug si uu u furo Dhuusamareeb 3. Wararka ayaa intaasi ku daraya in sidoo kale la filayo in Dhuusamareeb ay soo gaarayaan wufuudda ka kala socota dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka ah, kuwaas oo rajo ka muujiyey shirka iyo natiijadiisa. Shirka Dhuusamareeb 3 ayaa waxaa indhaha ku haya beesha caalamka iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed, waxaa lagu gorfeyn doonnaa halkii doorasho ahaan uu dalkani aadi lahaa iyada oo inta badan la isku raacay in nooca doorashada ay noqoto wadar ogol, oo waqtigeeda ku dhacda, oo aaney jirin muddo kordhin hey’adaha dastuuriga ah. Shirkan oo la filayey inuu maanta furmo ayaa waxaa uu muuqdaa inuu dib ugu dhacay sababo farsamo, waxaana la filayaa inuu furmo maalmaha soo socda. Wararka shirka, kala soco. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  22. Somalia’s international partners look forward to the reconvening of the Federal Government and Federal Member States leaders in Dhusamareb on 15 August, as scheduled, with all FMS and FGS leaders attending. Preserving the recently cultivated trust among the leaders and sustaining the consensus-building process initiated during the last Dhusamareb summit is imperative in order to keep Somalia on a stable political path. Failure by any leader to participate in the next summit would erode the still fragile trust, undermine the consensus-building process, and impair the ability of the meeting to arrive at implementable decisions. With only three months left before the November date on which the 2020 federal elections were scheduled to take place, and only four months before the 10th Federal Parliament’s term ends, Somali stakeholders urgently need to agree on the way forward, and on the electoral modalities in particular, without further delay. The work of the technical committee tasked to develop recommendations for electoral modalities to be considered by the leaders is critical for the success of the anticipated summit. We remain concerned that some Federal Member States are yet to send their representatives to the committee. We urge them to allow their representatives to participate in the work of the committee, which is already underway, while they continue to directly engage the Federal Government leadership to resolve any outstanding issues. We recall that, during the last summit, the leaders agreed that timely elections that satisfy all stakeholders and that are implementable, must take place in the country. The technical committee should, therefore, focus on devising options for a compromise electoral model, in order to satisfy all stakeholders. We stress, once again, as we have done in our previous statements and in our ongoing discussions with all stakeholders, that any model dictated by a single stakeholder, or by a few stakeholders without the consent of all, will have no legitimacy and will not be implementable on the ground. We further stress that, with the end of the term of the 10th Parliament looming, the way forward should be agreed by all stakeholders, including the Federal Government, Federal Member States, the two Houses of Parliament, and political parties. No single stakeholder, including the legislature itself, should take a unilateral decision to extend the term of office of the 10th Parliament or of the federal executive. We stand ready to provide the support necessary for the convening of the next Dhusamareb summit and the substantive work of the technical committee. View the full article
  23. Waxaa saaka isbitaalka ku yaalla magaalada Garowe ku geeriyooday wasiiru dowlihii madaxtooyada maamulka Puntland Maxamed Xasan Ciise. Marxuumka ayaa muddooyinkii dambe waxaa uu ku xanuunsanaayey isbitaalka, waxaana la damacsanaa in maanta oo sabti loo soo qaado Muqdisho si loogu dabiibo. Allah u naxariistee marxuumka ayaa waxaa uu u geeriyooday xanuunka Neefta uu qabay sida la sheegay waxaana muddo sedex maalin ah ku xirnaa naqaska oo isbitaalka loo dhigay. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  24. (SLT-Hargeysa)-Qaar ka mid ah Khuburrada iyo Warbaahinta Masaarida ayaa ka hadlay dareenka Cadhada iyo shakiga ah in Dawladda Masar ay Saldhig Millateri waydiisatay Somaliland. Wargeyska Al-Monitor oo ka soo baxa Masar ayaa Toddobaadkan Qoray War-bixin uu Ciwaan uga dhigay ‘Itoobiya oo ka cadhootay Saldhig Millateri oo la sheegay in Masar ka samaysanayso Somaliland’, waxaanu Wargeysku sheegay in dareenkaas cadhada leh ee Itoobiya uu daba socdo Wefti Masaari ah oo tagay Somaliland, lana kulmay Madaxweynaha JSL, kuwaas oo Warar aan la xaqiijin sheegeen inay ka wada-hadleen Qorshe ay Masar ku doonayso inay Saldhig Millateri ka samaysato Somaliland. Wargeyska Al-Monitor wuxuu sheegay in Warkaasi oo aan ka soo bixin Dawladda Masar laga soo xigtay Warbaahin laga leeyahay Dalka Kenya, iyadoo Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Itoobiya Dina Mufti uu 27-kii bishii July, 2020 si adag uga jawaabay Warkaasi. Maj. Gen. Abdul Menhem oo ah Taliye hawl-gab ka noqday Ciidammada Masar ayaa Wargeyska u sheegay in Dawladda Itoobiya doonayso in Dunida kale iyo Afrikaanka ay ka horkeento Masaarida, iyadoo u tusaysa in Dawladda Itoobiya dhinac laga wada yahay. Maj. Gen. Abdul Menhem wuxuu sheegay in Wararka Itoobiya ee ah Masar inay Saldhig Ciidan ka doonayso Somaliland aanay ahayn kuwo sax ah oo run ku fadhiya. Hani Raslan oo isna ah Khabiir Jaamici ah ayaa Wargeyska u sheegay in aanay Itoobiya xaq u lahayn inay faro-geliso Cidda ay Masar ilaaqaadka la yeelanayso. Jamal Zahran oo ah Khabiir bartay Cilmiga Siyaasadda ayaa isaguna Wargeyska u sheegay in Itoobiya ay diblumaasiyadda iyo Hanaanka Nabadeed ee Masar u marayso Xal u helidda khilaafka Webiga Niil kaga jawaabayso Been abuur ay samaynayso. Source