-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo is in the central town of Dhusamareb for a meeting on the upcoming parliamentary and presidential elections. The president and his delegates have been cordially welcomed at Dhusameeb airport by Galmudug, Southwest and HirShabelle leaders who will attend the consultative meeting. “In line with the state-building endeavors and in the spirit of enhancing the FGS-FMS cooperation on the way forward, H.E President Farmaajo will be in Dhuusamareb to participate in the 2nd round of FGS-FMS Consultative Forum,” Abdinur Mohamed, the director of communication at Villa Somalia said, The international partners said in a joint statement issued on Friday evening ahead of Saturday’s meeting in Dhusamareb that failure by any leader to participate in the meeting would erode the still fragile trust, undermine the consensus-building process and impair the ability of the meeting to arrive at implementable decisions. View the full article
-
Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb gaaray madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Waare kaas oo lagu wado inuu ka qeybgalo shirka Dhuusamareeb 3. Waare yaa ku biiray mas’uuliyiinta tagay Dhuusamareeb sida madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha Koondur galbeed Cabdicasis Lafta-gareen. Shirka Dhuusamareeb 3 ayaa lagu wadaa in looga arrinsado doorashada 2020/2021, waxaa uuna shirka furmayaa iyada DF ay dooneyso qof iyo cod halka dowlad goboleedyadana ay doonayaan doorasho dadban. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/08/Warka-Habeen-15082020.mp3 View the full article
-
Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, K/Xigeenkiisa Mudane Cali Daahir Ciid, Madaxweyneynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane Maxamed Nuur Gacal iyo Ku Xigeennadiisa, Xubno ka tirsan Goleyaasha heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed. Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda Shir ku saabsan doorashooyinka uu uga furmo Dhuusamareeb. Shirkan ayaa ku saabsan dhammeystirka wada-tashiga hannaanka geeddi socodka siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee dalka, iyadoo madaxdu ay ka arrinsanayaan qodobo muhiim ah oo ay ugu horreyso qabsoomidda doorasho waafaqsan waqtigeeda ku dhacdo. Hase yeeshee magaalada Dhuusamareeb ayaan waxaan weli soo gaarin Madaxda dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland kuwaasoo safar dibbada ah uga maqan dalalka Jabuuti iyo Kenya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa inta uu ku sugan yahay Dhuusamareeb waxa uu kulamo gaargaar ah la qaadan doonaa Madaxda Heer Dowlad Goboleed iyo bulshada qeybaheeda kala duwan..
-
Madaxweynaha JF oo si weyn loogu soo dhoweeyey Dhuusamareeb
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey Madaxwayanaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, Ku-xigeenkiisa Cali Ciid iyo Mas’uuliyiin kale oo aad u fara badan. Madaxweynaha iyo Wafdigiis ayaa la qorsheynayaa inay kulamo la qaataan Maamulka iyo qeybaha bulshada ee magaalada Dhuusamareeb, iyagoo halkaasina uga qeyb galaya Shirka Dhuusamareeb 3 ee looga tashanayo Arrimaha Doorashooyinka Dalka View the full article -
Madaxweynaha Dowlada Federaalka ayaa goor dhaweyd gaaray Magaalada Dhuusamareeb si uu ga qaybgalo Shirka Dhuusamareeb. Madaxweynaha oo maanta hadal shaki badan abuuray ka jeediyey Baarlamaanka [...] The post Madaxweyne Farmaajo oo Dhuusamareeb gaaray appeared first on . Source
-
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJUCUUN. GEERIDU WAA XAQ. Waxaa Allaah ha u naxarisiistee maanta oo ah Sabti 15.08.2020 ku geeriyooday magaalada Copenhagen ee Dalka Danmark Korneyl Cabdi Abshir Aaden. [...] The post Tacsi : – Allaah ha u naxariistee Marxuum Korneyl Cabdi Abshir Aaden oo maanta ku geeriyooday Copenhagen- Danmark appeared first on . Source
-
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJUCUUN. GEERIDU WAA XAQ. Waxaa Allaah ha u naxarisiistee maanta oo ah Sabti 15.08.2020 ku geeriyooday magaalada Copenhagen ee Dalka [...] The post TACSI : – Allaah ha u naxariistee Korneyl Cabdi Abshir Aaden oo maanta ku geeriyooday magaalada Copenhagen ee Danmark appeared first on . Source
-
Waxaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo si ay uga qetbgalaan Dhuusamareeb 3. Farmaajo ayaa u duulay Galmudug kadib markii uu la hadlay golaha shacabka isaga oo balanqaaday inuu ula soo noqon doono natiijada. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saareen ku cadeeyay in loo baahan yahay si wadajir ah in looga shaqeeyo qabsoomidda shirka dhuusamareeb wajigiisa saddexaad. Shirkaan oo labadiisa waji ay horay uga dhaceen caasimadda Galmudug ayaa ku taariikheysnaa 15-ka August 2020. Sidoo kale bayaanka wuxuu hogaamiyayaasha Dowladda Federaalka iyo maamullada hoos yimaada ku boorinayaa iney ku dadaalaan sidii uu u noqon lahaa mid mirodhal ah, kana soo baxaan go’aammo lagu mahdiyo. Bayaanka oo ay maanta soo saareen waxaa kasoo wada shaqeeyay xubnaha joogtada ah ee guddiga oo maanta kulan yeeshay, waxeyna kusoo aadeysaa xilli wufuudda kala duwan ee shirka ay inta badan maanta gaareen halkaas. HALKAAN KA AKHRISO BAYAANKA AQALKA SARE:
-
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen iyo Wafdigiisa ka qayb gali lahaa Shirka Dhuusamareeb ayaa Galabta lagusoo dhaweeyey halkaas. Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor iyo Wasiirkiisa [...] The post Dhuusamareeb.. Madaxweyne Laftagareen oo soo gaaray Dhuusamareeb appeared first on . Source
-
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed mudane, Cabdi casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, waxaana garoonka kusoo dhoweeyay Madaxwayanaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor, Ku-xigeenkiisa Cali Ciid iyo Masuuliyiin kale. Wafdiga uu hoggaaminayo madaxweyne Lafta-gareen ayaa magaalada Dhuusamareeb kaga qeyb galaya Shirka Dhuusamareeb 3 ee looga tashanayo Arrimaha Doorashooyinka Dalka. Sidoo kale, Madax kale oo ka tirsan Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa ku wajahan magaaladaas,kuwaas oo iyagana ka qeyb galaya shirka. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
-
Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare oo kulan gaar ah yeeshay
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Gudiga joogtada golaha aqalka sare ayaa maanta yeeshay kulan muhiim ah, waxaana shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee BFS , Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Fadhigan ayaa waxaa looga hadlay dhowr qodob oo ay ka mid tahay wada hadallada ka socda Dhuusa Mareeb. Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare, Abshir Maxamed Axmed (Abshir bukhaari ) ayaa kulanka ka dib saxaafadda u sheegay in ay ku bogaadinayaan Galmudug Gogosha nabadeed ee ay u fidiyeen Ummada Soomaaliyeed , halkaas oo ay uga hadlayaan aayahooda. Mudane, Bukhaari ayaa mas’uuliyiinta shirka ka qayb galaysa ugu baaqay in ay ka mira dhaliyaan waxyaabaha ay ka wada hadlayaan iyo wixii shirka kasoo baxa. View the full article -
Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb gaaray ee xarunta Galmudug gaaray madaxweynaha koonfur galbeed Cabdicasis Laftagareen si uu uga qeybgalo shirka Dhuusamareeb 3. Shirkan oo lagu waday inuu maanta furmo ayaa waxaa la filayaa sidoo kale iney tagaan madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxdweyneyaasha dowlad goboleedyada. Source: goobjoog.com
-
(SLT-Hargeysa)-Xildhibaanada golaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ansixiyey xeerka Maandooriyaha oo horyaalay golaha. Qodobada la ansixiyey ee xeerka ku jira ayaa waxa kamid ah in qofka lagu qabto isaga oo Maandooriye isticmaalaya, maxkamadda horteedadana ka hor cadeeya lagu Xukumaayo saddex sanno ilaa laba sanno oo bilaa iib ah iyo afartan jeedal oo ciqaab ah. Xildhibaanada ayaa badi diiday oo dood ka keenay in walxa ka samaysan maandooriyaha aan loo isticmaali karin Dawo. Source
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Hogaamiyaha Xisbiga siyaasadeed ee wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa khudbadii madaxweyne Farmaajo ee golaha shacabka ku tilmaamay mid sii cadeyneysa mowqifkiisa. Hogaamiyaha wuxuu sidoo kale ka dhawaajiyay in Farmaajo uu gabi ahaan inkiray jiritaanka aqalka sare iyo kaalintii dowlad goboleedyada. Waxaa intaas dheer inuu madaxweynaha ku tilmaamay qof aan sharciga dhawreynin maadaama u aqbalay riditaankii ra’isul wasaarahiisa oo aan dastuurka dalka meelna uga qorneyn. Halkaan ka akhriso qoraalka hogaamiyaha xisbiga wadajir: Madaxweyne Farmaajo mowqifkiisa waa sii caddeeyey, safarkiisa Dhuusamarreeb na waa gacmo daalis iyo gar-naclaysi, haddii uusan Golaha Shacabka siraynin, sidii uu horay xukuumadda iyo raysalwasaaraha ugu siray in awoodda iyo talada iyagu leeyihiin. Farmaajo wuxuu inkiray jiritaanka Aqalkii sare, kaalintii ay wakiilka kaga ahaayeen Dowlad Goboleedyadana wuxuu siiyey Golaha Shacabka. Wuxuu sidoo kale ku xadgudbay awood qaybsigii siyaasadeed, kaddib markii uu diiday in uu magacaabo Raysalwasare soo dhisa xukuumad xilliga kala guurka hoggaamisa. Hadalkiisana wuxuu ahaa aniga ayaa labadiiba isku ah. Madaxweyne Farmaajo nin dhowraya heshiis lala galay maaha, sababtoo markii ay Dhuusamarreeb 2 soo dhammaatay wuxuu riday Raysalwasaarihiisii, nin Dastuur iyo sharci tixgeliyana maaha, sababtoo ah wuxuu oggolaaday sharci darradii lagu riday xukuumadda, isagoo magacaabay raysalwsaare xil sii hayn ah oo aan Dastuurka meelna kaga dhignayn. Farmaajo shirka Dhuusmarreeb inta uusan furmin ayuu irdaha u soo xiray, cid walbana way ogtahay in Golaha Shacabka uusan yeeli doonin waxaan muddo kororsi ahayn. Haddaba sida keli ah ee heshiis looga gaari karo doorasho la isla ogol yahay, xiligeedana ku dhacda, waa in la helo Xukuumad la aamino iyo dammaanad qaad caalami ah oo la isku haleyn karo. Waxaase muuqata in madaxwyne Farmaajo uusan weli waano qaadan, kuna kedsoon yahay, dulqaadka dadka oo uu doqonnimo iyo tabar la’aan mooday iyo qar iska tuurnimo in badan u soo shaqeysay. Ma jirto meelo badan uu ku sii dhuunto, maalmihiisuna way tirsan yihiin.
-
Mogadishu (PP News Desk) — The President of the Federal Republic of Somalia Mohamed Abdullahi Muhamed today delivered a speech at an extraordinary session of the Somali Parliament in Mogadishu. President Mohamed thanked MPs for passing significant bills although this year began against a backdrop of Covid-19 health emergency that had affected the legislative duties of the parliamentarians. President Mohamed: The Parliament will have a final say over any political settlement with Federal Member States “I thank you for attending this extraordinary session ay my request. I would like to brief you on talks with Federal Member States about elections. Political agreement reached in Baidoa is the basis for all talks despite some Federal Member States favouring indirect elections similar to 2017 elections in place of one person, one vote elections in line with the electoral law” President Mohamed said. President Mohamed promised the Parliament that MPs would have a final say on any outcome from the forthcoming Dhuusamareeb Summit II “to enable Somali citizens to exercise their constitutional rights to elect their MPs.” © Puntland Post, 2020 The post Somalia’s President Promises MPs a Final Say On Any Political Settlement with FMS appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta galinkii dambe ka degay magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo maalmaha soo socda ka furmayo shir looga hadlayo hannaanka doorasho ee dalka. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, K/xigeenkiisa Cali Daahir Ciid, madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed, guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal iyo ku xigeennadiisa iyo xubno ka tirsan goleyaasha heer federaal iyo heer dowlad goboleed. Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay inta uu ku sugan yahay Dhuusamareeb inuu kulamo gaargaar ah la qaadan doono madaxda heer dowlad goboleed iyo bulshada qeybaheeda kala duwan. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa isagu maanta galinkii hore soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Dhanka kale waxaa Dhuusamareeb galabta soo gaaray madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare. Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu wadaa inay maalmaha soo socda soo gaaraan Dhuusamareeb. Shirka Dhuusamareeb 3 ee madaxda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa isha lagu hayaa waxa ka soo bixi doona. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Farmaajo, Laftagareen iyo Waare oo gaaray Dhuusamareeb appeared first on Puntland Post.
-
Washington (Caasimadda Online) – Xukuumadda Donald Trump ayaa rikoor cusub u dhigtay labadii xukuumad ee ka horreysay, waana arrin la xiriirta duqeymaha ay taliska Africa ee Mareykanka ka geystaan gudaha Soomaaliya. Taliska Donald wuxuu Soomaaliya u aqoonsaday dal ay colaadi ka jirto sanadkii lasoo dhaafay, waxeyna xukuumadiisa fulisay 63 duqeymo dhanka cirka ah waana middii ugu badneyd inta la xasuusto tan iyo sanadkii 2007. Taliska mareykanka ee Africa waxey qirteen iney 7-da bilood ee laga gudbay sanadkaan 2020 kaliya ay sameeyeen 43 duqeymo dhanka cirka ah, waana in ka badan hal intii la sameeyay 2007-2017. 29-kii July ayaa ugu dambeysay duqeyn ay ka sameeyaan, waxaana bartilmaameed looga dhigtaa kooxaha argagixisada, walow mararka qaar ay dad aan waxba galabsan waxyeelo kasoo gaarto. Hay’adda Amnesty International ayaa warisay in 21 qofood ay ku dhinteen, 11-kalana ay ku dhaawacmeen duqeymaha taliska Africa ee mareykanka, walow taliska uu kaliya qirtay iney 5 qofood dileen 13-kii sano ee lasoo dhaafay. Dhinaca kale shirkadda Airwars oo qiimeysa dhibaatooyinka soo gaara muwaadiniinta ayaa sheegtay in dadka ay waxyeelada soo gaartay ay gaari karto ilaa 145 qof. Inkastoo aqalka cad ee mareykanka ay amreen in magdhaw la siiyo dadka ay waxyeelada soo gaartay, hadana warbaahinta waxey warisay ineysan jirin cid la siiyay lacagta.
-
MINNEAPOLIS (WCCO) – The Minneapolis City Council will welcome their newest member: Jamal Osman from Ward 6. Source: Hiiraan Online
-
The age-old contest between traditional practices and modern law played out in a Mandera court yesterday over a defilement case. Source: Hiiraan Online
